U firso 2:50 wilka u imanayo sida qalbigisa u wanagsan yahay wlhi rer Somaliland waxa ku jecelahay wexey ku qaban ma qariyan wana dad somalinimada ku weyn thy iyago hadane qadiyadoda wata marka tagto dhulkoda waxa daremeysa inad la jogto dadka somalida ku waa ugu wanagsan gulesta walalahey
Wlhi dad nasab batahiin reer hargeisa inkastoon waligey baran qof reer hargeisa ah lkn hawadaas aan.idinka arkaa shacabkiina wàa dad wanaagsan lkn askarta liintaaa kunacay ee dadka cabsiiiyaan one love 💕💕💕💕 my pple
Waar abti anagu dagalka gacan qaadku waxananu ugu deg degin hadal kayaga dagaale Wali ma lagu yidhi naw waar malaha tan way ka soo dhamate soo daaya maxad ka qa qaabanayasan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@Bogasho1 abtiyoow wax la idinka Qaban karo male ayadoo aan gacan Qaad la gaarinba hadalkiinaa dagaal ah Naw malaha kan way kasoo dhamaatay qof lugu yiri wuxuuba.moodayaa in toos loos loo khaarajinayo😹
@@samataraadan3972 waa sida anagu waxa noo dabeecada laba miduun in la isku booteyo oo lagu kala tago iyo in dooxa la isla tago lakala calaf qaado 🤣🤣🤣🤣🤣
Nervo iga dhigay 😥 wlhi
Intee dad neerva ka dhigaysay adigu 😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂
Ax li arso
Wll aaargooso niyow nimanka hadad ka jari waydo waxay kugu sameyen ninba ma tihid😀
Boorma kaaalay pls 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
Wey ka rayen 😂😂😂
Carbley ck inaa cuqdad u qabtaa wey cadaatay
Prank uu ku garacayay aa soo xasuustay wllhi 😂😂
Raga isku dir adi meeqa dad kala geysay dagaal walpa dhax taagantahy
@@Kadir_apdi afka uraayo gabadha kadaa shuba kudhashee🤣
@@djmoha6091 igadaba gee bowe mxay sameysay carabla😂😂
rer somaliland wlh wa gob dadkooda ❤️
rer xamar hda nahy wa idin jcelnahy
Nasab kaamila tihiin ❤️
Way feecnaan lahayd in qalbigaga iyo hadalkaga is leeyihiin
Najmooy intana majoogtaa😂😂
Sharaf wll
Jeexayagii Kle One Love ciyaal Xamar 🇸🇴💚🤍❤
Waxa ad iso jiitay canuga yaarka aso lala hadlin ayu yarka kursiga uga kaacay wlhi masha allh
Sxp waa dabeecad jirta aanu waligay kusoi dhacni jirnay
@@maxamedcabdiraxmaan6408 bilaawhee😂😂
@@happy_________girl3744 😂😂😂😂😂 keewaye kaas deh
@@Maphiavloggs 😂😂😂🤔
Dhaqanka Somaliland Mashallah
Aqlaaqda waa wax wngsn wlhi masha allah wiilka yar
M.a comment nuucana radinaaye 🥰🥰🥰
Faarta shaeynaysa
Sorry bro 🙌😂
Raali galin ka bixi jamaalow ninku marti buu noo yhy
Waa Sidaa
Soo dhaweyntiina ma saanbaa hhhhhhhhhhh
Asc wllo cabdala xagee kaala soo xidhiidhaa please 🙏isoo jawaab
midkale ku samee😀
Wll ku sali nabigena maxamed scw ❤
Scw scw scw
Salalahu calayhi waa salam
Subscribe israan dar
Scw scw
Scw
Lacalaa hadad comment keyga aragto Like isaar dee wll😭
Hoyadaa cun meel walba tuugsi maa kawadaa🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Tuugsi maha wllo hdad awodid usar hadiklena iska dhaf Mhdsanid ✊🏽
Waan ku saaray wll qli wan ku tageera horay usoco comment walba adan ka radiya lkn wa farxad leh kama wayab❤️❤️❤️🔥🖐️✌️😎🧕
Kula ma dhaafo like caanow🙏
WAN SAARAY SABAB TOO AH WIILKA COMMENT IJECLEAIYA TAHAY😘
🤣🤣🤣🤣🤣 qalafsanaantii la odhan jiray reer hargaysaa loogu tagaa ayeey prank kaaga dhigeeen 😅 lkn reer hargaysa waa dad qaluub wanaagsan wlhi welcome wllky mar 2aad
Liicaato wuu abtirsaday inuu HG SACAD yahay buu isa sheegay😂😂
Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 3k gaari rabaha 200 biis iga dhimana I garsiya riyo I tahey walalaheyga qaliga ah
Ardayda kitabta wadato Allah xifdiyo
Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah
Aamiin
Ameen
Ameen
Aamiin
487 comments hada igu argtay ku sali nebigena Mohamed scw 😭
Scw scw scw
صلا الله عليه وسلم
SALALAHU CALYHI WASALAM
Scw scw ❤❤
Scw scw scw scw
Lahjda somalilnd waa qosol miiran wlhi🤣🤣🤣
Kkkkk
Wale😂
Wiilasheena somali waa kuwo natural ah Masha Allah midab madow iyo dheeran
Sheekadu waxay ku bilaabmaysaa shaax baad igudaadisay waxaa cajiiba intaan qoslayay inu igu daatay midaan cabayay😄😄
Hhhh
Hhhhhh
Hhhhh
Maitiri anigii buu igu sii daaty
Hadad comment aqris uso gashey commenkeygana aragtid like hailadhafin❤️
ma arkin commentigaaga
@@___Joseph__ Broh STOP SMOKING!!!!
@@aftahkaramah5368 😅😅😅😅you are in every where
Wllhi Bllhi tllhi commentigaan hada aqriyo like ayaan saraa🙄waba dharate like isaar😆❤✌
Uffff wan ka xumahay liketa iga baxday 😞😂😂😐
U firso 2:50 wilka u imanayo sida qalbigisa u wanagsan yahay wlhi rer Somaliland waxa ku jecelahay wexey ku qaban ma qariyan wana dad somalinimada ku weyn thy iyago hadane qadiyadoda wata marka tagto dhulkoda waxa daremeysa inad la jogto dadka somalida ku waa ugu wanagsan gulesta walalahey
❤️❤️❤️❤️
THANKS WLLSHY ❤️🙏
💚★❤
Thanks quruxeey 🇸🇴💚🤍❤🙏💪
Ifrax ee bes naga gurso
Hadii aad liibaan cali licato aad tagerto. Adjecesha hay. Like sar. 👁👀👈
The only REAL Prank I watched 🥶😂❤️
Lii caato waxad iisheegtay inaa Laandheere HG ah tahey ahna sacad geezinimo waa lagu yaqaan wlhi indha adeeg 💔😂💪💪
Nio ninka magiciisa xee ugu qadhaabane zhb🤣🤣
H.G inaba caadi maahan wllhi
War ninka magiciisa haku qadhaabanina Ahmed maaha qabiilaysto ee shit
Stop promoting qabyaalad.
Laandharnimo
Lii caato abti waa laga rayay😂🙏
Subscribe israan dar
Qaraabashada iskadaaya soomaaliyeey
Wlhi dad nasab batahiin reer hargeisa inkastoon waligey baran qof reer hargeisa ah lkn hawadaas aan.idinka arkaa shacabkiina wàa dad wanaagsan lkn askarta liintaaa kunacay ee dadka cabsiiiyaan one love 💕💕💕💕 my pple
Liin cidna isma siiso ilaa aanka ahayn dadka siyaasad faraha la gala any way thank you more zizzy
4:52 ixtiraamka wiilka yar👋♥️♥️♥️
😂😂😂😂😂
Waa prank dee ixtiraam iyo wax ka badanba wuuna istahilaa
Lii waa ninka kaliyte shaah iyo xansho isku caba😂😂💔
Aaad iyo aad wax kaleh 😆😆😆😆😆😆
Hhhhh
Hhhh vaarkaga waa qatar
Wlh marka Shah cabayo lee xanja sogata ani 🤣🤣😆😆
@@mohamedkeynan4983 naga celmi badan tahaay wle
7:20 Bilaapene hadi ku fududeeye like saar
Anoo daawanaya ayaan hadana comments akhrinayaa yeelko hadana ilaa uu gaadhayo 7:00 waan iska daawanayaa😂😂😂😂
@@ziciidofficial7182 wlhi aniba😅
@@ziciidofficial7182 😂
Inta ka horeyso hdi aadan la qabsan prank Qurux bdn ma noqonayo
Liicaato WA ninka keliyee xanjo iyo shaah isku cabbaya🤣🤣🤣
Dadka afkod xaakutusay
Kkkkk
Waaba isku khatar xanjada aya smooth noqonaysa marka shaax lagu kabado
@@hamdahusienmuhumed7345 ala mxa aragte hda rapto iney adkaato ne Biyo qabow ku kabo 😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣
Liicaato waa wiil qalbi furan miskiin in kor looqaado uu uqalma ❤
Hhhhh ree waqooy lahjadooda waku heesta 😂😂😂😂✌🏻✌🏻
Nio 500 like isaara comment wad arkaysa kolyba🥺💪
Lii caato way kaa waaleen reer hargeysi😂
14:15 Ma foolxumadan paad wax ku dishaa nin adag liicato iska dhici wxad aragto adaa dlka leHe😅😅😅
Hg dagaal hooyadod io aapahood waa iyga reer abtiyashe💪 waan idin wataa lipaaxyda dalkenna🇸🇴🩸💋
Cac😝
Hg xa waxkale uga dhige qof wlbo dhigu leyhy
@@idmanabdi6910 wale ina wax kale nahay sa afka laga hadlo dadbey caadadooda tahay inaga gacantanu ka hadalna eedo
Caaacbad haysaa hooyada wase I'mo niiiko
@@qaaliqurux5584 gacanta laga hadlaa waxay kamid tahay reer miyi nimada
This how we welcome our brother ,nice prank 😄 😆
XAFSO
Team Liicato Prankigan wan arsandoona😔💪
Subscribe israan
Hargaysa madkatagtay mise wadjogta
Caac🤣
@@iam.legendar
L
😂😂wiilkeena cida waaye nervo caadiyee kadhigeyn😂 sheydaama qabaa kulahaa😂
Aduunkaba qof iga kibir badanba leyma tuso😂😂😂
Ni0w ha dhiman ni0w
Waa nin hg ah dhiiga biyo mah hhhh liicato ibax thy wali
Ma askariba inta maqashey😂😂😂
Somali wa dad Wallo ah manshallah tabarakalllah isku imada oo is dhex gala
Masha allah rer hargeyza waa dad qalbi xabxab ah micnaha qalpi wngzn
Reer hargeysay wilkeena haa tiijabiina wlhi ma baaqo reer xamar weeye ee kaa daya foodada geesigena caatada 😂😂😂🤪🥀🙏🏾
Haye caasho dheerey
Warermudug ninkani
Hhhh waa prank la isla ogyahaye liicaato hawalina yaan la suuxine
𝐫𝐞𝐫 𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐫𝐞𝐫 𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚𝐛𝐚 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐡𝐚𝐫𝐠𝐚𝐲𝐬𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚 𝐚𝐝𝐚𝐠👏👏
Lii caato nin adag ayaa kaga waalay si fiican loola helay waana laga xaraabaystay
Somaliland hadalkoda kuhaysats xaraabowaye sad ujogta maqleysa now kkkk
Subscribe israan dar
😂🏃♀️🏃♀️waa dad xaraabo ah
Niyow waad mahadsantahay 😍
🤣🤣
😂😂😂
Liban adan ali marti ayuu no yahay why aad ugu samayseen prank waa khalad wlahi😭😭😭😭
Marti lgama dhigan sida hoygisa ookale ayaa lola dhaqmayaa
One love lii cato turkey iyo Ethiopia midna ma jogo lakin waxa u joga wadankisi iyo dad jacel o and anigu ka mid ahay
Anaa kugu raacsan waa khalad wllhi
😅
Prank kaba ninka kala waday ee sida fiicn umataly waa nin kaa caatadaa😂😂
Shaahaad iga daadin gaadhy
Walhi uu matalay
T thanks walaalo
Legend always legend viva liicaato
Pranki ugu horeyay e ii qanciyey Macha Allah somaliland dalkaygi labaad keep going from Djibouti
😅
🥰🥰🥰💯
Parank an sii maqlayay cunto garinayay wan damiyay kadib dawasho an galay 🤣🤣🤣 li cato wan Iska jeclahay paraniyadisa
Lii caato waa geesi nin rageed aH wllhi pllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Azago HARGYSAH CDY joga ayuu capzan waayey🤣💯taaGere Lii u ahay FROM HARGAYSA CDY
🤣🤣🤣🤣 muxuu ka cabsanayaa wllo sow wadankiisi maaha ma ajnabi bad u haystaa inanka 🤣🤣🤣
reer waqooyi xaraabad wllhi❤❤
Waxan dharbaaxan ku suuxin lahaa 😅😅😅😅hargeysa sama wanag saraad baxay no ahow 😘
14:24 liicato kulhaa ma foolxumadanaad wax ku dishaa bakeeriganaad qaadi kari la dee dhipadanaa lii 😂😂
Inata lii cato jecal Like Dac Ku si
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,
Prank iigu horeeyay ee aan sugayay in la soo dhigo 😂😂 inta ila sugaysay
THE KING IS BACK
36 minutes 12k another level bro keep going
Eyyyy wale intaanad tegin wa inan kusi arkaa 😂🖤
Subscribe israan
Reer abtigay isaaq boqortoooyo
Naw waaryeee bay ku leeyihiin
Waar abti anagu dagalka gacan qaadku waxananu ugu deg degin hadal kayaga dagaale
Wali ma lagu yidhi naw waar malaha tan way ka soo dhamate soo daaya maxad ka qa qaabanayasan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@Bogasho1 abtiyoow wax la idinka Qaban karo male ayadoo aan gacan Qaad la gaarinba hadalkiinaa dagaal ah Naw malaha kan way kasoo dhamaatay qof lugu yiri wuxuuba.moodayaa in toos loos loo khaarajinayo😹
@@samataraadan3972 waa sida anagu waxa noo dabeecada laba miduun in la isku booteyo oo lagu kala tago iyo in dooxa la isla tago lakala calaf qaado 🤣🤣🤣🤣🤣
@@Bogasho1 😹si wanaaagsan weeeye abti meel dad joogo in la isku dili iyo waxaas ma taqaanaan si aan la idiin kala qaban dooxaad u baxdaaan😹
@@samataraadan3972 haa walaahi maalinba midaanu sxb nahay iýo mid kale islaynayey intay meel banan isla tageen ooy soo kala baxeen ninkii marki danbe xita meeli joogo ma soo istaagi jirin waxasa ragimo la yidha 🤣🤣🤣🤣🤣
Reer hargeiza Somaliland, zharafi korkiina ha ahaato, sorry brother liicaato 🙏🙏😭
War anga hda nahaY rer konfur kala baxnaa naqanaa🤣🤣
Hayaaay Liicaato salaam From Boorama❤️🖐️🖐️
Team liicato I mujiya😂
Subscribe israan dar
Qofki iguhoreyey edawad inan ahay maxan socararay😆😆😆😆😆
War liicaatow waxpey kugu dhigeene😂😂😂 dhalinyaro liicaato mar tibuu inoo yahey ee inaad zida ku zameysso mey aheyn wllhi😢
Wax kale ii muuqda wiilkaas sida uu ixtiraamay wiilka ka wayn ee uu ooga kacay kursiga masha allah Soo bar baar
Welcome to Somaliland Brother ❤️❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤
Wlhi wan ka naxy wlkay liictoH ilaliyaH hooy reer somlinad 🥰😍🤩
Liicaato : Gacanta haigu soo taagin
reer xamarka: Anagu gacanta in nalagu sotaago majeclin 🤣🤣🤣
reer hargaysa: gacantu hadana kahadal maba joogi karno😂
Subscribe israan dar
anaga gacanta iyo hadalku way wada socdaan
@@abdirahmanahmed214 i feel it😂
@@abdirahmanahmed214 qofki gacanta kugu taga wu ku dile xamar wa ina labada hore gacanta ugu shataa 😄
😂😂😂haa wlhi gacanta anaga haddi nalagu so taago yasid ba u aragna hhh
Hargeysa waa meel wngsn wllhi liicato bashalkaaga bxaayo m.a ku bashaal hargeysa waa dhulkaaaga
Waxaa meesha joga dhan badankoda wa isla so korney. Aad ban idin salaamay asxabay.
Liiyow aarso wll😂 cabdale iyo fj ku samee waliba from hargeisa❤
lahjadiina mafahmooyi 🙄🥺😂
Reer xamarow MEESHAN majoogtiin 😁🙄
Naw adeer yaanu dhirbaxo kugu suxine na fahan🤣🤣🤣
Yaa sku lajad baan nahay inta badan
@@Bogasho1 🙄🤐 reer xamaraa kadhashy dadaan NIXIN 🤪
Sidee dharbaaxsho igu dhufan kartaa 🤷♂️🤨😂
@@mudahikosman4145 war niyow nagada faanka hadhowbad odhan doonta sida liicato gacanta ha igu so tagine 🤣🤣🤣
@@Bogasho1 😎 heer waxaan mareynaa Aan gacanta xitaa ngula soo taagi karin laandheeranimo
😂😂😂Prankigaan dadka ila sugaaye ismuujiya👍
Kkkkkkkkkooo reer waqooyi dad jilicsan maaha😂😂😂😂😂😂😂
Best brank walaahay laakiin geesi dhulkiisii joogaad noqotay lii caato thnks and well come hargeysa thnks all u guys
Lii Cato way ka badiyeen walahi 😁😁bid ka xog wen Aya amusay maxa tahay adika kulaha 😂😂 jilinkan waa wata Kar iyo kardaro❤️❤️❤️
Liicaato Nin qalbi WacaN Ba ThY ❤️❤️
Walahi jiwga ay markii hore fadhiyeen aad ayaan iga helay lil caato cadhdii aduunka abdleh jamala thnks
Subscribe israan dar
Lii caato waa dabeecad fiicn yahay wlhi keep going
Liicaato legend an baqin wata raganimadu pro😂👍👍 ku dhimo raganimo 👍👍👍
Hg nimo iga dheh🙈🙈🙈😁😁😁😁
San u qoslayay wan fuuray 🤣🤣🤣 liiyow umadeena ma tihid 😂
ilmHa dugsileyda Asturan Iga gadan ❤️
Waa lawada asturanyey
Mansha allah xaga fcn ee aad wax ka eeg tay baan ka helay
@@abdiasismuse4099 Ha apoe Mzlh
@@usamajama3598 Alha HasiyadiYh Apyh❤️
Qawdhan😢😂😂😂😂🤦🏼♀️😳 wiilka wa qadadweyn ilaaliya. Plz
3:25 hargeisa goobteda hlkaa kadheeho
Liipaan adan alI
Nin rageed baad tahay inader reer hargesia la meereyso😂😂😂😂
7:14 liicato kulaha ma askariba alla beerka😀😀
😂😂😂😂😂
Liintiibuu kacabsady hhhh
@@saynabcaday8671liintu wax laga cabsado way tahay wll😀😀
🤣🤣🤣 wllhi waaku dhirbaxaa lii caato waa halise insha allh ku arki
Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭
Prank kadaaya jugtu waa inta hore yuusan wiilku ina nicin 😂😂😂❤❤
Liibaan waa nin HG ah oo dhiigiisu fadhiisan ka daaya ciyaarta 🤣🤣🤣🤣🤣
Aal anagaa kayaabney geesigiina caatadaa🤣🤣🤣🤣🤣
Wale nin iyo gabarba hg mah dad jilicsan oo qosla waa laga badan yhy maba yaqanan iyo inte jogta gasinimada ale hadyad no siyay viv liicaato
Pranka somalida ma dawado o waxogu wa been lakin kaga bal wan isku dhibaya caatoy😀😀
Dhalinta hergeisa Wa Gob!!
Marti soorkana waku fiicanyihiin
Noolada 📍🖤
Aad iyo aad wlhi
Liiban Ahmed cali nin rageed ayad tahay wllhi xata inad marti no tahay lagama daremayo💥
Best speak Anigu nin rag ah hee ahay Qurux madoonayo...hdl nin rageed ku hadlo iga dheh...
NIN RAGGA TAHAY REER HARGIASA WA ISKA WAA BISAY LIIBAANAW🤣🤣🤣🤣
Mafool xumdanaa wax ku dishaaa kulhaa alla liicato umdena maha🤣🤣🤣 waa ku wtaa wllkay 🥰
Faraha ha igu soo taaagin kulahaa😂😂pure HG waxaas ma ogolin dheh😂
Waar geesigiina caatada hanolaado✊✊🤣🤣 waa iga qosliyey
We are love liil caato ❤️ hadaanahay dhaliyarda hargysa😊
Sami ii nolow wan jeclahay jig jiga hargaysa in sha allh imadi donaa