BIDHI BIDHIYA MARDUUF FT AAMINA CIISE QAACI LIVE MUSIC OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 75

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 4 ปีที่แล้ว +17

    Erayadii Axmed Saleebaan Bide
    Laxankii Jiim Shiikh Muumin
    Luuqdii Muuse Ismaaciil Qalinle iyo
    Sahra Mire Wehliye🥰Allaha u naxariisto Qalinle iyo Sahra, Bide iyo Jiimna Allaha raajiyo🙏

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 3 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Mire iyo Axmed Saleban Bide waa nool yihiin Moha.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      @@adammursal4106 Cimriga Alle Ha U Barakeeyo🥰🥰

    • @Abduljeylani
      @Abduljeylani 2 ปีที่แล้ว

      Ma iga hubtaa inuu miraha leeyahay Axmed Saleebaan Bidde ? Waxaan u malaynayaa inuu miraha lahaa Maxamed Axmed Qaaqaa

    • @Maxamuud-q2y
      @Maxamuud-q2y 6 หลายเดือนก่อน

      0:37

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb kinsi ayaan heestan hore ugu maqlee ma sahra miraa lahayd

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 ปีที่แล้ว +2

    Bal laxankaa eeg. Waa Masterpiece! Ilaahay Ustaad Jiim ha u naxariisto. 🤲🏻

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus gaar ah bay igu leedahay waayo wakhti badan baan dhagaysan jiray anoo dalka hooyo ka maqan, heesaha aad meel cidlaa ku barato iyo wakhti daltabyo kuhayso way kaaga duwanyihiin heesaha kale. Wakhti badan baan dhagaysan jiray markay original ka ee ay qaadaan qalinle iyo sahra mire. Labadan fanaan aad bay uguuso dhaweeyeen labadaa fanaan ee heesta hore u qaaday.

  • @ceelbaxay1
    @ceelbaxay1 หลายเดือนก่อน

    Caleek caleek aamina iyo marsuuf halkeedii ayay dhigeen heestaan digaale yare tobanka dahabka ah mahadsanid saxiib. 🥰

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว +8

    Ma xuma, xusuustii Qalinle iyo Kinsi Xaaji Aadan (I.h.u)

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +4

      Sahra mireh ayaaa lahayd qaybta gabadha kinsi maaha aun kaligood

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 3 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 Haa Sahra mire ma Geeriyootay

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +2

    Oof caleek Allah ha u naxariisto muse ismail qalinle iyo sahra mireh labadaba si fiican bay abaalkoodii u mariyeen sida fanaaniin isku sheega qaar lama bacaacleeyo oo midhaha lama calaashadee

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 2 ปีที่แล้ว

      Sahradu tumay ahayd weligay ma maqlin Kinsi Xaji Adan ayaan heesta ku dhegeystay iyo Qalinle ilhay haw naxarsto

  • @MustafeCabdiraxmaanHoori
    @MustafeCabdiraxmaanHoori ปีที่แล้ว +2

    GABADHAN SIDAY CAANKA UAHAYN IYO SIDAY UCOD MCNTAHAY
    WAAW ❤
    HEESAHA KHADRA DAAHIR SOOQAD
    CIDKAAGA CODMACAAN MAJIRTO WLLAHI ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamudgacmadheere4608
    @maxamudgacmadheere4608 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ya cizak gabadhan hore uman arag lkn waxa ay ledahay mustaqbal faneed . Bartedii ayay dhigtay go on sister

  • @yasir7210
    @yasir7210 3 ปีที่แล้ว +2

    love you wlal marduuf cod mcn aya ledahay bro abayo xita wlhi caadi ma ahan codkeda wey iga sii waashaa

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 3 ปีที่แล้ว +1

    Best musian digaale yare thnks

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Two wonderful lovebirds singing together Aamina Ciise and Marduuf excellent song love it

  • @nickal2018
    @nickal2018 3 ปีที่แล้ว +2

    Eesh calaa fanaaniin cod hallaasu ah iyo muusig hoo bariiska ah iyo hees taariikhi ah original version kii way barbar dhigeen.

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla inantani aad bey u cod macaantey una keentey codkii marxuumadii codka dahabiga ah lahayd Sahra Mire Weheliye. Alaya raxma iyada iyo intii islaam ahba.

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    The duo voices music and lyrics ❤️😅 😅🤣 match together wonderfully

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa fanan /ustaad marduuf .waa legend

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamina. Heesha khadra daahir noo soo qaad. Codkeedii baad leedahaye walaalo

  • @isteeloali1589
    @isteeloali1589 ปีที่แล้ว

    Heestan ilaa kun jeer waan ku celceshaday. Midho, cod iyo laxan way isku darsatay

  • @igrangelle7570
    @igrangelle7570 2 ปีที่แล้ว +1

    thaw voices is so addicting mashallah I couldn't wait to seee who it was singing it . I just love itttt. It took me forever to find itttt !!! birr birreyaaaa . ahaha

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 3 ปีที่แล้ว +6

    Beautiful song and beautiful voices 👌👌👌😍😍😍😍😍👍👍👍💕💕💕💕

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuse Ismaciil Qalinle
    Sahra Mire Weheliye
    Ayaa Hore U Qaaday
    Mar Kale Kinsi Xaaji Adan Ba La Qaaday AHUN
    Erayadii Axmed Salebaan Bidde
    Gabadhan Way Dulsaartay
    Marduuf Uma Soo Dhawayn Lkn Isku Day Wanaagsan

  • @MrQarad
    @MrQarad 2 ปีที่แล้ว +1

    🔥🔥🔥👌🏾👌🏾👌🏾

  • @musseroble3199
    @musseroble3199 4 ปีที่แล้ว +1

    Waahwaah waa kun ragii wawaynaa woow wow

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +1

    Two wonderful voices make this song splendid and joyous alwways

  • @alijama3401
    @alijama3401 3 ปีที่แล้ว +2

    MAAHA KINSI EE WAA SAHRA MIRE WEHELIYE ILAAHAY HAW NAXARIISTEE IYO QALINLE

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 ปีที่แล้ว +2

    Ala isu cod dhawa kisi xaji iyo amina mire

  • @destalin5081
    @destalin5081 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan ahaa koxda onkod waxaa heesta hore uqaday qalinle iyo sahra mire markii danben waxaa qaday qalinle xawo taako kinsi marna ma qadin hestan

  • @mukhtarabdi8935
    @mukhtarabdi8935 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah nice musc

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow oo marduuf waba qaline ilaa wuu inoo dhuuman jirey ninku hahaha

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamina ciise sida dagan ee ay u qadayso waban ka helay halkeday dhigtay halki hada wa halki sahra mire weheliye

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii ahmed saleeban bide codkii muse ismacil qalinle iyo kinsi xaaji aadan xusuus toodii

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa arkay qoftani codkii khadra daahir bay laadaye

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful song full of exciting and warm expressions I love it

  • @Jonathan-omar
    @Jonathan-omar 2 ปีที่แล้ว

    Waar heedhe sxbayaal heesahan caadaan iyo madawbaa ku baashaali jiree somaalaay adeer kiin sheekha Ali goormuu ku raaxaysanayaa hoyadiin siillka ka wasee mise qarxiskiina bay ku haysanaysanaysaa iyo Alaaha bareejada ee laydiin soo waariday masaakiin yahay maskiin tu dhashay

  • @santiyaanoofficial4511
    @santiyaanoofficial4511 3 ปีที่แล้ว +2

    I love marduuf

  • @saidamohamed183
    @saidamohamed183 2 ปีที่แล้ว

    Damn Ninku cod ku qurux badana cod rageed oo cododka raga aan jeclahay ayuu leeyahay sexy voice whi MashaAllah

  • @destalin5081
    @destalin5081 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyay yaan been la sheegin heestan marki danbe waxaa qaday xawo taako iyo qalinle. Kinsi kumo jirin Riwayda

  • @abdikadirnur5414
    @abdikadirnur5414 4 ปีที่แล้ว +1

    Way keeneen

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว +3

    Amiina cod macanaa inay Kor iskuu sooo qaadoo rajaynayaa

  • @QalbiSaafiya
    @QalbiSaafiya 6 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 ปีที่แล้ว +1

    war yadheheen ciyaalknna yaa u ogoladay inay masraxa ubaxaan waar inanka yar masrax ka fadhiisiya weliba qaabka lebiska xun sita

  • @destalin5081
    @destalin5081 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxay ku jirtay Riwayad onkod leday mar waxaa qadijiray qalinle iyo sahra mire marna qalinle iyo xawo taako

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 4 ปีที่แล้ว +1

    HEES macaan

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍🤣🤣

  • @mohameddek7511
    @mohameddek7511 4 ปีที่แล้ว

    Top ❤️💎

  • @santiyaanoofficial4511
    @santiyaanoofficial4511 3 ปีที่แล้ว +1

    I love you amina

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhani siday u cod macaan tahay iyo sida aanay caan u ahayni waa laba kala duwan.

    • @qaaliqadija2268
      @qaaliqadija2268 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa fanaanad hore oo Heeso badan qaaday

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 4 ปีที่แล้ว +2

    War CODKII kinsi x aadan waa la gaadhiye
    CODKII QALINLE yaa inoo gaadhi doona

    • @asmaqali9780
      @asmaqali9780 4 ปีที่แล้ว

      556tþ

    • @asmaqali9780
      @asmaqali9780 4 ปีที่แล้ว

      Uuuuo

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว

      Way keenen lays ma caasiyee sxp

    • @mahiigaanmediaproduction4998
      @mahiigaanmediaproduction4998 4 ปีที่แล้ว

      waxa qaaday heestan
      aun muuse ismacil qalinle iyo aun sahra mire weheliye
      erayada axmed saleban bide
      laxanka jiim sheekh muumin
      magaca heesta MIYAAN KAA BOGSANAYAA

    • @maxamedaar3153
      @maxamedaar3153 4 ปีที่แล้ว

      malaha fanka iyo qibrada ad u ledahay ba iska yaro. marka hees hore la qaadayo halkedi bu dhigay la leyahay maaha de codka wa heeska naaxiyadiisa qofku si wacan ma u qaaday waliba cod isagu leeyahay naaxiyadasi ma ku qaaday, qofku hadu copy gareeyo cod fanaan kale meel xun bu kala dhaca, marka dadka leh codki qalinle ma keenin ama hadaba cod fanaan kale loma baahna in fanaan kale keene waxa lo baahan yahay codkisa naaxiyada heeskani si wacan ma ugu qaaday haa oo maya sorry

  • @muhandcabdi5318
    @muhandcabdi5318 3 ปีที่แล้ว

    Song legend

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 ปีที่แล้ว +1

    halkeedii ayey dhigeen waxay uqaadeen sidii qalinle iyo sahra mire waw waw madax ayaad tihiin

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 4 ปีที่แล้ว

    Heesaha xaarka kalataga iyo qudhunka

  • @bango397
    @bango397 8 หลายเดือนก่อน

    How shut up song?

  • @ayaanleabdixalane1187
    @ayaanleabdixalane1187 3 ปีที่แล้ว

    Sahra mire uganaya iyo qalinle

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 4 ปีที่แล้ว +1

    I feel sorry sida heesaha loo bahdilqyo

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +2

      Tan lama bahdiline copy bay ugu wanaagsantahay hulkeedii bay dhigeen hadaan lays xaasidayn godidle waa gadiisiiye ayaa la bahdilay iyo qaarkaloo badan oon qolo aan midhahaba garanaynin ku calyo ceshadaan

    • @whyibeingstalkedbeingstalk1768
      @whyibeingstalkedbeingstalk1768 3 ปีที่แล้ว

      Siifiican bay u qadeen ninkani wa fanan weyn waliba kaban ka garaca live u heesi kara malaha aqoon banad u laheyne gabadhuna aad bay u cod fiicantay waliba kinsi anigu fan ban u ahay Allah ya raxma fanka baro