NIMCO YASIIN MACAANKII DUNIDA NEW YEAR 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 460

  • @farxaansalaan8258
    @farxaansalaan8258 7 หลายเดือนก่อน +7

    Runtii nomco ayaas sannad kii 2018 oo aan habeen shaqay jiray ayaan dhageeysan jiray ❤ lakiin wagaa jecelkii aan la socoday maan ku gulasyan mid kale ayan ku guulaystay lakiin imika jecel wayn ayaan u hayaa xaaskayga alle aya daaye jecel iyo duni kale ayaan galay runtii

  • @faraxsanhaji1711
    @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +149

    Maamo cidaa doonto ahow fanaanadeni baa tahay dhalashana waa halked
    Ku jecliyaa from xamar
    Cidaad doonto sheeqo waxa tahay somali kasii ahna slander ❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 ปีที่แล้ว +4

      That is true

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +5

      @@Hooda36 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂🤣👍

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +6

      @@fahimamohamed4499 thanks wll

    • @aidenyx7568
      @aidenyx7568 5 ปีที่แล้ว +4

      caqli badnidaa ❤💞😍

    • @faraxsanhaji1711
      @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +2

      @@aidenyx7568 ❤👈ina adeer

  • @ayannadiamond8306
    @ayannadiamond8306 3 หลายเดือนก่อน +6

    2014 to 2024 My role model fanandeyda an jecla yaranteyda ilaa hada ❤❤❤

  • @luulmacalin8348
    @luulmacalin8348 5 ปีที่แล้ว +20

    Macaankaan dunida oo la muudsanaayo milil jahanabo oo mindhicirada daadinaaya ayaa kadanbeeya Walaalayaal hadaanaan toobad keenin oo aanaan allaah si dhab ah ugu soo laaban macnaha adduunka naloo keenay ma,ahan niiko iyo tumasho ee waa tacab aakhiro iyo toobad nasuuxa ah oo aan allaah dartiis ula imaano alloow nahanuuni geerida ka hor hor istaagaagana nagu guuleey wadada siraadkana gomodaheena ku sug aamiin alloow aniga iyo walaaladay sida nimco yaasiin hanuun noogu deeq danbi dhaafna noo hibeey aaamin

    • @raage4231
      @raage4231 10 หลายเดือนก่อน

      Amin wllshey 😢

  • @nasriantonio4036
    @nasriantonio4036 7 หลายเดือนก่อน +5

    Habeen xasuus igu ah sacadu waa 10:16 PM waa habeenkii iida fidriga ee labaad angiyo yaxye iyo sadiiq ayaa wada joogna walina goobaha raga waxan kusoo noqon doona 2025 haduu Alle idhaah habeenkan oo kale UU iiga duwanyahy habeenada kaleh😢😢😢❤❤❤❤❤ alxmdulilaah heestan waan jacalahy wlhi

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +9

    Macaankii Dunidee lamuudsanaayeey
    Daaaamn 🔥 Hees way dhaaftay waxani

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +34

    Ma ogtahay runtii macaanoow adigaa muxibadaadii ana la walbahaaree. 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 หลายเดือนก่อน +1

    Adban u jeclahay heeetan runtiii mommy sharaf nimco yasiin fadiga ayan uga istaagay aniga ahaanteyddu mamadu wa miisanka culus legendary mante goor sheegtadu ama waqtigu wa 20/10/2024 waxan ku dhageysanayaa bus an 7hours safar ku ahay dhaxdiisa
    Memory days❤

  • @cabdiqaadiryuusuf5395
    @cabdiqaadiryuusuf5395 2 ปีที่แล้ว +35

    1habeenimo iyo jawi macaan oo aan jacayl dareemayo,illahow qofkaan jeclahay igu araaaq❤️

    • @munaahmed3694
      @munaahmed3694 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaameen 🤲

    • @israkayse6424
      @israkayse6424 ปีที่แล้ว

      ApPLPLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLPLLLPLPLLPPpZPPZLlpPPPPPplzPPPPPppZllllzppPPzppzplzPpzpzpPpppzpzPPppPpPzpPpPPPPP
      PPPPPPPPPpPppPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPpPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPppPPPpPPppPpqqqPaAaaaqQQAPAapPpqaAA😊AA😊AA😊A!`°`₩`°!!😊😊`°!`!``°`😊°!😊😊+!+!!]!!😊°`•`₩]]😊PpPPPPPpPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPpJ
      😊J0
      j
      Pjj0j0jj😊😊😊😊@!
      😊!😊!&&
      ]@&😊😊qAA0pPPPlaL0]p0p0000P000000000😊!₩P000000000p😊]😊......0.0.0000000000¿¿0.0.0?.0.00000.;0.00.000000.00?
      ?.😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊😊)😊😊
      😊😊😊😊😊0000?0😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zakariabaarjeex249
      @zakariabaarjeex249 11 หลายเดือนก่อน

  • @Baabkasool
    @Baabkasool 11 หลายเดือนก่อน +5

    Naftad jitatoH mel kale Arki wayeH 2023/12/7 Wll like isaar walalnimo🇸🇴❤

  • @zayidaliabdishakur8314
    @zayidaliabdishakur8314 9 หลายเดือนก่อน +14

    Still am listening 2024

  • @fahmokorane8454
    @fahmokorane8454 3 ปีที่แล้ว +21

    Murayadii daawashada iyo mid qurxonow macaankii dunidoo lamuudsanayow❤💋💋💋🌍

  • @abdinurmohamud9107
    @abdinurmohamud9107 9 หลายเดือนก่อน +2

    I corrected this she is all time woman’s singer somali ! Worldwide ❤ you always and forever!!!!!!!❤❤❤❤❤❤

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 2 ปีที่แล้ว +3

    Markaston ku eegaba maskaxda mabsudoo mankaad jacayl iyo muftaax ku xiratee ax ❤🥰🔐

  • @maHametsaleban-hg7gh
    @maHametsaleban-hg7gh 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 15 -9 ayaan daawanaya iiso duceeya hadan dhinto intaa daawata 2030🥰🥰

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 5 ปีที่แล้ว +146

    Cidii iyadoo daawanaysa akhrinaysa like hayla dhaafina

    • @hoodahooda1688
      @hoodahooda1688 5 ปีที่แล้ว

      Waan kuu siyay wll ee adna Subscribe ii saara

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah aduun waxkasta ka filo walaahi been ma aha ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 5 ปีที่แล้ว +81

    inta nimco yasin inay dafirtay dadkoodi somali world kaso aragtay like 😂

    • @cxasanmaxamuudc1317
      @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว +1

      wlle aniga aya kaso arkay yaabka yaabkii

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga so arkay see ugu ektahay aan la yaabay

    • @dahaboaliso4717
      @dahaboaliso4717 5 ปีที่แล้ว

      Warun

    • @ugbaadabdi4787
      @ugbaadabdi4787 5 ปีที่แล้ว +1

      zeinab said 👍👍ani aya kuso arkay yaab

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 5 ปีที่แล้ว +1

      zeinab said dhilo tahay wlh

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 ปีที่แล้ว +21

    20 march 2021 caawa waxa safar ah wiilka aan isla socono ama xidhiidh jacayl naga dhexeyo inshallah beri subax ayu maglada ka baxaya ila iyo wadanku uu socdo ee Cyprus
    Walhi qalbigayga muruga ka dareemaya alle swt haku amaansado cirka iyo dhulka iyo dadkaba walalo haku noqdan inshallah gacliye miss 😪😪😪😪😪😪😪😪😪

    • @abdisamadibrahim
      @abdisamadibrahim 3 ปีที่แล้ว

      alle ha isku kiin daayo walalo nabad qabna isku arka❤️🙏

    • @kalgacal.jama55
      @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว +1

      wll adigiyo innki xagad imika isla marayday😊

    • @mustafeali617
      @mustafeali617 4 หลายเดือนก่อน

      Update the information.

    • @hanadiadam0
      @hanadiadam0 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalgacal.jama55😂😂 war jacyl lee la marooya 😂😭

    • @simaneyabdi969
      @simaneyabdi969 2 หลายเดือนก่อน

      @@mustafeali617😂😂😂

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma naftaad jiidato meel kale arki wayday ❤❤❤

    • @maanomaano801
      @maanomaano801 2 ปีที่แล้ว +2

      Mucaashaq muxiyadiin khadar zxp kay marna inankaygii 💞😎🤫❣🤲💝👌❤

    • @xamsecabdiqani
      @xamsecabdiqani ปีที่แล้ว +2

      Qorane qorane saqiir

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +13

    waaar fanaanada buuqa iiga daaaya, codkeeda ku raaxasta qaar madan oo buuq ku furaaya ayaan arkaa nimco sharaf hore u soco qali

  • @officialrahmani_
    @officialrahmani_ 10 หลายเดือนก่อน +4

    Muxibadaadi anna la walbahaaree😍 markan helo xaajiyad ii qaada ayan kuso laabanaya😅

  • @shuriahousein5731
    @shuriahousein5731 2 ปีที่แล้ว +5

    Xajgaga baan xasuustaa markaan heestaan maglo xabibii ku xisay❤

  • @roobinibraahim6648
    @roobinibraahim6648 8 วันที่ผ่านมา

    Suuradaada oo qudha a, ma siisteen aduunyada hadey ii sinaantee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ritwantahir7761
    @ritwantahir7761 5 ปีที่แล้ว +3

    Axsan sawt... Nimco
    Ma naftaad jidatoo meel kale meel kale arki waydoo...👌😍

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 ปีที่แล้ว +3

    Wooow. Nimco yaasiin waa fanaanad cajiib ah.😍👋😍.

  • @muunacilmi1611
    @muunacilmi1611 5 ปีที่แล้ว +9

    Nimco Yasiin You're getting prettier every passing day. Masha allah

  • @Qaliuroon
    @Qaliuroon 5 ปีที่แล้ว +3

    Walashaa ha goyn qof fiican bey u eegtahay runtii Ilaahay ka baq qof weyn baa tahay

  • @fahandeeq4962
    @fahandeeq4962 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ogtahy runtii macaanow muxibadadii Ana dartaa la walbahaaray ❤3 January 20124 ❤

    • @allyjama3552
      @allyjama3552 10 หลายเดือนก่อน

      Same here.... still listening!!!!...

  • @exhargeisawi9707
    @exhargeisawi9707 5 ปีที่แล้ว +6

    Hargeisa Adigaa iska Leh Nimco Sharaf 😍😍😍

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 2 ปีที่แล้ว +4

    heestan waxan dhagaysanaya haben agtatyda qaali ku ah 11oct2022 habeen talada ah❤🔐

  • @mohamedali-vp4bo
    @mohamedali-vp4bo หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan playlistgaaga ku jirin, fanka wxba kama taqaanid! 100% bay dhigtay meesheeda!

    • @abdirahmanmohammedwehlie4383
      @abdirahmanmohammedwehlie4383 หลายเดือนก่อน

      Tram gobol to gobol ah aniga oo saaran misana 6sacadood safar ah ayay iga so horbaxday mommy sharaf Nimco yasiin
      Bremen to munchen playlistigeyga kama baxdo aadban u jeclahy heestan runti

  • @mataanfarah7645
    @mataanfarah7645 5 ปีที่แล้ว +2

    dadkan hadaaqaya nimco sharaf waa fanaanad legend ah uma baahna sacad muuse iyo yibirtoona fanaanad qaaliya weeyi fankeeda ku qiimaynaynaa xishooda fanaanada ka daaya af xumada noolaw nimco cidaad doonto ahaw fanaanadeena ayaa tahay

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว +5

    Nimco yasin carale hees xasuusle.
    2021 ayaan soo qorey iga danbeeyow.

  • @cantar64
    @cantar64 5 ปีที่แล้ว

    Nimco Yasin Ilaahaga ka baq oo ha dafirin reerkiina. Anigu waan ku garnayaa oo Yasin Carale ayaa ku dhalay. Waa foolxumo markaad 60 dhaaftay inad reerkiina diido. Qof dadkiisa raadinaya la arag, lakin qof dadkiisa diidaya lama arag. Abaha iyo hooyada maanta waxay ku ooyayan 😢😢 xabaasha. Ilaahaga ka baq oo walaasha xidhiidhi.

  • @Yuusufgraath
    @Yuusufgraath 9 หลายเดือนก่อน

    FuLL respect moM cimrigaa hajiro laascanood sool 🇸🇴 aad ba lagu la dhacay

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 5 ปีที่แล้ว +3

    1954 kii yeey dhalteey 65 jiir Subaxanalah towbadu wey furatahay. Riximkaaga xiriiri wa aduun waxaani

  • @hamdayasin5436
    @hamdayasin5436 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yaasiin carale fananad aan jecelahy Allah khayrka hakugu soo hanuuriyo

  • @Sukayna-updyrizak113
    @Sukayna-updyrizak113 3 หลายเดือนก่อน +2

    17/8/2024 talow ma cid iga dambysa jirta 😭🥺

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 ปีที่แล้ว +5

    🔥🔥 jir joog nimcow Axyaa Heez 💥

  • @hawacabdi6649
    @hawacabdi6649 3 ปีที่แล้ว +5

    Macankii dunidaa la mudsanay hello yaraw ismaq ma jiraa💕

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 ปีที่แล้ว

      Haaaa macatii dunidaay maqal wa jiraaa ❤️❤️👋

  • @zadaamapdi2561
    @zadaamapdi2561 2 หลายเดือนก่อน

    Ereyada heestan kujiro qofka kaliya u qalmo inuu ku leeqeeyo wa isla maama Nimco❤️

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 5 ปีที่แล้ว +12

    Waaaaaaw quruxi isma qariso hore usoco mama cidaad doontaba ahow fanaanad rer Somaliland ah ku jecliya

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +16

    Nimco sharf ku bashaal hargeisa cadeey👏😍

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 หลายเดือนก่อน

    Heestan wlahi waa fadhida ❤❤❤❤

  • @hafsazalah6985
    @hafsazalah6985 ปีที่แล้ว +1

    9:30 29/11/2023
    Hbn aan werwer iyo walbahaar dareemayey
    Ma qalbigaad maaxatoo kaa maarmi waaye❤😢

  • @MaryanSaid-el3cs
    @MaryanSaid-el3cs ปีที่แล้ว +1

    mahuraankiii imuqanayow
    milyanka mudanooooooow
    malin io habeenba
    wakumohanayaaa
    😮🎉❤

  • @laylaabdirahman489
    @laylaabdirahman489 4 ปีที่แล้ว +4

    nimco wxd donto same lkn inta wx jcl qalbigodad la hdsha ma ogthy macnow ana muxibadadi la walbahare ❤❤

  • @Roda511
    @Roda511 3 ปีที่แล้ว +19

    The one of my favourite 😍 song what a voice nimco yasin 🥰🥰

  • @fatoumamohamed3065
    @fatoumamohamed3065 2 ปีที่แล้ว +2

    From djibouti nimca nasab aya thy waa no shidanthy

  • @mariza101_
    @mariza101_ 3 ปีที่แล้ว

    Ma naftaa jiidato meelk kale arki weydee ma qalbiga maxaatoo kaa marmite wayee woow 😻😻😻🥰🥰🥰🥰

  • @xamdailkacas2664
    @xamdailkacas2664 5 ปีที่แล้ว +2

    ezhcaala nimco zharaf horeuzoco wll

  • @goldenkhadra7664
    @goldenkhadra7664 5 ปีที่แล้ว +1

    markastoon kueegaba maskaxdaa mabsuudo maankaad jacayliyo muftaax ku xidhatee axsan hees 😍😍😍😍😍😍😍

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 ปีที่แล้ว +2

    Mcntii duniday matantydii najax alle haygu kaa simo 💏❤🤲😭

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimco sharaf fananad an jeclahay 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @carafadmahamud6162
    @carafadmahamud6162 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah mamo nimco yasin caraale legend forward in your live 😉😎💞😎💋🏀😉😎💞❤💞💕

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 ปีที่แล้ว +12

    mash Allah Allah

  • @farhandair189
    @farhandair189 4 ปีที่แล้ว +4

    Markad jaceyl iyo muftaax ku xidhateee❤🕯🔐

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 ปีที่แล้ว +7

    Anigu walashay hoyaday dhashay maan dafireen ee nimco yaasin she lost the feeling of her families subhana Allah and she's having a good time and ignoring her sister her sister is Craying😥

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 5 ปีที่แล้ว +3

      Walaal, you also have to understand somali culture has forced her to deny her roots, somalida aya caado ka dhigatay in dadka aye ka dhalatay takooran, waxay is lahayd ciid kale sheego sidii aye fiikrada dadka ka qaban uu is badalo. Allow u gargaar.

  • @FaraxCarale
    @FaraxCarale หลายเดือนก่อน

    Waxaan cod wadhafeen ax yaa sowt 🎉❤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 ปีที่แล้ว +2

    Heestan kama xiiso dhaco dhegeysigeeda Mamo Nicmo ❤️🌹

  • @yasminquruxsan8965
    @yasminquruxsan8965 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco ilaaheey ka baq walaashaa aad baad isugu egtihiin ee ha dafirin adoo bada cimri ilaah ku gaarsiiyay oo qabiilkaagii adoo 65jir dafirto waa laga wanaagsanyahay ee nimco reerkiinii ku naqo

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos ปีที่แล้ว

    Yaa daawaday isagoo gabilay jooga ❤😊

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +23

    Nimco yasin wan ku tageri jiray
    Lkn marki aan arky walasha Adeega iyo Famlygagi oo aad Ka faantay ama aad dafirtay
    Waan ka nxay runt
    Alle u tobad keen oo dadkga haka faanin

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 5 ปีที่แล้ว

      Tagerahag maxa ugabahatay

    • @nalkamaankadaara3869
      @nalkamaankadaara3869 5 ปีที่แล้ว +3

      Waarun wlh waan nacay aniguba naagtan weyn ee beenta ka sheegtay dadkedi

    • @mohamedabdirahman4208
      @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +3

      @@nalkamaankadaara3869
      Haa wll
      Waa wax laga xumaado
      Lkn ceeb ayay ka qaday somalidi odhn baa warkeda hysa

    • @nalkamaankadaara3869
      @nalkamaankadaara3869 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdirahman4208 waarun wll qli somali umay joojiseen ee wixii ilaahay ka dhigay ayay ku kalsonan lahayd waayo aduunkaba waa 4 cisho ilaahayna muu odhan sidad ukala qabiik duwantihin ama ukala quruxbadantihin ayad jano ku hekeysaa balse gday aleheda u tobad kento hoyaded iyo aabehedna ay ka ducaysan lahayd meel xun kumay dhacden lkn habaar waalidbay qabtaa

    • @mohamedabdirahman4208
      @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +3

      @@nalkamaankadaara3869 waa runtaa wllh
      Marki hoyadey iyo aabahed dhinteen bay dadkedi ka faanty
      Denbi ayay ku jirtaa
      Alle hsoo hdeeyo

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 3 ปีที่แล้ว +5

    My fav love song for my hubby

  • @abdinurmohamud9107
    @abdinurmohamud9107 5 หลายเดือนก่อน

    Best in class forever, lot of love.

  • @farhiyaali7938
    @farhiyaali7938 5 ปีที่แล้ว +67

    I swear I love this women 💋❤️ her voice is prefect

    • @ixsaanomar6190
      @ixsaanomar6190 5 ปีที่แล้ว +5

      Me too my dear sister 😍😗😙😚hablaheeni

    • @hamz233
      @hamz233 2 ปีที่แล้ว +2

      Perfection indeed

  • @beelodahir5550
    @beelodahir5550 7 หลายเดือนก่อน +2

    Still am listening ❤😢

  • @husseinomarMuse
    @husseinomarMuse 10 หลายเดือนก่อน

    1.1.2024 still wan ku hestaa

  • @fartundahir6537
    @fartundahir6537 2 ปีที่แล้ว +9

    damn she is so romantic, and got it all.

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 3 ปีที่แล้ว +2

    Inan jaarkaba jeclyd Wllhy hestan halki bn ku bartay anna😂💕

  • @ahmedmohamoud7710
    @ahmedmohamoud7710 หลายเดือนก่อน +1

    20/10/2024

  • @awilahmedhersi7441
    @awilahmedhersi7441 3 ปีที่แล้ว +3

    what’ a song i never see like this

  • @nashaadhassan1226
    @nashaadhassan1226 ปีที่แล้ว +3

    Macankii dunida lamuud sanayow🥺🥺🥺😔🥰

  • @571kaka
    @571kaka 5 ปีที่แล้ว +4

    Hoygii fanka & codba waa lagu manaystay👌

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 3 ปีที่แล้ว +9

    😫Maa nvta jidTo meel kaL3 arki 🧸
    WaYda 🥺
    Maa QalbiGa maXaato kaa maarmi
    WaYe💔
    🤴 Maa huraanki imuQanaYow 🤦‍♀️
    🤍MilYaan kaa mudaNoW✌
    Malin io hapeenba wanku muhanaYa🤤
    💛__________c_________🥰
    👑OnlY You mY ruuXi🔐
    😊 Wed__14__oC__10__2021
    11:30 hasuus😇

  • @elhaamahmed9361
    @elhaamahmed9361 2 ปีที่แล้ว +1

    Magacaga waa ilhaan Ahmed heestaan markii igu horesay baan jeclaaday walaah mamadaan waaa halka hees aaan ki jeclahay markan aan Maqlo jaceel aan jirin dabeshiisa baa imareeso murayadii dawashad io 🥰😝🤗

  • @zakariaabdinasir3518
    @zakariaabdinasir3518 ปีที่แล้ว

    Ma naftaa jidatoo meel kale arki wayde ma qalbiga maxatoo kaa maarmi waye 🥹🥰

  • @dekaabdifatah9403
    @dekaabdifatah9403 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Nimco sharaf Codkaga macana ilahay haku dhowro

  • @umafaysal8440
    @umafaysal8440 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw qurux boqorada sacad muuse ii raaxayso inabti

  • @donmoharichman9144
    @donmoharichman9144 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma qalbigaad maaxato Kaamarmi waaye 😢

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 หลายเดือนก่อน

    Saakay ayan safar u baxay gobolkeyga ilaa gobolkale ah heestan wa marki 11oo an dhageysanayo saakay oo kaliya mommy sharaf Nimco yasiin anigu aadban u tageeraa waxana kamid ahay top funskeeda
    Bremen to munchen 6daqiiqo kdib munchen ban jogaa salaama dhalinyaro ❤️

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 2 ปีที่แล้ว

    Hestaan wacaan u dhegeesta taan haskii abu sufican la modo.. Masarka caas🥰😘💕

  • @Quickchoise
    @Quickchoise 10 หลายเดือนก่อน

    "... MEEL KALE ARKI WAYDAY " ❤️ NSH

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +3

    burcad jaamac xirsi diiriye noolow inaadeer

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +3

    🌹🌹👐👐 nimco jecliye heestan

  • @zumayamohamedahmed5788
    @zumayamohamedahmed5788 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa hooyo meelkasta lagyiqaano

  • @aishaabdi7571
    @aishaabdi7571 5 หลายเดือนก่อน +1

    xasuusaha heestan 🥲😍

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 5 หลายเดือนก่อน

    Maamadii fanka.❤❤❤

  • @jamilal115
    @jamilal115 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaashaa baa ku baafineysa ad a waad ciyaareysaa waa ku sidee reerkiinii bal xiriiri

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow. Heestani waa another level.

  • @OmarMohamed-to4ei
    @OmarMohamed-to4ei 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaashed waa isku eeg yihiin waana isku cod bismilaah naa rerkiin ku noqo doqon yahay

  • @doualehosman1390
    @doualehosman1390 5 ปีที่แล้ว

    qabiilka waa dafiri kartaa laakiin walaashaa ha dafirin ee xiriiri nimco sharafeey

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว +3

    nimco yaasiin waxay ka mid tahay fanaaniinta an qadiriyo waa mana Somaliyed waxan la sheeg shegayana koley waa qadar alle

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey madaxa iyo maankaba ku adkee . Duufanada kugu socda ilaah hakaa qabto .

  • @mahdiroble9166
    @mahdiroble9166 4 หลายเดือนก่อน

    M.a habaryar illahay haku daayo

  • @ahmedmursal1998
    @ahmedmursal1998 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma naftaad jiidatoo meel kale arki waydee
    Ma qalbigaad maaxatoo kaa maarmi waayee

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 3 ปีที่แล้ว +19

    I love her since I was kid up to now And her songs,,, Natural Voice…🤩🥰

  • @firdowzdheeman2151
    @firdowzdheeman2151 5 ปีที่แล้ว +3

    wan kahely runti 😍😍

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees mcn nolashayda iiso dirtay