Hodan Cabdiraxmaan Iyo Abdiraxmaan Oday Xasuusti Aamina cabdilaahi iyo Xasan Aadan 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 186

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayyyyyy al abwaane al fanaan macaa mulaxamayste macalin cabdiraxman oday wlhi waa iga yaabay ama sidaa loo heesaa ama iga daaya dadow naacda
    Boqorada fanka hodan iyadu hadalba kuma jirto

  • @cabdimaxamed5185
    @cabdimaxamed5185 2 ปีที่แล้ว +31

    Hodan wey uqalanta inloo cimaamado boqorada fanka somaliyeed ❤

  • @abdulqadirali1971
    @abdulqadirali1971 2 ปีที่แล้ว +9

    Hodan ma gaartid Amina Abdullahi, oday ma gaartid Samatar. Waa soo lug go’deen

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +4

      Hodan aad bay ufiican tahay Codka hooyadeed Waa Qofka ugu dhaw ee keena ama kudhaweeya Lkn ogow qofna qof codkiisa makeeni karee .

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa hees qalbi taabad leh oo dhinacyo badan taabaneyso. Fahmo Mahadsanid. Hodan & Abdirahman mahadsanidiin & Intii ka soo shaqaysay oo dhan.

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 9 หลายเดือนก่อน +27

    Shil Ayaa galay Anigoo safar ah oo gaadhi wada
    heestan xusuus gaar ah ayay qalbigeyga ku reebtay
    Reerkii kaa dul guuriyo
    Dariskii wax Kugu tara
    Waxad kala Ogataa
    Markey dani ku hayso
    Muddo badan ayaa xidhnaa
    Marka shilka galay
    Rabbi moyaane bani Aadam waxba kuma qaban karaan
    18/4/2024❤

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 ปีที่แล้ว +28

    Hodan fankeeda Ereyo laguma qoyaasi karo waayo way hidosocotaa! Aamina Abdilaahi xirsi Allaha u naxariisto, Xasan Aadan Allaha cimriga u barakaayo inkastoo fanka hada iskaga baydhey aw masaajid ku jiro labo jeerna quraanka dhameeyey.
    2024 happy new year hadaad soo booqatey like isii legendow ✊

  • @jamaafnugaal4332
    @jamaafnugaal4332 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah boqorada codka hodon cabdiraxmaan alle haku xafido sister

  • @abdirahmanjamac1315
    @abdirahmanjamac1315 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan Abwaankii laha midhahan aad iyo aad ayay u culus yihiin. i ayaan rabaa In aan helo magaciisa

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u naxariisto mamo Amiina ,hodaan waa hooyadeed

  • @kadrafuaadismaeil9492
    @kadrafuaadismaeil9492 2 ปีที่แล้ว +11

    C / RAHMAN ODAY AL FANAAN ,ABWAAN, COD AYuU Isku darsaday salaan sare 🌟🌟👑👑💯% 👍👍👍👍👍

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน

    Rabow u naxariiso aamina candilaahi qof wacan oo dad jecel ayey ahayd xasuus yaraantii hargaysa

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 หลายเดือนก่อน +1

    Markaad heesay hooyadaa leedahay ku raaxaysanayso hooyo Aamiina. Abdullahi markey dani ku hatsaad dadka kala ogaataa ❤❤️💙💯

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว +3

    ILLAAHOW ku NAXARIISO Maamo Amina clhi xirsi iyo Xasan Adan cimri dher WAA KU YAR DHAWEYSAN HODANEEY MAAMO AU

    • @AhmedMohamed-wl7tr
      @AhmedMohamed-wl7tr 9 หลายเดือนก่อน

      f4h9eegdgrusvrueee ejr irvrirrirbrirbrierv4u5v4irv❤❤🎉🎉😢😢

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 3 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAAH ALLOW HANOOWAAYIN CID ILLAALISA DHAXALKII HOOYO AAMINA C/WALLAAHI XIRSI, AFKU KUMAGO'O HODAN C/RAXMAAN CISMAAN (CRAXMAN DHEERLE)

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 ปีที่แล้ว +3

    Waaw noolow abwaan xasan ginii abtigay was abwssn dhaba vive mon sang
    🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @deqowabdullahi6001
    @deqowabdullahi6001 8 หลายเดือนก่อน +3

    This is wonderful news thank you Somalian Somali ❤❤❤❤ manshaalah manshaalah tabarack ❤❤❤❤

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 9 หลายเดือนก่อน +5

    #LyricsSongDaanBARRI
    #AaminaCabdilaahiAHUN
    Daan bari adoo yaal
    Cirkoo doollo ka onkoday
    Beeshoo ah doog raac
    Adna awrta dabar Li'i
    Intooy kaaga daateen
    Labbaddaadi aar dilay
    Dusha waxaad ka raratana
    Kolay tahay dameer hayn
    Reerkii kaa dul guuriyo
    Dariskii wax kugu tara
    Markay dani ku haysaad
    Dadka kala Oggaataaa
    Anna maanta dabacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo adaa jira
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    #HassanaadanSamatar
    Addaa doolo iyo hawd
    Deegaanta taalliyo
    Doogga u hawooddee
    Ninkaan daaqsin maqaleed
    Daruuraha ku hoorriyo
    Duleedkiisi ka cabbayn
    Darraankiisii oo madhan
    Xarragana iskaga tegay
    Diiftiyo Jacaylkiyo
    Diihaalka kaa baddan
    Waayahana kaa daran
    Danta hawla Cabbanine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayyan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabbar wakhtigu siddo
    Deeqddii ALLE-NA maqan
    #AaminaCabdilaahiAHUN
    Duunyada Oo ceel qabad
    Darran cuna kaliishii
    Doqon silic waraabshiyo
    Addoon geesi daafaca
    Midna ceelal-yo u diran
    Xoolahoo daf soo yidhi
    Darka kaagii oo tuban
    Daan gaslahaa waraabshee
    Kii sii dur duurshiyo
    Doobkii wax kugu tara
    Markay danni ku haysaad
    Dadba kala Oggataaa
    Anna maanta debacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo addaa Jirra
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    #HassanaadanSamatar
    Koluu daad mareenkiyo
    Dacda nugulku kuu dhaco
    Ama uu dadba U baxo
    Oon lama dareertee
    Ninka WEBBI diraaciyo
    Dur dur maro agtiisee
    Biyo uu u doontiyo
    Dunquruur ka quustee
    Galaan beenyo dari karin
    Duunyana warkeed nacay
    Waayahaana kaa daran
    Danta hawla caba-nine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabar wakhtigu siddo
    Deeqdii ALLE-NA maqan
    __________________________
    Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynay jiray Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Hodon Abdirahmaan Hooyadeed ahayd AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin Maantana heestii waxa si xarago leh Usoo Cusboonaysiisay Oo dib boodhka Uga soo Jaftay Hodon Abdirahmaan Oo ah DHAL FANAAN ayna iska dhaleen Labada Fanaan ama labada HOBOL ee Caanka ah Ee Abdiraxmaan Dheere iyo Aaamina Cabdilaahi Xirsi AHUN.

    • @AbdulahiWiito
      @AbdulahiWiito 3 หลายเดือนก่อน +1

      Lyrics aad u Cajib a weye runti hestuna way fadhidaa 😮

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbdulahiWiitoMahadsanid

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว +1

    Present madax weyn maxamed cali xasan sabri and daahir xasan sabriye 🎉🎉🎉😢😢

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 ปีที่แล้ว +3

    guul fanaaniintayda from sanaag garadag ❤💚🖐

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว +1

    Daahir xasan sabriye come back 🎉🎉🎉🎉🎉 tali guute 9000 ❤❤❤❤🎉

  • @mohamudmohamedmohamed271
    @mohamudmohamedmohamed271 ปีที่แล้ว +5

    heeestii ❤ hooyadad waye ale haw naxariisto aamina cabdilaahi

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 ปีที่แล้ว +3

    Da'im io Adaa jira waxa daweyn karaaye Adi io Dadnimadaa😢

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa keeneen wallaahi. Sifiican ay ukala dhigdhigeen waliba.

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 11 หลายเดือนก่อน

    Hodon Abdirahman waa fankii oo qof ah oo socda❤❤❤❤❤

  • @se1059
    @se1059 11 หลายเดือนก่อน +2

    Laba fanaan oo cod halaasiya leh❤

  • @moukhtarmohamed5429
    @moukhtarmohamed5429 ปีที่แล้ว +2

    Dhal Fanaan Hodon Abdirahman Halkedii ayeey Dhigtay

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤ hodan abdirahman iyo Abdirahman aided Abdi Oday legends ❤❤

  • @ashrefahmed3390
    @ashrefahmed3390 ปีที่แล้ว +1

    Markay ku raxaysanayso hesihii hoyadeed waliba si kalsooni ku dheehan tahay
    Fanka maanta dhal fanaan Hodan abdirahmaan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +3

    Ruwaayadii bidaari sibiq bay kugu gashaa erayadii Xasan X Cabdillahi xasan-Ganey Cimri dheer iyo cibaado suuban isaga iyo xasan Adan Amina Cabdillahina naxariis waasaca waynuhu ha ugu deeqo

  • @AMIINYARE232
    @AMIINYARE232 2 ปีที่แล้ว +6

    Oday geeeiga reer sheekh isxaaq

  • @pierrenour2014
    @pierrenour2014 7 หลายเดือนก่อน

    %80 wey dhaweeyeen heesta halkedii balse actionka samatar is legend cajiib esh calaa hees iyo midho great

  • @dhubadawardheere5113
    @dhubadawardheere5113 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hambalyo dhal fanan inatahay waa ka muqataa ❤❤❤

  • @cawilbare6428
    @cawilbare6428 10 หลายเดือนก่อน

    M.a Thank you TV Astana leh baa baxyo

  • @fugasima658
    @fugasima658 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahmo walagu salanay fillmka
    Sugahna 🌹🌹🌹

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks astaan tv waya socotay

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka, Muusiga, Muuqa = Madaadaalo dhammaystiran.Aad baad u mahadsantihiin dhammaan, duubis fiican, masrax quruxbadan, heeso qiimo badan erayadii abwaankeenii weynaa ee Hassan Xaji Abdillaahi Ganey.

  • @aliaden6258
    @aliaden6258 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw masha allh hodan bilan keep giong

  • @militaryjacaylgalay2161
    @militaryjacaylgalay2161 2 ปีที่แล้ว +4

    Bosska oday iny sicid galiyn bay ahayd ninkasa kuso dhaw dhaw xasane

  • @abdikarimfeytin312
    @abdikarimfeytin312 2 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii Abwaaka Weyn Xasan xaaji Cabdilahi. (Xasan ganey )

  • @muhsinmouze2964
    @muhsinmouze2964 2 ปีที่แล้ว +3

    hodan hore usoco dhal fanaan iyo boqorada codka

  • @zaahirnaahir199
    @zaahirnaahir199 10 หลายเดือนก่อน

    Xasan ganay ilaahay cimriga hakuubarakeeyo

  • @Fahma
    @Fahma ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa bahdishay Kan oday musigaba lama socdo ayadu waa dhalfanaan

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉

    • @MedDhago-jr4pg
      @MedDhago-jr4pg 3 หลายเดือนก่อน +5

      Wsc🎉

    • @khadarjaamac-t3h
      @khadarjaamac-t3h 2 หลายเดือนก่อน +3

      🎉🎉🎉🎉🎉

    • @khadarjaamac-t3h
      @khadarjaamac-t3h 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hooyo123abdirashid6
      @hooyo123abdirashid6 29 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢​@@MedDhago-jr4pg

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xsuustii Edo aamina iyo Boqorkii codka Xasan Aadan Samatar

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 2 ปีที่แล้ว +14

    Markaad heesay hooyadaa leedahay ku raaxaysanayso waa sidan

  • @omarosman619
    @omarosman619 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely amazing song.✅

    • @Supr93
      @Supr93 11 หลายเดือนก่อน

      I’m in 😂🎉 Pinned cowboy outfit how to earn cash please help increase your followers 😂

  • @mohamedabdi9491
    @mohamedabdi9491 2 ปีที่แล้ว +5

    Axlaaa sawt hodan abdirahman dheere.
    Lkn talo faneed inta kujirta fanka ee qoraalkayga akhridaay.
    Iskaga wada baxa darajo male wlhi silic uunbaa u danbeeya mrkd waynaato ee wakhtigaagu dhamaado

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah dum Hodan ❤

  • @cawilaadan-carab68
    @cawilaadan-carab68 ปีที่แล้ว +2

    Ninka daaqsin maqaleed daruuraha ku hooriyo aan dulleedkiisa ka cabayn darankiisi oo madhan harraadkaa isaga dayn

  • @AhmaduAhmadu-pp8vt
    @AhmaduAhmadu-pp8vt 8 หลายเดือนก่อน

    waad ku banan tahy hyada
    😮😢🎉😂❤❤❤ 7:26

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah hodan halka nooga wad qaaciga l big love ❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน

    Markaa hees hooyada mcn leedahay Wa sidan oo kale alle haku naxariisto aamina fanaanad qaran ❤ Boqoradan bay noo dhashay❤

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees cajiiba, waxay ka mid aheyd riwaayadii Bidaari Sibiq bey kugu gashaa

  • @guuleed9980
    @guuleed9980 3 หลายเดือนก่อน

    Tarteeda dhigteen heesta c.oday iyo hodan

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadka kaban waa looga haray

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan macnaheedu waa heesihii ka soo horjeeday kacaankii, ee wakhtigaa lagu cabbirayey, heesta inanta inteeda waa Beesha Hawiye oo la hadlaysay reer woqooyiga oo lahayd nicmadda xamar taala haddana waan ka qatanahay, iyo reer woqooyiga oo leh, adiga ayaa deegaanta iyo ceelka u dhow ee waayaha nin kaa sii daran danta hawla caban, ...

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk kani wuu cod xun yahay laakiin Hodan wey ku soo dhaweysey codkii hooyadeed .

  • @medsaid357
    @medsaid357 2 ปีที่แล้ว +2

    waaw cood dahablay hodan dhal fanaan masha allah tres belle voix horey u soco

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo Aamina ma gaadhid Hodaneey heesihi fanaaninti wawaeyna haysku donanina pls

  • @Ams393
    @Ams393 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal jecel channal

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ปีที่แล้ว +2

    m sh allah hodon boqorada jcylka

  • @CabdiRahman-ne1hb
    @CabdiRahman-ne1hb หลายเดือนก่อน

    mansha alaa wayfanaad qiiroleh

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali shiino 🎉🎉🎉🎉

  • @Xasan-v8j
    @Xasan-v8j 10 หลายเดือนก่อน

    Good song waa xasuuus weyn

  • @Abdifataah-yg5fb
    @Abdifataah-yg5fb 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hers tii heesaha😮😅

  • @AMINAAli-pk7ih
    @AMINAAli-pk7ih ปีที่แล้ว +7

    My Fav ❤ singer off all time

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 3 หลายเดือนก่อน

    Hello Ahmed oday and hodan let’s invite the lovers

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 29 วันที่ผ่านมา

    hodan codkeeda macaan naftaa ku qaboobsata markastoon codkeeda maqlo

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 ปีที่แล้ว +7

    Nice song!
    So cool!

  • @jabrilawad-hf2ss
    @jabrilawad-hf2ss ปีที่แล้ว +15

    Amazing hit song ❤❤❤

  • @abdiayjeex2343
    @abdiayjeex2343 2 ปีที่แล้ว +3

    Viva c r hodan

  • @hodancali8721
    @hodancali8721 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah boqorada codka Hodan Cabdiraxmaan ❤

  • @mowliidahmed4164
    @mowliidahmed4164 3 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxey idarneyd inkabadan 100km anigoo wada masaafo, dadkii aan wadeyna waxey kuhayeen "maxaad kafahmeysaa qaacigaan?" Waxaan ugu sogabiyey dhuuxa ama ufiirsada erayada 👂

  • @UmadanewsTv
    @UmadanewsTv 2 ปีที่แล้ว +1

    Playback aan dhar loo soo xirin

  • @liibaansahal920
    @liibaansahal920 2 ปีที่แล้ว

    Axya fanaan abwaan cabdiraxmaan caydiiid

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli ปีที่แล้ว +2

    Daa'in Iyo adaa jira wax dawayn Kara ❌

  • @Guutale1
    @Guutale1 ปีที่แล้ว

    0:20 ❤❤

    • @Guutale1
      @Guutale1 ปีที่แล้ว

      Waa heestan ugu jecelahay

  • @fugasima658
    @fugasima658 2 ปีที่แล้ว +3

    Oday barteda ayu dhigay woow👍👍👍

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 ปีที่แล้ว +1

    Wof calayk ❤❤

  • @Ruuncooffe
    @Ruuncooffe 11 หลายเดือนก่อน

    Hooyo amina ❤❤❤❤

  • @mmcburaale3848
    @mmcburaale3848 2 ปีที่แล้ว +1

    ASL ASL ASL
    lkn aragtideyda gaarka ah
    hakaa ansha ayaa ku acnaanlahaa

  • @hassanabdulluhi2890
    @hassanabdulluhi2890 2 ปีที่แล้ว +1

    Live ku qaada hadii aad wax isku haysaan......

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว

    Macha of the Mach ❤❤❤ ❤

  • @Cabdidawlad-j6n
    @Cabdidawlad-j6n ปีที่แล้ว

    Hodan iyo oday ❤❤❤❤

  • @khaalidbaashe8051
    @khaalidbaashe8051 2 ปีที่แล้ว +6

    Oday oday fanaan jira lkn waa eraygu waa ninka wabbi diraabiyo , maaha wabi diraac

  • @hamdimahamed1094
    @hamdimahamed1094 2 ปีที่แล้ว +1

    www hodan

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ cxd commants

  • @DaahirDoomey534
    @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว

    9. 8 .6 ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CamirCamir-oq7pw
    @CamirCamir-oq7pw 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiwasacHasan-ue3ob
    @AbdiwasacHasan-ue3ob 10 หลายเดือนก่อน

    Axay xasuus woow

  • @YaasiinCabdirashiid
    @YaasiinCabdirashiid ปีที่แล้ว

    1ayyyyu❤1

  • @MAXAMEDXuseen-c2q
    @MAXAMEDXuseen-c2q 11 หลายเดือนก่อน

    Laba fanaan oo aan kla dhiciin tellent

  • @mirganibro
    @mirganibro ปีที่แล้ว +9

    Machallah ❤️

    • @cabdiqanikayse4380
      @cabdiqanikayse4380 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawilaadan-carab68
    @cawilaadan-carab68 ปีที่แล้ว +3

    Waar heesta inanti way saxdaye ninku aadbuu u khalday midhaha iyo laxankaba sxb bal dib isu dhagayso

  • @CabdikariinMaxamuud-p5t
    @CabdikariinMaxamuud-p5t 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XasanYusuf-x7f
    @XasanYusuf-x7f ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @fugasima658
    @fugasima658 2 ปีที่แล้ว +4

    Hodan 🌹🌹🌹🌹

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 ปีที่แล้ว

    Erayada waxa lahaa Xasan Ganey baan filayaa

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 ปีที่แล้ว

    Markey Dani ku haysaad Dadka kala Ogaataa 2024/1/17

  • @cabdiqanikayse4380
    @cabdiqanikayse4380 ปีที่แล้ว +1

    Hesi hooyaded emacana

    • @cabdiqanikayse4380
      @cabdiqanikayse4380 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤