ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ahmed Haji Marfiuf wuxuu ka soo jeedaaa kooxdiiiii Horseed ee Ciidanka xoogga Dalka long time buu heesayay well done
Legend Marduuf Barteedii baad dhigtay Shankroon,thanks.
Wow maduuf waad keentey dalxa iyo heestii shaxda buuhoodle urey usoco sheekhuna waa sheekh yoonis
The Legend Al Ustaad Marduuf Fanka baad i jcleysiisaa Codkaan macaan marki aan maqlo ❤️🎵❤️
How come I’m finding out about this song now. Omg his voice is soo smooth ❤❤
Marduuf cod iyo maskax kala mamusha aladaha ayu rabi siiyey mnsha allah aderoHore usoco
Waa Shan yo toban jir waa in lagasaarroWaa ilmo yar. ODAYAASHII OO DHAN WAXAYRABAAN SHAN IYO TOBAN JIR INAY AROOSAAN.
Asha Farah Walee waa runtaa 😂 waa iska xanuun haya odayada Somalida 🤮
Kkkkk
15 jir waa caruure lagamaba khajilaayoba raga soomaaliyeed kuwii horaaba markhaatiga ku furay subxaanallah
Too bad 15 waa qaangaadh reer kala wadi karta.
Aad iyo aad 15 waa ilmayar waxooda waa saqiir suujis
Calamadaha qaangarnimda hadii ayleedahay reer way wadi kartaa, saqiir waa cunugta naas laheen, naag yaraan ma kasho sheekadi ahed ma maqlin miyaa,
King of vice
Xasuusaha qaar waa cajiib waxaad isleedahay yaa dib kuugu celiyo waayahaagi wacnaaa aduunyo
Wahwaah lgend ahmed haji marduuf❤👏🔥
He signs so effortless👏👏👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Woow best 👌😍 🥰 ☺ 👌
Marduuf mashallah cod baa ku ladhan
Woow this is music realy and so on nice
Marduuf, aniga waa iga gadantahay runtii. Adigaaba kaga wanaagsan fanaankii hore dhab ahaan.
Fanaanka Somaliland eyo Somalia uwaayn Wa Big Brother Marduuf 💯%👍👍👍🥇
When a legend like Marduuf sings it's always awesome and unique
Yesterday
Yesterday 4:38
Marduuf is a legend whose songs will.never.fade away.because.he has given us no many years of outstanding.joy.and entertainment through the years his great
Al ustaad Marduuf heestii Shankaroon Pro maxed cumet Dalxa xasuus hore maxaan dhagaystay........
Axyaa marduuf macalinkii waynaa
Balo ku degtay caadi maahan 🤐🤐🤐
Wow 😍 Ustaad Marduuf ❤️❤️
Wow marduf ,,salan go bed prof dalxa ,
Dab bu ka kiciyy heesta marduuuf wale 🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🩸
Waar marduuf waan wataa walahi waa legend.🥰
Ya Salam marduuf cod macan bu leeyahay
Waaaaaawaray Hees Iyo Laba Heesood oo kale Heer Sare 👏👏👏👏👏👏
Al ustaad marduuf fanaan weyn
Nice old school song with beautiful voice
Kiiyoo burco khayriyada dhexe fadhiyaan ogaa burco laga soo yaac ilaa anigana ku dhahooo😂😂😂
Somali. Pure and beautiful
Tik tok hada ka timid waku salamay😅
😂😂😂
Wow, Dalxa meel baa la saaray Wallee.
Gafka jooji meel la saaray ma jirto. Dalxa aya heesta Iska leh oo sii fiican oo qaadi karo
Wllhei olol buu ka kiciyy🔥🔥🔥🔥🔥
Ustad Marduuf Isha calaa cod legend Digaale yare musician aan caadi eheyn
Leggend allweys leggend bartedu dhigey heesta allustad macruuf ❤🙏😍
The legend ustad marduf dhasku kaa tumay
Hees waa heesihii hore wllhy
Nice And sweet voice Legend Marduuf 💕💕💕💕💕💕💘💘💘💘🥰💘💘☺️🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Heestii dalxa ee shankaroon kamaad xishoon fanka hala ixtiraama dadkaygii somalay fanintii hore waxaan idhan lahaa heesahooda yaanla taaban waayo lama keeni Sida Dalxa oo kale TubeecMagool Cabdi bacal waanCumar dhuule caliFaninta qaar hooso hooda waxaan odhan lahaa yaan dib looqaadin gaar ahaan fanintii waa beri aniga waxay iga tahay inaan ixtiraano fankay dhiseen iyo sharaftii hoobaladii waa beri
Waa sax wlllo
Ax Yaa marduuf 👏🏾👏🏾👏🏾
USA not invited somalis only
Manshalaah walaahi meshedii bu dhigey
What a majestic, measured voice
Codka wuu u'dhashay, macalinka
Marduuf nin wayn
Very nice song and very nice voice 💞💞💞💞
Codka marduuf wxba ka sheegi maayo ⁉️Lkn meesha waa bilaa music ⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️ heesta music geeda inaad uhagar baxdaan bay ahayd
Heesteyda mi name
Shankaroon Axmad sagal.. cod macanaaa
Legend ustaad marduuf
Waad keenay. Marduuf has amazing voice.
Cimirigaga allehaku barakeeyo
SHAXDA WAA MAGACA LOO YAQAAN MAGAALADA BUUHOODLE EE GOBOLKA TOGDHEER
MshankRooo 🎉😊😊
Love ❤ this song 🎵
waa ku ciyaartay hska kufsi cad
Erayadii abwaankii waynaa, AHN Ali diriye cigaal "Ali Gaab"
Iyo codkii Prof Dalxa.
The guy heesta xaqeeduu siiyay 😊
waa. hees. qaali ah
Marduuf qof qàaliya
Asal Marduuf xamaasad ku qaaday
Marduuf Waa nin rageed👍🏿👍🏿
Love this song 💕💕
Xasuus🥰❤
yaa yaqaana meesha shaxda la'yidhahdo
Shaxdu waa buuhoodle.
Wa xaflaad ku talaa magalada doolo ee somali galbeed.
Buhuudle baan filayaa bro
Legend🎉
Heestani ayaa kasamyn badan wixi ay xidagaha gaashajadu badhaacinayeen
Thanks 👍👍👍
Masha allaah
Deeqa❤
Legendary ustadh marduuf keep going brother 💖❤️💝♥️
Qadaad yarkaan yaa inaga leexiya
marduuf barteedu dhigaaay
Ah yaa sowt marduuf wan ku wataa
Waaaw voice poa
Legend marduuf
War Dalxuu kabadiyey sooma ladhihi karo
Cod mcn
Marduuf lagand wakhtigiisi kasoo habsamay
Axyaa sawt
Yug parivartan ka arth hai
yhhjjytt7998y6
Dhalyaradii cuslaatay Ax waaayo waayo
Professional singer ☺️😅☺️💗☺️😅 in every way 💕🤠🤠🤠🤠🤣😍🤣☺️💗🤣🤠
𝖡𝖺𝗋𝗍𝖾𝖾𝖽𝗂 𝖠𝗒𝗎𝗎 𝖣𝗁𝗂𝗀𝖺𝗒
Love you both😍
aya ila arkay inay playback socoto iyo music been been aa
Yaan lagugu qoslin ninkani waa fanaaniintii hore toos baa loogu tumaya
Niin cuuluus
Halkeeda dhigtay
yaa marduuf fiiquluubinaa
Yaa Marduuf🥰🥰
War nio ninkaan digaale music giisu waa isku mid
Wa isaga
Marduuuf masha alllh fanan buuxa codkii buuxa
Wareysgi mardud iyo hibo
Ninkan waa in landon la keeno somaliyey so kaxeya walahi
❤
Oday khatar waayo
horaaa loosoconayaaa
💕💞♥️💜💙💙
Asal
Ma xumid lkn waad ku yar rafatay😀
Ahmed Haji Marfiuf wuxuu ka soo jeedaaa kooxdiiiii Horseed ee Ciidanka xoogga Dalka long time buu heesayay well done
Legend Marduuf Barteedii baad dhigtay Shankroon,thanks.
Wow maduuf waad keentey dalxa iyo heestii shaxda buuhoodle urey usoco sheekhuna waa sheekh yoonis
The Legend Al Ustaad Marduuf Fanka baad i jcleysiisaa Codkaan macaan marki aan maqlo ❤️🎵❤️
How come I’m finding out about this song now. Omg his voice is soo smooth ❤❤
Marduuf cod iyo maskax kala mamusha aladaha ayu rabi siiyey mnsha allah adero
Hore usoco
Waa Shan yo toban jir waa in lagasaarro
Waa ilmo yar. ODAYAASHII OO DHAN WAXAY
RABAAN SHAN IYO TOBAN JIR INAY AROOSAAN.
Asha Farah
Walee waa runtaa 😂 waa iska xanuun haya odayada Somalida 🤮
Kkkkk
15 jir waa caruure lagamaba khajilaayoba raga soomaaliyeed kuwii horaaba markhaatiga ku furay subxaanallah
Too bad 15 waa qaangaadh reer kala wadi karta.
Aad iyo aad 15 waa ilmayar waxooda waa saqiir suujis
Calamadaha qaangarnimda hadii ayleedahay reer way wadi kartaa, saqiir waa cunugta naas laheen, naag yaraan ma kasho sheekadi ahed ma maqlin miyaa,
King of vice
Xasuusaha qaar waa cajiib waxaad isleedahay yaa dib kuugu celiyo waayahaagi wacnaaa aduunyo
Wahwaah lgend ahmed haji marduuf❤👏🔥
He signs so effortless👏👏👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Woow best 👌😍 🥰 ☺ 👌
Marduuf mashallah cod baa ku ladhan
Woow this is music realy and so on nice
Marduuf, aniga waa iga gadantahay runtii. Adigaaba kaga wanaagsan fanaankii hore dhab ahaan.
Fanaanka Somaliland eyo Somalia uwaayn Wa Big Brother Marduuf 💯%👍👍👍🥇
When a legend like Marduuf sings it's always awesome and unique
Yesterday
Yesterday 4:38
Yesterday
Yesterday
Yesterday
Marduuf is a legend whose songs will.never.fade away.because.he has given us no many years of outstanding.joy.and entertainment through the years his great
Al ustaad Marduuf heestii Shankaroon Pro maxed cumet Dalxa xasuus hore maxaan dhagaystay........
Axyaa marduuf macalinkii waynaa
Balo ku degtay caadi maahan 🤐🤐🤐
Wow 😍 Ustaad Marduuf ❤️❤️
Wow marduf ,,salan go bed prof dalxa ,
Dab bu ka kiciyy heesta marduuuf wale 🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🩸
Waar marduuf waan wataa walahi waa legend.🥰
Ya Salam marduuf cod macan bu leeyahay
Waaaaaawaray Hees Iyo Laba Heesood oo kale Heer Sare 👏👏👏👏👏👏
Al ustaad marduuf fanaan weyn
Nice old school song with beautiful voice
Kiiyoo burco khayriyada dhexe fadhiyaan ogaa burco laga soo yaac ilaa anigana ku dhahooo😂😂😂
Somali.
Pure and beautiful
Tik tok hada ka timid waku salamay😅
😂😂😂
Wow, Dalxa meel baa la saaray Wallee.
Gafka jooji meel la saaray ma jirto. Dalxa aya heesta Iska leh oo sii fiican oo qaadi karo
Wllhei olol buu ka kiciyy🔥🔥🔥🔥🔥
Ustad Marduuf Isha calaa cod legend
Digaale yare musician aan caadi eheyn
Leggend allweys leggend bartedu dhigey heesta allustad macruuf ❤🙏😍
The legend ustad marduf dhasku kaa tumay
Hees waa heesihii hore wllhy
Nice And sweet voice Legend Marduuf 💕💕💕💕💕💕💘💘💘💘🥰💘💘☺️🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Heestii dalxa ee shankaroon kamaad xishoon fanka hala ixtiraama dadkaygii somalay fanintii hore waxaan idhan lahaa heesahooda yaanla taaban waayo lama keeni
Sida Dalxa oo kale
Tubeec
Magool
Cabdi bacal waan
Cumar dhuule cali
Faninta qaar hooso hooda waxaan odhan lahaa yaan dib looqaadin gaar ahaan fanintii waa beri aniga waxay iga tahay inaan ixtiraano fankay dhiseen iyo sharaftii hoobaladii waa beri
Waa sax wlllo
Ax Yaa marduuf 👏🏾👏🏾👏🏾
USA not invited somalis only
Manshalaah walaahi meshedii bu dhigey
What a majestic, measured voice
Codka wuu u'dhashay, macalinka
Marduuf nin wayn
Very nice song and very nice voice 💞💞💞💞
Codka marduuf wxba ka sheegi maayo ⁉️
Lkn meesha waa bilaa music ⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️ heesta music geeda inaad uhagar baxdaan bay ahayd