MARDUUF AND SAHRA ILAYS KABAN IYO MUSIC REMIX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
    welcome Opend Hand Our Xudunta fanka is the big large film and Drums of somali People plz Subcirbe,like comment to get More

ความคิดเห็น • 30

  • @nickal2018
    @nickal2018 3 ปีที่แล้ว +3

    lamaanuhu waxay kaga dhigeen hoo bariiska ooooof oooofff, waxa ka daran oorganka yarka tumaya macalin weeye cid igu soo dara yidhi, big up fanaaniinta sidan oo kale ah

  • @abdisalammahdi3576
    @abdisalammahdi3576 5 ปีที่แล้ว +6

    Codka Kabanka Marduufka Intuuba Way Dananayaan Axyaa Talent adeero Sahra Eddo Sawdigan Sii Da’ yaraaday Maad Xuub dhacsataa Sida maska Horta Waar Walaalkiinii wixii like Raba Aniga Igu Soo Hagaaga

    • @sandabaylodaybiiqay9691
      @sandabaylodaybiiqay9691 4 ปีที่แล้ว

      Waan idiin hambayeeyey hirashada gaar ahaan sxbkay marduuf waa nuradin

  • @ayala1627
    @ayala1627 4 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii Xaaji Marduuf waa soo dhaweeyay codkii Axmed-Nuur Jaango. Cod laab iyo dhuun baxsan oo dhif ah kasoo baxaya buuna Rabbi siiyay. Asii marnaba Sahri uma soo dhawayn codkii sakhradda ahaa ee Siraad Cabdulle.

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 5 ปีที่แล้ว +1

    Opopopopopop Wlhi marduuf wuu keenay codkii Ahmed nuur jaango Top

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 2 ปีที่แล้ว

    Macilnka musician's moves organising Editing the orgen soundtrack Mr digaale yare legend and ustaad ka codka doobta ridaya Mr marduuf sahra ilayska nuura baxaya weldone

  • @sopmaliya4381
    @sopmaliya4381 ปีที่แล้ว

    Xasuuztii jangow iyo igrayaray ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 ปีที่แล้ว

    Kuwii lahaa Qoladan baa kaga cod wanaagsan.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Xasuustii Axmed nur jangow
    Iyo sirad cabdule ugaas
    Laxankii jangow iyo kabankii jangow

  • @bashiirmaxamuud9369
    @bashiirmaxamuud9369 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alla boqoradii codka iyo ustaad marduuf

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha-allah cod rabaani ah
    Raga badankii ku yar ayaa ILAAHEEY siiyay SIDA Maxamed aaadan Shamuuri 🤠🇸🇴👍

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 ปีที่แล้ว

    Musings ma Fadhiyo😊

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 5 ปีที่แล้ว +4

    Sahra ilays wax yaroo daadax noqotay woooow

  • @MaanoIidow
    @MaanoIidow 5 หลายเดือนก่อน

    Xasuustii

  • @haybecismaan4091
    @haybecismaan4091 2 ปีที่แล้ว

    Woow eesh calaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaango Vs Suqra Yar

  • @daahirtareeso4014
    @daahirtareeso4014 2 ปีที่แล้ว

    Marduuf inaba caadi maha walhi

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw ❤❤

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว +1

    Codka iyo kabanka pianada waa 100% waxaase igala sii cajiibsan codadkan dambe ayaaba igala qatarsan Jaango iyo gabadhii hore!!! Inaba caadi ma'aha waan kusoo celceshaadaa heestan . Mahadsanidiin dhamaan.

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan codkiisu caadi maaha

  • @khadaradan2856
    @khadaradan2856 5 ปีที่แล้ว +9

    Axsan sowt yaa igu raacsan like saar cida igu raacsan

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 4 ปีที่แล้ว +1

    AXYAA MARDUUF Waaba Joongo Oo Halkan Taagan Xaga Codka. Sahra Ilayz Codkii Siraad Cabdule Umay Dhaweyn Laakin Ma Xuma Laftigeedu.

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 5 ปีที่แล้ว

    Wooooooooow sahra ilays 😍

  • @alandosh
    @alandosh 2 ปีที่แล้ว

    Sahra ilays wey ku rafatay heesta.

  • @Glamfabgfamily
    @Glamfabgfamily 3 ปีที่แล้ว

    Masha shalaah

  • @Glamfabgfamily
    @Glamfabgfamily 3 ปีที่แล้ว

    Marsha allaah