Thanks for giving us a real tour of land. I have been following you from the day you left Nairobi. It has been wonderful . Keep going. I like your commitment and endurance.
Maasha Allah waxa kasoo raacnay Anagoo badan Nairobi ilaa haatan waa kula soconaa Runtii waxan ku qiray inaa tahay GEESI DHIIRAN dad badan waddo cusub u jeexay Taarikhdu weey ku xusi doontaa inaguna waan ku dhiiri gelineynaa horay u soco❤❤(#faisal dalmar)
12:45 I met so many ppl in villages laamiga iyo miyiga ku yaala Somaliland oo sidan oo kele ah camera wan ka duubi kari wayeye runti. Wa ayan daro, well done.
Salaan sare sxb marku magaaladada soo gaadho soo dhaweeya waliba idinko dhalinyaro badan ah martiqaadkii aan caanka ku ahayna dee wiilka haloo sameyo mahadsanid ❤
04:50 Haayad, Dawlad, Urur wax kasta wa maqlay runti waxay ka turjumaysa halka ummada Somali taagantahay masuliyadana waxa leh Madaxda meel kasta for the last 60 years.
Faysal sheik waxaa tahay somali dhalad ah bro ilaahaay ha ku xafido aduun aaqiro waxaan rabi ka baryayaa somali mid in ala ka dhigo shanta somaliyeed keep going bro
Dadka tuulayaasha ama reer guuraaga caadiga inaad u hoyato isku day wll kuwaas ayaa ka gobsan reer magaalka Waxbadan ayaad ka faa,idi walipa dhaqankii Marti soorka ee soomaalidu caanka ku ahyd ❤
Mansha allah legend safar aad u qurux badan baad kujirtaa allaha kugu nabad yeelo insha allah dadka baadiyaha inaad haben la seexato oo waraysato waliba haday macquul tahy xaflad aroos oo baadiyaha ah inaad ka qayb gasho way fiicnan lahayd sxb isku day intaada degaanka somalida ka bixin nolosha badiyaha inad hal video ka samayso mahadsanid sxb qaali ❤
@@FaysalShaik1 This Cush people are the same because Bubisa and Hadhaawe are Oromo name Bubissa means waa Babis Hadhawe means Qaraar i speak both language fluently
6:20 wiilka gaariga kuu joojiyay libaax waaye wlhi masha Allah
Be safe brother and take care it's me your brother we meet at Timau _Nanyuki
Sxb dawlad deegaanka soomalida dheh ka reeb ethopian. Ma nihin Ethiopia
Illahy nabad hakugu geyo mesha rabtid from puntland
Somali hospitality is amazing Ilahay ha mideeyo insha Allah
Dhanaan tan iyo caruurnimadeydii ayaan maqli jiray. Waan kufaraxaanahay inaan finally arkay muuqaal ahaan through your lens👌🙏
Thanks for giving us a real tour of land. I have been following you from the day you left Nairobi. It has been wonderful . Keep going. I like your commitment and endurance.
Thank you, I will.
Maasha Allah waxa kasoo raacnay Anagoo badan Nairobi ilaa haatan waa kula soconaa Runtii waxan ku qiray inaa tahay GEESI DHIIRAN dad badan waddo cusub u jeexay Taarikhdu weey ku xusi doontaa inaguna waan ku dhiiri gelineynaa horay u soco❤❤(#faisal dalmar)
First comment keep going bro
Wlhi halmid ayaan Amini lahay wali dadka somaliyed wey fideen wlhi dhulkoodii wey hestaan ha ahaato Ethiopia 🇪🇹 kenya 🇰🇪
Gaariga gaari maan kuusoo saarno, Somalis are legends walaahi. Geeys to Geeys somalidu waa gob 😊
12:45 I met so many ppl in villages laamiga iyo miyiga ku yaala Somaliland oo sidan oo kele ah camera wan ka duubi kari wayeye runti.
Wa ayan daro, well done.
Masha Allah Wallo waxfiican ayad sameynaysa e ilahay ha ku nabad yelo waw❤❤
Best Somali TH-camr and you content is different from the rest bro.keep going and may Allah keep you safe
Thank you, I will. Ameen.
Ilaahay nabada hanoo siyaadiyo dawlad deegaanka waa meesha kaliya ee aan ilaahay mooyee cidkale ood kabaqaysaa ayna jirin alx ❤❤
Mashallah. waxa aad na bartay wadanka Somala. Horta qayer Illahay ha ka qabto sharta iyo shaydanka
Masha ALLAAH nabadgelyo ALLE ha ku siiyo
Dhanaan magaladan ku dhashay dadkayguna dagaan thank you sxb video qurux badan waan uxiisey walhi meshaan ku dhashay
Walal magaladan suldan seerar ma kaimaday
Godey, awoowgay ayaaku dhintay dagaalkii 1977, allah yaa raxma.
Aamiin🙏
allaha u naxaristo mujahidka
Ana hada hoga pro kuwii qabsadeyna abahey kamid ahaa😮😂
Aderkeyna waa lagu diley😢
@@Urcristiano-z2nAllah yaa raxma.
Masha Allah keep going and be safe ❤❤❤ inadeer
Geesi go'aan leh sxb Well done
Am literally just part of this incredible journey. Can't wait to see each and every videos of yours. Addicted for real. Salaams kaka.
Dhulkan Waxaa Sidan Udhisay Lamiga iyo Beeraha Abdi Mohamud Omar he did a great Job on Infrastructure and Farming
"Gaalka Dil gartiisana sii"
Anigoo siyaasad ahaan ugasoo horjeeday ayaa qiraya inuu dhaxal fiican kaga tagay deegaanka in matters infrastructure.
@@abdinasirmohamed2238nixoow shirkadahaa dhisa noosoo dira xaggaa iyo hargeisa, annaga xataa carab ayaa timi haddana dhooqo ayay dhiseen.
Wad khaldan tihin mujrim umad dhameyay inad dhahad waxbu dhisay hal naf baka qalisan wax kasta u dhisay
Keep going zxp qaali maalinkaas dhagax buur marayso inaan ku arkaan jeclaan lahaa zxp 🎉❤❤❤
Salaan sare sxb marku magaaladada soo gaadho soo dhaweeya waliba idinko dhalinyaro badan ah martiqaadkii aan caanka ku ahayna dee wiilka haloo sameyo mahadsanid ❤
"Cid inii imaanayso malaha Ee dadkiina wax bara" waa fariin cajiib ah
Somaliyay aan waxbarano.
Mashallah brother ❤️ keep going
04:50 Haayad, Dawlad, Urur wax kasta wa maqlay runti waxay ka turjumaysa halka ummada Somali taagantahay masuliyadana waxa leh Madaxda meel kasta for the last 60 years.
Magaalada ugu dhul qurxun dhanaan weeye siidan fiilaayo intaad maaraysay
Habar yar maansha Allah tabaraka keep going and be safe wiil wanaagsan batahay ina lagugu daydo mudan ilaahey haku barakeeyo
Keep up the good work brother and in hargaysa waa laaga sugayaa soo dhawayn baa ku diyaar ah
Sxb waan daawadaa muuqaaladaada lkn heesaha naga daa waan ku dhibbnahay markaad shidaba waan dhaafiyaaye
Keep going brother wax badan ayaan kafa iday
Feysal shiiiq👍👍👍👍
Save journey Abti be save
Masha Allah safar wacan oo qurux badan
Keep going brother your almost there
mashaAllah ! kusoco Faysal!!!
i love this guy and his content glad i found you channel , we all need to go back home
Thanks brother
Waan kula dhalxiisaya walaal anoo ka dhawanaya fogal araga 💯 💯
Faysal sheik waxaa tahay somali dhalad ah bro ilaahaay ha ku xafido aduun aaqiro waxaan rabi ka baryayaa somali mid in ala ka dhigo shanta somaliyeed keep going bro
Waanu kula soconaa reer dhanan nagu salaan
guulayso sxb shaqo fiican ayaad haysa somaliyey wiilkan followda kadhisa dad mala yacniba waad siisane keep going bro🥰🥰🥰
Ninkan sxb aan ku sheer gareeyno zaki bini xaaji yaa igu raacsan
@@maahirkee3656 wllhi sxb ninkan in garab lasiiyo waa uqalma waa nin dadaal badan wakugu raac sanahay lkn tiktok inuu isticmaalo ma'aqaan
TikTok ga waxaan kusoo galaa FaysalShaik1 walaal.
Guulesosaaxiib soomaali waa soomaali
best content wlh, keep going sxb, we are with you in this incredible journey
Thanks buddy. Oscar.
Get ready for the deep South expedition. Coming.
Dhanaan wa meshan ano yar la ikenay ila 3 jirkeygi Ayan daganayn Masha Allah longtime
Reer ugax xasan dheere matqaan oo dhanaan dega
From Birmingham uk
Farith keep going 🎉
Asc. Waad mahadsan tahay saa noogu soo gudbisey. Illaah ha ku amaaneeyo Insha Allaah.
Keep updating us bro watching you from Melbourne Australia originally nimetoka Mandera county
Thank you bro, I will.
Welcome to hargaysa my brother
Laamigaa biyaha kala xiray, dhanka cagaarkaa biyahaa ku daahahay
dhanaan wa magalda ay zxbdy kaso jeedan❤❤❤❤
i am watching you from bosaso
Mashaa allah dhanan miyadba tagtay ilahay moyen waxakale kabaqimeysid hadad deganka somalida gartid
Keep going
War faysalow magaca iga sax oo dhanaaan dheh
Dhanaan. Waqti bay igu qaadatay inaan saxo niyow.
Dadka soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waa iskumid afka, dhaqanka iyo diinta taasina waa wax ilahay looga mahad celiyo.
Safarkaaga aad ayaan ula dhacay. Siiba deeganada aad hadda mareyso oo ah kuwa aan ka soo jeedo. Safe travels wll
Ilma Siraad faisal iyo qadar igu Salaam dhannaan ayay joogaan.
Sxb Vedio yada soo badi Mashaa allaah waxaa ku daawada rag Godey 30 sano ka hor oogu dambaysay ❤❤❤❤
Keep going brother masha Allah ilaahey hakugu guuleyo insha Allah
❤❤❤❤❤❤❤
My brother horey usoco
Dadka reer miyiga walaal faysalow caano geel waydii waa dad gob ah oo way ku siin
Mnsha allah waa ka helay muuqaladada waxay Godey eeday baa deganaantirtay ilahay how naxariiste
Xaqiiqdii dadaal adag buu bixinayaa markaa haloo camiro
Keep going bro.
My bro I 2as waiting for you at wajir I saw your vlog from Moyale mandera butake your videos longser adhoo rali eh
SC. Feysal waa Nin kaala socda xagga Hawada ama youtub ka oo Germany Deggan runtii aad aad baan kuu taagersanahay sida aad noo bareeyso dhulkii Soomaaliyeed waxaan kuu rajeeynayaa Caafimaad iyo safar kheeyr Qaba.
Cabsi cabsi waaye duurka😢 ee isku badnoow wll❤
Masha allah inaderkay alle haku garab galo
Keep going awoowe
Mashaa Allah well done bro
Dadka soomaaliyeed waad fiican meelna kugu dhaafi maayan
Dadka tuulayaasha ama reer guuraaga caadiga inaad u hoyato isku day wll kuwaas ayaa ka gobsan reer magaalka
Waxbadan ayaad ka faa,idi walipa dhaqankii Marti soorka ee soomaalidu caanka ku ahyd ❤
Hore usoco wll
Nin rageedkaa likta iyo sheerta la ogaada
Wllkie waxan ahay cyclist aan la aqoon hadda hergysa imaneysid diyaar ayaan kuu ahay
Heesta" sida goodir caara ah: saar next time. Waa hees meel cidla ah oo aad dayaxa iyo gaaraabidhoodka raaceysid.
Salaan sare wallahi fani xageetaalaa hhhh
masha allah ❤
Kkkk xagee taala , xagee degantahay aya laga wada
Mansha allah legend safar aad u qurux badan baad kujirtaa allaha kugu nabad yeelo insha allah dadka baadiyaha inaad haben la seexato oo waraysato waliba haday macquul tahy xaflad aroos oo baadiyaha ah inaad ka qayb gasho way fiicnan lahayd sxb isku day intaada degaanka somalida ka bixin nolosha badiyaha inad hal video ka samayso mahadsanid sxb qaali ❤
Waan ku guda jiraa walaal Inshallah. Mahadsananid.
Sxb Safarkaga aad baan u xiisayaa, mana sugi karo maalinta xigta, horey u soco. dhulka waa dhul aan bahal lahayn ayaan filayaa.
Suldan waa ree godey wll dhanana qabiilkisa daga yacni qabiilku ogaden ka yahey isku reer nahey😂❤😊
Gawarida waa weyn iska ilaali sxb faysalow
Dhulka Somalidu wa isku wada egyahay marka laga reebo inta yare Webiyadu marran oo xooga dhir kusi hadhay.
Dhanan best place
Adigu xagee taalaa 😂😂😂funniest som dialect so far.
Rageedi hawl Wacan🤛🏻
Music naga dhaaf sxp
Sxb tuulada hobyo Video geeda shorts ka ama Tiktok soo gali adoo mahadsan waa tuuladaydiiye
Faysal sxb fiidiyow aad soo dhigto oo aanan daawan ma jiro marka aniga waxaan bartay gayiga soomaalidu degto
Electric bicycle baa kuu fiicnanlaha safar salama
zxp waxa kuwedinaa fafan gobolka ladhaho ismamulka oromo miyaa mise dowlada deeganka Somali galbeed
orom somali barta tahay malaha maxa oromo siiyay faafan
Danan magalada ku dhashay waa u xiisay❤
Walaal reer ugax xasan dheere ladhaho magalada dhanaan soo ma degaan oo ugaas nuur ladhashay
@@AbdimalikAdan-c7w sorry wll anow yar baa halka igu danbeysay reerka makala aqaan
itobiyanka markay dhulkeena soogelayaan ma halkaanbay soomaraan sxb
Mi poi from hagadera
Lkn
Kampala ayaan ka dawanaya
Magalada abahay iyo hoyo baa ku dhashay godey ee kawaran dadkeyga
Sxb dhulka meel walba aad tagto cuntooyinka laga cuno soo duub
Horey usoco wll waa booliska degmada doolo cado ee gobolka iam abdi Fatah broh if Allah says you will reach your hope
Abdifitah, I remember you brother. Thanks buddy.
Waa Bubisaa kenya camal
Haa. Waliba labadaa tuulo, Bubisa iyo Hadhaawe sibay isugu egyihiin.
@@FaysalShaik1 This Cush people are the same because Bubisa and Hadhaawe are Oromo name Bubissa means waa Babis Hadhawe means Qaraar i speak both language fluently