CUDURKA SANBOORKA SIDA UGU FUDUD EE LOO DAAWEEYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Waa maxay Sanboorka?
    Sanboorka waa xanuun ka mid ah xanuunada xajiinta ama allerjiga, wuxuu ku dhici karaa da' kasta.
    Waxyaabaha kiciyo sanboorka waxaa ka mid ah: boorka, qiiqa, daawooyinka iyo cunnooyinka qaar.
    SIDEE LOO DAAWEEYA XASAASIYADA | Allergy --- • SIDEE LOO DAAWEEYA XAS...

ความคิดเห็น • 140

  • @drck1895
    @drck1895  3 ปีที่แล้ว +28

    Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir kanaalka oo SUBSCRIBE dheh, gambaleel kana furo, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
    MAHADSANID❤

    • @umushayma58
      @umushayma58 2 ปีที่แล้ว

      Asc digtoor sorry horta hada ayaan lakulmay taladaada iyo youtubekaagaba wll anigu waxan isku arkay markaan shaqada guriga qabto ee aan xoog u daalo oo dhidido ayaa sanka hawo kulul igasoo baxaysaa kadibna qabow ban dib u qadanayaa kadib hindhiso duuf balqan markaa labo cisho ayaan sidaa ahanayaa kadibna wuu iga tegeyaa dhas qiiq cadar ima dhibayaan bes yaan xoog u dhididin maxaa sabab u ah igu caawi adigoo raliya plz

    • @drck1895
      @drck1895  2 ปีที่แล้ว

      @@umushayma58 wcs wll soo dhawoow Kanaalkan in badan in aad ka faa'idi doontid rajaynaa
      Wll xaaladada ma ahan sanboor ee waxaa u baahntahay in la xiriirtid Dhakhtar ku taqasusay hawo-mareen ee fadlan u tag Dhakhtar si loo ogaado xaaladaada. Mahadsanid

    • @fartuuncabdi6154
      @fartuuncabdi6154 ปีที่แล้ว

      Dr Waad mahadsan tahay
      Sanboska dhiig maleeyahay aniga dhiig baa isoo racayo marku igu kaco sanbooska

    • @lipahlyric39
      @lipahlyric39 ปีที่แล้ว

      @@umushayma58 jaceylbaa ku haya

  • @UR.Cristianno7-p8k
    @UR.Cristianno7-p8k ปีที่แล้ว +35

    mahadsanid wllo kan wuu idhibee inaan kabogsoodo rajeynaa dhoman intii ladhiban sideyda Allah kacaafiyo

    • @C.Rahmanmoh098
      @C.Rahmanmoh098 ปีที่แล้ว

      Amiin😍

    • @ilrio
      @ilrio ปีที่แล้ว +1

      Amiin😢😢

    • @FaarahJaama
      @FaarahJaama ปีที่แล้ว

      Nayroobi waaa laga qalaa dadka meeshaas sanqada kubeega ayaa wax laga gooyaa saas waxaa iisheegay nin saaxiibkay oo yiri laba ilmood aan dhalay waaa laga qalay isaguna wuu qabaa lkn wuxuu isagu joogaa koonfur afrika ilmahana nayroobi

    • @daganabdi1697
      @daganabdi1697 11 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin wlashay ani sas ugu dhibanahay Sanboor cabur alle hanaya Cafiyo ani inti u hayo yaa allah naga caafi adaa awood badane

    • @khadarhaji4881
      @khadarhaji4881 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@daganabdi16972nights indha isma galin asaga dartis rabi hana wada cafiyo wllshy😢

  • @ahmedhassan4222
    @ahmedhassan4222 2 ปีที่แล้ว +9

    Jazaaka Allah kheyr Dr

  • @mohamednorahmed3363
    @mohamednorahmed3363 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Dr ck wax faido leh aya noshegtey allah nagu anfaco

  • @ahmadalimumin8675
    @ahmadalimumin8675 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wllkey runti anu igu dhacay waxana leyahay hindhiso badan iyo duuf badan kharqad ayunban is daba wada wana garan laa waxan mahadsanid wllkey allaha no ka anfaco walahi wad na anfacde hore u soco wllo

  • @HamseYare123-cb7zx
    @HamseYare123-cb7zx ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka Allah khayr tiktore cudarkani wuxuuu idhibayey mudo laga jooogo 4 iyo bar daawadiisana meal walba Dalka kamid ah wa kawaayey calamada aad sheektey dhan wan leeyahay dhibaatada ugu Bdn ee ugu hayo waxaa kamid ah Sanka 24sac caburan NAFTA oo idhibta iyo handhiso aan hadlaheyn waxa igu kiciyo boorka aya bdn saad sheektyna wan samayndoona in Sha Allah maxadsanid😢

  • @yuusufcali9624
    @yuusufcali9624 ปีที่แล้ว +4

    Dr waan tijaabiyay Waanan ku raystay
    Jasaaka allaah khayran

  • @Cwaaxidxasan-s4f
    @Cwaaxidxasan-s4f ปีที่แล้ว +2

    Asc dr daawada ugu fiican oo loo isticmaali karo xasaasiyada qufaca waa maxay

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 21 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walal

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Dr madaama hada aan soonmanahay ma’isticmaali karaa oo bacda afur sanka maku dhibcin karaa xabad sowdada? Mahadsanid.

  • @SCx-co3oq
    @SCx-co3oq 13 วันที่ผ่านมา

    Waa mahadsantahay 🥰 aniga wax yawahaan dhan waan isku arkey waan iheysaa 4 sano ilaa hada waan Daley dorada ukonta iyo canaha mi . iskadhafaana😢

  • @user-nu3tc9dc1f
    @user-nu3tc9dc1f ปีที่แล้ว +1

    Saxin waad ku ma had santahay sheegida aad ii sheegtay talooyinka sanboorka❤❤❤❤

  • @mustafe2718
    @mustafe2718 ปีที่แล้ว +2

    Aaad ayuu iidhibay sanboorka
    Dhowr jeer ayaan ayaan isku dayay saliida xabad sowdada lkn aad ayay iigusii kicisay oo bastay ayaanba ku noqday xaqiiqatan

  • @abdirashidmahdi702
    @abdirashidmahdi702 25 วันที่ผ่านมา

    Maasha alah hadaan bilaabayaa

  • @Fatmayyy
    @Fatmayyy ปีที่แล้ว +2

    Walal plz iso jawab labada san aya hilib igaga yalo ma isticmali kara xabad sowdada

  • @nafisoomar4179
    @nafisoomar4179 ปีที่แล้ว +2

    Dr waa mahdsNthy aniga waxa ahay qof hada uu kucusub yahy waxana isku arkay mudo bil kahora marka adoo rali ah majiraan wax kicinaya oo kaduwan afrtaas ani ahaan afartuba wAA igu kiciyaan wXaa iiso raca dabysha io qaboowga❤❤

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah wll qli hadadan aan dawanayo muqaalkan wu igu kacsan yahy waxan rajeynayna 6 isbuc kadib ano cafimad qaba inan kuso noqdo halkan idamka alle weyne ❤

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much my doctor 👍

  • @AbdullahiIbrahim-s5c
    @AbdullahiIbrahim-s5c หลายเดือนก่อน

    Jazaakumulahu qayran

  • @AhmedAli-yi4ib
    @AhmedAli-yi4ib 2 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantahay dhakhta fiicana waadtahay. Anigu saboorbaanleeyahay waxaana isticmaalaa saliidda xabadusawdada ah waana ku ladnaadaa inmuddo ah waxaana ku dhiijiyaa sanka.

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 ปีที่แล้ว

      Wll Ana hada tacbaan la ah sanka dhan bu ika xera Mel ka nefsdo majirto wlh mega bari ba ku dhijin jirtay

  • @QueenAnisa-kp7sz
    @QueenAnisa-kp7sz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waligeey ma arkin sanboor asbucan ihaayaa walhi caraf ikula kacaa hdana kama maarmo carfta ma aqaan waxaan sameeyo ilin saaid ah diif San cucun hidhiso fara badan 😢😢

  • @maryanhassan3932
    @maryanhassan3932 2 หลายเดือนก่อน

    Jazzakallaah qeyr

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 ปีที่แล้ว +1

    shukran walal

  • @FaarahJaama
    @FaarahJaama ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu. Khayra jazaa doctor sanboorka iyo neefta intaba waxaa qabey hooyadaybaad iyo walaashay labaduba waxay kaqaadeen koonfurta soomaaliya siiba dhoobeyda kadib waxaan uguurey bariga soomaaliya alxamdulilah way kawada raysadeen dadka qaarkii waxay dhehaan xanuunka yeredka ee ilka dhiiga ayaa isu bedela samboor iyo neefba allaahu aclamu wa,aclaa

  • @haawoali3733
    @haawoali3733 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll macan wuu dhibey sanboorka markaas ayaan search gareyay waxyaabaha lagu daweeyo aad baad umahasantahay wll sida quruxda badan ee aad noogu sharaxdey

    • @drck1895
      @drck1895  ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan walaal, waxaana rajaynaa in muuqaalada soo socda sidaan iyo kabadn ugu faa’idi doontid🤍

    • @maryamaqalbisaafi31
      @maryamaqalbisaafi31 10 หลายเดือนก่อน

      Aniga hada so searching gareyay shalay ilaa manta l dhibanahay walal ma iska daweysay adiga

  • @Araamabdi2345
    @Araamabdi2345 ปีที่แล้ว +2

    Dr ad ayaan u xanunsanahy lakin hada bilawa insha alaah dawada dawiciga

    • @kiin9250
      @kiin9250 ปีที่แล้ว

      Abaayo maa bilowday

  • @mohameddeeq1277
    @mohameddeeq1277 ปีที่แล้ว +3

    Xabad sowdada aad ma u kulushahay digtoore mise waa caadi

    • @Marwo-oh6xp
      @Marwo-oh6xp 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wa ku lel 😢

  • @HawaMahmoud-g1f
    @HawaMahmoud-g1f หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dektar ok

  • @hamdahassanhirie3614
    @hamdahassanhirie3614 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Dr

  • @mahamoudabokor3959
    @mahamoudabokor3959 6 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaa khayr

  • @SahraOmer-xh3ge
    @SahraOmer-xh3ge 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @Adnaadnacise
    @Adnaadnacise 9 วันที่ผ่านมา

    Dr xabasowdada wy iiga dartaa mxaa ii xal ah😢

  • @cabdixakiinshiikhsalaad1875
    @cabdixakiinshiikhsalaad1875 6 หลายเดือนก่อน

    Dr dadbadan ayaa u dhibateysan sanboorka on anigu mamid ahay wan rajeynaa mar un inaan heli doono dawadeeda insha allah

  • @MahadAbukar-l7o
    @MahadAbukar-l7o 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks doctor

  • @nemamoha5300
    @nemamoha5300 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wznladhibanahay wanaiskudiyidonaa xabadsowdada insha alah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @ashoaden2059
    @ashoaden2059 2 ปีที่แล้ว

    Shukran jazakah allh qer

  • @abdifatahabubakar3429
    @abdifatahabubakar3429 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeir

  • @Saharaismaacil
    @Saharaismaacil 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaaka laahu khayr

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @muxyadiincabdi7307
    @muxyadiincabdi7307 2 ปีที่แล้ว +1

    MAASHAA ALLAAH AAD BAA UMAHADSANTAHAY

  • @DumarBila-z6z
    @DumarBila-z6z ปีที่แล้ว

    Shukrn dr

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon ปีที่แล้ว

    Thanks dr❤

  • @nuurafarax8558
    @nuurafarax8558 2 ปีที่แล้ว

    Wad mhd santhy Dr wuu idhipy wllhi sanboorku wad mhd santhy

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 ปีที่แล้ว

    Mahatsanid dr

  • @ashrafchannel591
    @ashrafchannel591 ปีที่แล้ว

    Thnks pro alle haku xiftiy

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wuu idhibay cabudhka iyo hindhisada waxba umaan arki jirin waan iska adkaysan jiray lkm hadda madax xanuun ayuu igu keenay iyo indho xanuun waxba ma daawan karo

    • @drck1895
      @drck1895  2 ปีที่แล้ว +1

      sI DAGDAG ah dhakhtar indho ah u tag wll

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +1

      @@drck1895 waan tagay wllo 2 dhakhtar waxba kuma hayaan ayey i dhaheen sido kale laba dhakhtar oo aan indhaha ahayn ayaan tagay waa negative markaa waxan u fahmay in sanboorkii hawshan igu sababay

  • @fardowsaabdialiyaali6305
    @fardowsaabdialiyaali6305 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qali san xirka badan maxaa keena

  • @asmiitahassan6168
    @asmiitahassan6168 ปีที่แล้ว +2

    Nafta ayuu iikeenay🥺

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr aniga AC ga ayaa igu kiciyay

  • @xaawocabdulaahikhaliif6818
    @xaawocabdulaahikhaliif6818 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤❤❤❤❤

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 ปีที่แล้ว +2

    Sanboor iyo hargab waxu yahay kala garan mayo cabur ba nafta keny

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 5 หลายเดือนก่อน

      Ani xita lkin sanka hilib kugu yalo lidhahy

    • @haniabdulkadir9794
      @haniabdulkadir9794 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-we7bl3vw5r alaha ku cafiyo wll

  • @MaaanafBoy
    @MaaanafBoy 10 หลายเดือนก่อน

    Allah kusharfo wll

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll keep going

  • @abdiwelibayow29
    @abdiwelibayow29 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi xanun baabiyo aan haween hore cunay illaa hadda sanboor kajiifi la,ahy.

  • @fadumaisse6670
    @fadumaisse6670 ปีที่แล้ว

    wllo wiil yar or 5 bil käjira ma ugu shubi kara xabad sowdada

  • @AdF-q2b
    @AdF-q2b ปีที่แล้ว +2

    San boor nafta ayuu iga qaadi rabaaa😢😢😢😢😢

    • @Marwo-oh6xp
      @Marwo-oh6xp 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi blhi tlhi hbn iyo malin wan oyaa anoo waliba ilhey bar yaya urna wan leyahay 😢😢😢😢

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 7 หลายเดือนก่อน

    Biyo cusbo leh aa jiro oo farmacy lugu gado kuwas hada kudhaqdo sanka we kucawinayan

  • @zeydomar2136
    @zeydomar2136 2 ปีที่แล้ว

    Thanks king

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 ปีที่แล้ว +1

    indhaha ayuuba iga folxumeyay😂😂

  • @ShugrifarahCismaan
    @ShugrifarahCismaan 3 หลายเดือนก่อน

    Iminkàan baan tabcaan la aha sanboor 😢

  • @Dhalintamaanta-lr5pw
    @Dhalintamaanta-lr5pw 5 หลายเดือนก่อน

    Saliida xabad soowdad iyo malab laysku daray inaad aroor walba cunto ayaa ka fiican inaad sanka ku shubto

  • @alisaleebaan2033
    @alisaleebaan2033 2 ปีที่แล้ว +2

    caawa saan igu dhibanahay sanboorka ilahay un baa og xabatusowda hooyo ayaa igula talin jirtay markasta waayo iyadu ilaa qaliin bay gashay sanboor dartii lkn markii danbe xabatu sawda ayay ku cafimaday caawa melan ka keeno hadan garanayo xitaa $$ ban ku bixin lahaa

    • @drck1895
      @drck1895  2 ปีที่แล้ว

      Walaal xagaad joogtid kama helaysid xabatu sawda!?

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 ปีที่แล้ว

      abowe hada isticmashe oo maku ficnate aniga qerkebu iga rebe mudo 5 sano ladhibatona xita isbuc kama nasto

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 ปีที่แล้ว

      Wa igu cusubyhy caawa wa yaabnhy tacbn wuxuu igala kacayna garanmaayo ilaa qunka iyo dhegaha I cuncunaaya

    • @DumarBila-z6z
      @DumarBila-z6z ปีที่แล้ว

      @@mariamahmed9936byo hda sethy

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad bad umahadsantahay dictore

  • @user-fr7pr2xf2q
    @user-fr7pr2xf2q 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr dawada cilaanka lagu daro ma kicin karta sanboorka

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 2 ปีที่แล้ว

    Dr ilmaha yar ee xiliga qabobaha .qufac jogta leh oo naqas yeelana wa maxay maxay noqonkarta xiliga kala caadi iska ah mahadsanid

    • @aminaabdikadirali1635
      @aminaabdikadirali1635 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo anigaba gabar yar aan dhalay ayaa sidas iga ah isbital kasta aan geeyana baaritaan markii ay ka sameeyana dakhaatirda waxay ii sheegan inuu yahay allergy oo keliya oo summer ka ayey alergy ku tahay ayey igu dhahan

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aminaabdikadirali1635 haa abayo aniga wa qabobaha xiligay qufacayso ilahay owlada iyo anaga ha na xafido

  • @jamaalmohamudabshir8494
    @jamaalmohamudabshir8494 2 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid wll in bdn

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 2 ปีที่แล้ว

    Mahsnid dr

  • @abdilaahidaahir8813
    @abdilaahidaahir8813 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Dr makicin karaa dhaxanta

  • @xaafuunimedia6121
    @xaafuunimedia6121 2 ปีที่แล้ว

    Sandahaarsiga waxaabaan iskaga garatay markas baan joojiyey wuu igu soolaabatay

  • @uunsaney57
    @uunsaney57 ปีที่แล้ว

    Diif 🤧meel geeyo la’ahy 😭perfumes igu kiciye sanborka

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 ปีที่แล้ว

    Waxa idilay weeyo ma aqaano wax igu kiciyo

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 2 ปีที่แล้ว

    Jasa akalah

  • @ifraaxxasan5682
    @ifraaxxasan5682 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid

  • @iqlas2638
    @iqlas2638 11 หลายเดือนก่อน

    Dr uur ayaan leeyahay dawada sanka lagu buufiyo mais ticmaali karaa

    • @Marwo-oh6xp
      @Marwo-oh6xp 8 หลายเดือนก่อน

      Abaayo isku midnahay aniga putlan ayan jogaa ur leyahay dawana maqadan kartid laidhahay haljogo ofican ocaburka iga qada ayey isiiyen ayadaba xoga kufasiseysaa wlhi 😢😢

    • @Marwo-oh6xp
      @Marwo-oh6xp 8 หลายเดือนก่อน

      Jogada hada ubahato wan ku so sawirikaraa byo

    • @fadumoaxmed1984
      @fadumoaxmed1984 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Marwo-oh6xpwalaalo iisoo sawir khyr Allah haku siiyee

  • @muhiyadiin9262
    @muhiyadiin9262 2 ปีที่แล้ว

    DR waa mahadsnthy runtina waxa ledahay balaqad sahlaysa inuu qofku dhakhso wax fahmo mrka waxan ku leyahay mar labad mhdsnthy
    aniga runti sanboor wan qabaa lkn waxa igu kiciya
    digaga
    digirta
    kalluun
    salbuukada
    ukunta
    intaas oo dhan waan iska dhaafay runtina hada waa ka fiicanahay lkn kalluunka ayaan aad u jecelahay isagana mrka aan cuno waxan cuna hbenki mrkan sii sexanayo 1 xabo oo "loratadin" ah mrka sas ayaan isga xaliyaa

    • @drck1895
      @drck1895  2 ปีที่แล้ว +1

      Adigaa mudan saaxiib soo dhawoow,
      Waa sax sidaas ugu wanaagsan caafimaad buuxo kuu rajaynaa insha allah ☺️

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 ปีที่แล้ว

    Aniga caraf isma arki karno tacbaan la ahy

  • @ayaanabdullahiyusuf3226
    @ayaanabdullahiyusuf3226 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ariga arigtidisaan ka qadaq

  • @khadarabdinazir3544
    @khadarabdinazir3544 2 ปีที่แล้ว

    M.a dre aad ayaad u mahadsantahay

  • @khadraadan450
    @khadraadan450 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallh mahadsanid

  • @mohamedismail413
    @mohamedismail413 2 ปีที่แล้ว

    Aniga qaraha ama xabxabka igu kiciya

  • @fadhahasan3287
    @fadhahasan3287 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall aad ayaad umahad san tahay waxaan ahay hooyo uurle aadna waan ula dhibanahay sanborka maxayelay cabudh hindhiso cuncun xanun mada ah intaba wan leyahay waxana laiigu qatay xabad sawdada markaa maxad igula talin lahayd adoo raaliya

    • @batraibnuwadadyare4212
      @batraibnuwadadyare4212 2 ปีที่แล้ว

      Wll anaa kula mid ah

    • @shafimoha5976
      @shafimoha5976 2 ปีที่แล้ว

      Xanuka neefta ama asmada kaso hadal Dr

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Wll ani makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@shafimoha5976 wll ani makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso neefta

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 haa wllo noo sheeg waxba kuma nooline

  • @safaa-adey
    @safaa-adey 9 หลายเดือนก่อน

    Dr sankii baa dhawac inoqday oo wuu idhiigaya miyaan xabsawdo kushubikaraa😢

  • @Ladan_Ciidi
    @Ladan_Ciidi 8 หลายเดือนก่อน

    02:54

  • @al_quraanwaafaafintakheerk8118
    @al_quraanwaafaafintakheerk8118 2 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @SadiaDahir-f2q
    @SadiaDahir-f2q 11 หลายเดือนก่อน

    😮😮🎉😢

  • @hamzajirdenuur5061
    @hamzajirdenuur5061 2 ปีที่แล้ว

    Antihistamine ,thanks doctor

  • @Adnaadnacise
    @Adnaadnacise 9 วันที่ผ่านมา

    Dr xabasowdada wy iiga dartaa mxaa ii xal ah😢

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx ปีที่แล้ว

    Thanks Dr

  • @bushrasiciid4399
    @bushrasiciid4399 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dr

  • @daariqmahamoud4734
    @daariqmahamoud4734 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid

  • @IkraanabdiIkraanabdi
    @IkraanabdiIkraanabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dr

  • @AbdiwaliXasan-y2m
    @AbdiwaliXasan-y2m ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dr

  • @XasanDambele
    @XasanDambele ปีที่แล้ว

    Mahadsanid doctor

  • @maxmedcismaan7191
    @maxmedcismaan7191 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxb