Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil Oo Sharaxay Isticmaalka Geed Uu Sheegay In Dawo Ka Yahay Xanuuno Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 289

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 ปีที่แล้ว +9

    Maansha Allah sheekh maxamed ALLAH SUMXAANA WATACAALAAYE hakaa jasaa I siiyo cilmigaad noo faa iidaysay adigana ALLAH haku xafido aakhiro iyo aduunkaba aamiin yaa raxmaan yaa raxiim

  • @yussufjimale6003
    @yussufjimale6003 3 ปีที่แล้ว +15

    Walal yaal ilaahey ayaan idinku dhaari yey ee cunug yar ayaa iga xanuun san ee sheikha lambarkiisa iisoo raadiya waan idinka codsanaa walalyaalow kenyaa ayaana joogaa fadlan fadlan fadlan

    • @اموجدان-ف3ط
      @اموجدان-ف3ط 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku cafiyo wllo

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo Allaha kuu caafiyo Insha.Allah🤲🤲🤲
      Abaayo hadaad joogto Muqdisho suuqa Bakaaraha ayaad ka heleesaa isagoo lashiiday xididkiisa qiimihiisuna ma badna.
      Somaliland waxaan ka dalbankartaa Asli mills.
      Insha.Allah waxaan kuu rajeenaa in aad hesho

    • @ruqayamohamed2448
      @ruqayamohamed2448 3 ปีที่แล้ว

      @@ZakAli9904 Fadlan Magaca saxda ah ma ii sheegi kartaa

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 3 ปีที่แล้ว

      @@ZakAli9904
      suuqa bakaraha ka xagee qofka haayo magaciisa

    • @nasraslbnducale5655
      @nasraslbnducale5655 3 ปีที่แล้ว

      @@ruqayamohamed2448
      Guryo fan wllo waka sheegayo sheekhu

  • @gaariyebotaan-nj9jo
    @gaariyebotaan-nj9jo ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah shiikh ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeyo anigana ha igu anfaco

  • @CabdirasaaqXasan-mg8me
    @CabdirasaaqXasan-mg8me 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allaah sheekh❤❤

  • @زينبعبدالله-ض1ر
    @زينبعبدالله-ض1ر หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم

  • @haadiagelle5306
    @haadiagelle5306 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashalah xafidakalah fidinya wal.aakhirah

  • @somahackgroup
    @somahackgroup 3 ปีที่แล้ว +4

    I was been using this plant ashwagandha for 15 years it have many benefits .

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว +1

      Faaiidoyinka aad ka heshay maxa ka mid ah walal

    • @somahackgroup
      @somahackgroup 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa ay badan yihiin lakin hadan wax ka taabto dhinaca raga uun ah.
      1. Waxaad seexanaysaa hurdo fiican.
      2. Waxa uu kobcinayaa awooda xubinta taranka raga.
      3. Waxa uu kuu sahlayaa in maskaxdaadu kobocdo.
      4. Wuxuu ku ilowsiinayaa fikirka warwarka khaas ahaab habeenkii hurdada ka hor.
      5. Waxa aad u isticmaali kartaa cuduradaan hadaad ka cabanayso . Gaastariga . Dhabar xanuunka. Xanuunada kaadi mareenka sida UTI.
      Laakiin waa aad waxtarkiisa heli kartaa marka maalinkasta isticmaasho 300 oo giraam mudo 9 ilaa 10 ustuuc ah si aan joogin lahayn ka dib.
      Faiidooyin kalena wuu leeyahay hadii aad ubaxa iyo caleentisa sifo kale u isticmaasho

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว +2

      @@somahackgroup mashallah aad bad u mahadsantay walal khayr ilaahay haku siiyo anuu dumar baan ahay

    • @somahackgroup
      @somahackgroup 3 ปีที่แล้ว +2

      @@iamproud7936 waxaan filayaa xaga dumarka xididkiisa oo la qalajiyo lana tumo marka la kala shaandheeyo waxa ay u isticmaali karaan waxyaaban.
      1. In ay gabadhu iska rido baruurta oo la isku dhuubo.
      2. In ay ku ilaliyaan ama ka hortagaan macaanka ( blood sugar )
      3. Stress ka
      Iyo timaha taadanaya oo lagu ilaaliyo

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      @@somahackgroup mahadsanid walal qaali

  • @saidomar5247
    @saidomar5247 2 ปีที่แล้ว +6

    How can I contact the shakh

    • @alesuge9918
      @alesuge9918 ปีที่แล้ว

      Maxaa kuu diiday in aad Afsoomaaliga Ku hadasho markaan Isla tooxeeyso Af Aadan laheen

  • @AhmedAli-fv2cm
    @AhmedAli-fv2cm 3 ปีที่แล้ว +9

    Walalayaal magaca waa ashwagandha

    • @mohamedadan2711
      @mohamedadan2711 3 ปีที่แล้ว

      Halke ka heela geedka anuugu wax jooga xamar ii cawiiya aad iyo aad ban uu doonaya fadlan

    • @mohamedadan2711
      @mohamedadan2711 3 ปีที่แล้ว

      Somali max lagu yiirahda

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Meel walbaa laga helaa waa guryafan ama geed dhlaan​@@mohamedadan2711

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedadan2711guryafan ama geed dhlan

  • @suadhussein1773
    @suadhussein1773 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh sheekh ale haku barakeeyo

    • @suadhussein1773
      @suadhussein1773 3 ปีที่แล้ว

      Geedka layidhaa geeda waraabe makasaa

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว

      ​@@suadhussein1773 maha

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 ปีที่แล้ว +4

    As cl Sheekha Allaha xifdiyo fiddaarayn. Sheekha noogu sheega hanatuso Geedka sawirkiisa.

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 3 ปีที่แล้ว

      muqaal kale ayuu ku tusay ka raadi bajka

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 ปีที่แล้ว

      @@Nuurcalaanuur3710 jazaakallaahu khayra walaal

  • @husseinjees6225
    @husseinjees6225 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤

  • @fowziyonaaji
    @fowziyonaaji ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Somali Malaga helaaaa❤

    • @Khaled-Ashkir
      @Khaled-Ashkir 11 หลายเดือนก่อน

      Aad ba looga helaa

    • @AsmaMuuse-rj7bx
      @AsmaMuuse-rj7bx 6 หลายเดือนก่อน

      Haa huno waa buux

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@AsmaMuuse-rj7bxgedka ilmaha madaxa laga saro miyaa

    • @nurreproductions4340
      @nurreproductions4340 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@shukrisharaf1358kaas waa gobka

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed1974 3 ปีที่แล้ว +2

    JASA KUMULAAHU KHAYRAN

  • @GelqaadFardaful
    @GelqaadFardaful ปีที่แล้ว +1

    masha alah shikh jasaaka laahu

  • @xaawaabdilaahi5453
    @xaawaabdilaahi5453 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka laah alf a kheyr

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye หลายเดือนก่อน

    Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤

  • @WarsameXusen-t1w
    @WarsameXusen-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah❤

  • @sahramaxamed4202
    @sahramaxamed4202 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alas jasaakalaahu khar

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    جزاك الله خيرا شيخ محمد

  • @fatimamohamed9811
    @fatimamohamed9811 3 ปีที่แล้ว +12

    Ashwangdha this is good for depression symptoms

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 7 หลายเดือนก่อน +1

    caleenta qaxwaha miyaa wll

    • @fatumamohamed4858
      @fatumamohamed4858 5 หลายเดือนก่อน

      Guryafan ba ladaa wa ged carur

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 3 ปีที่แล้ว +1

    Jizaakalaahu khyr jzaaa

  • @muntamuntasha4068
    @muntamuntasha4068 3 ปีที่แล้ว +3

    Mach Allah

  • @mohmoudabdi1611
    @mohmoudabdi1611 3 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allaah jasaaka khayr

  • @maxameddeeqbin_camey9738
    @maxameddeeqbin_camey9738 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazak'allah khayr

  • @WarsameXusen-t1w
    @WarsameXusen-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @hayatliban4020
    @hayatliban4020 9 หลายเดือนก่อน

    ‏ما شاء الله عليك ما شاء الله عليك شيخ مصطفى ليش ما خليت الصيدلية حق الأشجار نحنا نشتري منك جزاك الله خيرا

    • @umuzekiyakhadar6401
      @umuzekiyakhadar6401 4 หลายเดือนก่อน

      شيخ محمد إسماعيل مو مصطفى اختي

  • @xashiilegurey8626
    @xashiilegurey8626 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllaah

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHA allah

  • @hibofaraxhibo9637
    @hibofaraxhibo9637 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah maxamed sheikh

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah sheekh jazaakallaahu khayr

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah sheekh alaha kuxafido amen

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllyaal waxaan rabaa inaad ii so shegtaan xididkiiban la so baxay ee ma xididka diirkiisaan ka dhilaa mise waa xididka oo buuran maca jidhiftiisa ii so sheega hadaad igu dhaantaan wllayal

    • @mubarakismaacil8296
      @mubarakismaacil8296 2 ปีที่แล้ว

      Wll ma xididka oo dhan ba mise wa diirka xididka wax la tumayaa

  • @almiskaffi2676
    @almiskaffi2676 3 ปีที่แล้ว +2

    allah haku siyaadiyo anagana hanagu anfaco

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 3 ปีที่แล้ว +4

    Geedka Soomliga waxa la yidhaahdaa geed dhalaan, guryofan iyo guryoon, intaas oo magac Bay Somaalidu u taqaan

  • @AhmedAli-fv2cm
    @AhmedAli-fv2cm 3 ปีที่แล้ว +3

    Ashwagandha waxa Lagu macneeyaa dhididka faraska
    Oo geedku waxa uu leeyahay urta dhididka faraska

  • @CabdixakiinHuruuse
    @CabdixakiinHuruuse 4 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😢🎉😮😅😊jassaa.allaahhu
    Khaayrru.jassaa

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh jezaka Allah kheyran geedkaa waan u baahnaa xagee ka helaa uk ayaan ku noolahay

    • @faadumoxasan2443
      @faadumoxasan2443 3 ปีที่แล้ว

      Walal anaa uk jooga waxaad ka helaysaa amazon

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 3 ปีที่แล้ว

      @@faadumoxasan2443 abaayo macaan jezaka Allah kheyran macaga ingris maxaa lagu dhahaa

    • @munahaji8350
      @munahaji8350 2 ปีที่แล้ว +1

      Holland barrett ayad ka helaysa wllo

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +1

      @@munahaji8350 jezaka Allah kheyran abaayo macaan

    • @munahaji8350
      @munahaji8350 2 ปีที่แล้ว +1

      Gobey lulu xayakallah sis

  • @deeqamaxamadwabar6957
    @deeqamaxamadwabar6957 2 ปีที่แล้ว

    Xageen ka heela sheekh alle hakaa abaaliye

  • @abdulahiali7209
    @abdulahiali7209 3 ปีที่แล้ว +2

    Asagoo kiniini ahaa anagu isticmalnaa subixii hal xabo south africa jognaa

  • @cimaarelmi6598
    @cimaarelmi6598 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh qerr allah kusiiyo

  • @saharaismail6449
    @saharaismail6449 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh

  • @Joya11
    @Joya11 2 ปีที่แล้ว

    Caruur mala siin karaa ikhwa

  • @habibodamey7628
    @habibodamey7628 3 ปีที่แล้ว +6

    السلام عليكم شيخ جزاك الله خيرا أبي مريض بليل لا ينام وذي شجرة ماعرفت ممكن أحصل رقمك لكي اعرف اكثر

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 3 ปีที่แล้ว

      اختي انت من وين من اي بلاد👍❤

  • @Adler308
    @Adler308 3 ปีที่แล้ว +5

    English wuxuu ku noqonayaa ginseng , saas ayaan filayaa

  • @degan4
    @degan4 3 ปีที่แล้ว +4

    Maash Allah
    Gobalad koonfur maxaa looga yaqaan ila wadaa hadaad taqaan jazaka Allah khayran

    • @mirhiddomedia2904
      @mirhiddomedia2904 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhowr magac baan anigu u aqaanaa
      Guryoon
      Geed dhallaan
      Laan (laanka carruurta la siiyo )

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 3 ปีที่แล้ว +1

      Geed qumayo amaba cabcab

    • @saabiriin1232
      @saabiriin1232 3 ปีที่แล้ว

      Muxuu faaiido u leeyahay

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 3 ปีที่แล้ว

      @@saabiriin1232 Abayo cuduro badan ayuu daawo u yahay sida cudurada ku dhaca maskaxda dhiikarka sokorta ka hortaga kansarka xun iyo hurdo la aanta ayey ka hotegtaa faaidoyin badan ayuu leeyahay👍👍

    • @arimahabulshada5406
      @arimahabulshada5406 2 ปีที่แล้ว

      @@mirhiddomedia2904 geed dalaal maad ka wataa wall

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 3 ปีที่แล้ว +3

    العرقسوس luuqada carabiga
    Liquorice ama ashawagandha intaas magacba wuu leeyahy wuu macaanyahy geedka. Waa anti bacteria
    Calooshana u fiicn

    • @UMUAYMANUK
      @UMUAYMANUK 3 ปีที่แล้ว

      Licorice iyo ashwagandha isku miid maha

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 3 ปีที่แล้ว

      @@UMUAYMANUK Haye walal thanks

    • @hodenmahamud7167
      @hodenmahamud7167 ปีที่แล้ว

      Asc wall ma ashgwandha miya MiSE liquorice shekh ku shegayo pls i faidee hadad taqaan

  • @aminaahmed5656
    @aminaahmed5656 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekhow ilaahay ha ku xafidee geedka magaciisa ii soo sheeg ilaahay ha ku xafidee

    • @abdirizaq6408
      @abdirizaq6408 3 ปีที่แล้ว +1

      Ashwaganda

    • @maryamaadam8271
      @maryamaadam8271 2 ปีที่แล้ว

      Guryo fan wu kabaxa dhulkeeno dhan lkn somaalidu geed fiican uma yaqaanan

  • @mamadabibto1834
    @mamadabibto1834 ปีที่แล้ว

    Ashwagandha waa Geed dhalaan ama Guryofan

  • @sharafsharaf2336
    @sharafsharaf2336 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaakalaah

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haka abalmariyo

  • @MalinaAbukar
    @MalinaAbukar 7 หลายเดือนก่อน

    Hee gadka somali ahaan igu shega si aan fahmi karo😢😊

  • @siradahmedguled8849
    @siradahmedguled8849 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq qeer ban allah kusiya ee af somalia ko jil ci magaca ged ka

  • @mohamedsheriff109
    @mohamedsheriff109 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeqow geedka sawirkisa noo soo dhig ilaah qeyr haku siiyo?

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

    shiiqa numberkisa what's xageen Ka helaa

  • @jamaalsiciid3554
    @jamaalsiciid3554 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aac sheekhow
    Wxad no shegta Gram mxa ugu til mam qadanaa

  • @zuhurcabdilaahi196
    @zuhurcabdilaahi196 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheeqeena qalbiga ayaan ka ooya sidey askarta dhasland udileen ilaahay ha xafido

    • @mahadsharmake4395
      @mahadsharmake4395 3 ปีที่แล้ว

      Wcs wll ma dhintey

    • @sharafsharaf2336
      @sharafsharaf2336 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadsharmake4395 maya masha allaah alaaahhuma baarik

    • @sharafsharaf2336
      @sharafsharaf2336 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadsharmake4395 masha allaah alaaha ubarakeeyo cimriga dheh walaalkeey

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadsharmake4395
      walal sheekha muqalkisa ayaaba cusubee ma dhimanin sheekha cimriga alah u barakeyo waxa jirtay kuwoo kheyr baalooshiin ah ayaa ku silcisay diintiisa oo kasoo kululaaday gaalada mareykanka maxaa wax ugu sheegey oo kale

    • @farxaancabdalaahi3703
      @farxaancabdalaahi3703 3 ปีที่แล้ว

      Wllyal riwayad ayay ahayd wixii la inatusayay ee ruun may ahayn wllayaal yaynan wax walba ruun moodin

  • @nouracisman0116
    @nouracisman0116 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walayaal khiikhan lambarkiisa iiso sheega

  • @manadaud6266
    @manadaud6266 3 ปีที่แล้ว +10

    Ma ashwagabdha

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @aminahassan2372
      @aminahassan2372 3 ปีที่แล้ว

      Asc
      Walal waxaad
      sheetaa sida jinka
      Loogu daaweeyo khayir alahaku siiyo

    • @Fartunmo
      @Fartunmo 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa Ashwagandha

    • @Bushro-e5e
      @Bushro-e5e หลายเดือนก่อน

      ​@@Global.Nature1⁰

  • @koumanehyasin1849
    @koumanehyasin1849 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh geedka somail ahan waa magici

  • @miguilwes6005
    @miguilwes6005 3 ปีที่แล้ว +4

    Ashwagandha ,

  • @AnfaalMohmud
    @AnfaalMohmud 3 หลายเดือนก่อน

    Shikh waxan ahey qof hurdo la aan hayso io markii aasku Madobado walwal la igu tura shikh sidee geedka u isticmalayah

  • @abusuheyba
    @abusuheyba 3 ปีที่แล้ว +1

    walalayal gedka magacisi ishega jazakumulahu kheyran

  • @mamadabibto1834
    @mamadabibto1834 ปีที่แล้ว

    GURYOON BAA LA YIRAAHDAA ASHWAGANDHAHA

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 7 หลายเดือนก่อน

    Aslaamucalaykumsheekhmaxamadalehaubarakeeyoadigaiyotafiirtaadabaishaalaahnoosoobaah

  • @Gmaaad
    @Gmaaad ปีที่แล้ว

    Waa aqanaa geedka ashwaganda ayaa ladhaha aniga isticmalo

    • @xafzinahpea6685
      @xafzinahpea6685 8 หลายเดือนก่อน

      Hal keh laga hela wll

  • @leylaladan2403
    @leylaladan2403 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqa iweeydia

  • @haboonali7455
    @haboonali7455 3 ปีที่แล้ว +2

    Lambarkisa igu caawiya walala yaal ilmaa iga xa nunsane

    • @sabirinasabirina4428
      @sabirinasabirina4428 3 ปีที่แล้ว

      Cilajkisa ugu tag wllo hrgaysa kuyal hda cergabu joga shekha lambrkisa mhayo lkin qof udhaw haya inte kla sohadla ana kushege

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 ปีที่แล้ว

    Aawey qeeybti ku xigtay?

  • @WarsameXusen-t1w
    @WarsameXusen-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Bismila

  • @habibakediye3364
    @habibakediye3364 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqan sidee ku helaa numberkiisa

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadalan English Maxaa lagu dhahaa

    • @fatimamohamed9811
      @fatimamohamed9811 3 ปีที่แล้ว +2

      Ashwagandha u can get from the pharmacy or Amazon

    • @abdullahiadawe5637
      @abdullahiadawe5637 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimamohamed9811 thanks Abayo I got from gnc warlgren

    • @mrinaceeljoog6044
      @mrinaceeljoog6044 3 ปีที่แล้ว +2

      Ashwagandha ayaa la dhahaaye google ka baadh, magacaas baa ugu caansan, hadaan magaca kuu yare sharaxo waxa looga jeedaa ASHWA+GANDHA oo looga jeedo (Urta-faraska) luuqad ahaana magacani waaa afka hindida.
      Wll wixii faahfaahina eee intaaa ka badan google kaga bogo.
      Mahadsanid wll

    • @abdullahiadawe5637
      @abdullahiadawe5637 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mrinaceeljoog6044 Masha Allah Waad mahsantahay wan helay

    • @mrinaceeljoog6044
      @mrinaceeljoog6044 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiadawe5637 Maasha allaah wll adiga mudan wll

  • @leylaladan2403
    @leylaladan2403 3 ปีที่แล้ว +2

    Caaruurta masiin karaa

  • @mohamuudmaxamed4460
    @mohamuudmaxamed4460 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh xagee ka heli laraa geedkaa

    • @Xamda763
      @Xamda763 3 หลายเดือนก่อน

      Halkeed joogtaa wll

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 3 ปีที่แล้ว +2

    Geedka magacii

  • @hassanmohamudabdi4207
    @hassanmohamudabdi4207 3 ปีที่แล้ว

    Wall qebyta sheekha uu sheegay aa way adigoo mahadsan

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyo dhanu kabaxa geed dhalanka

  • @calixuseenibraahim4729
    @calixuseenibraahim4729 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 3 ปีที่แล้ว

    اللهو

  • @nuuro6783
    @nuuro6783 ปีที่แล้ว

    Walalayaal galgadud magacee logayaqaan qofka yaqan ha isheego

    • @ShCaliCafif-xr5cd
      @ShCaliCafif-xr5cd 3 หลายเดือนก่อน

      Dhedhey amaa guyafan

    • @nuuro6783
      @nuuro6783 3 หลายเดือนก่อน

      @ShCaliCafif-xr5cd wll hadaa taqaano isharax geed waxan aqaanaa layiraa somagale lkn mesha ukoreeysa ayuu suf sidi ushii usameysan ayuu ku leyahay makaa saa wll

  • @arimahabulshada5406
    @arimahabulshada5406 2 ปีที่แล้ว

    Geedkan muqdisho maxaa lagu waca please waan idin baryaa

  • @xamsesiciid8116
    @xamsesiciid8116 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaaah

  • @SagalAbdi-n4u
    @SagalAbdi-n4u หลายเดือนก่อน

    Side loogu daweeyaadadka isku 4:40 kaadsha 3:01

  • @Mohamedali-pc2kx
    @Mohamedali-pc2kx 2 ปีที่แล้ว

    Halkee kaheli karaa shikha numberkiisa whatsapka

    • @faraxxuseen6444
      @faraxxuseen6444 2 ปีที่แล้ว +1

      Ana haya

    • @Mohamedali-pc2kx
      @Mohamedali-pc2kx ปีที่แล้ว

      Farax xuseen number whatsapka e shiikha hadaa hayso annaa rabee maad isiisid walaal

    • @Mohamedali-pc2kx
      @Mohamedali-pc2kx ปีที่แล้ว

      @@faraxxuseen6444 walal isii

  • @farduusxaamud211
    @farduusxaamud211 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @maxamedmuuseaxmedliiswaar.348
    @maxamedmuuseaxmedliiswaar.348 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh waxaad ilowdey shaaha marka laga dhiganaayo cabitaanka i ta malcadood ee laga cabayo ee shaah lagu daryo soo sheeg.

  • @maxamedShire3591
    @maxamedShire3591 3 ปีที่แล้ว +3

    Ginseng ayaa afka Ingriiska lagu dhahaa. Afka Hindiga "Ashwagsndha" maanta ayaan dukaan Hindiya ka soo iibsaday.

    • @esakmuktar7043
      @esakmuktar7043 3 ปีที่แล้ว

      Uk Malaga hela

    • @anr4578
      @anr4578 3 ปีที่แล้ว

      @@esakmuktar7043 haa walaal

    • @esakmuktar7043
      @esakmuktar7043 3 ปีที่แล้ว

      @@anr4578 iso sheeg adresska londn

    • @esakmuktar7043
      @esakmuktar7043 3 ปีที่แล้ว

      @@anr4578 .iso dir adresska uk am london

    • @anr4578
      @anr4578 3 ปีที่แล้ว +1

      @@esakmuktar7043 abaayo mise abowe waxaa lga helaa Holman and banet dukaanka mataqaan

  • @mamadabibto1834
    @mamadabibto1834 ปีที่แล้ว

    Ashwagadha af soomaali waa GURYOON baa la yiraahdaa

  • @shmaxamedmacalinabshir9331
    @shmaxamedmacalinabshir9331 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadhiga Kale Ino so gali

  • @JimcaaleNuur-sn1og
    @JimcaaleNuur-sn1og ปีที่แล้ว

    Garamku wamaxay waa inteleg

  • @mahadayaanle1734
    @mahadayaanle1734 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh.waxaan utaag laanahay wiil gurigii laga qaatay oo aan doonayn inuu guriga joogo markaa sh. Guriga miyaa laga sixray

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 4 หลายเดือนก่อน

    Kedkas gurugey agtiis ka baxa mar kasto nin ka guran jiray aniga ma fahansanen

  • @mamadabibto1834
    @mamadabibto1834 ปีที่แล้ว

    GRYOON BAA LA YIRAAHDAA

  • @taslimosman9744
    @taslimosman9744 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh iman. Baa maha. Caniusanayxanuunkiisun. Waacaaro. Quick is cunayaa. Waan I. Bars ray Bal malodorous. Tali

  • @mohamedbashir3129
    @mohamedbashir3129 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani waxaan jooga kenya gar ahaan garissa. geedkaan waxaan u aqaana booco

  • @axmadxareed
    @axmadxareed ปีที่แล้ว

    Axmad xareed

  • @sahardidmuhumed2582
    @sahardidmuhumed2582 3 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @khadaraxmed1373
    @khadaraxmed1373 3 ปีที่แล้ว

    MANZHA ALAH

  • @sadiyafarah6220
    @sadiyafarah6220 3 ปีที่แล้ว

    ashwagandha