Wixii suaal ah fadalan noogu so dir commentiga iyo mowduuca ad jeclaan leheed in laga so hadlo. Mahadsanid ku so dhawaw o Dawo Video noloshaada wax weyn ka badalaayo.
Asc dr ahmed mar ka hore wn ku slmy dr wxn is ku arkay hindhiso faramadn mar kan hindhiso indhaha cunaha wajiga cun cun aaleygu so tuura sanka woo ibararaa wxna igu daran markan banaanka baxo iyo markan jiifo mxn ku daween karaa
Dr. Su,aal ayan qabaa, waxyabaha dabiiciga ah ee jirka la marsado sida: salida oil alive, liin dhananta iyo kuwo kale oo badan, qofka ay dhibayan waxyabo uu ku badelan karo majiran . Thank u
asc waxan qaba xasasiyada maqaarka iyo face ka oo ikululayana oo marka danbena gududanaya dhakharitana waxba ima qabtan kinini bay isiiyan lkn marka jojiyo wan xasasiyada halkedibay kabilabanta
waa mahadsan tahy doctor ahmed aniga waxaan isticmaalay activta timaha lamariyo ama madoweeso gabihaan jirkeyga wuu isbadaly waana go go ay hada waxan cunaa and loratyn tablet
Dr adigo raali ah sanka hal dhinac aya iso barara waxan isticmala okiyalo hadan 2 beri wato okiyalaha sanka iso barara maxa iskaga yareya xasasiyada sanka
Asc Dr if some is not smelling anything from the birth. I have allergy. Which Dr is the best to see. Waxmasherinin waliqy maxaiqulatalenilexed please reply
Dr hal su al xasasiyada waxan ku jiira dadka ey adka u dhiibto sido kale mararka qar jirka ayad modda in ey wax nabro cml ah kaso baxaan o casaan ah oo cuncun iyo xanun wato sido kale kuleylka iyo qabobka mud un marka an daremayo madaxa aya aad ii xanunsada dhiibkas effect intee la eg ayu igu sababi karra?
Dr anni xasaasiyada maqaarka waaye sanadaan is ticmaalooyaa dawadeeda malintuu iga dhamaado kaniiga haweenkaas hurdo ma jirto maalintii sidoo kale nolosheeuda kaniinigaas maa ku xiran
Aniga allergy ayaa qaba feeraha ayaa I xanuunayo wana qufaca dr marka u tago dawada wanku ronada marka dhameeyana qufici wu iguso labta isu duceeya walalayaal in ilahy iga cafiyo
Waxan qaba xasasiyad lkn wxn sameya markan cuni rapo ukun ama malay wla hor wxn cuna indol tab kadib ayan ukunta ama malayga cuna wax xasasiyadna maka qada wax side effect miyu iii kena dr
Wixii suaal ah fadalan noogu so dir commentiga iyo mowduuca ad jeclaan leheed in laga so hadlo.
Mahadsanid ku so dhawaw o Dawo Video noloshaada wax weyn ka badalaayo.
Dr inte ku jogta ama laga heli kara
Asc dr ahmed mar ka hore wn ku slmy dr wxn is ku arkay hindhiso faramadn mar kan hindhiso indhaha cunaha wajiga cun cun aaleygu so tuura sanka woo ibararaa wxna igu daran markan banaanka baxo iyo markan jiifo mxn ku daween karaa
Seynab Mohamed walal waxad u bahantahay in tests qaar lagu diro xarunta kugu dhaw ama dhaqtar numberkiisa gooso
@@DoctorAhmedYusuf waad mahad san tahy dhaqtar geyga aan u tagaa hadoo alle yiraah majiraa wx kaal maati ah oo la is ticmaali karo
@@DoctorAhmedYusuf maleedahy meel qaas ku ah o bukaanata talo ku siiyo aan ka so waco
Dr waad nagala so daahday cilmigada lakin had iyo goor waan kuso dhawehenaa dr ahmed Yusuf wa awyas husien omar msh alah
Awees Xuseen thanks sxbkeey marna walalkey sido in sha ALlah
Dhactarku xagee laga helaa noo soo sheega fadlan
Dr ani faruuryaha aya nabro iga so baxo mar mar waxa laidhahay wa xasaasiyo wajigana wa finan✅
dawada ugu fcn xasasiyada dhakhtar isheeg
Masha allaah jazakallaah kheyr waxa i warerisay xasaasiyad waliba xiligan o kale hoyi iyo harsi ayba i diday allaha cafimad ha nogu badalo
Abyo naqaska ma Ku dhibaaye anaa hadda la dhiman
Mahadsanid dr. Axmed yuusuf
Maasha allah aad ayaad umahad san tahay
Mahadsanid dhakhtar wax badan ayad nofa ideysay halke jogta adiga
M.a alha ku xfdiyo wll🎉🎉
Masha Allah dr
Dr. Waxa ihaysata. Dibiro Marka an. suliga kasokaco saxarada kadib waad mahad santahay
Masha allh shukran dr alle haku xafido
Faatima Mohamed Qaasim Amiin walal adiga Mudan
Dr ahmed yusuf mahadsanid
adiga mudan walalkeey
Masha’Allah Dr Ahmed Yusuf
❤️❤️❤️
Hormarwacan kuu rajeynayaaaaa
Dr. Su,aal ayan qabaa, waxyabaha dabiiciga ah ee jirka la marsado sida: salida oil alive, liin dhananta iyo kuwo kale oo badan, qofka ay dhibayan waxyabo uu ku badelan karo majiran .
Thank u
Msh allh mahad sanid Dr waa arin kahadalkeda aad umuhiimsan allh ku brakeyo adigana 👌👌👌
Shiino Jeylaani Amiin walal sido kale walal ❤️
Masha allh ku mahadsanid Dr wa mowduuc xasasiya.
A lahi dayib Mohamed adiga Mudan ❤️🙏
Masha Allah shukran dr Yusuf
Saynab sh Muuse adiga mudan walal🙏
Wall kabuubsa la igu dhuftay gawska wana bararay maxs daawo u ah
Asc wlshey Ana Wan bararay kababisa in ley dure wlhi hada se noqote hada cfimd qabto ila so hdl
mahadsanid doctor
asc waxan qaba xasasiyada maqaarka iyo face ka oo ikululayana oo marka danbena gududanaya dhakharitana waxba ima qabtan kinini bay isiiyan lkn marka jojiyo wan xasasiyada halkedibay kabilabanta
Ma.wll shukran
Amina Abdulwahab adiga mudan walal
Mahadsanidiin
Masha allh Dr Mhdsnd
adiga mudan
masha Allah Dr
tnx bro
Wcs doctor thank you waxaan unaah nahay in aad kasoo hadash sanboorka
Shukràn dr
Wll saliid aan madaxa marsaday Ayan xasaasiyad badan ka dareemay. Saliida ma sii Wadi karaa hadii se aan sii wado wax dhib ah maa iiga imanaya
asc d,r axmed waxan ahey wiiil ku nol megada baydhabo bejkada yu tubka Ayan ku xira nahy waxan qaba xasasiya gas Bawasiiir d,r isbitalkee ad jogtaaa inan ku imaaado ayaaan rabaa
mahadsanid
Dr sidee finanka wejiga uga baabiyaa ii sheeg plz
Wll daawo kaa baa'bineeso makugu caawiyaaa
Alla Ana xasasiyda u dhiban walhi 😭😭😭
Sanboorka miyaa xasasiyada
Apayo maka caafimdy
Walal sida shegesid aya ihaysato siden isku daweyaa
Asc dr magacaygu waa nasra nuux waxa ixanuunaya cunaha saaid markiii ugu horeysey ee uu i xanuuno waxan ka qaaaday cirbadaha laysku mudo infagshanka dumar markaaaa iminka wuxuuuu i xanunayaaaa 9 mon meelahaas isoo jawaab
Walal inta igala so hadal
facebook.com/I.am.DrAhmed
Xasiiya xuun heeso 3 bil
Xasaayida indha maa lagu daweeyaaa wllo
waa mahadsan tahy doctor ahmed aniga waxaan isticmaalay activta timaha lamariyo ama madoweeso gabihaan jirkeyga wuu isbadaly waana go go ay hada waxan cunaa and loratyn tablet
Adayad umahadsan dr naftaa agudhegta midday cadiga aheyn ayan qabaa
Abdirizaq Axmed igala so xerir walal
facebook.com/I.am.DrAhmed
Dr axmed isticmaalka dawada mudo dheer maxay iyeelanaysaa
Masha Allah Allaha KU sharfo pro
Cabdi Cumar Amiin walal 🙏🙏❤️
Dr adigo raali ah sanka hal dhinac aya iso barara waxan isticmala okiyalo hadan 2 beri wato okiyalaha sanka iso barara maxa iskaga yareya xasasiyada sanka
? Dr markaan raaco tareen ama bas neefta ayaa idhiweysa indhahana gaduud ayey inoqdan markaan dawado 📺 tv korka waan xoqaa ma ishegi kartaa blse
Wll xasasiyad ayan qaba nabro aya wajiga igaba bayn maxa ku daweya hada arkay channelka
Asc doctre xasasiyada cunaha maku dhacdaa sidee loo daweya loo yareya mahadsanid
Wllo ma ku xanuunayaa mise waa cun cun anay iga hysataaa cunahee
Wllo hadda side thy
Aaniga kula mida se noqote wll@@nasranuuxnasranuux8855
Asc waxaa idhibaa cirbada
Asc dr waxaan qabaa xasaasiyad oo ah la modo in jirka gudahiisa bahalo igu jiraan please isoo jawaab
Masha Allah Dr ilaahay haku barakeeyo Doctor aad ayaan kuu taageersanahay waxaan rajaynaa malin un inaa kula kulmo Mahadsanid.
Nuune Yusuf Mohamed Amiin in sha ALlah walal Mahadsanid
Dr xasaasiyada indhaha salida qubada maku daweyn karaa
Dr Mar ka aan xanusado nefta aya igu dhegta in yar in yar ayaan qata hawada
ASC DHAKHTAR WAXAAN QABAA XAsaasiyada neef mareenka maxaan ku daaweeyaa
Anaa kla misee mxa dareentaa
Xasaasiyada wll wajiga sidee loo daabiyaa cream nooceh isticmaala
Dr xasaasiyad baa igu kacsan neefta igu dhagaysa uurna waa leeyahay marka maxaan sameeya ila tali
Plz dr aqri commentigeyga aniga hoyade ayaa geriyote kadib waan naxe naxtintas kadip xanun ayaa ka daremaa barka micnha colosha qeybta sare dhanka wadnaha gerida hoyo waxaa laga jogaa 10 bilood malinta waan fcnhy lkn hwenka ayaa darema dibirid dhnka calosha please ii soo jwp
Shukri Diamond waxa igala so xariirta FB facebook.com/I.am.DrAhmed
xasasiyada jirka oodhan kudhacada maxa lagu daweya isxoqintaan iyo guduud aad udaran
waxu ubaahanyahay qofkaas in dhaqtar loo geeyo oo hospital lagu daaweeyo
ilma yar baa xasaasiyad iga dhacday dhagaha xoqaya iyo jirka kale
Asc wall side lodaweya xasaasiyada neefmarenka
Asc wall inte xarun kuleyahay dhaqterka xasaasiyada
Walal inta igala so xariir
facebook.com/I.am.DrAhmed
Wll waxa aan qabaa xasasiyada dgudaha iyo banaanka wll waan ka daalay dawada kiimikada wxan rabaa daawo dabiici ah
Abaayo ani makugu caawiyaa daawo kaa daaweeneeso waliba kaa ciribtireeso
@@queens5170Haa abayo no sheeg
Asc Dr if some is not smelling anything from the birth. I have allergy. Which Dr is the best to see. Waxmasherinin waliqy maxaiqulatalenilexed please reply
Asc dr waad mahadsantahay aniga xasaasiyad waan leeyahay waliba waxaan isku arkay markaan cirbad malaariyo ah is duro waxaan dareemayaa dabar daro saa id ah iyo barar wajiga iyo calaacalaha gacmaha iyo lugaha ah marka dhaqtarkee taqasuskiisu yahay oo aad igula talin laheed thanks
Mash.allah
Xajiinta kasohadal
Aad baad umahdsanthy Dr casharo waxku ool
Kadra Abdalla adiga mudan walal
Waxaanku.xanuusadaa.caanaageela.cuntada.midha.qamadida.digirata.beedka.kaluunka
asc malab waba igo kiciyaa
Aniga sooryaasis ayaan qabaa jidhkoodhan ayaaa icuncuna mawduucaa ayaan jeclaan lahaa inlaga soohadlo
Asc
Dr hal su al xasasiyada waxan ku jiira dadka ey adka u dhiibto sido kale mararka qar jirka ayad modda in ey wax nabro cml ah kaso baxaan o casaan ah oo cuncun iyo xanun wato sido kale kuleylka iyo qabobka mud un marka an daremayo madaxa aya aad ii xanunsada dhiibkas effect intee la eg ayu igu sababi karra?
Abaayo daawo kadaaweeneeso xasaasiyada makugu caawiyaa
Dr wxn dareema qufac yryr aan badnayn xiiq markan hawl qabto ama aan lugeeyo cunaha oo xabeeb iyeesha laabta oo icuslaata
Wll maxad iskaga dawaysay ana saas mar mar ahee alle haina qada cfiiyo
Aniga hada ka xanuunzanhy xasaasiyada jirka dhan i cun cunaa asaa xoqaaa habeenki kama jiifa karo pls isoo jawaab dr
Walal halkan igala so xeriir
facebook.com/I.am.DrAhmed
@@DoctorAhmedYusuf hye dr
@@DoctorAhmedYusuf asc
Dr anni xasaasiyada maqaarka waaye sanadaan is ticmaalooyaa dawadeeda malintuu iga dhamaado kaniiga haweenkaas hurdo ma jirto maalintii sidoo kale nolosheeuda kaniinigaas maa ku xiran
Abayo sidas u dhiban xaal ma u heshay plz iso jwb
Abaayo anaa sidaas ah hadaa sidee kanoqotay
Xasaasiyada afnabarka kawaran maxaa ari niyoo taasaamuhiim eh was beelo sad ITU iyo ayoo ufiican yahay
Dr axmed aniga xasasid bn qaba ukunta dorada kalunka digirta intas hada cuno nabaro aya iga so baxo jirkane wu i cun cunaya mxa igu la talin lahed
Aniga ayaa sas ah sis
Dr xasaasiyada ku dhaca gacmaha ama calaacalasha maxa lagu daweeya maxana sababa?
Sxpow aniga indhahaa ka qabaa mxaa talo ah
Walalo aniga wajiga aye iga heysa waxa aya igaga sosocada cuncun iyo circir
Wll daawo kaa caawineeso makugu cawiyaaa
Doctor WhatsApp kaga mano so diri kartane
Aniga allergy ayaa qaba feeraha ayaa I xanuunayo wana qufaca dr marka u tago dawada wanku ronada marka dhameeyana qufici wu iguso labta isu duceeya walalayaal in ilahy iga cafiyo
Walal I gala so xariir
facebook.com/I.am.DrAhmed
Dr aad umahadsantahay
Keytoon Saciid adiga mudan walal
Asc dr xasaasiyo aya wajiga igaga kacsan maxa dawo uu ah adigo mahadsan
Walhi Ani xita 5 sano Ayan sas ahy
Aniga xita 5yrs bay ihaysa wajigyga dhan wa dhintay gudud iyo barar dhakhtar kasto wan utagay
Abaayo makugu caawiyaa daaawo kaadaaweeneeso
@@kouthersherif1431 abaayo makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso
@@hiboali2608 abaayo makugu caawiyaa daawo kaa daaweeneeso
Dr markaan qubeesto korkaa icuncuna wax barar ah ama dhwac ah malahan biyo caadi hadda ku qubeesto xitaa waa daremaya cuncun saaaidaaa😭😭😭😭
Sony kulumid bn ahy
👆👆👆👆😓😓
Waxan qaba xasasiyad lkn wxn sameya markan cuni rapo ukun ama malay wla hor wxn cuna indol tab kadib ayan ukunta ama malayga cuna wax xasasiyadna maka qada wax side effect miyu iii kena dr
Wll daawo ka daaweeneeso makugu caawiya xasaasiyada
@@queens5170isheg abaayo. Plz
Waxan jeclan laha ina kahadasho qumanka😭
Nasriin Qurux in sha ALlah wan ka so hadli doona walal
Dr intee jogta xamar hada jogtid ispitalka isheeg waan imanaya xasasiyad si daran iheyso
Abayo daawo kaadaaweeneeso makugu caawiyaa
@@queens5170 ani igu cawi
Xagee ka howl gashaa d.r
Mahadsanid