DEG DEG AH;-Faarax Macalin Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xasan Sheekh Iyo Duulaanka Kismaayo Ku Yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 วันที่ผ่านมา +2

    FAARAH MACALIN FUULEYSO❤. WAA GEESI NIMO IN AAD RUNTA KA GABAN OO CIDII GARDARAN AAD SHEEGTAY❤

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 2 วันที่ผ่านมา +5

    Faarax qabyaaladiiste xaasid ah bal eeg budlaand oo shalay la magac baxday wuxu Lee yahay budlaand somalilaand mamulka hargaysa buu leeyahay waa xaasid

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan Mudane Faarax Macalin Dawsare Go A'head

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 วันที่ผ่านมา

    All Kuumade Tribes Clan in East-Africa are Supporting Mudane Farah Ma'alin Daware we love you too much really

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah Faarax Macallin

  • @ElmiGutale-p1e
    @ElmiGutale-p1e 2 วันที่ผ่านมา

    Bismillah, Aniga magaceygu waa Jamac Garasmaroojiye, Hadaba haddii aad tihiin Dawlad,Mucaarad,Mu'ayad iyo Shacabba HalagaFaa'iideysto Mud.Xildhibaan Honr. Farax Macallin Dawara.(waa uga mahad celiyo Talooyinka siyaasadeed ee mar walba Somalida ugu soo jeediyo sitoosa & si Dadbanba).Thanks All/by Gutale.

  • @maryanmire2098
    @maryanmire2098 2 วันที่ผ่านมา +1

    Farah angigu. Waan ku ixtiramijiray lakiin qabiileste baad moqotay

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dadkisa garisa cabsi cabsi KU nol ha xureyo farax macalin

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 2 วันที่ผ่านมา +2

    Kan wareysi maha wariyaha su’aal ka sugimaayo kaligiis baa daldalmaaya oo xumaanta qalbigiisa soo qufay
    Somalia guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maidaapdi6381
      @maidaapdi6381 2 วันที่ผ่านมา +2

      Halimo Wll Ma Xasan Xaabala Qote yaad difaaceysa Wll Xaqiqada Ku Soo noqo

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 วันที่ผ่านมา +2

    ASC runti vfarah macallin in Somali ah oo run sheega ayaan u maleyn jiray lkn hadda waxaan ogaaday in uu yahay qabyaaliiste,,mida kale shabaabka uu sheegayo Ahmed madoobe ayaa kow ka ah, runtii Farah nin wax og ma ahan,runti waxaan soo xusuustay mahmaahdii ahayd (Miro Qare mar baa la kariyay) Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา +1

    XASAN ADIGA XATAA MADAXWEYNE AYUU KUU YAHAY

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kani makii Kenya bumarka kuqalan jiray manu ahayn dad gun iyo qabyalad baad isku darsatay futo macalin

  • @SafiilPnotarychannel
    @SafiilPnotarychannel 2 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALI Maaha faarax macalin,wa maymay luqadisa lama fahmi karo,Kenya maxay u ganaaxi weyday basaaska

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 วันที่ผ่านมา

    All Kumadade tribe clan those who are in both flowing countries somalia + Ethiopia + Kenya Unity

  • @cabaasxasan2537
    @cabaasxasan2537 2 วันที่ผ่านมา +1

    Farax macalin anagu 🇰🇪 kenya waxba kama weeydiinayo

  • @abdiwahabahmed945
    @abdiwahabahmed945 2 วันที่ผ่านมา +1

    Farah Maalim he is really a broker we have soo many problems in Northern Kenya but now too busy with somalia issues for his own agenda.

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gobanimo faarax macallin

  • @osmanhaji2191
    @osmanhaji2191 2 วันที่ผ่านมา

    Faarax Macalin waa qanyaladiista aan biyo is marin waxaan aragnaa qadiyada fara badan oo soomalida dhexdeeda meelaha uu ka istaagay.

  • @ShugriXasan-o3u
    @ShugriXasan-o3u วันที่ผ่านมา

    Faarax.macalin.waanin.cawlyahan.ah

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 วันที่ผ่านมา

    Xaar Macalin waa ina Siyaad Barre, lamaanu bixine Somaliland ayaa nala yidhaahdaa.

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fairfax macalin waa runtiis masha Allah waa geesi ✌

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan ha garab buu haa hadana qof iyo cod laba sano laga shaqeynaayey Ahmed qeyb ka ahaa
    Khawaarij waa la saarey inta hartay wa ladhameystiraa doorashana waa dheceysa in shaa Allah
    Farah marabo in uu arko nabada koofur waa quuri l’ayahay xiqdi dartii
    Adeer wa lagu fahansanyahay horaad u tiri ayagoon 3 bqol oo kun laga dilin

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan.sheekh.warkiisa.waacadyahay..xiligii.mucaaradka.ahaa..halkudhigii.91.ayaaloonoqonayaa.ayuukadhabeeyay..wuxuuwadaa.duulaan.daarood.kadhana

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 วันที่ผ่านมา

    Faarax geesi somliyed oo xalaala weeyi

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 วันที่ผ่านมา

    Xaar Macalin ictiraafka aad sheegaysaa muxuu yahay 26 kii June 1960 nalama aqoonsan miyaa anta Somali Aboo

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l วันที่ผ่านมา

    Tuuga soomali ugu xun Waa odaygaan Waa munaafaq wayn Soomalilaan waa layidhaahdaa Amniga soowdigii kusooduulay adaa wada waxa aad sheegayso

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 วันที่ผ่านมา

    Yes caliga sliimka ah saasuu sheegaya alshabaab baa wadanka jooga ayaa wadan nabada lagu duulaya

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aad iyo Aad Ayaan uga xumahay Qadiyada soomaalida in laga wareeysto faarax macalin oo ah jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee ku fashilmey dhagarta ay la damac sanaayeen shacabka soomaaliyeed ineey horey u talaabaan dowlada fedaraalka soomaaliyeed horumarka shacabka soomaaliyeed meel fog gaarto gacan bir ah Ayaan iskaga qabaneynaa 12ka qof ee caqabada ku ah jiritaanka midnimada iyo horumarka shacabka soomaaliyeed ❤

    • @RahmoHusein
      @RahmoHusein 2 วันที่ผ่านมา

      Soomaaliya ayadaaba is jaajusta farax runta ayuu ka hadlaaya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    KUWAANA WAA QOLODA HARGEYSA PUTLAND WAA LABA EREY EE KU TUSAYA QOLO WALBA WUXUU U QABO

  • @xasanciro4294
    @xasanciro4294 วันที่ผ่านมา

    Faarax idkaaga,dhow,majiro sidaas,dareed gurmad,ayaa,lagabahanyahay

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 วันที่ผ่านมา

    Kan waa duli adononta u shaqeeya

  • @GamyJimael-yg2yb
    @GamyJimael-yg2yb 2 วันที่ผ่านมา

    Benlele 2:53 3:01 😂 xildhibän xaran

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 2 วันที่ผ่านมา

    SOMALIA HORISU IYO DABASABA WAA BISHA darrod

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 2 วันที่ผ่านมา

    Saaxiib xasan sh horta wax qaran la dhaho ma jiro waayo xaafadiisuu ku koobay qarankii siduu ku keenay inuu ciidan qoyskiisa ah ugu booteeyo daarood dee xasanoow daarood uma cagajugleynkaro hawiye horta taas maskaxda gasho kuna seexo xasanoow waqtigaadii dhamaa tastuurkii baad kufsatay yaa kuu baneeyey keligaa inaad bedesho tastuurkii no cidkaa yeeleyso majirto qabiilbaad ku shaqeysaa dee qabiil waxbo noogama qaadaysid xasan sh

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 วันที่ผ่านมา

    Faarax macalin waa runtii xasan io waa isku mid waa labo munaafaq

  • @CaliXassan-w5n
    @CaliXassan-w5n 2 วันที่ผ่านมา

    WAAKAA GAWAADKII NAAGAHA GADI JIRAY EE GAWAAD FAARAX MACALIN WAA CIDEE CIDA DHAGEYSANEYSP GAWAADKA DHILOOYINKA GADO

    • @abdi5852
      @abdi5852 2 วันที่ผ่านมา

      Hooyadaa ma Ku jirey dhillooyinkaas wecel ma qarsoomo

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa kii dalka kenya kenaay

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 2 วันที่ผ่านมา

    Gadal bad hadan isku Boris

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 2 วันที่ผ่านมา

    Darood waa masakiin dowlad ayay kaga dhagtay war Hassan wuxuu Rabaa 90 inaan dib ugu noqo waxaanse Illahay ugu mahadiyey Hawiye inuusan dagaal Ahli Rabin

  • @SahraJama-c8u
    @SahraJama-c8u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farax waa ninka ugo doqonsan. Ogaaden

  • @maowmuhiadin6090
    @maowmuhiadin6090 2 วันที่ผ่านมา

    Adiga faarax ah keenya sida Axmad Madoobe suubiyay makasameen kartaa Kenya

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 วันที่ผ่านมา

    Faarax 3 sim card le waa xoldhiban kenyan oo somalia ku dhex milan, subaxdiina waa kiinyaan,galabtiina waa itoopiyaan, habeenkiina waak soomaali.
    Faarax sadex faras ayuu rabaa inuu hal mar wada fuulo.
    Faarax xagee laguugu soo hagaagaa?

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 2 วันที่ผ่านมา

    Xataa farmaajahaad ammaani jirtay masaasay ahayd oo xaaraan May ahayd

  • @ClraxmaanAxmed-zy8ej
    @ClraxmaanAxmed-zy8ej 2 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaliiste faaruqa

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l วันที่ผ่านมา

    Ama maamulka hargaysa dheh ama iskadaa Waxba kuuma ovin Qabiilayste waxaa doonayso ee dhiba ilaahy kugu rid daba khoodhi 😂

  • @maryamocarab7938
    @maryamocarab7938 2 วันที่ผ่านมา

    Ahmad ayaa laraway inuu hureyo jubaland. Somali arimaheeda udaa

  • @GamyJimael-yg2yb
    @GamyJimael-yg2yb 2 วันที่ผ่านมา

    Nin maxaxyar batay😂

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 วันที่ผ่านมา

    Caqliga saliimka aha saasuu sheegaya xasan dagaalkiisu waa dagaal qabiilaysan wuxuu ka hel ayuu leeyahay

  • @HussenYusuf-m1r
    @HussenYusuf-m1r 2 วันที่ผ่านมา

    Siyaase oo dhan waa Beenlow..

  • @maowmuhiadin6090
    @maowmuhiadin6090 2 วันที่ผ่านมา

    Plz iiga soo jawaab hadalada uu ku hadlaayo maku hadli kartaa

  • @XuseenCabdi-m1y
    @XuseenCabdi-m1y 2 วันที่ผ่านมา

    B

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    TIISA DARYEELAA TUKALE KU DARA

  • @AbdeeqAbdeeq-u4t
    @AbdeeqAbdeeq-u4t 2 วันที่ผ่านมา

    Beenta iska daa cimri kuuma hadhine somaliland baa argagixiso ah cidi kaa rumaysan mayso

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 2 วันที่ผ่านมา

    Faara runtuu sheega waligiis mana ka gabo runta waana wadani caaya ama ha caayina waxbo kama bedeli kartaan intuu noolyahayna runtuu ku dhiman marka xasan sh waad daalantahay orod seexo dhamaa xilkaadiiye isasax qaladna qalad kuma sixi kartid qabiilka aad ku dhaqmeyso baan ku dhaqmeynaa cid cid wax ka qaadi karto majirto ee soco haday interpol ay qof qabaneysana adigaa lagu qaban oo tastuurkii ku tuntay qarankiina qabiilkaada ka dhigatey sax wakaasaa guryihii masaakiinta iyo xoolihii qarankana boobay xisaab baa taale kaabe qabiilkaadaad utahay bye bye

  • @GamyJimael-yg2yb
    @GamyJimael-yg2yb 2 วันที่ผ่านมา

    Beenlale 15:13

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks for thatT last you are anomalies today

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 2 วันที่ผ่านมา

    Waaruun

  • @mohamedhassan-nk6hj
    @mohamedhassan-nk6hj 2 วันที่ผ่านมา +1

    Farax macalim waxaan umaleynjiray inuu yahay wadani waxaa cadaatay inuu yahay kabo qabiil

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 วันที่ผ่านมา

      Ma runtuu sheegey ayuu qaabiiliste ku noqdeu 😂😂😂waa doorasho xaaran ah ayuu cadeeyey wuxuu kudarey Xasan sh na inuu sida Axmed suubiyo ayuurabaa 😂😂😂 qabiilku xagee kasoo galey tankale Xasan iyo Axmed waa labo tuug ee wakhtiga yeykaa dhumin

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 วันที่ผ่านมา

    Subscribed Shabeele Chanel