Xasan Sheekh oo aqbalay inuu la kulmo Abiy Ahmed, Beentii Xasan sheekh oo soo dhamaatay Xiisadda...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @mowliidaden5259
    @mowliidaden5259 วันที่ผ่านมา +17

    Xsheeekh Madaxweynihii ugu xumaa Taariiqda Somalia 🇸🇴 ha aminin waligaa
    Waa tuug weeyn walaahi

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา +6

    Balwan GEESI ✅❤️ alxaqiiqa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 วันที่ผ่านมา +5

    Subax wanaagsan weriye balwaan adiga iyo dhamaan asxaabta kugu xidhan oo dhan

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา +4

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 วันที่ผ่านมา +5

    Wlhi waa layaabey waxkasta gurgurte wuxuu kubadashey danaha asaga ugaarka ah waa qaainu waden

  • @calibare1641
    @calibare1641 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sh inuumunaafaqyahay somaalida intabadan waaisku raacsantahay xasansh inuu hantida qaranka boobaayo iyohantidashacabka waalaogyahay inuuyahay diirato qabyaaladayste burburiye iskudire aanunixishacabka iyo umada somaaliyeed waabelo somaali loosoodiray waa aafo waamooryaan weyn illaahow nadhaafi sharkiisa aamiin

  • @yusufabdullah1262
    @yusufabdullah1262 วันที่ผ่านมา +5

    Kkkjkkkkkk
    Somaliya. waa u dhamaatay salaam iyo galataga

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 วันที่ผ่านมา

      He is hopeless and clueless

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา +6

    Asc xasan qawlgiisa iyo ficilkiisu waa is khilaafsan yahay 😎😎😎😎😎

  • @maryanshoodhe611
    @maryanshoodhe611 วันที่ผ่านมา +1

    insh allh gull iyo goba nimo iinsha allha dhamanteen iyo jubaland insh allh

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 วันที่ผ่านมา +3

    Nacdal haku dhacdo xasan sheekh iLLahay umada soomaliyed haka qabto xasan munafaq

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 วันที่ผ่านมา +1

    Alxaqiiiiiiiiiqa and Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 วันที่ผ่านมา +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan eedaysane xasan munafaq iyo ebay ahmed ba kulmey waxey ka hadlan faraha kala baxa arinta jubland ciidanka keen dey raskaboni kalbaharey ka sara mesha kee muqdisho iyo arinta bad somaliland joji waxa wadi Ethiopia wlkn abdulah balwan odeygi 80jrka xasan beenti

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 วันที่ผ่านมา +1

    Geesiga umada soomaaliya mudane xasan shiiq

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk วันที่ผ่านมา +1

    Inna lillahi waa inna ileyhin rajacuun intas ma DAAROOD
    ka Cararba waa u jabey Xasan
    MUNAFUQ

  • @moallim1000
    @moallim1000 วันที่ผ่านมา +1

    Kooxda Tuugada ah ee Dammu-Jadiid iyo Xassan-Baahane waji ma leh. Mana xishoodaan. Mabda' ma leh. Waddaniyad ma leh. Fikirkooda iyo caqligiidu waa Lacag iyo boobka Hantida Qaranka. Hal Xaaraan ah Nirig Xalaal ah ma dhasho. Awalba qaab Musuq-maasuq iyo Laaluush ayay ku yimaadeen. Allaha na dhaafiyo Tuugada. Aammiin

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan sh heshis ku shega isaga muse Bixi u diray, hadusan muse is afgaradka u dirin muxu maxkamad ugu diri wayey, ya filimka lo jilayaa

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiqo dalka wuu gatay bada ayuu gadanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun วันที่ผ่านมา

    GOOD JOB 👍

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา

    Geesi guul insha Allah will ✅️

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 วันที่ผ่านมา

    Xasan sharkiisa Ilaahay ayaan kamagan galey

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา +1

    Maalin walba dhiiquu lugaha kula jiraa !
    Ceeb u adkaysi badanaa.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 วันที่ผ่านมา

    Awalba fiqi baa go aankaas aamin Sanaa oo lagu haystay ee xasan waxba ma diidanayn

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wrwb

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 วันที่ผ่านมา

    Dowladda soomaaliya oo u jareeysa Kenya xiriirka

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 วันที่ผ่านมา

    Xasan oo Raligeliyey Ethiopia oo yiri iga rali noqo.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh Waa uu cadaystay inuusan waxba udiidanayn waxaanse kunogaaday markuu muuse biixi ha la xiro Oran waayey

  • @abdiazizali9573
    @abdiazizali9573 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉❤

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz วันที่ผ่านมา

    Xassan dhigo

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 วันที่ผ่านมา +1

    Abiye waxba ku falimaayo kulanka Mooriyaan Xasan oo Alshabaab inuu yagay buu ka aaminsan yahay iyo weliba ineysan dowlad ka jirin Xamar

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 วันที่ผ่านมา

      Orodo futada u digo abye marka imo amaxaro

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh วันที่ผ่านมา

    Hassan Sheikh waxuw weerar kuqaday Hiiran state uw ku edeyay waxey lakulmen Ethopia. Maxuw udidayay in lala kulmo hadii asagi qaranka madaxweynaha u ahay uw udhumanayo?

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 วันที่ผ่านมา

    Mar inta ka gal mar xaga ka gal ugu dambayn bada iibso.ummada somaliyeed waxay leeyihiin , ninka ghuumanayo dhabarku muuqdee.

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo mw kenya natusiya Xasan sheekh iyo Abii oo wada fadhiya,
    Adigaa beenloow liita ah.shalay farmaajaa meeloow kaagalo waa,maanta xasan sheekh baad ku dhagan tahay Axmad madoobana waa kulamid.
    Insha alaah Farmaajaa soo noqon adigoo ku dhagan baan arki doonaa,oo xasan leh xasanoow raali ahoow.
    Itoobiyaad u alalaasay.war xishoo

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b วันที่ผ่านมา

      dameer maxaa wax laga tusaa waa dameer ma waxbuu fahmayaa

  • @Maykstkv
    @Maykstkv 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaa Ben lama kulmin

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 วันที่ผ่านมา

    Hadaan soo koobo waxa dowlada somaliyeed la ciyraaraso.

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 วันที่ผ่านมา

    Sababay sababay xasan guurguurte Inuu Aby axmed LA kulmo axmaq madoobe dhuxulayste ayàa sababay illeyn cadaaba cadaab ayey Ka subxaanadaysataaye...

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad วันที่ผ่านมา

    Waa munaafaq qayinu wadan xilkiisana madhamaysan dono wuu edi donaa dhiquu luga kulajiraa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg วันที่ผ่านมา

    ♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️Balwaan👑🫶🌺

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 วันที่ผ่านมา

    Tactical maneuvering within the itself vould give you a wide range of choices , where by your opponents have to say nothing , but agree your idea.

  • @MarsoonaxWagardhaceed-h7c
    @MarsoonaxWagardhaceed-h7c วันที่ผ่านมา

    Asc saaxiib adeerkaa xasan dhurwaay 😂😂😂😂

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 วันที่ผ่านมา

    Wixiisu waa lajiifiyaana banaan miyaa wixiisu! Alaah ku qabay beenta iyo ceebta aduunka noo taala ayaa nooga sii darran! Waddani ka dheer waaba tuug cadeystay subxaanalaah! Ilaahayoow Sommali nasri u bixi! Khatartii aduunka ayaan ku jirnaa!

  • @HusseinAli-h7b
    @HusseinAli-h7b วันที่ผ่านมา

    Xata haduu la kulmo abiye waxba ka qori maayo
    Nin aad daqaanid yaad tahay lama dhaho

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe oo doorasho qabsaday dacwad iyo ha la xiro Waa looga Turi waayey muuse biixi oo Soomaaliya kalagoynaya oo badii amxaaro siiyey xataa lama canbaarayn Waa la ilaalinayaa inuu xasan sheekh qabiil ujeedo sidaa Ku ogaada

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone วันที่ผ่านมา

    Xasan somali wuu kala dirayaa dibna iskugu iman mayso

  • @Macalincabdi440
    @Macalincabdi440 วันที่ผ่านมา

    waa sax cid uu ka naxaya ma jirto
    blade waa uu la shaqaynayaa in San Hawkeye San lagu aaminin karin falka

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy วันที่ผ่านมา

    MW.xasan
    Dhiiqo.inuu.udhuunto.ethiopia..waxaakeenay.dharbaaxadii..ax.madoobe

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 วันที่ผ่านมา

    Ceebey tacalaa .
    Xasan oo Ethiopia la heshiyay.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 วันที่ผ่านมา

    The reason president Hasan sheekh to meet Abi Ahmed because of hate Ahmed ISLAN and crisis in Jubland
    Hasan sheekh had surround from every corner and he had to give up himself to Abi Ahmed

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin วันที่ผ่านมา

    Waar doqonkan md sheeganaya ee dalka ceebeeyay ya umada ka qabta.
    Waa Maalin walba ceeb joogta ah.

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 วันที่ผ่านมา

    Dalxaraashe awalba beenaale tuug aan dhargeyn waa run maba yaqaana odayga sidu u cabsanaa maxuu umada u siraa hduu sidaas shisheyaha saas ugu baqanaa baqa weyne waa xasan dhiqo

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 วันที่ผ่านมา

    Sababta uu u dalbaday inay wada hadlaan isaga &Abiy
    Waa xaalada juba Land si aan Axmed nadobe Ethiopia u adeegsan ayuu wax kasta u burburiyey

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk วันที่ผ่านมา

    Dalka Xasan ma isaga iska leh
    Ragfa Somaliyeed waa dhaxalki Awoowadin idinkey idintala.

  • @DHIIGDOOFAARLEH
    @DHIIGDOOFAARLEH วันที่ผ่านมา

    Waar waa lkan dameerkii dhagta
    Waynaa bac kasii

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 ninkaan inu walan yahay ma umadaan ka aqliga badan a u qabta Ina siri kartid dowlada wali mowqifkii e ku taagan tahay ee kista biilka deni ku siiyo Haku naar tagin

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin วันที่ผ่านมา

    Kan waa nacas madaxweyne ku sheeg, meesha uu xamse marxuum ka yahay.

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 วันที่ผ่านมา

    100 boqo cuqdada daarood uqabbo SNM land waa dhawlad madax banana kasuga maalmah inagu soo aadan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 วันที่ผ่านมา

    Somali badooda iyo berigooda ha ilaashato,shaqsina ..ma bixin karo, haduu isku dayo.period.

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา

    Hassan munaafaq ani waxan ubixiyey Hassan jilicsane wa qof binaadamka ugu liita xag walba wa zero dadnimadada diinta wa eber runti

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d วันที่ผ่านมา

    MADAX WEENE. MAAHA. WAA. KHAA,,IMUL. WADAN. SHACABKII
    MASAAKIINTA. AHAA. CAGAF. AYUU. GALIYEY. IYO. XABOOLO
    DHUULKIINA. WUXUU. KA. IIBIYEY
    DAD LACAG HAYESTA,,,HADANA
    WAXA. UU. RABAA. ETHIOPIA. INUU. BAD. KA. IIBIYO. OO. USHARCIYEEYO. QOFKU. HADUU
    IIMAAN. LA,YAHAY. WAXNA. MADEEQAAN. WAANA. QAYRUL
    MASUUL. SOMALIYEEY. ISKA
    QABTA. WAA. KII. IDIN. BAABINAAYEY,,,,TOOSA. HALISBAAD. KU. JIRTAANE

  • @Miftaax114
    @Miftaax114 วันที่ผ่านมา

    Xasan xaabsade arxanlaawe qabuure qote xasan tuugsade waa tuug munaafaq ah wadani iyo isaga kala dheer marhore ayaan fahmay anuu gaalo dhan jecelyahay wadankiina gatay anagana uu doonaayo inuu na iibsado

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 วันที่ผ่านมา

    Ma tuug baa wadani noqon kara

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo วันที่ผ่านมา

    Isagaa rabo inuu Somali dalkeeda iyo baddeeda gato

  • @WarsameMoha
    @WarsameMoha วันที่ผ่านมา

    Xasan munaafuq wa Qiyanoole wa tuug qaditad taahey cadawgii somali burburiyay ay uu hoosta ka galiy abii axmed iyo wiyam huto musabani axmed madoobe yo dani ayaa iga jor yimid wa darood e garab ha ka siiyoo wxii aad dantiina ah waan idiin fulinaya wa qandaraale shishaya u shaqeyo wa kasa xasan munafuq

  • @MubaarikAxmed-k7i
    @MubaarikAxmed-k7i วันที่ผ่านมา

    Waar ma dad bilaa caqli ah ayaa ku dhagaysta bacaacey

  • @MaxamedJamacfarax
    @MaxamedJamacfarax วันที่ผ่านมา

    Asc