Jamac galad aad Baan kusalame kusalame salaan kadib guul jubbaland ❤❤❤guul ssc khaatumo ❤❤ Guul puntland ❤❤❤ maleshiyaadka mooyaanta ee geesay raaskamboni waa go doon oo sidii ciyaalka isaaq godkii goojacade ugu go doonsanayeen 8dii bilood waliba kuwa isaaq baa roonaa oo dalyaqaan ah kuwa mooyaanta ee soo dirte dal yaqaan ma aha oo diyaarad bay kuyimadeen maanta ku sadax diyaarad uma imaan oo cuno iyo daawo na ma heesataan
Kkkkk walahi caawa qosolki ayaa iga damaday Allah wuxuu noo sheegay maalinta qiyaamaha in qofku afkiisa la xeridona oo lugaha iyo gacmaha laga hadlin doono markii aan arkay hassan sheikh shalay iyo hassan-ka maanta waa sidiis Allah noo sheegay oo practical ah suxana Allah maa ninkan aan is maqlaynin ayaa somali madaxweyne uu aah
YAA AMARKA CIIDANKA LAGU DAADIYEY RAAS GAMBOONI BIXIYEY ? SIDEE SE AY XASAN IYO XAMSE U OGEYN ILEEN XASAN WAAKA HADA ISKA DHIGAYA NIN AAN OGOLEYN IN CIIDANKU JOOGO JUBALAND E ???
Runtii hasan sheeq wax badan ayaa hor yalo oo asaga Laga hayo balse hdana uu mantana asagii ka hor yimid hdii manta maxkamad la horkeno XASAN sheq marqati Loma bahno hadaldisii aya duban XASAN sidaas aya lagu maxkamadeynayaa Marka shuute alaha ka bad badiyo madx weynoow😂😂😂😂😂😂
Xasan waa Dajjaal, sharkiisa allow ummadda ka duw.
Hada kuwuu rascambooni udiray yamasuulka ah( xassan qabiil) ?. Xassan gurgurte waa majnuun 100&100 wuxuu horay uyiri iyo wuxuu hada sheegaaya bal isbarbardhiga waa ninwaalan waxa wadanka madaxweyne u ah subhanallah Ilahayoow umada Soomaaliyeed sharkiisa dhinac kamari Subhanallah.
Waxa saas u hadlaayana waa m xasan shiikh kaaf iyo kaledheeri soomaali allaha badbaadiyo.
Xasan munafaqow waxad adigu wado manta ma sharciba mise wa disturi
War waxan naga horkexe
From jabuti 🇩🇯
Ismaciilba taladaan soo siiyay
@@farhanhassan72😂😂😂😂😂
Mama sha alaah wan fahanteen jamac thks
Jamac galad aad Baan kusalame kusalame salaan kadib guul jubbaland ❤❤❤guul ssc khaatumo ❤❤
Guul puntland ❤❤❤ maleshiyaadka mooyaanta ee geesay raaskamboni waa go doon oo sidii ciyaalka isaaq godkii goojacade ugu go doonsanayeen 8dii bilood waliba kuwa isaaq baa roonaa oo dalyaqaan ah kuwa mooyaanta ee soo dirte dal yaqaan ma aha oo diyaarad bay kuyimadeen maanta ku sadax diyaarad uma imaan oo cuno iyo daawo na ma heesataan
WAAGII FARMAJO WEEYE HADA MAAHA WAASIDAAN ISLEEYAHAY🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xasan dhiiqo😮😮😮😮😮😮😮
Oo marki hore muxu udiray Sow dulmi ma aheen cidanka adaa udiray oo kamasuul ah
Xassan before Xassan after 🤬🥵
Xasan waa munaafaq hadalkiisa ayaa iska hor imanaya ee miyuunan Illaahay ka baqayn miyuusan dhimanayn.
Xassan Cilaaj yaa fahma. Meesha ma isaga Xukuma horta
Kan waa😮 nin waalan waaye wax😂😮😊 laga qoorayanq malaha 😊
oo Xasan dhiiqo. Sow. Isagu. Ma geyn meesha. Muxuu ugu celinwaayey. Meeshii. Uu ka keenay. Markii. Hore. Qofku miyuu waalanyahay.
Waa munaafaqadii u sameyn jirey
XASAN DHIIQO. WAA MOORYAAN MOORYAAN DHALAY. WAXBA LAGA QORO. WAA QOF JIRAN.
Yaab xassaan wa xariif Waar baa kadhacay 😂😂😂😂
Xasan dhiiqo waa qof waalan
Waa wax la sameeyey, waxaan Aad leedahay.
Haddalkaan waa waagii m farmaajo.
Aar wan fahmey wuu washay illahay Kuma cafiyo
Qarayahi waan kala sobaxanay adan isku hanajabiya
Yahuuuu
Ninkan kuwii doortey yaa ka xumaa ee soomali horkeeney lack hel keliyuu garanayaa iyo kooxeysi dan somaliyed waxva kama oga ✅🌎✅✅💯
AGA AGA oo Sidani Waa AGA !!!🤣
2020 😊😊😊😊😮😮 not today is 2020 federal election of somalia not jubaland
Odeygan Wa washay PSYCHO 🤪🤪 hadana 🇪🇹 Ethiopia bu isku dhibay.
Dawladaha Africa ayaa ku yidhi ciidanka ad keentay Raaskamboni ka saar Jubblaand aya lagu yiri
Xasan-baahane yaabkii baa ka yaabay! Oo dhabanada qabsaday !
Irkigay, Ashqaraaray !
Af kalaqaad ku dhacay.
Munaafaq , beenlow ah, afkiisa iyo uurkiisu lahayn.
Xassan dhiiqo ma fiyooobooo
Jaamacow caawa qamriga uu cabay waa noocee xasan sheeq
Caano boorihio qaxootiga uu soo cabay
Beenale ayuu ahaa ama hada ayuu beenale yahay
Jamac galadow horay ayaan kuugushegay markaan aniga adeegsanayo ciidamada kumajirto ee lasoco
Wuuuu waaaashay wlhi
War axmad waalasoo xiraa i aamin
Ceeb badana ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Beeen badaanaa ha huuu
Jaamac gallad bravo waad la heshay
Isagaa keenay sow maaha wuu wareeray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ilaahoow kan umada ka qabo
WAWAREEY😂😂😂. XASAN WALAAHI MASKAXDIISU MA FAYOOBA😂. SOW ISAGU MA DIRIN CIIDANKAAS ⁉️
Xasanow Illaahay ka baqo bari xisaab ku sugaysa wadanka xukunkiisa Illaahay ayaa kuu dhiibay dib iskugu noqo munaafaq ada iska daa oo dib iskugu noqo.
Walahi waa yaabay
Umada dadka hogaaminaya ay waalan yihiin miyaa hagaagaya
Maleeshiyada Ogaadeen ee ku habsatay Kismayo wax ka edaabdaran ma jirto.
Dhibka ay dadka ku hayaan ayaa laga xoraynayaa.
XASAN SHIIKHOOW IS CASIL ILLAAH BAAN KUGU DHAARSHAYE SOOMAALI WAAD KALA QAYBISAY OO WAAD ISKU DIRTAY OO WAY KU NACEEN .
Maaan sh alaa my brother jamac galad xafidu laaah inaader keep going
Subxanallah subxanallah
O yawatay ciidanka 😱😱
Waa Xilligii uu farmaanjo dagaalka kula jiray Siyaasaddii buu sharafta kaqaaday
😅😅 war Xasan yaan lagu danbaabin cashadii UU xalay cuney magaranaayo asaga iyo marxuumka hallo duceeyo
Galad waxaagu kaftan waa dhaatay
Warnikan yaa u tola yabaye waxalayiri ninwashay tokiibaa umiyira hawiyo waakaa xasan somali rogayee intandhawnahay inaga.qabta ilmaderayal wa anigoo nin samaroon waqooyi ah
Kkkkkkkkkkk acuudu billaahi mina shaydaani rajiim, xasan sheekh waa nin maskaxiyen u xanuunsan yahay.
Codkiisa namaqashii
Taliye waa wagihore mata nakusocotosin❤
hadaladiisi shalay oo been abuurka ahaa oo run ah
ayuu Maanta sameynaya
xataa qaabka uu uhadlayo maaha habdhaqan madaxweyne dal.
Ciidankee ayuu ka hadlayaa
XASAN TUUG MA WUXUU NOO SHEEGAYAA IN CIIDANKA DALKU KELIGOO ISKA TEGEEN RAASGAMBOONI ?
Xasan munafaq illahsy umada haka dulqaado
Khudbadaan waa waagii uu mucaaradka ahaa jamac hada maaha,dadka ha khaldin
idika ayaan ifahmine waxaankudaray aniga hadii laydoorto waan adeegsan karaa ee lasocda
Warkaan wuxu ahaa xilligii Farmaajo ee mid maanta ah ma ahan
Basaasiinta issa Somaliyeeyay waa layaqaan
Ma xishoide jaamac galad oo soomaalininadii ka baxay
Kkkkk walahi caawa qosolki ayaa iga damaday Allah wuxuu noo sheegay maalinta qiyaamaha in qofku afkiisa la xeridona oo lugaha iyo gacmaha laga hadlin doono markii aan arkay hassan sheikh shalay iyo hassan-ka maanta waa sidiis Allah noo sheegay oo practical ah suxana Allah maa ninkan aan is maqlaynin ayaa somali madaxweyne uu aah
Isagu waa Ayo madaxweyno
Jaamacow wali kuma dhagaysan laakiim run kaama filayo
Xamze ayuu uga baxay. Kadib markii kenya ku xumaysey.
Miyusan cidankas udirin mise waa kuwo uusan dirin wayabay walahay
Waa runtiisa ciidamada waxaa raaskanbooni udiray xasan munaafiq kan hada hadlooyo waa xasan xaraashe waa labo walaalo ah
Niyoow Jamacow ben badnidaaa War waxaani waaa hore Eeee cinwanka Ka run Sheeg intaaas views un baad rabtaaa Laxowla
LABA WEJIILE WAA XASAN TUUG‼️ CIIDANKUU HALKAAS GEEYEY BUU HADA ISKA DHIGAYAA NIN AAN OGEYN WAXAY HALKAAS KA DOONEEN😂
YAA AMARKA CIIDANKA LAGU DAADIYEY RAAS GAMBOONI BIXIYEY ? SIDEE SE AY XASAN IYO XAMSE U OGEYN ILEEN XASAN WAAKA HADA ISKA DHIGAYA NIN AAN OGOLEYN IN CIIDANKU JOOGO JUBALAND E ???
Codkiisa namaqashii.
Waalidkaa u diray raas kanboni waa lala xisaabtami waana waalid qaldan doonaya iney buunbuuniyaan qabiil alshabab amxaar iyo kali talis 😮
Jirjirroole adigaa masuuliyaddaas qaadayaa shidaalkaa kuu carfaya
Hinaasuhu cajibsanaa الله المستعان
Ciidanka yaa u diray Raasgabooni soow Madaxwaaynuhu taliyaha guud ee qalabka sida ma’ahan. Horta Madaxwaaynaha Caafimaad majiraa? Maxaay tahay hadalkaan waalida ah.
War waxani waa SAQAJAAN dawlado ajnebi ah adeegsadaan kan markii madaxweyne Somali u noqday waaba quustay…dukubax- GURGUURTE aqligiisu wuxuu ka hooseeya ilmo shan sano jir ah 🙈🙈🙈
Ilahay kacabso jooji qaran dumisnimada waa ogtahay halka lagayimid
What gurguurte I think in madaxa laga baaro waa waalan yahay
Runtii hasan sheeq wax badan ayaa hor yalo oo asaga Laga hayo balse hdana uu mantana asagii ka hor yimid hdii manta maxkamad la horkeno XASAN sheq marqati Loma bahno hadaldisii aya duban XASAN sidaas aya lagu maxkamadeynayaa Marka shuute alaha ka bad badiyo madx weynoow😂😂😂😂😂😂
Dadka hakhadin. Waa markii hore ee farmaajo
Well idea
CODKIISA MAXAAD NOOGA DHEX GASHEY AAN DHEGEYSANEE
Ogaden masakiinimadiisa aya laga arkay
TOLOW MA XAMSE IYUU XASAN RABAA IN UU DUSHA KASAARO DEMBIGA CIIDANKAAS JUBALAND LUGU GEEYEY ?😂
Xasan waa munaafaq wana gaal wayn illahay ka xadhka furtay
Umada somaliyed wuu isku diray
Waa lagu yaqaan qof uudiray in u eedeeyo hada kahor wuxu sacdiyo firimbi usoodiibay ragu isguursado markii somalidu qaylisay sacdiyo ayuu ku eedeeyay
Hadal kissa soo daa hadaad run sheegaysid
Hassan munafaq biggest hypocrite.
XASAN MARKUU CEEBOBAY MIYUU WARKAAN KU TUSAAYAA CALAMKA IN DIRIN CIIDANKAAS ISAGU⁉️😂
Malaha ODADAGU XASAN GURGUURTE
Waxbaa ka si noqday sawkii Shalay Amara bixinaayay!!!??
Somalia 🇸🇴 Alay leedahay
Anigu waxaan uarrkaa madaxwaynaha ituu khald Gallo hadana esasax madaxwaynahu waa gesi geasi dhalay nolow madallow
WARKAAN WAR HORE SOOW MAAHAN
War hadalkan amuu yahay xilligii Farmaayo?!
Cagdheeerey Waa la idin edbinaya
Ya edbinaya dameeerada.abgaal bahahin msagawa.xoreysan la a
Jamacoow jooji qabiilaynta
Waa munaafaq,,hadalkiis
Waxay u egtahay warkaan waagii farmaajo mucaaradka uu ku ahaa
Bal an ogaano hdaldaas inay hada yihiin iyo kuwo hore lodubay lkn hdii ay yihiin kuwii hore. XASAN waa washe rerkiis ha qabtaan
ASC Jaamac Galad kuma fahmin ciidankan aad shegayso makuwa JL ba mise kuwi Xamar?
Alle kabaq waxaa aad shegeyso kafiirso
saxib firi waxad umada u aqrineysid benta wa dambi