WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUSSIA | UKRAINE | BARIGA DHEXE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 วันที่ผ่านมา +10

    IKHYAARTA 600K WAX YAR AYAA NOOGA HARSAN BUUNDADA DHINACEEDA KALE AAN ISKU ARAGNO DOWRKIINA SHARIIFKA AH KA QAATA WAA MAHADSANTIHIIN

  • @LadanOsman-m5h
    @LadanOsman-m5h วันที่ผ่านมา +2

    Allaah swt ha u gargaaro isgaa awood lehee gacantooda Raboow ku sug Guusha reer falastiin. 🇯🇴💪🇯🇴

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah ayaa xal cadaalad ah keeni doona inshaa allaah

  • @Ubax114
    @Ubax114 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ninkan wuxuu ka mid yahay dadka aan ku farxo marka uu asi ku jiro barnamishka

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤ salan sare mudanayal

  • @cxakiinmaxamed4556
    @cxakiinmaxamed4556 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Britsomali Anigu maqabo fikirka Pro.axmed waxaan isleeyahay in dagaalku kusoo aaday xili ay jilceen dowladihii iyo maleeshiyadkii taageeri jiray asad
    ayna fahmeen kacdoonwadayaashu kana faa,ideysteen arinkaa.
    isma lihi Suniyiintu In Isra,il ay kunafisi doonto
    ayagaana uga daran asad iyo shiico
    marka yaan lasuurad xumeen halganka suniyiinta

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp วันที่ผ่านมา

    Asc Sxbow adiga iyo Ing Waan idin Salaamsy

  • @huda9105
    @huda9105 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 วันที่ผ่านมา

    Abdihafidoow sxb Update ma tihid see cml Dagaalka Sunniga waxaa si buuxda u taageeraya Turkiga ee ma aha Israa'iil iyo Reer galbeed midna

  • @IbrahimAbdisalam-e9b
    @IbrahimAbdisalam-e9b 2 วันที่ผ่านมา

    Scw
    Injineerka waanaga Raagay

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 วันที่ผ่านมา

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 2 วันที่ผ่านมา

    Enj gobalka cures. Intiisa badan waalaga qabsaday ukren
    Lakin sooma moodid in dadkii ukren lalaynayo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dhinac loo leexiyay khatartii ruushka ee ku jeeday naato

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 วันที่ผ่านมา

    Axmed Abtidoon, keliya baa laga cibro qaadan karaa ogoow Cabixaad.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 วันที่ผ่านมา

    Iran wey baqatay isreal waanu ka aargoosanaynaa bahbadii horey ahayd.

  • @ZhacniMohameth
    @ZhacniMohameth วันที่ผ่านมา

    Engenierka iyo cabdixafid wA idiin salamaya aniga waxay ilatahy gacmoo rer galbeed ya ku jira nafis Israel ya lo samayneya Iran iyo rushka ya la mashqulineyaa yahuuda ya fuursad lo samayneya si ay dhulka gazaa inta hadhay lo boobo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 วันที่ผ่านมา

    Dofaarka muxuu badalaa asaga wajigiisa naarta ha badashee

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 2 วันที่ผ่านมา

    Enj neer. Marnaba ha dhihin
    Isra il ayaaa hub ka dhamaaday.
    Ilaaa inta reer galbeed hub haystaaan kama. Dhamaan
    Lakiinwaa sax dhawac waajiraa xagooda isra iil

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 2 วันที่ผ่านมา

    Falanqayntiina xiiso ayay ii leedhy

  • @CabdinurYare
    @CabdinurYare 2 วันที่ผ่านมา

    Dagallada socda Muslim iyo galo midna. Dani uguma jirto marka yanlagu farxin

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye วันที่ผ่านมา

    Suuriya nasiib xumo ayaa haysata Lkn midnimo Ilaahey Haku soo hadeeyo mida kale waxaa nasiib daro ah in qolyaha suniga sheeganaya ay u adeegaan Yuhuuda oo reer Gaza Dhibaateeynaya

  • @XasanCabdi-d8n
    @XasanCabdi-d8n 2 วันที่ผ่านมา

    Asc❤

  • @Somaliland2047
    @Somaliland2047 วันที่ผ่านมา

    Ninkan engineer la dhaho siyaasada iiraan iyo bariga dhexe waxba kama oga!

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 วันที่ผ่านมา

    Eng axmad abtidoon wa nin aqoon akhlaaq aftahanimo kulansaday

  • @CabdinurYare
    @CabdinurYare 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bal waxaa muhim u ah somalidu in ay fahanto caqidada shicada iyo tan yahuda waxa udhaxaya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 วันที่ผ่านมา

    Odayga magac ayaan u bixin lahaa ee Alle ayan ka baqayaa

    • @Ubax114
      @Ubax114 วันที่ผ่านมา

      Sida Alla uga baqday ayu Alla kugu naxrisan donaa insha Allah

    • @LadanOsman-m5h
      @LadanOsman-m5h วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 koleey weeydiiso ogolaasho kafatku waa furanyahay
      Maaha Allaah Qof Rabbi yaqaan baa tahay

    • @Shukri20267
      @Shukri20267 วันที่ผ่านมา

      @ salan ka bacdi walashay Telephonkisa ma hayo,Run ahaantiina Somaliya waxa manta sidaas u galay waa siyaasiin,hadana waxa u raacay Odayal Isimo sheeganaya oo siyasadi ku milmay.Odaygana in badan ayan arkay isago siyasad ka hadlaya.maantana Somaliya xiso uma qabto Oday siyasad daba Ordaya.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 วันที่ผ่านมา

    Midbaan ku iri sunni yaa layiraahdaa markaasuu igu yiri ma shiicaa tahay markaasaan iri shiico waamaxay markaasuu igu yiri adduunka lama socotid markaasaan ku iri adaa lasocda waxa aad iwaydiisayna maba taqaanid.

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 วันที่ผ่านมา

    Kooxda suniga ah waa qayb yahuuda taageersan
    Lama oronkaro waa Islam 😊
    Waana aminsanaa sida aad falanqaysay😊😅

  • @khadraahmed5982
    @khadraahmed5982 วันที่ผ่านมา

    Quran

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare วันที่ผ่านมา

    ASC AAWAY. M /CAWALE. FALAKHIYII. WENAA

  • @Taantanle19
    @Taantanle19 2 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @Taantanle19
    @Taantanle19 2 วันที่ผ่านมา

    Heey