EXCLUSIVE:Khilaafka Madaahibta"Mushkilad Aan Mad-habka Xanbiliyadda Aheyn Dunida Kama Jiro" ~Sh Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • EXCLUSIVE:Khilaafka Madaahibta" Mushkilad Aan Madhabka Xanbiliyadda Aheyn Dunida Kama Jiro" ~Sh Cali
    Digniin:Muuqaalkaan Ha qaadan Fasax La’aan!!!!
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and TH-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 238

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  10 วันที่ผ่านมา +29

    Fadlan Kamid Noqo Asxaabta ku xidhan Abdijaliil Show.
    Waxaanu soo wadnaaa Barnaamijyo Xiiso Leh.
    #LIKE
    #Comment
    #Subscribe.
    Mahadsanidiin❤️🫡

    • @haadiyare1
      @haadiyare1 10 วันที่ผ่านมา +3

      @Abdijaliil Sxp Muuqaalada Soo Yar Yaree Hal saac WamxaYna
      Mahadsanid sxp Qali

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 10 วันที่ผ่านมา +1

      aaad i aad ❤

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 10 วันที่ผ่านมา

      bal xaqqa fiiri cabdi jaliilaw siduu kaaga aamusiyay wareysigii shabilina bal dib ugu laabo

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 10 วันที่ผ่านมา

      @@haadiyare1 wiiloow ciyaal tiktok maad tahay hhhhhh cabdijaliil muuqaaladaan ookale 3 saac nooga dhig hada kadib ileen sidaan bar gooyn waaye mahadsanid

    • @AbdiHassanBare
      @AbdiHassanBare 10 วันที่ผ่านมา +2

      Ahlusuna ama suufiyo dad markaan arko aan alle xasuusto , 5 oon wahaabiyo lashaqey sanaayay waxaan anoo xoolo dad leeyahay cuni rabo. Wlhi sufiyada waa dad diin si mugg leh u fahmay

  • @buunkahasancade-fe3yr
    @buunkahasancade-fe3yr 10 วันที่ผ่านมา +37

    Sxbow waxa kacodsanya in aad labada wadad isku balamiso wa codsi sii doda lada dhinac isku waa faqdo?

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 10 วันที่ผ่านมา +6

      beentaan uu hada sheegaaayo miyuuu sh. shibil ku horfadhiisn karaa😂

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 10 วันที่ผ่านมา +3

      😂😂😂😂SH SHIBLI MA HOR FADIISAN KARO

    • @user-yf7iq9bg1g
      @user-yf7iq9bg1g 10 วันที่ผ่านมา

      ​@@yusufmohd192 ayagaa iska fahmi ogee daawo un ee wixii sax kula noqdaa ka qaadi wixii klena isaga tag

    • @Gonergonerido
      @Gonergonerido 10 วันที่ผ่านมา +3

      Ninkani wuu shekaynaya cilmi lagula dodo ma hayo

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@yusufmohd192dee waa in laqanciya sxb masa ilaha ey isku heestan wahabiga iyo ashacarida waa in la isla meel dhiga khalaafka culimada jiitamayo oo qeyb ka ah burburka dalka

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 10 วันที่ผ่านมา +15

    Dalka Soomaliyeed dhibatada heysato ee xalkeda la'layahay waxaa xalka kujirtaa in culimadda ahlusuna wal jameeca ayaa fikirkaan loga hortagi karaa fikrka manta dhibatada kuhelayo xalkedana kujidhaa runtii❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 10 วันที่ผ่านมา +13

    Anigu Somali Muslim ah ayaan ahay,waxaan shaqadayda maa aha.

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 10 วันที่ผ่านมา +7

    Aad buu u run badan yahay shiikhaan maashaa allaah

    • @shuabahmed5650
      @shuabahmed5650 9 วันที่ผ่านมา +2

      Waa sida adliga rabto sheegay 😂

  • @Abdisalam-hu1wn
    @Abdisalam-hu1wn 9 วันที่ผ่านมา +4

    Asc waxaan walaalaha soomaaliyeed leeyahay walaalayaal haan barano diinta si aan u fahano
    Waxa laysku hayo ama meesha sartu ka qudhunsan tahay inshaa allah

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 8 วันที่ผ่านมา +4

    Aniga muslim ayaan ahay illaah iyo rasuulkisa bana wax ka qaata , magacyadan qolo walbo la baxdo bari ban ka ahy

  • @HuseinHaashi
    @HuseinHaashi 10 วันที่ผ่านมา +21

    Suufiyo waadad akhlaaq badan ❤❤❤❤❤❤

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waxaan Illahey uga Mahadnaqaayaa inuusan Suufi iga dhigin🤲

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 8 วันที่ผ่านมา +2

      Alxamdulilah

    • @5D-Football
      @5D-Football 8 วันที่ผ่านมา +1

      Maxamed cabdi wahaab madiina ayuu dhiig ku daadshay waana dhul xaram

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 8 วันที่ผ่านมา

      @@5D-Football 🤣🤣🤣 sufida waa gala asal ah

    • @user-jq2io4vz3r
      @user-jq2io4vz3r 4 วันที่ผ่านมา

      Jahiil inaad tahay ayaad cadaysay Suufiyada waxaba kamaranaysid

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 10 วันที่ผ่านมา +10

    Su'aashu waxa weeye maanta gaaladu yay la dhacsanyihiin ma wahaabida mise suufida? Yayse la dagaalsan yihiin? Hadii lakala dooransiiyo yay Qaadanayaan?
    Imaamu shaafici ayaa la waydiiyay: "sideen ku ogaan karnaa Ahlu xaqqa marka ay fitanku bataan?
    Wuxuuna ku jawaabay: " Raac falaaraha Cadowga iyagaa kugu hagaya Ahlu xaqqa"

    • @araxin7
      @araxin7 10 วันที่ผ่านมา

      Gaal waxa hadaf u ah in wixi muslim ah lazuliyo, ina dhahdo wahabi iyo suufi yu qadanaya waxaba kow ah in aad ogtahay in nin muslim ah oo hal alle rumaysan in aad cadaw isku argtn uu na raco mid isga cadow ku ah adna kugu ah bal firi caqliyadas ninku ku faraxsan oo raba in uu sida jihad ku shegto, caqligaga ma garan wayey in uu shego waxa aad ninka wllalka muslim ah isku haysan

    • @inamacalin1
      @inamacalin1 8 วันที่ผ่านมา +1

      Actually wahabiyada Ayu doorbidaya. Taasna waxaa kutusinayo in wahabiya waligod gaalka sxbo layihiin. Waxayna qandaraas kusoqaaten in wadamada muslimka laburburiyo ayado wahabiya laisticmalayo. Tusaale waxaa kuu ah savudiga iyo imaraatka. Waxay burburiyen Yemen, Libya suriya, Sudan iyo somaliya. Maantana waxa yahuuda lashqesto e garab istaagay markay xasuuqayan falastiin waa wahabiya. Imaaradka, sacudiga iyo Jordan waxay siiyan yahuuda hub iyo cuntoba. Waxayna kadiifacan madaaficda shiicada ay so gaman.

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 8 วันที่ผ่านมา +1

      @@inamacalin1 aniga dawladu iyo siyaasad kuma waydiin ee labada fikir midka ay gaaladu doorbidayan ban ku waydiiyay. Dawladahan aad taxday woxoodu waa siyaasad. Sucuudigana hada waxaa lagu tilmaani karaa dal calmaani ah culimadii waawayneed oo waxgalka ahayd oo dhan xabsiyada ayay ka buuxaan. Anigu siyaasad iyo dawladu kuma waydiin mrka

    • @inamacalin1
      @inamacalin1 7 วันที่ผ่านมา

      @Muxammed22 Dowladdu waxay matasha umadda ay xukunto. Okey kagudubse. Mud aa kuweydiyo. Waligaa ma aragtay argagixiso weerarayo sacuudiga, imaratka, iyo wadamada kusotiriryay. Iyagoo aa ognahay in ciidamo gaalo ah ay saldhigyo kuleyihin. Mabeegsadan saldhigyadaas. Lkn intay soobaxaan ayay wadamada africa e islamka ah iyo kuwa aasiya ayay gaala ladirirena oo isku qarxinena dhahan. Bal kawaran ninka sacudiga, iyo masriga e kuleh somaliya gaalada joogto aa ladiriraya.

    • @Suuuempire
      @Suuuempire 7 วันที่ผ่านมา

      Wahaaamiyada aalusacuud waxayba kuduuleen xijaaz maka iyo madiina waxayna ulabexeen Saudi aalu sacuud Israeli iyo maraykan ayay laheshiiyeen

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 10 วันที่ผ่านมา +6

    إن الدّين عند الله الإسلام

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 10 วันที่ผ่านมา +1

    Channel ka xiiso badan oo soomaliyeed ma arag mahadsanid abdijaliilow

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 10 วันที่ผ่านมา +5


    Masha'ALLaah sufiyada waa dad wanaagsan

  • @hassanyusuf1825
    @hassanyusuf1825 10 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Sh Ali looboge runta ayuu taabsiiyay wadaadkii iska hantaacay oo beenta cad la soo istaagay❤❤

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 7 วันที่ผ่านมา +1

    Eebbe cilmiga iyo aqoonta aad baratay hakuu xafido, wax badan oo aqoon ah ayaan kaa faa'iiday sheekh, baarakallaahu fiika.

  • @waheliye9427
    @waheliye9427 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah sh cali
    Mahadsanid mitcadii toosh wayn yaad ku qabatay

  • @user-ej2kf1sh7v
    @user-ej2kf1sh7v 10 วันที่ผ่านมา +6

    MashaAllah
    sheekh Cali Loo Bogay si wanaagsan Ayuu xaqa U Caddeeyay

  • @SheekhMaxamed-n8g
    @SheekhMaxamed-n8g 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah allaha barakeeyo sheekha ❤❤

  • @mohamedyusuf9913
    @mohamedyusuf9913 6 วันที่ผ่านมา

    Sheikh Alle ha barakeeyo wlhi dhibka na haysta ayuu farta ku taagay

  • @YahyeAadan-h5l
    @YahyeAadan-h5l 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allah culumada alle habarakeeyo culumadu meshay awal kala taagnaayeen waa isaga soo dhawaadeen illahay haxafido dhamaantood ❤dalkuna iyaguu ubaahanyahay uma baahna siyaasi dimuqraadi ah culumada dadkoo dhan baa taageersan iyagaana diiniyan xaq u leh inay umada madax unoqdaan culumadu dalka habadbaadiyeen

  • @Suuuempire
    @Suuuempire 7 วันที่ผ่านมา

    Suufiya waa asalkii ❤❤❤❤❤ mushaar shishiiye kuma shaqeeyaan sida wahaamiyada

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 10 วันที่ผ่านมา +2

    Jazaka Allah sheekhuna

  • @cumaribnukhadab811
    @cumaribnukhadab811 10 วันที่ผ่านมา +3

    Asc cabdi jaliil waxan ku siinaya talo :-
    ●waxaad badashaa weeraha aad u adeegsatay xayaysiinta oo ah "waxaa kuu suurtagalinkarah oo kaliya connect wave" sababtuna waa in uu Alle waxkasta uu suurtagalinkaroh . Adiga waxa lagayaba inaad weedhas u dhihin kas lakiin ay kama kaa tahay.
    Marka walaal badal weedhas , dibna u fiiri adoo mahadsan.

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 10 วันที่ผ่านมา +2

    Next part 2

  • @AbdalaAnshur
    @AbdalaAnshur 9 วันที่ผ่านมา +1

    Tabaara kalaah shiq

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 10 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga iyo ummada soomaaliyed waxaanu nahay muslim kitaabka quraanka ilaahey subxaana watacaalaa inoo soo dajiay iyo suniada rasuulkeyna mohamed scw ayaanu nahay shaafici hanbali qaadiriya maalikiya iyo waxii lamid ah ma na qaano anaga hadeeynu nahay intaasi waxii ka soo hara anaga ma raacsanin hadeeynu ummada soomaaliyed ee fadlan Ummada soomaaliyed meeylkasta aaad jooktaan ka diktoonaada fikaradaha carabta iyo cadowga muslimka iyo umada soomaaliyed inoo keeynay dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyedba macsalama

  • @axmedjibril2385
    @axmedjibril2385 10 วันที่ผ่านมา +3

    أين التقوى يارجل

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 10 วันที่ผ่านมา +9

    Sheekhu aad buu ufalanqeeyey mowduuca; wuxuuna ka hadlay taariiq qoran oo wax lagu dhisi karo.

  • @CabdiraxmnAbdikadir
    @CabdiraxmnAbdikadir 7 วันที่ผ่านมา

    Sheekh alle ha ku sharfo

  • @AbdifatahAhmed-i4i
    @AbdifatahAhmed-i4i 8 วันที่ผ่านมา

    Wll barnaamijtaada aad yeey ufiican tahay lkn intro dheer iska daa please

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE
    @Khadiir-Ali-KHALWAYATE 10 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay qofkuu uqoray inuu lumo mala badbaadin karo ninkaan caamada taarikhda aqriya ayaad kafahmaysa saad ufahanto yaa dad nagu dhexjiro magaca islaam wata

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 7 วันที่ผ่านมา

      dhaqan carbeed ayaa oo badawi ah ayaa diin nalooga dhigay oo somaliya rogay hadii runta la doonayo .

    • @naxlaawi9266
      @naxlaawi9266 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@liibaanjamac2136 dhaqanka carbeed ee aad sheegayso muxuu yahay ? Diinta aad sheegayso xaqiiqnimadeeda maxay tahay?
      Bal intaas ii cadeey.

  • @Suuuempire
    @Suuuempire 7 วันที่ผ่านมา

    Alhusuna waljamaaca ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 10 วันที่ผ่านมา +1

    Viva sh cali

  • @Andaluus
    @Andaluus 10 วันที่ผ่านมา +2

    من لم يوسع ماوسع الله ورسوله فلا وسع الله له

  • @AhmedYasin-z1v
    @AhmedYasin-z1v 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wadaadka allr dambigiisa ha dhaafo aayadda wuxuu ku daray wax aana ku jirin ولكن buu ku daray
    Aayaddu waa sidan
    ولو شاء ربك لجعل الناس أمة واحدة ولا يزالون مختلفين

    • @hiddotech
      @hiddotech 8 วันที่ผ่านมา

      isku xire weeye walaal, waa adigoo aayadda akhriyay laaakiinna yiri.

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan uu sheegaayo Hsdii la waydiiyo Asalkooda intee laga Heli karaa ma garanaayo, Waa iska sheekaynaa sheekhaan Balsa Culimadi Kale ee aad halkaan ku Casuuntay Waxay Haayeen Cadaymo Halka Sheekhaan uu Wado waala dhahay😢😢😢😢

    • @BERBERIYA
      @BERBERIYA 9 วันที่ผ่านมา

      🤔Ka billoow kuwan
      درر السنية
      عنوان المجد فى تاريخ
      تاريخ النجد
      كيف نفهم التوحيد
      المجموع المفيد من عقيدة التوحيد
      Anigu wali maan aqrin lkn waan soo daraaseyn doonaa i.a kuna darso(كشف الشبهات)
      Cid walibane wey ogtagay dhibku meeshuu Naga heysto yaa keenay in dadka (qof towxiidaya la gowraco) yaa keenay kalimada ah(الشرك) ee fasirkeeda saxda la garanyo yaa keenay in qof Muslim ah layiraa mushrikiintii Madina iyo adigu waxba isma dhaantaan! ليس المسلم والكافر سواءمن الله
      geel jiraha aan faataxada isku aadin karin ayaa garanaya in GAAL iyo MUSLIM aysan Alle SWT Usinneyn caqliga sifiican halooga shaqeysiiyo inta rag iska dhicinta la iska daayo

    • @ibraahimcabdule3896
      @ibraahimcabdule3896 9 วันที่ผ่านมา +1

      Walal video ga sifican udaawo adoo mahadsan

    • @BERBERIYA
      @BERBERIYA 9 วันที่ผ่านมา

      Waxan uu sheegayo wuxuu kuugu tilmaayay kutubta uu sheegay kolleyba aniguكشف الشبهات wan arkay mase aqrin🤔

    • @Suuuempire
      @Suuuempire 7 วันที่ผ่านมา

      Hadal walba kitaab ayuu kasooqaatay wll adigu hadalan search garee waad heli

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 9 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah shiikha allaha xafido

  • @updy__wasacxaji__moha6178
    @updy__wasacxaji__moha6178 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mixnada caalam Al islami haysata waa Xanabilo Shekh Abdiqadir jiilanina waa Xanbali

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allah masha allah masha allah sheikh khery allah ku siiyo

  • @ismailabdirahinshali321
    @ismailabdirahinshali321 9 วันที่ผ่านมา

    masha allah Allah barakeeyo Sh cali🥰

  • @mohamedyuusuf6053
    @mohamedyuusuf6053 8 วันที่ผ่านมา

    shiikha su,aasha waa lexiyay waliba sida loo rabay kama jawaabin eee waa ka mermersanayaaaa allahayoo xaqa cadeee

  • @dr1171
    @dr1171 6 วันที่ผ่านมา

    Xagee kaga qoran tahay Kutubta waxu shegayo ?

  • @AbdullahiMohamud-or1fr
    @AbdullahiMohamud-or1fr 8 วันที่ผ่านมา

    Cabdijaliil waxaan inaad wareeysato ma ahan. Qof takfiir ah oo khaariji ah inaad wareysato maha. Waxaan oo kale lama wareysto

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 10 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah wax badan baan ka faa'iidnay

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 10 วันที่ผ่านมา +1

    Hadaad aragto QOF wax ka sheegaayo IMAAMU AHMED DIINTIISA U CABSO.

    • @Xudayfah19
      @Xudayfah19 10 วันที่ผ่านมา +1

      Wllhi runbad shegtay, nin imaamu ahlissunnah madhabkiisi duraya naftiisa qatar ayay ku jirtaa!!

  • @abdirizakali5571
    @abdirizakali5571 9 วันที่ผ่านมา

    M.m.a Shiikh alaha xifdiyo

  • @AhmedYasin-z1v
    @AhmedYasin-z1v 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ninku waaba nin wayn e muxuu Brent’s ku fali ma mathhabka xanaabilada yaa qaba inay shaaficiyadu gaalo yihiin سبحانك هذا بهتان عظيم
    Takale walaalka abdijalil waxaan ka codsan lahaa in arimaha diinta u xulufo qof diinta fahansan waliba dhalinta jaamacadaha ka soo baxay si ay qaab qoto dheer ugu waraystaan dadka lagu marti qaado

    • @mohamedrashidmohamed7476
      @mohamedrashidmohamed7476 10 วันที่ผ่านมา +2

      Saad ufahantay ma ahan wll madabka xambaliga waxaa kabuuxa rag badan oo mushabiha iyo mujasima ah oo madhabka wasakheyey halka rag fiican ay kujiraan saas darteed ayaa loo dhahaa و فضلاءُ الحنابله

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohamedrashidmohamed7476 gallo waye sufida.

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 10 วันที่ผ่านมา +22

    الاهجرة بعد الفتح ولاكلام بعد الشبلي

    • @Munazih
      @Munazih 10 วันที่ผ่านมา +7

      وهل شبليكم هذا نبي لا ينطق الا بالوحي؟ أمركم عجيب

    • @Xudayfah19
      @Xudayfah19 10 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Munazih
      قيل ما قيل ولم يقل أنه نبي!
      والحاصل أن ما بعده هذر لا يلتفت إليه.

    • @Munazih
      @Munazih 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@Xudayfah19 اقتباسكم لقول النبي دلّ على هذا وما تخفي صدوركم من التعصب أكثر

    • @Xudayfah19
      @Xudayfah19 10 วันที่ผ่านมา +2

      ​​@@Munazih
      قولنا "لاهجرة بعد الفتح....." مبيِنين أنه الشيخ شبلي بين الأمر حق بيانه ووضحه أشد التوضيح فلا يحسن أن يتكلم أحد بعده بما يخالفه في هذا = ليس تعصبا، وإن سلمنا فالزم نفسك أنك متعصب لهذا الصوفي.
      وهل يلزم الإقتباس من كلام رسول الله صلى الله عليه وسلم تشبيه له فضلا عن أن الذي يقتبَس له نبي؟!!
      وهل العلماء الذي ذكروا أنه لا شرح بعد شرح ابن حجر للبخاري مقتبسين من قول النبي صلى الله عليه وسلم "لا هجرة بعد الفتح" مدعين أن ابن حجر نبيا أو رسولا؟!!
      وهل تتدعي أنت أنك إلها، لأنكَ اقتبستَ من قول الله عز وجل "وما تخفي صدورهم "
      فإن قلت لا فقد أقمت الحجة على نفسك، وإن قلت نعم جاهلا، فقد أخرجت ما في نفسك من الجهل بكلام العرب، فتعلم البلاغة والبديع والمحسنات اللفظية ولا تتكلم على ما ليس تعلم فهذا عار عليك، وإن قلت نعم عالما فما أشد تمردك وعدم إخلاصك!! وما أكتمك للعلم!! نعوذ بالله من حالك.

    • @Munazih
      @Munazih 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@Xudayfah19 أولا أنا لا أتعصب لهذا الأخ فجل كلام الشبلي وهذا الأخ مجرد أراء تتعلق بالتاريخ بس أعجبني جراءتك وثقتك بشبيلكم هذا مع كونه كذابا لا يستحق كل هذه الثقة وقد فضحه الله أكثر من مرة والاقتباس شيء جميل وأسلوب رائع بس أردت أن أعاملك بالمثل

  • @user-of2mw4ik7c
    @user-of2mw4ik7c 3 วันที่ผ่านมา

    لا هجرة بعد الفتح ولا كلام بعد الشبلي

    • @user-yf5xj4cq1l
      @user-yf5xj4cq1l 3 วันที่ผ่านมา

      من فضلك افتح عقلك الصغير الضيق

    • @user-of2mw4ik7c
      @user-of2mw4ik7c 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-yf5xj4cq1l اللهم إن عقلي صغير ضيق فاشرح لي صدري وعقلي وتوفني وأنا علي مذهب أهل الحديث ،وأعوذ بك عقيدة من خلف كالأشاعرة akhil-xabib shaafici furuucdiisii waan ku qancaye sidee baan ugu qancaynin usuushiisii mise waxaan dhahnaa shaafici fiqiga ,xadiiska &luqada cajiib buu ku ahaa lkn wuu caqiido xuma ,hal arina ku darso oo suufiyada kusaabsan waad ogtahay dhibka nahaysta xitaa in sunooyinkii nagu adagyihiin maxaa qoorta noo suray wax nabigii,asxptii &taabiciintiiba ogayn

  • @Cabeyhasan
    @Cabeyhasan 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wahaabiyo Wa fitno musibo ah, illaah umada haka qabto😢

  • @abdikani4541
    @abdikani4541 4 วันที่ผ่านมา

    Imaam ahmed bin hambal oo ah imaam ahlu sunah wal jamaacah immam shaafici ayaa xadiiska waaydiin jiray sug naan shiyahiisa
    Markasaad duraaysaa ilaahay hakaa jaaziyo

  • @ahmedyasinabdulahi3469
    @ahmedyasinabdulahi3469 6 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Walal abdijaliiloow waxa ugu horeeye Ee caqligu aqbali karo waa cadaynta fikir gaar uleeyahay oo Alle s.w.t Waxa uu quraanka inoogu shaaxaya inta shay ee cadayn kugu filan In Alle jiro uuna mudan yahay Cibaadada Marka hadii uu Alle wayneba cadayn inoo keenayo ma adoon Aad adigu waraysanayso Oon qoraal iyo cadaymo wadan ayaan fikirkiisa ka aqbali karnaa?
    Culimadan Aad waraysanayso Marka hore Waxa uu kugu jawaabayo ha keeno cadayn Tusaale mohamed bin abdiwahab hadaladiisa Kutubtiisa halka ay kaga sugan yihiin intaas oo shay uu inoo shraxayo hada kaliya wuxuu kusoo koobaya "way qoran yihiin" isaga oon sheegayn meesha ay ku qoran yihiin mida kale nimankan Dadka laynaya Sababta ay dadka ku laynayan ma kuwan kaliya ayay u sheegaaan Oo dadka kale looma ogolaado miyaa? Hadii uu run ka sheegayo inay taasi sababta tahay ay wax u dilaayan Ha inoo sheego meesha ay sidas ku yidhaahdeen cadaynteeda iyo meesha laga heli karo cadayntaas tixraaceeda Walal waxan ka codsanaya Mar kale hadii aad nin culimo ah waraysanayso Inaad marka hore usii sheegto hadiiba uu qof culima ah wax ka sheegayo ha noqdaan kuwii ay doonan Ha sheego cadaynta hadalkiisa iyo meesha uu ku sugan yahay lkn sidan intuu kusoo horfadhiisto wax kasta yaanu iska sheegin bilaa sabab
    Mahad oo dhana Alle ayay u sugnaatay

  • @maxamedaadan1251
    @maxamedaadan1251 10 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkaan xog badan oo saxan buu sheegay, hadalkiisana xamaasad kuma jirto.

  • @AbdirisakAbdullah-b7d
    @AbdirisakAbdullah-b7d 10 วันที่ผ่านมา +1

    Quraanka illahay mid Aan lafahmi karin iyo mid lafahmi karo miyuu ka dhigay cajiib

    • @adenceymoy1646
      @adenceymoy1646 10 วันที่ผ่านมา

      Bal hadii lawada fahmi karo adigu micnee Alif laam miim"

    • @adenceymoy1646
      @adenceymoy1646 10 วันที่ผ่านมา

      Bal hadii lawada fahmi karo adigu micnee Alif laam miim" maxay tahay micnaheedu.

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@adenceymoy1646 lafahmi karo iyo la tafsiiri karo iyo waxa kala bixi. Ali laam mim nabiga wuxu dahay ilahy baa garanaya

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 10 วันที่ผ่านมา

    Abdijaliil hada baad heysaa wadadii saxneed ee saxaafada

  • @abdishakuurAlisamattar-x2r
    @abdishakuurAlisamattar-x2r 7 วันที่ผ่านมา

    Aad Buu urun badan tahy Shiikha waxa ka jira wadanka bu ogyahy

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan cuqdad mohamed ibnu cabdi wahaab ayaa kabuuxdo

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 10 วันที่ผ่านมา +1

    Shaydaan ayaad u adeegtaan ee Shaafici waxba kama ogidiin

  • @AbdullahiMohamud-or1fr
    @AbdullahiMohamud-or1fr 8 วันที่ผ่านมา

    War kan inaad wareysato ma aheen. Ilaaheey inta uu abuuray kuwa ugu beenta badan ayuu ku jiraa. Waana jaahil aan wax aqoon. kan warysigiisa macne ma lahee inaad iska dhaaftaa fiicneed.

  • @waanochanel7183
    @waanochanel7183 9 วันที่ผ่านมา +2

    Horta suufiyada gumaystihi dhulka islaamka qabsaday ba no keenay si anan u fahmin diinta hilib iyo bood bood iyo qabuuriyin an u noqono. Maanta gaaladu ma suufiyaday jecel yihiin oo ay u arkan inay u fican yihiin mise wahaabiga sida uu isagu u dhigay? Wakhtigi aad dadka badowsan jirteen waa la dhaafay suufiyiw. Rabigin kaligii barya intasa dhibaysa!

    • @user-yf5xj4cq1l
      @user-yf5xj4cq1l 2 วันที่ผ่านมา

      Gumaystaha iyagaba la dagaalamaye see camal misa mar hore khuluf lagu saaray😂

    • @waanochanel7183
      @waanochanel7183 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-yf5xj4cq1l dagaalki sayidka nimanka ka so hor jeeday ee gumaystaha raacay manay iyaga ahayn? Liibaya cumar al mukhtar nimanki xukumay ee yidhi waa khawaarij wana ayda naarta ee xukunka daldalaada ku xukumay manay ahayn? Ma adiga tariikh ba haya.

    • @user-yf5xj4cq1l
      @user-yf5xj4cq1l 2 วันที่ผ่านมา

      @@waanochanel7183 Cumar Mukhtaar yuu ahay oo sayidka laftiisa muxuuu ahaa see camal hee 😂

  • @indhoforex9266
    @indhoforex9266 6 วันที่ผ่านมา

    Waa ninkaa kaliya oo runta ka sheegay dhibaatooyinka soomaalida heeaato

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 8 วันที่ผ่านมา

    Imagine culumade digal siyasinta digal qabiladi digal somali kle digal yaaaaaab

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa adiga ku dhex galiyey cabdijaliilow nimankan adoon dhalan bey isheysteen hishiina mayaan

  • @footballmen1
    @footballmen1 10 วันที่ผ่านมา +1

    abdijaliil waa yaabey kolley ina adeer ka bariisee igaarka waxba meesha kuma haaye

  • @MohdKl24
    @MohdKl24 10 วันที่ผ่านมา +1

    Suufigaan Quraanka xitaa mayaqaan

  • @muugso7775
    @muugso7775 10 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekha fikirkiisu wa sadxi😅😅

  • @Abu-ayisha
    @Abu-ayisha 3 วันที่ผ่านมา

    الاشاعرة نفاة الصفات وسكلوا مسلك الجهمية في نفي الصفات وهذا يفي في ضلالهم

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 10 วันที่ผ่านมา +1

    Majiro qof Somali ah oo caanaha iyo biyaha kala garan

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya mushkilada kajirta waa qabuuriyo kaligaa miyaa ahlu suna ah ahlu suna waxa y qabaan in quraanka kalaamkii allah yahau. Adna waxaad qabtaa in uu maqluuq yahay 2024 shirki iyo quraafaad hanoo xayisiin waa laga soo gudbay dadkana waalaga xoreeyay adoonimada aad ku haysateen

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 10 วันที่ผ่านมา +1

    Suufiyada waxaay dhahaan dad ma TAKFIIRINO hadana MADHABU HAMBALI AYUU TAKFIIRINAAYAA, SHARU NAAS WAAYE KAN.

  • @abdiwahabmahamudAbdi
    @abdiwahabmahamudAbdi 10 วันที่ผ่านมา

    Su'aalaha la weydiiyay toos ha uga jawaabo! Waxan uu sheegayo su'aalihii ma ahan la weydiiyay.!

  • @HuseinHaashi
    @HuseinHaashi 9 วันที่ผ่านมา

    Wahaabiyaa ilaahay sharkeeda hanaga qabto
    Midka saxan waalagarankaraa

  • @ogaalmaal9898
    @ogaalmaal9898 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masjidka Axmadiyada ee Duuso mareeb lagu kubay Qaadiriyo ayaa kubtay Waan Ogyihiin dadka ku nool dalka.
    Tankle Kutubta Qaadiriyada Waxaa ku taalo dilka Hal Qof oo Saalixiyaa waxay u dhigantaa 70 qof oo Gaal ah oo ladilay.

    • @manaste
      @manaste 10 วันที่ผ่านมา

      After soomaaligii ayaaba ku dhibban tahay sidaa si la mid ahna taariikhda ayaa ugu dhibban tahay

    • @ogaalmaal9898
      @ogaalmaal9898 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@manaste Afsomali kuma dhibani ee Dhibka ku hesto ayaa ah in aadan Dafiri karin xaqiiqda aan ka hadlay.
      Sooyaalka Somalida Waxaa ku xusan in Qaadiriyada Dagaal ogayaal yihiin.

    • @ogaalmaal9898
      @ogaalmaal9898 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@manaste After ma ahane Afsoomaali Dheh 😟😂

    • @Xudayfah19
      @Xudayfah19 10 วันที่ผ่านมา

      Ruuxi wax arki way u cadahay balada ay qaadiriyo umada kuhayso

    • @maxamedaxmed4736
      @maxamedaxmed4736 10 วันที่ผ่านมา +1

      waxaadu waa fashiline , ma sheegee marka kkkkk

  • @qaasimcali8903
    @qaasimcali8903 10 วันที่ผ่านมา

    Cajiib
    War sugan ayuu la yimid sh cali looboge

    • @dr1171
      @dr1171 6 วันที่ผ่านมา

      waxkasto uu sheege Musan Shegin Mesha Kaga qoran tahy Kutubtu shege , Hadad baartidna Ma helaysid . Marka Tuhun Iyo Argti uu aminsayhy Ayu shege .

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi 10 วันที่ผ่านมา +1

    كذبت وافتريت

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 10 วันที่ผ่านมา

    loobagaw kuu bogney masha allah

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 10 วันที่ผ่านมา

    Xuraynti Soomaaliya Xitaa mawaxaad afka u geliseen suufiyo

  • @al-bashirdermalclinic
    @al-bashirdermalclinic 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ibnu taymiyah TATAARKA wuu soo gaadhay sheekh ha noo hoos galinin😂

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 9 วันที่ผ่านมา

    Madarasada ciyaalka qaraxa loogu dhigo waddanka soomaliya halaga wada xidho, quraan lama baree !!
    10 sanno ciyaalka hayaan maxaa loo dhigaa ?
    Bal is waydiiya ?

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 วันที่ผ่านมา +2

    Dadyahow ilaahay kabaqa mahamad abdiwahaab aa madaxa u saarinaysaan xumaanta joojiya waqtiguu soo baxay dadkoo qabyuraha kor fadhiya oo barakeesanaya ayuu diiday waqtigaana waxaa ugu kaalmeeyay in diinta dadka la baro boqorkii markaa heestay saudiga shirking iska dhaafa mahamad abdiwahaabna diin baa idiinkeenay idinma aron ilaahay iyo rasuulkiisa ayuu scw raaca ma ceebaa

    • @Somali100
      @Somali100 10 วันที่ผ่านมา

      wllshey " wadar iyo waxid ya walan" ee somali dhahda islamki waqtigisa iyo qarniyashi ka horeyay gaalo ma aheyen ? hadeda ahayen isaga intu kaso helay waxa sahsan , marka wax baar oo shiqan kutubta ushegay baar ama wixi kle , kitabada tarikhaha aqri kaso bax xeendaabka aad ku jirto

    • @manaste
      @manaste 10 วันที่ผ่านมา

      Ina Abdiwahaab waxa uu ahaa sh yusuf indhacade oo xiligaas noolaa

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim 10 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂​@@manaste

    • @mohamedrashidmohamed7476
      @mohamedrashidmohamed7476 10 วันที่ผ่านมา

      Hoogamiya koxeed waxbo ma dhaamin ina cabdiwahaab tarikhdiisa dib u akhri inta yartaa lagugu qufulay halafadhinin

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 9 วันที่ผ่านมา

      Nin carab oo wahaabiya la baxay miyaa diin lanooga dhigi ?
      Hooyadii ha waso cabdiwahaab al wahaabi ibnu qarax !!

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 10 วันที่ผ่านมา +1

    Nin dhunsan waaye imaamu axmed binu xambal wa imaam kamida afarta mad hab sida u asigaba u qirsanyahay lkn hadalkiisa horey iyo gadaal wa u isduqaynayaa cadifad ayu kuhadlayaa moyee cilmi malahan kan
    Cuthmaniyinta iyo Andalus (Spanish) maxa isga shaqaa 400 o sano aya udhaxaysay
    Tannkale Tataarka waqtigi ibnu taymiyah wayba jireen ee kama dambaynin ibnu taymiyah wa uladagaalanyay Tataarka
    Sh jalaylani ashacirada wa ahlu bidac ayu leyhay dhowr meel o kamida kitaabkisa gunyaha
    Kan jahligiisa Inu amusay aheed lkn asiga is ceebeyay

    • @BERBERIYA
      @BERBERIYA 9 วันที่ผ่านมา

      Haa Lkn kan ina Abdul wahab ee dadka 100℅ muslimka ee madhabu shaficiga ah lugu leynayo waa sax..🤔war hooy alle agtiisa xisaab baa taal!

    • @BERBERIYA
      @BERBERIYA 9 วันที่ผ่านมา

      Alley lahey akhira xisaab baa taal allow hana soo joojin kuwas meesha aad ku xisaabinayso

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 10 วันที่ผ่านมา +1

    عفوا لاهجرة بدون همزة

  • @Zoma-g8e
    @Zoma-g8e 10 วันที่ผ่านมา +2

    الله اكبر ❤❤

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 10 วันที่ผ่านมา +1

    Horta somalia waa shaaficiyee , Wahaabinimadda oo ka imaday madhabka Hanbaliga ah maxa dhabarka u saaray .

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 10 วันที่ผ่านมา +1

      Adigu jaylaani xannaabili aha maxaa kudaba dhigay😂

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 10 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@shaqalecabdikariim9233
      Boor aa ka kicisay miskiinka 😢😂😂

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 10 วันที่ผ่านมา +2

      sida saxda wahaabiyo waa magac suufiyada dadka somaliyeed ku duraan anaaga madhabkii imam shaafici ayaa heysanaa ,,,,

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 7 วันที่ผ่านมา +1

    dhaqan carbeed oo diin nalooga dhigay ayaa soomaali rogay iyo kuwo u adeega oo nairobi jooga.

    • @abdirahmanabdikarin1873
      @abdirahmanabdikarin1873 7 วันที่ผ่านมา

      Meeshan meeshaadi maaha bro

    • @dr1171
      @dr1171 6 วันที่ผ่านมา

      Sidiina oo kale cajam aan carabi aqoon manihin, Oo khuraafad Afcarabi lagu qore barakyaata 😂

  • @adenceymoy1646
    @adenceymoy1646 10 วันที่ผ่านมา

    Qeyr badan Eebbe haku siiyo adeer, wahaabiyada qurunkoodana Rabbi hakaa xafido. Jir oo joog

    • @dr1171
      @dr1171 6 วันที่ผ่านมา

      😂 Hadi ladhaho War ilahy kaliya barya Ma ceeba 😂?????

  • @ShifowMaacadadnaa
    @ShifowMaacadadnaa 10 วันที่ผ่านมา

    Haduuba kan towxiidka minimisation qaldaayaa

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 9 วันที่ผ่านมา

    Labada wadaad isku balami sidaasaa macaan

  • @ApdilahiAli-c3k
    @ApdilahiAli-c3k 9 วันที่ผ่านมา

    Culimada is horkeen oo dood u qabo

  • @الذكر
    @الذكر 10 วันที่ผ่านมา

    Musiga kada si aan udhagaysano

  • @Ustaadkaamil
    @Ustaadkaamil 9 วันที่ผ่านมา

    ABDIJALIILOOW ISKU BALAMI LABADA KOOX GAMES HORE OO GOOSGOOS AH AAN KA DAABTEY, ELCALASICO AYAAN KAAGA FADHINAA MASUUL.

  • @AliShirwac
    @AliShirwac 9 วันที่ผ่านมา +1

    هذا الرجل يكذب كما يتنفس

  • @araxin7
    @araxin7 10 วันที่ผ่านมา

    Gaalka waxa uu arka dad muslim isla sheegta oo islayna midba midka kle dhahayo waa gaal dhiigsa wa xalal,taasina way farxad gali naysa, gaalka wuxuba arka in iyga isdilayan inta aan isaguba gaarin dagalka hadi sidan wax iska badalin wax badan gaalka dhoosha wa waka qosli.😢

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 7 วันที่ผ่านมา

    ibnu tayymiya afkaartiisa ayaa na baabi'isay .

  • @jamalmpls
    @jamalmpls 10 วันที่ผ่านมา

    Xambaliya Diinta saxiixa ah ayey ku bareysa oo aad JAHILKA KA ahayd.
    Salafiya shaqo kuma laha KHAWARIJ ta aad sheegeyso xataa SALAFIYADA waa dilaan. Shaaficiya waa nahay oo dhib malaha.

  • @cabdalecali3794
    @cabdalecali3794 10 วันที่ผ่านมา

    Oo adiga quranka wa taqanaye maxaa logic lo isticmala si laguu fahamsiyo😂😂

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 9 วันที่ผ่านมา

    Gadh xun iyo surwaal la gaabsado iyo manaahij rag carbeed qorteen isu dila idinkuna wadaadoow !!
    Quraankii iyo sunmihii nabigana ka boodaa !!
    Dhib kale ummada soomaliyeed u keenteene iyo qarax iyo holace !!
    Dhamaan waa tuug gadhwayn le niyow

  • @Yaasir-toronto
    @Yaasir-toronto 10 วันที่ผ่านมา +1

    I’m frist 😍

  • @CabdiraxmnAbdikadir
    @CabdiraxmnAbdikadir 7 วันที่ผ่านมา

    Dadkeena iyo dalkaba waxa kharibay waa fikirka guracan ee wahabiyada weeye

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 10 วันที่ผ่านมา +1

    war jaahilkan xagee usoo fadhisiisay uf😮

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 9 วันที่ผ่านมา

      Wahaabi yar oo madaras qarax kasoo baxay, wan ku fahaney il gaara lagugu hayn !!

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@Jibriil571sufi oo qabriga sidii loo cabudo soo barteh