EXCLUSIVE:Loolanka Taariikhiga ah ee Geeska Afrika.Qorshaha Masar&Damaca Itoobiya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 189

  • @abdirisaksaidabdisalam3219
    @abdirisaksaidabdisalam3219 หลายเดือนก่อน +21

    Ninkan odayga ee la waraysanayo warkiisa waxbadan oo negative ah ayaa kujira xaqiiqdu waxa weeye maanta Ethiopia malahan tabar ay soomaali wax ku yeesho ummada soomaaliyeed na insha allahu waqtigan adag ee horgaladu ku bateen waa ay ka gudbaysaa waana guuleysaneynaa insha allah.

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa.
      Ninkan wuu iska hadlayaa!!!
      Hadalkii wax cilmi ah kuma salaysna waa nin iska hadlaya.
      Hadalkiisu waa caaaaaac.

    • @Sayidismalure
      @Sayidismalure หลายเดือนก่อน

      Aan aragno umadda somaliyeed eed sheegayso kkkk

    • @samirAhmed-r3p
      @samirAhmed-r3p หลายเดือนก่อน

      itoobiya ciidamo ka tababar fiican ma jirto geeska Afrika oo dhan

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 หลายเดือนก่อน

      @@samirAhmed-r3p .
      injirley tababar iyo tacliin midna ma laha.
      Itoobiyaanku waxay ciidanka u qortaan in ay helaan cunto.

    • @samirAhmed-r3p
      @samirAhmed-r3p หลายเดือนก่อน

      @@geeljire1658 xaqiiqda waliga iska indha tir waxbaro

  • @countcryptonite
    @countcryptonite หลายเดือนก่อน +18

    Please dadkaan oo kale ha noo keenin. Waxaa ku jirnaa wakhti adag. Waxaa u baahanahay dad kalsoo i geliya umada soomaaliyeed. Naga daaya warka jaajuusiyiin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Lakin Ogow ninkan waa Falanqeeye layaqaan Marka Ogow Ethopia wax layirahdo Maanta Ma Jirto ee Oromo weligeed lagumeesan jiray Ayaa Qabsatay Maanta Labadii Reerood ee boqotooyada ka Ahaan jiray ee xukunka marba mid Ahaan jiray Abasiiniya layirahdaa waa Amxaaro iyo tigree abasiiniya la yiraahdaa Oromadii Abey Ahmed Ayaa Xasuuqay meel ay ka helaan oo ay ku Xasuuqan Oromada ayeey doonayan Marka Oromo Tol Maleh Dagaalna Ma Yaqaanan

  • @halwojeer4201
    @halwojeer4201 หลายเดือนก่อน +10

    Fadlan haddii ad tixgelinaysid daawadayaashaada iyo weliba waqtiga adag ee lagu jiro kan muuqaalkiisa hawada ku cun, haddii aad sidaas sameyso ogow qalbiyadeena waa kasbatay haddii kale hadda ka danbe muuqaaladada inta aan daawan commentska ayn eegayaa, haddii aan u arki nagative badan ma daawan doono

    • @AhmedHussein-ze4pe
      @AhmedHussein-ze4pe หลายเดือนก่อน

      Beentii aynu ISKU maaweelin jirnay ayaynu rabba runtu WAYNA dhibaysa sxb😂😂😂😂😂😂

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 หลายเดือนก่อน +15

    Kahaniskan somaliland maamul ku shegaya war somaliland amnigeda iyo badaheda eyada maamulata ordo shulkina mamusha heshiskana way galaysa somaliland insha allah bal marka anu aragno siday wajidadiinu noqda ilen kolayba xasidnimo ayad la daba socotane waxnleyahay somalia danahodibay ku seegen siday u daba socden somaliland
    Guul insha allah somaliland ❤💪

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud หลายเดือนก่อน +1

      Ax war ya ila fahma waxan arko ya ila darema waxan darensanay wll adiga dhulkaga mamulo cidina kuguma qasbayso wax anad rabin lkn galadan iyo gumaystahan gamuray eed dhulkina sinaysan jojiya aya laleyay walal beri marku somaliland sowada qabsado dee xamarna wayku xiigta kadibna xaajka ayu halka kaga dulaya niyow saxib xogo badan aaya ogay o hadan isdhoho fahmai anlaga gayonayn lkn ogow itobiya deked ma rabto e BAD ayay rabta is waydi cidanka bada sababtay u dhistay teda kale ya u dhisay waxa u dhisay israail iyo midawga yurub wana wakilka larabo inlagu warejiyo bada cas

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Anwaar.aadan.maxamudsi aan taazi u dhicin somaliland ka fuqa oo aqoonsada

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      @@moderninformation7931weligiin la Idinma Aqoonsanayo Hal qabiil isaaq layiraahdo sidee loo aqoonsadaa hargesa iyo togdheer oo half ah Degmada Buuhoodle iyo tuulooyinkeda kamaq tahay sabab laguu Aqoonsado Malihid hal Maalin ayaa Xoriyada qaadanay 1 july 1960

    • @Gawrace
      @Gawrace หลายเดือนก่อน +1

      @@Anwaar.aadan.maxamudsawdinka idinku la baryeysan beenta mxd ku fashan

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud หลายเดือนก่อน

      @@Gawrace walal cidi lama baryayso shacabka somaliyedna wukaso horjeda mel u jogaba lkn ogow mesha laga wada hadlaya inay tahay BARBERA e anay ahayn konfur lkn konfur marabto sababto ah loma dirin xagas balegay jabuti marabto balegay eratariya marabto lkn waxay rabta dhulkan yare smliland ladhoho wana wakil larabo inu israil halka kadifaco wana sababtay yuhudu cidanka e itobiya u qalabaynayso marakibta ugu badan eyada bixinaysa kolka somali kacarar wxay dhashay galadi ugu waweyned calamka o isugu hanbalyaynaya gacanka cadmeed itobiyana wa fursad tahabi ah waligedna ayradin jirtay inay marun sogadh bada somalida waad.yaabi layd hadad arki layd aby axmed Twitter kisa maaqal u ku qoray malmihi bada u siyay muuse indhaha fura saxibayal o bal calamku sidu u sicdo eega

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g หลายเดือนก่อน +1

    Horte wariye cabdi jaliil qaabka wartabintada wankugu teegersanay waayo suaalahagu waa bilaa caadifad iyo bilaa nacayb from somaliland sida ku wad legend of the legend

  • @xariiftuulo1598
    @xariiftuulo1598 หลายเดือนก่อน +11

    Oromo oromo dhalay baa tahy midkagan calosha wayn cabdi jaliib sxp waxaan okale haka wareesan arimaha dalkeena 😡😡🙏

    • @sadikabdihussein
      @sadikabdihussein หลายเดือนก่อน +2

      Hhh sxp runtu ka hadle ma runta ku dhibtay

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare หลายเดือนก่อน

      Waxaan wa oromo shisheeye kaal kaal

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO หลายเดือนก่อน

      Waxaa xaqiiq ah SIYAASADD GUDO SIDAA AH WAXAAD SUGTAA WAA WAXUU GEELLE XASSAN LAMAAGANAA IYO SOMALIA 🇸🇴

  • @cabdixakiinawcali7679
    @cabdixakiinawcali7679 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkani waa xogogaal waraysigiisa soo badi nimaan run kuu sheegin run kuuguma ooyo

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO หลายเดือนก่อน +3

    MR ABSIYE: FACTS POINT 👉 ✔️ ✅️ ☑️ ✔️ ✅️ ☑️ ✔️ ✅️ ☑️ ✔️ ✅️ ☑️ ✔️ ✅️ ☑️ ✔️ ✅️

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii หลายเดือนก่อน +11

    Abdijalil wxad waresaty orom ethopia noxayesina masar hada wadankena keno somali bay utalaa xabashi way kalabanee hishiiskas masar dalka wejoogee mxa kaga lay xabashida😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Adiga Waa Kusidee ninkan Waa Somali

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii หลายเดือนก่อน

      @@abdikadirhaji6852 qof somali masida uhadlaya ethopia dad awoodleh noga dhigayo 🚫🚫🚫🚫

    • @museaaby5949
      @museaaby5949 หลายเดือนก่อน

      Wallahi nasab Somali dheeg leh baad tahay, Thanks

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 หลายเดือนก่อน +3

    Who is holding Alshabaab in Somalia? The answer is Ethiopia using it to destroy Somalia!!!

  • @anababdikarimjama542
    @anababdikarimjama542 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekada oo koban wa Somalia oo yelata dawlad dhexe oo awood leh kana adkaata mamulada falaagada ee gudaheda kajira.👏

  • @aadanc.naasir9919
    @aadanc.naasir9919 หลายเดือนก่อน +4

    inuu oromo yahay iyo jaajuusba 31:33 saacadaas marka la maraayo si ficn iigu cadaatay. dulli u duleesan itobiya

    • @samirAhmed-r3p
      @samirAhmed-r3p หลายเดือนก่อน

      Xaqiiqda ayaa oromo ka dhigtay miyaa😂

  • @Forexym
    @Forexym หลายเดือนก่อน +8

    Basaas weyn ayaa noo keentay , halmar xattaa ma oran somalia ha is difaacdo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Runta Miyaa Ku dhibeyso

    • @abdullrahmannshekh607
      @abdullrahmannshekh607 หลายเดือนก่อน

      Ma waxaad ubaahantahay in laguusheego gurigaaga iyo xaaskaaga difaac? Kusoo dhawoow xaqiiqada somalia waxaa haysta cuqubo xaga hogaanka ah maamulgobaleedkasta waxaa xukuma shisheeye xasan sheekh ilaahay halagarab galo isaga naftiisu waxba madhaamo kuwa gobalada jooga

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia Somalia 🇸🇴✅✊ guuul

  • @Forexym
    @Forexym หลายเดือนก่อน +7

    Jaajuus ayaa noo keentay

  • @hodaneey6777
    @hodaneey6777 หลายเดือนก่อน +2

    The comments indicate how unaware somalis are of the state of affairs. This guy has provided some of the realities and albeit he focusses on the problems and has not provided any solutions. This is some of the harsh truth....but as usual somalis want to hear lies hece the coming for the messenger!

  • @HirsiAbdikadirHirsibuluko
    @HirsiAbdikadirHirsibuluko หลายเดือนก่อน

    Itoobiya guul guul Itoobiya insha alah

  • @Sayidismalure
    @Sayidismalure หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada ayuu ka hadlay koonfurta wax tabar ah kama jirto kamana jiri doonto !

  • @Forexym
    @Forexym หลายเดือนก่อน +7

    Nin fcn ma aadan noo keenin

    • @Zailatv
      @Zailatv หลายเดือนก่อน

      Mid beenta inagu akhriya ayad jeclayden lkn xaqiiqda ma maqli kartaan runtu waa qadhaadh lkn way fcnthy

  • @caadilcumar-
    @caadilcumar- หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waxa uu ka hadlayo waa xaqiiqooyin jira oo indhaha aan laga qabsan karin ✅️
    Runtu waa qadhaadh

  • @elkhetyar1309
    @elkhetyar1309 หลายเดือนก่อน

    Even though he's against Somaliland but I respect him, cause he's talking reality in terms of somalia and Ethipoia. This man and Abdirahman Abdishakur is the only politicians talking reality however somali people don't like the truth.

  • @GAADAAR
    @GAADAAR หลายเดือนก่อน

    Abdijaliil dadka ku daawanaya masuuliyadda ayaa kaa saaran, sax maahan inaad qof fikirkiisu sidaa u liito umadda hor keento

  • @AbdinasirNaale
    @AbdinasirNaale หลายเดือนก่อน

    @Abdijaliil Afhayeenka Ethiopia waaba keentay bal dhinaca kalena soo wareyso, casuum afhayeenka Villa Somalia.
    31:42 Anaga Orom afsoomaali bartay nasoo hir joojin!

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 หลายเดือนก่อน

    Khabiirku wuxuu inaga dhaadhicinayaa in Itoobiya wax walba sameyn karto 100% macquul tahay
    Halka soomaliyana uu leeyahay waxba masameyn karto 100%
    Okeey masuulka aan weydiino miyaan is dhiibnaa?!

  • @MegaSacad
    @MegaSacad หลายเดือนก่อน

    Viva Somaliland Viva Ethiopië ❤❤❤❤❤❤ guul insha allah

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 หลายเดือนก่อน +2

    Shakki iigama jirro, in nin_kaan ey si Dadd_ban uga soo dhex Haddaaqqaayaan ethopian_ka iyo Jawaaziiz_tooda, sida CBB, Harraaggii Fa_Qash_tii Tuugadda aheeyd iyo Shurrun_Shurooyin_ka.

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน

    Guul soomaaliya ...dowalda soomaaliya ...markan Itoobiya indhaha bay u shidatay

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 หลายเดือนก่อน

    Masar niilka un iskuma heestaan ee waa in badda cas na loo soo fadhiisto.

  • @abdullahimohamed9973
    @abdullahimohamed9973 หลายเดือนก่อน

    kan xabashi ayuu la jilbeesanyahay…yaa ila arkay

  • @AbdiqaniRoble
    @AbdiqaniRoble หลายเดือนก่อน +1

    Jaajuus ethopian ayaad noo keentay fadlan damiirkeen xaq dhawr dadka nucaan oo kale hadaad mar danbe na hor keento unsubcribe

  • @bashirdhoore2670
    @bashirdhoore2670 หลายเดือนก่อน

    Waa wareeysi fiican

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    NINKAN DHINACA KA RARAN EE LUQAD SOMALILAND LEH DOQANKAN TOLOW WAA QABILKEE QABIIL DANBE MA LAHEE DADKA SI OGADN SHAQSIYADIISA

  • @faclon.
    @faclon. หลายเดือนก่อน +1

    ethiopia mareykana idinkama qaban kro masarna daa walaal walaalihiin turkigu meel walba jiidheen xataa dadkii xilalka idiin hayey ee aqalka cad ka tirsanaa keliya soomaliland sasabta oo wax garadka soomali uyeedha hawshaa saasuumbad ku dajin krtaan hadii kle xoog iyo xeelad waa leydinkaga horeeya from hargeisa

  • @saedaden9722
    @saedaden9722 หลายเดือนก่อน

    Inta yar aan ka dhagaystay wanba sii dhagaaysabn wayay adeer somalia waligeed ethiopia meel ay dhul xoog ooga qadatay lama sheegin awoowe yaasheen aabayaasheen oo inta ka tabar xun ayaa meel iska saari jiray hada oo ay somalia 20 million kor u dhaaftay lagama yaabo in ay wax ka hesho markaa mala oran karaa in aad u ektahay hor gale

  • @ajm13131
    @ajm13131 หลายเดือนก่อน +2

    Sifiican ayuu u hadlay waxa uu sheegayna waa xaqiiqo , xasan dhiiqo maalin walba reero ayuuu waraaqo u saxiixaa masar oo carab iyo qashin wadato ayuu la yimid, masar danteeda ayaa ka weyn somaliyana waxba matareyso ee xasan dhiiqo iyo marxuumka alaha na dhaafiyo

  • @abukarbaalle8267
    @abukarbaalle8267 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdiyow nin hurdoonaya baa noo keentey. wuxuu ku leeyahay mamulo baa tageersan in itobiya bad iyo dhul qaadato. intelligence waa iska dhammanaya.
    fool hadey timaado gudo qarsi dhamaa baangada ayaaka xoog badnaaneyso ruufiyaanimo

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu หลายเดือนก่อน +1

    Afhayeenkii Abi

  • @AyaaleHirsi
    @AyaaleHirsi หลายเดือนก่อน

    Waxaan sidaan u hadlaa EE Somalia dhulka kujiidey adiga wareysanaa xataa maanta dhib weyn ayaa u Geesadey

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare หลายเดือนก่อน

    Afayeenka abiye ma tahay adi oroma yahoo

  • @sakariyeabdijamac5105
    @sakariyeabdijamac5105 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey alla inoo maqan😢

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru หลายเดือนก่อน +2

    Jin NINKii keenaa bixiya Ethiopia iyo masarba siyaasiyaanta keenay 😢
    LAAKIIN NINKAA WAA NIN AAN U EEKAYN SOMALI WAAYO MARNA WAX WNGSN KA SHEGIN SOMALIA GABIGIISUBA WAA QALBI JAB SOCDA 😢

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน

    Fadlan dadkan oromo aqliga kaguumaysatay hanoikeenin

  • @AyaaleHirsi
    @AyaaleHirsi หลายเดือนก่อน

    Waa jaajuus Etiopia u shaqeeya hadalkiisa waxaa ku jirda in Etiopia ii xariir dhow ama agaasho dhow u leeyahey

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน

    Oromo oromo dhalay adiga iyo kuwaad kawaramayso anagaa cabayna

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa หลายเดือนก่อน +6

    Kan waa oroma

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน

    Ethiopia backed western powers invaded Somalia 🇸🇴 2006 and massacred civilians which created alshabab terrorist. But Egypt helps Somalia to end alshabab. Ethiopia another African mercenaries got paid 17 yrs alshabab project. That’s all about this issue

  • @Hello-ev5tu
    @Hello-ev5tu หลายเดือนก่อน +1

    This channel is indirect 😂😂😂😂😂😂😂😂 good luck somali will win regardless 😂😂😂😂

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 หลายเดือนก่อน +1

    Abdijalil....daawadayaashu way kula hadleen ....
    Hadii aadan warkooda tixgelina , waxaad liminaysaa kumanaan taageerayaal kuu ah

  • @AhAbikarem
    @AhAbikarem หลายเดือนก่อน +1

    Runta lama maqli karo
    Hadii aad xaqiiqda diidana mugdi baad socon, cabdi cabsiiye waa xogagaal

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 หลายเดือนก่อน +2

    Abdijaliil waxaad waraysatay afhayeenkii dawlada Ethiopia oo ah ergayga u fadhiya Scotland runtii

  • @abdikasim7625
    @abdikasim7625 หลายเดือนก่อน +3

    Axmed Cabsiiye Waxa Soo Socda ayuu Kahadlay Hadhow ayaa Lafami Doona

    • @AbdiasisYusuf-xx8vu
      @AbdiasisYusuf-xx8vu หลายเดือนก่อน

      L
      Lllllllll🤩🤣🤣🤣🤩🤩🤩🥳😭😭😭😭😭🤤😭

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 หลายเดือนก่อน

    He never mentions the weakness of Ethiopia

  • @Hamzemilan
    @Hamzemilan หลายเดือนก่อน

    Wa run Itobia dakad uma bahna ,dhul iyo bad isla socday rabta,balse waxa la yaba masarta dhan inay abiyi xilka uu dhibtay wana laso heli kara cadaymo ku filan,biyo xirenka 5000 oo Megawatt samyn laha 1500 laguso kaluya laga dhigay inti kale wa laga dayay,hubki xamar masar ay keentay halahubiyo🙏masar itobia iyada haysata wayna so dumisayba si ku ay kentay xilka uu hayo,wax barsha wa la babiyay,dhaqalihi,awodi oo tigre iyo amharo ugu horayso🙏1000 oo cidan inay masar keento wa habenki xalay oo tagay ,hubakana itobia lo wada kii gado wa fashilmay hada qorsha kale cadi xamar logaso dajiyo,huurso wa agtayda cidan wa la tababari bila hub ayy tagayan wayo hubku uu ka horeya wana kii masar keenaysay,niman muqalki diyaradihi masar ma ku arkaysay in askar itobiana oo dhex tagan mar hora lo tabiyay hubka wana kuwa dhaqadhaqa samaynaya hada

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน

    Cabdi jaliil waa basaas balsiduu madaxa ugu ruxaayo day

  • @deenowbudi3299
    @deenowbudi3299 หลายเดือนก่อน +3

    Kan basaas Ethiopian bu uegyahaya😂

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน

      Runta miya kudhibaysa??

  • @abdilahito
    @abdilahito หลายเดือนก่อน

    Arragtideyda ninkan waxbadan ma fahansana. Fadlan, cid wax laga faaidaya marka dambe kusoo casuum. Mahadsanid

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare หลายเดือนก่อน

    Kan wa oromo shisheeye kaal kaal

  • @ClassicCartoon10
    @ClassicCartoon10 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo itoobiya anaga idi wasno waxaan waa jaajus sxb mardambe hanoon keenin

  • @jamaalqorane4353
    @jamaalqorane4353 หลายเดือนก่อน

    Ninkan odayga marakn hadalkisa fiiriyo wuxu ila muqda nin dadki Somalia lagu beray yhy oo hada rabo inu umada somaliyed negative u muujiyo

  • @HirsiAbdikadirHirsibuluko
    @HirsiAbdikadirHirsibuluko หลายเดือนก่อน

    Muqdisha waxay noqon magaalo itoobiya ka tirsan

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa ethiopian ma aqaan waxaa ethiooyanka lowareesto.dadka ethiopio aaminsan .Qori ayaa bixinayo

  • @Remember1977
    @Remember1977 หลายเดือนก่อน

    Soomaali ha ogaato dagaal maskaxeed in nalagu hayo oo waliba dad afsoomaali ku hadlaya la soo adeegsaday. Kan itoobiya ayuu nooga dhigay superpower.

  • @zamshire1
    @zamshire1 หลายเดือนก่อน

    Nin Madhan bad noo keentay

  • @OmarAhmed-c5p
    @OmarAhmed-c5p หลายเดือนก่อน

    Thats the really let that sink in somaliyey

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya markaan waa laga shaqeysanaa

  • @abukarbaalle8267
    @abukarbaalle8267 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi markii la dhaho waa lais yaqaan ee ciidmada dagaalka ku dhashay {warborn} warla aan iyo qurbo wareeg iga dheh hadalkaas.

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 หลายเดือนก่อน +3

    KANI WAA CAGDHEER WELIGOOD XORRIYAD HELI MAAYAAN WLLHI AMXAARKAAS UUNBAAD HOOS JOOGI WELIGIINBA CABAADA AMXAARO UUNBAA HOOYADAA CASHUURI

    • @yusuf1136
      @yusuf1136 หลายเดือนก่อน +2

      Kani waa cagdheer runtuuna ka hadli cagtaa dheerna wuu ku galin

  • @shimbirahmed5150
    @shimbirahmed5150 หลายเดือนก่อน

    kani waa munafiq weyn wllhi iska dhigaya prof,,,, wana Ethiopian

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 หลายเดือนก่อน

    All xaqiiqa

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 หลายเดือนก่อน

    Waa farmaajo

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq ayuu ninkan ku adimay .

  • @Kidaar
    @Kidaar หลายเดือนก่อน +1

    kkk
    xasan ha tago kulahaa stil madaxwaynaha ayuu ku dhaganyahay xalna mahaayo

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 หลายเดือนก่อน

    One

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 หลายเดือนก่อน

    Kani isga sharci daro ku dhashay.

  • @mustafasaalax1290
    @mustafasaalax1290 หลายเดือนก่อน

    Waan ku mahadsantahay sharaxaaddaada cad

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI NIKAN WAA JAHIL CIDAANKA SOMALILAND MABURBURIN WAA JAHIL QOF KALMADAA YIDHAA LAKIN XERO CIIDNA GOOJA CADE WAA LAGA QABSADEY XERO CIIDAN MEEL DAGAAL WAX WEYN MA AHAA CIIDANAKA QARANKA SOMALILAND MA LAGA QABSDEY XARUNTA CIIDANKAA SOMALILAND MISE DAWLADII SOMALILND DHULKEEDA MA KA TALISA HAA WAAYE

  • @maxamudiidle856
    @maxamudiidle856 หลายเดือนก่อน

    Kani waa Xabashi afsomaliga bartay oo ingu dhex jira.
    Eithiopia iyadii baaba xaarku dareerayaa.

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu หลายเดือนก่อน

    Kan waa doqon ismooday xariif. Waa jaajuus ushaqeeya Itopia qudhiis

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      Cid kasta oo Somalia Ah Adiga Miyaa Ka xiga dhulka somalia ruuxii Aqoon yahan ahba hadaa Caaysan fadlan Naga Aamusa Xog Run Ah buu ka hadlayaa Aqoon uleeyahay ninkan

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 หลายเดือนก่อน

    Umadu maxey la qeylisay baan is lahahaa!, ileen cirbadii runtaa lagu muday, war ninkaa runta ayuu sheegay miyoo inoo heesi lahaa ! , War abdi jaliil wareysiyada dhabta ah soo badi sxb umadu hurdada haka kacdee.

  • @aadanc.naasir9919
    @aadanc.naasir9919 หลายเดือนก่อน

    xasan sheikh bis u muuqda ninkaan wadankaba uma muuqdo cabsida itobiya haysa!!!!! fadlan abdi jaliil ninkaan naga qari luuq dhig ka soo dhuumo

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 หลายเดือนก่อน

    Waan iska dhex arkay kuwa aqoon yahanada sheegta ee itoobiya nooga dhigaya Mareykan iyo Shiine Itoobiya sow maha mida kala qeybsan TPLF iyo FANO waxay qabsa rabaan Adis Ababa
    Kan waa ka shakiyey waxuu ila yahay jaasuus Itoobiya ee niyada yuu idinka jabin dhalin yaro

  • @Hello-ev5tu
    @Hello-ev5tu หลายเดือนก่อน

    Loool is he Ethiopian 🇪🇹

  • @aminahussein2242
    @aminahussein2242 หลายเดือนก่อน

    Ninka wuxuu sheegayaa run lkn runtii baa qadhaadh ah

  • @AhmedMohamedgeedow
    @AhmedMohamedgeedow หลายเดือนก่อน

    Itoobiyaan baa wareysatay,

  • @hassankaafihassan4755
    @hassankaafihassan4755 หลายเดือนก่อน

    Waa jaajuus qof caadi ah keen. Sumcad xumo karaceyso wacalkaan camal markaad dadka horkeento.

  • @Gawrace
    @Gawrace หลายเดือนก่อน

    Waa kuwaa riyo kunooshi 30 sano loo daari jirey sooooomaaaliye toosoo soo wada qoraya waa basaas jecela in la yidhaa masar aya ethopia inaga dhici niysa somali Ma jecla qofka runta sheega

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    NINKAN WALAN MARKU CIDAMDA KA WARAMYO WAAR XIIRAN LA SOO TABABA BAREY TAADABA KU QAADANEE MAAANEY WALI JOOGIN SARKIIL KHABIIR DAGAAL SOMALILAND

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 หลายเดือนก่อน

    Axmad Cabsiiye runta iyo xaqiiqada ayuu ka hadlay, lkn Soomaalidu is diidsiinayso.
    Itoobiya anakaa joogna waxay aaminsanyihiina aragnay.
    Adeer run baad ku adintay.
    Dadka Soomaalida ah iimaanka iyo miyirka Ilaahay ha usoo celiyo.

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 หลายเดือนก่อน

    Badaa caas kumaa taaloo somaliland

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 หลายเดือนก่อน

    Falan qeeyahaan waxuusan lasocon, in heshiiska eey masar ku imaaneyso inuu kabilaabanayo January 2025, Ethiopia na uu kadhacayo mandate ka eey dalka kujoogto, wixii 2025 kadambeeya hadeey Ethiopia dalka sii joogto waxeey qadaneysaa magaca (Gumeeyste) waana dagaal mahurto hadeey sidaas noqoto meeleey tabari nageeysaba

  • @hajialihilowle7220
    @hajialihilowle7220 หลายเดือนก่อน

    Kan waa jaajuus ee hanoo keenin abdi jaliilow

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 หลายเดือนก่อน

    Reality-ga nolosheena ayaa uu ka waramay ninkani. Arinta SL waa Kaadh culus, waad ku dawakhi doontaan.

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf หลายเดือนก่อน +1

    War noi walahi subscribte ayaan kalanoqaneyna hadad mid nuucan ookale ah hada kadib na horkeentid ninkaan waa mucarad somaliya realitygana kama uusan hadal .dadka ayaga oo mucarada ayey hadana runta sheegan sida ABDISALAN GUULED , saxiib waxan ookale hana horkenin.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    Itoobiya jajuusin ukala ordaya waxay nokhon donan sidi falastin ama kuurdida soomaaliyey cadaw keenida wadanka ninki cadaw nooso horkaco oo jajuusa wale inow naga badbaden siyaasiiyinta soomaaliyedow kadigtonada inad anago tag tagan dhuulkena iyo badena sinaba nagu arken wana iska celena hadan nahay dhalinyarada soomaaliyed

  • @MXamedJamac
    @MXamedJamac หลายเดือนก่อน

    Asc magaalada oo waxa jooga 750000 oo askari

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 หลายเดือนก่อน

    Kala saar in aad mucaarado qof iyo dalka ee ka qeebqaado difaaca dalka

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    managa heeleso kawaran

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน

    Waxaan aaminay caawa in cabdi jaliil uu isaguba jaajuusyahay waayo ninka waddanka bahdilaaya ayuukufaraxsanyahay

  • @mostafeomar9801
    @mostafeomar9801 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waxa uu ka hadlaya waa negative oo kaliya waxaas nagala dul tag

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa mukhaabaraadka ithopia