Dawladu waxaay ku dhaqantaa dumuquradiyo, adeer rabi lama raali galiyo ee shacabkaa la raali galiyaaa wadankaana waxaa ka soconaayo waxa dastuurka ku qoran, tii rabina horaa loo diiday
Natiijada ka imaado inaa adoomaha talyaaniga iyo waclahoodi gumka ineey been iyo bug nagu taliyaan. Akhriya waxoow Sheikh Ibn Kathir Al Shaafici ow yiri قال ابن كثير الشافعي : (مَن تَرَك الشَّرعَ المحكَمَ المنزَّلَ على مُحَمَّدٍ خاتمِ الأنبياءِ عليه الصَّلاةُ والسَّلامُ، وتحاكَمَ إلى غيرِه من الشَّرائعِ المنسوخةِ؛ كَفَر، فكيف بمن تحاكَمَ إلى اليَاسقِ وقدَّمَها عليه؟! مَن فَعَل ذلك كَفَر بإجماعِ المُسلِمين؛
جزاكم الله خير الجزاء وبارك الله فيكم
Ilaahay ajarkooda ha weyneeyo Culimada, Wax ka sii ayaa jiro ha Baraarujiyeen Umada islaamka.
Culimadeena ahlu sunna wal jameeca alle ha xifdiyo.
Dawladu waxaay ku dhaqantaa dumuquradiyo, adeer rabi lama raali galiyo ee shacabkaa la raali galiyaaa wadankaana waxaa ka soconaayo waxa dastuurka ku qoran, tii rabina horaa loo diiday
Sheikh Mustafe Canood, waxaan horay ayuu ugu digay waadna kasoo jeesateen wadado arrinkaasi maxaad ka leedihiin?
Waa sax waa in laga digaa munkaraadka ay dad dowlada kamid ah sameynayaaan hadaan laga hortagin wax ka weynbaa dhici karo
Shirki baad kujirtaan xijaab baadna kahad laysaan fasaadka xukunka ilaahay ood daaqada katuurteen kawayn muxuu yahay sharciga ilaahay nin diiday indhashareer kumeeraysta.
Culumadu masaajidda hakasoo baxdo, dadka hasoo dhex gaalaan waddooyinka dadka Haku waaniyaa.
Diinta kaliya masjidka laga sheego ee dhallinyarada hasoo dhex galaan suuq Yada ha wareegaan.
Jidkaasi magaciis
Natiijada ka imaado inaa adoomaha talyaaniga iyo waclahoodi gumka ineey been iyo bug nagu taliyaan.
Akhriya waxoow Sheikh Ibn Kathir Al Shaafici ow yiri
قال ابن كثير الشافعي : (مَن تَرَك الشَّرعَ المحكَمَ المنزَّلَ على مُحَمَّدٍ خاتمِ الأنبياءِ عليه الصَّلاةُ والسَّلامُ، وتحاكَمَ إلى غيرِه من الشَّرائعِ المنسوخةِ؛ كَفَر، فكيف بمن تحاكَمَ إلى اليَاسقِ وقدَّمَها عليه؟! مَن فَعَل ذلك كَفَر بإجماعِ المُسلِمين؛