MW Xassan Sh oo waraaqihii Farmaajo Isticmaalaya,cadeynta xog& xaqiiqooyin kutusinaya habka xukunkan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 254

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +17

    Xabiibul Malaayiin Madaxweyne Siciim Buu Ahaa Allaha Nooso celiyee❤❤❤

    • @XalanesuldaanAli
      @XalanesuldaanAli หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin ya Rabbi 🤲🤲

    • @2daysago_
      @2daysago_ หลายเดือนก่อน +1

      Lkn fuley buu ahaa oo kudhac leheen......waa wadani farmaajo lkn ad-adeeg baa la rabaa jileec lama rabo

    • @MDheer-ty8uw
      @MDheer-ty8uw หลายเดือนก่อน +1

      Alle laguma soo celiyo xoolo xoola dhalay ayuu ahaa

  • @abdi258sh
    @abdi258sh หลายเดือนก่อน +13

    That is why aan geylan media uu taageero thanks for geylan media and farah abdulkadir

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน +4

    Farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah

  • @husseinjeilani5220
    @husseinjeilani5220 หลายเดือนก่อน +18

    Waa taqriir aad u wanaagsan mr farah mohamed , waxaa xaqiiqo ah in soomaalida aanay wax kabaran sooyaaalka tariikheed .

  • @ABUMOH908
    @ABUMOH908 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤✓ media ha xorta sidaas ayaa lagu yaqanaa

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiibul Malaayiin Farmaajo ❤❤ guuleysa idim Alle

  • @CadaniBare
    @CadaniBare หลายเดือนก่อน +4

    AWEY DHALIN YARADI U DHALATEY WADANKAN LAGU RIDEY GODKA DHEER OO ANLA OGEYN GORTA LAGA SOO SARI DOONO ILAHOW NOO SAMATA BIXI DHULKA IYO DADKABA INSHA ALLAAH ❤

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo หลายเดือนก่อน +4

    Xasan sheikh waxa uu farmaajo dheeryahay wa musuqmasuq, xarashka xoolaha dadweynaha iyo qabri qodashada ( reer aqaradki oo kanasan la).

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน +3

    NABYADA FARAMAAJO LA IDINKA RAACYEY INSHAA'ALAAH XASSAN IYO FARAMAAJONA SHAQO ISKUMA LEH EE NINKA RUNTA U SHEEGA , GARDARADIINII AYAAD WAQTIGA UGA DHAMAYSEEN FARAMAAJO HADUU SII JOOGAY INTA XAL LA KEENAAYO MA KHALAD BUU SAMEEYEY ILAA NINKII BEDELI LAHAA LAMA DOORANE SUBXAANALAAH BEENTAAN HANOO SHEEGINA.

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 หลายเดือนก่อน

      Haha sadaqtu anuu kulaqàba run maha ee xasan labadhiiqo runta haloosheego

  • @mahdiabdallah1274
    @mahdiabdallah1274 21 วันที่ผ่านมา

    Masha.alah.wale.faraxow.wad.
    abaartey.wana.run.waxad.shegtey..rw.xamsena.shalay.iyo.manta..2...sisyasinti.waxay.wadani.wa.ila.mereyso.somali.ale.unba.u.maqan.lkn.xasan.tisa.lama.arag.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweynihii Hore Sheikh shariif Sheikh Ahmed Ayaa Hadal Weyn ka Yiri Kan Hada Jiro ee MD Xassan Sheikh Wuxuu Ku Tilmamay Xishood La,aan kkkk Waa Runtiisa MD Sheikh Sharif❤❤❤

  • @khadar917
    @khadar917 หลายเดือนก่อน +16

    Xasan wuxuu shalay ka qeylinayay wuxuu kusii daray tuugnimo xishood la,aan xabaalo fagasho barakicin xaalufin xarumihii danta guud iyo makarafoon🎤 uu is daba sito.

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 หลายเดือนก่อน

      Sadaqtu intaaba waa runtaa anana kula qaba

  • @drabdirahaman673
    @drabdirahaman673 หลายเดือนก่อน +2

    Kani Waa Xasan Abdi Ismail
    Kanina Waa Firimbigiisii
    11:49__11-54 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdixarago4855
    @hamdixarago4855 หลายเดือนก่อน +1

    Allow Qaaatumada noo suuubi 🤲🤲🤲
    Somalia🇸🇴
    Allaaaa umaqan

  • @aminaaadan6620
    @aminaaadan6620 หลายเดือนก่อน

    Wan ku wataa ina adeer horey u Soco wariye sax ah

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw หลายเดือนก่อน +1

    xassan firinbi waa ninka wadankaan bad-baadiyay hadana bad-baadinaya guulayso laandhere

    • @NajiipbadeHallas
      @NajiipbadeHallas หลายเดือนก่อน

      Neeef kaaga ooo kle ayaaa dulmida tageere u ah 😅

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw หลายเดือนก่อน

      @NajiipbadeHallas
      Caqligaadu ma dhamaystirna maxaad ku qososhay,wax lagu qoslo maba aadan sheegine.

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 หลายเดือนก่อน +10

    Xasanki 2019 manoolo Allan unaxaristo 😂

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน

      Dhul kiisa ayuu boqor ka noqonaayaa sida Daaroodka

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน

      ​@@IHatemumafiqBoqorkiina beenta badan ogolaada. Dhulalka beelaha kalena faraha ka qaada.

  • @Baananews
    @Baananews หลายเดือนก่อน +7

    Wa warar suagan o dhaxal gal ah o smideysan lo tafaftirey mahadsanid

  • @daahirashkir6573
    @daahirashkir6573 หลายเดือนก่อน +1

    Maloogu imaan doonaa intii lagu warejiyy 😂
    Wa halkudhig cad 😂

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 25 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 Nin Adag ayee u bahantahay oo mamul gobaleed ogaleen

  • @Musa_Somali
    @Musa_Somali หลายเดือนก่อน

    Best report ever. Thanks geylan. Well done bro

  • @AOsman-dhigane1921
    @AOsman-dhigane1921 หลายเดือนก่อน

    It was very well collected and documented.

  • @MacamedXasan-v3l
    @MacamedXasan-v3l หลายเดือนก่อน +2

    Walaal labada dowladowd wax badan ayay ku kala duwanyihin in yar ayaa in ku eg

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน +2

    Labadii ugu doqon sanaa hawiyaha aad soo qaadatey adoo isticmaalaayo ee jaceyl kaama aha

    • @somalitech102
      @somalitech102 หลายเดือนก่อน

      Iskada qabiil ncybka sxb sh shariif waa nin macqula ma aha sida xassan oo kale

  • @Hakam_10
    @Hakam_10 หลายเดือนก่อน

    Fahankaga mxuma blse mdaxweyne hda maqsho wa kii amarkisa laqataao hdey aheyn wx diinta loga baxaaayo mrka somaliyey diintina mka amar weyntihiin kii madax adin ah ♥️ wa ina amarkisa qaata hda jano rbtan iska dhaafa khlaafka io is qabqabsiga intas oga bxday guuushu wa dhowdahy 🎉🎉🎉

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน

      Jannada & Diinta ha u gafin. Daawo Munaafaqada ninkan aad leedahay waa Madaxweyne.

  • @somalia2730
    @somalia2730 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh waji ma la ahaa marku xil rabo. Shalay Iyo maanta 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Dfurehutvuye1234
    @Dfurehutvuye1234 หลายเดือนก่อน

    Gaylan saxb wan ku jecelnahay kuma aqani somali cida adkatahay ana famajo iyo xasan nina qolo laam ihi lakiin saxb xasan iyòfamajo umad xaqsoorin farmajo xasan lasoo agdhigikaro farmajo waaxalaal xassana waaxaaran labadasina ikuma qaldaman

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 หลายเดือนก่อน

      Adiga iyo farmaajo wlh xaaraan ayaa tihiin oo ilaaheey igu ogyahay waayo maba jiro beni aadam x alaal ah ee dambi ha gelin oo iska hubi inaad qof xalaal ka dhigto qofna xaaraan

  • @nuurahmed8180
    @nuurahmed8180 หลายเดือนก่อน +1

    Suul Farro kumatirsana ee farmaajo waa wiil Mabda a iyo go aan leh

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 หลายเดือนก่อน

    Wlh wad kayaabaysaa sumxaan

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal หลายเดือนก่อน

    Somalia waa islaan madhalays ah oo kolba nin guursado

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน +2

    Uma maleeyo anigu lakin Raxmanka inti iyo inkasii wanagsan waxba kuma aha

  • @axsanta2x
    @axsanta2x หลายเดือนก่อน

    Walla ilahay kabaq idanaki lageyay gedo xuduuda waxa logeyay xadgudubkay gaysatay kenya iyo gidaargi xududa ee lomagen Axmed madoobe
    Ee sidaas u ogow

  • @ahmedogle5384
    @ahmedogle5384 หลายเดือนก่อน

    Well balanced news.

  • @Kaderfy
    @Kaderfy 13 วันที่ผ่านมา

    XASAN SHALAY WUXUU LAHAA "PUTLAND OO MAQAN WAXBA LAMA QABAN KARO" . MAANTAY WUXUU LEEYAHAY "LOOMA BAAHNA"

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 หลายเดือนก่อน

    Wow! waa warbixin juhdi aad u weyn ka muqdo

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 หลายเดือนก่อน +1

    Good reporting congratulations

  • @safiaafrah1248
    @safiaafrah1248 หลายเดือนก่อน

    Xassan sh iyo farmaajo labadaba waxay wadanka la rabaan horumar iyo inaan dowlad ahaano. Lkn mid walba wuxuu jecelyhy inuu asagu noqdo ninka ku amaanan horumarka wadanka. That's why ay siyaasadoodu isugu dhowdahy. labadooduba wadanka daacad ay yihiin.somalida qalbigooda allah ha mideeyo.munaafaqiinta imaaraatka u horeeyana allah hanaga qabto.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyaha kaliya ee proffesional ah.

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 หลายเดือนก่อน

    Maya Xasan loogu iman mayo intii looga tagay

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Asxabta geylan so dhawada

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 หลายเดือนก่อน +1

    Geylanoow arin weyn baad ka leexatey cadaladna ugama aadan hadlin sababta loo geeeyey ciidanka gedo iyo xuduuda waxey aheyd… Duqeymihii… Kenya ay ku heysey shacabka reer Gedo, Sheekadan maaha sida aad isugu aadsatey… ciidankaas looguma talo gelin reer Jubaland , lkn inta kale waa wax jira

    • @teach-or-learn
      @teach-or-learn หลายเดือนก่อน

      fahad baa usoo dhiibay qoraalka asna codkuu saaray

  • @suleimanmohamed3427
    @suleimanmohamed3427 หลายเดือนก่อน

    Inan gumeed

  • @husseinsayid-omarmohamed7667
    @husseinsayid-omarmohamed7667 หลายเดือนก่อน

    Mw Hassan Sheikh wax kaliya u hari waa inuu istoogto😂

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan ma loogu iman doona intii lagu wareejiyey

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 หลายเดือนก่อน

    😂 😂 wlhi wn qoslaa markaan arko astaaqfirullah Xassan dambiisa Allow nagadhaaf

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 หลายเดือนก่อน

    Isma maqlo miyaa
    Odygaaan
    Ilaaahow umada dhaafi

  • @QoraneCabdulaahi
    @QoraneCabdulaahi หลายเดือนก่อน

    شكرا

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em หลายเดือนก่อน +2

    Wariye waaqica lasocda af miishaar❤❤❤ from bosaaso

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน +1

    Run baad sheegtay wariye hadal wacan, illahay shacabka somaliyeed ha uga gargaaro mid aan horay u wadin shacabkana hagarowsiiyo waxa y danta askartana kuwa shacabka u daneeya haka dhigo oon u shaqayn kuwa mustaqbalka caruurtooda iyo walidiintooda god ku rida iyo dadka iyo dhulka somaliyeed
    Xasbiyallah wa nimcal wakiil
    Illahow somaali madax dantooda ka shaqaysa oo la isku raaco u keen .ameeeen

  • @cabdicabdulaahicabdiqalbif1104
    @cabdicabdulaahicabdiqalbif1104 หลายเดือนก่อน

    War niyahw wariyaa tahay ee warka cusub noosoo tabo Farmaajo unbaad haysaaye nonkan armaad ku qarawdaa agah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +2

    Mahdi guuleed farmaajo ayuu khar ka tuuray hadana xasan adagio doonaayo inaay burburto dowlada somaalia iidor xal Uma hayo kofurta somaalia alle magan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน

    Waa Falanqeyn Fiican, waa kaa dhiman in Hubkii loo qaybiyay Qabiillada oo Laysku gumaadayo, waa Jug,jug meeshaada joog xaalku

  • @Cabdicasii-v8p
    @Cabdicasii-v8p หลายเดือนก่อน

    Kadaa kadaa gaylan sxb sifican ayan warrkaga udhaygaysana lkn adigu kahadal takuqusysa e ha uhadlin si mucaaradka mahasanid

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 หลายเดือนก่อน

    Shalay markuu farmaajo madaxweeyne ahaa ee uu weeraray jubaland hadii aadan u aqoonin qabyalad ma maanta u taqaana qabyaalad geylanow mashilimaan baa kaa hadalsinaya mise cudurkii lagu yaqaanay reerka baa ka dhex guuxaya?

  • @maslahibrahim770
    @maslahibrahim770 หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo guul

  • @mohamedsaidgaal
    @mohamedsaidgaal หลายเดือนก่อน

    Farax mohamed xaqiiqda ugu imow hore u soco sir

  • @farahjama3480
    @farahjama3480 หลายเดือนก่อน +2

    cajiiib! si quruxbadan baad uso bandhigtay warbixintaan walaal

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 22 วันที่ผ่านมา

    dowladaha-caalamka-oo-dhan-xukunka-iyo-planka-waa-isku-wareejiyaan

  • @MaxamedJamacfarax
    @MaxamedJamacfarax หลายเดือนก่อน

    Warun

  • @KhadarCumar-b4w
    @KhadarCumar-b4w หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk sxb Soo Badi kolay Mel gadhi mayso siyaasada somalidee

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Umadi wxy horumar gadhaa
    Markay hesho hogaan aragti
    Leh cadaali ah mise ku Dhaqma wuxu amin sanyahay
    Kaasi oo sharciga fuliya
    Marwalba iyo meelkastaba ???

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

    Dalku waa federal 4.5 ama Qabiilo degaamo leh.
    Reerki ka cararaya qabiilkoda # kiisa iyagey u taal.
    Xasan MUNAFUQ waa Qbiileyte iyo Musuqmasuq waxa uu ku shaqeynayo.

  • @MaxamedJamacfarax
    @MaxamedJamacfarax หลายเดือนก่อน

    Dacadad

  • @Jonnybravo-g7w
    @Jonnybravo-g7w หลายเดือนก่อน

    Soomaalaay hurdada ka kaca

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน

    Daarood wax aan loodahmeen way diideen, wayna katashadeen buug Xasan sheekh sidu rabo kayeelanayo.
    Mahadsanid

  • @فارحبطل
    @فارحبطل 29 วันที่ผ่านมา

    Shariif ka igu socdo

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff หลายเดือนก่อน

    federaal nimo inta aynu ku dhaqmayno khilaaf inaga hadhi maayo sbabtoo ah awood qaybsi baa ku tumanaya kala dambayntii soomaaliya

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      Federal hadad diidey ma inad dad dhulkoda dulmisa rabta sidii afwayne😂

    • @HousseinAboubaker-pw4ff
      @HousseinAboubaker-pw4ff หลายเดือนก่อน

      @ talaa xumaatee federaaal meel inoo dhaqaajin maayo wadaadoow

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      @@HousseinAboubaker-pw4ff halagu kla tago meesha federal hdii la diido dhiig danbe daadan mayo sidey arab u kla tagtey

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw หลายเดือนก่อน

    duq dakhaakhulay daasad madhan weeye fawac msnusaya oo dardaran weeye duli munafaqa oo dulmiku adegta allow nagadulqaad daayim baad tahaye aamiin guuul axmed geesi🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🔥🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪💪🙏✌️

  • @saleman8894
    @saleman8894 หลายเดือนก่อน +2

    Hhh is xasuuso😅

  • @nuurahmed8180
    @nuurahmed8180 หลายเดือนก่อน

    Darood mideeye xasan sodhaweeya dad sikala jeeday ayuu isusoodhaynayaa
    Inbadan ayaan lahay ilaahaw darood midde

  • @Abdikarim_baayo
    @Abdikarim_baayo หลายเดือนก่อน +1

    Adna isasoo falanqey ka warye ahan iyo wararkaaga dhinacyada u raran iyo ka macaashka xiisadaha siyasaded ee waqtigaas tagan.

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 หลายเดือนก่อน

      Intaan uu hadda ka hadlay ma beenbaa? Hadaan Alle ka cabsano isbadalka wadankan iyo anagaba aan u baahneen dowlad u dhaqaaqda waxna ka qabata baahiyaheena ma helin burburkii ka dib, keliya hebel baan mucaaradsanahay oo in uu xukunka yimaado ma rabo, anigana intaan joogo aan buuxsado bangigeega, dunida aan daaro ka dhisto inta ii sacbisana aan sacabada u buuxiyo.

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 หลายเดือนก่อน

      ​@@ZakAli9904 waa been cad

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    ISKU MID MAAHA FARMAAJO OO IN BADAN TANAASULAY DALKANA DHISAY XASANA WAAD ARAGTAAN QOFKA...!!!!

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann หลายเดือนก่อน

    Siyaasada waalagu kala adkaan jiray. A. Madoobe waaloo muruq sheegtay waana ahaaday.

  • @somalitech102
    @somalitech102 หลายเดือนก่อน

    Xassan shiikh afkiisuu isku toogtay qawlkisa iyo ficilkisu ismalaha

  • @AyaanMukhtaar-k3g
    @AyaanMukhtaar-k3g หลายเดือนก่อน

    Dorashada somaaliya kadhic doonta xasan sheekh iyo farmaajo xulafo ayay noqon donaan oo xasan sheekh farmaajo ayuu ugu shubidonaa saasna farmajo ayaa soo noqon doona

  • @Ahmedmohamed-jz4ql
    @Ahmedmohamed-jz4ql หลายเดือนก่อน

    Oo illaah dad baa dawlada dhaxla 😂😂😂😂😂 MADAXWAYNE in la noqdaa dhib ah ba hadaa siyaasiyiinta wax fahmay waa ku waa ku dhuuqaya tuubada qarsoon 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdikadirMohamed-l8u
    @AbdikadirMohamed-l8u หลายเดือนก่อน

    Dadir Khan oo kunool kashmiir Ma iska hadal mise xaqiiq hadan kahadlo aragtida aan kaqabo hab dhaqanka xasan sheekh WAA nin fulinayo qorshe loo so dhiibay tusale xasan WAxa lo shegay intu xilka qaban KAHOR wanu kutagereyna balse wa Inad fulisa qodobo muhiim ino ah
    1 Inad kala dirto cidanka dhisan si Aysan awod uyelan cidanka xoga
    2 Inad kala geyso somalida isu so dhowaneyso siyasad ahan
    3 Inad gaarsiido heer somalida dib ogu laban Karan 1990 nacaybkoduna UU kadarnado 1991 markii intas lagu dhahay ayu dhahay wa ok wan fulina balse kudarsada hadii loo laabto 1991 aniga halis ayey galaysa nafteyda markasa lagu dhahay guryo Ayan ka sineyna wadamadena ok ayu dhahay qorshaha ya wata
    1 Imarad
    2 Kenya
    3 reer galbed oo itobiya kaga wakiik ah
    Hadafka imaratka wa Inaysan somaliya shidal qodan xasilonidedu Laga deyriyo
    2 Kenya danta ay kaledahay aya ah in aysan somalida ku hungobin dhulka kaga MAQAN aysana yelan awod ay taa kaga fikirto
    3 reer galbed maxay kagalan itobiya wa yahuuda madow Marka taa Laga so tago wa dhul kuyaal meesha kaliya Laga mamuli karo somaliya dhul Somali ledahayna way haysata si aysan dhulkaas ugu hungobin reer galbedkuna itobiya usii AHATO marinka somaliya berito lagu qabsan karo qorshaha iyo wxa kafulay
    Cidamada wa anaga aragnay inu kala diray somalida inu kala geynayo taa shaki inagama jiro in guryo dibada Laga siiyay daah inagama sarna ma waxas xaqiiqo ah ayanu iska indho saabi kareyna Maha runta lashego xasan wa dalaal dalka her aan dib laysugo so noqon Karin gaarsiin raba fulinayo ajandayaal fog yaan lafirin shidal baa laqodaya iyo kidaa kidaa xasan WAxa UU xarashayo hantida qaranka WAXA UU uqabaa in dib logu noqonayo 1990 kadibna dalka UU isaga tago ayu rabaa balse tii rabi wa gooni talada xasan xaqiiqdeed wa sidas tani wa aragtida fog aan kaqabo xalka somaliya iyo qorshaha xasan

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 หลายเดือนก่อน

    War niyahow maxaad u fiirsatay.

  • @KhadarGalmays
    @KhadarGalmays หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wariye sare waa arinta shalay iyo maanta aad baan u qoslay kkkk hab sare

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em หลายเดือนก่อน

    War war baxintani qasol badanaa waxaanse aad ugu qoslay firinbi war firinbiga meel u daaa😂😂😂

  • @ahmedm-ol4tj
    @ahmedm-ol4tj หลายเดือนก่อน

    Farmaja dowladnimo ficna ha siminina

  • @A_QARSHI
    @A_QARSHI หลายเดือนก่อน +1

    DOWLAD KASTA OO CUSUB OO TIMADA SOMALIA KAMA SHAQAYSO MIYAAA HORUMAR BULSHO IYO DAN KALIYA WAXAY XOOGA SAARAN DORASHO IWM

  • @NadiifoKiin
    @NadiifoKiin หลายเดือนก่อน

    Waabeentaa farmaajaa fiicaan dhiiqada xasan farmaajo hawgafinxasan qabuuro qote haĺa simin ismagaari karaan

  • @Qadani55Qadani55
    @Qadani55Qadani55 หลายเดือนก่อน +1

    From word to excel impossible 😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +4

    xasan ceeb iyo xishod la'aan iyo munaafaqnimo wa sifooyinka xasan lala wadaagin oo caan kuyahay

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน +1

      Daarood dhulka hassan ayaa King ka noqonaayo isaga laabta baadiyiini

    • @dhafoorqiiqahmed9529
      @dhafoorqiiqahmed9529 หลายเดือนก่อน

      @@IHatemumafiq hawiye futo madoobe xamar haku dhaqo walahi buusan dhul daarood xukumeen

  • @maxamedxajix
    @maxamedxajix หลายเดือนก่อน

    maanta waxaa muuqda rajo lkn cadawga gudaha iyo kan dibada ayaa diidan iney horay u dhaqaaqdo somaalia cadawgaasuna waa itoopia oo ku gambaneysa magaca al shabaab

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 หลายเดือนก่อน

    Qadiyada bada waxuu ku ibsanayaa Ahmed madobe 😂😂

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 Hasan waxwalbo kafilo kkkk

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 หลายเดือนก่อน

    Word and excel ....copying 😢😢😢😢😢Hassan DHIIQO

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkkkkkkkkkkkk Xasan wuxu ka adkadayba kuwan le ka jiro wlh yar iyo weyn xasan ayey Mic usitaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war wuxu landhereysana.

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 หลายเดือนก่อน

    Illaaheey ummadda ma dulmiyo ee ayagaa is dulmiyaan.
    Ilaaheey waa caadil, ummadda qof xun oo udhigmo lee madax looga dhigayaa.
    Dadka wawaangsana qof wanaagsan ayaa loo xulayaa.

  • @CabdiriiqCabdiriiq
    @CabdiriiqCabdiriiq หลายเดือนก่อน

    Odaygu shalay miyuu khaldanaa
    Mise maanta ayuu khaldan yahay.
    Waxuu shalay ogolaa buu maanta diidan yahay

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 Xasan Sheekh

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic หลายเดือนก่อน

    Sxb sheekada marka laso kobo. Somalia waa wada hunguri.
    Wali siyasad lama baran. Fikir in la isku raaco ma jirto.
    Marna waa arsenal(qabil) marna waa Man City (cisbi iyo koox)

  • @aq1186
    @aq1186 หลายเดือนก่อน

    Ninyahow caddaaladda iyo run sheegiddaba waa ay kugu yartay, waxa aad muujinaysaa inuu is beddel kugu yimid, Dowladnimada aadan waxba ka aqoon ama aad u xaglinayso Dowladda Xasan Sh.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +2

    kkkk yaa isgasray kkkk

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน

    GEYLAN
    SXB AD BAN U JECLAHAY WARKAAGA SIDAD WAX U SHEEGTAY SAWIRKA GUUD WAA SAX LKN FARMAJO IYO X
    MUNAAFAQ HA SIMIN

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo ka liita xasan

    • @cabdallealiorshe3334
      @cabdallealiorshe3334 29 วันที่ผ่านมา

      @Mirhan777 xaarka atad cuntaa

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน

    ODAYAAL RAFAADSAN ANAGANA NA RAFAADISE EE NA DHAAFA.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 หลายเดือนก่อน

    INAAN XASAN WIXII LOO DHIIBAY LOOGU IMAANAYNIN AYAAN ARKAA

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q หลายเดือนก่อน +1

    Qabyalad cad Yad kusocota haysku xuuxin raga wada dhashay haday ayagu ka xishon wayen madaxweynaha waxba hana tusin xumantoda tadaba soma qadatid iyo tan rer tolka ku hadlan wy kuwan.okaliya uso qadaynaysabma isku dhufashad radinaysa kuwan xilna mahayan wax l9 qabsadana mahayan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Wadh wadh