Dhibkuu Ka Maray Barashada Cilmiga Quraanka! Sh. Xasan Axmed Jamac.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Muuqaalka oo dhan Dhawaan Kala Socon:
    / @waxbarashopodcast
    Janalka Sheekh Xasan:
    / @haljama1
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

ความคิดเห็น • 56

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +10

    Wareysiga oo dhameystiran Ka Daawo Halkan:
    th-cam.com/video/TI96aCi9f24/w-d-xo.html
    Janalka Sheekh Xasan:
    th-cam.com/channels/1sLFoClkB0z43fSKrNdO6w.html

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim 2 ปีที่แล้ว +6

    CAJJIIBA, waxaan loo dhibtoon oo loo samrin lama dheefsado, shiikha, ardayga, iyo tebiyuhuba wey mahadsanyihiin. runtii shidaal iyo Nashaad, bay ii noqotay, aan waxbarshadayda kusii kobciyo.

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah shekadas sheeq candirashid oo ka sheekaynayaan maqalay mansha alah maantana waa arkay qayr alaha ku siiyo eedo dhiitaginta aa u samayso dadkaga soomaliyeed wax badan naad u faaiidaysay dadkaaga soomaliyeed

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a runtii qiso aad ii soo jiidatay weeyaan, in taleefon adigoo shiikh kula hadlayo haddana aad cilmi ka barato wax sahlan maaha, illaa ay qofka ka go'an tahay mooyee. Dadaal iyo rabitaan xooggan unbaa meesha aad rabto ku gaarsiin karta.
    Allaha idin Sharfo labadiinaba.

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 2 ปีที่แล้ว +4

    Abdiwali let me ask you question out of this topic , Waxbarashada marka ku daashid ama aad ku stress tid system ka waxbarashada iyo sida ardayda loo dhibo sidee naftaada u dhiira galisaa , I am struggling

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 ปีที่แล้ว +1

      Abayo qali horta wxbrshadu wa nocas ani india kubartay medicine 6years wdanka imi mrkan is dhahay shqayso walidinti somalida iyo hospitaliskaba ajanib iyo cadany amisnyahin ila an 1year shaqa donayey alxm akharki wdanka qatar ban ka heley fursad wxana kabartay businnes iyo IT 2KUSHAQAYSTA XAGAS HBLAHA SOMALIYED MESHAY AD UGA FICNYAHIN WA DHAQALAHA MELWALBO AD GASHID JAMACAD BANK INTERNTANTIONAL INISTUTIONS GBR SOMALIA FDHIDA

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah sheeqan eedo ma sheeqa masjidka dahabka kasamaysan iimanka ka ah miya? Mise waa isu ehyihiin?

  • @shamsudiin7420
    @shamsudiin7420 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad iskugu egtihiin m.a

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaalka oo dhammaystiran baan sugaynaa Ustaad Alle haku barakeeeyo'e.

  • @nadifahmed3518
    @nadifahmed3518 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhu inuu quraan ku bilaabo
    Barnaamijkaa fiican

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiiku kitabkas khadka manoga marinaya an ka faidaysaneeeee?

  • @maxamedxasan6815
    @maxamedxasan6815 2 ปีที่แล้ว +1

    Cbdi wali asc wll waxn rajynyAa ina qadr imaado ee wll waxaan rapaa ina wax barshda diinta kasii wato ee kwrn wll

  • @abdimaliksheikh7376
    @abdimaliksheikh7376 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhani waa Reer buhodle allrHa Xafido

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله

  • @cabdulmajiid
    @cabdulmajiid 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng c/wali Sheekh an adigooba kuu egyahay mawalaalkaabaa

  • @saacidcabdullahiaxmed6297
    @saacidcabdullahiaxmed6297 ปีที่แล้ว +1

    Sh mahamed cabdi soo qabo asagana

  • @abdulabdul5894
    @abdulabdul5894 ปีที่แล้ว

    Labadiina walaalo isla dhashay miyaa tihiin walaal Abdiwali ..?

  • @bashir871
    @bashir871 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alle haku sharfo casharo macluumad dhaba ayad nala wadaagta

  • @mohamedbaqas9027
    @mohamedbaqas9027 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko cajiiba. Wixii la isku Dayo ayuunbaa la bartaa

  • @cabdiraxmaa4620
    @cabdiraxmaa4620 ปีที่แล้ว

    beenaale culumo soomaaliya maya qaanaan baad kuleedahay

  • @Asmamohamed-w9j
    @Asmamohamed-w9j 9 หลายเดือนก่อน

    Oo ma isaga sheekhu iswaraysanaya yaap

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 ปีที่แล้ว +1

    Quraanka wuxuu ku qoran yahay carabi sidee carabiga uu uga duwan yahay quraanka

    • @omeymamohamed6481
      @omeymamohamed6481 2 ปีที่แล้ว

      انواع الخط للكتابة ثلاث مشهورة
      ١= الخط رسم المصحف وهو رسم معين اختاره الصحابة لكلمات القرآن الكريم 👉🏻عندما امر سيدنا عثمان رضي الله عنه بكتابة المصحف
      ٢= خط العروضيين وهو خط لايقاس عليه لان تعلميي خاصة بتققطيع الشعر لمعرفة البحر أو الوزن مثل 👈رجلٌ رجلنْ 👉🏻
      ٣=الرسم القياسي او اصطلاحي
      Markaa quraanka rasmigisa rasmu cismaani ama rasm musxaf weeye ibnu jasari akhri baabkisa
      القطوع والموصول
      Carabiga cadiga ah
      الرحمان weeye
      Qurankaan
      الرَّحْمَٰنُ
      Alifiki mesha ladhigay sow uma jedid

    • @sacaadaat3178
      @sacaadaat3178 ปีที่แล้ว

      @@omeymamohamed6481 sax waaye.Rasmu musxaf tawqiif weeyo.cibaado aan la badali karin laakiin caalamka waxaa wax lagu qortaa carabiya rasmu imlaaga kan 3xaad.

  • @yaxyecalimaxamed4395
    @yaxyecalimaxamed4395 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك اللة خيرًا

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad abdiwali podcast miyaa sameysay waan radiye wu iso bixi waye link podcast ka share iso dheh mahadsanid ustaadi

  • @abdirahmanabdullahi
    @abdirahmanabdullahi 2 ปีที่แล้ว

    Sh xasan axmed jaamac iimaamkii hore masjid jaamica buhodle

  • @mohaibrahim3100
    @mohaibrahim3100 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad iskugu ektihin walalo ani modaa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 ปีที่แล้ว

    Sida aad wax u duubtay ee adigu uga muuqato muuqaalkan waa mid aan wacneyn.

  • @ahmadhh1467
    @ahmadhh1467 2 ปีที่แล้ว +2

    لم افهم شي بس دخلت لاجل الشيخ حسن احمد جامع 😂😂

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +3

      شرفتنا أخونا اش رأيك نعطيك دورة مكثفة غي اللغه الصومالية

    • @axmedjaamaccabdullahi282
      @axmedjaamaccabdullahi282 2 ปีที่แล้ว

      May God bless you in which language you improve so that I can understand you more

    • @axmedjaamaccabdullahi282
      @axmedjaamaccabdullahi282 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali
      أنا مستعد بأن أفهم هذا الأخ باللغة الصومالية وبعض علومها

    • @ahmadhh1467
      @ahmadhh1467 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali سأكون سعيدا

    • @ahmadhh1467
      @ahmadhh1467 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedjaamaccabdullahi282 l will be happy if you teached me the Somalian language

  • @faaiddoon3149
    @faaiddoon3149 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا اخي الحبيب

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 ปีที่แล้ว

    M.ALLH

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah mashallah mashallah mashallah

  • @mustafabdihussein2342
    @mustafabdihussein2342 2 ปีที่แล้ว

    Xooga waa is shabahdaan shiiqa

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @naqwamedia1643
    @naqwamedia1643 ปีที่แล้ว

    Maasha allh

  • @nadifahmed3518
    @nadifahmed3518 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @Afsanmedia1436
    @Afsanmedia1436 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله
    "من جدّ وجد"

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 ปีที่แล้ว

    Masha waad mahad santahay

  • @fariidabintumuse2005
    @fariidabintumuse2005 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰

  • @zeytuuniabdikarim2573
    @zeytuuniabdikarim2573 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🌹🌷

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @cabdlmaalik6633
    @cabdlmaalik6633 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ok4425
    @ok4425 2 ปีที่แล้ว +1

    Channel kan mustaqbal bu leeyahay keep it up bro

  • @abdirahmankaahiye3601
    @abdirahmankaahiye3601 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @shaficimohamed6481
    @shaficimohamed6481 2 ปีที่แล้ว +1

    cajiib ragna dhibtaas ayay cilmiga umarayaan inakana click baa inaga xigta alle ha barakeeyo walaalka