"Fikirka Ibraahim Ciyoow waa fikirka Khawaarijta hadii aysan Maxkamada iyo Dowladda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • "Fikirka Ibraahim Ciyoow waa fikirka Khawaarijta hadii aysan Maxkamada iyo Dowladda Cadaalada horkeenin dhibaato ayaa ka dhalan karto"Sheekh Soomoow

ความคิดเห็น •

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb 2 หลายเดือนก่อน

    allah ha u naxariisto sheekhuna

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 หลายเดือนก่อน +4

    Adiga maral alle Haku galsho shiiq cabdulqadir ayaa caabudaa

  • @Abu-ayisha
    @Abu-ayisha 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wixii suufi aan ahayn waa khaariji war anaga yaab aragnay!! !

    • @abdallamahamoud3590
      @abdallamahamoud3590 2 หลายเดือนก่อน

      Waa Gaal hadaad lasoo boodo khawaarij ayaa Tahay

    • @Abu-ayisha
      @Abu-ayisha 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga iyo jahligu intee kala tirsataan ?
      Kolay makala fagidinee

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt 2 หลายเดือนก่อน

    Adaa buka anaga ilaahay ksligiis ayaanbarinaa adinka owliyo iyo ale ayaa isla bardaan

  • @JaamacMire-n8q
    @JaamacMire-n8q 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waji mooryaanbuu leeyahay. Kan sheekha. Iskusheegaya

    • @GHersi-l4g
      @GHersi-l4g 2 หลายเดือนก่อน

      Qabiil ahaan maad u weerareysaa shiikha. Adigase yaa ku baray mooryaan siduu u eg yahay

    • @JaamacMire-n8q
      @JaamacMire-n8q 2 หลายเดือนก่อน

      @@GHersi-l4g may. Walaah may. Lkn waxaan ogahay. In uu. Kamid Yahay. Kuwa ugh Sharka badan wAxay qorax u zoo baxdo

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      faqash bastar ah oo xaraan lagu dhalay aa tahay guska aga fuq dadka

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      afweyne oo aayada ilaah kasoo horjeestay iyo ayaan xirsi aa kaa dhalatay markaas aa diin ka hadlee wahaabi faqash ah oo aan diin laheyn

    • @JaamacMire-n8q
      @JaamacMire-n8q 2 หลายเดือนก่อน

      @@143-k1d mooryaan. Uraya. Lacnadi. Haku dhacdo. Adi. Afwayne xasan dalxaraashe soomow. Cabdulahi Yusuf. Iyo waxii lamida

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 หลายเดือนก่อน +5

    Soomoow waa jaahil bal hal kitaab hasoo duubo ama hal mas,alo haka hadlo

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khawaarijta iyo fikirkooda waa in dawlada soomaaliya waxka qabato hadii kale waxaa la gaari doonaa waqti aysan waxba ka qaban doonin.

  • @ggfff1733
    @ggfff1733 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomoow maxaa diin ka galey waa suufi naceb xaqa sh ibrahim ciyoow kitaab ayuu wax ka sheegey ee kitaabka ka dood mase aqrisey kitaabda uu shiikha ka tagey

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      wahabai adigoo kale iyo umul oo nabiga c/s/w caaye maxaa diin ka quseeya ? dad xaaraam lagu dhalay aa tihiin ilaah xishoodka ka qaaday

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan Hadaan dhoho Gabar aan aabaheed kalasoofakaday ino jiif nasiinlahaa ayey ilathy iidhiman dheekh noocaan ufikirayo

  • @ggfff1733
    @ggfff1733 2 หลายเดือนก่อน +4

    Shiikha ma waxaad ku difaacaysaa qabiil am suufinimo ee jooji digdigta dowlada cadaalad ayaa laga rabaaa qof fikirkiisa lagu xiryo ma maqal

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      adiga ma wahaabi ama qabiil aaku difaaceysaa khaniiskii khawaarijka adigoo kale ahaa oo sheekha caalimka ah caaye xaraami bastar ah baa tahay

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      markaa wax saxeyso marka hore qofka dhintay qofka caaye dembigiisa sheeg xaraami wahaabi ah oo qabiil ku difaacaayo

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      sheekha waa sheekh somali qabiil ahaana waa abgaal oo cirka kama imaan ama ku farax ama ka nax weligiin ee abgaal madax nii aha ayeen caalimna somalia ayaga lee ka ah oo sida loo aasay wahaabida ka naxday qalbiga jabay

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      wahaabi marka la aasayo 30 qof kama soo qeyb gasho sababtoo ah waa jaahiliin qabiili ah cuqdadeysan cudur qaba umul waa aragtay 6 bil kadib india uu u cararaa umul cuqadadii iyo caaydii nabiga c/s/w uu caaye aa cudur ku noqotay cudur ka xuana wuu u dhimanaa umul iyo inta lamid ka ah insha-allah bi'idni laahi kariim

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      dhan kasta wahabai waa looga horeeyaa diin siyaasad tiro badnaasho dhawqaale aqli iyo cilmi dhulka ugu quruxda badan somalia bad iyo webi cuqdad waa u dhimaneysiin

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa shiikh anagu ma arkin waxaa noogu filan in adoo kale aad difaaceysidasna cilmi kuma arkin afigana ahlu bidca wa dalaal ayaad tahay hadii kheyr ilaahey kula doono allaah ha ku soo hanuuniyo hadii kalane ilaahey hakaa hor wareejiyo umadda

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aamus soomow cilmi iyo balaaqad lagu hadlo xataa kaama muuqato ee calyadaada umada kala hor dhaqaaq

  • @dalmarali1017
    @dalmarali1017 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somow diinta baro

    • @GHersi-l4g
      @GHersi-l4g 2 หลายเดือนก่อน

      Adigana maxaad baraneysaa. Noo sheeg

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa hadda nooma sheegin,khaladka uu sheekhu qoray iyo radintaada she suumow

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      xaraami xaaraan lagu dhalay aa tahay sheekh soomow kuma dhihin khalad uu sheekha qoray wax hubso marka hore khawaarij cuqdadeysan aa tahay bastar ah

  • @dalmarali1017
    @dalmarali1017 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sheikha wa bini Aadam wax waa khaldi kara

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      bastar khawaarij ah aa tahay yaaku qaldee wahaabi nacalad ah maaku qaldee sheekha? xaraami aa tahay oo waalidkiisa eena is mehersan aamus

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu Sheeikha dhintay ma garanaayo qofka uu yahay iyo waxa uu aaminsan yahay.
    Hdii uu aaminsanayahay in la caabudo Sheikha Jeylaani ama oo ku dhaco shirki xukunkiisa waa cadyahay, hadii uu yahay sheikha aan aan sameyn ficilkaas ma jiri karto wado lagu xukumo. Hadaba waxaa muhiim ah in aad cadeysaan oo la doodaan Sheikha Ibrahiim.

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      khawaarij xaraami aa tahay sheekha janaazadiisa aaka marqaati ah marka hore daawo marka 2aad go'aan gaar imaam xanafi wuxuu dhahay janaazada aa noo balan ah macnaheeda qofka ilaah raali ka yahay waala soo buuxinaa 2 million aa timid duugta sheekh cismaan xidig aun aamiin yaarabi wahabai taas eeka maseereen

    • @DrAli28-Y
      @DrAli28-Y 2 หลายเดือนก่อน

      @@143-k1d
      Dhibta ku heysa waxa weeye ma taqaanid hadalka sida uu i dhacaayo.
      Aniga qodabka aan ka hadlay si fiican u fahan oo garo si qoto dheer, ileen jaahil waxba ma dhaantid oo dadka ku tilmaamaayo khaariji. Bal skl akhri micnaha khaariji ugu horeyn

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 หลายเดือนก่อน +3

    SUUFIDA KITAABDA EEY QORAAN KULIGOOD WAXA KU QORAN WAA SHIRKI IYO HADALO LAGU GAALOOBAAYO
    SUUFIDA UMADA ALLAH HA KA QABTO SHIRKIGOODA

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horta nimankaa maxaa sheikh iyo Awliyo kaliya uga shekeyaa maxaa iyaga waxaas ku xirey aaway Alalhii Iyaga Abuurtay iyo Rasuulkiisa maxey ugu kalsonan layihiin Allahoda uuntay why Awliya iyo sheikh lee ugu doodayaan ugu qeylinayaan waayabe

  • @muhubo100
    @muhubo100 2 หลายเดือนก่อน

    Instead of attacking Skiikh Ibrahim, listen to him and debate in open discussion. Shiikh Ibhsim made points and you can challenge in open debate.

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 หลายเดือนก่อน

    Shekha Allaha unaxariisto Janatul Fardowso Allaha ka waraabiyo Wahaabiyadu waa Dad Baadi ah Been & muran ayey ka sameysan yihinn war koda yaan la dhageysan

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 2 หลายเดือนก่อน +2

    ولكن اكثرهم لا يعقلون 😂yeeysn idin sirin badnaashaha

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomow waxaan ku weydiiyay horta Sheekh Xidig iyo adiga isku caqiido miyaad tihiin ?
    Mas'aladii ahayd inuu sheekh Jiilaani Rasuulka uu raacay habeenkii la dheelminayay , sidaas muu kula aaminsanaa ?

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 หลายเดือนก่อน +1

    Weriye gaani,sual adag muusan weydiin

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      xaraami wahaabi oo qabiil ahaan u cuqdadeysan aa tahay aamus bastar yahoo

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Khawaarij haku dhawdo yaa soomow carro cune! Adigabe soomow mushrik ayaa tahay. Lacnatullaahi calaa suufiyo

    • @GHersi-l4g
      @GHersi-l4g 2 หลายเดือนก่อน

      Warhooy Allah ka cabso

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 2 หลายเดือนก่อน

    Sooomooow xaqa usoo noqo qubuuraha labaryaana katag

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa ku qoran kutubta uu qorey hadii shirki ku qoran yahey waa lasheegayaa haduuse saxan yahey kitaabta waxa ku qoran hala arko

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

      kutubta waxaa qoray caalimkii weynaa oo aad ka maseerteen hadaa wahabai tihiin janaazadiisa 2 million kasoo qeyb gashay taas waxee kuu cadeynee ilaah inuu raali ka ahaa dood maba imaan karto

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad fala wadad dadka sunada ahna casuma

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 2 หลายเดือนก่อน

    Soomoow dadaal dabaal daaal

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maadka doodid waxa kutubtaa lagu sheegayo?

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      wahaabi kutub maba aqri karaan ikleen diin lama barin sidee ku ogaadeen waxa ku qoran kutubka sheekha? xaraami adigoo kale oo wahaabi ah waa naqaan bastar

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 2 หลายเดือนก่อน

      @@143-k1d
      Been qaawan oo ku dhisan cadaalad darro iyo tacasub.

  • @dalmarali1017
    @dalmarali1017 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jaahil Aan diin aqoon

  • @abdirashidgaandaa7305
    @abdirashidgaandaa7305 2 หลายเดือนก่อน

    Horta Kani maqajilo miyaa aqoonna qasiido shirkiya ayuu kayaqaan fariidnimona umuu dhalan miskiin..

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน +1

    WASAARADDA ARIMAHA DIINTA WAXAA HEYSTA WAHAABIYO OO WAAD OGTIHIIN, XASAN SHIIKHNA WAA MADAXWEYNE, LATALIYAHA ARIMAHA DIINTA WAA WAHAABIYO. DAL 100%98 DADKIISU ASHCARIYO YIHIIN IN SADEX QOF AY KU CIYAARTO WAXAA SABAB U AH SHACABKEENNA EE FADLAN WAA IN AAN KU MUDAAHARADNO SI KALE CADAALAD LUGU HELI MAAYO. CULUMADU WAA INEY NA HOGAAMISO. WAAD ARKEYSAAN KII NA QARXINAAYEY AYAA MASAAJIDKII NOO FADHIYA

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 2 หลายเดือนก่อน

      Hhh kuma jirno anagu ashcariyoh legend 😅😅😅

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 2 หลายเดือนก่อน

      Marabno shirkigiina

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 2 หลายเดือนก่อน

    kanoo kale in culumada lagu tiriyo waxaa keenay nimanka la yiraahdo alictisaam waayo markay shaatiga badasheen yaa mareykanku wuxuu ku qanciyey si xaqa loola diriro inay gacmaha isqabsadaan ayaga iyo suufiyada markaasaa waxaa la sameeyey wax lagu sheegay dalada culumada oo bashiir salaad uu horboodayo afgambigaasu haduusan dhicin maanta kanoo kale khawaarij kuma sheegeen salafiyadda ee qabuuruhuu ku dhuumanlahaa xaquse saas kuma qarsoomayee tawxiidkaa ka talin soomaaliya inshaalah

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      bastar kahwaarij ah aa tahay godkiina aa biyo niigu soo galay

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

      xaaraami ku dhakay was ninkii sheekha dhintay caaye kama hadleysid waxaana iska dhigeysaa nin wax saxaayo xaraami aamus

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 2 หลายเดือนก่อน

    hadey wax isku haayaan, Banaanka may keenaan?

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 หลายเดือนก่อน

    Sufiyo khawarij cabsi bay ka qabaan😂

  • @JaamacMire-n8q
    @JaamacMire-n8q 2 หลายเดือนก่อน

    L

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 หลายเดือนก่อน

    Xolahan maxad u wareysaneysan

  • @qardho7720
    @qardho7720 2 หลายเดือนก่อน

    Qaladka natus maxa idiin diiday maxa qarineysaan awood umalihidinmiya in difacdaan kutubtas markasaa qeylo iyo bahaa bahaa iyo ha la xiro kkk wa aragnaaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    War dowlada ha ugefin tawxiid ladirir maahe ee wa shirki iyo bidco ladirir ee ciyow wixi wax uskuhaya hala dooden oo meesha xaqu kacadaado hala raaco

  • @JaamachassanRodol
    @JaamachassanRodol 2 หลายเดือนก่อน

    Aw adigaa af soomali. Layimidi af somali miyaa cadyn uwadaa, always cadyn quraan & xadith la imow,, dawlada miyaan, didn't kabaranaynaa, diinta qofki yaqaan baalaga bartaa

  • @hassanbareabdi1368
    @hassanbareabdi1368 2 หลายเดือนก่อน

    هههههههههههههه
    الشبخ عندهم معصوم كالأنبياء

  • @qardho7720
    @qardho7720 2 หลายเดือนก่อน

    Alshabab qofkii an na raacsane wa cadoga sharecad islamka ok
    Sufiyada cidaan nala xadreen o qabriyada muradada la aadin waa khawarij iyi wahabiya islan shaqo kuma laha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    War dowladu ma towxiid ladirir baad mooday maxay culimada dadka xaqa usheegeyso soo xidhayso walle adiga ubaahan in dowladu kuso xidho oo shirki iyo bidco faafiya suufiyow

    • @GHersi-l4g
      @GHersi-l4g 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga maxaad faafisaa: naceyb, madax jabis, is qarxin iwm

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 2 หลายเดือนก่อน

    Sooomooow xaqa usoo noqo qubuuraha labaryaana katag

  • @JaamacMire-n8q
    @JaamacMire-n8q 2 หลายเดือนก่อน

    L