Maayir Ciddin oo Su'aal diini ah Waydiiyey Sheekh Mustaffe Xaaji Ismaaciil.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 466

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 3 ปีที่แล้ว +39

    Nimankan Somaliand Hala Siiyo Ictiraafka WARKOODA WA CAD YAHAY

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 3 ปีที่แล้ว

      Yaa kuweydiinaya adiga

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 3 ปีที่แล้ว +3

      @@aminaabyan6373 📸 Kamerada IGALA Dul tag Gabar yahay yarta

    • @haboon6195
      @haboon6195 3 ปีที่แล้ว +1

      thanks wll

    • @bancadestudiomusic7368
      @bancadestudiomusic7368 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 27 วันที่ผ่านมา

      Citiraafka kuma xirna canshuurta dawalada hoose qaado waxa ka weeyn wada jirka somalida waayo waa qaran

  • @CabdulahiMustaf-v8u
    @CabdulahiMustaf-v8u 15 วันที่ผ่านมา +9

    M.a الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @nasruushnuurayn5806
    @nasruushnuurayn5806 3 ปีที่แล้ว +29

    😔Subxaanallh qalbigiisa wxa ka muuqata cabsi da ilaahy iyo baqashada maalinta يوم لا ينفع مال ولا بنون 😢ilaahayoow xaqqa nagu sug😢🤲🤲

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 3 ปีที่แล้ว +88

    Waa masuul qaali ah Allah haku xifdiyo hakuna barakeyo insha Allah asc Mudane Abdishakur Cide Allah haku garab galo adiga iyo team kagaba insha Allah ❤️🤍💚

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +15

    Wadada xananada iyo school Kuba waa diinta ka qayb ee sidaa ku wad diintana halagu Barto oo halaga ilaaliyo gaalada

  • @ikraancabdisalam8416
    @ikraancabdisalam8416 3 ปีที่แล้ว +40

    Wlhy waa shaqsi cabsi ilahay aay kamuqato shiiquna sifiican buu ukala dhigdhigay shugran sh mustaf allaha Nokia xifdiyo

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว +3

    hubka ay gaaladu sameyso culimada muslimku xaraan kuma sheegto
    baaburta diyaaradaha computerada culimadu xaraan kuma sheegto
    muslimku wixii aanu sameysan karin xaraan kuma aha

  • @hoododagan3310
    @hoododagan3310 3 ปีที่แล้ว +62

    Masha Allaha 😭😭😭😭😭ilaahayow noosoobadi masuuliyiintan ookale wallaahiwaanilmeeyey markaanmaqlay hadalka naayirka kuwahalena ilaahayhanoofahamsiiyo diinta

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 3 ปีที่แล้ว +11

    Jzk Allah Khayr Sheekh Mustafe.
    Mayorka Berbera taariikhda ayaa xusaysa.
    Sunada Allah, Qofkii Allahiisa Cisiiya, Kor ayaa loo qaada.
    Siduu Mayor-ku uga Masuul yahay Kaabayasha Adeegyada bulshada ee Degmada ayuu Masuul uga yahay kor uqaadida Barashada iyo ku dhaqanka Islamka.
    Xeerka Degmooyinka iyo Gobolada ee lagu Maamulo dowladaha Hoose kuma jirto Waaxda Kor uqaadida Barashada iyo ku dhaqanka diinta Islaamka.
    Soo Jeedin:
    1. Golaha Wakiiladu haku sameeeyaan Xeerkaas waxla badal iyo Kaabis.
    2. Dowladaha Hoose iyagoo lakaashanaya Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ha diyaariyaan Goobaha barashada Islaaamka waqaf ahaan.
    3. Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu xil ha iska Saaro in uu Wasaarad kasta ufuro Siminaaro barashada Islaamka sida Ilaalinta Amaanada.
    Haddii Shaqaale waynaha Dalkoo dhan laga dhiso Cilmiga diinta, Wax badan ayaa inoo hagaagayaa.
    Calankaas korkeeena ka babanayaa ee Tawxiidka aaan ka Run sheeegno.

    • @kawtiiika5310
      @kawtiiika5310 3 ปีที่แล้ว +1

      maashaallah waxaad keentay talooyin muhiim ah oo hadii la qaato lana dhaqan geliyo aad adigu ajarkeeda iska leedahay ilaa iyo qiyaamahana aad maali dioontid

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 3 ปีที่แล้ว

      @@kawtiiika5310 amiin Walaaal

  • @HRU20
    @HRU20 3 ปีที่แล้ว +25

    وفقك الله على طريق الحق...عمدة بربرة السيد عبدالرشيد عطن...

    • @sahroyusuf6848
      @sahroyusuf6848 3 ปีที่แล้ว

      Axmed waa sax maansha allaah jkz allaah swt ha barakeeyo fidunyaa wal aakhiro maayerka jkz

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah waa wax lagu farxo in masuul sidaa u hadlo oo uu dareemayo baahiyaha jira ee diinteena aanu ogyahay in ay masuuliyad ka saran tahay oo aan loo dooran anaga nooshaqay iyo dano gaar ah ee uu ogyahay in uu masuuliyad wayn sido oo qaday alle haku asturo oo ha u fududayyo ee
    Waana arin ku dayasho mudan oo aynu jecelnahay in ay masuuliyiinteena oo dhan sida maayir cidin oo kale ahaadan alle ha inoo dayo ee

  • @alijama3401
    @alijama3401 3 ปีที่แล้ว +26

    MAASHA ALLAH SUAAL FIICAN OO XIGMAD LEH IYO JAWAAB XIGMAD LEH RAXMAANKU JIDKA WANAAGSAN HAYNA GARANSIIYO AAMIIN SOMALILAND GUUL

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 3 ปีที่แล้ว +15

    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun waan ilmeeyey waanan kula qabaa dareenkaa SubxanAllah 😭😭😭

  • @axmedmaxamed4408
    @axmedmaxamed4408 3 ปีที่แล้ว +26

    Manshaaallah mayiir ciidin mayeetakale sakale haelayn

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +3

    lkn halkan Europe aan joogno dawladaa bixisa dhaqaalaha masjidka iyo kaniisadaha

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 ปีที่แล้ว +20

    Maasha Allah Waa Runtiisa Oo Arki Maysid Dawlada Oo Malcaamad Dhistey Ama Wasaarada Waxbarashada Oo Macalimiinta Quraanka Mushahar ama Guno Siisa!!!

    • @xooshchannel2930
      @xooshchannel2930 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll maxaa sababay inay dawladu samaysay iskuulo dawli ah oo lacag lagu bixiyo macaliminta la siiyo lacag dawladed lkn malcamad dawlad ah aanay dhisin ama masjid dawldu dhistay aanu jirin
      tartanka ciyaaraha waa laga qayb galaa ka iskuulada sidoo oo lacg lagu bixiyaa maxaa diiday tartamada quraanka in sidaa la smeyo
      Waan grn a ahay ma lacgta dawlada ayaa xaaraan ah oo ku baxayaan diinta in la galiyo misee iyagaan iquudhayn .

    • @thelegend-zp4iz
      @thelegend-zp4iz 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xooshchannel2930 Dhibkaan dhulka Soomaalida dhan ayuu ka jiraa. Macalinka diinta iyo kan luqada carabiga iskuulada qaarkooda qorshaha kuma jiro. Ma jirto cid wax kuugu siineyso inaad diintaada ama shaqankaaga horey usii wadato.

    • @FouadNasri-y9f
      @FouadNasri-y9f 19 วันที่ผ่านมา

      كل مسؤول عن رعيته

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +13

    Labada maayir ee ugu daacadzan Somaliland waa maayir mooge iyo maayir cidin💓💓💓

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว +2

      Iyo madaxweynaha mustaqbalka mudane cabdi raxmaan maxamuud caydiid solteco

    • @idirismaxamed8209
      @idirismaxamed8209 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naasirfaarax903 aqas maxad ku hadashay 😏😏😏😏

    • @xaawamaxamed9240
      @xaawamaxamed9240 3 ปีที่แล้ว +1

      C.caziiz bidixo alaylehe run runbaad sheegtay from sanaag

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      @@naasirfaarax903 sorry 😢😢😢zolteco furzad uu ku kazban laha zhacabka Somaliland ayuu izka khazariyay wllhi 7 zano ayu jogay waxba muu qaban🚫

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      @@xaawamaxamed9240 💓💓💓💓mahat zanid

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 3 ปีที่แล้ว +25

    marka uu damiirkeenu noolyhy allh hku xafdo c/shukuur cidin

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว +54

    Mayor cidin I respect you sir ✊🏽❤️🥰

    • @harunadan5846
      @harunadan5846 3 ปีที่แล้ว +2

      Suaal cajiib ah masha allah

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว +4

      @@harunadan5846 haaa wllo suaaal qrxbdn iyo jawaab na qancisay allow shekh mustafe inbdn noo daaa ameen🥰❤️

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 3 ปีที่แล้ว +72

    Masha Allah,Walle walidka ba Rag Dhalay, Mafilayn inay dalkenj ku nolyihin ninkan o kale

    • @mohammedxayo5155
      @mohammedxayo5155 3 ปีที่แล้ว +2

      Hadduu waddanka haysan lahaa, magaalo loosoo diin iyo daawasho tago noqon lahey.

    • @ksc8298
      @ksc8298 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @nasrudincali8004
      @nasrudincali8004 3 ปีที่แล้ว

      @@mohammedxayo5155 1¹¹qqqq

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 หลายเดือนก่อน +6

    والله الموفق بالصواب

  • @naciimchannal
    @naciimchannal 3 ปีที่แล้ว +11

    ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله فيكم شيوخ وعلماء كلهم وأهل بربرا وعميدهم فاضل
    هي سؤال ميمة جدا والله وفقكم الله في طريق الحق انشاء الله

  • @ahmedmumin5525
    @ahmedmumin5525 3 ปีที่แล้ว +48

    Maasha allah, both mayor iyo sheikh Mustafaba....illaahay ha waafajiyo wadada toosan.

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 3 ปีที่แล้ว +14

    ماشاء الله تبارك الله
    بارك الله فيك اخي عبدالشكور

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +16

    WALAAHI WAA XIL CULUS SIDU CUMAR BINU KHADAAB SHEEGAY WAA ARIN WAYN

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 3 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi waan qiirooday Alla habarakeeyo mayarka warunti yaa rabbi noo naxariiso 🤲🤲🤲

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck ปีที่แล้ว +2

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:14

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 ปีที่แล้ว +29

    Mansha Allah
    Mayor Cidin.

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 3 ปีที่แล้ว +8

    Damiirkaaga inuu noolaado waa mahad alle

  • @hamdaessa5776
    @hamdaessa5776 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilma xalaal Allah ha barakeeyo jasaakal laah masuul qaran waa nin madaxwayne u qalma wllhi

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 3 ปีที่แล้ว +13

    MANSHA ALLAAH ILLAAHAY HA XIFDIYO MAYIRKA DAMIRKIISA AYAA NOOL ILLAAHAY HA BARAKEEYO DIINTEENA MACAAN ILLAAHAY HA U GARGAARO AMIIN YAARABI JISAKALAAH SHEEQ MUSTAFA

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 3 ปีที่แล้ว +24

    Manshaa Allah illahay ha idin barakeyo

  • @jamaalali6160
    @jamaalali6160 3 ปีที่แล้ว +3

    Gudoomiye cidin halyey ayaatahay malcaama daha iyo masaajida kafuudh yeel siibakuwa tuulooyinka

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 3 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh mustafe x ismacil harun
    Adigiyo waalidkaaba rabbi (swt) jannatul firdowsa haydinku abaal mariyo insha allah

  • @xamzekhamezinhojoke9567
    @xamzekhamezinhojoke9567 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof xaran iska ilalinaya ayuu iska dhigayaa masakintan uu dhulkoda ka qaadayo muu iska daayo

  • @HornLy
    @HornLy 3 ปีที่แล้ว +52

    Mashallah Islaanimadu waa waxeynu dheer nahay ummaddaha kale ee aan islaamka haysan, maayir Cidina su'aal aad muhiim u ah ayuu weydiiyey maayirka.

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 3 ปีที่แล้ว +16

    Mansha Allah. Suaal aad u fiican 🙌🙌🙌

  • @saffsuff
    @saffsuff 3 ปีที่แล้ว +17

    Good question
    but Shaqada waa la kala leeyahay.
    Landers really have to make up their mind what system they wanna follow and what role is expected from everyone.
    If a mayor want to donate to charity from tax payers money then he/she may wanna resign and work in awqaf.

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      Mustafa, Well said bro!

  • @slbaanwadaadyare6761
    @slbaanwadaadyare6761 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi nimadu waa
    Ta.ka.duwdey gobolkiisa gobolada kale. Hadna
    Diintii
    .buu.ku darey.walhy geesi
    Dheh.gobolkaaga saad.u
    Qurxisey uqurxi dheh
    Dinta.alle.allow.ninkastoo
    Hiil doonaya.uhiili
    Clshakuur.cidi
    Jir.oo.joog

  • @hibobookh905
    @hibobookh905 3 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah

  • @hamsexasanhzn9376
    @hamsexasanhzn9376 3 ปีที่แล้ว +19

    Maasha allaah

  • @roodaaadan7441
    @roodaaadan7441 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah allahuma baarik

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 ปีที่แล้ว +36

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland.

  • @umucawo594
    @umucawo594 3 ปีที่แล้ว +11

    mansha allaah cabdishakur cidiin habaryar allee haku barakeeyo

  • @mohamedomer6180
    @mohamedomer6180 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha alla sheekh mustafe si fiican buu jawaabta u dhigay

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว +3

    maayar cidin intad nin kula mida su,aal diiniya weydiinaso inad barata ka haboon
    howla dhaqmin shiekh mustafe sidii u nabi yahay

    • @abdallebashiir4878
      @abdallebashiir4878 3 ปีที่แล้ว

      Shiikha in su'aal la waydiiyo ceebmiyaa
      Adeer

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdallebashiir4878 iimaankaa wanaagsan ayuu ka xunyahay, waa dadka wax walba iinta u raadiya, gaar ahaan dadka uu qabiilnimo u necebyahay. looma jawaabo , culimadii buu ku qanci waayay, sidaad u qancin kartaa?

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allaH mansha allaH walhi wa RiJaaL

  • @cabdixakiinaxmedmaxamed7734
    @cabdixakiinaxmedmaxamed7734 3 ปีที่แล้ว +7

    Jawaab waafi ah ayaad siisay maayarka iyo madaxda kale ee masuuliyadi saaran tahay ba. Jazakallah kheyr

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 ปีที่แล้ว +10

    Marwalba dadweynahaa way khaldan yihin .major berbera waa ninka ugu Fiican mayar

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 ปีที่แล้ว +3

    Walee in badani hadii ay fahamsan tahay aakhiro xisaabta ka danbeysa masuuliyad intaa leeg u carareen in loo doorto ee way ka carari lahayeen! Dadkii wacnaa ee hore way diidi jireen iney xil intaa leeg qabtaan alle ka cabsi owgeed. Mayorka Betbera wax badan oo wacan ayuu qabtey ! Ilaahay mid marwalba dadkiisa u daacada haka dhigo. Sheekh Mustafe Allah ha xafido

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah

  • @abchiryou95
    @abchiryou95 8 วันที่ผ่านมา +1

    Alleh sheikh moustafa ha barakeeyo, culimada somalida allah ha xafido

  • @ahmedyasiin5755
    @ahmedyasiin5755 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa kala saarida diinta iyo dawladnimada markaa inaga xaalkeenu waa iska daba socod uun markaa keeniina waynu ka tagnay kii gaaladna gaadhi waynay markaa sheekh mustafe Alle khayr ha siiyo inaynu diinteena ilaalino ayaa inoo fiican dhamaanteen

    • @faysalxariir9461
      @faysalxariir9461 3 ปีที่แล้ว

      maansha allaah waa su aalfiican inuu maanyar ku waydiiyo culimada aqoontale wuxuu garan waayo allamahadle ✅

  • @hooyomcnhooyomcn5358
    @hooyomcnhooyomcn5358 10 วันที่ผ่านมา +1

    Si walpa aad u dhaqanta io aad u hadasha wxay ay ka turjumaysaa nolosha aad ku soo kortay in ay fcneed io in aysan fcneen

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 3 ปีที่แล้ว +3

    Bismilaahi . Sida aan filaayo sheikhan wuxu uu bahan yahay ilaalo il dheer leh hadi kale asaga oo ladilay wan maqli donaa.Taasne waxa uu daliil sanaa Somalida waxa laga ilaaliyaa qof imaan leh in lahelo sida aan ugu helay si.aasha oo waydiiyay shiikha

    • @ZuhaybHassan
      @ZuhaybHassan 2 หลายเดือนก่อน

      Wa runta saxiib culumada faro ku tiriska ee somalida uhadhay ayo ka mid yahay allah ha ino dhawro culumada islam ka oo dhan

  • @mohamedelmi4172
    @mohamedelmi4172 3 ปีที่แล้ว +6

    Maa Shaa Allah, May Allah guide the Mayor of Barbarah. Adiga iyo Families. Ameen

  • @yousufismail9640
    @yousufismail9640 3 ปีที่แล้ว +1

    Mafbaadee.dowlada.hoose.diinteena.islaamka.meel.hoosey.kaga.jirtaa

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 ปีที่แล้ว +17

    MashaAllah mayar

  • @MahamedAhmedQaliyow
    @MahamedAhmedQaliyow 17 วันที่ผ่านมา +2

    M.a

  • @abdikadiradan2457
    @abdikadiradan2457 3 ปีที่แล้ว +3

    Imaan buu leeyhy ninkan haday qalbigiisa ka timi

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah

  • @ahmedabdi3916
    @ahmedabdi3916 3 ปีที่แล้ว +3

    WAXAA AAD SHEEG TAY WAA WAX AAY UMADU U BAAHAN TAHAY WAX KASTA OO UMADA FAAIIDO U AH DIINTU WAAY OGOSHAHAY

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 3 ปีที่แล้ว +4

    Wxaa dunuubtii iyo dulmigii ugu waynaa lagagalay macalimiitii quraanka ee malcaamadaha wxaana danbiga uguwayn kagalay waa wassarada waxbarashada.

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b ปีที่แล้ว +1

    Maayar : dimuqraadi iyo diinta islaamku is lama soconkaraan , waayo dab iyo biyo waa isu daranyihiin , diinta islaamka is wanaagsan ubaro sida rabbi kufarayna ugu dhaqan , marnaba isma qaadan karaan diinta islaamka iyo mabda,a gaalo , iyo hawa raacnimo .

  • @jamaalali6160
    @jamaalali6160 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay cimriga iyo caqliga iyo camalka iyo cudududa iyo caruurta iyo caafimaadka dhamaan intaan sheegay iyo intaan dhaafayba hakuubara keeyo cadawgaagana hawjabin kudoomiye cidin

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 3 ปีที่แล้ว +2

    waxad iga jaahilsartaa Xilkan aan umada u hayo deenteenu meelaba kamajirto waayo??Waa suaal loo bahnaa Cidinaw la faaiidayso waa wado adigu aad jeexday laguna dhaqmayo Sh mustafena uu macalin idunku Noqday waa in dastuurkeena wax laga bedelo Alle Raali haydinka Noqdee ku socda ma dhadhawa🧠✍⚖⛹️‍♀️🙏💚

  • @fadumogaheyr7807
    @fadumogaheyr7807 3 ปีที่แล้ว +1

    waasaarada diinta iyo owqaaftu ma iyadaa tamar daran mise shaqo la aanba haysa aan shaqo muhiima idiin diro waxay taahay waxaan ubaxay mii ama baadiye waxaan arkar arday macalinka quraanka udhigayaaba aanu isaga laftarkiisuba aqoon buxda aanu ulahayn taasi waxay keenaysaa in ubadka ay wax udhigayaan aaminaan macalinka isago xata qaldan xagaana waxa ka abuurmaya bulsho wadadii diinteena suban ka weecda cida la waydiinayo akhrana waa inta xilka haysa siiba intay khusayso waxaan ku talilin laha inay wasaaradu dirto gudi koor meerta macalimiinta miiyada tuuloyinka quraanka caruurta ugudhiga misna halkiisa macalinka ku imtaxaanta hadu kubaaso haw dhigo hadiikale yaanu caruurta inaga waalin

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 21 วันที่ผ่านมา +1

    waa masuulkii ugu horeeyay aan arko isagoo noocaa uhadlaya

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 3 ปีที่แล้ว +15

    Mazha Allah

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alaah shiekh mustafa ilaahey ha ku xafido

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 3 ปีที่แล้ว +33

    High respect ✊ the mayor of Berber. You’re truly a role model for all of us.

  • @abdirahmanhasan4205
    @abdirahmanhasan4205 3 ปีที่แล้ว +1

    Dawlada maxaa dhisaa ma inay diinta ito dalka mise dalka oo kaliya sida muuqata

  • @amranabdullahi1612
    @amranabdullahi1612 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah ilaahay ha barakeeyo waa masuu ilaahay ka baqanya

  • @sheikhmursal369
    @sheikhmursal369 3 ปีที่แล้ว +6

    Allh yahdiika

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +2

    Maayirka waxa laga sugayaa Madarasado bilaash lagu dhigto.

  • @kowchannel
    @kowchannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa geesi ciddi allahu akbar ilahaow madaxda noo fahansii waa mashiinkaee

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilaahay haku ilaaliyo xilkana hakugu asturoo inshaallah

  • @medomar-w5s
    @medomar-w5s หลายเดือนก่อน +1

    M ALLAH 🫠

  • @kadraibrahim6746
    @kadraibrahim6746 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekha su aal toosa oo naftiisa iyo shaqadiisa ah ayuu waydiiyay sheekh mastafe toos ugumuu jawaabin runtii araar buu ku dhameeyay jawaabaa.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 ปีที่แล้ว +2

    Adeega aad umada u qabanaysan Allah swt
    Raali bu ka yahay,
    Guryaha ad dhisten ee danyartu gasho wa khayr school carurtu wa khayr ad umada u qabatay wadooyinka bilicda magalada wa khayr marka mayor Ciddin khayr bad ka shaqaysa khalad haka fahmin
    Dowladu wazarad dhan bay diinta u samaysay

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 8 วันที่ผ่านมา +1

    So gaabi hadalka ffs hadal badana😳

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +2

    Muwaadin baad tahay ale ka baqaya maansha alaah dicin diinta xooji dalkaagana u shaqee

  • @FarxaanCismaan-c2b
    @FarxaanCismaan-c2b หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah 6

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah, ninkan shiikha waydiiyey waa nin iman leh oo Allah ka baqaya, dad nocan ah oo badan ayeynu u bahannahay Somalya oo dhan

  • @muxiyadiincabdi1495
    @muxiyadiincabdi1495 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah caqliga ha waayin nin rageed waa nin rageed gudoomiye cidin

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +1

    Su'aasha weli ma fahmin, Waa Nidaam reer Galbeed, Caqligii iyo Aqoontiina reer Galbeed baa haya. Haddii aan shareecadda lagu dhaqmayn.waad ku khas antay ta Gaaladda. Haddii kale sida Taliban is xoree...

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @hindacaliabdilahi2050
    @hindacaliabdilahi2050 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 ปีที่แล้ว +6

    Shekhu si fcn ayu ugu jawabay

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah, waa weydiin iyo warcelin fiican maayir cidin talada sheekha ha qaato, budget gaar ah haloo sameeyo o madarasado waqaf ah halagu dhiso si macalimiintu Qura’anka bilaash ugu dhigaan ardeyda sidaas ayaa wanaagsan runtii

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaan lagufalin isilaali maayaraw

  • @ahmedabdi3916
    @ahmedabdi3916 3 ปีที่แล้ว +2

    GOOB KASTA OO DAWLADA AH WAA IN AAY SI TOOSA UGA MUUQATAA DIINTO

  • @cabdinasir7053
    @cabdinasir7053 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan quraanka ku baran jiray khraabad Marna geed hoostii waa yaab markii aan iskuulka bilaabayey waxaan wax ku baranayey iskuul dhisan, hada ayaan dib uga fakaraa sidee ayey u leebanaysaa umad diinteedii sidaa u bahdilaysa maadigana dawladu iskuulo u samaynayso waa cajaaib. Ku darso meeshu waxay ahyd gobol

  • @zaynabiiro5010
    @zaynabiiro5010 3 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay masuuliyiinta somaaliyeed adoo kale haka dhigo adna ilaahay haku barakeeyo

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 ปีที่แล้ว +5

    Su‘aal iyo jawaab waa Af.Carabi.Waydiin iyo War-celin ayaa Af-Somaliga la yidhaa

  • @XasanMuqtaar-u5o
    @XasanMuqtaar-u5o 8 วันที่ผ่านมา +1

    Allow nacafi❤

  • @nimcomuxumed7631
    @nimcomuxumed7631 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah maayir cidin

  • @SalaxayGuuled
    @SalaxayGuuled 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa arin fiican

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Mustafa Aa’? Ma Sheiikhi Somalia Badbaadinteeda Ubu’ayeyee Somaliland tii’uukunoola Yasayey?

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +5

    Su,Al fiican iyo jawaab fiican