Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaan Cabdiyare.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaan Cabdiyare.

ความคิดเห็น • 219

  • @abdirahmanabdullahi3263
    @abdirahmanabdullahi3263 ปีที่แล้ว +70

    Qaabka barnamjikan sannadkan lo wado ee ah in qofka damac lacaged lo sheego lana dhaho shqa qaban hdhowna lagu boodo waxa igal fcn si kale in loo dhigo inay ahayd qofku wa isaso diyarin shaqo iyo qarash ayu ku xisabtamin niyad ahan wa qalbi jab wlahi 😢😢😢

    • @saynabhassan5946
      @saynabhassan5946 ปีที่แล้ว +3

      Waxaa lgayaapa sigooniya inloosiyo lacag waasisidaa isdhahayo😊

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 ปีที่แล้ว

      Wala sinaya

    • @abdulfarah4030
      @abdulfarah4030 ปีที่แล้ว +3

      Wa runta sxb wax eeysinayan ma jirto qofkiina si qaldan bey ula dhaqmayan totally wa qalad this kind of prank😒

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว

      Lacagta waalasiinaya wllo lkn muhiimadu waa xayeysiin maldahan oo barnaamij kale ladhexwado walow qofka laniyad jabinayo lkn lacagta walasinaya siday ilatahay

  • @ISMAIL-ICC
    @ISMAIL-ICC ปีที่แล้ว +42

    Fananida fanka kali dulqadkisa full Bower ah waley hesti mal la arag dhel dhel uma qadan fanankan daganan iyo dulqadka waa 100\100 lkn raga dulqadka badan halmar go,an qatana weyna ka dhabeyan wana astamaha raga lagu garto the legend cabdi yare ✌️

  • @najaxmaxamed7345
    @najaxmaxamed7345 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waa fanan qaliya wada dulqaada hadana eedab leh wana fanan aan jeclahay cabdiyare masha Allah tabaraka Allah

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 ปีที่แล้ว +12

    Mnshallah wllkay bilaash loma ilayn wngi oo qofa weeyan rabi fankana haka madoobeeyo riyoyinkiso dhana haurumeeyo ❤❤

  • @khalidomar4103
    @khalidomar4103 ปีที่แล้ว +53

    Inta ila sugi la “ tuunji VIP waye, cunuga Waku deydeyna.”😂😂😂

  • @unkown3283
    @unkown3283 ปีที่แล้ว +5

    run ahanti cabdi yare waa dulqaadkii oo qofa🥺masha Allah

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +8

    Ax Cabdi yare Wlhi miskiin isaga Iyo guri barwaaqo ayaan qaybta hargaysa ka daawaday Laba Nin oo shaqadu daacad katahay nimanyohow Dadka Sidan ka daaya qalbigooda dhaawaca ka daaya oo hadaydaan ka daynayn ugu yaraan usoo gaabiya haku tiiq tiiq saninee

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 ปีที่แล้ว +4

    Dadka ku haya Ninkaani waa Bilaa damiir aaad bay u khaldan yihiin, Ninkaasi waa Nin Gob ah o xariir ah sida ka muuqata, marwalba xalka ayu eegayey, micno samayn mayso adigo wax xalin kara inaad bood-boodo Nabaddoon Cabdi yare🙋‍♀️

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 ปีที่แล้ว +19

    😢Ala maskin wayee Wlhi Cabdi yare

  • @sihaamitaAbdukrem
    @sihaamitaAbdukrem ปีที่แล้ว +13

    Lahjada reer waqooyiga wba ku hystaa aniga😁❤️

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 ปีที่แล้ว +1

    He’s such humble and handsome person 🥹Waxa maqli jire qofka dulqaadka badan mar hadu xanaqo wax ka qabasho maleh wan yabana fananka dulqad badna islaha lkn marku xanaqe ban xasuuste inu qof dagan yhy ❤️🫰🏽

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkii abid ugu xumaa weeye uguna dhaqanka iyo sumcada liitay waxa meel lagaga dhacaya sharafta qofkasta oo ay dhaqaale hoosaad ku tuhmayaa! Waa qac liita ayuu gudbinaya.!
    Fadlan waxan umada halaga joojiyo🙏

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 ปีที่แล้ว +7

    14:20 Wlhi cabdi yre wa mazkin xiro ita ladhahy ayuu xiran raway mrkasaaa iska daa la dhah markuu wxuu xasuuusty tiktok ga ayaa caawa saaan leey warejinlahaaaaaa kulhaaaaa wlle dulqaaadkiiisu waa 100% alfnan full respect 🤜🤛🙏🙏

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiyare wanan miskiin ah dulqaadna leh lkn funny ah 14:22 markey mareyso waar niyow nin bala ah batahay 😂😂

    • @Thatoneog363
      @Thatoneog363 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi anba intaas wanku qosley wa intaxan cabdiyare 🤣🤣🤣

  • @farhiyobile7323
    @farhiyobile7323 ปีที่แล้ว +11

    fanan cabdiyare inaa kadhaftaan ayay ehed dadka isku baaahi
    maaahan sory fanan cabdiyayre 😢

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 ปีที่แล้ว +10

    Olny ciyaar xmr

  • @ayaanabdiahmed7390
    @ayaanabdiahmed7390 ปีที่แล้ว +3

    Jaw dulqaadka inta leeg fanaaniinta hanagaga ciyaarina hoy wlhy cabdiyare waa dulqaadkii oo qofa

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 ปีที่แล้ว +5

    Yaa ila jaceel qaraxada reer muqdisho

  • @fadumoismail9831
    @fadumoismail9831 ปีที่แล้ว +3

    Dadka leh qof difaac adeer aduunka qof walba tiisa cusleesay mida labaad raga reer waqooyiga ilahy masakax iyo caqli waa siyay wax walba raganimda ka raacan

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 ปีที่แล้ว +8

    Reer waqooyi full respect wlhi😘

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 ปีที่แล้ว +7

    Viva cyal xamar

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin dulqaad leh maashaa allah

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 ปีที่แล้ว +14

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 inanta maba ladifacyo xaga hargysa
    Kuwa xamar dhiig walhi

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว +2

      Kuwa xamar inan isgaranyan baa lakeni mesha kuwan hargeisa na isma garanyan

    • @qamarsaid8563
      @qamarsaid8563 ปีที่แล้ว +2

      @@marwaqalanjo4902
      Isma garanayaan dadka la keeno iyo gabadha Xamar ee beenta jooji

    • @inaraguehofficial8831
      @inaraguehofficial8831 ปีที่แล้ว +1

      Nadira Nerose ya weyee

    • @umalkhairyousuf5540
      @umalkhairyousuf5540 ปีที่แล้ว +2

      @@inaraguehofficial8831 iyo warda happy ba kk

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว

      @@qamarsaid8563sideenay isku garanayn inantii caanka ahayd ee filmka haboon miyaanay ahayn😂

  • @ZultaanMuhamed-ol8wd
    @ZultaanMuhamed-ol8wd ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijka qaraaxo reer xamarka ha loodaayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alah wadulqadki oqof ah❤❤❤

  • @artenmunachannal7304
    @artenmunachannal7304 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dulqadkiisa caadi mahan walahi

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 ปีที่แล้ว +11

    Cabdi Marqaankiisa Ayuu Saxanaayay🤣🤣🤣Dulqaad Ma Ahan Sidaane 🤦🏽‍♀️🤣🤣🤣

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว +4

    Jac La'aanta Barnamijku Waa Directorka BaLse Dulqaadku Waa Wax Aanay Shilimaadku Goyn Hdanu Xqnaqnose Camera Namasoo Celin Karto

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +14

    Mashallah dadk dulqadk badan halmar ayey ganqatan markas wa lakala tagay❤

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 ปีที่แล้ว +3

    Abdi yare fanaan aan tageero ❤️❤️❤️

  • @kordahab8822
    @kordahab8822 ปีที่แล้ว +9

    Kulahaa tiktok ta ayaan dhex wareeg Iahaa😂

  • @cabdullaahimaxamad5437
    @cabdullaahimaxamad5437 ปีที่แล้ว +1

    runtii somalida dad bdn shaqo diyaar u ah ku jira ilaah faraj kheer qaba ha u furee. teeda kale why reer wuqoyga dad kulul waaye loo lahaa inta dawanayay programkan ayagaa ugu qabow.

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 ปีที่แล้ว +3

    Légende cabdi yare🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZultaanMuhamed-ol8wd
    @ZultaanMuhamed-ol8wd ปีที่แล้ว

    Cabdi yare miskiin xataa diraca wuu gashan labay ax ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 ปีที่แล้ว +4

    Maalinta Mogadishu ka shidan kan hargaisa

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nin jileec weeye inta lagu ak maagayey Qof dumaraa dhowr daqiiqo

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 ปีที่แล้ว

    Abdi yarr waa nin degan aqyaar ah

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 ปีที่แล้ว +1

    Waxani djlqaad maahe gaasta yar buu isleeyahay meesha ka bislayso oo yay ku dhaafin muxuu cid difaafa lacagba u muuqatee .

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +2

    Ax waanka naxay walahi cabdi yare maskiin lkn markii danbe wuu xanaqaay😢

  • @engmahditv5738
    @engmahditv5738 ปีที่แล้ว

    cabdi yare isagaaba director ah the legenth

  • @shamsadii
    @shamsadii ปีที่แล้ว +5

    Barnaamijkan dadka reer koonfurka aya ku wanaagsan, hadii waqooyi la rabo in burco la keeno ayay hayd wayo 6mirir ee hore ee ay feedh la is dhaafsan lahaa.
    Boqolkiiba boqol waa madhax kan haragaysa, waxan wanaagsan ka xamar

    • @ubahali605
      @ubahali605 ปีที่แล้ว

      Guri barwaaqo oo barnaamijka ugu dulqaadbadnaaba waa reer burco hargeisa waalagaga duuby uun

    • @umalkhairyousuf5540
      @umalkhairyousuf5540 ปีที่แล้ว

      Abdikarim shaah guri barwaaqo wayo kkk

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 oo ma wax fiican baad u taqaana in feedh laysku bilaabo
      Waa badowninee😂

  • @xamsecismaan8067
    @xamsecismaan8067 ปีที่แล้ว +2

    CABDI WAA LAGAN GADHIGIISUU ISKU WADAA😅😅😅😅

  • @abdifatahyusuf1793
    @abdifatahyusuf1793 ปีที่แล้ว +6

    Kan qofuu difaaco daayo isagii baa lagu raaxaystay 😂😂😂

    • @apdaleyousuf8297
      @apdaleyousuf8297 ปีที่แล้ว

      Xaga hargaysa cidba lama difaaci inanaty inay ka baxdo aya logu talo galay kadib ninka laga xarabaysto 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi yare dulqaad badnaa😂😂

  • @nuhmuse5443
    @nuhmuse5443 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa ii baxday hargeysa baahi baa taal,

    • @bintusomaliland317
      @bintusomaliland317 ปีที่แล้ว

      Meel bilaa.baahi ah miyaa jirta oo somali joogto

  • @samirshow22
    @samirshow22 ปีที่แล้ว +2

    Astan waxay so bandhigtay rag dawaqsan Oo dhaqanka subaan ee Somaliyeed wax balmaraan difaci dumarka bulshada uso bandhigay

  • @mahamedmahamud-yz8sc
    @mahamedmahamud-yz8sc ปีที่แล้ว +3

    Alfanaan apdi yare 😇

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan1141 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh odayga dhiigaad ku kariseen 😂😂😂😂😂😂

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Waa nin akhlaaqda loogu deeqay! Waa ka yaabisseen

  • @dhamestirandumar9966
    @dhamestirandumar9966 ปีที่แล้ว +1

    Wlh maskiin waaye wiilkaan 😭

  • @maryanruun6965
    @maryanruun6965 ปีที่แล้ว

    Ninmanka hargeysa wlhi Damir malahn wilasha muqdisho kadhiig badan

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 ปีที่แล้ว +6

    walaahi waa gob gob dhaley

  • @anisamahamedhassan6498
    @anisamahamedhassan6498 ปีที่แล้ว

    Aaadbu udulqaad badanyahay mshlh wlhi waa qof dagan dabecada ilahay ba bixiya

  • @Abdikadir751
    @Abdikadir751 ปีที่แล้ว +2

    masakiintan lacagtii lagu soo waday siiya ninka ladhahay topka xiro ee xiran rabay maxaa u harsan😕

  • @hiboshcabdulaahi5855
    @hiboshcabdulaahi5855 ปีที่แล้ว +14

    Rer muqdishaa ka dad nimo badan rer hargaysa

    • @riyanumuriyan-rh6lz
      @riyanumuriyan-rh6lz ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wiilka gabadha umaba hilinaayo 😅😅😅😅

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍

  • @Guledgk
    @Guledgk ปีที่แล้ว +2

    Ciil dhan ayaa hayay walhi wuu is cabudhiyay

  • @yelioxzeolite6678
    @yelioxzeolite6678 ปีที่แล้ว

    Ala jecliya abdi yare😩❤️

  • @loyalahmed8105
    @loyalahmed8105 ปีที่แล้ว +10

    Asc asaxaabta marka hore mida aan ku darsanayo ayaa ah barnaamijka dhinac uu ficanyahay dhinacna ilama fiicna in qofka la soo lugooyo oo la dhaho shaqo ayaad qabanaysaan lacagna loo sheego marka uu imaado al mihiim wixiisa siiya waayo shaqo ayuu qabtay Xaysiina uu sameeyey lakin markan aad leedihin waa prank ama qaraaxo waxa wax faaiday waa Astaan oo prank samaysay iyo Gobstore oo xaysiin heshay lakin qofki waxba ma faaidin aan xanaaq ahayn taas ani ilama qurxoona ayaa igu raacsan

    • @cabdinaasirmaxamuud559
      @cabdinaasirmaxamuud559 ปีที่แล้ว +1

      De ilay waaba la siinaya atlest lacag wa la sinaya wayo wxna wu dubay xayaysina wu sameyy mrka yaga nGa og wixi la sinayo

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว

      Lacagta walasiiyaa wllo ayey ilatahay lkn muhiimadu waa xayeysiin maldahan iyo in qofka laga cadhaysiiyo uun

    • @loyalahmed8105
      @loyalahmed8105 ปีที่แล้ว

      @@ayaan850 waa run walal lakin intaan aragnay hadyad unbaa la siiyaa laga yaaba inay ku jirto halkaas waxaas oo dad ahna kama baxayso lacagtooda muhimadu waa hadyadaa malaha

    • @loyalahmed8105
      @loyalahmed8105 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdinaasirmaxamuud559 waa run bro hadyadaa la siinayo laga yaba inay ugu jirto iyo inay hadyad kaliya tahay

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 ปีที่แล้ว

    hhhhh wlhy waa nin xadaari ah

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 ปีที่แล้ว +1

    Odhaahda ay imadu ku celcelinya ee shaqayso waa hdal lga fiicnhy

  • @Xubimohamoud475
    @Xubimohamoud475 ปีที่แล้ว +3

    Ma xaaskiis ba cabdi yare?

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_09 ปีที่แล้ว +3

    WaxaY Cabdigan Ii Baceeda Hayaa 😂

  • @yaasiinsuubiye
    @yaasiinsuubiye ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Waa Bahdil iyo edeb darro aan meela loogu soo gaban qosol ma aha waxani balse Waa dhaqan xumo

  • @kordahab8822
    @kordahab8822 ปีที่แล้ว +3

    Now baan ku idhi😂😂😂

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 ปีที่แล้ว +1

    Masaakintay ku samayeene car may abdikarin Ali shaah ku sameeyaan iyo reer Burco 😂

  • @funy194
    @funy194 ปีที่แล้ว +2

    😂😂 fanaanka sida haloo dhamo hhhh

  • @sahandoonmedia3570
    @sahandoonmedia3570 ปีที่แล้ว +1

    Reer hargaysa waxba kama yaqaanaa qaraaxo.

  • @arawelociiltira1711
    @arawelociiltira1711 ปีที่แล้ว +5

    I can feel cabdi yare wuxu u aamusanyay😅

  • @hibbohappy1855
    @hibbohappy1855 ปีที่แล้ว +1

    San wa qalad wlhi😢

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +1

    Naw nimankan astan qaybta hargeisa ish kama helin anw waxay sani af somali xuma qofka in laga xanajiyo weeyi lkn maha in qofka wax la jilaya focus la saro waxay san mida kale dadkan wax laga dubaya bila dheeg sana agabadha wax kaste agtoda laga leyay isma wada dhaman kuwa Mogadishu ayaba dhama😤😤😤

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 ปีที่แล้ว +2

    Reer waqooyiga xarabo maha yaqey reer muqdisho kena

  • @sadiyodirie5406
    @sadiyodirie5406 ปีที่แล้ว +1

    wiil dakan waaye lkin qof dumar waala difacaaa

  • @shakiipcabdirisaaq5180
    @shakiipcabdirisaaq5180 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi zhaqo diyaar u yahay 😂

  • @hasandeeq3574
    @hasandeeq3574 ปีที่แล้ว

    Xidho cabdow

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi yare dulqad badnaa

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 ปีที่แล้ว

    14:17 😂😂😂😂dharki topka haplaha si daacad buu uxiran gaaadhay😂😂😂😂😂

  • @maxamedabdi1735
    @maxamedabdi1735 ปีที่แล้ว

    War niyow balaatahay wax baad iga qabatay hadaan xiran lahaa tiktok sidaa u dhax wareegilahaa

  • @nasteexocabdiraxman6594
    @nasteexocabdiraxman6594 ปีที่แล้ว +1

    😅😃😃😃war Ninka. Ka lexda 😅😅

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew5436 ปีที่แล้ว +1

    Midkaan waa iska daacad wlhi

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว

    Reer hargeysa fooda waaye kkkkkk

  • @garaadwiilwaal695
    @garaadwiilwaal695 ปีที่แล้ว

    Ala muxu qayilay ninkn😂😂😂😂😂😂😂 Saakadii ayaaba Laga celcelimayaa

  • @elminasibb
    @elminasibb ปีที่แล้ว +8

    Reer woqooyigaan wallaahi barnaamijka waa ku ciyaareen 😂 17:37

    • @fariaomar1986
      @fariaomar1986 ปีที่แล้ว +1

      Walahi anigaa kula midaa markan arko gobstore matag aaisii qabto uuuf xataa naagta sanka Duran oo abdi lajileyso waa rer baadiyo lasoo qasbe mataqaano sida jiliinka 😢😂😂😂😂

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍💜

    • @Xubimohamoud475
      @Xubimohamoud475 ปีที่แล้ว +1

      in yar oo caan ah bad aragtaye ee reer waqooyi dhan afkaga ha sarin

    • @inaraguehofficial8831
      @inaraguehofficial8831 ปีที่แล้ว

      Reer woqooyigaan miyey Nadira nerose

    • @elminasibb
      @elminasibb ปีที่แล้ว

      @@Xubimohamoud475 ha isa soo waalin adiga. Ma qoraalkayga baad ka akhrisatay reer waqooyi oo dhan mise waxaan ka hadlaayay kuwa barnaamijkaan jilaayo.

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว +1

    Eber weeye ragga isaaqu balo idin dagtay
    Dhankooda cidi kaama xigto😂

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 ปีที่แล้ว

      Cabdi dharki topka ayuu ixaran gadhay ma ila argtay😂😂😂😂

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว

      @@husseinahmed8108 hhhh
      Haa ninkii ayaa ka naxay oo ka qabtay lkn inu Daf isasiiyo ayuu rabay.
      Dantooda u cad haddii lagu cunayo xita kuso eegi maayaan

  • @aminyare-ou6uv
    @aminyare-ou6uv ปีที่แล้ว

    Ree somalilnad waa dulqad badanyihn shaqadodana daacad bey uyihin

  • @drnajiib717
    @drnajiib717 ปีที่แล้ว

    Wiilasha reer xargeysa hiilo magalaan kwrn

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 ปีที่แล้ว

    De Abdi yare in aad Attack garaysaan ayay ahyd lkn imika isaga ma aydaan attack garaynin🤷‍♂️

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan iga dulqad badn😅

  • @SabriinMaxamuuf-cd8hn
    @SabriinMaxamuuf-cd8hn ปีที่แล้ว +1

    Ilaa hada waxba mafahmin weeye cabdoow waxay wey now hayaay maxa xiiso ah feer magamoo😅

  • @moozman9288
    @moozman9288 ปีที่แล้ว

    Langen of the langen Abdi yare

  • @libaaneonline4046
    @libaaneonline4046 ปีที่แล้ว

    14:22 wlhi xarif waye tiktoki ba niyada uga sodhacday Var an cadi ahyn aya laga Badbadiye

  • @Daruliman1
    @Daruliman1 ปีที่แล้ว +25

    Asc wll Ma jeceshahay barashada Qur,anka qaab online ?

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman1489 ปีที่แล้ว

    Reer waqooyiga dhan dhiig la,aan miyaa
    Mise kuwaan waa lasoo xulay 🤞 guri ,galin hore Iyo kanba inay gabadha udoodan iska daaye ayaga xitee waa lagu bashaalay

    • @Thatoneog363
      @Thatoneog363 ปีที่แล้ว

      Adeer reer waqoyigu wa wada dhig midhaan been hayskugu shekeyn

  • @maxameddaahir1342
    @maxameddaahir1342 ปีที่แล้ว

    War kan Barnaamijka wada Maa la feeray 😂😂

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 ปีที่แล้ว

    Dulqaadki oqofa al fanan cabdi yare

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale ปีที่แล้ว +1

    Nin rageed

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 ปีที่แล้ว

    Ninkii Aamiin Shaadhka wuu ka jeexi gaadhay Cabdi markuu xanaaqo looma taag helo

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 ปีที่แล้ว

    Inuu dilo mid bay ahayd weliba

  • @nagaadmaxamed8281
    @nagaadmaxamed8281 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi plhi wa pahdil ki u xuma subxanalah 😡

  • @zakatellaofficial106
    @zakatellaofficial106 ปีที่แล้ว +2

    Tuunji Vip waaye cunuga waa ku dey deyhaa baan sugi la'ahay😹😹

  • @ugaasocakes3501
    @ugaasocakes3501 ปีที่แล้ว

    Xiliga aan xanaaqi lahaaa ayuu xanaaqey waa prank markii la yiri ayuu xanaaqey anbo markaa xanaaqi lahaaaaa 🤪🤪🤪