Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah, fannaanada Rooda Keyf.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah, fannaanada Rooda Keyf

ความคิดเห็น • 283

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 ปีที่แล้ว +33

    Dhiigu biyo maaha waa gabadh reer cerigabaa oo waliba habar yoonisa❤😊

    • @NimoDH1
      @NimoDH1 ปีที่แล้ว

      ❤ been maha

    • @nuurafarax8558
      @nuurafarax8558 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq hoodo kyf

    • @sufifarah7052
      @sufifarah7052 ปีที่แล้ว

      Waad hor carartee inantan rerkas shaqo Kuma lahan waa la garan abti😅

  • @theangelasma8634
    @theangelasma8634 ปีที่แล้ว +32

    14:31iga hor leexiya qofkan caloosha wayn leh 😂😂😂😂

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +12

    Wawo. Qabtanaa ugu shidan. Lacagta ma caabuda gabadhani. Waa qof dheeg leh lagu tashan karo. dulmiga neceb. 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🙏🙏🙏👍👍👍🎁🎁🎁

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 ปีที่แล้ว +23

    Qaraaxooyinkii hore ayaa ka fiicnaa qaraaxada sanadkan

  • @husniabdi3474
    @husniabdi3474 ปีที่แล้ว +11

    Jah waxana ka dhiga dadki muqdisho qabobaa maha wlhi❤😂😂

    • @Shayma122
      @Shayma122 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa 😂😂

    • @hamdihiis74
      @hamdihiis74 ปีที่แล้ว

      Waa sheka kalee ma Dhaka muqdishaa qaboow😂😂😂😂 dhiigaba anagaa dhalnay qabow nagulqma shegin iyo dhiig la’aan❤🤣🤣🤣🤣

    • @husniabdi3474
      @husniabdi3474 ปีที่แล้ว

      @@hamdihiis74 qaraxa waxkasta fashilisay🤣🤣

  • @maryamoruunraaxo4215
    @maryamoruunraaxo4215 ปีที่แล้ว +41

    Qofki ugu horeeyay oo dhiig leh ee duriyada kasoo baxay 👏👏congratulations 🎉😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +16

    Qaraxada qaybta hargaysa caway ugu shidan tahay😂😂😂

  • @maxamedfaarax9639
    @maxamedfaarax9639 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi qaraaxada muqdisho ayaa shidan, muqdisho caadi maaha

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว

      Waa Run Oohinbad Donaysa Inad Dawato Anaguna Suuro Iyo Jiljileec Wanu Is Daynay Brother😅

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 ปีที่แล้ว +9

    Markii hore reer hargaysa waxa lagasoo qaban jiray dadka wawayn ee xushmada badan 😂lkn rer hargeisa wa wada dab iyo naar😂🔥

  • @janaatmoha7506
    @janaatmoha7506 ปีที่แล้ว +24

    Reer xamarka comments ku ooyay dee adeer hadadyn na fahmin ama qaybta hargeisa ka helin maxad ka dawanaysan noo daaya

    • @khadijohaji6118
      @khadijohaji6118 ปีที่แล้ว +6

      maxa qac kaa yersiyay baaayo reer xamarka lahjad walba wey fahman blse wxa laga hadlaya waa jilin jilinba lesku dhafay tartibso reer xamar kumey gosane qali 😊

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno ปีที่แล้ว +2

      ​@@khadijohaji6118 Jah naga qabo bal qoftaan wareersan🤝✌️😁

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว +1

      @@khadijohaji6118 Maydin Noosoo Diri Jiljileec Iyo Oohin Iyo Badh Suuro Ah Saan Sidiina U Noqono😅😅 Barnamijku Marku Raga La Joogo Iyo Marku dumarka La Joogo Inu Isku mid Ahado Maba Ahan

    • @ayaanmohamuuth4189
      @ayaanmohamuuth4189 ปีที่แล้ว +1

      Suuro suuro ay rabaan🤣🤣af lagu suuroodo malihin angu ee iska baroorta idinku ku dheh siseyyy

    • @nuurafarax8558
      @nuurafarax8558 ปีที่แล้ว

      Afsoomaligeeena KU adg inma sownga fhnoo wxooda 😂😂😂

  • @Burhaan99
    @Burhaan99 ปีที่แล้ว +5

    Ilahey Amarkiis Reer Muqdisho Ayaan Kuheestaa Aniga😅😅😅

  • @ahmedawilo96
    @ahmedawilo96 ปีที่แล้ว +8

    Qof nool oo dhiig io dheecaan ku jiro
    Rodo keyf🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sacdabintumaxamed1356
    @sacdabintumaxamed1356 ปีที่แล้ว +2

    rooda keyf waa qofkii ugu dhiigaa badnaa ee aan dawado barnaamijkan eesh calaa ficil inader roda

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry ปีที่แล้ว +1

    Kuwaan waxooda wa said ma jcli wxooda kuwi hore ba caloshu igu xanuntay inantan wa iska celisay ❤

  • @duniyamohamudsiyaad7531
    @duniyamohamudsiyaad7531 ปีที่แล้ว +61

    Kan Muqdisho Shidan 👌👌

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +4

      Haa wllhi wa xarabe xamasad bu leyahay kan muqdisho muna star ba shidayba cadi mahan

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว +1

      Waarde niicbaad tihiin reer Muqdishoow hadaydaan fahmayn yaa idinku qasbay anaguba idinma fahano mana daawano lkn halkan kama soo calaacalno ee jileeca nagala taga😂

    • @bisharoismailaxmed8790
      @bisharoismailaxmed8790 ปีที่แล้ว +1

      Haa muqdishaa shidan oo shidan reer xamar meel eey soo galaan miya dansanaan leheed

    • @bisharoismailaxmed8790
      @bisharoismailaxmed8790 ปีที่แล้ว

      ​@@nimcoabdirahman2486 renta hadan idinka sheegnay man idin calacalnay walaalo waa sidee mise inaad libinteena na siisaan baadan no quudhin 😅😅😅sikastaba ha ahaatee barnaamijkan xagiina ayuuu dansanyahay😅😅been maaha

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว +1

      @@bisharoismailaxmed8790 haa maalin walba halkan ka yuustaan wlhi commentiba waan idiin nacay
      Anigu inuu xagiina ka dansanyay baan qaba mana daawado sadex qpf baan ka daawaday kaliya warda nadiira iyo nasra abtidoon
      Waligayna masoo calaacalin
      Just iska dhaaf waxaan ku qancin ilayn qori laguguna hayee🤣🤣🤣

  • @ifraaxmowliid
    @ifraaxmowliid ปีที่แล้ว +5

    Rooda kayf cidbaan ogayyn dhiikar ayay qabtaa😅😅😅😅

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 ปีที่แล้ว +5

    Iga hor leexiya waxan closha wayn leh anuu Dadkan ban ka helaa dee wada dhiiga ah😅

  • @lolboychannel8028
    @lolboychannel8028 ปีที่แล้ว +10

    Islamic ☪️🕋❤️❤️❤️ ramdaN mubarak ❤️

  • @axmedmaxamed7599
    @axmedmaxamed7599 ปีที่แล้ว +9

    Ramadan mubarak to all Muslim ☪️

  • @Steve00133
    @Steve00133 ปีที่แล้ว +29

    Dadka ixtiraamka iyo afgaabnimada leh is not easy, marka laga xanaajiyo buuraha ayaa dumaya 😅

    • @nasrayasin1378
      @nasrayasin1378 ปีที่แล้ว

      Oo cadaa buuraha ha nagu duminina

    • @Janno66
      @Janno66 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi beenta mhin🤣

  • @cilmiyo_cilmi
    @cilmiyo_cilmi ปีที่แล้ว +4

    Naag adayg dhaaftay weeye Roodi🙌🙌😊

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri ปีที่แล้ว +9

    Gabadh reer Ceerigaabo iyo Burco malayacniga ma yaqanan 😂 waa gabadho dhiig leh.

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +6

    Rodo waa anoo kale wllhi dulqad dhan malihi 😂😂

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel ปีที่แล้ว +1

    Reer xamarow wa runtiin mesha waad ngaga hysatan muna iyo directorka mogadisho yaa top ah dhiigay kaa yaraynayaan

  • @hodankhalif932
    @hodankhalif932 ปีที่แล้ว +1

    Wax nool weeye wlhi kayftaydii❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +44

    The Mogadishu part is much better than this part of Hargeisa 😢
    I don't know what's the reason.

    • @quruxbilan2708
      @quruxbilan2708 ปีที่แล้ว +15

      because raga jilaya muqdisho gabdhaha aaday u caynayan

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +2

      @@quruxbilan2708 good observation💯👌

    • @gulledyousefabdi3356
      @gulledyousefabdi3356 ปีที่แล้ว +2

      bcs dadka reer hargeisa ma jecli bahdilida

    • @bisharoismailaxmed8790
      @bisharoismailaxmed8790 ปีที่แล้ว

      ​@@hass.analytics hhhhhh😅

    • @amiiraaxlaam9032
      @amiiraaxlaam9032 ปีที่แล้ว +4

      Reer sheekh iszaq laguma dheel dheeli karo 😂😂😂

  • @zuhur7832
    @zuhur7832 ปีที่แล้ว +7

    Rer baadi yaaasha dhan oo 10 sano kaliya xamar kunoolaa waa noocaan comments ka dhan ayakaa qabsaday waxaaay kuhayaan hadalka mafahmeeno yahuuu ma af chinese baa

  • @rayanwarsame1481
    @rayanwarsame1481 ปีที่แล้ว +2

    Naag nool oo dhiigleh oo habaryonisa

  • @xamdabilan-6900
    @xamdabilan-6900 ปีที่แล้ว +2

    Wale wa nag adg saw dhigi h yonis kuma jiro hil iyo damqasho wa nagula oga

  • @princesseszalma4549
    @princesseszalma4549 ปีที่แล้ว +10

    Wr alaabtaan anga hanoola dhaafo hdaa nahay reer xamR ciyaal xamar lee foodo iyo ineey qofka dabkiisa kaciyaan loogu talagalay 😂😂😂😂😂

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ปีที่แล้ว +3

    Shaadi sharaf iyo roodka markaad eegto waxa ka muuqata inanay ahyd dad easy ah waana astaanta habalaha GX36.......

  • @gulledyousefabdi3356
    @gulledyousefabdi3356 ปีที่แล้ว +2

    Reer hargeisa dad nool , Qaraaxo kulahaa . Reeer hargeisa bahdilka ma jecla.

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 ปีที่แล้ว +6

    Naag isaqa weye kulaylkasi

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 ปีที่แล้ว +3

    Naag nooloo nafi ku jirto❤😂

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 ปีที่แล้ว +1

    13:19 😂😂😂😂fananada horey ayeba kaboday cadho kulula😂😂

  • @HamdaJamac-xu6nl
    @HamdaJamac-xu6nl ปีที่แล้ว +1

    Slayyyy queen😊

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว +1

    Waar rooda ciyaar ciyaar mooda wllhi waa gabdh baay ah ee, markaan arkay wajiigeda ayaan arkay inay bayl tahay ee haku degdeginaa wllhi......................

  • @idilmukhtaar1634
    @idilmukhtaar1634 ปีที่แล้ว +1

    Roodaaaaaaa

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 ปีที่แล้ว +1

    Qaraaxo muqdisho vs qaraaxo hargeisa
    ☑️ 👌 ♻️😀

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +1

    Ar reee waqooyigu waa funy😅😅😅😅😅

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan bilaa dulqadka waxy😂😂😂

  • @drnajiib717
    @drnajiib717 ปีที่แล้ว +1

    Nio gabadhan yaree reer hargeysa ee sahrazaad waaba dooqeeygii ii swrnaaye toloow mala qabaa hadii laqabase gabdha ma u joogaan?❤

  • @AbdiRaxmaan-zl5vl
    @AbdiRaxmaan-zl5vl ปีที่แล้ว

    Naag dhiig leh

  • @Tufaax27
    @Tufaax27 ปีที่แล้ว +1

    Mogdisho 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +10

    Qayta muqdisho dadkaana hore uxanaqin oo gabadha muna miski ayaa iska oohisiisa si ay ukiciso dareenka qofka markaa ay lajilayso😂😂 lkn qaybta hargaysa dadka markaa prank lagusamaynaya ayaa hore uxanaqaya wayo gabadha jilaysa ee sharusad maba kicinkarto dareenka dadka oo waa qof dagan lkn dadkeeda iskawada kulul oo hore ka xanaqaya halka muqdisho ay dadkeedu qabow yihiin ilaa sheekadu ay qadhadhato mooyee😂😂😂

    • @jihanosman9925
      @jihanosman9925 ปีที่แล้ว

      muna miski wa wariyaha wa muna kale oo habon kujirtay mida ooysa

  • @barwaaqomohamed7463
    @barwaaqomohamed7463 ปีที่แล้ว

    Samir badanaa mnzhllh ilahoow Samir banku weydiistey

  • @Amin-rx2wl
    @Amin-rx2wl ปีที่แล้ว +1

    Machallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatumasaharaabdirahman1280
    @fatumasaharaabdirahman1280 ปีที่แล้ว

    Mogadishu aye ku leethay ma dahdeeen sx0yaaal

  • @mohamedsalaadomar528
    @mohamedsalaadomar528 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarak

  • @ogalaanshochannel3444
    @ogalaanshochannel3444 ปีที่แล้ว +1

    xaaladu haday ku kacdantahay ma xaalada ayuu nala soo aadaya 😂

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah welcome

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว

    Haja.....Ruda😂😂😂😂😂❤❤

  • @dhiigachannel8697
    @dhiigachannel8697 ปีที่แล้ว

    Qoftaan jilaysa waan ka helay indha weynta

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 ปีที่แล้ว +1

    Ka muqdisha shiidan gabdhi iska baxday hayiska tag to ku leyahy😅

  • @ishwaqbintiiabdirahman499
    @ishwaqbintiiabdirahman499 ปีที่แล้ว

    Niyada kun qof diide,qudhadana doonta,ayan qalad yeelan,hdii qadir iyeelo,qumane aragaaga ayaa qorsho li ah waxaa dhab u qexayaa runtaa qiraya ku qancee nolashada

  • @abdimajiidharunmohamud7526
    @abdimajiidharunmohamud7526 ปีที่แล้ว

    dhiigu biya maaha ❤❤

  • @abdikaniabdirahman329
    @abdikaniabdirahman329 ปีที่แล้ว

    Barnamijka qaraaxo hargeisa iyo muqdisho makala laha meeshi lagu duubo waa isku mid hadii lagu kala fiican yahay waa caadi lkn ma fiicna in la idhaa hargeisa dhiig malaha waa ma layacni dee ha dawaan hadaanad rabin

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +2

    Wax nool weeye😂😂😂

  • @zaamhodchannel-se2vx
    @zaamhodchannel-se2vx ปีที่แล้ว

    14:32 iga leexiya qofkan caloosha weyn leh 😳🤣🤣🤣

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 ปีที่แล้ว +3

    Iga hor leexiya waxan caloosha weyn leh kulahaa wa la heshay😂😂😂

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 ปีที่แล้ว

    Reer Hargaysa Daganaanta Ku Hore Waxa Keenayay Dad Suuqa Ku XunYahay Oo Saamayn Badan Aan Lahayn Ayay Keenayeen Dhalinyarada Soo Qaata Wakhtigooda Ku Jira iyagaan Bahdilka Hal Galmad Qaadan Karayne

  • @mohamedhassanofficial7764
    @mohamedhassanofficial7764 ปีที่แล้ว

    Astaan hargysa run ahaanti qaybta muqdisho ayaa idinkashidan ee iskahagaajiya the way of imitating actions

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 ปีที่แล้ว

    Ka hor leexiya ninka caloosha weyn😂😂

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 ปีที่แล้ว +1

    Waxan sugnaba waa rooda iyo qaraxo

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 ปีที่แล้ว

    Oowaxa maadiidaan maxaa dhiig.kar idinkuwata

  • @sahandoonmedia3570
    @sahandoonmedia3570 ปีที่แล้ว

    Qaraaxo wuxuu ku dhintay magaalada Hargeysa

  • @faatimamohamoud7122
    @faatimamohamoud7122 ปีที่แล้ว +2

    Ani qaraxo hargeyso sifcn maba ufahmi inta isku dayayo inaa fahmo aaba waqti eh mx qaraaxeesta hadana codka maa hoos eh maba fahmin

    • @amolamohmed
      @amolamohmed ปีที่แล้ว

      😂😂dawashda badi riwayda rer waqoyiga wad barnysa

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว

      Waarde niicbaad tihiin reer Muqdishoow hadaydaan fahmayn yaa idinku qasbay anaguba idinma fahano mana daawano lkn halkan kama soo calaacalno ee jileeca nagala taga😂

    • @mohdkhadar932
      @mohdkhadar932 ปีที่แล้ว

      @@nimcoabdirahman2486😂😂😂 afsomali adkida

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว

      @@mohdkhadar932 inder baryahan jilicsan baa na baratay halkan yuus la imanaya🤣🤣🤣

  • @oxkhaled2865
    @oxkhaled2865 ปีที่แล้ว

    😂😂 mxa kgu dhcy bey kuleyihiin

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 ปีที่แล้ว

    Dadka dhiigkarka leh meesha halaga ilaaliyo 😂

  • @amiiracabdi766
    @amiiracabdi766 ปีที่แล้ว +2

    Naag garxajisa lagu degdego🦁👸🏿

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 ปีที่แล้ว +1

    Reer somaliland jiljilca iyo oohinta kma helaan wlhy waa dab iyo halac

  • @maxamedaxmed1047
    @maxamedaxmed1047 ปีที่แล้ว +2

    Barnamujka hargaysa ha lagu dayo muqdisho waa ku culus yahay sanadka dambe ha laga dhigo

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 ปีที่แล้ว +1

    Libaaxad naag nool

  • @ayaanahmet7495
    @ayaanahmet7495 ปีที่แล้ว

    Hargeysa kan uun ushidan😂❤

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 ปีที่แล้ว +1

    War inderty ma ninka puranpa ka xanajiyy

  • @abdirisaakabshir6295
    @abdirisaakabshir6295 ปีที่แล้ว

    Muqdisho ayaa ka shidan kan

  • @jihanosman9925
    @jihanosman9925 ปีที่แล้ว

    xanaq dhawa rer waqoyigu

  • @xamdiashkir9353
    @xamdiashkir9353 ปีที่แล้ว

    Reer hargeysa qof dhiig Leh Kuma jiro

  • @ayankaiton6344
    @ayankaiton6344 ปีที่แล้ว

    Gabdha goni ulahadal ha igu darin ay ledahy 😂 danteda lee u hadashay at least nimanki dhulka la farisinayey way ka ron thy rodo kayf 😂

  • @Aishamataan
    @Aishamataan ปีที่แล้ว

    Hadaad jeceshahay barashada cunta karinta fadlan kusoo biir youtube-kenan❤
    Thank u❤

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw ปีที่แล้ว

    Reer Puntland away ayagane?

    • @mohamedsulieman8785
      @mohamedsulieman8785 ปีที่แล้ว +2

      Puntland waa ciyaalo tuulo looma baahna

    • @wardasuraley9096
      @wardasuraley9096 ปีที่แล้ว

      Wa landherayal meela hanoo kle lguma bahdilo wey ka weyhiin🥰

    • @AhmedMohamed-td3cw
      @AhmedMohamed-td3cw ปีที่แล้ว

      @@wardasuraley9096 kkkk ma saasaa huuno kkk

    • @AhmedMohamed-td3cw
      @AhmedMohamed-td3cw ปีที่แล้ว

      @@mohamedsulieman8785 waraa waxaas ma jiraane inaga dhaaf kk

  • @xaabsadePoY-qt1sy
    @xaabsadePoY-qt1sy ปีที่แล้ว

    Inaba Cadi maha 😂😂

  • @kheiro7276
    @kheiro7276 ปีที่แล้ว

    Qofkan caloosha waynle😂😂

  • @SimanAbdulwahab123
    @SimanAbdulwahab123 ปีที่แล้ว

    Hee 😅😅😅

  • @عبداللهسيدالمعصراوي
    @عبداللهسيدالمعصراوي ปีที่แล้ว +1

    Somaliland horyba ka xanaqene hilib geelka iska yreysta 😂

  • @munaawale8771
    @munaawale8771 ปีที่แล้ว

    muqdisho keeda baa shidan 👌

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 ปีที่แล้ว

    Inta sugaysa nacala adiyo safaaradada😅😅

  • @rahmohasan
    @rahmohasan ปีที่แล้ว +4

    War hdlka jiliciya saa niifahano😢😂

    • @cwahaabmawliid9865
      @cwahaabmawliid9865 ปีที่แล้ว +3

      Reer waqooyi jileec ma qoraan jow 😂😂😂

    • @mohamedabdirizakabdisalam9938
      @mohamedabdirizakabdisalam9938 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @IqroAbdiwahab-dv1ot
      @IqroAbdiwahab-dv1ot ปีที่แล้ว

      Ano re waqooyi ehen aya fahmaya xa idin helay idinka🙃

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨🤍💜💟

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 ปีที่แล้ว +1

    Reer hargeysa caaweyba wax nool inoo keenen gabar aaan codkeyga jeclahay

  • @nimcaahmed9600
    @nimcaahmed9600 ปีที่แล้ว

    roodo keyf ma ahanee inanta kale magaceeda iisheega

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 ปีที่แล้ว

    😆😆😆😆 hajah

  • @ikranahmed3001
    @ikranahmed3001 ปีที่แล้ว

    wllhi roda isku dabeecadbnu nahay hadan xanaaqo ama wx garanwayo bila hadal ina baxan jeclahay jah inbtiday weye❤😂

  • @nimcoyuusuf9078
    @nimcoyuusuf9078 ปีที่แล้ว

    Waar ninka imisa qadadba Ku yaala😂

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 ปีที่แล้ว

    Umadan ma fahmaynada haysaaa soomali maaha miyaa 😅😅😅maxa idinka qaldan hadaydaan fahamyn orda dugsi ku noqda deee

  • @Jamila-mj3lr
    @Jamila-mj3lr ปีที่แล้ว

    reer hargeeysa hilib geela badsada

  • @SimanAbdulwahab123
    @SimanAbdulwahab123 ปีที่แล้ว

    😅

  • @apdimalikareye4351
    @apdimalikareye4351 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dhiig leh ayaa ku soo baxay qaraaxo ee ku ma soo baxaayna dadka reer xamarka ha waayo iyaag ba sisikale uhadlay

  • @xamdicabduqaadir4102
    @xamdicabduqaadir4102 ปีที่แล้ว

    Reer muqdisho Aya Shidan wa dansantihiin reer Harrgeysa is jilciya

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 ปีที่แล้ว +1

      Umanan dhalan jiljileca 😂adega ku dawo ma wxd rapta. Wx sida muna ooya anagu wapan ka mataqna yuuska😅😅

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว

      Xataa Markan Ooyayno IdHahan Dadka Faraha Ka Galina😅

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว

      Waarde niicbaad tihiin reer Muqdishoow hadaydaan fahmayn yaa idinku qasbay anaguba idinma fahano mana daawano lkn halkan kama soo calaacalno ee jileeca nagala taga😂

  • @yuucade603
    @yuucade603 ปีที่แล้ว +12

    Astaan waxaan idinku dhibsaday qaraaxo reer hargiesa xaraabo dhan malahan😏

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 ปีที่แล้ว +1

      Maxa ka galay adih

    • @sacdiyacabdisalaam6432
      @sacdiyacabdisalaam6432 ปีที่แล้ว +1

      Reer Muqdisho aa ka shidan wale 👍

    • @cwahaabmawliid9865
      @cwahaabmawliid9865 ปีที่แล้ว +1

      Waxoogu waa serious cadiya suuro iyo jileec dhan malaha😂😂

    • @hibojaamac8438
      @hibojaamac8438 ปีที่แล้ว

      ​@@cwahaabmawliid9865 saw ma aragtid😂ani muqdisho waxan ku fahmi laha ohinta ogan la jilayo

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨✨✨

  • @galiabdulahi5805
    @galiabdulahi5805 ปีที่แล้ว

    😅😅😅