Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaanka Cabdirisaaq Siciid.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 176

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +17

    Qof damiir leh iga dhe!! Lacagtu maaha Gumaysi👏🏻👏🏻👏🏻 Lacagta sharafta qofka ka weyen. Waligaa hayeeli gumaysi hadii ad qof jira tahay 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi wilasha rer xamarka waa dhiig badanyihin, gabadh agtoda laguma ciili karo😢

    • @ikrancabdilaahi6945
      @ikrancabdilaahi6945 ปีที่แล้ว +2

      Kuwa hargeysa ka dhiig bdan lkn dadkii ugu samirka badnaa bey Keeneen inanta xageduna mashidna

    • @hilaalyusuf8242
      @hilaalyusuf8242 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi wiilasha hargeisa lama gaadhayo lkn muna ayaa jiliinkeedu waali yhy

    • @munoabdullah9951
      @munoabdullah9951 ปีที่แล้ว +1

      Maxadhiman oeysameysa watan oyday ayado oyneyso ayuw hushisa wataa from xamar lagumagaro hilo walalnemo

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim ปีที่แล้ว +21

    illahayow waxan ka baryaya in àad igu deeqdo nin wanaagsan dulqaad badan naxariis leh Yaa raabi oori iga dhiig 🤲🤲

    • @salmaanmohamed737
      @salmaanmohamed737 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh😅🤣

    • @salmahassan1079
      @salmahassan1079 ปีที่แล้ว

      Ameeen Adigana Waxan rajeynayaa inaad raaiyo unoqoto❤

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      @@salmahassan1079 diyar weeye

    • @hamseahmed3754
      @hamseahmed3754 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha Ku siiyo walaal mid Ku ilaashta oo aan weligii Ku dhibin.

  • @munoabdullah9951
    @munoabdullah9951 ปีที่แล้ว +10

    wankaxumahay wiilasha rer hargeyso shaqsiyadoda unbey uxanaqayan tani dulqad lamadhihikaro 😢😢 Maxadhiman oeysameysa watan oyday ayado oyneyso ayuw hushisa wataa from xamar lagumagaro hilo walalnemo❤

    • @nasiimyusuf2797
      @nasiimyusuf2797 ปีที่แล้ว +1

      Dadku isku mit maha wiilashuna iskusi uma dhaqman 😊

    • @hamseahmed3754
      @hamseahmed3754 ปีที่แล้ว

      Waa run walaahi hal nin oo reer hargaysa ah inanta muu difaacin waa nagaga wacantihiin xagaas

    • @yusufsiciid5553
      @yusufsiciid5553 ปีที่แล้ว

      Naagta marka muu qabaa

    • @abdulfarah4030
      @abdulfarah4030 ปีที่แล้ว

      @@yusufsiciid5553 masuul meshu qabid ma talee hablaha oodhan wa inan difacnaa wa hablo somaliyed wa dhiigeni

    • @yusufsiciid5553
      @yusufsiciid5553 ปีที่แล้ว

      @@abdulfarah4030 masuul inanta maxaa laa difaca meeshu manay ahaayn prank soma laa oogaa iyagaa

  • @Burhaan99
    @Burhaan99 ปีที่แล้ว +28

    Qeebti Ugu Fcneed Waye Reer Hargaisa 😢😢😢

    • @Issa0Issa
      @Issa0Issa ปีที่แล้ว +5

      Laakiin uma staaagin gabadha marka ay aflagaadeynayeen miskiinta. Wuuxu hadlay markii ay isaga weerareen. dadkaan dhiig maleh wallahi. xataa anoo ug in ay tahay ciyaar-ciyaar, waan u xanaaqay gabadha😂😂😂🤷🏾‍♂️

    • @fahemaomer6008
      @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Issa0Issa wlhi waa runta anu ba aad ayaan uga xumadat dadkan tobobar fcn ayay u bahan yhn

  • @axlaamhoyadeed1080
    @axlaamhoyadeed1080 ปีที่แล้ว +3

    Reer hargeisa qeybtan ugu fcned abdirisaq siciid Masha.allh

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 ปีที่แล้ว +4

    Inamada muqdisho dhig bay leyihin hday gabadha oydaba wa qaracmayeen kuwayagan rer hargysa balyo bila dhiga akh viva raga re muqdisho ❤

    • @abdifatahabdulkadir
      @abdifatahabdulkadir ปีที่แล้ว

      Jah vivia gbdhaha Somaliyed❤

    • @phaangamer4309
      @phaangamer4309 ปีที่แล้ว +1

      Kk may u naxaan markey telegram soo wadhayaan nasahoda

  • @omarshiine9007
    @omarshiine9007 ปีที่แล้ว +18

    time 01:41
    Tue' 18/apr/2023
    Ramadan 27 illhy waxa ka baryayya
    inta camera ka muuta iyo inta dawanaysaba in illhy jannadda ku kulmiyo Aamiiin🤲 aar i raaciya Aamiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow Alfanan Abdirisaaq waa ninka kaliyaa ee sifiwacan ugaa baxay dhamaan wixii tijaabo ah ee la mariyay dadka kle, haday noqoto dhamaanka akhlaaqda, dhanka xishoodka,dhanka hilika iyo dhanka shaqaada oo uu dhamaantii ka guudbay wllhi, sidokle waxaan odhan karaa waa ninka kaliyaa ee hadalkiisu dulqaad ka muuqdo iyo xikmaad dhanwalba, hadaldii aan ka xasuusto waxaa ka mid " waar lacagii maxay shakhsii yadayda ayaa ka muuhim iyo '' Imka sidaan aynu uu waada hadlanaya miyaay kula qurux badan tahay walal" hadad baadho dhamaan wixii qaraxo ah ee la sameyaay qof ku hadlay hadlada ma jiro QARAXO HARGEYSIA iyo QARAXO MUQDISHABA intaaba waa wllhi. Hadaba Abdirisaaq waxan leeyay waxaan aan aad sameysay waa wax ficaan waa dhaqaan aad iyo uu ficaan ee waad hana joojin sida ficaan ee aad waxa uu waado, anago aha fans-kagaguna waanu kagaga dany dhaqanka wanagsan ee aad samaysay brother inshllha................. Ramadan kariim...............................

  • @bidhaanproduction
    @bidhaanproduction ปีที่แล้ว +11

    Fanaanka Wajigiisa ayaa ka dareemeysaa inuu gabadha u danqanaayo lkn Marka shaqo meel lagu keeno waxaadan rabina ey dhacaayaa wa iska sidaan

  • @asmaahmed5744
    @asmaahmed5744 ปีที่แล้ว +25

    ninka ugu dhiiga badan reer hargeysa wa kan 😂

    • @adigoxorahadal8536
      @adigoxorahadal8536 ปีที่แล้ว +2

      Saan iyo dhiigaa dhexban maraya ma dhameysan lkn gabadha intey oyneyso dhan mu fiirinayo xitaa gabara inta qof lagu gobanaa asna wu iska taagan yhy😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      @@adigoxorahadal8536 Haa Wlhi mar danbe danbe oo laga bad badiyay Dhulka fadhiiso boorso dumar xayaysii waxkasta oo Raggu diidayayay Wuu sameeyay Ninkan odayga ahi Ee mar danbe oo ay ayagu ka bad badiyeen isagoo waxkastaba ogol ayuu xanaaqay dee xanaaq halkii loo baahnaa inuu ka cadhoodo soo dhaafay buu ahaa inantana muuna udamqan baaba,weeye ninkan odayga ahi Ee ma sidan bay dhiig uyaqaanaan ree Hargaysa 😂

    • @Issa0Issa
      @Issa0Issa ปีที่แล้ว +1

      @@adigoxorahadal8536true, he only get angry when they attacked him... these people have no blood. I feel bad for their Women wallahi.

  • @haniitah
    @haniitah ปีที่แล้ว +5

    Abdirisaaq saciis nin aad u degan oon taagero u ahey, inta aad dad ku casuunteen qaraaxo waa qofka kaliya aan kaga xumaadey sida aad ula dhaqanteen Astaan😢

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaaah walhi inankan waxa lagu ladhay aqalaqa ficaan Mansha allaaah walalo qali ilaahy hakarameyo walidki ku dhalay Mansha allaaah ❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zakariemustafa1516
    @zakariemustafa1516 ปีที่แล้ว +3

    Asc waan salaamayaa dhamaan bahda astaan tv, waan lasocdey barnaamijka qaraaxo qaybihiisa kala duwan sida muqdisho iyo hargaysa.
    Xalqadan iyo xalqadii ( ma xasuusto magaciisa ninka suudhka xidhan ee ay macawista u xidhayaan) ayaan aad uuga cadhoodey. ☹️😞
    Waan idin salaamayaa Asc ✌🏻🎯

  • @abdulfarah4030
    @abdulfarah4030 ปีที่แล้ว +4

    Waxan la yabay inamada rer waqooyigo hablaha uma damqadaan miya😢 tooda un ba u cad viva xamaraawigu wa rag dhig leh😂

  • @abjjaama694
    @abjjaama694 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamijka qaraaxo ma ahan wa bahdil
    Hal abuur ma ahan waa views raadin astaan
    Ka xishooda dadka oo ixtiraamka xeydaabkiisa haka gudbina

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +3

    Allah fanaanku dulqaad badanaaa kuwaan ani cashir udhigi lahaaa😅😅😅

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakalah Alle habarakeyo fanankan waa aqlaaq midhana

  • @GulletTaher
    @GulletTaher ปีที่แล้ว +1

    Astaan Hargeisa ma taqaan jilida, sidan waa bahdilaad iyo gumeysi caadiya,C/risaaq siciid ma ahayn in uu yeelo in la sii daayo

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂 wiil dhiig miirana ba kaso baxay hargysa amazing fanan ❤❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +4

    inamada rer hargaysa inayna kuusoobaxayn xataa haddii agtooda lagugu qalanayo mise intii ugu qalbiga adkayd ayaa meesha lakeenay waar wll anigu inamada muqdisho ayan doortay aadbay dhamantood uwada naxariis badan yihiin runtii agtodana laguguma bahdili karo 😢 war wlllalayal wan idin wata anigu

    • @phaangamer4309
      @phaangamer4309 ปีที่แล้ว +2

      kkk may u naxaan hablohoda markey intay cunan telegram ka soo dhigayaan

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 ปีที่แล้ว +2

    Inamada reer xamarku waxay fahansanyihiin prankiyada lkn reer hargysa ma yaqaanana waxaaa😢

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +2

    C/risaaq siciid ninka ugu dulqaadka badan Barnaamijyka.

  • @asmamarwo108
    @asmamarwo108 ปีที่แล้ว +7

    imisa cisho ay la so maslaxayaay😂😂😊

  • @iqramaxamud6418
    @iqramaxamud6418 ปีที่แล้ว +1

    Waa wil aad u qalbi wngsn walhi 😭

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 ปีที่แล้ว +2

    Malaha week baa lagu soo raaligineyey wlhi waa anoo kale hhhhhh madax adeyg

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaa cabdirisaaq aad ayaan u taageeraa

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 ปีที่แล้ว

    Feedku wuu iga so Horeyn laha Aniga

  • @zadric10
    @zadric10 ปีที่แล้ว +8

    INTA jakaarta ila sugeysa😂😂😂😂

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂waa dulqaadkii oo qof eh m.a

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 ปีที่แล้ว +1

    Ninku dulqaad badanaa maanshaAllh cajjiib wlhi wan layaabay dulqaadkiisa

    • @Issa0Issa
      @Issa0Issa ปีที่แล้ว +1

      he doesn't have any blood 🩸 🩸that is why walaal.. the women are cheap in Somaliland.. here in Somalia we fight and protect them.

    • @umalkhayrcabdilahi8182
      @umalkhayrcabdilahi8182 ปีที่แล้ว

      ​@@Issa0Issa caac

  • @asiyamustafe878
    @asiyamustafe878 ปีที่แล้ว +5

    😢cabdirisaaq siciid miskiin

  • @hothoabdirashid3552
    @hothoabdirashid3552 ปีที่แล้ว +1

    Reer muqdisho dhiig leh jah😮

  • @fadumocrashiid-fz4st
    @fadumocrashiid-fz4st ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa qof dulqad badan dadba dhahaya waa fulay dhiig malahan in lis walwaalo dhiig laguma yeesho 😂

  • @princes2224
    @princes2224 ปีที่แล้ว +1

    Jah qeepta ugu fcn cawaa dawadey😊

  • @cabdiqaniciid4514
    @cabdiqaniciid4514 ปีที่แล้ว

    Wan qoslay wlhi

  • @asliidii12
    @asliidii12 ปีที่แล้ว

    Bilaa damiirsanaa ilmahan abdirzak la leeyey

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 ปีที่แล้ว +1

    Xalqada wad no wanaJisay Alfanan Abdirizaq 😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 ปีที่แล้ว +2

    ALA KANU MISKIIN SANAA WAA IDIRKA IITAABO KALE DULQAD BADANA MASHA ALLAAH MISKIIN WALEE REER QARAAXOW WAX QADAADKA IDINKA GAROCO AYAD RABI LAHEYDEN 😂😂😂😂 WLH WUUW DULQAAD BADAN YAHAY WLH QOF SAAN ILA HADLO DAQIIQAD INANAN WAR LAWADEEN

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 ปีที่แล้ว

    Mashlaah fananka wuu daganyahay lkn way kabad badiyeen

  • @saidmohamed2517
    @saidmohamed2517 ปีที่แล้ว +1

    In lasii daayo video gaan maalmo ayey qaadatey,sababtoo ah labo shaar kala duwan ayuu wataaa.

  • @weydoowcumar7235
    @weydoowcumar7235 ปีที่แล้ว +4

    Wlh reer Mogadishu Aya Shidan lkn reer hargesa dhiig miiran weeye

    • @hanihassanali9423
      @hanihassanali9423 ปีที่แล้ว +4

      Dhiig mesha kuma hayaan reer hrgeysa wiilasha muqdisho aya kadhig bdn gabar ooyneso wiilasha muqdisho we u hiilinayen

    • @ikrancabdilaahi6945
      @ikrancabdilaahi6945 ปีที่แล้ว +1

      Adigu kma war hyside aamus wiilashyadu anaga og buuqna wxba lguma xaliyo

  • @mohamedbarre4072
    @mohamedbarre4072 ปีที่แล้ว +1

    Yarkan in muddo ah ba wu is xakemye ugu dambeyn waa laga xanajiye

  • @dhacwac7746
    @dhacwac7746 ปีที่แล้ว

    Aktaradaan TH-cam haloo furo😂

  • @zadric10
    @zadric10 ปีที่แล้ว +1

    Reer hergeysa ayadaaba hadaljeeda xoig ah😂😂😂😂

  • @swagmedia9033
    @swagmedia9033 ปีที่แล้ว

    Dulqaad lama odhan karo ninka intada lagu Ag bahdiliyo e Waa xoolo qsybta baahidu shaqenayso

  • @ZadiaHaroun-nq3et
    @ZadiaHaroun-nq3et ปีที่แล้ว

    Omg abdirisak oo mnta intaa samray mlaha lcg badanbu ogyahy

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel ปีที่แล้ว

    Imisa cisho bay idinku qaadata maslaxadiisa😅😅

  • @juwe5216
    @juwe5216 ปีที่แล้ว

    Rer somaliland waa dad wada daggan❤❤❤

  • @ikranabdi426
    @ikranabdi426 ปีที่แล้ว

    Waa qalad in si kaftan ah aad dumarka uga oysiisan

  • @ladnasiciid8780
    @ladnasiciid8780 ปีที่แล้ว

    Reer hargaysa warkoodaa cadaaday 😢

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 ปีที่แล้ว

    Wiilsha rer muqdisho wax dhama majiran dhigna laguma garo bal kan day inyar xita gabdha umu nixin biskow dadki xasid sana

  • @munaabdi2163
    @munaabdi2163 ปีที่แล้ว

    Legen weeye ninkuye ciyaarta ka daaya😂

  • @sahandoonmedia3570
    @sahandoonmedia3570 ปีที่แล้ว

    Reer hargaysa caawa iyo isoo galaaleen sidaa ayaa loo baahan yahaY

  • @asmamohamed3279
    @asmamohamed3279 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi hargysa niman kuma nool akh inkstuu zhpky galo malha wa lygu agdilihaa 😢😂😂😂😂😂😂😂

    • @Xamuudichannel
      @Xamuudichannel ปีที่แล้ว +1

      Saa maaha dumo astaan hrgysa afartii qof e u miskiin sana uyeedheen xamar na afartii ugu ad ad kayd

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 ปีที่แล้ว +4

    Reer hargeysa m ba naxan abyo amus xitaaa m jirto 😂😂😂😂

    • @hanihassanali9423
      @hanihassanali9423 ปีที่แล้ว +1

      Inamada reer Muqdisho hiilinta ku wacan

    • @sabaaxibrahimhussein8729
      @sabaaxibrahimhussein8729 ปีที่แล้ว +1

      @@hanihassanali9423 haaa

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว

      Horta Maba Nihin Dad Jileca U Dhashay Sasoy TaHay Direct-torka Diirin Kara Barnamijka Iyo Qofta Jileyso

  • @huda7675
    @huda7675 ปีที่แล้ว

    Astaan qaybta xamar baa dhiig badan walahi moqdiaho waa nasab dadka jooga
    Meeshan hargaysa dadka damiirkaaba dhintay sbhnllh lacagtaa udaran

  • @asia_udgon
    @asia_udgon ปีที่แล้ว

    Waxan bilaa dhiigii waa maxay

  • @fatimahassan7942
    @fatimahassan7942 ปีที่แล้ว

    😂😂😂dadka hargaysa maxaa daaray waxaas caadi waaye maxaa isla xanajinoosaa

  • @farhanbookh5620
    @farhanbookh5620 ปีที่แล้ว

    Qaybtan unbaa ugu wanaagsanayd Abdirisak siciid dulqaadkiisa ayaaba ah waali , sidan aad noola dhaqmaysaan simaaha 😂😂😂😂 caadi buu uxanaaqay shoodhahaygii 😂😂😂😂

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 ปีที่แล้ว +9

    Barmamishkan rer hargeysa shuqul kumalaha naga dhafa

    • @hanihassanali9423
      @hanihassanali9423 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely taas been kuma sheegin👍

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว +1

      Rer Hargeisi Dad Jilicsan Maha Then Inay Dad Jilicsan Daawadan MBa Aha

  • @daahirhassan967
    @daahirhassan967 ปีที่แล้ว

    meesha wax lagu soo dhawaada ma heeysin naga raali ahaw dhaha

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว

    Abdirisaaq iyadoo inanta layskugu tagay ayuu amusna oo eegayey miskiin Kani waa bilaa dhiig

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 ปีที่แล้ว

    Waxanoo kaleh waa laysku dilaa dadka ha ula tagina 😅

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว

    Eid Mubarak.

  • @zakatellaofficial106
    @zakatellaofficial106 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka Qaraaxo keeba xamaasad leh kuwa Somaliland iyo kuwa Muqdisho || Ani ahaan kuwa Muqdisho adna...?😹😹

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 ปีที่แล้ว +1

    Wada hadalkii iyo garankii duriyada❤
    Dad Gob ah.

  • @ifiyehistory9703
    @ifiyehistory9703 ปีที่แล้ว

    Ali zaki soqabta

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 ปีที่แล้ว +2

    Barnamijka hargeysa Hal mid ayu ku xunyahay horey ayey buuq ka bilawayan waxey ku macdahay in marka hore laisku qoslo farxad laisku muujiyo kadib shekada gadaal ka bilawato

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว +2

      Oo meesha ma film baa la jilayaa
      Ala maye farxad laysku muujiyo🤣🤣🤣🤲
      Suuraha iyo mukurka meesha kala taga hooy

    • @MohameDBazHE
      @MohameDBazHE ปีที่แล้ว

      ​@@nimcoabdirahman2486 😂😂 reer xmarka suurha kahela

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 ปีที่แล้ว +2

      @@MohameDBazHE waa niiclayaal sidii inta qori lagu qabtay daawada la yidhi ayuunbay bishaaba halkan ka yuusayaan🤣🤣

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 ปีที่แล้ว +8

    Astaan Sanadkan dad badan ayay walahi bahdishay 😂😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      Haa Wlhi Waxan bahdilaad Wuu dhaafay Waxan kamaan ogolaadeen inay sii daayaan sikasta oo ay ii maslaxaan lacag kasta oo ay isiiyaan shit

    • @hanadali6155
      @hanadali6155 ปีที่แล้ว +1

      @@wehelashaq3368 Haa walhi. Waxan oo kale waa dhimasho. Lacag iyo maslaxaad waxba kuu tarimayso.

  • @khamalhasan9001
    @khamalhasan9001 ปีที่แล้ว

    Halkaas waxaa ka cad in dadka hargaisa jooga laguumaysto oo dhalinyarada bahda laga liqo

  • @sadiaabdi5864
    @sadiaabdi5864 ปีที่แล้ว +1

    War xamar no daaya kuwaan xiiso malaha lkn inanka fananka kuwii hore wuu dhaama in yar

  • @salman-gamer22
    @salman-gamer22 ปีที่แล้ว +2

    Miskiin abdirazaq 😂😂

  • @drnajiib717
    @drnajiib717 ปีที่แล้ว

    Oo raga reer hargeysa waa ka tasheee

  • @umuhishaamkafiya6221
    @umuhishaamkafiya6221 ปีที่แล้ว +1

    Reer hargesa dananada kuma fcna

  • @hodanmoh237
    @hodanmoh237 ปีที่แล้ว +1

    Akhas ragi reer somaliland bahdil wayn ayaa ku dhacay hablahooda uma hiiliyan waa dareemo reer xamarka wax ka ficil bdn ma jirto

  • @arshointhehouse4449
    @arshointhehouse4449 ปีที่แล้ว +5

    Labadii qof ee ugu fulaysna barmàmujka abdirizaaq iyo idiriska ii taabo 🤣🤣🤣🤣

    • @ayankaiton6344
      @ayankaiton6344 ปีที่แล้ว +1

      Idiriska iitabo waxa ka daran siyaasi siidow midkey dhahan o xita telephone kisa lo diiday 😂😂😂

    • @maxamadyuusuf3506
      @maxamadyuusuf3506 ปีที่แล้ว

      Haa 😅😅😅😅😅

    • @Taliso921
      @Taliso921 ปีที่แล้ว

      @@ayankaiton6344 Io cabdi yare😂 siidoow qof ka darn ma dawan wlhi😂😂

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 ปีที่แล้ว

    Kani waa bilaa dhiig sidee gabar hortaada loogu cilaa xataa iskadaa waa ficil

  • @thegalabs
    @thegalabs ปีที่แล้ว

    Walhi kan yari waa fule. Wuu gariirayaaba. Si kastay u bahdileen.

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde ปีที่แล้ว

    Miskiin😢😢😢

  • @ayankaiton6344
    @ayankaiton6344 ปีที่แล้ว +1

    Rer hargeisa marmarsiiyo qofki ugu dulqadka badna ay ku dhahayan😂😂 uyuga isku camiraayo iney gaajo jirto u qofkasta dantisa fiirsanayo le u jeedna 😂😂

    • @Hinmub
      @Hinmub ปีที่แล้ว

      Hargaysa gaajo ka dheer 😂

    • @ayankaiton6344
      @ayankaiton6344 ปีที่แล้ว

      😂😂 Maxa waye Marka nimanka dhulka la fariisinayo 😂😂😂

    • @Hinmub
      @Hinmub ปีที่แล้ว

      @@ayankaiton6344 in la kala xishoodo baa ku jirta 😂wixii baanad fahansanayne

    • @ayankaiton6344
      @ayankaiton6344 ปีที่แล้ว

      Hayeh 😂

  • @cabdinuuryuusuf4169
    @cabdinuuryuusuf4169 ปีที่แล้ว

    Nin garxajisa agtisa kuma oyden tasan amin ninku ma sacad muusata talow from xamar anigo xawad la ah ba agteyda gabdh lagu ciili. Krin

  • @nurmohan1004
    @nurmohan1004 ปีที่แล้ว +1

    Kan waa faatale marka gabadha la cayayay wuu iska amusnaa markii la dhahay waa prunk ayuu is waalay

    • @yusufsiciid5553
      @yusufsiciid5553 ปีที่แล้ว

      Hoyada iyo hoyadeedba kii laa sexday weeye
      Markaa kaa xishood adeerka

  • @ramlaismail3232
    @ramlaismail3232 ปีที่แล้ว

    Bal aydan eege dhulka fadhiso kulaha
    Wlhi waxan waa qalad wana bahdil😡😡🤯

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp ปีที่แล้ว

    Wuxu damiir xumaa gabadha markey oyday maba udamqanayo aqas

  • @safiyoibrahimsharifibrahim643
    @safiyoibrahimsharifibrahim643 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😢

  • @hothansweaty2697
    @hothansweaty2697 ปีที่แล้ว

    Dadkan may xanusanayan horta🤣🤣kulaha wilasha rer xamarka agtoda gabadh laguma cilo🤣🤣fahmo rer xamar ma ahan miya🤣akhlaq iyo caqlipay leyihin wilasha rer hargeisa hakuso dagdagina

  • @farxiyoburaayfitmom1616
    @farxiyoburaayfitmom1616 ปีที่แล้ว

    Lacagta dadka u yesho dulqadka

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 ปีที่แล้ว +1

    😃😃😀😀😀😀😀 WAXAAN KU QOSLAY OR8DOO OOYIN TAADA MELAHAA KUSO OOY OO MELAHA KUSO DHAMEYSO OOHINTADA 😂😂😂😂😂😂 WLH KUWANI CAADI MAHAN 😂😂

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 ปีที่แล้ว

    Maxaa waxladuubaa meeshiiba gadhbaa kabaroornaysa

  • @actor_guleid
    @actor_guleid ปีที่แล้ว +1

    Inta suuliga dhexdiisa ka daawnysa is muujiya

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali ปีที่แล้ว +1

    Cabdirisaaq siciid m.a waa q0f dagan

  • @muzcapmohed3809
    @muzcapmohed3809 ปีที่แล้ว

    Ragan jilcda snleh ngadaaya nio anaga na keena mesha

  • @mumtazkhadar1239
    @mumtazkhadar1239 ปีที่แล้ว +2

    Waad fool xumayzen barnamijki inantu waxay ahyd inany noqon iyadao mid dagalamysa oo caytmaysa lkn waxy ahyd inay ku matashl dulmane amusan si loogu hiiliyo lkn hada wuxu noqday baranmijkj dagal.iyo klo celin caadiya u folxumady😏

  • @nimcoxasan2386
    @nimcoxasan2386 ปีที่แล้ว

    Ala fanaanintu dulqaad badana 🙄🙄

  • @abdikariinahmed2496
    @abdikariinahmed2496 ปีที่แล้ว

    RAGAAN REER GOBOLKA EH SANADKAN WEY KUDHACEEN WLH WAX DHIG RAGED LEH EE HAWENKA DIFACAYO MABA KUJIRAN 😮 KULI LACAGTA XAYESINTA AYABA UWADA DARAN RAMADANKA SOCDO DHAQANKA WAX KABADALA SANADKAN WABA CEBIWDENE

    • @theangelasma8634
      @theangelasma8634 ปีที่แล้ว

      Reer gobolkee waxanad ahaynbad ismooday maystiri abti meeshu waa casimadii jamuriyadda barakaysan😂😂

    • @maariyaapdi
      @maariyaapdi ปีที่แล้ว

      Reer gobolku waayo marka nacda meesha kala tag neefyow😏😂

  • @bidhaanproduction
    @bidhaanproduction ปีที่แล้ว +4

    Dadbaa ku haayo reer xamarkaa diig leh war dhiig kama eheen dadkaas xabadaha iyo qaraxyada wx u dhimay dulqaadna ma lahan shaqadan ma ilaashan karaan marka laga xanaajiyana ciidan iyo kooyal ayay wacanayaan😂

    • @Daud_Barkhadle
      @Daud_Barkhadle ปีที่แล้ว

      Shaqa waxa ka muhimsan bani adanimada wll majiro qof an shaqadisa rabin lkn qof dumar ah ado rag ah hadi hortada lagu aflagadeyo laguna caayo that means wax aad tahy ayaaba iska yar

    • @hanihassanali9423
      @hanihassanali9423 ปีที่แล้ว

      Hiilinta anagA ku wacan gabar ooyneso xitaa wall aamus ladhehenin waxas dulqad maahan

    • @asmaabdi4904
      @asmaabdi4904 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว

      @@hanihassanali9423 Hadaanay Gabadhba Noo Ooyi Karin Ka Wran Oonan Suuro Garanayn Iyo IsdhuL Dhigtoona😅

    • @abdifatahabdulkadir
      @abdifatahabdulkadir ปีที่แล้ว

      Hda rer xmr nahy illaahow nawaal Ayaa taaganhay labo ak47 Aya dayniile igu dugan ku tashana

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waaba nacas waayo Gabar ayaa hortiisa Lagu xumeynaa mana ka jawaabin isku haleen malaham

    • @hanihassanali9423
      @hanihassanali9423 ปีที่แล้ว +1

      Barnamijkan dhanka hiilinta Muqdisho aya ku leh hargeysa eber wye 😢

    • @yusufsiciid5553
      @yusufsiciid5553 ปีที่แล้ว

      Marka ma isaga dhalay

  • @mohamedsulieman8785
    @mohamedsulieman8785 ปีที่แล้ว

    Waar waxani barnaamij maahe ee waaa bahdil nacdali idunku dhacdee

  • @haboonhaboon3804
    @haboonhaboon3804 ปีที่แล้ว +3

    Reer hargaisa nga ficn sndkaan rer mqdsho wx fcn mha 😊