Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay Cabdulaahi Kashka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @diamonddaib5153
    @diamonddaib5153 ปีที่แล้ว +876

    Nin waliba oo hablaha u hiiliya waa aniga Wllky 🙏🙏 big respect kashka

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +6

      Aniga kow ka ah xaqiiqdi wlshy wllka soo ma ihi🙏❤❤✌

    • @Wadani924
      @Wadani924 ปีที่แล้ว +3

      "Pig respect" waxa ay noqon "ixtiraam ey" ee walaal "big respect" dheh. 😆

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว +2

      @@Wadani924 😂😂😂😂😂that’s right bro

    • @Mohazmuraad
      @Mohazmuraad ปีที่แล้ว +2

      @@Wadani924 ixtiraam doofaar dheh 😅

    • @Wadani924
      @Wadani924 ปีที่แล้ว

      @@Mohazmuraad sax. Ey iyo doofaar baan isku khalday (pig and dog). Kkk

  • @shamsashamscilmi8058
    @shamsashamscilmi8058 ปีที่แล้ว +913

    Geesi nin raga on dumar hoos u ridin ixtiramku waa mihim nabigana scw horu u yidhi dumar ha ka oysinin nin raga ❤️😭🥺😔🤲

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว +5

      Marka hore dumarko ma hosba waa maya mashalllah ninka guri fican kuso kuri e hoooyadi iyo walashi su xitirami jiri hablaha o dan waa xitirama

    • @shamsashamscilmi8058
      @shamsashamscilmi8058 ปีที่แล้ว +2

      @@marwaqalanjo4902 waa run abayo maba hoseyn karan lakin somalideena hoos u eeg adaba yaqyaqayo 🥺😔😔

    • @buzzerpoi825
      @buzzerpoi825 ปีที่แล้ว +3

      Somali hos idin dhigta mlhn runtii dumarkina adinka hoos isu dhigo
      Oo dintiina iyo dhaqankina ka guro
      Kuligina ma ahe kala barkiina wxba Somali haka Ben sheganina👏

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 ปีที่แล้ว +2

      ​@@buzzerpoi825 kķkkkkk dhaqan iyo diin hadi laga guurayo nin unba ka guura. Kow waxa dumrka wa mayahow kaso qaada o hoos ufuriya wa adinka.
      Dumarka ilhy ba karemeyay o ay adoon u yihiin isla adinki adoonka ilhy nala aha ba hadana wax yasaya 😂

    • @buzzerpoi825
      @buzzerpoi825 ปีที่แล้ว

      @@fatumavision8252
      Ixtiram ad adinku isu heyn
      Cidaa kasugeysan wa ayo
      Yasitankad ka hdleysana
      Nag qawan wax layasa wey tahay
      Wayo dinta ay heysata o lagu ixtirama majirto👏

  • @iqrasulaymaani7216
    @iqrasulaymaani7216 ปีที่แล้ว +253

    Ay siduu udifaacay ayaanba ka heley
    Wiil kastoo gabdhaha uhiiliya waan jeclahay❤😊
    Alle haku daayo kashka cafimaada kuu rajeynaaa

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว +363

    Wiilasheennu gabdhaha kama kaftamaan! Wiilki qoslaayay dagaal, mahadsanid saas u difaac gabdhaha

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +1358

    Hdaad kabo la'aan ku dawnyzid like isaar😂😂

    • @ifraaxali7340
      @ifraaxali7340 ปีที่แล้ว +6

      😂😂kabo làanta somaliya unahay😂😂😂

    • @NAJMAAHMETT-yv2bv
      @NAJMAAHMETT-yv2bv ปีที่แล้ว

      Waa saaray❤❤

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 ปีที่แล้ว +3

      Inaad qolka jiifka la gashay oo hooyo kaa saartay waan ogahay
      😆😆😀😀

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed ปีที่แล้ว

      @@NAJMAAHMETT-yv2bv mhdznid❤❤

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali9176 ปีที่แล้ว +167

    Caawa waxaan daawane qof naxariis badan, u hiilinaaya qofka la dulminayo, qatar waaye runtii,qof damiir leh waaye cajiib eh ,geesi waaye ,libaax ayuu ahaa saanaa loo baahanyahay guuleeso kashka.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว +256

    Aaway dadkii dhihi jire farax somali gabdhaha uma naxaan 😢😢😢 I love somali boys inta xishmad taqaano

    • @deeqa8896
      @deeqa8896 ปีที่แล้ว +5

      Faarax into kugursan waa is xariifina

    • @elcapo1937
      @elcapo1937 ปีที่แล้ว

      @@deeqa8896 Nocas Mathy 😂

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 ปีที่แล้ว +4

      Qiira jabaanka fiiri wa waraaba yaal bahalada isxayeeysiiska run umaley

    • @hazankaafi4473
      @hazankaafi4473 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqa8896 xaliimo kuusey naga leexo😂😂

    • @caashobashiir6695
      @caashobashiir6695 ปีที่แล้ว +5

      @@deeqa8896 walahi bilaahi Ana soo waday hadalkaa , waa sax ma Lin alaale malikay ku giirsadan bay bakhtiga kuu jarjarayaan lkn marka kale ay banaanka kaa jogan is xayaysiin iyo istus 😂😂😂😂😂

  • @nalkanaftauroon4037
    @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว +144

    Awwwww Abdulahi fariid may Allah bless you nd protect my heart melts when Abdulahi held her hand 🥲

    • @MADARA111
      @MADARA111 ปีที่แล้ว

      Yeah and when he touched her head to calm her

  • @suleeqasimn4664
    @suleeqasimn4664 ปีที่แล้ว +174

    Geysi geysi dhalay Abdullahi kashka waa ku wataa bowe 🤴❤🙌

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 ปีที่แล้ว +212

    Alla kashkaa xayeysiin igu qalden kulahaa maagta oyeyso igu daran xishoodka alla kaqaad wllhi wan fuurey inta kashka ila tagerto ❤️❤️🥰🥰

    • @nuuriyoali2323
      @nuuriyoali2323 ปีที่แล้ว +1

      Adiga xishodka alle kaqad gabadha ha iga hawariiin

    • @maryanmohamed1933
      @maryanmohamed1933 ปีที่แล้ว +1

      Xasbunallah maxaa xishoodka leyska qadaayo naaa musiibo kudhacdeee maxeey kahaleysay gabadha😳😳😳

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว +1

      ​@@nuuriyoali2323 war ayda mydhihin kashka hdlkiisa ayey so qaadty ee gbdha hku dagdginie jooga😂😂

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 ปีที่แล้ว

      ​@@nuuriyoali2323 muuqaalka maadan daawan miyaa😂

  • @hamdahiz8687
    @hamdahiz8687 ปีที่แล้ว +43

    Xalqadii barnamijka uugu wcnayd oh dareen ragganimo leh waratah kashka legend 🎉

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 ปีที่แล้ว +63

    inta idiriska iyo warda iyo nadiiro Sugayso👍👍

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 ปีที่แล้ว +70

    Kashka agtiisa ma lagugu ciilayo runtii guuleyso qoslaye 💯🙏🥰

  • @raaqiyamohamedgeele3321
    @raaqiyamohamedgeele3321 ปีที่แล้ว +141

    Ku LaHaa Xishoodka Ale Kaa Qaad Dadka HortodaYy Ku OysaY😂😂Kashka Funny Wada Naxariisa Wuu Difaacay Inanta❤

    • @nahadahir234
      @nahadahir234 ปีที่แล้ว +3

      Sidhaa uqoslayeh dintahy kashka mid maha wallhi😂😂😂

  • @queenzaarayozzef4141
    @queenzaarayozzef4141 ปีที่แล้ว +52

    😢Mnsha wlhi kashka gabadhii ladhalaatay nasiib ay leedahay alle ha udaayo ❤nin rageed waaye ❤

    • @ahmedabdi7074
      @ahmedabdi7074 ปีที่แล้ว +1

      Khashka walhi wilsha asaa xaafada cajiinka u qaso abaayo xaqiiqi

  • @hothomohamet9956
    @hothomohamet9956 ปีที่แล้ว +234

    𝐑𝐚𝐠𝐚𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐰𝐚 𝐭𝐚𝐧𝐚😢❤

  • @NimcoSomali1
    @NimcoSomali1 ปีที่แล้ว +37

    Kashka waligee ma taageerin, maanta big respect iga heshay ❤❤ well done ❤❤❤❤

    • @ahmedabdi7074
      @ahmedabdi7074 ปีที่แล้ว +1

      Khaska waa ninka kliye abaayo cajiinka uqasi jiray😅😅

    • @NimcoSomali1
      @NimcoSomali1 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabdi7074 yuu u qasi jiray, saa ka dareemay waa maskiin qalbi wanagsan

    • @ahmedabdi7074
      @ahmedabdi7074 ปีที่แล้ว +1

      Walsheen

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 ปีที่แล้ว +25

    Khashka waa nin raga walahy mansha allh. Nimanka gabdhaha ka oohiya iyo kuwaa inteey wax ka duubaan ku Rikaateeya iyo wiilkaan walahay arigtidayda waa kaaf iyo kala dheeri. Ileen wiilal noocaan ah wali way noo joogaan walahy wan ilmeeyay sida quruxda badan oo qiimaha gabadha u ogyahay Thnks abowe Waligaa halkaa ka hay ❤❤

    • @hassanabdullahi7395
      @hassanabdullahi7395 ปีที่แล้ว +2

      macnaha Nin iyo Raganimo waa kala duwan yihiin kashka nuuciisa oo kale waa raganimo lkn qof kasta oo nin ah Rag maaha waayo raganimadu waa masuuliyad dheeraad ah damiir dadnimo iyo dulmi diidnimo halka Nin nimadu tahay muuqaalka looga sooco qofku in uuna dumar ahayn

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +446

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi Abdullaahi kashka waa wiil dhiig leh gabar in laga oo siiyo qurux maahan waa barnaamiji qurux badan oo qaraaxo ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🤣

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 ปีที่แล้ว +34

    Love u kashka hal gabar hdaa u hiilisay wxy ka mid thy gabdhaha dhan adoo difaacay thanks sidaa kuu ogaanay rageeni la yaqanay ina tahay🩸❤️🫶

  • @kmkm-ze7pt
    @kmkm-ze7pt ปีที่แล้ว +117

    Alla wiilku geesi sana o nin rageed sana❤️🤴

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 ปีที่แล้ว +49

    Kashka waa legend sida uu gabadha ugu danqade🙏🙏

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +273

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 ปีที่แล้ว +13

    Cabdulahi kashka waalhi waa rageedii maasha Allah wiilasha soomaliyeed wax dhaama la waa❤

  • @hodomohamed9053
    @hodomohamed9053 ปีที่แล้ว +32

    Nin dheh kashka mansha allh nin walba o shrfta gabadh ilaaliya duni dhnbuu ilaaliyey😍🥰

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +51

    Maasha allaah kashka nin dhiigleh weeye ❤😊

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +476

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @nimconalka477
    @nimconalka477 ปีที่แล้ว +71

    Wiilazheene kuma kaftamaan hablaha xagoodana kagama maro allow no dhawr wilazheena midh midhka yara xuna ka dhex zaar❤🤲🏻

  • @Kckcollection
    @Kckcollection ปีที่แล้ว +16

    Abdulahi gabar la dhalatay lama ciilo Waleed 🥺🥺allow Ku daaa 🥰🥰

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว +84

    Libaax waye walhi kashka😢

  • @cocoafra20
    @cocoafra20 ปีที่แล้ว +26

    Thnxs kashka hal gabaro somaliyed hadad u istaagto gabdhaha oo dhan ayaad difaacday I 🎉 🎉haplyo wll ❤❤❤😊

  • @hothohanadih1097
    @hothohanadih1097 ปีที่แล้ว +30

    Kashka waa Legan wlhie 😢 Allow Nin sida no difaca hano wayin jah jah jah❤❤😂

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +84

    Wiilashena wlhi naxariiz miran wayeh vediogan farin bu wada 😢❤

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 ปีที่แล้ว +8

      Iyaga dhan ma ahan raga xuna waa jiraan sida kuwa gabdhaha kufsada dulmiya lkn inta wanaagsan ilahay habarakeeyo

    • @inaomer
      @inaomer ปีที่แล้ว

      @@maymuun7956 sx

    • @zakiabdy4666
      @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว

      ​@@maymuun7956 adi kuwa xun maxa uhadal hesa😂😂comments ka kuraxaysayay ilaa adi ka arkay😂😂

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว +1

      ​@@zakiabdy4666 adi kuwa fiicn ee la sheegyo mxa kso dhexsary mxa la.gubty mse kuwa xun ku jrte😂😂

    • @zakiabdy4666
      @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว +1

      @@dhalboqortooyo2811 comments ka igu socday qoftan iga jiidhay😅😂lkn ani half ahay😂💀

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 ปีที่แล้ว +44

    Gabadha sidu ugu hiiliyay masha allh 👏❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +317

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

    • @sacdiyomaxamed7624
      @sacdiyomaxamed7624 ปีที่แล้ว +1

      Qqs

    • @siradm
      @siradm ปีที่แล้ว +2

      Wax kale like ku raadso magacaagana isticmaal walaal

    • @mohamedhasan3140
      @mohamedhasan3140 ปีที่แล้ว

      ⁰⁰

    • @samirahassan8352
      @samirahassan8352 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

    • @azma4456
      @azma4456 ปีที่แล้ว

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥♥️♥️♥️♥️❤️‍🔥💯❤️

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen7625 ปีที่แล้ว +22

    Gabar ku Ah joogto sharaf leedahy wlhi hortisa wax laguma oran karo kashka nooolow abowe❤️

  • @saarayusuf
    @saarayusuf ปีที่แล้ว +15

    1M Astaan🎉 Kashka Nin ragga sidii lagu yaqaanay Sameeyey❤

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 ปีที่แล้ว +17

    Markaan faaarax jeclaado wàaye wllhi herro our boys 👦 ♥

  • @abdullahiyusuf991
    @abdullahiyusuf991 ปีที่แล้ว +6

    Magaca abdullahi waa legend oo geesiyal ah naxariistana udhertahay kan waa aniga oo biyo is marinin sami wa kuwata🙏

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah nin rageed ka celi gabdha wilkasto gabdhaha u hiliyo sharafu leyahay🥰🥰🥰💯

  • @hassantyga5956
    @hassantyga5956 ปีที่แล้ว +72

    1 million soon 🎉🎉🎉❤ congrats Astan Tv

  • @Nadahajji3371
    @Nadahajji3371 ปีที่แล้ว +13

    Walahi kashka waa nin dhiig leh siido gabadha ugu hiliyay mash allah ❤

  • @burhanjacfar219
    @burhanjacfar219 ปีที่แล้ว +62

    Wonderful! Tonights section is amazing . The music in the background , the way your staffs acted and the reaction of Abdullahi kashka are all magical .
    I am a top fan of Abdifitah ko.

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 ปีที่แล้ว +17

    hadaan nahay raga soomaaliyeed kama ciyaarno gabdhaheena wlh, in horteena looga ooysiiyo ma qaadaneeyno maasha Allah kashka well done.

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว +1

      M.a kuwo iska yar oo xun aya idinku dhexjra alla.ha idinka saaro🥺

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah wlhy kashka waa wiil fican anu dar ilahay ban isaga tagera ba ta labad qofka qadarinta iyo akhlaqdu way kaa muqata mansha allah

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +20

    M,a abdulaahi kashka wlhi nin rageed🥰🔥🤴🤴🤴 tahay pro aan hortisa jeclayn inlagu xadgudbo gabdhaha m,a sharaf iyo karamo wll waligaana sidaas ahaw inshllah ♥️❤👋👏👏👏👏👏astan tv go forward guy's 👋♥️

  • @Aaheyaa
    @Aaheyaa ปีที่แล้ว +15

    My Respect to this Brotha 🙌
    Bahda Astaan TV Well Done 👏

  • @mohamettyare7537
    @mohamettyare7537 ปีที่แล้ว +15

    intas aaba iigadan lengd abdilahi kashka 👊

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 ปีที่แล้ว +55

    Amazing wlhi waaan ka jclhY raga ninkasta oo hablha inuu u dhinto diyaar u aha 😁 anyhow the best

    • @JAMAARIYT
      @JAMAARIYT ปีที่แล้ว +3

      Maxan ugu dhiman waynay ileen iyaga na kenay adunke alle ka sikow🥰👏

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 ปีที่แล้ว +2

      @@JAMAARIYT waa sidaas wlhi xataa laguma cabiri karo hadal iyo qoraal qimahooda🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 ปีที่แล้ว

      Jah thanks wiilasheena🥰

    • @inaomer
      @inaomer ปีที่แล้ว

      @@abdirizakmohamed9954 ayy thank u

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 ปีที่แล้ว +1

      @@inaomer 🙏🏻🙏🏻🙏🏻without women just without stable life actually

  • @msskaaba
    @msskaaba ปีที่แล้ว +40

    Legend wye kashka wlhi❤️💯

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 ปีที่แล้ว +13

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😘😍😘😍🎉🎉

  • @abdiqaadir5351
    @abdiqaadir5351 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah ninrageed hadaad maqasho meel kale haka dayin
    Intaan samayn lahaa ayuu sameeyay inkastoon dulqaadkaso dhan aan lahayn full respect walahay pro

  • @maryuumfarahsamatar4056
    @maryuumfarahsamatar4056 ปีที่แล้ว +5

    Raganimo waa abdulahi kashka wlhya mshlaaah allah haku ilaasho bowe😢❤

  • @Dhowrsan544
    @Dhowrsan544 ปีที่แล้ว +4

    Gob iyo Nasab Abdullahi Kashka much respect walahi gabar aan aqon fiican u leheen in aad difaacdo waa arin aad u wanaagsan runti

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 ปีที่แล้ว +6

    naagta ooneeysay wax walba igu daran xishoodka alle kaa qaad 😂😂😂 kashka geesi waaaye wlh masha allaah
    nin rag waa kii gabar difaaca

  • @munaomar7199
    @munaomar7199 ปีที่แล้ว +8

    Mashallha wa nin dumarka lagu haleynkaro thanks gabdhah walalkod kashkkey🫡🫡✌️

  • @naiimobashir3182
    @naiimobashir3182 ปีที่แล้ว +71

    Geesi wlhi kashka m.allah lagend hada kadib tageere ku ahaaaan ❤❤ gbdha caadi maha wlhi wey jishay aydana next sugeynaaa😂😂

  • @ugaasadii
    @ugaasadii ปีที่แล้ว +7

    Ay ay ay kashka dhiigbuu leeyahay wlhi mansha allaaah❤

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah wiilasha somaliyeed gabdhaha difaaca geesiyal ❤

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز ปีที่แล้ว +22

    كفو والله رجال الله يسعدك ي عبدالله😊

  • @libanfarah8716
    @libanfarah8716 ปีที่แล้ว +10

    astaan once again your creativity was above and beyond. bernamij cajiib ah from every direction.

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +5

    Kashka wiil Qlbi wngsan jecliyaa ragga hablaha u hiiliya ❤😊

  • @salaadomaxamed3790
    @salaadomaxamed3790 ปีที่แล้ว +8

    Legend waaye kashka wllhi 🥺🥰

  • @tushinaali2895
    @tushinaali2895 ปีที่แล้ว +67

    Kashka wiil dhiigle leh Masha Allah ❤

  • @ilhaamamiin3573
    @ilhaamamiin3573 ปีที่แล้ว +14

    that was amazing Kashka you step up for her and protected you played your part we need more people like you in our community

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah wiilashena Mar walba mid na dafaca lagama waayo ❤❤❤❤❤ waa u mahad celinayns

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama ปีที่แล้ว +102

    Hadii iga dambeyso Like isaar 😂👋

  • @saidaali810
    @saidaali810 ปีที่แล้ว +27

    Ramadan Kareem. Prank or not, Abdullahi well done bro. I respect your courage for standing up for a sister against the wrong doing. All jokes aside, so many sisters get abused on a daily basis, I hope this gives others courage to stand up, when they see injustice against them.

  • @zahraapdirsak7626
    @zahraapdirsak7626 ปีที่แล้ว +15

    War heedhaha astaan wee fiicnaan jirte Mxe usameen la dahy qiima dhimis dhanka tv 😢😢😢

    • @Kiiki-m4m
      @Kiiki-m4m ปีที่แล้ว +1

      Inta tv lacag ku shubay iga ciladoobay markasan ku dhahay lacag tv cusub ku gato ma haystee intan ka helayo maalmo xitaa ii xira lacagta wey iga diiden tv farsamo geeye shaashada waa eber hada lacagtii anigo halmalin kaliya isticmaale iga dhamaate 😢

  • @safowehliye2665
    @safowehliye2665 ปีที่แล้ว +53

    Kashka legend 🥰❤

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +34

    Aan ku sallino nanlbiga scw

    • @nastehosaid1277
      @nastehosaid1277 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️

    • @khatimabirik4862
      @khatimabirik4862 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw 🥰🥰

  • @dagmoabdirashid1695
    @dagmoabdirashid1695 ปีที่แล้ว +9

    Mash Allaha cab dil ahi kashka ❤😢 walahay gabadha la dhalatay. Ciil ma qabtow😂

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi waa legend kashka anaabo ilmeyey😢

  • @bdinasirabdulahi1651
    @bdinasirabdulahi1651 ปีที่แล้ว +24

    muna inaba jiliinkeda caadi maha Astaan wan idinku borinaya dadka talentedka ah inad raadisan Ramadaan Mubarak

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi kashka waa lengend mansha allh waa nin raga 💪💪💪💪💪

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +21

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว

    Qaraaxo astaan intaan arkaaye wiilkii ugu dhiiga badnaa masha allah❤❤❤❤

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 ปีที่แล้ว +6

    gabar wiil la dhashey lee daremi kartoh abowe❤

  • @khaalid1
    @khaalid1 ปีที่แล้ว +66

    Kashka prankyada kuma fiicna ee maad ka daysaan emotionalkiisa iyo qacdiisa ku wacnaa anyway keep going.
    Waar inta sugaysa inta xamaasada leh ✌✌💥

  • @biyaayo
    @biyaayo ปีที่แล้ว +4

    War kashka caadi ma ahan walahi Masha alllah waa jeclahay wiilasha dhiigaleh

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 ปีที่แล้ว +8

    Ayy nin rageed markano kle Faraxyaashena jecladaan❤

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 ปีที่แล้ว +9

    Mash Allh wilsh somalidu waa goba waxa sida nogu hiliya Allow hano wayin

  • @faadumocabdulaahi8535
    @faadumocabdulaahi8535 ปีที่แล้ว +15

    رمضان مبارك علينا وعليكم ❤❤🌙

  • @malabsaninasalad1072
    @malabsaninasalad1072 ปีที่แล้ว +18

    Kadhka waba iska faraxsanyahay mashaallah ❤

  • @abshirfurxo1959
    @abshirfurxo1959 ปีที่แล้ว +2

    Hamblyo astaan TV 1m subscribers kashka allla hadaan fahmy kumalahanoo Astan TV an other level tv

  • @queninahajiahmed2179
    @queninahajiahmed2179 ปีที่แล้ว +3

    Kashka wlhi garab wll wuu galaa m.a
    Geesinimo raganimo buuxdo leh ❤

  • @nasteehoyusuf9122
    @nasteehoyusuf9122 ปีที่แล้ว +2

    Abdullaahi kashka wiil wanagsan mahadsanid sida gabadha u difaacday❤❤❤

  • @naadiya8157
    @naadiya8157 ปีที่แล้ว +3

    Jah Kashaka dhiig leyahy waaw congratulations astaan 1M 🎉❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulaahi wlhi waa wiil ixtiraam leh masha allh kuwa gabdhaha ciilow cabdulahi ku dayda

  • @itsjustsme7516
    @itsjustsme7516 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah wiilkaan waa nin rag ah sida uu u diifaacay gabdhaas oo shaqadiisii dhan risk u galiyay si uu sharaf ugu raadiyo ilaahow noo dayso wiilasheena

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah big respect 🙏

  • @fatmajamac7141
    @fatmajamac7141 ปีที่แล้ว +1

    Maanta oo 10 beri lagasoo wareegay ayaa daawanayaa Masha allah wiilkan Alle ha dhowro asagoo kalena raggeena haku badiyo🙏🏽

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 ปีที่แล้ว +9

    Congratulations astan 1m 👏🎉🎉🎉

  • @ahlaammoahmed3371
    @ahlaammoahmed3371 ปีที่แล้ว +1

    JaH marka wiil somalia gabar naftiisa u huraya arko wlhi waan farxaa geesi laba mahan kashka ❤❤❤❤❤

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 ปีที่แล้ว +10

    Masha alla fariid weeye ninkani kashka 😢😢😢😢😢

    • @saaraibraahim2021
      @saaraibraahim2021 ปีที่แล้ว

      Lkn Abaayo Wxn Run Miyaa Wlhi in LeySla OgYhy Aa U maleYnaaYy 😮😂

    • @zakiabdy4666
      @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว

      ​@@saaraibraahim2021 run waye waliba dad unan aqoon loo kenay mafahmin😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 ปีที่แล้ว +6

    nin rageed 👑 Abdulahi kashka 🤴

  • @miskiyacqub
    @miskiyacqub ปีที่แล้ว +4

    Rago dhan maxey u ahayn wayen sida wll kashka cml😢😢wlh gabar dayacan lama arken i❤ wilashena inta fiican

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 ปีที่แล้ว +1

    Siduu udifaacay gacanta uqabtay I 👍 👌 abdullahi kashka libaax tahay abowe mahadsanid 😊

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 ปีที่แล้ว +21

    kashka caadi mahan xayeysiin igu qiyamen laga kenay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂lkn masha allah gabadha soo udifacay naxariista Ramadan mubarak