Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaan Cabdiwahaab Kamaco.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaan Cabdiwahaab Kamaco.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 270

  • @ACC-df2lk
    @ACC-df2lk ปีที่แล้ว +58

    Jilayasha Muqdisho badana shidan oo xamaasad leh

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +32

    Barnaamijka Astaan Way Ku Khaldantaay iney Hargeysa Ka Tuurto🥺Waxaan Dulqad Baaris Lama Dhehee Waa Bahdil Aabo Somaliyed in jilbaha Dhulka Lo dhigo Ma Mudna😭

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 ปีที่แล้ว +31

    Sidoodaba dadka wawen wa dad dulqaad leh qofka markuu si garaadsado dulqadkisa wuu balaranayaa, banaamijkan dhalinyaro ka dhiga o ka xishooda aabayashan masakinta❤

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 ปีที่แล้ว +1

      Sax wlh qofka weyn nolosha waxbadanu kasonartay dulqaadkana isago iska.keneyn ayu si dabiici aha ugasobaxaya lkn xoga inad kuleyl ledahay walagama maarman meqa aaba jirta hadana an yeleyn musuq masuqa micnah iyaga o dulqadleh ayay hadana waxqaldan kahadlayan mrka aabahana sidasa lagarabay isago dulqad leh hadanainu munkarka ama waxa qaldan o markas dhacayo inu kafalceliya larabay

    • @gacalmohamud1311
      @gacalmohamud1311 ปีที่แล้ว

      Maskiin walaahi! Waa shaqo tag caadi ah 🙈

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 ปีที่แล้ว +49

    I know it's prank but doing this to elderly person looks weird.😢😢 it's not good for children to watch.

    • @ISMAACIILMAXAMEDBk
      @ISMAACIILMAXAMEDBk ปีที่แล้ว +1

      Masoomaali baad wax usheegoosaa mise dadkale kuuqadaadi soomaliyeed inaad kafaanto baad hormar moodaa

  • @naimaahmed8457
    @naimaahmed8457 ปีที่แล้ว +24

    Inta og in astaan Mogadishu shidan tahay❤

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 ปีที่แล้ว +32

    Aaah wlhi waa oyey qof weyn kadaya yaaqay abo waaye wlhi waa qof ixtiraam leh 😢

  • @babasheeq
    @babasheeq ปีที่แล้ว +32

    Qaraaxo Hargeisa wey ka taala nafba kuma jirtee 😴. Muqdisha qaadan lahaa runti 🔥. Fikirkeyga dhiibtay qabiil yaa loo badalin yaah 😂.

    • @rahmaeme6494
      @rahmaeme6494 ปีที่แล้ว +1

      Walhi wa runtaa hargysa kuma fiicna barnamijkan😢😢

    • @HebelShow
      @HebelShow ปีที่แล้ว

      Qabiilkaaga yaa garanayaba adigaa iska shakisane, ha is eryan cidna kuma eryanaysee😂😂😂

    • @_indhooo.__6361
      @_indhooo.__6361 ปีที่แล้ว +1

      Ano ree hargeisa ah aya ku leh muqdishaa naga xamaasad bdn😂

    • @babasheeq
      @babasheeq ปีที่แล้ว +1

      @@HebelShow Somali ayaan aqaanaa wax kasta waxaa loo rogaa qabiil, waan sii afeef dhiganaye kaliya. Iskuday inaad I fahantid yaah 😊

    • @zakiafaysal1053
      @zakiafaysal1053 ปีที่แล้ว

      ​@@babasheeq 😂is daji xiin baad saarantahe

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 ปีที่แล้ว +11

    Barnamijka qaraaxa cawa ku dhesheen at least dadka wa weyn ina ixtiramtan larabe, daal bdn aa ka muqda ninka 💔😭

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 ปีที่แล้ว +8

    Aaaah ciil badnaaaaa ilaahooow yaan qof saa hortayda loogu bahdilin, dadka qaaar maba lagu arko hal caadifad ah yaabay anigu. 😭😭😭

  • @intifaacxaashi6756
    @intifaacxaashi6756 ปีที่แล้ว +6

    Dadka astaan hargeysa ka shaqeynayo waa bila ixtiraam, plz dhalinyarta raadsada ee dadka waaweyn dhaaf plz plz😢😢😢 laga yaaba qofka weyn inu dhiigkar qabo

  • @abdifitahjawle
    @abdifitahjawle ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijka dad ba lo sameya inay dawadaan waayo qofka muqaalkan oo kale qosol iyo farxad ka helaya only damiir laawe 🛑🙌🏿

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri ปีที่แล้ว +7

    Waxan barnaamijkan duubaya waa ciyaalo suuq, mid garanaya edebta iyo akhlaaqda kuma jiro. Waa prank ayay iska dhahayaan markaas ayay qofka ku qaldamayaan. Ninkaas fananka waa nin dulqaad badan walahi, qof kale wuu dhirbaaxi lahaa.

  • @hamdalaki8178
    @hamdalaki8178 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi wan ooyay dareen aabo nimo iqaday wayeelaka sidakadaaya 😢😢😢😢

  • @zamiramohamed1271
    @zamiramohamed1271 ปีที่แล้ว +5

    Allah dulqad badanaa Astan sandkan wad ku dhesheen wllhi waxan qaraaxo ma ahno waa bahdil uf calek😢

  • @hooyomcn-ph1ck
    @hooyomcn-ph1ck ปีที่แล้ว +5

    waa bil ramadan ilahay waxan idin ka baryaayaaa intaad karadinaysaan quud iyo lacag qof ween inuu alle subXanahu watacalaa dadka idin ka qabto 🤲🤲🤲🤲

    • @queenladanlove
      @queenladanlove ปีที่แล้ว

      Adon hapartamin inad dadka wax u shegto isku day 🙏

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 ปีที่แล้ว +10

    War kaxishoda fananka wlhi waa iska dacad wuuu iska dabeeecad fcnyhy masha alalh aadbuu udul qaad badanyhy❤😊

  • @Amko-ul9xb
    @Amko-ul9xb ปีที่แล้ว +12

    😂😂nin wayn oo Oynaya ayaa soo socda miyaa😂😂 I can't wait😢😢😂

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 ปีที่แล้ว +2

    Maya tan waalaga fcnaa yaqay🥺😩😭Aabo somali xushmad ayo nagu leyahay yaqay 😢

  • @hargaysaawi6489
    @hargaysaawi6489 ปีที่แล้ว +1

    Waa bil ramadaan cuqubada aad ka shaqaysateeen Alle ha idin siiyo

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi reer hargeesa waa dul qaad badan yihiin maasha Allah

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 ปีที่แล้ว +7

    Abti waxan aad wadaan waa bahdil caddaan ah prank iyo qaraaxo lahayninee war dadku markay idin ixtiraamaan wixii xad ka bax ah ka daaya oo ummada ka xishooda wax xushmaddu ku yartahay baad tihiine😢

  • @Emperor-MM
    @Emperor-MM ปีที่แล้ว +4

    Abahan san logu ciyarayo ilmahisa markey arkan maxey daremayan anagaba kanaxnaye 😢

  • @queenladanlove
    @queenladanlove ปีที่แล้ว +4

    Allaqofku Waa qof weyn maaheyn inaad sidan ula dhaqantan teeda kle dhalinyarada lee ku ekeeya kadaya Abayasha aad dhipeysan 😢

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 ปีที่แล้ว +3

    subaxnallah wlhi caloosha i hurty ka daya dadka waa ween waxan cml🥺

  • @AsiyaAbdirashid-vm1lh
    @AsiyaAbdirashid-vm1lh ปีที่แล้ว +3

    Wxn ceeb weye wlhi barnamij maha 😢

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 ปีที่แล้ว +11

    😭🥺🥺🥺 walhi so sad waaye qeybaha laga qabnyo hargysa
    Dadka wawayn haku samynina prank nocaan ah dhalinyro keyna sida mmuqdisho teda kale hablaha maxay uguwada damqan la yihiin 😢😢😢😢😢

    • @mubaarik767
      @mubaarik767 ปีที่แล้ว +1

      Wll ta muqdisho gabdhahaa caadi loo abaarayaa tana waxaa lgu dhahayaa waxaad ka soo bixi wayday jiliinkii markaa isku midmaahaba labada barnaamij midna waa dulqaadka midna waa damqashada waayo gabadhbaa laga oysiinaya

  • @bushrocabdikriin1601
    @bushrocabdikriin1601 ปีที่แล้ว +2

    Astaan madadalo nomanoqoto dhidid aabe mcn ee murugo iyo qiiro lee nagu disheen uf uf astaan 😢😢

  • @hawaabdiaziz9487
    @hawaabdiaziz9487 ปีที่แล้ว +1

    Saqajaamiin bad tahiin aan aqoon qofka wuxu mudanyahy 😢

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭 waanka calool xumaaday wlh waa miskiin

    • @ikraam__
      @ikraam__ ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

  • @hodanmohamud8336
    @hodanmohamud8336 ปีที่แล้ว +5

    Sidan ma ficna barnamishkan waku taxanahay lkn fananakan iyo fanankale oo isla hargeysa aha waka xumaday waliba ilin iqabatay marka plz qofkasta haku samenina astan hadi kale waku sumcad belesan dhalinyarada haa lkn dadka waweyn dhafa plz

  • @Seed-news
    @Seed-news ปีที่แล้ว

    Adeer Wxaan Waa Bahdil Ee Allah Wax Ha iDin deeqsiiyo

  • @zamzamjama2757
    @zamzamjama2757 ปีที่แล้ว +3

    😢😢 runtii waxaan anigu prank uma arko kolay dadku waa kala fikir duwan yihiin. Mudo ayan dawade ka ahaa marnamijkan wax faalo ahna kama dhiban jirin ! Lkn waxaan arkay abe la bahdilayo 😢 xataa qof ka hada lacag sinay saan ma sharaftisa lagu ciyaraya. Waa sedee macaha marnamijkaan!

  • @Halimo-iw1hc
    @Halimo-iw1hc ปีที่แล้ว +1

    Director kuwaan waa inkaar qaadi wlh😢😢😢😢anigeypa caloosha ihurtaye bznka war dadkan waweyn ka dhaca ee idiriska noogu xijiya😂😂😂😂

  • @SacdiyoAXMED-qk9nj
    @SacdiyoAXMED-qk9nj ปีที่แล้ว

    Reer hergeysa wax isma dhaaman
    Waa bilaa hiilo😂😂😂😂

  • @fehimahajji3291
    @fehimahajji3291 ปีที่แล้ว +3

    Ish waryada astaan tv saaqid nimada iska daaya oo dadka waaweyn ka daaya dhiikarka iyo macaanka haku kicinine wah 😩 😢

  • @najmoshsidownajmasheikhsid6560
    @najmoshsidownajmasheikhsid6560 ปีที่แล้ว +9

    Reer hargeysa barnaamijkaan kuma nuureysanaa iska daaya dee😂😂

    • @1yearago664
      @1yearago664 ปีที่แล้ว

      In hargeysa lakeeno kumabuu wacnayn prank ku sheegani

    • @qaaliyuusuf8234
      @qaaliyuusuf8234 ปีที่แล้ว

      @@1yearago664 ileyn tabar uma haysaane😂

    • @1yearago664
      @1yearago664 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyuusuf8234 mayee sida qof looga waali lahaa ayaanay fahansanaynba wlhi

    • @qaaliyuusuf8234
      @qaaliyuusuf8234 ปีที่แล้ว

      @@1yearago664 jiliinka 💯 beynu ka keeny😂

  • @yaasiinsomalilander8235
    @yaasiinsomalilander8235 ปีที่แล้ว +2

    Saxardiid maarkuu hargaysa jogay kamaace libaax ayu ahaa danta ayay ku eegteen bal maay wakhtj horre uyimaadaan inuu wasi lahaa

  • @yaasmiinyuusuf6995
    @yaasmiinyuusuf6995 ปีที่แล้ว +7

    Fanaanka shaqoo diyaar uyahay😂😂😂

  • @raaliyomohamed4470
    @raaliyomohamed4470 ปีที่แล้ว +1

    Dadka waa wayn halaga daayo Bahdilka Barnaamijka dhalonyro ayuu ku fiican yahay ciyaalkoodu haday dawadaan ABo yaashan saa loo galayo muxuu dareema Astaan haday sidan kusii socoto Maxaa la daawani Tvga kaliya aan daawano ahaaye please sidan wax ka badala

  • @simansoomaali3756
    @simansoomaali3756 ปีที่แล้ว +4

    waxaan waa bahdilaad dadka wa weyn sida lo loma dhaqma 😢

  • @duniyamohamudsiyaad7531
    @duniyamohamudsiyaad7531 ปีที่แล้ว

    Hal qof Xataa Ha uhiiliyo Nin weyn waaye Dhulka Lafadhiizinaa 😢
    Kuwa muqdisho ka shidan kuwaan

  • @malldiin3917
    @malldiin3917 ปีที่แล้ว +2

    reer waqooyigu way Ka dulqaad iyo Samir badan yihin koofurka, dantiisa iyo shaqadiisa Ayey daacad u yihin dadka dabeecadahas leh aduunka way ku yare yihin lkn Somali agtooda doqon ayuu Ka yahay halka ninka cadhada badan ay geesi u yaqanan

  • @NajmaOmar-pl7te
    @NajmaOmar-pl7te ปีที่แล้ว +1

    Rer arkysa qaraxo kumasobaxayan ee mugdisho le halo dayo😆🥰

  • @mohamedbarre4072
    @mohamedbarre4072 ปีที่แล้ว +1

    Nin weyn oo akhyar ah wye aad u dagan masha alh

  • @rashkavip5343
    @rashkavip5343 ปีที่แล้ว +3

    Ree waqooyiga wax xamaasad ah maleh♻️

  • @Aasa3954
    @Aasa3954 ปีที่แล้ว +2

    Waad bahdilaysan dadka wlhi ninka weyni uu idinka xishonaya 😢

  • @nimoahmed4060
    @nimoahmed4060 ปีที่แล้ว

    Dadka waawayn in saas aad u bahdishan waad ku khaldan tihiin kamace waa aabbo somaliyeed laga yaaba inuu inta bariis awlaad uga soo raadiyay idinkuna kaftan baad ka dhigateen 😢astaan rali galin waa inay ka bixisa muqalkan

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi intaan dawanayay qaraaxo san qaybtan ugu qoslay uguma qaslin macowsta xaga danbe waa sidee ala beerka😂🤣🤣🤣🤣

    • @aen2409
      @aen2409 ปีที่แล้ว

      waxan damiir lahayn baa tahay run ahanti waadna is cadaysay ish😡

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 ปีที่แล้ว +1

    AABO SOMALIYEED WEEYE KAMEECO WAA NINWALID AH OO RADIYA BARIIS XALAAL AH MANA YAQAAN PRANK IYO DHAC DHAC KLE MIDNA 😭 WAA LAGU GAFAY NINKAA MASUUL KA AH

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 ปีที่แล้ว +3

    Rer muqdisho baan ku haytaaa

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 ปีที่แล้ว +1

    NACALAA DUBISTIINA KUYAAL UFF WAR WAXN BILAA IXTIRAMKA AABE SOMALIYED 😢DHAQNK XUMAA WXUU😢

  • @balletiofficial5722
    @balletiofficial5722 ปีที่แล้ว

    Dadka waaweyn halaga daayo sheekadan waa qalad sidan
    Qareexo lama dhaho waxaan waa bahdil
    Aabayaasha iyo hooyooyinka halaga reebo

  • @mwengecreates
    @mwengecreates ปีที่แล้ว +2

    ninkaan weyn waa i haanaysateen walh plh... war qaraaxo laynee dadka waaweyn yaan sidaan loogu xad gudbin

  • @ayaanabdullahi7070
    @ayaanabdullahi7070 ปีที่แล้ว

    Bilaaa dhaqanbaa thne dadka wawayn bahdilada ka daya haku danaysanineee alle idinbahdile

  • @shuuladhigeofficial3446
    @shuuladhigeofficial3446 ปีที่แล้ว +1

    Kamaco waa dulqaadki oo qofa 👑

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 ปีที่แล้ว +2

    Respect elders 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @hibosuleiman782
    @hibosuleiman782 ปีที่แล้ว +1

    Waxan waa qalad qof weyn oo waalid ah in saas loo galo😢😢

  • @workhardinsilenceletsucces5022
    @workhardinsilenceletsucces5022 ปีที่แล้ว +4

    m.a waa dulqaad badanh yahy

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +1

    Aniga qaraxada hargeysa lagu dhigo ma jecli waapa marax socda kuwa xamar ba ka macan 😂

  • @ayaancabdi4521
    @ayaancabdi4521 ปีที่แล้ว +3

    Bahdilka halaga dayo dadka waxani prankana mahe bisinka ninka wayn salola dhaqmayo ma qurux badna 😢

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว +1

    Ninka mirqaansan ayaa meesha la keenay sowmaha

  • @Anisasaidmohamed
    @Anisasaidmohamed ปีที่แล้ว +3

    naga daaya barnaamijyada reer hargeysa

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 ปีที่แล้ว

    Kamace waa legend ciyaal baa ka xaraabysatay

  • @Q29i
    @Q29i ปีที่แล้ว

    Bilaa dhaqan baad tihiin duliyahow😔💔

  • @hodankhalif932
    @hodankhalif932 ปีที่แล้ว +11

    Dadkan lacag badan ayaa loo sheegay miyaa😢

  • @shaaficijaamac2820
    @shaaficijaamac2820 ปีที่แล้ว

    Naga helay wllhi ninka cafiya zxp

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 ปีที่แล้ว +1

    War odayga ilmha caano u raadinaa xanaaqa caruurta ogo muhiim san maskiin aad ban ogo calool xumaaday

  • @abdimajiidharunmohamud7526
    @abdimajiidharunmohamud7526 ปีที่แล้ว +2

    waxad u malaysaa xaga bin aadantinimada in dadka ree muqdisho ay ku ficnyihiin iyadoo aad daremayso in dadka xaga waqoyigu in ay wax kasfa ka hor mariyan lacagta ay ke heli lahaayeen xayaysiiska😊😊

    • @Suhaybkaofficial
      @Suhaybkaofficial ปีที่แล้ว

      bila adantinomoy xaal qaado in qof dhan la dilo ayaa $0 ku tagan qofka muqdisho joga 😮

  • @amidnight
    @amidnight ปีที่แล้ว +1

    Hadaad dhiig leedihiin dislike 👎 siiya video gan nin waayeel ah oo daalan in la bahdilo waa khalad 😢😢

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari ปีที่แล้ว

    Muuqaalka AstaanTv ka bixinayso dhalinyarada Hargeysa waa ihaaneysi caadi ah. Kuye"Miyaanad shaqeysaneyn,haddii la doono ha lagu w...."

  • @sowdaabdalla9798
    @sowdaabdalla9798 ปีที่แล้ว +3

    I hate astaan Hargesa maxaaa dadka saaan ula hadleesiin Qofka markuuu miskiiin yahay iskaba dhaafa uff😢

  • @zadekyey5034
    @zadekyey5034 ปีที่แล้ว +1

    Waa masaakiin kamaco

  • @mizwacan3065
    @mizwacan3065 ปีที่แล้ว +1

    Ax kamace dulqaad badanaa waar wxn dadka waweyn ee idin ixtiraamsya kala taga marna fadhiiso ha odhanina marna ha bahdilinee wlhi in badan bu idin dulqaatay ish😢

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +2

    Bal Ka Waran Markuu Ilmihiisu Daawado Muxuu Dareemayaa
    😢😢😢😢😢😢
    Malaha Sidan Qaraaxaad U Haysataane Naftiina Uun Bal Ka Soo Qaada .
    Xayawaan Nimadii Iyo Dadnimadii Maa La isku Badalay Tollow 😢😢😢

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 ปีที่แล้ว

    Qofkan dhigi hargaysa malehe ciyarta nagadaya astaany😅😅😅😅😅

  • @amidnight
    @amidnight ปีที่แล้ว

    Qayilaada uu soo qayilay iyo baahida ayay kaga faaidaysteen ma joogo 😢

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว +3

    Dul qaad kiiyo qofa ✍🏾

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +1

    Odaya macwiista galaal ka yarthy horena wey ka dheerthy😂😂

  • @hanisiciid1039
    @hanisiciid1039 ปีที่แล้ว

    Reer muqdishaa idinka shidan

  • @xawizatamm5519
    @xawizatamm5519 ปีที่แล้ว +1

    Horta me dhahan dadkan lacagta ii so balan qaaden isiiya ama vedioga ma fisixin wale ani ma.aha

  • @apdykanimohamoud6199
    @apdykanimohamoud6199 ปีที่แล้ว

    Reer Hargeysa Wey Qalad Fahmeen Barnaajimka Qaraaxo Mugdisha Ka Shidan 🤞

  • @dhamestirandumar9966
    @dhamestirandumar9966 ปีที่แล้ว

    Wlh waxan waa bahdilaad Yasir alle 😢😢

  • @ahmth167
    @ahmth167 ปีที่แล้ว +2

    Prankiga ma waxba laga badalay waxan prank maaha wa saqajanimo dadka sharft9da lagu dilayo

  • @axmednuur161
    @axmednuur161 ปีที่แล้ว

    Nio rer hargeysa waxan shaqadiina ma ahan iska daya dha dhan malahan muqdisho dadkeda alla fanisana dadkas ayan ku hesta aniga kuwan micna maba ila lahan war ka saxda mesha waxba kuma haysane astan tv pls rer hasgeysa naga dhafa yaqe

  • @Kabtan11
    @Kabtan11 ปีที่แล้ว +1

    War wiligiin muqdisho ma gaareysaan wlhi balaayo jiliin xun xanaaqiina iyo farxadiina lama kala saari karo war meesha kataga lama daawan karo

  • @husniabdalla1845
    @husniabdalla1845 ปีที่แล้ว +3

    Jilinka reer xamarka kuleh

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE ปีที่แล้ว

    Bahdil weye sidani ninkan dulqadkisa badan miskiin.

  • @hhurmo4559
    @hhurmo4559 ปีที่แล้ว

    Waa inaad raali galin ka bixisaan waxni wax loo dulqaadan kro maahee

  • @samiiryare4890
    @samiiryare4890 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqatan wuxuu muujiyey dulqaad aad u badan wuxuuna sameeyey ixtiraam aan inaba caadi aheyn plz Qofkaas waxaa laga yaabaa bashing heyday darteed in uu dulqaad u sameeyey plz halaga wardoono

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 ปีที่แล้ว

    sidani waa bahdiLaad caadiya😢😮

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 ปีที่แล้ว +1

    INTA JEER UU IS DAJIYA LEE YAHAY BAL EEGA AX AX AX AX🥵😭🥵🥵🥵WAA NINKA XAAL SIIIYA ALLE IDINMA ASTUREEE🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵

  • @asiyamohamed3689
    @asiyamohamed3689 ปีที่แล้ว

    Suma wllhy wan somanahaye astaney waxd so wada wa khalad illahy ka baqa oo dadka waweyn ka daya ciyrta wa mida labad horta hargeysa kaba sara barmamijkan sababo badan awged anigu wan dawada wan ku xidhnahy lkin malinksta miyan ooyi karaya wan calool jilcanahy illahy ka baqa onaga daya aabayashan aad dhibaysan hadad wax dubaysan dhalinyaro kaso duba lkin plz and plz kadaya aabaysha ad dhibysan 😢😢

  • @walaalrashka
    @walaalrashka ปีที่แล้ว

    Wlhi waa aabo dulqaad badan war dadka wawen kaxishoda

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 ปีที่แล้ว +1

    Dadka wa wen emotional koda haku dheelina waxaas wa ceeb

  • @apdalladuraan6538
    @apdalladuraan6538 ปีที่แล้ว +4

    War waxn prank lama oran karo Walla bajaqiyay odayga

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin mirqaanaan gabadha ba dan ka ma leh

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd ปีที่แล้ว +1

    Dad waxa jira odayaala aanan haboneeneen de in laku cayaaro markaa dadkaa sidee layeelayaa

  • @osmancadeysey7340
    @osmancadeysey7340 ปีที่แล้ว +3

    Respect people astaan plse

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 ปีที่แล้ว

    Wxn barnaamij maaha uffff nacdal ba idinku taala qudhunyohow😢😢😢😢

  • @basbas6004
    @basbas6004 ปีที่แล้ว +3

    Astaan xaruunta bahdilaada dadka. 😢