Muqdisho:-Sidan dhaqsada leh ayaad u dhiman kartaa! Nin qurbaha ka yimid oo hal second u jirsadey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • Muqdisho:- Sidan dhaqsada leh ayaad u dhiman kartaa! Nin qurbaha ka yimid oo hal second u jirsadey in la dilo bal arag dulmiga laga galayo ninkan| Sii gudbi .

ความคิดเห็น • 145

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 4 วันที่ผ่านมา +14

    Xamar dawladi kama jirtee ALLAH ha u gargaaro dadka halkaa ku nool.

  • @sacdiyolovelove9515
    @sacdiyolovelove9515 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wallhi waa yaab xafdena goormey aamin noqon doontaa wale tuugada caskarta ku qarson hala ga saaro ilahoow muqdishoo aamiin ah ina tusi 🤲🤲🤲

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 วันที่ผ่านมา +4

    Subxanllah Allah ceeb haa astura munasr khayr Allah haa ku siyo somali dulmi baa Kaa jira 🇸🇴🇸🇴

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 4 วันที่ผ่านมา +7

    Ciidankii ugu ceebta badna wa nciidanka xasan sh

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 วันที่ผ่านมา +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 4 วันที่ผ่านมา +4

    Faasiqiintaan islaamka alle haka qabto lacnatulaahi caleehim

  • @diriehirsi2883
    @diriehirsi2883 4 วันที่ผ่านมา +3

    Wadan Keena waan jecelnahay. Inaan kusoo laabano oon maal gishano oona hormankiisa kaqeeb qaadano ayaan rabnaa 😢. Alloow wadanka noo Nabadee 😢

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 4 วันที่ผ่านมา +4

    سبحان الله سبحان الله

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan ciidan iyo booliis dawlad dhan ay leedshay ma ahan tuugadii iyo wixii gobolada ka yimid ayey ciidan ahaan u qirteen iyo kuwii sbaarada jidadka u tiilay oo dhan waaye ciidanka la sheegaayo illaahey ummaðda ha ka qabto

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 4 วันที่ผ่านมา +2

    Walalahyga shrfta badnoow isoo boqda barnamijyo cfimad ayaan so deya wxaan filaa ina wax badan ka faidi doontan
    Mahadsnidiin

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 วันที่ผ่านมา +1

    that is called democracy.

  • @MahadMoalim-dn4ri
    @MahadMoalim-dn4ri 3 วันที่ผ่านมา

    Nacllatullahi calleyk Somalia wallahi nabad mdllahan

  • @HassanMohamed-l6f
    @HassanMohamed-l6f 4 วันที่ผ่านมา +1

    Alle dhalimka majeclo somaliyey dhulumka iskadafa waar joojiya diga haben iyo malin adh dadshin

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 4 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya 🇸🇴💔💔💔Weey u Dhamatay Niman Ciidan ah oo Shacabka Dhayaya MOQDISHO UNUKA LEH AYAA LAGU ARKA HW🫏🫏🫏🫏🤮🤮🤮 Awalba Tuugo iyo XARAAN ayeey ahaayeen

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 4 วันที่ผ่านมา

      Adaa xaaran ahay sharmuutayahey darood miyaa xalaal ah sow dinki masaakiinta idinku dhex nool intaad saqdhaxe weerartaan ilmaha yar madaxa uga istaagaayay sido kle wiil yar oo saqiira dani ina adeerkiis sowtow kufsaday balaayo waa idinka buuxda balse cid idin soo duubta malahan ileyn kaligiin baa noo shihiin balse meeshan waa caasimad oo indhaha ayaa lagu haayaa baastarad adoo kle gus dameer baa daba laga galiyaa shuubo hawiye afkaada ka reeb ilmo qaniis

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waa burcad ma ahan ciidan kiwan

  • @xamralive
    @xamralive 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waxan Ciidan maaha ee waa Tuugo Laakiin Dawlada hoose Canshuur qaadayaasha goormay Hub qaadan jireen Allaa maxay wax walba is bedeleen

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 4 วันที่ผ่านมา +1

    KAAMIRADA waa BADBAADAADA🥰😍

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magaacagu ha joogo oo ha riro munasar

  • @astolafisto5660
    @astolafisto5660 4 วันที่ผ่านมา +3

    Wlh Ben shegii mayo anoo an waligey arkin somalia ayaan hawen horey riyaa laigugeeye waxan lakulme anoo kasobexey hotelki jifka an isleyahay bashal xebta ubaxa iyo sowareg baa nin askari lakulme hotelka aktisa le markasa laiguqabte qori diib telephonka kulaha anoqoslayo Ayan kuyiri madibayi kabcdi lahjadeytho maqle kulaha atho shisheya ah maa iikenysa kibir, haa Ayan majib ugagadigey😅😅 markaasan kaathi usokece halki igugudambeyse Somalia ilahey ne imakeeno inshallah 😂😂

    • @AJS613M
      @AJS613M 4 วันที่ผ่านมา

      😂😂Munasar sidaa udawaneysay , ma riyadey kugu baarteen 😂😂

    • @astolafisto5660
      @astolafisto5660 4 วันที่ผ่านมา

      @@AJS613M ha sxb cajib wlh munasar wixisa cabsi cabsi weye no more somalia kufilirkedha weye hada

  • @abdishine
    @abdishine 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wa Deg mada ugu xun magalada muqdisho, mamul io nidaam kama jiro

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 4 วันที่ผ่านมา +8

    Ceebbadanaa allow na astur

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 4 วันที่ผ่านมา +1

      dowladii hore camiro laguma dhajin jidadak saan lee wax la yeeli jiray!

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 4 วันที่ผ่านมา +1

      XAAFADAHA ABGAAL WAA SIDAAS. REERKAAS NABAD MA RAAN EE XAAFADAHOODA HALAGA GUURO

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@Yusufxasannxanuun ka alle uun baa kaa caafi kara 😂😂😂

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@Yusufxasannhooyadey waxay iiga sheekeysay 67 inee xamar tagtay iyadoo inan yara abgaal saaslee dadka udilaayeen

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 วันที่ผ่านมา

      Abgaal waa Oromada Soomaaliya, waana dad Caweys ku wada Calool galay! Waa Qabiilka keli ah ee aanan Saacad lagu dhex noolaan karin! Ilaahow meel aay degaan ha I geyn Muqdishaba ha noqotee!

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 วันที่ผ่านมา

    War caasimad mahan meesha reer badiya isku yimaady

  • @BilaalOmar-f6t
    @BilaalOmar-f6t 4 วันที่ผ่านมา +2

    Bismilaahi 😢😢😢

  • @deqa868
    @deqa868 4 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaanalahaa😢

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 วันที่ผ่านมา +2

    KUWAAN ASKARTA WAXA LAGA RABA IN LA DACWEYO XILKA BOLISKA LAGA QAADA ASKAR MA NOQON KARAAN

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 4 วันที่ผ่านมา

    Gudoomiyaha maafiyaa armuu asagu soo dirsaday dadkaan waa in gudoomiyaha meesha la dhaafiyaa

  • @SaamenMuqtaar
    @SaamenMuqtaar 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hadhow aye indhaha taag taagi rabaan markii sharciga la horkeeno wax daranyalka.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 วันที่ผ่านมา

    INTA XUN RAADIYE

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 4 วันที่ผ่านมา +1

    Amanka wa shey qali ah

  • @falxadoisman24
    @falxadoisman24 4 วันที่ผ่านมา

    Meesha ugu xun waa dherkeenley ciidam dadk dhacaajoogaan

  • @nouhahmed5982
    @nouhahmed5982 3 วันที่ผ่านมา

    Ninka dumaraa ba hadana ku dhagan😅😅 ar xamara allah ha toosiyoh

  • @hassansalad7246
    @hassansalad7246 4 วันที่ผ่านมา +1

    Alx haduu inanka noolyahay iney dileen baan moode markan aqriye title ka video 😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 วันที่ผ่านมา

    Waa maaryaa hawye

  • @Alleyesonrafah10
    @Alleyesonrafah10 4 วันที่ผ่านมา +4

    That’s why I will never visit my beloved country 😢😢😢

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 วันที่ผ่านมา

      Somalia is not only Muqdisho

    • @Alleyesonrafah10
      @Alleyesonrafah10 4 วันที่ผ่านมา

      @@superfun1819 every where Somalia is a same

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 3 วันที่ผ่านมา

    Meel walbaa ku dhiman kartaa..come to Minnesota bro you get enough knowledge from abroad

  • @yusufyussuf8707
    @yusufyussuf8707 วันที่ผ่านมา

    Muslinta somaliyed Allah u maqan, aniga ahan dalka 91 kii igu danbaysay sidan maanka nixie karaa

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 4 วันที่ผ่านมา

    XOREENTA WADANKA DAD BADAN AYAA U DHIMANDOONA TUUGOW WADANKA WAA LA BADBAADIN IINSHAA ALLAH

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 4 วันที่ผ่านมา

      Oo ma tuuganimo ayaa wadanka lagu xorayni iyo jeebsiib 😂😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 วันที่ผ่านมา

    Cedan majera wa mooryaan

  • @CirbaDheere
    @CirbaDheere 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka can happy ku aheyn ha ka tago

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 4 วันที่ผ่านมา

    Hawiye dowlad ma noqonayo wa duli .dalka umma soo socona .

  • @rashiid187
    @rashiid187 วันที่ผ่านมา

    Tuugo qabiil.lagu soo xulay

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwaan waa in maxkamad lasoo saaro xukuna lagu rido.

  • @MustafMaxamedHiliowle
    @MustafMaxamedHiliowle 3 วันที่ผ่านมา

    Walal kowas wawaronyihin sxb xafadkasto sas waye sxb munasar

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 4 วันที่ผ่านมา

    Waxan ayaa Askarta Somaliyeed ceebeysey markasto iney dadka dhacan oo dileen ma ehe aqli kale ma qabaan ilaahey ha naga qabto 😢

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 4 วันที่ผ่านมา +1

    Tuugo waye dawladan

  • @YusufMohamedhassan-m7b
    @YusufMohamedhassan-m7b วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 3 วันที่ผ่านมา

    Oo ma meel aan lagu dhiman ayaa jirta hadii taadu timaado. Aduunyada ma meel aan tuug joogin ayaa jirta. Nacaskan wuxuu kuhadlaa fiiri

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 4 วันที่ผ่านมา +1

    munasar hargeisa waxaa wadanaa pomixe17 qof Saas kuu fiirinaayo walaahi inaaney jirin .askari maa qori igu fiiqikaro. sorry hargeisa dowllad daa kajirto. muqdisho maalinkasto mucjiso aanlayaabna kadhaceyso.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 วันที่ผ่านมา

    MAXAA GEEYEY NAARTA CADDUUNKA MUQDISHO.

  • @abdiamber1303
    @abdiamber1303 3 วันที่ผ่านมา

    SXB ASKAR BEELED WAAY

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 4 วันที่ผ่านมา +2

    illaah ka baq munasarow magaalada wey iska fiicantahay wey dhacdaa sidaan oo kale laakiin amniga wuu iska fiican yahay

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 4 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runta abaayo laakiin waxa la yaaba nahay wax la shaqeyo munsar oo u soo gudbiyo dhibatada ka dhacda xamar isgo qurbah jooga oo guri ku dhex jiro ayuu xamar ka hadlaya nabadeed iyo xumaan tadeed aniga ku nacay oo dhahi jiray maxa daba dhigay xamar oo caasimad marka horta ayaan yaabay

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 4 วันที่ผ่านมา

      Sorry Drsayidcali ma fiirin waxa tahay nin waxaan kuu soo qory abaayo sorry my brother

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 4 วันที่ผ่านมา +1

      Adigu ALLE ka baq askari laga naxo miyaa la arki jirey mise mid la magangalo ,duurjoogtaan damiirka la, ku garan maayaane yey ku diiran ma been baa la sheegaa marka.

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 4 วันที่ผ่านมา

    Walee madiina

  • @abdirizakali727
    @abdirizakali727 4 วันที่ผ่านมา

    Munasarow sheekada Marka shegeysi waxa umpqataa. Nin sheekadaa kuracaysanaya Mogadishu dhibka kajira waxa sogubineysi all waa positive waxa wanagsan masheegarti xumaanta lee sheegtaa wa laahi ma aqan faaida kujirtaa. Arintaas rer Mogadishu wa tahay. Dadka Dalka hanacsiin. Ilahay. Xawa hakutuso

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 4 วันที่ผ่านมา +1

      Lkn dadka dulmiga loo gays to ee videoyaasha usoo dira waxay ku faraxsan yihiin inuu u hadlo si ay cadaalad u helaan, isagana ilaahay haka khayr haku abaal mariyo

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 วันที่ผ่านมา

    MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA.

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 2 วันที่ผ่านมา

    Ciyaal weero oo ayago la iska celinaayo meel laga maro la waaye ayey hub noogu dhiibeen allah ayaa u jeedo wixii dhib wata

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 4 วันที่ผ่านมา

    Sharcigaa aad u liito,Maahee Qofwalba wu cabsan lahaay.Iimaan darana Askar ku sheegayaashan balaayada.

  • @Arabfootballtv
    @Arabfootballtv 4 วันที่ผ่านมา

    Somalia anaa waso

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 วันที่ผ่านมา

    war maxy ahayen ciidamadan Hororka ah imika soo baxay mugadishu subxanallh war Gajadan Xagey ka imaden suncada ciidama way dileen Allha dilee suncadooda

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 4 วันที่ผ่านมา

    Waaa dal wada tuugaa aniba mobile ee sanad kii hore iga soo furteen😊

  • @abdulkaadirisaak
    @abdulkaadirisaak 4 วันที่ผ่านมา

    waa tuugo e ma ahan dowlada hoose

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 4 วันที่ผ่านมา

    War waa budcad kuwani cidan mahin walalo.
    Somalia allaha unaxaridto.
    Polikiba hadi usadani yahay .
    Dal majiro waa dal baba.

  • @AJS613M
    @AJS613M 4 วันที่ผ่านมา

    Horta aan niweydiyee, ma Somalia Kaliya mise aduunka wuu nala qabaa , in hadii aad rabtid inaad gurigaa dayactirdid mise aad rabtid inaad wax kabadashid waa khasab inaad lacag sisaa degmadada

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 4 วันที่ผ่านมา

    Subxana llh

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه วันที่ผ่านมา

    Rijaal manastar waa fadeexeysay

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 4 วันที่ผ่านมา

    Hola soo wabto😊

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 4 วันที่ผ่านมา

    Ciidanku Sha'ani ay lahaayeen markuu Farmaajo joogay iyo maanta meesha xaalku maraayo isma laha

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 4 วันที่ผ่านมา

    Qurbah hada ka tagto somaliya tagto niicle qado dadka somaliya joogo maku shegayan aniga 9 malin anigo jooga gari dhaweye laleyahay saran aniga ilma yaro watay la I dhacay waliba tuugada dad yar yar mahan somaliya dadka joogo islanimo sheegtan lkn dhaqan koda mahan dhaqan islam kan maryah gadayo xitaa hado ku dhicikaro wuu ku dhacaa

  • @Smartpatternacademy
    @Smartpatternacademy 4 วันที่ผ่านมา +1

    somalia waxa iskugu yimid tuugo iyo cabtooy yaal wata dharka ciidanka

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 วันที่ผ่านมา +1

    Munasarow kuwaan aabbayaashood ayaa tuugo dadka dhacda ahaa iyagana xaaraan kusoo kpriyey.

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 3 วันที่ผ่านมา

    Dowlad iyo ciidan xun la xisaabtan la heyn sidaan ayaa u dambeyso , sharafta dowlad dhimatay ,

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 วันที่ผ่านมา

    Dawladaa usoo tababartey in dadka dhacaan muqdisho waameel .ba,aday

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 วันที่ผ่านมา

    WAXA XAQIIQO AH KUWA WAX DHACAYO KULIGOOD WAA HAWIYE WAA WAXA KALIYA EE AY KA DHAXLEEEN AWOOW YAALKOODA

  • @xasancali6419
    @xasancali6419 4 วันที่ผ่านมา

    Adiga xitaa sahal waad ku dhiman kartaa ma ogtahay?

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 4 วันที่ผ่านมา

    Mmmmm Munasarow xagee nabad ah oo xamar looga soo laaban Karaa??

  • @YahyeHADJi
    @YahyeHADJi 4 วันที่ผ่านมา

    😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 4 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 4 วันที่ผ่านมา

    Somalia moryan aya katalisa,dawlad malaha

  • @jmax2824
    @jmax2824 3 วันที่ผ่านมา

    Basic safety precautions, don't use phone outside and be aware of surroundings. This goes for any 3rd world country. Diaspora have delusions thinking they are safe just because they are in their motherland.

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 4 วันที่ผ่านมา

    War dadkiina ka imade qurbaha iska jooga yurubtina ama america meel la tago maahan Somaliyo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 4 วันที่ผ่านมา

    Amniga muqdisho cida umas uulka ah ii banned shaqada anaa qabanayee sidaan u arakno maalin walba in ciidanka qaranka ciidan kamid ah in uu astaanta qaranka uu ku waxyeeleeyo muwaadin somaliyeed canshuur bixiye ah mad aan qaadan karin weeye sidaana waan diidnay oo ma ogolin in berimageeydo maalin walba inala tuso dhibaateeyn dooda waana wax laga yaaqyaaqsado oo cadawga ithopia waxba inoo dhaamin maamulka dharkiinley dabacsanaantiina weey nagu baaluqday hoowshiina qabsada ama baneeya booska

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz 4 วันที่ผ่านมา

    Waxani waa mooryaan xaaraan ku kortay! Waan in lagasaraa ciidamada oo lawada xidhaa waa shufto qawlaysto ah!

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 วันที่ผ่านมา

    xasan munafaq watu masajidkah ku daldalayay bentah hadu dacad yahay moryantah bu kah qaban laha umadah

  • @Fadomocsman
    @Fadomocsman 3 วันที่ผ่านมา

    😥🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 3 วันที่ผ่านมา

    Businka

  • @Abdulboy468
    @Abdulboy468 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Channelkiya sofiri

  • @KaafiyoZaki
    @KaafiyoZaki 4 วันที่ผ่านมา

    Dharkinley sas caadi bey utahay

  • @MaxamedColoow-t4x
    @MaxamedColoow-t4x 4 วันที่ผ่านมา

    Waa tuugo far maajo ka tag tay

  • @ziqaye
    @ziqaye 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xamr cabcabsi wye

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 4 วันที่ผ่านมา

    Kan dal lo so xiiso ma ahan wa wadan habaaran

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 วันที่ผ่านมา

    War wariye ma tihid wax baro wadanka ha ceebeyn nafta ku dhaaftay

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 4 วันที่ผ่านมา +3

      Ma adigaa kuwa dareyska wata ceebeeyeyna walaashood ah maskiinad aan waxa dhulka yaala ogeyn.bènta ha noolato miya sheekadaadu isku xishoo lagu diirayee.

  • @abdikhadaraxmed-sg6yd
    @abdikhadaraxmed-sg6yd 4 วันที่ผ่านมา

    in xilka ugu sareeya wadanka laguu doorto ayaad u qalanta

  • @MahamidMaxamuud
    @MahamidMaxamuud 4 วันที่ผ่านมา

    Yaab aduun

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 4 วันที่ผ่านมา

    Mar kasta waxaad noo soo bandhigtaa debdaradiina iyo mavia nimadiina waa caasimad baad iska odhaneysa ciyaal la Garay laakin askari dadka jeebahooga baadhanay baahida idin haysa weyna

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 วันที่ผ่านมา

    WARYAA MAXAA MUDISHO UGA DHIGTAA MEEL BALAAYADA U GAARA SHEYDAAN MEELKASTOW JOOGAA

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 วันที่ผ่านมา

    Ciidan majiraan ee waa mooriyaantii dhar ciidan loo soo geliyey qabyaalad darteed

  • @fartuunali9693
    @fartuunali9693 3 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅kan fananad jalaha muxu la orday waba isla socdene wlhi wu iga qoslisiyay askarta wa tugo kulogod ila intar mahane

  • @alijabuuti2922
    @alijabuuti2922 4 วันที่ผ่านมา

    Wadanka Haa naa nacsin hoyada waase

    • @stefankuber2132
      @stefankuber2132 4 วันที่ผ่านมา +3

      Muryaanka tahay was tuuk ayaat u hiilinee saas ayaat rabtaa in maqdusho laku noolaado doofaar yahoo

    • @Smartpatternacademy
      @Smartpatternacademy 4 วันที่ผ่านมา +2

      kii mobelka xadayay aduu ahaa miyaa

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 3 วันที่ผ่านมา

    Anigu nin isaaq baan ahay hargeysa ayaan nawad iyo barwaaqo ugu noolahay hawiye abgaal hg waa cawaan waxaa ka caqli bdn masayda Tanzania iyo kenya ku nool tuugo mooryaan ah nacala idin dhashey in Surka la idinka jaro ayaad ku fcntihn 😂😂

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 วันที่ผ่านมา

    War maxaad wadanka kamirooyinka lagu sameeyey si tuugada loo qabto aad ugu xumeyneysaa sumcada wadanka