DEG DEG FANAANKII QAADAY HEESTII AMXAARADA OO MUQDISHO LAGU DILI RABO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

ความคิดเห็น • 47

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 cidii cadow kadorta ee misna kusolabta hade somalinimo kudaaya lkn haka towba keeno oo wllaha haka qnciyo oo rli gelin hakadhibo 👌 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤ gulesta

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wsc wiilka Mogadishu jooga waa marti ee soo dhoweeya walaalkeen waa Aisha oo London kaa bogaadineyea ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️

  • @11naa44
    @11naa44 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Isaga iyo kooxda dhan wa in la xira qaranka Somalia 🇸🇴 ayey dembi weyn ka galeen

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sifiican in lasoo dhaweeyo ceeb in la dilo ha isceebeenina🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @CabdikariinAxmedXasan-j7b
      @CabdikariinAxmedXasan-j7b 59 นาทีที่ผ่านมา

      WAASAXANTAHAY JIKO JIKO LOO DARAA YAA SOOSIRE KALEXO ADI HI😅😅

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ceeb waaye waa walaalkiin soo dhaweeya weliba si fiican u soo dhaweeya tusiya walaaltinimada
    Ok dhalinyarada moqdisho.

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    masha asha alha nin kaas ha ladayo

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naagtan caytameysa ee leh Xamarta ureysa, waxaa ku oran ilaahay u noqo waad dhiman , waxaan ku oran Alaah ha ku so hadeeyo. Ee wax iskula har. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tuugada cayday muqdisho caday halaga tarxilo muqdisho istubid

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxana qaba in laso dhaweyo wayo waa kagobsanahay reer hargeeso reer muqdisho wiilkan yaanan kudayan dhalita muqdisho waliba show haloo dhiga in ladila iskadhafee sifican usoora guuuuleysta reer muqdisha☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏃🏃🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👍👍👍👍👋👋👋👋💯🇸🇴💯✍️✍️✍️✍️🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Raaligelin ha bixiyo haddii kale liinta ha la cabsiiyo geel laq hala yuubiyo qaldaan

  • @CabdikariinAxmedXasan-j7b
    @CabdikariinAxmedXasan-j7b ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAA LAQAWANAA SEE UTAMAYO DIFAA HADAA KAKENI WAYO

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kalan dhereya asxabta wamarti cafeyna dhaha sidanalagu yiqin ✌️✌️✌️✌️

  • @dahabohusseinhaashi1907
    @dahabohusseinhaashi1907 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaw u adiwaayay amxarada waa kii jeclaye

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isaaq dad Adkeysi leh ma ahan tulada miyay ku dhex meyey san karan oo tig taatoriga haysto mida kale fanaan niintii isaaq dhan aya ku kala yaacay hargeysa qaar Djabuti ayay u cararen qaarna Muqdisho Muuse juudaan ayay ka so wada cararen wa xaafad yaro Oday waayeel ah tig tatore ah haysto ma ayaga ku nolan karo wa xabsi kor ka furan rer Muqdisho wa dad nasab ah oo sharaf badan soomaali oo dhana isugu mid ay yihiin isaaq waxa umada soomaalida ku diray odayaal cunsuri yiin ah oo waqtigoda dhama day dadka soomaaliyeed wa dad wllo ah is jacel noloshoda is ku xiran tahay lkn waxa kala geeya yaasi yiin tuugo maafiyo ah oo shisheye u shaqeya dhalin yarada soomaaliyeed waxan u shegaya gacmaha is qab sada cadowga gudaha iyo midka dibada la dagaala please 🙏 is ku keya diraya idin kala geyn naya

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Diila wixi idiin yimaada gawraca

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iska dhaaf masaakinta gaajo heyso muuse xirayo iska yuu idin magac sheegan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    see utegi kara muqdisho amxaarka cowga ah wa dila

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    naagtu ma qaatumey lahadleysaa war oog baad joogtaaye bal dib isu eeg

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isaaq .dad xamer neceb ma ahan ee waxaaqas baaye. 😢 MUUSI BIXI.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Miskiina qaac baa idiinka yeedhay wax xero dhiig yimi ma jiree is dejiya waxba laydinku falimaye uuf uuf xamar

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa wiilasha ha isku dirin waa walaalo dhalinyarada moqdisho waxay idin leeyihiin soo dhawaada

  • @DuniyoCali-qv3bc
    @DuniyoCali-qv3bc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wac..sax..sxb

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo dhaweeya wanaaga idinka bilaaba see waaye ciyaalka xaafada sharafteena dhowra waa walaalkiin waa wiilkeena sharfa waa walaalkiin.

  • @abdi7932
    @abdi7932 3 นาทีที่ผ่านมา +1

    Malihin cadaw xamar ka daran😅 guul ethopia 😂

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 2 นาทีที่ผ่านมา

    Hadde Aqlileedahay afka Somaliyeed kumahadasheen amharan ahay ayatiri hhhhhh

  • @CabdikariinAxmedXasan-j7b
    @CabdikariinAxmedXasan-j7b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ISKADAYA AAA HAYE HAYE

  • @alhaaji9831
    @alhaaji9831 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaga Ethiopian hargaysaa nooga sokaysa ee Halasoo dhaweeyo oo sifiican haloo Marti sooro sifiicana haloo ambabixiyo waynu ka gobsanahay reer waqooyiga 😂

  • @MohamedMohamed-x1i6d
    @MohamedMohamed-x1i6d 54 นาทีที่ผ่านมา

    Maahan muqdisho ee waa hargeysa

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec 23 นาทีที่ผ่านมา

    Reer xamarow wlla yaal inoqabojiya😂😂

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamar iyo hargeysa waa hal walaal tinimo aa naga badhan

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 24 นาทีที่ผ่านมา

    waar soomaaliyeey dhaliyrooy hooy iscaawiye oo gacmaha isqabsada waxaan abwaan baa mashruuc kusoo qaatay ee wiilasha yeyr waalalumiyey waxaana yeelasa camal la aanta iyo baahida gaamurtay nin baahani kobmaaha

  • @liinaun
    @liinaun ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nanaga tag wax yahay jiirta u Eg

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bro dad ka dago waa dad nadif waye qawil noc walbo jogo bro

  • @muqtaarquleey4254
    @muqtaarquleey4254 46 นาทีที่ผ่านมา

    Halayska daayo waa qaldamay

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dulling dulling dgalay weeyee garaaca doqonka

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaa dishaan waad is ceebeeseen afkiisa un buu ka hadlay dil maxaa keenay

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaan isqarxiyo ayuu rabaa

  • @NasraMahamuud-hm7id
    @NasraMahamuud-hm7id 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amow hudhud yahay

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lagama lagaha wa laqalada

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 5 นาทีที่ผ่านมา

    Yaan wax loo geysan ee xabsiga hala geeyo

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec 22 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar dila nacaska reer xamaroow

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar bal muxuu kadoonay meesha uraysa