Baaris aan muddo wadey & arin halis ah ku ah ciidanka Xooga dallka oo ii soo baxdey ! Waa yaab.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @zeynabobeid5442
    @zeynabobeid5442 7 หลายเดือนก่อน +8

    Xowl fiican baa haysaa ilahey xaku daysto adiga cml ilahey inoga soo badiyo wadankena somaliyey aan u kacno wadankena dadka ku dhex dhuumanayo dowlada xala soo cebeyo kaliya madaxda iyo ciidanka yaan lagu daynin dadka ku dhimanayo Ma aha ciidan oo kaliya shacabkeenana qarax lagu babiciyey qabyaladana aan iska deyno qofka wax xaleyey hita haduu yahay canugena aan iska qabano hadey la sameynin wadanka Ma xagagayo eithipian wa nasoo heysaa aan u tashano danahena madaxda hitaa hadey sameyneyn wax wadankena u fiicnen yaan la tagerin qabil wax Ma taro waxa wax taro qof wanaksan Somali ah oona u naxayo somalida kale ❤❤❤❤wa nii jecelahay walalaheyga somaliga ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 หลายเดือนก่อน +3

    Moryan baa ciidankii madax loga dhigay sidee ciidan ku gulaysanayaa. Inta anay ku dhamaan moryana alshababaysan naftoda hakala carareen intii dowlad wanagsan oo cadalad ah oo wadani ah oo soomaali sidacadah ugu shaqaysa lahelayo. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wacaleey ka dhigeen masuul iyo askarta qaar kii dacad ah sanaa loo lug goynaa oh my god

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahu akbar wllahi wayab dadka ciidanka dowladena somalia dadka sidani ulugguyay wa in wajibkoda lamariyaa balo deg degah allaha kuridee beer adkaa oo lugoyo badanaa tuugada an laga tuuksanen wllahi wa in dil toogasha ah lagu xukumo ileyn ciidamo bdn ba ku go ay in bdn qbkan lugoyadaa somali cadowga jeebka ayeyba kuwatan kuwan tuugada ah oo kle illhey idin cadaab wnka xmhy sa in ciidamada wdnka lo lugoyo😢munasar alayaxafidak wllken allaha ino kaaa daayo aamiin yrabbii

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa macquul sheekadan ee halaga howl galo musiibo haku dhacdo kuwa sidaan wax u qiyaanay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Musuq xarkaha goostay oo la’isla wada ogyahay iga dheh. Ilaahoow Soomaliya dad daacad ah oo wadanka ushaqeeya oo aan kashaqaysan ukeen.🤲.

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay hakuxafido walalkey shaqo qaran ayaad haysaa

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 7 หลายเดือนก่อน +2

    Garsiyaa Hassan sheikh as soon as possible please
    Munasir good job, great report ❤

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 7 หลายเดือนก่อน +3

    Warhalaga gaaro reer muqdisho

  • @abdirachidaden9595
    @abdirachidaden9595 7 หลายเดือนก่อน +3

    Legend munasar

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 หลายเดือนก่อน

    Subxana allah. Dad lugaha iska jaraya

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 7 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah waa loobahanyahay shrrkoyinkaan

  • @ShukriHaashi-v4u
    @ShukriHaashi-v4u 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allaha

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 7 หลายเดือนก่อน

    Walle ayax baniadan uu eg side leys iga ilalina oo hadane kuhorbodayo oo waxban qaban ee haley dhiibo mel kuleh.
    Yasir ale.
    Kuwa dukada hadane tuug ah qiyaamaha warba jire illaahow indhaxumadoda iyo folxumadoda hana tusin maalinta iqaabeysid.
    Illaahow umada kaqabo kuwan iyo kuwa lamidka ah ee qarsoon.
    Iman ale urbuuxiye.

  • @abdirachidaden9595
    @abdirachidaden9595 7 หลายเดือนก่อน +2

    Team saraakisha wasir zaki bin haji ❤

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah arintan waxay halis u tahay ciidamada naftooda iyo dawladnimada dalka xaqiiqdi sidee cadaw la iskaga celin side dalku nabad ku noqo musuqmaasuq aya dalki rogay 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭

  • @saacidfeysal6396
    @saacidfeysal6396 7 หลายเดือนก่อน

    Very good

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 6 หลายเดือนก่อน

    “Asalaamu Calaykum “
    Shaqo qaran ayaad haysaa ee halkaa kasiiwad Cadawgana Alle ha kaa qabto.

  • @hamdih9551
    @hamdih9551 7 หลายเดือนก่อน

    Waa wax aad looga xumaado waana masiib ku dhacay qaranka soomaaliyeed.waxaadna halkaas ka arkeysaa anay atintu tahay jaantay rogan oosayn jirin wax taxader &isla xisaabtana wiilasheeniina hal kaas ligu laayay qarankana lugu qaanay. Waa aakharo & aduun mooga magayaal, waana dhagarqabayaal, calool u shaqaysta ah😭😭

  • @saidosmahaji442
    @saidosmahaji442 7 หลายเดือนก่อน

    Waa ficila waxushanima ah

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 7 หลายเดือนก่อน

    Qaladkaas waa Doowlada waayo ciidan kasto oo ladiray waa in uu lasocdo mas'uul qibrad na uleh safarada iyo diyarinta askarta waana in uu wado makanik yaqaano babauurta oo fiiriyo matoorka babuurka lugaha shidaalka iyo ciladkasto oo ku imaan karto babauurka hadanan la helin qof qabato shaqadaas qalad kasto oo dhaco Doolada ayaa ka mas'uul ah waana in laga hortagaa si wadajir ah Allahayow naga qabo kuwa dhibka wado

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib waala kala shaqeysanayaa qaybya baarista iyo saadka ayaa ka mas,uul ah.

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 7 หลายเดือนก่อน

    Somaali dhimaty🙉🙊🙈🤲🤲🤲🤲💪💪

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 4 หลายเดือนก่อน

    Dawlad ma jirto , iyadaa tuugi ah😢😢😢😢

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 7 หลายเดือนก่อน

    Wa xaqiiq arinkas aniga indhaheyga sare wlh shidal iyo Rashin cidanka layahay oo suuqa bartamahisa lagu kala gadanayo

  • @XamdaMahad-gz5kc
    @XamdaMahad-gz5kc 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @45live94
    @45live94 7 หลายเดือนก่อน

    Mechanics are known to do this worldwide. Give you second-hand items and keep the original.

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 7 หลายเดือนก่อน

    Wan runta👍👍👍 😭😭

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 7 หลายเดือนก่อน

    Subaxnalah 😢

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hasanibrahin2656
    @hasanibrahin2656 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilah Asalaamu Aleykum,Waxaanu u bahanahay cadaalada in la horkeeno Garashkaan dhagarta oo maleegayo u geysanayo ciidamada somalia.

  • @hamadiabdi1449
    @hamadiabdi1449 7 หลายเดือนก่อน

    waxaan haday jiraanwaayaab

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cadawga Allaha kaa qabto runta lama jelo waa intii ugu yareed oo Umada Soomaaliyeed lagu haayo dowlad ma jirto ee waa qowleysato ninba meeshuu kasoo gaaro uu ka dafaayo wuxuu arko Allaah baan sugeynaa inuu wax ka kheyr badan noogu badalo

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 7 หลายเดือนก่อน

    I’m sorry wallahi

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shaki malahan in 2 shabaab wada shaqeeyaan.

  • @AbdirahmanMahamednur-b5d
    @AbdirahmanMahamednur-b5d 5 หลายเดือนก่อน

    Munsar sxb madaxda dawlada ma ogtah

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 7 หลายเดือนก่อน +2

    Munasarow cadawgaada hadduu shabaab yahay anniga cadawgeyga waa yahuud iyo Ethiopianka

  • @Feysal1234
    @Feysal1234 7 หลายเดือนก่อน

    Caadi ayuuba uga shubtay beh😢

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 7 หลายเดือนก่อน

    Ihy haka badbadiyo

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 7 หลายเดือนก่อน

    CCBB wayn cayayaanka caraysan ee baraha bulshada

  • @muuday6093
    @muuday6093 7 หลายเดือนก่อน

    Musiibada waxa weeya in badan oo dhalinta maanta kamid aha xaaraan ayaa lagu soo koriyay waxaana dhalay 'gacan kudhiigla 'isbaariista 'ganacsade' daawa dhacday keenay 'cunta dhacday mid keena 'ubad sidaa lagu soo kariyay kheyr laga filimaaya

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 7 หลายเดือนก่อน

    Musuq maasuqii waa baahay walahi, shabaab maxaa looga guuleysan laayahay ayaa ladhahaa

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 sorry war somaliye sidan isku dhama Niman Kan hala qabto

  • @1997f
    @1997f 7 หลายเดือนก่อน

    Ma jiro gaadhi darawalku uu na arkayn waxa shidaal ku jira gaarigu saacad shidaalka laga eego ayuu leeyahay. Lkn arintaan waxay u eegtahay in shidaalka dowlada laga ganacsanayo

  • @Axmadtaajirt
    @Axmadtaajirt 7 หลายเดือนก่อน

    Gaari sacad shidaalka shegeyso malahan miya sewax ujiran

  • @CabdiMaxamed-nj3el
    @CabdiMaxamed-nj3el 7 หลายเดือนก่อน +1

    Laandheere munasar kusoco sxb xaqiqda waligaa hoos ha u dhigin bro

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 7 หลายเดือนก่อน

    Wa yaab xamar walo yabaa

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 7 หลายเดือนก่อน

    MUNASAR
    MARKA ADIGA LAGU DILAYAA MA FOGA HADAAD MUQDISHO JOOGTO

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kaa galay shii qaal ku dhalay wase ma shii qaa laa is ka leh

  • @nuuroabshir4163
    @nuuroabshir4163 7 หลายเดือนก่อน

    Rasaasta kadan

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 7 หลายเดือนก่อน

    WAR WAXAAN DOWLADDA MADISHOO NIMANKA WAXAAN KADAMBEEYA SI KUWA KALE UGA CABSADAN

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 7 หลายเดือนก่อน

    wlhi waxan ku sheego garan maayo dalka dadka somaliyed inta wax fahmeyso oo ay dhibeyso waxa maanta dalkii ka socoda cod dheef halagu garab is taago ciidanka sharka loo maleegayo tan hadal waa deysee

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 7 หลายเดือนก่อน

    War Yaa Ninkan Lamac Baxey Munasar Masiibooykaan Waa Su Aale Soow Adiga Iyo Ehelkaaga Kama Danbeeysaan OO Sheekadaadu Ma Ahan Sheekadii Qadiijo Diiriye Qabriga Ku Qurantadii Qiyaamaha aan Aqoon Sideedii Aheyed Hoos Ka Sii Ninkan La Maac Baxay Munasar Waaridkaa Kuuma Bixin Munasar Sheekadaadu Waa Hoos Ka Sii Ee Waa In Dad Weeynaha Somaaliyeed🇸🇴 Fiiro 👀Gaara Kuu Yeeshaan.Waxa Adiga Kaligaa IYO Inta Kula Shaqeeyso Aad Aragtaan Ama Aad Og Tihiin Sheeka Daadu Waa Hoos Ka Sii Horaa Loo yidhi An,Jax Tag Eena Reeb Sheeka Doodu Waa Hoos ka Sii Waase Hadii Lagaa Yeelo Somaaliyeey In Dhaha 👀Fura .

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 หลายเดือนก่อน

    wa loogu talo galay xasuuqa ciidanka qaranka oo dowlada moryaanta kadambeysa u xasan sheekh hogaamiyo

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 หลายเดือนก่อน

    Madax weynahaa laog waatuuk iyo kharabada

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah ilaahow adaa ka weyn xaasisanaa dowladii aawey wey ogyihiin kuwa dowlada ku jira aya ka masuul ah maafiyo

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 7 หลายเดือนก่อน

    Waalaislaogyahay. Waxaanlaogaynmaale. Balqayaanada. Intaaleegfiiri

  • @JiijoAli-hy4si
    @JiijoAli-hy4si 7 หลายเดือนก่อน

    Somali iyo musuqmaasuq Alla maxa khiyaano taala wadanka zalaamaat 😢

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaad wadaa shaqo wacan ee baraa ruji dowlada iska hurdeysa bal dhibatadan arka

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 7 หลายเดือนก่อน

    Dhalinta yardage cidanka ma Lasorda si ay u ogadan qiyanadan

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana 7 หลายเดือนก่อน

    Sorry wllhi dhawarka aye kajabiyen wiil shena waxn wa qiyano qaran meqo hoyo gabalan wiil laan noqota😢 arado is dhaheyso d d d gu difaca waxn lagu wada hagar damo ku wan shuuto ha lo geyo wa abalakod wa dilayal gamaban

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad หลายเดือนก่อน

    aan is weydine dalka dadka xukumo ilma Hoda away shacabka waa gadan yihin

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 7 หลายเดือนก่อน

    Halagu dacweyo nlmanka cidanka heysta qiyano qaran tuug

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 หลายเดือนก่อน

    War yaa wa run alshabaab iyo dowlada wada shaqeysta midakale lacag maahe wa kutala gal ee ciidanka qaran war aad gobaladina oo badbaadiya naftina

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 7 หลายเดือนก่อน

    Xasbunalah wanicmal wakiil wale koonfur howl ba ka socoto hadan lo midowbin arrinta way khatar badan tahay yaa la isku aamina shacabka qurun san dowlada qurunsan yaab

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 หลายเดือนก่อน

    Moryan u hogaminayoh xasan moryan bah cidankih lo dhibay sadkah cidamadah waxaa lo dhibay nin lah dhashay xasan munafaq

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann หลายเดือนก่อน

    XASAN SHIIKH IYO ABGAAL DOWLADNIMO MIYAAD KA SUGEEYSAA??
    BASASKA AIRBORKA KA SHAQEYSA EE WACEYSLE KALIYA UXIRAN EE XOOLAHA UMADDA LUGU XALAALEYSTO KA HADAL FADLAN

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 7 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale garaashaka Ciidanka ayaaba ka adeegta Calashaan Shidaal ayaa u yaala

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 หลายเดือนก่อน

    Farmajo waa mareexaan hada cano ka dhan gurgurte iyo isbaro dhul boob xabalo qod bara kicin