Xil Ciiroow: "Aniga Baydhabo uguma socon arrimo siyaasadeed ee tacsida wiilkeyga ayaan ugu socday".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 12

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sanbalooshe waa nin guracan marna istaahilin in xil noocaasi ookale loodhiibo

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa wax cadaalad in laxayiro madaxda shacabka jidadka muqdisho kala wareeg ayaa caadi ka ah xanunka xayiraada hala dareensiiyo lnk waxan jeclan lahaaa xildhib wadayaasha oo dhan in sidan layeelo guul soonali weyn

  • @_22260
    @_22260 10 นาทีที่ผ่านมา

    Qof wiil kiisa dhintey in laceliyo waa wax laga xumaado walaahay 😢😢😢

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 19 นาทีที่ผ่านมา +1

    Idinkaa awoodiinii ka gatay xasan dhiiqo wax karaoke ma lihidin

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty ชั่วโมงที่ผ่านมา

    VIVA K DH S
    KACDOONKA DHALINTA SOMALIYED
    XUKUN MOORYAAN AYA SIDAA ISKA AH.

  • @Hulbaale-h3n
    @Hulbaale-h3n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Arintan waa beegsi qoomiyada digil iyo mirifle shacabkood iyo madaxdoodaba.

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildhibaano waxeey u yahiin umada Somaliyeed ee maxeey dowlad shisheeye ugu shaqeeynaayaan. Ayaga ha isweeydiiyaan ma ethiopia mase waa xildhibaano Somaliyeed.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      XASAN XUMOOW KALIYA MAA DALKA LEH AMA MUWAADIN AH..

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      QARANKII ADIGAA QABIIL UBEDELAY EE ADKEYSO ADEER. SANBALOOSHE IYO GURGUURTE IYAGAA TPLF USHAQEEYA WAANA JAWAASIISTA UGU WEYN SOMALIA

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 21 นาทีที่ผ่านมา

      Xasan xumoow sooma ahayn kii dhahaayay ethopia waa ealaalheen mise hal qabil ayaa qaran ah waa yaab

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sidaas ayaad mudan tihiin markii aad baasineyseen sharciga dhigaya in aan nisa wixii ey haleyso loo maxkamadey karin xageed ku maq needeen hada ka xaaxaabiya hee waa taas
    war xildhibaanow shaqadiina aqoonsada oo wixii aad ku dhaarateen is weydiiya Maxey ahaayeen mase xasoos ma lihidiin

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    rerka digil iyo mirifla aha way jaben runti, waxa ku dhacahayana wax la egan karo ma ahan ee fadlan hankina kor u qado, dagalama, diida qursiga la idinku hayo