DAAWO Kaamiradaha oo Qabatay Toogasho Toos ah isgoyska Siinaay Muqdisho, Shuute oo Soo Qabtay Askari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @hussaintahirabdow7535
    @hussaintahirabdow7535 หลายเดือนก่อน +11

    Dhiga islamka is like water in Somalia illahey waxan ka baryey in usaan dhib iguso celilin Somalia

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน +12

    9:18. Ninka Dilay waa loo jeedaa. Waa Kii dhanka baabuurka ka yimid, Xabadana asagaa bilaaway.
    Xabadio 2baad uu gamay baa ku dhacday.
    Waa Dip Askarigaa. Siduu usoo cararay, Xanadana u bilaaway baa ba Danbi ah.
    Uaa Dilay hadii leeys weey diinooyo. Filmka oo cad.
    Gabartii Yaa Gubay filinkeeda camal waaye.

    • @HasanabuukarHuseen-t5b
      @HasanabuukarHuseen-t5b 7 วันที่ผ่านมา

      2da gaariga katamid midka gadaale baadilay oo labisan dareesla sita ninkaa halabaaro

  • @Caaydruus
    @Caaydruus หลายเดือนก่อน +7

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +12

    Munaafuqa waa in la dilaa si kuwa kalle ay ku quusadaan dilkaan soo laab laabtay ee ciidanka dhaxdiisa ka jira

  • @rashiid187
    @rashiid187 หลายเดือนก่อน +2

    Wa dad qabiil lagu keenay oo bila tarbiyad sh. Bal waxa qashin suuqa yasla fiiriya

  • @Caaydruus
    @Caaydruus หลายเดือนก่อน +3

    Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 หลายเดือนก่อน +15

    Waa dad dhiiga qofka waxba la ahayn
    Cabtoo

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 26 วันที่ผ่านมา

    Subxaana laah xataa mukulaalshi8 orod ay jika ku goysay
    Alla ha u naxariisto aamiin

  • @BilalhassanQobey
    @BilalhassanQobey หลายเดือนก่อน +3

    Maadaama oo xabada furan taas ayaaba qalad ah oo adoo ciidan eheen aa sidaas o sameesay😊

  • @jamacmohamed6257
    @jamacmohamed6257 16 วันที่ผ่านมา

    Marxunka Allh u naxristo

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 หลายเดือนก่อน +6

    Bal ninka aad dartiis xabadaha dadka ugu furtey wax hakutaro.nacas aan masuul ahayn aya qori lodhibey. Bal qof masuul loga dhigey aya xabado Iska furey maquul miya asakarikasta oo qaad cuna ah shaqada halaga ceyriyo.hana laga baaro in uu darogeysna. Askartas caadi maahan.

  • @xamda185
    @xamda185 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah, aniga waxan qabaa inaan la dilin wilka dhalinyarada ee lagu celiyo tababar ciidan lagana qaado xidigaha lana ciqaabo. Diil diil lee ma ku jirenaa. Cadow nimo mesha ma jirto ee aqoon daro ayaa mesha ka jirto.

  • @123sucad
    @123sucad 5 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h หลายเดือนก่อน +5

    waa mooryaan kuligood

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil moor yaan xaaraan lagu kori ayaa askar inoo ah alloow shartooda iyo shar oodhan ba naga bad baadi

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +1

    Gaan shaanle ali abdalla guuleyso

  • @BilimOgrenci-ez4wy
    @BilimOgrenci-ez4wy หลายเดือนก่อน +3

    Dilaa wajigiisa maqarsamo, hala dilo wuuba isla sii wenyahay

  • @MohamedAhmed-yq4ef
    @MohamedAhmed-yq4ef หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho illaa xashiishka koontara baan laga dhigoh xal lama helayoh

  • @SaidGudur
    @SaidGudur 29 วันที่ผ่านมา +1

    Soti❤❤❤❤

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h หลายเดือนก่อน +2

    Alx Ilahi somaliland iga dhigay aya mahad leh 💚🤍❤💚🤲

    • @cusmanabdulle
      @cusmanabdulle หลายเดือนก่อน +1

      Cawaan somalilan soow sooomaliya mahoo

    • @Fahmo-u9t
      @Fahmo-u9t หลายเดือนก่อน +1

      Alx dheh amniga wa sheyqaliye dhibtasa naheysata😂

    • @Thestrongestbattleground_pro
      @Thestrongestbattleground_pro หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @maxamedcalidhuux8083
    @maxamedcalidhuux8083 หลายเดือนก่อน +1

    muqdisho meel urtay. Soomaali waa dadka adduunka ugu liito. cawaan Alle nacay dheh!

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr หลายเดือนก่อน

    Allaah u naxriisto wllkena😢😢😢😢😢

  • @cabdiqaniqureshi6217
    @cabdiqaniqureshi6217 หลายเดือนก่อน +1

    Booliskaan intaan ka imaanaayo noo balan ah

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 16 วันที่ผ่านมา

    Waa meel mooriyaan iyo jiri shaqooyiin loo dhiibay

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 หลายเดือนก่อน +1

    War somlia dullinimada heysata la yaabanahay wllhi halka caalamka in electronic lagu dagaallamo maraayo bey iyaga xabad isla dhacaayaan😢

  • @m.abdi_jubo_prolong7449
    @m.abdi_jubo_prolong7449 หลายเดือนก่อน +2

    Qof Amar khadanayo malahan qof kastana waa taliye ciidanka somaliya waa askar wada duran

  • @Cali7870
    @Cali7870 หลายเดือนก่อน +2

    Nadaam iyo sharciga dad uhogaansan cml hadeena ciidanka uwadashaqeenin cayaal xafadeed Lee noqonee qofna noolashiisa ayuu kuseegay ilaah haunaxarissto marxuunka ee sharciga iyo traininka ciidanka wax halagabadalo

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb หลายเดือนก่อน +5

    Ninka diley waa ninka dharka shecibka ah wato

  • @AmiinoAden-z1z
    @AmiinoAden-z1z หลายเดือนก่อน

    Wa qalat

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +3

    soomaalidu wa dadka ugu jaahilsan war waxan shacabka looma so bandhigo dad toos loo tooganayo oo naftu kusilcayso oo xanuuno maskaxiyana laga qaada dee waxa dilaalku ujoogsan la'yihin

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 หลายเดือนก่อน +1

      Daroogada majoojinayaan dilka.inuu joogsado Bay rabaan waxan soconin waaye

  • @XabibaMohamed-i7j
    @XabibaMohamed-i7j 12 วันที่ผ่านมา

    Fiilim inada wanayo

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 หลายเดือนก่อน +1

    Please waxani waa soo noqnoqdeen maxaad ka qaban cabtoydaan dalka isku toganaya waa inad dadka le ka madax banana loo samey markay is qabsan

  • @yasinhajifarah6536
    @yasinhajifarah6536 หลายเดือนก่อน +2

    Askarta halaga baaro daroogo iyo muqaadaraad iyo kaninin dhiigooda hadii lagu arko dhiigisa daroogo shaaqada halaga fariisiyo. Hurdo la aan ayaa jirto

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka dhalinyarada ah o xabada bilawe maogen miyaa xabada in ay wax disho war maxa qaldana side qof shaqo wadag ad tihin ad sida dhan nolashisa ogu ciyari waxan cml ciyar ban dhihi kara tan lawad so maoga miyaa qofki qof dilo in asaga na la dilayo Ninyahow dhalinyarada cidanka ah somalia jogo maxey cunan waxan daroga wa ka badan tahay

  • @engaliahmedyusuf1668
    @engaliahmedyusuf1668 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @Yunit87
    @Yunit87 หลายเดือนก่อน

    Askarta oo dhan aa kuwa iq3 iska ah.

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 หลายเดือนก่อน

    Maxaa fadeyd?

  • @JamalGabow
    @JamalGabow หลายเดือนก่อน +1

    Somalia no goverment no nothing

  • @BilimOgrenci-ez4wy
    @BilimOgrenci-ez4wy หลายเดือนก่อน +1

    Hala dilo dilaaga.
    Allaha ayaa amray nafta nad disha in la dilo

  • @MoHass
    @MoHass หลายเดือนก่อน

    Shuute masoo qabanin ee waxaa soo qabtay ciidamada amaanka Somalia.

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed6760 หลายเดือนก่อน

    Wa dad wal walan weyan waxba le maha iney is xabadeeyan, umad walan weyan

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa iga geesisan yahay, sida aan ka fahmay muuqankan ninkan si kas ah ayuu u dilay raggaas. Sida aan ka fahmag muuqaalka xabadaha qeybta sedexaad ayuu ku dhintay. Laakin waa doqon aan waxba fahmeyn.
    Tiirka laga geeyo, cameriyoonkaas hala soo badiyo kuwo.waaweyn oo qarsoon hala keeno sii si sir wax u duubta.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 หลายเดือนก่อน

    Kuwii gariga watay na shaqada halag er yo shuute plz ayaag u sabab ahaa plz

  • @MohamedAhmed-yq4ef
    @MohamedAhmed-yq4ef หลายเดือนก่อน

    See intuu qori Lazoo dagoh nin shaqadisa haystah uu xabado ugu ridaah

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean หลายเดือนก่อน +1

    War waxaan ma ciidan-baa

  • @AbdishakurAli-oh9pg
    @AbdishakurAli-oh9pg 13 วันที่ผ่านมา

    Xabada wiilka dharka shacabka wtey mabilabin wiilka kale ayaa blby

  • @adenogram
    @adenogram หลายเดือนก่อน

    Sick people... Somalia is in jeopardy very sad that at this age of time, we seem to be backpedaling. Controlling our people is just a futile war!!!

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 หลายเดือนก่อน +1

    ciyaalkan nabad sugida la qorey waa qeyru masuuliin

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman หลายเดือนก่อน

    Tiiirka welcome qurxw cc amera ilHow hano wayin😂

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h หลายเดือนก่อน

    Taasa leh reer somalilandow naso raca ilahy ayanu ka magan galany

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et หลายเดือนก่อน +2

    Gaarigaan aniga aqaano isoo daay waa waxa qaraxa keeno.
    Nidaam iyo kala dambeyn maleh.
    Wiilashani qaarkood tuugo gangs ayaad Moodaa.
    Ciidan aan shaqo kujirin yuusan goobta shaqada imanin

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 หลายเดือนก่อน

    War gorme kala danbeen imaane? Maa xaka galay hadu yaqaan iyo hadu aqoonin waxaan shaqadisa ee heen

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du หลายเดือนก่อน +1

    Haladilo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +2

    Tiirka tiirka tiirka si loo helo cadaalad iyo kala danbeyn loona hogaansamo sharciga

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 หลายเดือนก่อน

    Aleylehee abaal kii wa sidaa

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr หลายเดือนก่อน

    islaaya oo umada Alaah ha idinka qabto

  • @abdulahibadri-yt2zz
    @abdulahibadri-yt2zz หลายเดือนก่อน

    😢

  • @itzManha125
    @itzManha125 หลายเดือนก่อน

    Baakaaye ku lahaa sheydaan dadkaan hala dilo dadka iska dilah bilaa diinta ah bilaa aqlaawda ah

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 หลายเดือนก่อน

    Waxa hubaal ah ninka dharka Shacabka wata in u dilay way cadahay

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman หลายเดือนก่อน

    Hala dilo baas helaha

  • @Fahmo-u9t
    @Fahmo-u9t หลายเดือนก่อน

    abukate cabduqadir shalam bur horta muxuu dambila yaasha ugu dodaa😏

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar หลายเดือนก่อน +1

    Hala toogto xaranka

  • @BaxasanA
    @BaxasanA หลายเดือนก่อน

    Ar kaamiradaan Been Dhamaatay hhhhhhh

  • @UsaaneAdan
    @UsaaneAdan หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

    Kis kasto dil cidanka sameyay sidan lo dhageysan maxkamada laso tago raga sirdon ka nisa dilka gabadheda fadumo yusuf axmad shegtay lama dhageysan maxkamada cidanka ma dhageysan kiska dilka gabadheda fadumo yusuf axmad maxkamada lamaso tagin raga sirdon ka nisa dilka gabadheda fadumo yusuf axmad shegtay warqad nalogu so qoray xukun dil la dhageysan maxkamada laso tagin raga sirdon dilka gabadheda fadumo yusuf axmad shegtay kis hadi maxkamada lo gudbiyay in la dhageysto wilasha sirdon ka nisa maxkamada laso tago afkoda ka qirtan marqati mesha mel la buxo aheyd isgoyska manaboliya dad yar is og iyo maxkamada cidanka iyo godka jilacow iyo CID group is og shaqeyo xaqa dabolay

  • @romanslayer4679
    @romanslayer4679 หลายเดือนก่อน

    Fuck

  • @ahmedibrahim-bk4zr
    @ahmedibrahim-bk4zr หลายเดือนก่อน

    Lawado wee qaldan yihiin ano eh dambi baariye maxs yeele vidiokan waxa ka arkaa in uu ninka dilka keeste uusan keesan laheen hadu kii dharka poliska wado hadu qorika kor uqaadi laheen waa inuu dhaho eheed isdaji luuqadas inuu isticmaalo lkn qori uu kor uqaade ninka dilka keeste uu ka dambeye inuu qori uu kor uqaado micnaha lawado dambiile waye.

  • @اسماء-ي7ص7د
    @اسماء-ي7ص7د หลายเดือนก่อน

    Waa mooryaan kuligood