KAC KAC sida lo sameyo Ka faideyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 501

  • @ryfy5924
    @ryfy5924 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah kac kaca waba raadinjiray mahadsanid shukri xaji masale mahadi haka gaarto abaydey waad no faaideysay caafimad tama ayan ale kaga baryaya

  • @kingcushi2224
    @kingcushi2224 5 ปีที่แล้ว +32

    Mahadsanid walashey! Xaskayga u samayna insha allah🖤

    • @quensuwara9807
      @quensuwara9807 4 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah

    • @daganlovehoyofatima1203
      @daganlovehoyofatima1203 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +4

      Nagtii aad usamysa nasiib leh😂😂

    • @kingcushi2224
      @kingcushi2224 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nadasmile6498 haha Ramadan kareem Nadra

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +3

      @@kingcushi2224 Ramadan Mubarak xaskagana igu salam😂 ilahay cibadada hanaga aqbalo bro🙏

  • @ubahmohamed6281
    @ubahmohamed6281 6 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allahu walaashey shukri aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ...waqtigada aad.nooqalisay mida xigta abaayo waxaan xiseeyn jiray mar uun in aan barto kac kaca balese maantay oo aay bishu tahay Apriil 13.4.2018 ayaan u helay jaanis aan ku tijaabiyo walaahi waan keenay in kastoo kaada aan gaarin balse waan keenay waan kaaga mahad celinayaa ee walaashey Shukriyey Alle haku barakeeyo gac ma haada iyo cimrigaafa ❤❤👍💜💜💜☝☝🌷🌷

  • @user-je1fj8lx7q
    @user-je1fj8lx7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @qadroqaali2835
    @qadroqaali2835 6 ปีที่แล้ว +13

    Shugri sharaf shanka roon alloow gacanta kuu barakee

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  6 ปีที่แล้ว +3

      qadro qaali abaayo thnx, intaa mid la mid ah abayo

    • @dhammoabdirahman7358
      @dhammoabdirahman7358 5 ปีที่แล้ว

      Qadro qaali qeyrkeed karoon

  • @najmohassan9618
    @najmohassan9618 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah jazakallah qurux badanaa oo manana waba dhareraye 😢😢😢

  • @fariidaxaaji2583
    @fariidaxaaji2583 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamin Aamin xabiti jizakalahum qrry Abàyo

  • @mahamedyahye3554
    @mahamedyahye3554 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Tabarakallah walaal Eebbe haku barakeeyo.

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 4 ปีที่แล้ว +1

    kac kac ama Fadhi fadhi Djibouti iigu danbaysay walahi waa ku salamay kac kac kkk

  • @hassanaided2062
    @hassanaided2062 6 ปีที่แล้ว +3

    Wll ilahay haku xafido sabaayad iyo duqad laisku daray walaashay qali adoo mahadsan
    Alle hakaa abaal mariyo walaashay ok

  • @deeqocabdulaahisocdaal7535
    @deeqocabdulaahisocdaal7535 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllaha ilahey Ha ku barakeyo wankahele my qali

  • @abdirahmancadow3339
    @abdirahmancadow3339 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukri masala

  • @najamogelnaar5276
    @najamogelnaar5276 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alh shugri leenkafiirsade wanna sameyay asow nucaan ah aad ayaan kugu mahad celinaa walshey adn kabarte ale haku xafido awal ma aqon wan fiirsade malintikalene wansameyay

  • @SoufiyanMahamed
    @SoufiyanMahamed 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah mahdsaniid

  • @mamushkamushushka6141
    @mamushkamushushka6141 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sister be blessed

  • @hudahasan7459
    @hudahasan7459 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukri sharafay saan ugu xiisayaa haddaan samaynaa Xbbti mahadsanid waan Ka helay ee shukran qaali jzk Allah

  • @asiyacadey8174
    @asiyacadey8174 6 ปีที่แล้ว +2

    masha alah wlashey shukri masala بارك الله فيك اختي

  • @qaalidaahir2274
    @qaalidaahir2274 6 ปีที่แล้ว +4

    abyo nanac burbur iisoo gali waan ubaahanahay

  • @wow6708
    @wow6708 6 ปีที่แล้ว +8

    Kac kac jecel oo kac......kac kac hurdada ka kac🤗

    • @mariaabdalla9692
      @mariaabdalla9692 6 ปีที่แล้ว

      Naima Naima faladagan maxa ka rabta sxby

    • @sabnaasiman8452
      @sabnaasiman8452 5 ปีที่แล้ว

      aniga kac kac waan jeclahay waan cusbayah malay soodhaweenaa asxaabta iyo walashe shukri masala

    • @naimahassan371
      @naimahassan371 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk kac kac

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 6 ปีที่แล้ว +11

    Shukriyey xabiibti kackac karbunaati malagu dari jirinoo

    • @saaafishAhmed
      @saaafishAhmed 5 ปีที่แล้ว +1

      karbunaato iyo bokin isku mid lee soo maaha

    • @leylamardaadi5218
      @leylamardaadi5218 4 ปีที่แล้ว

      @@saaafishAhmed maya qLi

  • @nasriibraahin7439
    @nasriibraahin7439 5 ปีที่แล้ว +2

    asc wall fanilada isheega magac kaale ma ledahay oo aan garanayno

    • @flfa2223
      @flfa2223 3 หลายเดือนก่อน

      Carfiso

  • @xilkazbeautychannel2910
    @xilkazbeautychannel2910 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah alle swc haku xafido mhd sanid wll qaali shukri sharaf

  • @munamohamed5116
    @munamohamed5116 6 ปีที่แล้ว +1

    maan sha alla Qurux qaali shukri masala

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah qurux jazakalaah kheer hakuumacado 🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒

  • @hibocabdilahi1577
    @hibocabdilahi1577 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a MY sister

  • @aminamohamed1133
    @aminamohamed1133 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc abaayo waan dhawnahay.aniga dariskaaka aan ahay so i would like to eat it.anyway thanks alot sister keep up.

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh a shukri gacantada Allah ha barakeyo 💋💋💋💋💋💋😘😘

  • @fardowsamacalimqaasim6665
    @fardowsamacalimqaasim6665 5 ปีที่แล้ว +3

    jazaka allaahu kheyr abyo qali ah

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waad mahad santahay abaayo jizakallaah

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 4 ปีที่แล้ว

    Scw wakusalamay waxankacodsana burladhahay barakatuto inosoosuubi wakasugeenaa shugran

  • @nadiiracarab8030
    @nadiiracarab8030 5 ปีที่แล้ว +1

    manshlaaah bayo aad baa umhdsantahey thank you very much allaha ku barakeyo💛

  • @warda4257
    @warda4257 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah uqti shukri masla wax badan ayaan ka faaiday jazaa kalaah qeer xabibti 😍

  • @somaliirishmedia5895
    @somaliirishmedia5895 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Shukrii horey u soco walaashay

  • @jowharofficial8801
    @jowharofficial8801 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alhi hor u soco wlshe shukri

  • @kahoomar9547
    @kahoomar9547 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah qali qurux gacmahaga allah kudafo

  • @hawaabdi4958
    @hawaabdi4958 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaaa allahhhhj

  • @abdulkadirelmi7505
    @abdulkadirelmi7505 5 ปีที่แล้ว +1

    Warkaaga aad ayuu u badan yahay waaba hilmaamay waxi dhan marki aan dhamaadka sii maraayay tan xigto qaando cabirkeeda ma aqaano hada ayaa iigu horeeso jiko galow ee garaam sheeg

  • @hamdiibrahimmaxamedmaxamed1718
    @hamdiibrahimmaxamedmaxamed1718 6 ปีที่แล้ว +1

    shugri waleshee allah Ku xafdo aqintadana Allah Ku barakeyo

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 6 ปีที่แล้ว +2

    shugran shugri jasaaka llaah kheer taslami yadiig Xabiibtii

  • @ramlahani1436
    @ramlahani1436 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Qaali khayr allhe haku siiyo

  • @munamohamed1678
    @munamohamed1678 5 ปีที่แล้ว +21

    Aniga waiskudayay lkn mandazi buu iganoqday mahamri lol😂😂😂😂yaa firsanaayo 2019 august

    • @farhiyaladan6583
      @farhiyaladan6583 4 ปีที่แล้ว

      Amaa leebito ama faiso ku dartayhee booska baking ka lagu dari lahaa

    • @farhiyaladan6583
      @farhiyaladan6583 4 ปีที่แล้ว

      Baking lagu daraa hadii leebito lagu badalo burka uu kaluu noqon uu jilcaa

  • @maxamedakramabdilghani3974
    @maxamedakramabdilghani3974 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukri masala gacanta xooga caqliga caruurta Allah ha ku barakeeyo waad noo fa idaysay wall qali ahi 😍😍😍😍😍😍 thanks xbbti waligay ma a an samay lkn hada waan samaynkaraa💋💋💋💋💋💋💋

  • @mumtazabdi8647
    @mumtazabdi8647 6 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah 😍💖

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 6 ปีที่แล้ว +22

    Maantaan isku dayay kac kac anigoo waligay samayn, calooshaa igu xanuuntay diqiiq baan ka dhargay ahahaha . Hada waxaan halkan u imi inaan barto, waad mahad san tahay wllo

  • @sundusfarah9401
    @sundusfarah9401 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha jsklh kheyr mcnto waan kaa faaidney

  • @sahramohamed4561
    @sahramohamed4561 4 ปีที่แล้ว

    Nice I like kackac 🥰🥰🥰

  • @hassanaided2062
    @hassanaided2062 6 ปีที่แล้ว

    Shugri ilahay hakaaa aqbalo walaal halka quraaca soo badi wll masha allaah tabaaraka laah

  • @argsandadkaroon6122
    @argsandadkaroon6122 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jask allah qeyr shukri

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 ปีที่แล้ว +88

    Kackaca inta gaduudan lee kacunaa dhexda cad majecli yaa ila mid ah 😂😂😂

  • @rahmaabdulaahi2601
    @rahmaabdulaahi2601 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah cadeey alle hakubarskeyo wankahelay 😍😍❤💋👍

  • @user-iq2pi1su1o
    @user-iq2pi1su1o 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah abayo ilaahay gacantada haa ku barakeeyo💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @mariaabdalla9692
    @mariaabdalla9692 6 ปีที่แล้ว +2

    Abayo ana tijabiyay wu ihagagay alxm thanks

  • @luulali1040
    @luulali1040 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ifrahdahir5595
    @ifrahdahir5595 6 ปีที่แล้ว +1

    asc shugri sethy man sha alaahh ilaahay gacmaha haidiin barakeeyo

  • @chefosmancukin3544
    @chefosmancukin3544 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah chef shukri

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh mashallh

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah

  • @rodaabdillahi1168
    @rodaabdillahi1168 6 ปีที่แล้ว +5

    do we need vanilla that much?

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah dadbadan way kaa Aiden shukri ee si wax loo sameya an kasayn

  • @bilan.bariso3793
    @bilan.bariso3793 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah huuno macan

  • @khadrakhan5918
    @khadrakhan5918 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abayo allahh kuhafido

  • @ayaha653
    @ayaha653 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah inaba cadi ma ahan

  • @leylodagan3524
    @leylodagan3524 4 ปีที่แล้ว

    masha allh ilaahy haku barakeeyo shugri masala wlshay qali

  • @fardowsaabukar6042
    @fardowsaabukar6042 6 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Mcnto wlhi wad mahad santah qerbadan allah haku xafido

  • @deeqoali1541
    @deeqoali1541 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakaallah

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thank you sister 👍👍👍

  • @omarvlogsuk7496
    @omarvlogsuk7496 4 ปีที่แล้ว +2

    Kac kac Yaa caadimaahin 😋😋😋😋👍🏼

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 6 ปีที่แล้ว +12

    Abayo mahad sanid waxan jeclahay sadadka wax ufahamsiisid walahi

  • @fardouzaahmed6404
    @fardouzaahmed6404 4 ปีที่แล้ว

    Jazza qu allah kheiran waan ka faideystay wllshay macan

  • @rayanrasmi1796
    @rayanrasmi1796 5 ปีที่แล้ว +2

    inta yutubka cuno karin ugu jirta waxan ku jeclahay shukri basala

  • @hoodomaxamud364
    @hoodomaxamud364 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah tabarakallah wllshay 🌹🌹❤❤❤

  • @hwuhwus9920
    @hwuhwus9920 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @raahofaarah3201
    @raahofaarah3201 6 ปีที่แล้ว +7

    Shukri abaayoo jazaaka Allah. Allah kudhowro. Gacmahada Masha Allah. Shukri masala

    • @raahofaarah3201
      @raahofaarah3201 6 ปีที่แล้ว +2

      Sirad Ibrahim 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sacdiyocabdixeyle5126
    @sacdiyocabdixeyle5126 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @aimanslime4064
    @aimanslime4064 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @abdulabdi5360
    @abdulabdi5360 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilahey haku barakeyo walashey macanto

  • @habsadjamadirieh4948
    @habsadjamadirieh4948 4 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah mahadsanid Jazak'Allah khair

  • @niciimaali3444
    @niciimaali3444 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allh khugri maslo xppti

    • @ShahAlam-gp2sn
      @ShahAlam-gp2sn 6 ปีที่แล้ว

      masha allaah kheeyr badan
      allaha kusiiyo galabtan fiirsaday hadana waa sameyay wana cuneyna tnks

  • @awilibrahim613
    @awilibrahim613 6 ปีที่แล้ว +4

    Ukunta maiska deyinkraa qaali allah hkugu casuumo janda

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 6 ปีที่แล้ว +2

    Maa Sha ALLAH

  • @ubahnuur4484
    @ubahnuur4484 4 ปีที่แล้ว

    Shugran Abaayo wan ba radijiree inbadan alaha noka xifdiyo alaha gacan dada na Ku barageyo Abaayo

  • @rayaansheikhmohamed2677
    @rayaansheikhmohamed2677 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahay gacanta hakuu barakeeyo

  • @munahappy7415
    @munahappy7415 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a hore usoco keep going my sister

  • @faatimaqurux4000
    @faatimaqurux4000 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allha walshey

  • @nadiamohamed6107
    @nadiamohamed6107 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah abayo kheeer allah ku siyo abayo doro barosato ah ii so gale plz

  • @tubtatoosanmedia4236
    @tubtatoosanmedia4236 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a walal shugri adi waxad umaleysaa iney ku dawadan gabdho oo kaliya xitaa wiilasha iskaabulada ee dalka dibadisa wax barashada u jogo way ku dawadan mahadsanid

  • @abdulkadiribrahim2913
    @abdulkadiribrahim2913 6 ปีที่แล้ว +3

    Maa sha allah

  • @halimashariff9323
    @halimashariff9323 6 ปีที่แล้ว +2

    manshaallah shukri sharaf🍇🍇🍇

  • @luulaxmed1852
    @luulaxmed1852 5 ปีที่แล้ว

    msha alh abyo shkri ilhy gcntda ha ku brkyo

  • @aminoharet6405
    @aminoharet6405 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @umuhudeyfi832
    @umuhudeyfi832 6 ปีที่แล้ว +7

    Maaansha allah xbbti zhugri waanka helay alle haku barkeeyo

  • @fatimahirsi9571
    @fatimahirsi9571 6 ปีที่แล้ว

    maasha allh ilaahay haku xifdiyo qaaali dumareeey

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +3

    Su,aal,,, daqiiqdu waa noocee,, all purpose ayaan u gartey,

  • @143ladan
    @143ladan 6 ปีที่แล้ว +2

    I like it kac kac thanks mcnto😍

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah xabiibti shukran

  • @aumusama144
    @aumusama144 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah wax waan kaa baranay alaha ku xafido

  • @safiyacadeysafiyacadey7261
    @safiyacadeysafiyacadey7261 5 ปีที่แล้ว

    masha allah Abayo

  • @qalbiluulaxassan8226
    @qalbiluulaxassan8226 6 ปีที่แล้ว +2

    Qaaliyey gacnta allaha kuu barakeeyo waan kaaga mahad celinayaa sida hagar la'aanta ee casharada noogu sharaxdo marwalbo thnk u very much cadey hore usocod wanagsana kurajena insha allh

    • @akramjamacf8419
      @akramjamacf8419 5 ปีที่แล้ว

      qalbi luula Xassan
      Ukhti kackac i samee

  • @najmamurjan6555
    @najmamurjan6555 6 ปีที่แล้ว

    Mashaalĺah xabibti shukri Masala

  • @user-qf9lf8cb4z
    @user-qf9lf8cb4z 6 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله الله يحفظكي يااختي