Hada kadib saan usameyso shiinidhaaab fudud afurka kucafici doono | Ramadan special honeycomb bread

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 211

  • @cookingwithsuad
    @cookingwithsuad  2 ปีที่แล้ว +17

    Asc asxbteyda qaaliga ah channel keyga kale qurxinta linkega wakana th-cam.com/video/wIKAqzkMHZg/w-d-xo.html

    • @hanaanyusf
      @hanaanyusf 2 ปีที่แล้ว

      May Allah rewards you for sharing this video thank you suad love you 🥰💞

    • @barwaaqeeyetv5785
      @barwaaqeeyetv5785 2 ปีที่แล้ว

      subscribe like isaar wll

    • @marjaanahqurux9258
      @marjaanahqurux9258 2 ปีที่แล้ว

      Asc wllo kastarka maxaa uta qaanaan ma fahmiin hpppti

    • @brawdwachick
      @brawdwachick 2 ปีที่แล้ว

      @@marjaanahqurux9258
      Wa midka labaniyada laga sameeyo

    • @marjaanahqurux9258
      @marjaanahqurux9258 2 ปีที่แล้ว +1

      @@brawdwachick mahadsanid hpppti

  • @hanaanyusf
    @hanaanyusf 2 ปีที่แล้ว +25

    How much I love this girl her videos her voice wow 😳

    • @cookingwithsuad
      @cookingwithsuad  2 ปีที่แล้ว +4

      Awww that is so sweet thank you

    • @Sahro173
      @Sahro173 7 หลายเดือนก่อน

      Yeah

  • @akbalhikmachannel7164
    @akbalhikmachannel7164 2 ปีที่แล้ว +23

    Ilhow lacag khyr qabta isi si aan waxan jeceladab uu samysto 🤤

  • @khawlam5008
    @khawlam5008 2 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله فيك
    You are so polite abayo ❤️

  • @ramlafarhan4657
    @ramlafarhan4657 ปีที่แล้ว

    M.a wa sameestayyy waana ku faa,iday mcnna wa iigu so paxy shukran qli

  • @naimaabdullahi464
    @naimaabdullahi464 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshallah you do very good video and I understand very well know thank you sis

  • @maryamnasir537
    @maryamnasir537 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wan sameye macan waye mar lawaad an samesan raba manta gacmahaga ilahey haku barakeyo

    • @cookingwithsuad
      @cookingwithsuad  2 ปีที่แล้ว

      Masha’Allah sis happy to hear that thanks for your feedback means a lot to me 😍🌸

  • @faaa2396
    @faaa2396 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah

  • @hanaanyusf
    @hanaanyusf 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow my mouth watering after watching your video wow

  • @nimoadam5968
    @nimoadam5968 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah❤

  • @iskuroon3451
    @iskuroon3451 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhan coodkeed maskiin waye 😍😍

  • @anzalomar2529
    @anzalomar2529 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow ManshaAllah gawadayni

  • @anzalomar2529
    @anzalomar2529 2 ปีที่แล้ว

    I have tried yesterday aad ban ogahele really. ALLAH HAGUBARAKEYO XABIBTY

  • @munira005
    @munira005 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah thanks sister ayaad & keep going

  • @aamr6558
    @aamr6558 2 ปีที่แล้ว +1

    Oh god I did it what a sweet thanks sis

  • @warda.s4715
    @warda.s4715 2 ปีที่แล้ว +1

    خلية النحل love it ♥️

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman9008 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Apyo wan Ka helay channel wlhi manta igu horeyso ❤️❤️gabar aad udagan mash Allah

  • @saidomohamud548
    @saidomohamud548 ปีที่แล้ว

    Masha allaah qurux walashey

  • @ayaancisman4640
    @ayaancisman4640 2 ปีที่แล้ว

    Toodhiid laydhka am sanwiijga ayaan rab inad soo galiiso qali mac

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo aad ayaan uga helay waana fahmay thanks ♥️♥️♥️😘😘😘

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 2 ปีที่แล้ว

    Manshalaa waan kahelay

  • @sihaamaliahmed9032
    @sihaamaliahmed9032 2 ปีที่แล้ว

    kastar waa maxay

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 ปีที่แล้ว

    Mansha allah🥰🥰🥰

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah beautiful food sis.

  • @munnaabdala9332
    @munnaabdala9332 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💗💗

  • @Africa569
    @Africa569 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo thank you so much.🙏

  • @faadumoali8095
    @faadumoali8095 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah gacantaada allaha kuu barakeeyo habo

  • @engzalo3918
    @engzalo3918 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Noo Soo Badi qaali Alaabtaas Alaabti Ciidkna Nagu soo Dar

  • @Escobar.codmYT
    @Escobar.codmYT 2 ปีที่แล้ว +1

    M a wll FaRaxad igu Nolow ❤️😘

  • @queensaaram5501
    @queensaaram5501 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo farmaajaha maka yareyn karaa wayo ma jecli thankz 😘🥰🖤

  • @idrisabdi3929
    @idrisabdi3929 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo anaga garowe ayaan jooga farmajo Lagama helo lakiin waan raadinaya adiga dartaada

  • @marwaadan4675
    @marwaadan4675 2 ปีที่แล้ว

    Khamiirku waamaxay wllo

  • @ikranjama9078
    @ikranjama9078 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alle haku barakeyo

  • @umalkhayrcabdi8527
    @umalkhayrcabdi8527 2 ปีที่แล้ว

    Wa mxy wxa ku xiga caanaha

  • @fatimamohamoud8242
    @fatimamohamoud8242 ปีที่แล้ว

    Kastarku waa maxay

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah gacmaha alaah kuu barakeeya abaayo

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Jezahulahu qeyr abaayo macaaneey

  • @rahmamahdi8170
    @rahmamahdi8170 2 ปีที่แล้ว

    Wllo waamaxy waxan aad dhexda ugalisay iisheg halee laga helaa mise waa subag wll

  • @Hafsaomar8493
    @Hafsaomar8493 2 ปีที่แล้ว

    Qastaro waa maxay

  • @salaaxmaxamed1125
    @salaaxmaxamed1125 2 ปีที่แล้ว

    Kastarka waa maxay abyo

  • @brawdwachick
    @brawdwachick 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Alaah jasaakalaahu qeyr
    I love her voice
    Bless you 🥰

  • @nasroapdirisaaq7264
    @nasroapdirisaaq7264 2 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo allaha kubarakeyo saliid maku isticmali karaa adiga meesha aad ku isticmasho subaxaga

  • @Aduuun413
    @Aduuun413 2 ปีที่แล้ว +1

    Subagaasi saliiid so hadii lgu badalo caadi ma aho

  • @sadiaadam4030
    @sadiaadam4030 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah 🥰 ♥ ❤

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful 😍 bread 🍞 😋

  • @awomaxmed5419
    @awomaxmed5419 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @umuhudeifashafi4195
    @umuhudeifashafi4195 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo foornada meeqo daqiiqo ayad sii shiday intadan galin roodhiga isojawab xbbty jazakallah

    • @cookingwithsuad
      @cookingwithsuad  2 ปีที่แล้ว +1

      180 kor iyo hos qali

    • @umuhudeifashafi4195
      @umuhudeifashafi4195 2 ปีที่แล้ว

      Abyoh I mean meeqo daqiiqo ayey sii shidnanesaa intanan galinin rodhiga

    • @ruksana578
      @ruksana578 2 ปีที่แล้ว

      @@cookingwithsuad kastar maxa waaye abyo

    • @cilaanfuduud626
      @cilaanfuduud626 2 ปีที่แล้ว

      @@ruksana578 labeniyad weeeye

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka helay reerkana inaan usameeyo ay ku afuran baan rajeena ayna ka helaan mahadsanid wlshey waa balan inaan kusoo laabto markan afuro anigoo sheegayo siday u amaaneen familka ❤️👑

    • @inaali8054
      @inaali8054 2 ปีที่แล้ว

      Hye ka soo waran abaayo

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 2 ปีที่แล้ว

      @@inaali8054 beelo wye wllhi abyo waan barooweyay🏃‍♀️

    • @inaali8054
      @inaali8054 2 ปีที่แล้ว

      @@naagadag4493 mnsha alah shukran qli insha alah ana waan tijaabin

  • @zooya8618
    @zooya8618 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله

  • @hoddoahmed4506
    @hoddoahmed4506 2 ปีที่แล้ว

    Masha’allah walalo waxan ka codsan laha inad so qortid waxad isku dardartay dhamaaan ❤️

    • @munamohamed1678
      @munamohamed1678 2 ปีที่แล้ว

      hal bakeri cano qado sokor qado lebito 2qado subag ama buluban waxyaro xusbo waxyaro bakin iskuqas kadib 2kob bur ❤❤❤

  • @hadiamoha3332
    @hadiamoha3332 2 ปีที่แล้ว

    Kastar maxa waye

  • @yasminmuuse5076
    @yasminmuuse5076 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll subaga maku badalan karaa saliiid pls iso jwab wllo

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว

    Maaash allah Mahadsan

  • @umeimaabdallah4423
    @umeimaabdallah4423 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahi hakubarakeyo gacantaad abayo

  • @its_dcc9846
    @its_dcc9846 2 ปีที่แล้ว

    Waa maxay kastar kuu walalo???

  • @fartunibrahim7482
    @fartunibrahim7482 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo gacantada allah ku barakeyo

  • @naimaabdi3111
    @naimaabdi3111 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo bilaa foorno no samee plz🥺❤️🙏

  • @muwahibmubarik2895
    @muwahibmubarik2895 2 ปีที่แล้ว

    Wll ma marku qabooba Canaha lagu shubayaa

  • @umalali7124
    @umalali7124 2 ปีที่แล้ว

    Kastar waa maxay ell

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @ruksana578
    @ruksana578 2 ปีที่แล้ว

    Wey iga heysa inaa sameeyo manta afurka allow ifudude abyo mala dawoola marki fornada lagaliyo abyo teeda kala meeqo daqiiqo uqaban blz iso jawaab qaliyey

  • @umuuabdifatah363
    @umuuabdifatah363 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @maaidomanka4109
    @maaidomanka4109 2 ปีที่แล้ว

    Canaha Mgcod Igu Caawiya abyayal

  • @imanhusseinali5005
    @imanhusseinali5005 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan roti wa dafy rotiyal waye m,a 😋🤣

  • @wacanqurux1002
    @wacanqurux1002 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks mam 😍

  • @ABDSHMHD
    @ABDSHMHD 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan kaa codsanayaa inaad nosoo galiso midhaha xulbada see looga samayn karaa cunto habaysan oo kala kacsa. Mahadsanid

  • @muhiimjama319
    @muhiimjama319 2 ปีที่แล้ว

    Kastar maxa laga wada wll

  • @mariafarah1749
    @mariafarah1749 2 ปีที่แล้ว

    Her Voice🥹 mash allah

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 ปีที่แล้ว

    Khamiir waa msxay??

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 2 ปีที่แล้ว

    Kastar wa maxay?

  • @HM-fl1op
    @HM-fl1op 2 ปีที่แล้ว +1

    Mufo turki noso samey abayo

  • @ummukhalid3098
    @ummukhalid3098 2 ปีที่แล้ว

    🤩🤩🤩 aha kuliyatu naxal

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว

    2:10 kastar wxa ladhaha?

  • @amiraabdi247
    @amiraabdi247 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo suad , subaga bluebandka miyaaa

    • @cookingwithsuad
      @cookingwithsuad  2 ปีที่แล้ว +1

      Bluebandka wa isticmali karta qali

  • @derejoart1602
    @derejoart1602 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran xbbtiyey rootidan wan radin jiray 😢

  • @ahmedmire7565
    @ahmedmire7565 2 ปีที่แล้ว +1

    Nakpsjaayisaaaaaa

  • @bahjainaadahir6314
    @bahjainaadahir6314 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid abayo manta ku afuraya I.a🥰🥰🥰

  • @abtimuumin3263
    @abtimuumin3263 2 ปีที่แล้ว +1

    subag caadiya malagu dari karaaa

  • @suadabdi2101
    @suadabdi2101 2 ปีที่แล้ว +2

    Gastar waaa maxay abayo

  • @muniramaxamed2836
    @muniramaxamed2836 2 ปีที่แล้ว

    Abyo kastaar max la dha isga lan lam sameyn karo miya pls jawb wlshy qli

  • @barwaqoahmed7857
    @barwaqoahmed7857 2 ปีที่แล้ว

    Wllo kasdar ka maxada ka wadaa

  • @smiiemedin8449
    @smiiemedin8449 2 ปีที่แล้ว

    Bikeeriga aad wax kuqiyasaysid halkeee laga helayaaaa abayo

  • @farhia6492
    @farhia6492 2 ปีที่แล้ว

    Abayo farmajadas qasab miya mise mid walbo sticmi kara

  • @axmadxashi734
    @axmadxashi734 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo kastar ma heystee LA aantii mala sameyn karaa muhiim bay ii tahey

  • @ahmedmire7565
    @ahmedmire7565 2 ปีที่แล้ว

    Taipraz

  • @najwamuuse705
    @najwamuuse705 2 ปีที่แล้ว

    Kastar waaxay

  • @macalimaadxaliiso2192
    @macalimaadxaliiso2192 2 ปีที่แล้ว

    Be blessed

  • @kaalochanaal244
    @kaalochanaal244 2 ปีที่แล้ว

    Farmajuhu wa mxay?

  • @drnehabashir8579
    @drnehabashir8579 2 ปีที่แล้ว

    waxaa korka ka dareso waxay abayo

  • @xidigtaqarson9259
    @xidigtaqarson9259 2 ปีที่แล้ว

    Wll anigu farmojo ma aqaaniye bal magicisa caadiga isoo sheega hargaysa joogaye

  • @sagalinaahmed2839
    @sagalinaahmed2839 2 ปีที่แล้ว

    Sis caanaha ma qandac baa mise qabow jwb please

  • @kaldeeqakaldeeqa6545
    @kaldeeqakaldeeqa6545 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo maxay thy

  • @dakanefarah9368
    @dakanefarah9368 2 ปีที่แล้ว

    Yow!!!
    War gabdhu ma laqabaa

  • @عاءشةحسين-ض7س
    @عاءشةحسين-ض7س 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo kastar waa maxay ma labeniyad baa ma'an fahmin taas

  • @nastehaabdirahman4290
    @nastehaabdirahman4290 2 ปีที่แล้ว

    Qofka I dhaamo ha ii sheego wlalayaal canahan ayago adag lee arka see loo jicinkara saa Dusha ugu shubo mala dhalalinaya iso jwba plz

  • @aizaana7031
    @aizaana7031 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo burka ma kan bakingnka leh baa mise waa kan aan lahayn bakingka ee plainka ah

  • @layalimohamed4808
    @layalimohamed4808 2 ปีที่แล้ว

    abayo mahadsanid foornada meqa daqiiqo bu ku shidnaaa kahor inta aadan burka galinin

  • @ghazalkhara7864
    @ghazalkhara7864 ปีที่แล้ว

    I don’t know thish language pls English writing