4 KIILO KASHAATO SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO 👍 MACMACAANKA CIIDA🌙

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 98

  • @fadumaxaji9059
    @fadumaxaji9059 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah

  • @waliya572
    @waliya572 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ascww abayadiis diabetes Ayan ahay sokorta stevia ma istiasli karaa quraxeey iso jawaab sister jizakaluhum qeer 🎉❤

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah noo so badi abaayo qamar saa u fahamsineysid dadka maasha allah jazaakallah qeyr

  • @hiboahmed8597
    @hiboahmed8597 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah 😊thank you mcnto
    Sida mar kasto wax qurxan noogu so bandhigto ❤

  • @aamina1247
    @aamina1247 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah Tabaaraka Laah❤. Abaayo Adiga oo Raali Ah, Dabka Maloo Gaabinaa? Meeqa Daqiiqo Dabka Saarnaanaa.

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah tabarakalah Ramadan mubarak caafimaad ku cun qaali dumar ❤

  • @MaryanRuun-hv3ok
    @MaryanRuun-hv3ok 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah tabarakallah wan ka helnay mcny no so badi sidaa no jeceshahay ka daran anaga ku jecel qamar Binti amiir jazakallah qeyr xppti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah ❤️ abaayo qamar
    Jizakalaa alle gacantada ha kuu
    Barakeyo

  • @HooyoHideaiyoDhaqan
    @HooyoHideaiyoDhaqan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxan ka bartay Qubo Caano waxan leyah channel TH-cam Waa soogashatay thank you 😊 habiibti ❤mashallah keep 💖 up

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤

  • @waliya572
    @waliya572 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sisinta no sameey iyo icun iyo buskut quraxeey qeer Allaha ku siiyo amiin

    • @sacdiyosacdiyo8904
      @sacdiyosacdiyo8904 8 วันที่ผ่านมา

      Hhjuuiuhkj
      😢😢😢😢😢😢😢😢cgggtt
      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ggttyttr

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah illahey haku barakeeyo wllhi anoo like kuu saarin makatago waxyaabo badan kaa faiday shukran xapiipti

  • @israahooyo8401
    @israahooyo8401 5 หลายเดือนก่อน +1

    Markasto waku duceeya kashatada adiga kaa bartay queen qamar 🎉🎉🎉❤

    • @nastexoshooble6824
      @nastexoshooble6824 16 วันที่ผ่านมา

      Abyo qunbaha sidaasa intee ka helana igu caawi

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah tabaarakallah alaha idin xifdiyo qaali qurux badan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 5 หลายเดือนก่อน

    Qamar illaahay haydon xafid o wllo 💚🤍❤

  • @nasraahmed9783
    @nasraahmed9783 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah abayo gacmahaga alle haku barakeeyo iyo maskaxdaba

  • @drshani4878
    @drshani4878 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah gacanta allah kuu barakeeyo abyo

  • @fartunsayid2213
    @fartunsayid2213 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah qurux abaayo qeer alahakusiiyo waxbadan aan kaafaaiide jazakalaahu qeer ilaahey dartiis aanbakuujeclahay janada halagaajeclaado amin❤

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 5 หลายเดือนก่อน

    Qumbaha na tus adiga maa samaystay mise isagoo diyaaraad soo iibsatay jasaakallah Noosa faaidee

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah qamar bint amiir 🥰🥰😍😍😋😋😋

  • @umradwan4080
    @umradwan4080 5 หลายเดือนก่อน +1

    mashalaah aniga laagta waakuusaaraa markasto waxban aankuguxiranahy

  • @maryanahmed3233
    @maryanahmed3233 5 หลายเดือนก่อน

    masha allah abaayo gacmahaga alle haku barakeeyo❤️

  • @RiyaqcabdiraxmanCabdile
    @RiyaqcabdiraxmanCabdile 5 หลายเดือนก่อน

    Walashey macan aad ayaan ku jeclahry

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 5 หลายเดือนก่อน

    Allah kubarakeyo qumbahawake makilasameyo africa mise ka diyar supermarket

  • @AKAz369
    @AKAz369 5 หลายเดือนก่อน

    Tv was LAGA sari karaa❤❤

  • @safaam6848
    @safaam6848 5 หลายเดือนก่อน

    Asc kashato haa dhixin waa qubo kashato waa waxa kale xabibi kashato hadi rabto waa bur iyo sukar iyo ukun iyo suwak iyo cano isku qas iyo waxa yer binkipowdar iyo vanil markas sidi oo qubo ama uu gogoy salid ku duub Mashallaha ayuu kuu noqan lakin reer xamer aniga ayaa ahay qubo kashato ha dhixin waa ku salamey

  • @Xaliimodaauudcali-qg9ji
    @Xaliimodaauudcali-qg9ji 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs masha Allah keep going my dear sister

  • @nimoismail9750
    @nimoismail9750 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @roowdaahmed6137
    @roowdaahmed6137 5 หลายเดือนก่อน

    Gacantada allaha ku barakeyo❤

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 5 หลายเดือนก่อน +1

    Iiso duceeya in Alle I cafiyo 😢

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah qumbaha kan said budada ah miyaa kan xoogaa taagtaagan

  • @mariazein2176
    @mariazein2176 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah ❤

  • @HooyoHideaiyoDhaqan
    @HooyoHideaiyoDhaqan 5 หลายเดือนก่อน

    Salam sister wakhati badan baan Ku daawanayay aad baan u xiiseeya your channel, waxan ka daawad tv ga waan ku saara the like 👍ta waxan hada ka maqal in aad dhahad tvga like 👍 lagama sarikaro aanigu waxaan ka daawad the tv waan Ku saara so waalag sarikaraaa abaayo

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alaah qamar bintu amiir❤❤❤❤❤❤

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuu cafiyo cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto keep going

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ qamarey qalbi saafi aqwan wa ku saari ani like kkkkkk sisin kor hadiin ugu daadiyo ka waran kashatada maasha allah qurux waaye wlshy mahadsanid

  • @ZeenaSaeed-pd7nc
    @ZeenaSaeed-pd7nc 5 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن حبيبتي الله يحفطيش

  • @ju4965
    @ju4965 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijamuhammed3584
    @khadiijamuhammed3584 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa mahadsantahay abaayo❤

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 5 หลายเดือนก่อน

    What's ghuubey floor or something else i know somalie waqoyie. Watching you from London . I love it yor video. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @user-pd9tb5pj3j
    @user-pd9tb5pj3j 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @halimamohamed2283
    @halimamohamed2283 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah

  • @Soomali289
    @Soomali289 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah ❤

  • @sawdaali-ol7sj
    @sawdaali-ol7sj 2 หลายเดือนก่อน +1

    islaan tahee macmacaan jecelidaaH ilkaha ku madooobaanaya iska daah raq tahee midna nooma fududa ziZ

  • @shamsoomar76
    @shamsoomar76 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah kurux

  • @user-dd9vh6iy5k
    @user-dd9vh6iy5k 5 หลายเดือนก่อน

    Ma sha Allah abaayo mahasanid waxa badan baan ka faaiday

  • @user-xg3nt3jy3m
    @user-xg3nt3jy3m 5 หลายเดือนก่อน

    Allahuma baarik ilaahey haku xafido xbbti

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks Abayo ❤❤❤

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 5 หลายเดือนก่อน

    You are the beste sis❤❤❤❤

  • @fadumoadawe4609
    @fadumoadawe4609 5 หลายเดือนก่อน

    Shugran jisakalahu qeran mcnto waxa badan ay ibatay

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allow ku barakey qaali

  • @fadumoadawe4609
    @fadumoadawe4609 5 หลายเดือนก่อน

    Asc cadey qubah midkewae midka shidan mise midka furfinan

  • @RiyaqcabdiraxmanCabdile
    @RiyaqcabdiraxmanCabdile 5 หลายเดือนก่อน +1

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 5 หลายเดือนก่อน

    Iisoo duceeya walaalayaal waa bil ramadaane inuu illaahey guur qeyr qaba ii saqiro

    • @maryanabdi6251
      @maryanabdi6251 5 หลายเดือนก่อน

      Mashallah ❤❤❤❤🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallh shukrn

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 5 หลายเดือนก่อน

    Qamar waxan ku wedding qubaha ma Shirley mise sidiia

  • @FaadumoAadam-qo7cr
    @FaadumoAadam-qo7cr 5 หลายเดือนก่อน

    Shugran qaali from Holland ❤❤

  • @abdikadir1855
    @abdikadir1855 5 หลายเดือนก่อน

    Kwrn Hadii Hayl tuman lagukariyo wllo🤔

  • @istarabuukar6671
    @istarabuukar6671 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah abayo waa kahelaa aniga❤😊

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 5 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉mesha allh naag nool

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allaaha ❤❤

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo colour ka malaga helaya supermarkets

  • @hibaaqahmed7238
    @hibaaqahmed7238 3 วันที่ผ่านมา

    😮

  • @sabahatahmed3424
    @sabahatahmed3424 5 หลายเดือนก่อน

    How many minutes

  • @niciimaabdirahman9174
    @niciimaabdirahman9174 5 หลายเดือนก่อน

    Qunbaha maadaa samaystay mise waa la iibiyaa

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 หลายเดือนก่อน

    Like ta ku aruuriya Ina Amiir thanks a lot

  • @KhadijaAbdullahi-dh5fr
    @KhadijaAbdullahi-dh5fr หลายเดือนก่อน

    Qaedasta aluminium miyaa

  • @naimariyan5086
    @naimariyan5086 หลายเดือนก่อน

    Qumbo diyaarsan maa jiro mise ina hoolo wye

  • @fadumoxasan888
    @fadumoxasan888 5 หลายเดือนก่อน

    Qumbaha midka aadka u shiidan miyaa abaayo?

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaah MashaAllaah ❤❤❤❤❤❤

  • @nasrinnalka880
    @nasrinnalka880 5 หลายเดือนก่อน

    Tv like wa laga sarı Kara ana hada oo ana kasaro liketa❤

  • @Hafsa17-C
    @Hafsa17-C 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤❤

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 5 หลายเดือนก่อน

    Mais allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋🌹🌺

  • @deeqohabbad42
    @deeqohabbad42 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqashariif1439
    @deeqashariif1439 5 หลายเดือนก่อน

    Qumbo caano soo geli abyo

  • @khadijaosman2016
    @khadijaosman2016 5 หลายเดือนก่อน

    Mah allh

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo noosoo sameey lowska iyo qunbaha leysku karinaayo midka reer mombasa raha cunaan 😊😊

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 5 หลายเดือนก่อน

    Qamar koleey 😂😂😂

  • @fadumomohamed49
    @fadumomohamed49 5 หลายเดือนก่อน

    Kilo sokor iyo labo bakeri qunbo

  • @habibaabukar5899
    @habibaabukar5899 5 หลายเดือนก่อน

    Iska amow lee ifudud

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 5 หลายเดือนก่อน

    250 gram cunbo meeqo kob sokor Aan kusameyn kara

  • @Maxamedxassan-r3i
    @Maxamedxassan-r3i หลายเดือนก่อน

    Mashaallh

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤

  • @aminadiamondbaristateofficial
    @aminadiamondbaristateofficial 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Mashallaah

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-mx6zm3fv8z
    @user-mx6zm3fv8z 5 หลายเดือนก่อน

  • @umuramla5750
    @umuramla5750 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤❤❤

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha. allaha. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @rahmomohammed9496
    @rahmomohammed9496 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤