Doonta ayaa biyo nogu soo galay dadkina waa diideen in aan laabano! Maxey qiso taal aduunka Sharmake

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @hamdiahmedabshir8671
    @hamdiahmedabshir8671 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah wall horomar wacan noso badi fidiyowyadaan iyo kunolansha ha fiilan warbixino kusobsan qofka imada fiilan

  • @ees__poy2972
    @ees__poy2972 2 ปีที่แล้ว +2

    zxb waan ka qaday salaamta

  • @ees__poy2972
    @ees__poy2972 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb horey uu soco

  • @somali1-
    @somali1- ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan wa isla jirney sxp noolow germany baa jooga anigana

  • @abdirahmanyuusuf5296
    @abdirahmanyuusuf5296 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi izmir basmane ninki soo maray ayunba granaya ilaahayba iso dhaafiyay alx

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 ปีที่แล้ว

    Part 3 aawey wll

  • @KuncilAdow
    @KuncilAdow 16 วันที่ผ่านมา

    Wlhi malinkas mahimamaye 😢

  • @MaxamedGreen
    @MaxamedGreen 5 หลายเดือนก่อน

    Ala qosol badana😂😂😂😂

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro qaaaali

  • @xiddigxuseencabdi3147
    @xiddigxuseencabdi3147 2 ปีที่แล้ว

    Feer duuban kulaha 😃 😀 😄

  • @xidigatrt1651
    @xidigatrt1651 2 ปีที่แล้ว +1

    Qeebtii 3 aad my sxp

  • @JamaalcusmaanJamaalcusmaan
    @JamaalcusmaanJamaalcusmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Leen beec ah masheeki kartaa

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Ya raaaaabi adiga awoda iska leh soomaali dhiibka heesta ayaaga isku keena

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 ปีที่แล้ว +1

    wagii wadanka dagaal ka socday ee 90s ee qabiil qabiil la isku laynayay waan fahmay haduu qof dhibkaa marayo inuu naftiisa badbaadsho, lakiin maanta oo dowlad noo dhisan, oo meela badan la adi karo, ama nolol laga sameyn karo muxuu qof dhibkaa u marayaa oo naftiisa u cadaabayaa ma fahmi karo.

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 ปีที่แล้ว

      Sxb hadaa adiga fursad shaqo heysato dadka dhan ma heeystaan

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 ปีที่แล้ว

      @@habilgaraad2441 fursat shaqo maxaa u taqaanaa, fursat shaqo office la fariisto ama madax la noqdo ma aha, waa Malaay aad bada kala soo baxdo aad gado, waa beer aad abuurto aad gado miraha, waa geed aad soo goyso oo miis ama kurso aad sameyso aad gado, waa cunto aad kariso aad gado, iisheeg waxaa waxaas u sameyn karin? Nin ka raga waa kii isku filan oo nolol maalmeedkiisa soo saaran karo

    • @salebanibrahim4771
      @salebanibrahim4771 ปีที่แล้ว

      @@defensegeneral9893 habarfadhida lagdeni wax uga fudud beertu aduun maany ubaahnayn

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 ปีที่แล้ว

      @@salebanibrahim4771 Tahriibkabo aduun buu ubaahanyahay, qaar baa $5000-$10000 ku bixya

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtakale so daaya

  • @clraxinmohamed5944
    @clraxinmohamed5944 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi war bixin fcn waye zhp nosoo badi

  • @mohamedyussuf5545
    @mohamedyussuf5545 2 ปีที่แล้ว

    Waa beenti 4km iskuma jiraan xeebaha Grecee ga iyo turkey 🇹🇷 ugu yaaran Waa 20 ilaa 25km oo bada qiyaasti 👎