Maydhaxdu way kala macaantahay hadalkuna wuu kala wanaagsanyahay waa qof daacad ah oo jecel in aan walalo ahaano aduun iyo akhirana aan wada badbaadno allow qabriga uwaasici janatul firdowsana gali
Ilaahay ha unaxariisto sheikha, Waa talo fiican, halawada hadlo hadii la isfahmi waayo ha laisku cudur daaro. Hadii la isfahmi waayo sheikh walba ha cadeeyo wuxuu qabo, markuu ka hadlaayo kuwa kalana hayiraahdo, walaalaheen saas ayee qabaan, anaga kuma raacsanin sababtana waa saan iyo saan والله اعلم, Intaas maxaa ka qurux badan. Waa khawaarij waa Mishrik maxey noo tareysaa? Aniga salafi ayaan ahay masaajida suufiyada hadey salaada igu ag qabato waan kutukadaa haduusan qabri ku hor yaalin. ولا تنازعو فتفشلوا
Allaha uu naxarisato sheeq cisman xidig aamin aamin aamin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴
MASHA’ALLAH Talo Qiimo badan ayuu jeediyay,JAZAKALLAHU kheyr.
هذا الكلام كلام الكريم جزاك الله خيرا
Alaha unaxariisto sh cismaan waana iska daacad wuxuu diinta ka fahmay iyo odotimadiisa
Lkn kuwa culimada sawirkooda saaraya shaashada dan kalay leeyihiin waxayna fool xumaynayaan Naseexada sheekha waxan leenahay dadka ka ganacsada umada isku dirkooda khilaafkooda( allaah )ha ka baqaan (subxanahu watacaalaa)
Amin
❤❤❤❤❤
Awow sheikh cusmaan wali ayuu ahaaa ahlu kheer ka Raliyalaahu canhu
اللهم إغفر له و ارحمه و وسع مدخله واكرم نزله يا ارحم الراحمين
هدا الكلام كلام القيم
ماشاء. الله
Maydhaxdu way kala macaantahay hadalkuna wuu kala wanaagsanyahay waa qof daacad ah oo jecel in aan walalo ahaano aduun iyo akhirana aan wada badbaadno allow qabriga uwaasici janatul firdowsana gali
Amin
Shikhana allah ha unaxariisto danbigiisana allaah hadhaafo
m.a
allah haw naxaristo shekha
Sheekha allaaha unaxaristo
Maasha allaah hadalqiima leh iyo talo wanaagsan
Allow unaxariso
Mabajirijirin nagadaa
Waxaan rajeynaa taladaas sh khu noosheegay dadkashaqey siiya inlahelo
Sawirada culuumada kale iska dhaafa Aunaxaristo sheekhu talada islaam odhan ayu u so jeediayay
Sheqa Allaha unaxaristo...lkn dadkaan uu lahadlaya madhowa
Ilaahay ha unaxariisto sheikha, Waa talo fiican, halawada hadlo hadii la isfahmi waayo ha laisku cudur daaro. Hadii la isfahmi waayo sheikh walba ha cadeeyo wuxuu qabo, markuu ka hadlaayo kuwa kalana hayiraahdo, walaalaheen saas ayee qabaan, anaga kuma raacsanin sababtana waa saan iyo saan والله اعلم, Intaas maxaa ka qurux badan. Waa khawaarij waa Mishrik maxey noo tareysaa? Aniga salafi ayaan ahay masaajida suufiyada hadey salaada igu ag qabato waan kutukadaa haduusan qabri ku hor yaalin. ولا تنازعو فتفشلوا
Waana layeelikaraa hadii sidhaba loohadlo