Arinkii diinta ka soo degtey ee aheyd in la barax tiro towxiidka iyo Alle Raxmaana awoodihiisa inaan cidna maqluuqiisa lala simi karin Lana wadaajin karin cibaadada, baryada, iyo gowraca intaba, Illaahey ha soo hanuuniyo, Allaah ku barakeeyo sheekh Umalow xaqa aad u taagan tahey , Subxaanallaah
Alle ha xafido Sheekh UMal iyo culimada kale ee la midka ahba
Allaha cimriga haku dheereyo waxad Ka mid thy indhaha umada soomaaliyeed ❤❤ sheikh Umal
Amiin amiin
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤
runbadana sh mohamed abdi umal Allah hifdiyo ilmgisa iyo arurtisa
M. A. Allaha xifdiyo she qayna maxamed cabdi umal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Baarakalllah sheikhanaa❤
Sheekh Umal Allah Haa Ku xifdiyo
Allahayow noo xafid sheqena umul❤
Sheekh umal dadka qaar waxay ku nicib yihiin runta
Illahaay ha xafido culimada
Arinkii diinta ka soo degtey ee aheyd in la barax tiro towxiidka iyo Alle Raxmaana awoodihiisa inaan cidna maqluuqiisa lala simi karin Lana wadaajin karin cibaadada, baryada, iyo gowraca intaba, Illaahey ha soo hanuuniyo, Allaah ku barakeeyo sheekh Umalow xaqa aad u taagan tahey , Subxaanallaah
نسأل الله أن يغفر لشيخنا محمد ويجعل مثواه الجنة ويجمعنا وإياه في دار كرامته
فقد أدى ماأوجب الله عليه من ذب الشريعة وأهلها فجزاه خيرا
ماشاءالله
بارك الله فيك ،وصان لسانك من كل سوء ومكروه
Maqnsha allaah ilaahaw noo xifdi sh maxamed umal oo nooga diigaya shirkiga soomaalidu wsxaasay diiin ka dhigtan
حفظك الله يا شيخ
Mansha allah❤
wan salamaya sheikh umal
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
عامل الله لك بما استحقت
5:39
عامل الله لك بما استحقت یا أمل
6:44
سبحان الله
Sh umul waa libaax caadi ah
Scw❤ nabiga scw waanu jacelnahay Lkn asaga.nagu yiri qofki iso raaca wu toosay kii diidana wuu qasaaray
Marka suufiyinta jacaylki Nabiga scw kubadan lkn jacaylkaas inee been kasheegan Ama asaga alle ka soke marsadan ma ahan alle Ayaa mudan in labaryo latala saarto sunadii nabiga scw ❤Aan uraacno
Waa khalad wayn ee Allah xaqa ha fahan siiyo
❤❤❤❤
Illahaay ha no xafido culimada
Scw scw scw laakiin aaway Allah?
😢😢😢
Whaabi faa'ido malahan
horta marka hore u tacsiyey qofka muslimka ah ileen umadda muslin eee ahlu sunah waljemiica wayy sheikhnena shikh Cismaan xidig رحت الله تعالى
runta qaado ama katag, adigey kuutaalaa sxb
Shiiqa hadii uu yiri shirkiyaad ayaa ku jira micneheedu waa gaal
Sheeq cusmaan xidig
Shekhow markii abdirahman abdishakuur aad galeysiisey xadiith u sheegay dartii maxaad u xasuusan weysey arinkan maxaad u wareysan weysey wadigii laboodey gaaleeysiiyey
asc suufiyadu wabeenaale yaal khaladad ma aha ee waa shirki baryo adame caabudid dad dhintay gaalnimo aya kabuuxda dhaxdoda xaqiiq ah
نور إبراهيم
Cadaaadu waxay keeneesaah in ladilo. Cidkasta oo si daa udhaqantana sixun looladhaqmo dameerka culumada caayaya
Hal mar xita allaha unaxariisto shekha afkiisa kamaso saarayo waa dhaqanka wahaabiyada subxanallah
Ninka nabi muxamad gargarsanaya o Allah gargarsan wayay ma lo duceya?
Allah ayaa naxariista Sheekhu waxba kuma kordhin karo waxna kama dhimi karo
Sheekh ha ka soo hadlo schoolada kenya arday hortoo dhaqan xumada lagu sameeynayo mise arin la aan laga hadli karin
Marba mawduuc ayaa laga hadlaa ee hadda faham waxa laga hadlaayo
@@samowsamale3490 maduucas waa xasaasi ayago ka haflaya ma arkin sanado badan dhaqan xumada arkay ma aqan inay arkane
@@zakarriyejaahilduug3454 hadaad meel la joogto u sheeg Insha Allah way ka hadli doonaan
Mhdsnd sheikh umal suufi benalayal waye bidco ah
Waxaba magaranayo kaalkan kan waaaa gaaal shaki Kuma jiro
Sheikhow kitab moba aerkiimiiii maaamustid
Adiga Yaa kuu xilsaaray eediisa khaainka
Namaste 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jacaylka nabiga kugu yar
Wahaabiya لادين له
Qabriga miyay cabudi laha yende 😂😂😂😂
أنتم تدعون الباب جهنم أو كما قال رسول الله رسول الله ورسوله
Beenaalayaal waate kuwa isku tilmaamy suufiyo iyo wax kale oo ay caabudeyaan cibaadada ale ayaa iska leh kawaana qaaata sh/umal u soo doceeya