Xaaskaga weysada mka jabisa?| Sheekh Cusmaan Xiddig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 113

  • @caliyareafgooye
    @caliyareafgooye หลายเดือนก่อน +10

    ilaaheey hau naxriisto kitaabkiisa gacanta midigta ah alle haka siiyo aamiin aamiin aamiin

    • @QaasimAli-u8v
      @QaasimAli-u8v หลายเดือนก่อน

      Aamin yaa rabbi 🤲

  • @user-mb2vq2fn5f
    @user-mb2vq2fn5f หลายเดือนก่อน +9

    Daliil ma jiro,
    Rasuul kaa yidhi ma leh ,
    Ilaahay baa yidhi ma leh ,
    Madhabteena ayaa sidaasi ma diin baa,
    إتبعوا ما أنزل إليكم من ربكم ولا تتبعوا من دونه أولياء.....

    • @abdifatahbarre849
      @abdifatahbarre849 หลายเดือนก่อน

      Runtii qofka inuu kagaabsada waxii uusan aqoon ulahdyn ayaa wacan.
      Sida kacad qoraalkaaga micnaha Mathaahibta afarta maadan fahmin.
      Waayo quraankii iyo sunadii nabiga dhinac ayaa kadhigtay, mathaahibtiina dhinac ayaad kadhigtay, sida iyada ooy colaad kadhaxeyso.
      Aniga waxaan kula socodsiin inuusan jirin math hab kitaabka iyo Sunada nabiga wax kabaxsan keenaya.
      Dhamaantood axkaamta kutaal waxaa laga soo wada saaray kitaabka iyo Sunada.
      Sidaad lasocota canuga yar haduu dhasha cad ama waslad hilib laguma bilaabo ee caano ayaa lagu habaa, kadibna wax dabacsan ilaa marka danbe hilib cun uu gaaro.
      Mathaahibta waa sidaa, waxaa loo fududeeyay dadka barashada diinta, Marb heer ayu ardayga mari isaga oo kitaab qaadanaya ilaa marka udanbeysa uu utaga kutubta math habka oo xukun kasta ama mas,ala kasta marka uu sheega daba dhigaya aayada iyo xadiith ka laga keenay.
      Baadhitaan samee oo bal isku day inaad baadho ama weydiiso arinka inuu sidaa yahay ayaad soo ogaan inshaa Allaah.
      Anigu sheekhaan aqoon Uma lilhi laakiin waxaan kuu hubaa dhamaan arimaha uu ka jawaabay iney aayada iyo Axaadiith kuwada qotomaan.
      Marka laga reebo xukunka uu ka yidhi masaafada.
      Iyada qaabka loo weydiiyay iyo jawaabta uu bixiyay isma lahaan, siduu ufududeeynayan maahan.
      Mahadsanid

    • @Masago2025
      @Masago2025 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaaba cajiib ah kitaab leyska allifahaa diin cusub,nabi cusub yaab ...1 mug xataa qallalah,,qalla rasuul majirto af somali qaleyl ah diin nooga dhigeen

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم أنا نعوذ بك من علم لاينفع ومن قلب لا يخشع ومن نفس لا تشبع ومن دعوة لا يسمع!
    Dad badan ayaa sheegtay ineey imaam Ashafici raacsanyihiin balse markaad fiiriso dhaqankiisii iyo fahankiisii khilaafsan!

    • @FahadHussein-mx4di
      @FahadHussein-mx4di 22 วันที่ผ่านมา

      wax daliil ah lagama haayo sheikha waa dhibaato

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ayaa mahad iskaleh oo kani umada dhaafiyay laakin wuxuu katagay kuwa badan oo faafindoonaan qaladaadkiisa. Waryaada suufiyaay shiikhiina warkiisa ubandhiga kitaabka Allah iyo sunnada Nabiga sallaahu calayhi wasallama.

    • @AbdirahimAhmed-tw3sz
      @AbdirahimAhmed-tw3sz หลายเดือนก่อน +1

      Alle ka xishoo jaahiloow.

    • @abdulrazakahmed9203
      @abdulrazakahmed9203 หลายเดือนก่อน +1

      Waad isqabsa doontaan adiga iyo isaga qiyaamaha Ilaaheey idan kiis, mana Noolo oo cafis ma weydiisa kartid!!!

  • @SakariyeYare-ut1eh
    @SakariyeYare-ut1eh 22 วันที่ผ่านมา +1

    Sh qeyna waanjeclahay ilaahay ha unax riisto

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน +9

    Masalada masaafada been ayuu ka shegay xataa xadiiska rasulka scw scw scw muu soo qaadan kaasoo ah ( nikaax ma jiro weli la,aan ) inanta lala baxsadey oo aabaheed bixin meher qaban maayo suufiyada inkaar bey qaban umada allah ha idinka qabto markasta uu jawaabayo nabiga scw scw scw wuxuu ka horeysiinayaa shhafici subxanallah sidaas miyuu dad sheekh ugu ahaa allah ayaa xisaabin

    • @abdullahiabdidhugad197
      @abdullahiabdidhugad197 หลายเดือนก่อน

      Diinta baro dhaq dhaq looma baahnee.

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน +2

      @@abdullahiabdidhugad197 jahilnimada waa waxa lagugu qufuley nabi muxamed scw scw scw marna muu soo qaadin kaas ayaa sheekh kuu bal ii sheeg jaahilow nabi muxamed scw scw scw iyo shaafici keebaa inla raaco ah shafici ayuu ku tasbiixsanayaa hadalkii nabi muxamed scw scw scw ee waxyiga ahaana waa is diidsanayaa hakugu taagnaado suufiyow

    • @c.m.g3802
      @c.m.g3802 หลายเดือนก่อน

      Horta weli matQaan macnihiisa wahaabiyow

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน

      @@c.m.g3802 miskiin jaahil ah aanku baro weliga kow waa aabo laba waa awow sadex adeer afar wlaal intaa hadii la waayo qadiga maxkamada ayaa meherinaya masaafo iyo qudbo siro sharci maaha waa xaaraan anagoo u eegayna xadiiska rasulka scw scw scw hadaad masaafo wax ku cuntey ama qudbo siro waar iska celi intaad nooshahey

    • @husseinmahad5576
      @husseinmahad5576 หลายเดือนก่อน

      Suufiyey shiikhiina wuugafa Allah ayaana umada dhaafiyay.

  • @ismailabdikadir5593
    @ismailabdikadir5593 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u naxariisto Sh. Cusman Xiddig, waxna wuu haleeli karaa, waxna wuu qaldi karaa.
    Masaafada waa arrin uu khilaaf ka taagan yhy, dhallinyaroow xalaasha cad ee uusan muranka ka taagneyn ku dhista guryihiinna.
    Anigu Shaafici baan ahay, lkn Wallaahi guurkeyga kuma dhiseen masaafo, qof aan jeclahayna masaafo kulama taliyeen.

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 หลายเดือนก่อน +2

      Masaafo: ayadoo albaabka kasoo geli kara maxaa daaqada kuu geeyey,

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน +1

      Hal booli ah sheikhow nirig xalaal miyey dhashaa ,sheikhow gabadhu weli la,aan miyey caqadku dhacayaa oo ay meher samaysaa ?

    • @Abdiwahab_abshir
      @Abdiwahab_abshir หลายเดือนก่อน +1

      AUN shiikha lkn Masaafadu ma banaana gabarna bilaa wali lama mehersan Karo

  • @MahadSuroow
    @MahadSuroow 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaah ha unaxarito shiiqeena

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n หลายเดือนก่อน +3

    Allah unaxariisto Sheekh Cusman Xidig.

  • @UgaasCafif
    @UgaasCafif 22 วันที่ผ่านมา

    اللهم اجعله من السبعين ألفا الذين يدخلون الجنة دون حساب ودون سابقة عذاب

  • @Xasan.muxumad.maxamadsuubiye29
    @Xasan.muxumad.maxamadsuubiye29 29 วันที่ผ่านมา +1

    Naxaris jamat alowsii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muriidicalifaqi25
    @muriidicalifaqi25 หลายเดือนก่อน +5

    Allah u naxriisto shiikha, sheikhena , sheikh cusman xidig. Bacdigisa allah mana fitneyo

    • @Mazim107
      @Mazim107 หลายเดือนก่อน

      Amiin🤲🤲🤲

  • @axmedmaxamud9919
    @axmedmaxamud9919 หลายเดือนก่อน +2

    Alle wayne ha unaxariisto imaamkeena
    Sheekhu boqolkiiba boqol sisax ah ayuu uga jawaabay

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq หลายเดือนก่อน

      Waa siday kula tahay laakiin kulli waa wax khilaafsan sunnadi nabiga

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay haka cafiyo Nabiga صلى الله عليه وسلم ayaa lagaga dayanayaa haddii aad daliil haysaa inaad sheegtaa bay ahayd haddii aanad haynin aad iskaga aamustaa laakiin adiga xuja haysanin aad xuja ka dhigataa lama.yeeli karo oo hadalkaaga kaliya daliil ka dhigataa wax soconayaa ma aha

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah allaha haku naxariiso 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CabdiSamad-xe6jz
    @CabdiSamad-xe6jz หลายเดือนก่อน +4

    Alah ha unaxaristo

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 หลายเดือนก่อน +2

    Qunuud hadii lagataga sujud sahwi aya lalaiman kulaha

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 19 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah waxan ma fadwaa mise waa ciyaar ciyaar yaa Allâh noo Naxariisoo

  • @liibanhasan5714
    @liibanhasan5714 หลายเดือนก่อน +3

    Allh ha uu naxriisto 😢

  • @user-hg4ic9rd8t
    @user-hg4ic9rd8t หลายเดือนก่อน +2

    Jasaka allah allow kuunaxriisto

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m หลายเดือนก่อน +2

    Bismilah unAxariisto sheekha😊❤

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 หลายเดือนก่อน +9

    كيف يصح نكاح المسافة والولي شرط من شروط النكاح وقد سرقت البنت من أبيها؟! يوجد في كل كتاب فقه من كتب الشافعية أن الولي شرط وأولياء المرأة هم عصبتها.

    • @Bashiirbashka143
      @Bashiirbashka143 หลายเดือนก่อน +1

      Haa lkn sheekhu wuxu yidhi shuruuda nikaaxu haduu buuxsamo.guurka masaafadu waa ansaxayaa

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 หลายเดือนก่อน

      Masaafa waxaa looga jeedaa in waligii laga qariyo nikaaxa xagee shardigi ka imaanaa​@@Bashiirbashka143

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq หลายเดือนก่อน

      Shuruuduu buuxiyayay maxay tahay waligii ayuuba kabaxsaday hadalka wadadku isagaaba isburinaya

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 หลายเดือนก่อน

      Wax jira maaha​@@Mustafa-ty8tq

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali หลายเดือนก่อน

      Ikhyaaray hada shabaab gabdhaha waa iska ka xaystaan. Shuruuudii culumadoodu sheegi jireen meeday ileen waa naqaan aas-aaska caqiidadoodee!!!!?

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha allh shekhena alle habarakeeyo diinta meel weyn ayuu kagaaray

  • @IBRAHIMMOHAMUD-ly6db
    @IBRAHIMMOHAMUD-ly6db 24 วันที่ผ่านมา +1

    شيخ الإسلام شيخ عثمان حدغ اللهم نور قبره

  • @ciisecabdi3015
    @ciisecabdi3015 หลายเดือนก่อน +1

    Alla yaraxma❤❤
    Sheikhul islaam

  • @ayaanabdideeq
    @ayaanabdideeq ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh allaha kubarakeeyo🤲🥺

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 หลายเดือนก่อน

    ALLAHU AKBAR ☝️❤❤❤❤❤❤ SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 หลายเดือนก่อน

    Janatul fardowsa acla inasha alh shiiqena ale hakuwafajiyo

  • @saadaqsireed7905
    @saadaqsireed7905 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr shiiqeena

  • @shamsokhaliif3840
    @shamsokhaliif3840 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuu naxariisa

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha’unaxaristo jannatul fardowsa ha’geeyo Amiin

  • @Muqtarxsn
    @Muqtarxsn หลายเดือนก่อน

    Allaha ha unaxaristo

  • @xuseenqurux7658
    @xuseenqurux7658 4 ปีที่แล้ว

    masha allah shiiqa allaha barakeeyo

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 หลายเดือนก่อน

    Allha u naxaristo

  • @maariya3833
    @maariya3833 3 ปีที่แล้ว

    allaha barskeyo shekhyna

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว +2

    Masaafadu axaadiista rasuulka way khilaafsantay

    • @drfadumahassan3937
      @drfadumahassan3937 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa o axadiith aya kuso aroortay

    • @awaaare718
      @awaaare718 10 หลายเดือนก่อน

      @@drfadumahassan3937
      Maxay

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh sh cismaan

  • @abusafwaan1280
    @abusafwaan1280 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha inaga. Qabto oo hore ha udhintaankuwa. Shirkiga wada musrikiintu naartay galayaa ee shirkiga aynuka dheeraano

    • @abdulrazakahmed9203
      @abdulrazakahmed9203 หลายเดือนก่อน

      Naar iyo Janno labadaba ilaahey ayaa sameestay cida oow gelaayane looma sheego Ee goaan keeda asiga ayaa gaaro, Ee adiga Naftaada u shaqeyso.

  • @AadanKusow
    @AadanKusow หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxristo😢

  • @user-cs5po4sp8p
    @user-cs5po4sp8p หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @SafiyoMaxamed-ix8wn
    @SafiyoMaxamed-ix8wn หลายเดือนก่อน

    Alahahakuunaxriisto

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 หลายเดือนก่อน

    Alla has raxma

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 25 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 หลายเดือนก่อน

    Unity of Muslims is important. Meeshas culeeyska halasaaro. Hadithyar yar oo ladaqayo mafiicno.
    Muslimiinta waa walaalo. Qabil qabilka xaraan waaye. Howshaas halaqabto.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ หลายเดือนก่อน +2

    Sidee ayuu ku ansaxayaa nikaax bilaa weli ahi ileyn arkaanta nikaaxa waxaa ka mida inuu weli joogo?

    • @user-mz4zn4st1k
      @user-mz4zn4st1k หลายเดือนก่อน +1

      Wax lala yaabo waaye. Gabadhiisa hadii la masaafaysan lahaa sidaas uma hadli lahayn.

    • @abdullahiabdidhugad197
      @abdullahiabdidhugad197 หลายเดือนก่อน

      Weliga Ayadaa Sameynsa karta Adeer Diinta hala Barto

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ หลายเดือนก่อน +2

      @abdullahiabdidhugad197 😅 what a joke iyada miyaa weli isku noqonaysa sidaa ayaad leedahay diinta hala barto waliba 😂

  • @xusniyareofficial7822
    @xusniyareofficial7822 หลายเดือนก่อน

    Masaafada iyo tan waysida wali kuma qancin jawaabta

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso หลายเดือนก่อน

    لا نكاح الا بولي وشاهدي عدلي . Xaggee laga maraa ar suufiyo qaab darannaa

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว +3

    لا نكاح الا بولي وشاهدي عدل
    Rasuulku wuxuu yidhi guur ma ansaxaaayo ilaa waligiidee iyo la maqkhaati mooyaane
    Markaa masaafadu ma banana wuxu diiday rasuulki laguma banaynkaro wax mad habkaari

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekha waxaa uu kaga jawaabay su aalaha si aan waafaqsanayn sunadii nabiga iyo quraanka oo khilaafsan marka cid kasta oo aan masalada baarin waa ku ceebawdaa fatwada ay dhiibayso waxaa lagaa rabaa Xadiith iyo Aayad ama ijmaac inaad soo guuriso

  • @user-mj9kh8vi6b
    @user-mj9kh8vi6b หลายเดือนก่อน +1

    لايصح النكاح بلاولي قال تعالى فانكحوهن باذن اهلن اما الزوجة لاتبطل الوضوء اللمس هوالجماع والله اعلم

  • @zainabbashiir3068
    @zainabbashiir3068 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaha

  • @cabdimahatmuxumed4501
    @cabdimahatmuxumed4501 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allah

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว +1

    Saxaabada cid luuqada ka taqaanay may jirin(المس)waxaa ibnu cabaas ayaa ku fasiray galmada lkn waay jiraa inay mas'alada khilaafku jiro

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน

    In aan la masaafayn wuxu yidhi meel laguma sheegin!!!!!
    Ha la masaafaysto meel lagu sheegay ma jirtaa!!!!

  • @abdirashidmohamed1358
    @abdirashidmohamed1358 หลายเดือนก่อน

    Dadka leeh xaaskadi weysadi wey kaa jebesi
    oo ay daliil kadhiqinayan
    Xaaska Nabiqa SCW,
    Haloo Gudbiyo

  • @alkahfiabuucabduraxmaanale4733
    @alkahfiabuucabduraxmaanale4733 2 ปีที่แล้ว +2

    War heedheh keen dheh adilada cadeynayaan in ay banaantahay , masaafada ,, waxaa kaloo idiinku darayaa ogaad diiteena in ay tahay diin nusuus ku dhisan , ma arkin masaafo wax ogol ilaa suufiyada mooyaane oo maxaa keenaya adilada suufiyada kaliya ay arkeen oo culimadaan kale ay ka qarsoomeen suufiyadu fatwa lamaba weydin karo

    • @cabdimahatmuxumed4501
      @cabdimahatmuxumed4501 2 ปีที่แล้ว

      jaahil aan waxba aan aqoonin baathy
      war heedho waxad adigu taqaano maxa weye uu aqoonin sh cismaan

    • @suleymaancali7230
      @suleymaancali7230 2 ปีที่แล้ว +2

      Baadi cad ayey ku sugan yihiin qoladaan la yiraahdo Suufi,ummaddiina wey sii baadiyeynayaan; Allaah ha inaga qabto wax diin ah ma heystaan.

    • @drfadumahassan3937
      @drfadumahassan3937 10 หลายเดือนก่อน +2

      Masafada ma banana whyo waxa kuso aroortay axadiith saxiix ah hadi in nabiga lagu daydo ay tahay wuu reebay o wuxu yiri rasulka scw ايما امرأة نكحت بغير إذن وليها فنكاحها باطل فنكاحها باطل فمكاحها باطل sedex mar ayu ku celceliyay rasulka marka dalil haino keno sheikh

  • @AdanNur-qg5ko
    @AdanNur-qg5ko ปีที่แล้ว

    No

  • @muhammadmuslim8752
    @muhammadmuslim8752 หลายเดือนก่อน

    Qunuudka subaxkasta laqunuudo waa bidca .haa madhabkeena shaafiyada wuxuuqabaa ineeysunotahay hasa ahaatee daliil saxiixa malaha .qunuudka markii dhibjiro waasuno salaadaha dhamaantood

  • @xusniyareofficial7822
    @xusniyareofficial7822 หลายเดือนก่อน

    Tan masaafada wayba iska cadahaay taaas ma banaana

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 หลายเดือนก่อน

    Sideedaba waxaa ceeb iyo akhlaaq daro ah in ereyo xun loo isticmaalo culimada iyo sheekha waa looga soo falcelin karaa si asluubaysan balse caay iyo been buu sheegay in waxyaabahaas danbi uun baa kaaga siyaadaayo

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 หลายเดือนก่อน +1

    Saan muu sheekh ween dad ugu ahaa wlh waa yaab😂

    • @Khadija-dc8cn
      @Khadija-dc8cn หลายเดือนก่อน

      Ma yaabtay ?😂

  • @alkahfiabuucabduraxmaanale4733
    @alkahfiabuucabduraxmaanale4733 2 ปีที่แล้ว

    Ibnu cabbaas

  • @alkahfiabuucabduraxmaanale4733
    @alkahfiabuucabduraxmaanale4733 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo majirta miyaa intuu nabiga caaisha shumiya caaisha oo hadana masaajidka sii aado ,, bal soo raadiya axaadiithtaas

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n หลายเดือนก่อน

    Kitaab mardaw laalifay aaaa

  • @alkahfiabuucabduraxmaanale4733
    @alkahfiabuucabduraxmaanale4733 2 ปีที่แล้ว

    Beenbuu sheegey lamsiga sidaas ma ahan dib ugu laabta tafaasiirta sida uu kufasirey ,,

    • @hassansheikh8947
      @hassansheikh8947 2 ปีที่แล้ว

      Culumada beentod waye lama dhihi tarbiyada halkee kaa marte

  • @cumarjama7367
    @cumarjama7367 5 หลายเดือนก่อน +2

    Caaisha nebigu scw isagoo tukanaya miyaanu lugteeda marba iska laabayn markiu sujuudayo.,,,takale nebigu scw markuu seexanayo miyaanu intuu weyseysto aanu dumarkiisa go,qudha lahuwanjirin haday waysada jebinayaan wuu kagoosanlahaa gogosha illayn maqsuudku wuxu ahaa inuu waysaqab kuseexdoe.. waar nimanka I masiday doonayaan baa diintu.mise diin kalay haystaàn waayaabe

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 3 หลายเดือนก่อน

      Caaisha rc markuu nabigu lugteeda iska laabayey inaanay waxba maro ah huwanayn maxaad ku cadaynaysaa?

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 หลายเดือนก่อน

      Suufi iyo sunno waa labo aan iswaafaqayn

  • @cumarjama7367
    @cumarjama7367 5 หลายเดือนก่อน +3

    War bal xoolahan eega iskahadlaya ee aayaadka sida khaldan u adeegsabaya bal dhegeysta wuxu kuhadlayo

    • @abdifatahbarre849
      @abdifatahbarre849 หลายเดือนก่อน

      Anigu shekhan aqoon uma lihi.
      Laakiin waxaan kuu sheegi hadalka uu aayada ka sheegay in kutubta tafsiirka iyo kutubta xadiith ka sharxda iyo waliba kutubta fiqhiga in ay sidaa oogu taala.
      Marka waxaa ila quman inaad laba mid sameyso.
      1. Inaad adiga unoqota culimada tafsiirka aayada waxey kayidhahdeen.
      2. Hadii adiga aadan unoqon karin oo luuqada carabiga aadan aqoon inaad laba qof ood kukal soon tahay weydiiso culimada islaamka ee saxaabadii nabiga iyo intii ka danbeysay wax kayidhahdeen aayada iney kuu sheegaan.
      Fiira gaar ah: runtii aniga sheekhaan ma aqaan Jawaabata uu masaafada kabi xiyayna maquna qaabka uu udhigay.
      Laakiin Jawaabaha kale dhamaan waa wada quman yihiin.
      Waxaana kugala talin hadalka aadka uculus ee falagaadada eed ku tidhi Isagana kaama mudneyn, qof kasta oo muslim na kaama mudna.
      Aragtida iyo fakarka oo la isku khilaafa micnaheeda maahan in aflagaada iyo caay ay baneyneyso.
      Marka rabi danbi dhaaf uweydii sheekhaa si adi rabi kaaga dhaafa danbiga aflagaadadaa

    • @abdullahiabdidhugad197
      @abdullahiabdidhugad197 หลายเดือนก่อน

      Adaan ku dhegeysaa miyaa inta sheikh cismaan Ka leexo Dulufyohow.

  • @cumarjama7367
    @cumarjama7367 5 หลายเดือนก่อน

    Siday doonaan by isaga fasiranayaan nusuusta cajiib

  • @MahadSuroow
    @MahadSuroow 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaah ha unaxarito shiiqeena

  • @AdanNur-qg5ko
    @AdanNur-qg5ko ปีที่แล้ว

    No