SABABTA AAN YOUTUBE KA UGU MAQNAA MAALMAHAN🥺

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 วันที่ผ่านมา +25

    Wllo alle ha kuu caafiyo wllo plz camarada ka ilaali caruurta adkaartana badso qaali siiba saliga nabiga scw

  • @Somturkfamily233
    @Somturkfamily233  2 วันที่ผ่านมา +28

    Dhamaantiin aad ayaan idin jeclahay sidaa iigu xiisteen si ka daran ayan idin kugu xiisay❤💋🩸

    • @sakiamino1261
      @sakiamino1261 2 วันที่ผ่านมา

      Asc abaayo kawaran baby

  • @rayanmohamed8269
    @rayanmohamed8269 2 วันที่ผ่านมา +8

    Sokorta il wye ddka dhahan ilhy wxi xun haidin kahayo ❤️❤️😊

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mcnto hergabkiina waa battay ee guriga experts u yeeray ee moulds in derbiga gudhihiisa ku jiro ha la baaro.😢 cunuga caafimaad taam ah Allah SWT ha siiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @sadiyaissak3235
    @sadiyaissak3235 วันที่ผ่านมา +1

    Allah hakucafiyo abayo camerada kadaa carurta weyaryarihin umaduqadankaran

  • @DAARIYAG
    @DAARIYAG 2 วันที่ผ่านมา +10

    Wlahi wanku xiusney

  • @umuxaliima
    @umuxaliima 2 วันที่ผ่านมา +8

    Allaha haku caafiyo abaayo kaamirada ka daay abaayo ilmaha

  • @SaamiyaaxmadSaamiya
    @SaamiyaaxmadSaamiya 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mashallah abeeyo haniyey ilahey cunuga caafimaad dagdag ah ha kuu. siiyo. adiga iyo familyga

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 วันที่ผ่านมา +6

    Manshaallah ilahay ha ku caafiyo ilmaha qabobahi la galay jiro hargab meel kadto waaye 😊

  • @Asmaacumar-t3m
    @Asmaacumar-t3m 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaaa ku tabnay haniyeyy🥺❤️alxmdullilah hadaaa noo soo noqotay

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha ku caafiyo mujaahit ❤❤❤

  • @ruweydahussein3092
    @ruweydahussein3092 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ilahey hanicafiiyoo ameen❤

  • @shshss1192
    @shshss1192 วันที่ผ่านมา +1

    Cunuga quraan saarka u badi hadu imu suux suuxayo ka darentid asago quran la saarayo waxba qaldan maybe il xun waaye ilaahy ha caafiyo plz quraanka ku wad waa cilaajee carurtane youtubeka ha so galinin abyo caafimadkod ba ka muhimsan wax walba❤❤❤❤❤

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 2 วันที่ผ่านมา +5

    Arinta wiilkada mujaahid qabsatay gawar wallashey kudhacaday cunuga sukurtey markasta dhiceey bilaa isbitaalka lugu hayaya quraaana lasaaray qumayeye iheet maba iheen sukur marka abyo plz quraaan saar

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 วันที่ผ่านมา

    Abaayo Allaha kuu caafiyo Mujaahid yare kuligiinna Allaha idinka caafiyo hergebka .

  • @asma4837
    @asma4837 2 วันที่ผ่านมา +4

    Welcome back 😊

  • @XANAANFEYSAL
    @XANAANFEYSAL 2 วันที่ผ่านมา +3

    Welcome back 😊❤❤❤

  • @Hornscope
    @Hornscope 2 วันที่ผ่านมา +2

    Malaa guriga qura'an kuma akhridid. Isagana quran kuma akhridid

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 2 วันที่ผ่านมา +3

    Welcome back sister ❤

  • @safiyahussein7123
    @safiyahussein7123 2 วันที่ผ่านมา +3

    Welcome back

  • @HirHir-o8u
    @HirHir-o8u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal ha soo dhigin wiiilkaada waa talo walaaltimo

  • @FatuushYuusuf-rn8vi
    @FatuushYuusuf-rn8vi วันที่ผ่านมา

    Welcome back habo mcn❤🎉

  • @IglanIbraahim
    @IglanIbraahim วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha caafiyo caruurta bayo🤲🤲🤲🥰🥰

  • @halimasacdia.
    @halimasacdia. วันที่ผ่านมา

    Abaayo hani wiilka ilahay haku caafiyo😢

  • @ruweydahussein3092
    @ruweydahussein3092 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wallahi abayo wankuxisee TH-cam wallahi saanad ufarhe leee mashallah habibtyyy🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shukri1871
    @shukri1871 2 วันที่ผ่านมา

    Allah ha kuu caafiyo

  • @HodanMaxamuud-g3j
    @HodanMaxamuud-g3j 2 วันที่ผ่านมา

    Allha idin cafiyo abayo dhmmntiina

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 วันที่ผ่านมา

    Masha allah welcome back sister

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf9130 วันที่ผ่านมา

    Waka nahay ❤

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 วันที่ผ่านมา

    Wiilka Allaha ku cafiyo aamiin iyo caruurtadaba 🎉😢

  • @AmalAmal-o9l
    @AmalAmal-o9l วันที่ผ่านมา

    Ilahay haku caafiyo abaayo

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha idin caafiyo abayo❤❤❤

  • @NaciimaCabdlahi
    @NaciimaCabdlahi 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa ku xiisaynahay❤😢

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey caafimaad taam ah ha idin siiyo.

  • @ummuhan6053
    @ummuhan6053 2 วันที่ผ่านมา

    Masha,allah wallahi hada adi darta TH-cam uso furay allaha idin xafido caafimad taama dhamantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mash Allah abayo macaan welcome to back my sister Allah ha ku caafiyo 🥺🥹🥹🥺🥺😭❤❤🎉 abayo macaan meel aan kaaga soo xiriiriyo❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 วันที่ผ่านมา

    Asww uqti haye xld see tahiin ciyaalka ka waran intee ka baxday waalagu waayi waan murugooday😊

  • @kadroyusuf4178
    @kadroyusuf4178 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah kuu caafiyo abayo cunuga kaamirada kadaa please please

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa idiin xiisny abaayo allaha idin caafiyo

  • @Barwaqo-le9ht
    @Barwaqo-le9ht 2 วันที่ผ่านมา

    Welcome back hani baako whi wnku xiisay ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wijigadeey Ka Muqataa Allaha Ku Caafiyo Macaanto 🤲 Caruurtanne Allaha Caafiyo Abaayo Keep Going Hani❤🤲❤

  • @suadoabdirahman1600
    @suadoabdirahman1600 2 วันที่ผ่านมา +1

    Welcome back hpipt ❤🎉

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 2 วันที่ผ่านมา

    Allaah subxaana watacaalaa hayidin caafiyo aamiin aamiin.

  • @Shire859
    @Shire859 2 วันที่ผ่านมา

    Allaah caafimaadka ha u siyaadsho abaayo wiilka cayuun baaa ku dhacde qof aan mansha allaah dhihin waaye dadkii uu ku cusbaa ee tuulada quraanka u badi insha allaah waayo ilmaha marka yaryihiin waay u nugul yiin isha waayo qofkasta wuu jecelyahay

  • @fartunriyo8307
    @fartunriyo8307 2 วันที่ผ่านมา

    Aaqir masoolaabaty Alxm ❤❤❤❤

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha idin caafiyo mujaahid na rabi xafido, xbbty hada ka dib youtube ha soo gelin ,waa iga talo qof weyn

  • @munaaddo4148
    @munaaddo4148 2 วันที่ผ่านมา +2

    Abaayo wa ku faraxey markan ku arkey Allaha idin caafiyo.

  • @jamilomuhidin9766
    @jamilomuhidin9766 วันที่ผ่านมา

    Allaha kuu cafiyo 🥰

  • @IzraAhmet-vc2ui
    @IzraAhmet-vc2ui 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alle hanii caafiyo waana kuu xiise

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 วันที่ผ่านมา

    Allaah idin caafiyo

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alhamdulilah hadi nabad qabtin abayo Allaha idin wada cafiyo Saïd kaga walwalsana Allaha ku xafido owlada welcome back ❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 วันที่ผ่านมา

    ABAAYO. WELCOME BACK
    CARUURTA. ILAH. NICAAFIYO. ABAYO
    CAMERIDA. UGOOYA. HAKUSOODARIN. INSHALAAAH❤❤

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo wiilka kayareey kaamirada caruurta adkaar ku aqri marwaliba kadaa yuotubeka

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 2 วันที่ผ่านมา

    AllAhA kucaafiyo ilmaha abaayo iyo dhamaan inti xanunsanba

  • @filsanhaaruun4977
    @filsanhaaruun4977 2 วันที่ผ่านมา

    HARGAB dawadiisa waa Dhagayaro karso cab masha Allah waaye

  • @SaredoMohamed-t7u
    @SaredoMohamed-t7u วันที่ผ่านมา

    Illahey hanii cafiyo bayo

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 วันที่ผ่านมา

    Hani quruxeey waaku xiisnay ilmahaa habo u ahay alaha noo xifdiyo❤

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waku xiisay wlhie haniyey😢 anyway hada noo fican tihiin alxamdulillah ilahey ha idin siyaadiyo ❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 วันที่ผ่านมา

    Qofka hargabka heeyo alaabtiisa gooni aga dhiga gabadha yeeynan u soo dhawaanin wiilka hadii hergab ku dhoco adigama mask xero.😢❤❤❤❤❤❤

  • @raliaadan4913
    @raliaadan4913 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayi illahey caafimaad taam ah ha idin siiyo insha allah

  • @ubahnuuralin3634
    @ubahnuuralin3634 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah babyo allah ha idin caafiyo

  • @rayaanfaisal7361
    @rayaanfaisal7361 2 วันที่ผ่านมา

    Alle ha ku daayo awlaada wll amiin wlhi wan yaaban barayahan waxan la haa inanti maxaa ku dhacay waa ilaahay mahadii hadad no soo noqotay idiinko caafimaad qaba ❤❤❤❤

  • @XasanYare-qt4kg
    @XasanYare-qt4kg 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashalah ❤❤❤❤

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 2 วันที่ผ่านมา

    Masha allah welcome back abaayo caafimad allah ha idin siiyo insha allah waan ku xiisnay xabiibti❤❤❤🎉🎉🎉

  • @iqrakayf911
    @iqrakayf911 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo ilmaha caamirada ka dhaah waayo dad ma dhahaayo masha Allah

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q วันที่ผ่านมา

    ilaahay caafiyo abaayo ubadka yer habeen kasta markay sexanayaan qur,an ku akhri fataxada iyo qul,acuudyada iyo aayad kursiga

  • @UsroAbaas
    @UsroAbaas 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ala haniyee saakuxiise Lee wlhi waakutabe macnee Martine hanaka maqanaan❤ hada sooyaha mujahid

  • @umumaida808
    @umumaida808 2 วันที่ผ่านมา

    Walahi wanku xisnay alxamdulilah alle ha caafiyo

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abaayo dhamaan teen Ilaahay hana caafiyo☝️🤲🤲☝️🤲🤲❤️💕☝️

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 วันที่ผ่านมา

    Allah kuu caafiyo wiilka iyo
    Kuligiinba ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah

  • @FaadumoMohamud-i8s
    @FaadumoMohamud-i8s วันที่ผ่านมา

    Abayo quran isasara❤ haniyey

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 2 วันที่ผ่านมา

    Welcome back hani

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah quruxey waa kuu xiisay

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo mcn Allah idin fududeyo howlaha aduun mujahidna Allah Ku caafiyo ilwaaye abaayo camerada kada dadka qaar masha Allah madhahan mana ku bararugsana aniga wiilkeyga 4bil isago jira ilkudhacde korkisa dhan nabro qolfa kafiiqmayen xasaasiya cml alx hada 2sano iyo bar ujira wali makabsan lkn wu icaafimaad qaba alx ilahey hano daayo owlaada intan heysana Allah siiyo🤲

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 2 วันที่ผ่านมา

    Illahey hakucafiyo wilkaga abayo

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid daa uu leyahey😂 allaha ku caafiyo ciyalka sxbtey saas ah isbuuc roon yahiin isbuuca kale wey jiran yah allah cafiyo Ankara qawow

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 2 วันที่ผ่านมา

    Wlhi aad ayaan idinkaga murgonaaayay Alle heydin caafiyo abaayo mcnto marba haddaad ii caafimaad qabtaan Alle heydin ziyaadiyo

  • @fali2695
    @fali2695 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 2 วันที่ผ่านมา

    Waan kuu xiisnay hani baako allaha nokaa dhaafo abayo

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 2 วันที่ผ่านมา

    Waa naga raagty xbbt hani in badan baan kusoo eegay🎉❤🎉 qalbi

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid 2 วันที่ผ่านมา

    Hani alaha kuudayo wiilkaga oo haku xifdiyo

  • @lailaadam7894
    @lailaadam7894 2 วันที่ผ่านมา

    حبيبتي ادفعي صدقة على الفقراء وتبرعي لاهل غزة واحرصي دفع زكاة لدفع بلاء وامراض. وحسد. واحرصي غلى قراءة معوذات واية كرسي كل ليلة.

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah ayaladha caruutaa

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 2 วันที่ผ่านมา

    Hani Abayo wan ku xiisnay welcome back sister ❤

  • @fardosamohamed2442
    @fardosamohamed2442 2 วันที่ผ่านมา

    Alle. Ha caafiyo wilka abaayo alle ha idin ziyaadiyo caafimadka quranka badsada camerada ka ilaali carurta

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahey haku xafido xbbti Carurta hana noo wada xafido alahuma Amen 🤲🤲🤲

  • @saudaahmed5565
    @saudaahmed5565 2 วันที่ผ่านมา

    Asc alaah ha idin caafiyo kuligin denbi dhaaf🤲🤲

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah mujaahid yare sidan ugu ducayn jirey Markuu
    Caloosha kujirey anaanu Hadana
    Ugu ducaynaynaa allaah haxafido
    Waan ku farxaa wlhi love you habo
    ❤❤❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 2 วันที่ผ่านมา +1

    Baayo wlhi saka xita niyadan kugu hayay wn ku walbaharay❤

  • @marwo2756
    @marwo2756 2 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo caruurta Vitamins sii sida multivitamin iyo Vitamin D iyo Vitamin C iyo omega3 oo fish oil ah please

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulillah walashay
    Alle hakuu cafiyo mujahid, dhamaan Alle ha idin xifdiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲

  • @sumayosharifsacad9971
    @sumayosharifsacad9971 2 วันที่ผ่านมา

    Abyo waankuuxisey walhi ilaahay isha cadowga haniga xifdiyo ilaahay hanii caafiyo abyo ❤😊

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 2 วันที่ผ่านมา

    Masha alllha allha ni caafiyo

  • @SadiaUmuzaki
    @SadiaUmuzaki 2 วันที่ผ่านมา

    Abayo cafimad taam ah allaah siiyo babyga

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 2 วันที่ผ่านมา

    Salamaat xabibti allah haidin afiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyo iyo Aabo wanagsan
    Guuleysta💖🤍

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 วันที่ผ่านมา

    MaanshaAllaah 🤲🤲🤲

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen 2 วันที่ผ่านมา

    Allah idin cafiyo abyo ❤