Sababta ilmahayga aabahod u diiday inu i caawiyo asago magaalo la joogo ilmahiisa🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 230

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Waxa tahy hoyoda adunka ugu Fcn oo aan la heli karin wlhi alle ha ku xafido carurtada iyo adigaba masha Allah nolasha kuma xumeyso abyo mcnto ❤

  • @Rahmo-pf1rv
    @Rahmo-pf1rv 20 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ilaaheey caafimaad sarica ah alaha hasiiyo adigana caafimaad ii cimri ad ku korsato alaha kusiiyo

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 33 นาทีที่ผ่านมา +1

    Intan youtube. Firsanay hooyada ugu hadalka wanagsaned ayad tahay abaayo masha alah tabarakalah ilahay abahood ha u cafiyo

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 34 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha Allah abaayo ilaahey ha u caafiyo aabahood aaaamin aaaamin adna hooyo hooyo dhaaftay aa thy❤

  • @FaizsH-p1x
    @FaizsH-p1x 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Mashaa allah hooyo aqlibadan. Naagaha qaar ayagoo ninkooda joogo ayeey kamam nuucaan ilmahooda abahood inaaylakulmaan alle ha caafiyo caafimaad taam ah inshaa allaah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Allhu akbar nasraay waxaad tahay hooyo qaaliya ilaahay wadaadkaas ha caafiyo alla hooyo kastoo ilmaha aabahood kala tageen haday adoo kale ahaan lahayd ilma badani ma dayacmeen masha allh xabiibaty allha kuu dhawro asna allha caafiyo quraan saar halgula dadaalo

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Miskiina ilaahay ha caafiyo abaayo quraan kula daala adiguna u ducee wuu fiicnaan doona idam alle

  • @naimaisse7207
    @naimaisse7207 29 นาทีที่ผ่านมา

    Masha allah alla haydin barakeyo adi iyo ubadkada waxa tay hoyo naxariisbadan ❤❤

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    M.a wlhi hoyo aad ufican batahay aalle haku barakeyo adi iyo carurtada aamiin yaa rabi 🤲 aabahodna aalle ha u caafiyo aamiin yaa rabi 🤲

  • @LaylaAbdullah-s8n
    @LaylaAbdullah-s8n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Abayo mcnto Allah ha caafiyo caruurta Abahod
    Adigana cafimad iyo cimri dher ad ku korsato caruurtada Allah haku siyo ❤

  • @qamarali7638
    @qamarali7638 10 นาทีที่ผ่านมา

    Abayo macanto allah kula garab galo inta adunkan aan jogtid awladane allah kula koreyo macanto

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allah caafiyo Allah caafiyo Yaa rabi

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 30 นาทีที่ผ่านมา

    MashAllah sister ❤ quick recovery

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 23 นาทีที่ผ่านมา

    Nasriin hooyo fiican ayaa ku dhashay 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @btj2064
    @btj2064 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wlhi waxatahay hooyo karti badan alle hacafiyo caruurtada abahod insha allaah🤲🤲🤲❤

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Abayo cafimaaad taaam ah alaha siiyo ilmahaaaga aabahooda abayo ilmahana alaha kula koriyo qaali

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Naag kaa karti badan oo ka Aqlaaq badan Medie kuma jirto mansha Alaah ❤❤❤🎉🎉

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Masha allah runta weeye walaalo gabadh sharaf iyo karti illahay ugu nimceyay weeye illahay ha barakeeyo dumarka sideeda oo kale ah illahay hayno badiyo

    • @AsmoAbdirazack
      @AsmoAbdirazack 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamiin yaa Rabi🤲

  • @luulabdirahman2841
    @luulabdirahman2841 18 นาทีที่ผ่านมา

    Bismillahi Masha Allah waxad tahy hooyo yar oo caqli badan hadan qalbi wangsan wey a ku yar yihin. Bini adnka qof sidaada u fekera Allah yaxfidak will adiyo citlkaaga

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah hooyo adag oo naxariis badan ayaad tahay illahay haku xifdiyo wallo adiga iyo ilmaha❤
    Cafimaad taama illahay walaalkeen ha siiyo adna waxii aad ka caawin karto ka caawi wallo

  • @ilhancadeey1743
    @ilhancadeey1743 35 นาทีที่ผ่านมา

    Ilahey cafimad tam ah ha siiyo abayo adigana ilahey haku siiyo cimri dheer oo cibado leh oo ❤carurtada aa ku korsato

  • @fartunalovely
    @fartunalovely 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah absolutely hoyo wanagsan ayad tahay allaha awlada haku xafido abahodna allah cafimad sariica hasiiyo

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mashaa allah. Wlhy wxd tahay qof aan ku daydo wllo .hore u soco Allah ha ku xifdiyo adiyo awlaadaadaba .❤

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks qaali inaad nala wadaagtay waad ku mahadsantahy ciyaalka aabohood Allaah hacaafiyo bi idnillaah

  • @reerkadahormariumumm5239
    @reerkadahormariumumm5239 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaaah ❤❤❤❤Nasriin

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 8 นาทีที่ผ่านมา

    Allah ha cafiyo

  • @KkjkKkllh
    @KkjkKkllh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wall ilaahay ha caafiyo adigan ubadka hakula koriyo hooyo fiican batahay

  • @faadumocabdullahi5908
    @faadumocabdullahi5908 7 นาทีที่ผ่านมา

    Mubarik abihis aweyna

  • @SamiiraAbdi-m6y
    @SamiiraAbdi-m6y ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢so sad wlahi ilhay waxan kabaryaa inuu caafimad taaama siiiyo adigana ilahay intakudhiman hakuu fududeeyo wll ilahy nolosha kuguma xumeeeyo

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashaallah Walaahi Hooyo wanaagsaan aa tahaa Nasriiney ❤❤❤ Illahey haku daayo carurtaadha ❤❤❤❤ Illahey haucaafiiyo ilmaahaga aabohoodh❤❤

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabadh fiican ayaa tahay nasro ma jirto gabadh nin ay kala tageeen soo dhoofineyso marka allaah ajar hakaa siiyo asagana allaah haku caafiyo walasheen nolosha waa imtixaan kuwa Ku sabro imtixaanka naguma adkeyo walashen caafimaad taam ah allaah ha siiyo

  • @AiyaNur-e9w
    @AiyaNur-e9w 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha alah wlo Farid ba thy ilahy ha cafiyo adna ilahy caruurta ha kula koriyo qalbi wanagaga wax lo dhiga jirin Masha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MashaAllah TabarakaAllah walahi waxa taha hoyoo qimo badan oo caqli usaxib aah illahey haku ziyadiyo abayo. Illahey cafimad dagdag ah hasiyo randa cadey iyo Mohamed qurux . Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedMukhtar-c5c
    @AhmedMukhtar-c5c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah abayo iman iyo aqlaq baa kamuqato ❤Allah kuxifdiyo

  • @Deeqa_sona_
    @Deeqa_sona_ 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc abayo waxatahy hoyo ku dayasho mudan illah qeer kahu siyo plz nolashada qaaska marna haka sheekeynin wayo duni waxan jogna wax walbo qalat loo fasiro wax kastana filo plz yee ku sameynin comments barakuma allah qali ❤

  • @msssammy
    @msssammy 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wlhia naag caqli bdn tahay naagah somalia wxbaa dheertahy maxamed io randa ilhay aabhood ha u caafiyo❤

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha caafiya abayo hooyo adagtahay masha allah illaha kuu daaya gabar naxariisbadan tahay iyo fiicanm.a❤❤

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof wanaagsan baa qof kale wanaagiisa uqira❤ maashaAllaah, allwha kula koriyo ubadka dhamaan.

  • @MulkiYusuf-k6d
    @MulkiYusuf-k6d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa sax abaayo alaaha caafiyo

  • @AmalIbrahim-hg9sq
    @AmalIbrahim-hg9sq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alla ha caafiyo 😢adna alla haku caawiyo abaayo .

  • @FatimaBashiir-k5m
    @FatimaBashiir-k5m 9 นาทีที่ผ่านมา

    Allah caafiyo
    Qofkasts qisaa ku duugan

  • @xubbifamilychannel3568
    @xubbifamilychannel3568 15 นาทีที่ผ่านมา

    Abayo Allah kula koriyo

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha caafiyo ilamaha aabahood aamiin yaarabi🤲❣️ adigana allaha kula garabgalo korintooda❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 54 นาทีที่ผ่านมา

    Allah cafiyo

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cimri dheer oo cibaado suuban leh alla hakusiiyo mcnto

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    You are strong mother and your will be inshaallah ❤❤❤❤ aaaaaamiin Yaa rabi Yaa raxmaan

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha allah abayo waxa tahy hooyo adag cimri dheer allaha kusiyo carurta abohod allaha cafiyo cimri dheer iyo cfimad allaha siyo su aal wad kadhan thy xbbti

  • @ZahraGiryaad-hm3qw
    @ZahraGiryaad-hm3qw ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilhay ha caafiyo gulayso qali

  • @fatumaosman3573
    @fatumaosman3573 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah you are a good lady, you said the truth and inshallah Allah will give him shifaa, and as for you Allah will bless you.

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashalaah tabarak allaha kula garab galo ilmaha isgana allaha siyo cafimad sarecan hasiyo amiin yarabi

  • @HaniM.hussein
    @HaniM.hussein 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    abayo ilahay garbkada hagalo ilmahane abohod ilahay ha u cafiyo 🥰🤲🏼

  • @XafsoImam
    @XafsoImam ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤hoyo adag baatahy qalbi alle hakuusiyaadiyo xoogaaga iyo dadaalkaaga randa iyo maxamadna aabahood alle caafimaad taama hasiiyo

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaah abaayo qaali illahay hacaafiyo ilmaha aabahood cafimad khayr qaba i.n

  • @الحمدللهعليكلحال-خ5ث
    @الحمدللهعليكلحال-خ5ث 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashAllah hooyo adag Alle ha idiin dhowro walaaal

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Nagahan su alo xumaa meel walbo hooya kaliged orodo ama hala qabo ama yalaqabin ee gabdha mashquulka kadaaya

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa gabar Iska qalbi fiican ❤allah ubadka kula xafido

  • @Khadra.official
    @Khadra.official 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Stronger mum ayaa tahy alha cafiyo ilmha abahood wan ku salaamay abayo ❤

  • @saniiromahamuud6011
    @saniiromahamuud6011 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar
    Masha alah tabarakalah
    Ilaah hakusiiyo cimri dheer iyo cafimaad suuban abaayo allena
    Ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtaba hooyada dunida uguwanaagsan ayaa tahay runtii asagana alle hacaafiyo oo hasiiyo cafimaad dhuuxa iyo dhimirka gala bi idnilaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahay caafimad taam ah hasiiyo ilmaha yaryarka aabohod yaaa rabiii

  • @ruunhussein8790
    @ruunhussein8790 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha Allaah Maasha Allaah Maasha Allaah nasriin habo mcn ilaahay ha idiin xifdiyo caruurta aabahoodna caafimaad aan cudur ka dambeyn Allaha siiyo adigoo kalena Allaha noo badiyo jir oo joog bi.idnillaah ❤❤❤❤❤

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiin yarabi ilmaha abahoot Allah ha ucafiyo inshaa Allah

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Alah gabar wngsan ayaa tahay wallahi nin furay soo dhoofisay u naxariisatay wanaajisay Ilaahay ha ku wanaajiyo isagana Rabii SWT caafimaad deg deg ah Rabii ha siiyo caruurtana Ilaahay ha kula koriyo baari ha kaaga dhigo wax dhib idinma tuso yaa Rabii 🙏🙏🙏🙏

  • @sacdiyahasanmohamed4742
    @sacdiyahasanmohamed4742 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abayo Allah ha caafiyo ilmaha abahood caafimaad taam ah Allah siiyo

  • @anisaali3466
    @anisaali3466 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay hacafiyo abayo

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah caafiyo ilmahaaga Aabahood aamiin

  • @nuurtohassen35
    @nuurtohassen35 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mash alh ❤❤❤❤

  • @farxiyoaxmedxaashi7440
    @farxiyoaxmedxaashi7440 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah tabarakallah abaayo ilmaha rabi ha kula koriyo cumri dheer caafimaad cibaado suubn camal saalixa rabi ha kusiiyo ilmaha aaba hoodana rabi ha caafiyo Aamiin aamiin aamiin

  • @AbdullahiSalad-ir9ci
    @AbdullahiSalad-ir9ci 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    mansha allh❤

  • @HappyPrairieAnimals-mu7jv
    @HappyPrairieAnimals-mu7jv 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha ku unaxariisto ❤

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo abbe wllhi masuuliyad adag xbbt Hooyo adağ Ayaa tahy xbbt guuleyso gacalo xbbt❤❤❤❤

  • @YowGreen-y9z
    @YowGreen-y9z 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa dhawahay❤❤

  • @MaryamaCumar-ok9mg
    @MaryamaCumar-ok9mg 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abyo ilaah caafimaad taama ah hasiiyo ilmahaga aabohood aamiin yaarabi

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ALAAH ha caafiyo walaal ilmaha Aabahood aamiin aamiin

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaa allaah illaahay haydin ilaaliyo isagana ha caafiyo

  • @ismahansalaad
    @ismahansalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasro Masha Allah Allah garabkaaga ha galo gabar Yar oo qali badan aya tahay walahi wey ku yaryihin naag nin kala tageeyn keentay caruurteeda dartood walahi Waxa is tahishaa 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻boqorad mardambane haugu so jababin inta haday wax kufahmin dadka waad qancisay abayo nolol qurux badan kunolaada Adi Iyo ubaxyadaada qurxoon ilmahane Abahood caafimaad deg deg ah Allah swt hasiiyo ❤❤❤❤❤❤ abayo

  • @Nimcoali-fv1nj
    @Nimcoali-fv1nj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amin yaa rabi😢 allha cimir dhaar cibado suuban ku siiyo

  • @FaizaAcademy-k1r
    @FaizaAcademy-k1r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allh😢 waa gbdh fcn nasriin

  • @hafsaosman8286
    @hafsaosman8286 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Strong mom❤

  • @fadumoabdi5239
    @fadumoabdi5239 45 นาทีที่ผ่านมา

    Allaha cafiyo cafimad tama Allaha siiyo

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allh habo

  • @FilsanIskufilan-z5r
    @FilsanIskufilan-z5r 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow cfmd taam ah ha siyo danbi dhaafna allah ugu dhigo adiga hooyo adag thy allah ku xafido abayo mcn sidaa jeceshay allah ku aqbalo

  • @sahroabdiwali2034
    @sahroabdiwali2034 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    أللهم آمين أللهم آمين

  • @FahmoAbdijilaow
    @FahmoAbdijilaow ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo allaha caafiyo

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allaah gabar caqli badan ayathy abaayo allaah idiin xifdiyo allaah kugarab galo

  • @safioosman4489
    @safioosman4489 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo adigana hooyo wangsanthy allaha kula koriyo abyo❤❤😊

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha allah allaha ha usoocelsho cafimaadkiisa adina cimri dheer iyo cafimaad allah ku siiyo iyo dhamaan hooyo somaliyed melkasto joogto❤

  • @RahmaJamac-n5h
    @RahmaJamac-n5h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaahay haku caafiyo ilmahaaga abahood aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @hibomohamedabdi1766
    @hibomohamedabdi1766 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo ilmaha abahood

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alaah abyo alaha ku lakarabkalo ❤❤❤❤

  • @saidoali3611
    @saidoali3611 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah caafiyo caruurta aabahood adigana wanaagaaga allah ayaa kaa amaal marinaayo guleeyso abaayo aakhiro iyo addunba caruurtana allah kuu xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah hacafiyo wll imahana Allah hakula koriyo

  • @MushtaqAhmed-r6x
    @MushtaqAhmed-r6x 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allha caafiyo carurta abhod wll adigan allha kula koriyo

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 48 นาทีที่ผ่านมา

    M.a karti badan allah ku xafido baayo❤❤❤asi neh alle caafiyo😢

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ilahay garabkaga ha ahaado asna alaha cafiyo somaliyey sualaha badan iskadaayo qofka aa musan qisa uu la amusanyahay

  • @FarhiyoAbsuge
    @FarhiyoAbsuge 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo ilaahay haku caawiyo waan dareemi karaa qurbo asagana ilaahay ha caafiyo

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allah abaayo waxaa tahay hooyo fiican oo walibo naxarees leh

  • @shukrigure581
    @shukrigure581 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaah ha caafiyo alahana ugu danbi dhaafo adigana ajir badan hakusiiyo naxariista waa ficantay

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha allah waxad tahay hooyo ilaahay isugu daray wanag karti adayg alle hakula garab galo masuuliyadaa adag walal isna alle ha shaafiyo

  • @Nimco-u8n
    @Nimco-u8n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah kartii badaan guleyso hooyo qiimo badan tahay

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilmahada aabahood
    Allah ha ku caafiyo Amin yaa rabbi