asc abaayo hani cadey mujahid kursi ga gabka u soo gad ee maqsalada agteda u dhig ee ku istag dheh gacanta caloosha uga qabatey armey xanu jine allah ku xafido masha allah caafimad ku cuna abaayo aniga xitaa mar u samestaa❤
Abaayo guriga markaa hagajineyso aad foororsaneyo kaamiraa dabada sii jeedkaga ka leexi ha ku Darin klibka yuotubka soo dhigeyso joooji niman jiran ba ku dawan karo sii jeedkaga dabaaa fiirsanyo adna danbi ba kaga imaan karo waa talo
Haniyee markaan ku daawanayo ilmahaaaga kama aaaminsani inee caruur cadaan ah yihiiin maaqaan waaa turki sax bas lkn waay iiiga dhawyihiiin saas dhan
Adaaa nooga dhigay saas abayo ilaaah nolosha haydiin nuuriyo nolosha haaydinla jirto mar wlba.
Azc asxabey waan idin baryaaya iso duceya ilhy inu awlaad bariyala isiyo please wllahayga please iso duceya
Allah ha ku siiyo owlaad baariya❤❤
Ilaahey haku siiyo abyo mcn
Ubad baariyaal ah allaha kusiiyo oo badan😊
Masha Allah ❤
Masha Allah ❤❤❤❤👍
Maashaa alaah uqti dhamaanteena Alaha noo fududeeyo ❤❤❤❤
MaanshaAllah 🌹🌹🌹
Wcs hani quraxbadn Allah udin xifdiyo adiyo qoysakaga masha Allah ❤❤
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshaallah 😍 quranka alah u fududeyo ❤
Masha allah
Masha Allah inshaa Allah Ameen yarabi 🤲🏼 🥰🥰😍😍
ilahay ha u fududeyo qur aan xaafid ilahay haka dhigo gabadheena❤❤❤
Hani baayo murada leyhy ino alle isahlo asxptada igu sheg ine iso duceyan 40 qofod ducadoda wala aqbalyh 🤲🏻
Yeah filo wan kasocod hadaye fisadade xalqadi shalay laso daayay mcn wye lah filikas ❤❤🎉
Masha Allah
Maasha allah
Abyo wlh aad ayaan idiin jeclahay adiga iyo ilmahaan habo u ahay😊😊
Masha alllha
ilma wakdarnyahy😂
Masha Allaha 😂🎉 adga iyo wiilkaga kaliya aya bashalosin away gabadhadiy Allaha in barakeyo aamiin
Maasha Alah. Abaayo😊
Nag xaaji geeda khuraac sameesanayo maxalagupabawall😅😂😂
Masha"Allah Hani Abaayo❤ Sax Ibni'aadem Is Waayey Arinaa Kalla Geeysay😂❤❤🤲
Mashaalah bitte caruurad kamarada kasayso wllo
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
❤❤❤رَضِيتُ باللَّهِ رَبًّا، وَبِالْإِسْلَامِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صَلَى اللَّهُ عَلِيهِ وَسَلَّمَ نَبِيَّاً❤❤❤
Masha allah abyo ❤🎉❤
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Hhhh haniyey turkida folyadoda garbasar cadi ah waye alah weeyna ilahay ha idin daweeeyo mugo ani hadan imado garbasartan ley haleygu casumo
Haniyey abaayo turki dugsi qu,raan malahan miyaa
hooyo kartile m.a❤❤❤
Bariiska 3 beri hadii oo dhaafto bacteria xun ayee leedahay. 😮
Mash allah quruxey ayaanta waa ku wayay maxaa ku dhacay inaa iicaafimaad qabtaan ayaa nii rajenaa
Mnshalh waa kuu xiisney walahi
asc abaayo hani cadey mujahid kursi ga gabka u soo gad ee maqsalada agteda u dhig ee ku istag dheh gacanta caloosha uga qabatey armey xanu jine allah ku xafido masha allah caafimad ku cuna abaayo aniga xitaa mar u samestaa❤
Masha allaah ❤❤❤❤
☝️
Ilmaha basbaas ma cuni karaan abaayo
Asc hani abyo maale mahaan maxaa kudhacy video masoo tuubin mujahid waa jeclahy ii dhungo ❤❤❤💋💋💋
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Masha allaah❤
Team Filo only like ❤
Manshalh
haniyeyyy sister no so dhere
Qasharbiiniin farmaajo miyaad kawadaa abayo
Haniyey abyo qisada gabadha yarta ee narin ka soo hdal si aan si fcn ugu fahano plz❤
Haa aniga kula miid ah waxan dawada filinka fiilo
😊😊😊
Asc hani mujaahid kawaran suduu yahay
Haa aniga kula miida ah waxan dawada filinka fillo
MA.alha idn. Xfido.
Mashaalh waamaacan cuntadaase
Wcs abaayo
❤❤❤❤❤
Abaayo mcn nolasha türkiga nooga soo shekeey maciishada iyo guryaha kirada qaali miyaa mise normal
Waa qaali
Turk iyo haha walagu sokalatagay
Adi filo Basa arktay Ani kaaf iyo kala dheeri iyo xujo ilaa filo waan la socda
😊
Abyo mujahid wuu caatobay maxa hely
Time Filo ✋
Haniyey jalmada dhalada iskadaa xbbti yay kugu qarxin way qaraxdaaye
❤
Mujahid birthday is coming
Hda mel Macan maresa adi gadal marosa abyo
Please do not change the child on camera and show his body naked.. its unacceptable
He said he was naked subhanalah
Dhar wu watay
She didn't show his private part so chill out 😒
Maxay tahy waxaan marada cad ee laab laaban 😮😂😂😂
😂😂😂ani xita mara moday wlhi
Abaayo guriga markaa hagajineyso aad foororsaneyo kaamiraa dabada sii jeedkaga ka leexi ha ku Darin klibka yuotubka soo dhigeyso joooji niman jiran ba ku dawan karo sii jeedkaga dabaaa fiirsanyo adna danbi ba kaga imaan karo waa talo
❤❤❤❤❤
❤❤❤