“20-sanno markii da’daydu soo gaadhay ayaa la ii sheegay in aanan ka mid ahayn reerka “ Yuusuf.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 510

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน +21

    Hal mar aan uwada duceyno reerkii soo koriyey ee Qu,aanka soo barey,
    Aduunyadu wa ayaamee insha alla reerkiisana alle ha uso dhaweyo amen.

    • @yaziinbaqdaadi1788
      @yaziinbaqdaadi1788 3 หลายเดือนก่อน

      Alle miisanka xasanadka ha ugu daro

    • @Unknownzebcomipse
      @Unknownzebcomipse 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya rabbi u soo dhawee family kiisii...

  • @axmedmuuse33
    @axmedmuuse33 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waa bil ramadaan waana lawada sooman yahaye aale ha usoo dhaweeyo ehelkiisii aamiin aaamiin

  • @xaliimoabdulahi4277
    @xaliimoabdulahi4277 3 หลายเดือนก่อน +20

    YUSUFOOW SAMIRKA BADI IYO AQRINTA QU,AANKA. ILLAH HA KU CAWIMO XASUUSO QISADII NEBI YUSUF. IILAN MAYSID INSHA ALLAAH

  • @yuusuf5587
    @yuusuf5587 3 หลายเดือนก่อน +22

    Walaal aad ayaan kuu salaamayaa salaan ka dib waxaan ku baryaa allaah wax kasta og inuu arrimahaaga kuu fududeeyo
    Intaas ka dib waxaan ku leeyahay ha is jilcin hadaad dad weydo allaah ayaad heysataa
    كن ابن من شئت واكتسب أدبا

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 หลายเดือนก่อน +14

    Reerkii soo helay markii hore ineey baafiyan beey aheyd markuu yaraa una sheegan markuu yaraa adeer aniga kuma dhalin reerkiina waan kula raadin doona laakiin markuu labatan sano jirsaday aniga kuma dhalin waa wax aad looga argagaxo😢😢😢 Allah haku sahlo reerahiina Allahuma aamiin

    • @Abdallehmoha
      @Abdallehmoha 3 หลายเดือนก่อน

      20 jir wuxuu ku argagaxay oo asagoo 30 jir ah ka oo hisiiyay ma umalaynaysaa in asagoo 5jir ah udulqadan lahaa may qalbi jab io facii in uu ka haro bay uhorseedi lahayda oo uu fakar io xanuun ka dhaxlo oo uusan waxba baran wa ifahantay ban umalayn

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน +21

    Ax somaliyeey hala saacido ninkan insha allaah ❤

  • @ayanhussein
    @ayanhussein 3 หลายเดือนก่อน +10

    Reer abtigeey reer sheikh isaxaaq waa gob wallhi❤❤❤

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 3 หลายเดือนก่อน +25

    Waxa laga yaba wiilkaas inu reer hantile ka dhashay asna dhiibka marayo

    • @user-sr9em8lj7c
      @user-sr9em8lj7c 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wiil adeerkeya oonaga maqnaa in uuyahaan maleeynayaa

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 3 หลายเดือนก่อน +10

    Yusufow Ninkii ku soo koriyeey ee dinta ku baray wuxuu ahaa nin wanaagsan sababtoo ah wixuu ku baray qowlkii illahay ee u qaalisan waxa dunidaan aan manta joogno Oo ah Quraanka Kariimka u ducee inuu illahay u naxariisto .
    Insha allaah waad guuleysan doontaa ee ha daalin

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 หลายเดือนก่อน +65

    Ninkan lama tuurin ee waaa kallumay familkiisaii waayo 3 jir lama turikaro ee wa ilmo so lumay sidan ufahamay qusadiisa alle haku sahallo walidkaagi wllo

    • @user-jx9pi6ur1n
      @user-jx9pi6ur1n 3 หลายเดือนก่อน +5

      Haa inta badan caruurta markay intaa jiraan wa lumaan ilhay ha u soo dhaweeyo Amin

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa macquul in la tuuray dabadeedna dawladu dhalinta kacaanka ku korinaysey, caruurta la qaybsanayey waa caruurtii kacaanka oo dawladdu waalid u ahayd kumanaan caruur ah baa gedo lagu kala waybsanayey 1991 markii xaruntii dhalinta kacaanka la xidhay

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 3 หลายเดือนก่อน +2

      Dhalinta kacaanku waxay ahaayen caruur la tuuray iyo kuwo agoon ah iyo kuwo family danyar oo aan la korin karin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 หลายเดือนก่อน +1

      Illaahay haku fududeeyo maxaase ninka loo xiray maa DNA lookala qaado

    • @Ymc.harwayne
      @Ymc.harwayne 3 หลายเดือนก่อน

      Lkn 😢😢😢

  • @dowdafarhan6868
    @dowdafarhan6868 3 หลายเดือนก่อน +11

    Ilaaahey ha caawiyo yarabi

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 หลายเดือนก่อน +8

    Reer Somaliland waa Soomaalida asalka runtii

  • @user-wk9rx8qd3c
    @user-wk9rx8qd3c 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ilaahy sida uugu fudud hakuugu sahlo qoyskaagii wall🤲🤲

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 หลายเดือนก่อน +10

    Allaha kuu sahlo reerkaada waa dhibaato xanuun badan markaad waydo waaridkaada

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน +22

    sxb 30 years Ehel maan arag dhibna kuma qabo and I'm still very strong waxii kugu dhacana you have to except waayo waxba isma bedelayaan caruurtana runta usheeg and be happy

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 3 หลายเดือนก่อน +5

      Xge jiraa walal anaga gabar naga maqane

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 3 หลายเดือนก่อน

      Walal gawar banaqaman from 1992 ila hada wala waye

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน +51

    Waa bil ramadaan Allah faraj khayr leh ood reerkaagii ku hesho ha kuu furo, farxad iyo khayr baan kuu rajaynayaa

  • @qatrocalinuur7859
    @qatrocalinuur7859 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waxaa jiro wiil walkei oo dhumay waqtiga uu dhumaya waxaa uu jire 3 burburka inta uusan dhicin wax yar ka hor raq io ruux waa la waaye hanala soo xoriiriyo.fadlan ama halke kala xiriirna wll

    • @hodansomaliahmed8661
      @hodansomaliahmed8661 3 หลายเดือนก่อน +2

      Numberba kumaysansooqorin

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 3 หลายเดือนก่อน +2

      Halkaa uusheegey maad daganeydeen lanbrkaaga sooqor hadad dacaad tahay

    • @aminougas9237
      @aminougas9237 3 หลายเดือนก่อน

      La xariir wll lambarka wariyaha baa kor saarane wariyaha la xariir waxaa dhici karto inad is yeelataane

  • @user-qk4kt3oe5p
    @user-qk4kt3oe5p 3 หลายเดือนก่อน +12

    ALLAHAY KACABSO. OO JOOJI DICAAYADA AAD SOQORAYSO. WAXAN KUSHEEGAYAA LAGUMA DIGTO DADKA DHIBAN.

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 3 หลายเดือนก่อน +8

    Reerkaadii allah ha kuu sahlo
    Farxad badan ayaan Allah kaaga baryeynaa

  • @hassanbarkhadle8865
    @hassanbarkhadle8865 3 หลายเดือนก่อน +20

    Wlh waan la xanuunsaday Walaalkan waa Bil Ramadan aan u wada duceyno in uu allah si Fudud ugu salho😢😢😢 wlh Qalbigaa i xanuunay 😢😢😢 BROTHER Janna Fardowsa allah haku geeyo ❤❤

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 3 หลายเดือนก่อน +6

    Subhanallah wallalow Allah haku gacan qabto amiin. Iska samir, Allahaaga bari oo talo saaro Allah Amin ma iisho. Iyaga ayey u xuntahay haday isku kaa tuurtuureen. Inshallah mar bay kuu wada baahan doonane dadaal inshallah

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cabdicasiis really baa hawshan takhasuus ku leh 3jir wuu lumay ee maha ilmo la turay alaw waa bil ramadan ee reerkiisa uso dhawe

  • @suleimankeybindaud438
    @suleimankeybindaud438 3 หลายเดือนก่อน +13

    Asc brother mcn waa anigo ah Suleiman Daud Noor o jogo Kenya gar ahan dalka waqoybarii walal ninkan waa Abtigey hooyoo mcnteydhuu ladashii waxunaa dumii asago 3 sano jir ahh please please anakaa rerkisaa ahh halken u haad racnaa🙏🙏🙏

    • @idilmawliid9745
      @idilmawliid9745 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wlloh miyad hubtaa inu yahy abtigaa ?
      Allah hysku kinso dhaweyo ☝️
      Wakhtiga u luma wa wakhti fog. Fadlan wlloh hadad hubto hadlkaga laso xidhidha please

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน

      Laso xiriirmmtv

    • @suleimankeybindaud438
      @suleimankeybindaud438 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@idilmawliid9745wanhubaa waa Abtigey wlh wansomanahy been mashegayii hataa DNA wan kuqanacsanahy please ciwankisaa kubahanahy

    • @user-to8zq3le5d
      @user-to8zq3le5d 3 หลายเดือนก่อน

      Ya rabi haday ruun tahay usodawey sidhes kugaratay walal asago 3 jiir ayuu lumay ee

    • @allayaqaan9101
      @allayaqaan9101 3 หลายเดือนก่อน

      Wll haday Dhabi tahay la xidhiid MMTV iyagaa kugu xidhiye

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay kurbada hakaa dul qaado wll insha allaah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 หลายเดือนก่อน +6

    Allaha Ku sahlo Reerkaga brother

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waaxaadidal Qur’aan Wiilku Masha Allah😊

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 3 หลายเดือนก่อน +9

    ilahay faraj khyr qaba ha ufuro

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa Gobanimada Somalilanders kee

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah duriiyada illaahay goobimo waa lagu yaqan wilka haloo garagaaro oo shaqo hala siiyo wllo illaahay how salo reerkooda hadad wadana guurso gabadh Muslim ah

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 3 หลายเดือนก่อน +5

    Farxad deg deg ah ayaan ku rajaynaa walalkay

  • @user-px9pf8dl1s
    @user-px9pf8dl1s 3 หลายเดือนก่อน +11

    Reer soomaliland walhi waa dad wanaagsan wareesigii hore diiftii kamuuqatay iyo murugtiii kama muuqato caawa farxad iyo qurux baa kamuuqata khayr Allaha idinsiiyo

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 3 หลายเดือนก่อน +5

    Allah SWT ha u sakhiro familigiisi 😢😢😢

  • @Haashim895
    @Haashim895 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyaday ayaa yarantii igu tidhi wiilkana qixi soomaliya noogu danbaysay habaryarty hooyaday kawayn ayaa waday markii gaajadii ku adkaatay ayadu gabadh iska ahyd siday iishegtay hooyaday geed ayay kaga timid inuu nool yahYna mooji igu tidhi xilligaas lkn maalinkaas wuu dhintay wiilku lagu yiri 😢

  • @Aliyare25
    @Aliyare25 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa rabi yaa Raxmaan

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah soomaalidu waa dad wanaag san

  • @user-ov3cr2ly7b
    @user-ov3cr2ly7b 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahaye reerkoodi ha uso dhaweeyo. Cabdicaziz really u tag isga channel baafin hayesta oo dadbadan oo dad raadina ku xidhan yihin

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sax walaal BARNAAMIJKA Ilintir la dhahaa

    • @user-ov3cr2ly7b
      @user-ov3cr2ly7b 3 หลายเดือนก่อน

      @@brbynulolilumu haaa kaasa fican inu tago ama online Kala sameeyo chance ka Ina la arko ka fican xaga tv

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 3 หลายเดือนก่อน +12

    Su,aaasha ugu xun eee uu waydiiyaay wariyuhu waa
    Maxamadoow adigu xageed isku tirinaysaa ma agoonmaha mise dadka waxa dhalay la garanayn😢😢😢

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahay hakuu soo fududeeyo ehelkaaga insha allaah ❤

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 3 หลายเดือนก่อน +71

    Music is very annoying subxanAllah it's Ramadan no need for music i couldn't continue to listen to it unfortunately

    • @user-dg9rb6ku7s
      @user-dg9rb6ku7s 3 หลายเดือนก่อน +2

      Dadku waa soomali

    • @suhuursahal7259
      @suhuursahal7259 3 หลายเดือนก่อน

      I know

    • @Ci___se
      @Ci___se 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@suhuursahal7259luqadoda kula hadal marka😅

    • @gulbahar2714
      @gulbahar2714 3 หลายเดือนก่อน +6

      @@user-dg9rb6ku7s I'm diaspora born and bred I don't know how to write Somali correctly that's why I used English

    • @aarlion8718
      @aarlion8718 3 หลายเดือนก่อน +3

      The music was just the intro I think. Most of the video is ok

  • @maxamedhasan4818
    @maxamedhasan4818 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay faraj khyr qaba ha kuu furo ilahay ayaa oge reerkaagii ee ha kuu soo dhaweeyo

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ha iska naaf iyo Cabdi casiis riyali in uu helaa laga yaabaa3 jir Waa lagarandoonaa waarna digil iyo mirifle caruurtaan reer baydhabo bay ahaayeen

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 3 หลายเดือนก่อน +2

      Page cabdicasiis ka dad badan isaga dhowr daawada kana 37k marin

  • @cashadahir930
    @cashadahir930 3 หลายเดือนก่อน +3

    ASC NINKAN SHEKADIISA QAYBTI LABAAD MEEEDAY MMTV

  • @muhsinhajji8458
    @muhsinhajji8458 3 หลายเดือนก่อน +4

    May Allah help him our brother yussuf wallahi very painful story

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 3 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAHA u naxariisto ❤

  • @nacnacadam8198
    @nacnacadam8198 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuu sahlo reerkaaga walaal yuusuf

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 3 หลายเดือนก่อน +4

    markaad luuqadiisa aad is fiican u dhegeysato wuxuu u muuqdaa Raxaweyn.

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 3 หลายเดือนก่อน +2

      Luuqad maxey sheegey marba meeshaad ku kortit ey ku xirantahey

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallh alleh ha ufudeyo yaa rabi 🤲🤲

  • @Ymc.harwayne
    @Ymc.harwayne 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa dareemi karah dadka ay ku dhacday iyo dadka walidkood dhinteen waa bil ramadaan ilahay inuu ufududeeyoh ha loo duceeyo 😢

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha ufududeeyo ehelkiisiina halakulansiiyo

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 หลายเดือนก่อน +6

    Reerkaas ayaa denbi kagalay
    May baafiyaan maxay uqariyeen intii baadidu Cusbayd

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahey ha kuu fududeeyo raadinta reer kaaga, aamiin yaa Allah.

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g 3 หลายเดือนก่อน +7

    Nin kaan wareysii kan ka horeeyey dib u shegeysta anigu waan yaabey

  • @fartunmohammed7162
    @fartunmohammed7162 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha ku sahlo reerkaga walaal farad Kheer qaba ilahay ha ku furo

  • @IqriinaQurux
    @IqriinaQurux 3 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahayow no sahal walaalkay yusuf aamiin yaarabi

  • @mohameddictionary1971
    @mohameddictionary1971 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka ninkaan soo caawiya dhan waxeey u badanyihiin gaadiidleey iyo xoogsato, waa dad dun wanaagsan

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢ax alle hakuu soo dhaweeyo wlo

  • @papajuly1214
    @papajuly1214 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakuu sahlo walaal,

  • @user-rx9ks2xy3r
    @user-rx9ks2xy3r 3 หลายเดือนก่อน +2

    wr hraja dhigin wd helysaye ilahy haku so dhaweye

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k 3 หลายเดือนก่อน +2

    MANZHA ALLAH BEESHA SUPER AWAL SANDALADA REER SHEIKH ISAAQ GOBTA SOMALI DADKI HANTIDA LAHA HARGEISA BERBERA GABILEY WAJALE INTABA WELCOME ADAA LEH ISAAQU WAA GOB WLHI WAA SOAMLIDA DHABTA REER SHEIKH ISAAQ AAN U OGAAALO DAL INAY NOQDAN ISAAQ SOMLIDA WA KUWI WALAALAYN LAHAA

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa bil Ramadan an uduceyno wilkaan inu illahey familkisa u sahlo an u duceyno walalayalo Allah usahlo Allah uso saqiro familkisa

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 3 หลายเดือนก่อน +12

    ALLAH CAZAWAJALLAH,faraj haku furo wll sorr😢.

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k 3 หลายเดือนก่อน +2

    ALE HAKU SAHLO MURADKAAGA WLL WAA BIL RAMADAANE DAWLAD REALITY SOMALI AY LEEDAHAY WA SOMALILAND MANZHA ALLAH

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan ku caawiya in DNA laga qaado una dira TREE DNA. Ugu yaraan waxa uu ka helayaa qabiilkiisa dad ah.

    • @HudaOnline-mj1jz
      @HudaOnline-mj1jz 3 หลายเดือนก่อน

      See lagu helaa ana reerkaygay 39 la,

  • @user-gg3mi7ri2z
    @user-gg3mi7ri2z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha ku sahlo

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 3 หลายเดือนก่อน

    Hooooyo 🥰🤲🤲🥰🤲🥰 9999999

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay ummadiisa hakuu sakhiro dadku aabiyo hooyo

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 หลายเดือนก่อน +12

    Wiilka an Waa digiliyo mirifle bay iyo bakool hala raadiyihii reerkiisii 3 jir xitaa wuu dhumeen karaa

    • @FARHIYAHAPPYTUBE
      @FARHIYAHAPPYTUBE 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa caqli badan tahay anba saas aan is iri

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 3 หลายเดือนก่อน +2

      Reerahas kama foga sideey ila tahay

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaahi ilaahow u gargaar waan ka naxay wiilkan 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow reerkiisa u soo sahal yaa rabi

  • @ibrahimmuse714
    @ibrahimmuse714 3 หลายเดือนก่อน

    😢Allahuma yasir lahu amruhu...Wan kuso ducaynayaa..Ilaahay haku fududeeyo walal...Ilaahay waxn kaaga baryay in uu kula kulansiiyo reerkaagii iyo familkiisi

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 3 หลายเดือนก่อน

    Hooooyo ❤❤❤❤❤❤888888

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 หลายเดือนก่อน

    Allah Tabaraka wtclaah reerkiina haku sahlo walaal Allahuma aamiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay Siyarhakuugu Soshaaciyo.
    Allahuma Aamiin😢

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuu sahlo wllo

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin Amiin yaa rabbi

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku sahlo rerkada walal Inshalah

  • @faadumohassan6594
    @faadumohassan6594 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xage yusuf laga cawinay zaad u so qor wax lagu so diro plz mmtv

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa cajiib al cajiib😢😢😢😢😮😮😮

  • @MahdiFarah-cp2tp
    @MahdiFarah-cp2tp 3 หลายเดือนก่อน

    Wll allah haku soo daweyo ehelkaga

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 3 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waa bilaa naxriis 😢😢😢😢. Qaab islawayni ah ayuu ugula hadlayaa. Illaahow qof hana badin

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay reerka aha ha kuu soo dhaweeyo faraj khyr qabo hakuu furo

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nagusoo biir saxiib anigaba aabe iyo hooyo midna malihi

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 หลายเดือนก่อน +2

      ALLE qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @user-sk7yn3it6u
    @user-sk7yn3it6u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla walalkeyoow ahalkaagii oo hooyadaa iyo aabahaa dhalleen allaha kuu sahllo 3jir dagalo qabsadeen wey kala habaabayaan hoyadii iyo ilmaheediiye taas waa mid cad somali wa qaali isjecel balse bookta aan dhamaan baa na heysata waa qabiile

  • @user-kc2cc5sn2x
    @user-kc2cc5sn2x 3 หลายเดือนก่อน

    aamiin

  • @salmocabduqaadirmaxamed
    @salmocabduqaadirmaxamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaarabi usahal dadkisi 🤲🥺

  • @user-em2gh9fp3x
    @user-em2gh9fp3x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anagaranayo plz icawiyo walaxey😢😢😢😢😢😢

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 3 หลายเดือนก่อน

    Allaahayoow kuusoo dhaweee wll
    Walee waa wxyaalaha uyar ee burburku inoo gaystay

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekada Yuusuf macquul maaha WAA dayday aan suura gal ahayn asqo ayuu qaybinayaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbiyow farasha khayr qaba ufur

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arma Hindigasi ugu dhowa alle ha kusoo dhoweeyo dadkagi walaalo 😢

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha uso dhaweyo

  • @user-uy8nq9fw7k
    @user-uy8nq9fw7k 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilkaan meeshuu kadhumay meel udhaw waxaa karaadineysey walaashiis waxaana ka fiirsadey raadintiisa TH-camrka hada ku sugan hargeysa feysal sheikh
    Geel iyo wiil afar jir ah ayaa nagala dhacay ayey tiri mamo weeyn ayaa raadineysey illaa hadana wiilkii meel kumasheegno ayey tiri
    Yuutuubarkaas halaga raadiyo beejkiisa ama yuutuuberkaas waresta mm somaliya

    • @2daysago_
      @2daysago_ 3 หลายเดือนก่อน +2

      Lkn maamadaas 60jir nin ah ayey raadineyse saan umaleenaayo inkastoo muqaalkaas marhore 3 bil kahor daawaday.

    • @sucadoahmed3387
      @sucadoahmed3387 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@2daysago_ha asago 5jir BA geli lagu kaxeystay bey dahday. Asaga geeliba wala qaday bey dahday 60sano kahor wa nin O'Day eh haduu nolyahay ninkas

  • @hiboaadenyusuf36
    @hiboaadenyusuf36 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku sahlo ehelkagi wlle ninki ku koriyayna wa kugu dadalay o way ka muqata Allaha ka abal mariyo naxariis waartana Rabbi ha siyo

  • @kamadage2
    @kamadage2 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wariyahan su,aalo xumaa waxa loo baahnaa qof provisional ah inuu waraysigan qaado

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alle haku sahallo wll walidkagii adiga keliya maha dhibkan dada badan ayuu haystaa

  • @mohamudadan-mu9zp
    @mohamudadan-mu9zp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Part2 pls

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abdirahman hasan Abdirahman ayaa anaga naga maqan magaran karo in uu yahay wiilkan 😭😭😭

  • @UmmuCaaliyah
    @UmmuCaaliyah 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa 10 danbe ee ramadaane ee aan uwada duceeno oo ducoyinka qayb kamida dhigno in allah usoo fudaydiyo wilkaas ehelkisa😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 3 หลายเดือนก่อน +12

    Nin somaliyeed baad tahaye somalida kuwii walalaha ahaaba isma salamaane hore uga bax waxba reer haradsane noshada hore ugu soco nin somali muslim ah wadankiisi jooga landheere banaan degay xaqii waalidkaa Allah kaa dejiyey

    • @bennemri595
      @bennemri595 3 หลายเดือนก่อน +2

      In waalidkagu kuu yeero ayaa kaqiimo badan waxa aad soomali sheegeyso

    • @hodansomaliahmed8661
      @hodansomaliahmed8661 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaanuu helin waa in liyada loodhisaa

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxasi talo maaa somali nimo Malaga abtiesada adiga weykula fududaay dadkagi kaama maqna ilahayba yidhi qabiila iskukala gartaina shucuuban waqaba Ilan litacarafuun

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somalidu ma walaalid kaagibey kuunonayaan

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน

      Family cidna kama maaranto wll😢si uun ba cidlo udareemaysaa hadii aadan lahay Family iyo cid aad ku abtirsato

  • @nimcofarah5757
    @nimcofarah5757 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay how so dhaweyo wilka family gisa 🤲