ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAREYSI KULUL - TALYE KAASHEY OO AFKA FURTAY - YAA DHIBKAAN U GEYSTAY CADEYMO IYO SIRO CULUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 617

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 2 หลายเดือนก่อน +209

    Wiilkan reer Malaysia gaadhi isugu dardara oo u iibiya gaar ahaan utupers kagana farxiya waan rajaynayaa inaad hadalkayga maqashaan allahna ha caafiyo

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi 2 หลายเดือนก่อน +5

      Ha miskiinka caawiya

    • @Ilyaaz43
      @Ilyaaz43 2 หลายเดือนก่อน

      Zax❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +40

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Asadxasan122
    @Asadxasan122 2 หลายเดือนก่อน +56

    Istiqfaarta badso iyo baryada ale waad ka boxidoonyaa insha.alah murugada iyo culayska ku haysta

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 หลายเดือนก่อน +43

    Rabiyow wiilkan caafimaad sii oo lugihiisa ku istaaji oo dadka dhibay xaqa tus

    • @NuraMumin
      @NuraMumin 2 หลายเดือนก่อน

      Amiiiin Yaa Allah

    • @Aishanuura-jn3sf
      @Aishanuura-jn3sf 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yaa Allaah 🤲🤲

    • @hamdiabdirisaq252
      @hamdiabdirisaq252 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabi😢😢

    • @Hamida-29
      @Hamida-29 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @user-ei6fd5kx7t
    @user-ei6fd5kx7t 2 หลายเดือนก่อน +50

    Waan kaxumahay 😢😢
    Nafsiga maqarsoomo waana soobaxaysaa sabir فاصبر انا لله مع ❤
    Ala wuxuu yiri sabir ana waan kusabaraya sabir wll❤😢لصبرين

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +20

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 2 หลายเดือนก่อน +64

    Nolosha manta lee ma ahan taliya kashey wajigaga murugada iyo ciilka ka muqato wlhi waa xanun rabi waxan kaga baryaa ina dhibka si fudud ugu baxdo cafimaad tama ahna ku rajeyna dadka ku dhibateyna markey silcayan ina barwaaqo dhax dabalato😢markasta kan la dulmiyo waa kan guleysto wll guuleyso😥🤲

    • @habsaali3510
      @habsaali3510 2 หลายเดือนก่อน +3

      Cafimad dag dag aha ilahye ha kusiyo walal Ameen ya rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @IkranKhalif-qm9nt
      @IkranKhalif-qm9nt 2 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭Ilahey caafimad tam ah ha kusiiyo wll🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-xk1mi9cr6h
    @user-xk1mi9cr6h 2 หลายเดือนก่อน +15

    Taliye kaashay Allah cfmd haku siiyo pro I.n lugahaaga alle hakugu soo celsho aamiin yarabi

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 2 หลายเดือนก่อน +88

    Team adna cadeey mss 1M insha allah 2M wan gaareynaa❤❤❤❤❤❤

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 2 หลายเดือนก่อน +48

    Inta murugada hayso ALLAH ka dul qaado Aaamin Aaamin

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g 2 หลายเดือนก่อน +18

    Hadan kahadli karin maxaa usoo fadhiisaty lkn ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo zhip waan kudareemi kara 😢🙏💔

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 หลายเดือนก่อน +12

    Rabbiyoow garabkiisa qabo Aamiin yaa Rabbi.

  • @Sanka833
    @Sanka833 2 หลายเดือนก่อน +168

    Ar aniyaa war jecli badaniyaa 😂😂😂😂😂😂inta Ila mid ah like saar

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 2 หลายเดือนก่อน +5

      Kula mid ahy war lee meesha I keenty 😂😂

    • @XussenAbukar
      @XussenAbukar 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh

    • @fadumodagan5749
      @fadumodagan5749 2 หลายเดือนก่อน +2

      Anga kul mid aha lkin hadlkib uxu ka dhigay kam hadli karo 😂cilba iga hay

    • @XussenAbukar
      @XussenAbukar 2 หลายเดือนก่อน

      @@Fatuush11 hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh war jecel lee miyaa intaas odhan

    • @BilanIsmail-xu9dd
      @BilanIsmail-xu9dd 2 หลายเดือนก่อน

      wlllhi ana war soo doonty😅😢

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 หลายเดือนก่อน +30

    Hadaaba waraysanaysaan maad janaalkiisa waraysiga soo galisaan si uu dadbadan oo daawada u helo

    • @Gabadhii-murugeysnayd
      @Gabadhii-murugeysnayd 2 หลายเดือนก่อน +4

      Wn ka yaabay dadkan wllhi 😢💔

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 2 หลายเดือนก่อน +2

      Oo yaa garanay kanalkisa oo arkaya hadii lasoo dhigo

    • @SankaXalweste
      @SankaXalweste 2 หลายเดือนก่อน +3

      TH-cam kisaba hawado ka maqan yahay😢 wala jabsaday😢

    • @Xamdimohamed-kb5tu
      @Xamdimohamed-kb5tu 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@SankaXalwestevideo ayaan hore soo dhigaayaba maku jiro layaabaye 10bilood ayey videoyada ka biloowdaan😢😢

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 หลายเดือนก่อน

      Wallaal cafimad allaha kusiyo taliye kasheey illahey waxan kaga baryey lixadkada allaha kugu istajiyo aamiin yarabi

  • @ABDIHAKIMADAN-xp8gx
    @ABDIHAKIMADAN-xp8gx 2 หลายเดือนก่อน +16

    Wlhi hanunu wayee lkn.... I'm sorry taliye we all feel your sadness today but inshallah one day you will be successful inshallah........ And I'm sure one day that girl will going to remember of what she does today........ Never give up taliye trust Allah and keep going........ Inshallah may Allah give you a beautiful woman who is better than her................... May Allah make your dream successful inshallah........... Hanunu wayee lkn waiskasithan markii as dumar as waxwalbo asusameysid yq lkn nirag aytah wliga aisdiybin waliga........ come on taliye

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey sowjo baariya ha siiyo aamiin asba shalay luguulahaa maantana wiljaruu ku fadjiyaa rajuu leeyahay inuu lugihiisa ku socdo iyaguna webeelikaraan sidaa muslinka looma luggooyo ilaahey taliye kaashey sowjo kheyr qabto ha siiyo aamiin

  • @MustafabdihasanMustafabdihasan
    @MustafabdihasanMustafabdihasan 2 หลายเดือนก่อน +69

    Wxba Hashegin dhiqalugaha lgugalinayaa kajoog wxaaga qarso wllo tliye😢pleas wixiidhcay waydheceen wxadanbe hasoshegin wankubaryaa wllo😢😢 waad cfimadi dontaa wllo insha allah😢😢🤝🤝

    • @muniiraarte4518
      @muniiraarte4518 2 หลายเดือนก่อน +3

      Huuno waxa dhacy iga daba gee bal maba fahansani xantuuun ban maqlayayaaye😢❤

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 2 หลายเดือนก่อน

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 2 หลายเดือนก่อน +20

    Hadad waxa taryso oo ka naxyso muuqalkan lacagta aad ka samysey sii oo ku caawi ninka miskiinka

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 2 หลายเดือนก่อน +2

      oo asagaba soo caruur iyo reer ma sugayan mida klee maxaa ka og thy inuu wax siyay cajiib wlhi

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaliimoxaliimo1782 oganshihiisa kamu hadline talo ayuu siiyey cidiisana channalo badan aye leyihiin midkle qof niyad ahan jaban oo garab istag u bahan weye maxad ugu didentahay caawinada?!

  • @abdullaahicumarhusein5556
    @abdullaahicumarhusein5556 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha Allaah naxariista Ilaahey Haka Quusan❤.

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 หลายเดือนก่อน +15

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-wu9co6wj9p
    @user-wu9co6wj9p 2 หลายเดือนก่อน +75

    Taliye kaashey waa nin xawaadle ah qabiil loogama tagaayo Taliye qalbiga allah haku qaboojiyo qaraabada gabar halagaaga raadsho yacni ilma adeeradaa

    • @Beerlula_adam
      @Beerlula_adam 2 หลายเดือนก่อน +4

      Meqow furay cidaa o ina aderkod ah

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 2 หลายเดือนก่อน +5

      @@Beerlula_adam abyo macnaha waxan ula jeeda gabadha ina adeerkiisa ah wey udamqahee oo dhaawacan saas uweyn kuma sameyneyso

    • @aminaaweys1524
      @aminaaweys1524 2 หลายเดือนก่อน +4

      Gabar ku darsada wiilkiina oo u cimaamada xawaadloow

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa ku sheegay inu XL yahay. B/weyne qabiilo badan aya dagaan adiga hada aqoon u leedahay walaasha ku darso kaduceeyso maskiinka ajar aya heleysa taliye kaashey waa reer dhagaxjibis aan fila😷😷😷

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 2 หลายเดือนก่อน

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp xawaadle waaye firkiisa iyi faraciisa ayan aqaanaa waa macawusley gang adeer cid uu lafo katuugayo maleh

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน +23

    Horta Dhibkaga dheef Allaha kaaga dhigo, laakiin walalow qoftii ad isku ooyeysen od isku duubneden maba ahayn Xaaskada Xalaasha ah Miya? Taas bal Allaha ka caffiyo

    • @user-gm4bz6ej2l
      @user-gm4bz6ej2l 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @haniihm
      @haniihm 2 หลายเดือนก่อน

      Zaki somaliya ku diray balaayda jcl xaasid ma waayo😏

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 2 หลายเดือนก่อน +43

    Ilahay cagahiisa ha usoo cesho wllken taliye kaashey🤲🏼

  • @user-kn7ny8kj3l
    @user-kn7ny8kj3l 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah waxan kaga barye gabar fiican oo Allah taqaano sowja saalixa kuu noqoto boos kasto kuu buuxiso farxadna aad wadaagtan Allah kusiiyo walalkay kaarshe farxad allaha kusiyo wixi ku dulmiyena Allah kaaga aaro

  • @ZuhaniMoha-jg6ys
    @ZuhaniMoha-jg6ys 2 หลายเดือนก่อน +16

    Sabar I.n wey soo socdan malmihii wacna wlhi wn kanaxey😢😢😢😢💔💔💔😭🤲

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน +11

    War gabdhow illaahayow kabaqa oo wiilka dhibaatada kadaaya guursada ama amaansiiya

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +30

    Team Taliye kasheey Ont Like 👍✌️✌️✌️🤲🤲🤲 Allooow Noo Shaafffi Ya'rabb 🤲🤲🤲 Dhamaan Muslimiinta Xanuunsen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @calinuur1218
    @calinuur1218 2 หลายเดือนก่อน +29

    isagoo naafo ah hadana garab hysan dhaqaalo ku filana hysan ina ku ciyaartid qalbigiisa wlhi waa cuqubo gabdhow alle ka baqa mida kle team27 hade dad garasho leh yhn ninkan teamka haku daraan ha caawiyan muqalo hala duuban hade dadnimo leyihin umada somaliyedna youtubkiisa ha ushidaan wlhi inu noq kle u bahan doonin qaraabada wilka dhalayna gbr ha u raadiyaan oo masuuliyad ha isi saaran

    • @faadumomataan5104
      @faadumomataan5104 2 หลายเดือนก่อน +2

      ninkaan team ku biiristiisa wakhti uma hayo mana ahan ujeedka uu malasia ujoog halka aad ka hadlaysid ee yourube ka ah meel ka fog buu hiigsanayaa oo caafimaadkiisa ah wuuna sheegay inuusan whakhti u ahayn team iyo youtube oo uu subaxii illaa maqrib uu ku mashquulsanyahay cafimadkiisa
      allah ha caafiyo riyada uu leeyahayna rabbi ha urumeeyo

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@faadumomataan5104Amiin 🤲🤲🤲

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 2 หลายเดือนก่อน

      ​alha @@faadumomataan5104alahaa cafiyo cafimaad dagdaga alaha siiyo

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 2 หลายเดือนก่อน +13

    🤔 6 mar marka la dhawacayo ma qof dhiman baa kow iyo labo ila sadex wa la gartay Nebiga Scw wuxu yiri qofka muslimka ah laba jeer meel lagama wada qanino

    • @MomtazAbdifatah
      @MomtazAbdifatah 2 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely 💯 qof ila fikira adan ku arkay macqulba maha 6 mar in qof binu aadam ah Oo ilhy caqli siyey inU 6 mar hal khalad u ku wada dhacay

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 2 หลายเดือนก่อน

      @@MomtazAbdifatah👍❤️

  • @queenhafso7613
    @queenhafso7613 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ilahow cafimadkisa dib iguso celi yarbi

  • @SakhiyaCoday
    @SakhiyaCoday 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nabi igula Sali wllo mcn❤❤❤❤❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi 2 หลายเดือนก่อน +6

    Taliye kaasheey hala taageero wlhi hadalkisa ooyin ku jirto muu hadli kro xtaa😢

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkan waxn ku odhan lahaa illhy cibaadadiisa iyo adiga dantaada uun ku foonaw Mar walba alle tala saaro dadkan wax kaa sheegayana waxba haka soo qaadin waxd jecshay haduu illaahy kuu qoray ma waayeysid nolshaad ku jirtana alle ugu sabir waad guulaysan insha allh farxad baan kuu rajanyaa😊❤

  • @SafiyoMohammed-qw8jd
    @SafiyoMohammed-qw8jd 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahy qalbiga ha kuu qaboojiyo 🥰

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢😢😢😢😢 illaahayow dhibta kasaar oo lixaadkiisa u soocelin

  • @user-lw3mw5yc5p
    @user-lw3mw5yc5p 2 หลายเดือนก่อน +6

    wll ilahay qlbiga hakuu qaboojiyo in aad is wareeriso mafiicna ama aad dadka is hor keento imisaa saas oo kle ah asad xajiyo waa kula mid hase ahaate walakala adkaysi badan yahay🥺

  • @shamsocalas9926
    @shamsocalas9926 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walal walal iyo warid alaha kagadhigo u mada musliminta ah

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dumaroow ilahay ka baqa wiilkan miskiinka ah qofkii gacanta 3 xaad ah u daa noloshiisa sumhanallah

    • @user-tm8ly6dl2g
      @user-tm8ly6dl2g 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo gacan 3aad ifansii maxaa Laga wadaa xbbti

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kaasheey illaahay tii kuu khayr leh ayaanu kuu weydiinaynaa 💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allah haku caafiyo walalo

  • @Nazlen-Moha
    @Nazlen-Moha 2 หลายเดือนก่อน +43

    Awey kuwi lahayne team 27 Cuuc😮 Teamkas lagari waye ceeb loradibayo Qac❤😂

    • @khadradahirali7759
      @khadradahirali7759 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka laha saki Somali baa kubiray subxanalah

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir 2 หลายเดือนก่อน +6

    ilaaahy caaafiyo ❤❤🎉

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 หลายเดือนก่อน +13

    Wiilkan halo kaco walahi nin raga cayaar kuma qiirodow😢😢😢

  • @MaryanMaxamed-mi3zc
    @MaryanMaxamed-mi3zc 2 หลายเดือนก่อน +43

    scw scw scw ❤❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 2 หลายเดือนก่อน +15

    Bisinka waa la taagay. Miskiinka
    Allah Qalpiga How Qaboojiyo 😢😢🤲

    • @MandeqAli-rq5fs
      @MandeqAli-rq5fs 2 หลายเดือนก่อน

      وو٨ووووو٧وووةووووتووموووو VوB

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha caafiyo 😢

  • @queenhafturkiMoha
    @queenhafturkiMoha 2 หลายเดือนก่อน +4

    Taliye kaashey wa lugu daneesty maskinka wll hore u soco ❤😭💔

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay cafimaad degdega hakusiiyo insha allaah ❤

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle qalbiga ha dajiyo lugahisana ha uso celiyo mustaqbal qurxana hasiiyo🥺🥺

  • @s_h4807
    @s_h4807 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahay caafimaad tama ha ku siiyo guurkhayr qabo ha ku sahlo amiin waxaad tahay qof wanaagsan waxbadan xeeriyey illaahay ha ka qabto shartooda kuwa ku dhibaayo amiin yaa allaah ❤🎉

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 2 หลายเดือนก่อน

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 🕋❤️👍🏻

  • @user-uq4mo5oe5l
    @user-uq4mo5oe5l 2 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliyeey Nin kaan aan taajir kadhigno hadii ayjidho Somalinimo

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkk tajir ka dhigno 😂

  • @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
    @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 2 หลายเดือนก่อน

    Saluu cala nabiyi scw

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay qalbiga haku qaboojiyo 😢😢

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 หลายเดือนก่อน +20

    Taliye kaashey allaha lugahada hakugu istaajiyo xawaadle maxamed iyo umada soomaaliyeed hala garab istaago taliye kasshey umada soomaaliyeed oo dhan darteed ayu wiljeer u fadhiya naag baari ah allaha ku sahlo walal

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 2 หลายเดือนก่อน +4

    ILaaHeY Qalbiga Hakuu Qaboojiyo Wllo Waxaaba Murugo ah Inaad Adoo socon Jirey Aad Whilechair Ku Fadhiisato Imikana Inaad Qalbiga Ka Gubato Waad Mid Aad u Xanuun Badan😭

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t 2 หลายเดือนก่อน +16

    TEAM TALIYE KAASHEY ONE LIKE ❤😊

  • @NuraMumin
    @NuraMumin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiiin Yaa Allah except our dua 🥹🤲🤲

  • @user-ku8jx9wp9m
    @user-ku8jx9wp9m 2 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdhow illahey ka cabsada ninka raga hadii adan Rabin damac ha galinin xolihisane haka cunin tas nabsi wayo wlhi

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 2 หลายเดือนก่อน +8

    One like 👍 team kaashey marnaba nohoos 😢😮❤

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin aamiin aamiinyarabi🤲🤲🤲🤲🤲💕❤️💕💕 keep going, brother you so strong man mashallah who would be fine soon

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allha ku caafiyo walalkey

  • @HassanAbuukarqaboobe
    @HassanAbuukarqaboobe 2 หลายเดือนก่อน

    Allow caafimaad sii yaa rabbi Allow guulee yaa rabbi

  • @istahilisse
    @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน +3

    gabar an xaskaga aheyn inaso dhofisaba qalad weyn kugu aheed bro wanaka xumahay waxi dhacay bro

  • @user-fg6ys2rz6b
    @user-fg6ys2rz6b 2 หลายเดือนก่อน +1

    taliye guuleso❤❤❤

  • @CabdullahiAxmad-et1qg
    @CabdullahiAxmad-et1qg 2 หลายเดือนก่อน +8

    war jecli darded casho maba iga dageyso anigo warkas sodhageysan marka iguqada cashadi wey iga qawow de rer malesiya wani wata taliye kashey qalbigaga qer ushek waxan waiska aduyo waliskamodaya marka ilahey hakumacino wllkey mcn

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 2 หลายเดือนก่อน +2

    Eheladaada karaadso qof hakuu soo dooreen kuqanavsan qadarta alle naagahaan meelaha waregaya iska daa yey kaaqaadan inta yarood biilka kadhiganaysid

  • @fahmocramaan3731
    @fahmocramaan3731 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wllkayga tani waa imtixaan insha allaaah waad ka gudbaysaaa wllkayga😢😢😢😢😢

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilaheey caafimaad hakusiiyo oo murugada kuhesatana arin aad kufaraxdo alaha kugu badalo🥺🥺🥺dumarka ninkan maskinka xoolihisa damcayo maxa kaqaldan ee benta ushegayan insha allh nabsiga wakasobaxa adina iska sawar taliya kaasheey

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wall taliye kaashay waad heleesaa caafimaad io guur wanagsan ee ilahy kuxirnoow❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 2 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @user-xm5pp8ff7n
    @user-xm5pp8ff7n 2 หลายเดือนก่อน +10

    waa qofka ugu horeeyay❤ aan nuqday

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 2 หลายเดือนก่อน +3

    Taliye daayeer nimada iska dhaaf dumarku lacag laguma guursado Alle bari isgaa qaniyee

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน +7

    Talo Walal keenso oo qarash geli Walalka ama walasha ayagan cidlo kaga tageyne,

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 หลายเดือนก่อน +3

    SUBXAANALAAH
    ILAAH 😮GAR GAARO. GABADHAAS LUGOONEESO
    IYADNA HORE MAR MAGAAREESO
    CARIIRI. ILAAH. HAGALIYO

  • @user-sw6br1hb7e
    @user-sw6br1hb7e 2 หลายเดือนก่อน +5

    Alle hakuu gargaaro taliye kaashey

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 2 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha ku caafiyo wll

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla dadkan xgee u socdaan ninkan maskiin ka ah xittaa maka baxsan waayy oo xubnihiisa u dhameestirneen allow alle dadkii bahlo bee noqdeen naaago iyo nimanba😢😢

  • @user-wv4bi5my3s
    @user-wv4bi5my3s 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuso celiyo labadada lugod wll wllhi aadban uga murugode wllhi

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan Falan Qeeeya Miyaaa Waray Sanaya Taliye Kaashey Waxaa Lamoda Wariye ❤😂😂😂😂😂😂

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda 2 หลายเดือนก่อน +3

      Waba wariyaa saxaf madan aqoon wariye calamiya waye😂

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Amiira_gabadhedakkkk

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda 2 หลายเดือนก่อน

      @@TheReal_Man 😏😏

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 2 หลายเดือนก่อน +25

    qac ba ka yeertay dada ogahy😭🙆‍♀️

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naa sheekada ii sheeg ma dhameysan video gane

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@MinhaajAbdullahi-of1wijabra ayaa ka yeeryey qac😀😀

    • @user-pd4sg8gl7s
      @user-pd4sg8gl7s 2 หลายเดือนก่อน

      Jabra hooyadaa maa dhashayy nyaa😂​@@salaaniofficial5654

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa rufeyaan buuxa 😂😂😂

    • @KanadshiikhSucdi
      @KanadshiikhSucdi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Jabra kow ka ah

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah walaal Saxaaf

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey walkey niyada hakuu dajiyo amurahagqnq asahlo gabdha qiyanada badana ha ogadaan in aad qofmuslima hadaa qiyanto oo waliba bahiya gara qabo aa lugoyso adina wax kulugoya heleyso

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 หลายเดือนก่อน +51

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wllo aduunka waa iska imtixaan aduunkana manta kaliye ma ahane tankale wixii ka tagay waxad u aragta inay shar ku ahaayen oo Allah ogyahay wixii kheyr kugu jiro marka way ku dambeysaama samir tankale qof ehelkada ah keenso kuwaasna ma guuleysan doonan

  • @ciisenani8729
    @ciisenani8729 2 หลายเดือนก่อน +17

    Wlh saxaaf waa very clever sida uu suaalaha u weydiinenaayo caadi maahan❤️🙏

  • @nimoabdi5000
    @nimoabdi5000 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mash allsha❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dhelatira
    @dhelatira 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ilhey lugaha io cafimadka hakuso celiyo walal🎉🎉🎉

  • @CilmiCiisr
    @CilmiCiisr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allha kucaafiyo wllky

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunka hordhaca aay video ga la horeysiisaan baan ugu necebahay waar waxa ka daaya
    Wayao nuxurkii video iyo wixii laga hadlayey ba wuu biya dhicinaya
    Maxaanu wax daawanaa ama video ga dhamaysanaa wixiina waanu haynaabee
    Cadhada iga haysa wlhi ma iska daysaa baan isku haya daawashadiisa inaan dhamaystaba waan karahsanayaa

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahy haku cafiyo wll qaali dadka dhibkan wiilka ugeystey ilaahy uga cabsada

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow adaa awood lahee maskiinkaan caafi meshuu katawalaato katoosi ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @LuulshaMohamed-qm9nv27
    @LuulshaMohamed-qm9nv27 2 หลายเดือนก่อน

    Waa kaceesa in sha allha

  • @kowsarali7963
    @kowsarali7963 2 หลายเดือนก่อน +1

    Am crying 😭😭😭😭😭 Sorry Abooowe

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 2 หลายเดือนก่อน +4

    Niyow dadkeena maxaa ka qaldan brother ilahay awlaad ayuu ku siiyay guurna maanta waxaan wehel ahayn ood uga baahan tahay ma leh guurso qof kula level ah oon kaaga faanayn duruuftaada

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 2 หลายเดือนก่อน

    Wallal illahay culeeska fudeed hakaga dhigo aamiin aamiin

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahy wax khayr badan hakusiiyo wlo

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyadu waamid gadgadoon badan walaal caafimaadkaga kudadaal wahelna kadhigo tasbiixda alle iyo ducada inshaa allaah

  • @user-sf4zr8zg8o
    @user-sf4zr8zg8o 2 หลายเดือนก่อน +1

    انشالله يارب العالمين 😢😢🤲😭

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ku cafiyo inshallah