Daahir Yare | Doob nimadey | - Xasuustii DurDur Band 2018 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    XASUUSTII DUR DUR BAND
    MAXAMED AXMED QOMAAL
    : MUSIC : ARIIDO
    CAMERA:JAMAAL CADAAWE
    EDITOR:JAMAAL CADAAWE
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & CABDIQANITUSMO
    MANAGER: M.ABSHIR
    VOCAL MIXING WAQAL

ความคิดเห็น • 67

  • @hassanyahye2322
    @hassanyahye2322 6 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍 DAAHIR YARE caadi ma'ahan bro heesta horay u soco my bro 👍👍👍👍👍

  • @abdirizaaqomar3701
    @abdirizaaqomar3701 6 ปีที่แล้ว

    Wow 👌👌👌😍😍😍xaflad ancadi ehen

  • @ayaanhassan6164
    @ayaanhassan6164 6 ปีที่แล้ว +5

    Lan don fulo derero daain shey wado ah haa allah allah allah afki rer jinadki ka heese afkeyga hoyo allah allah sas ku fade wadayow ❤👍👍

    • @shaadiaqueen3173
      @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว

      Maxaad Ku hadashay bal noo micnee😀

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว

    Canugaan camanka buuran fanaana ma ahan xaflad walbana waxaad isleedahay isagaa gudoomiye ka ah

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow essch cala dhalinyarta bravo et soutien total

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 6 ปีที่แล้ว +5

    Ana usohoreyey waw 👏 xfladii dalmar inta igadambeso like ta saara 😂

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad I like that keep going bro

  • @هارونعبدوليحسن
    @هارونعبدوليحسن 6 ปีที่แล้ว

    Aniga ahaan heesaha danbe ee mayga tan ugu shidan baa siiyay hestan

  • @qalihquruxleey9433
    @qalihquruxleey9433 6 ปีที่แล้ว +1

    Tuzmo filimz👑👑🌸

  • @ilkacazedimbil3841
    @ilkacazedimbil3841 6 ปีที่แล้ว

    Dahir yar thanks keep up xasuus igalisay wlhi doogan dheegsanaa

  • @soojeedoow1330
    @soojeedoow1330 6 ปีที่แล้ว +6

    İnta ayagoon heesta dhageeysan komantiyada ineey aqriyaan usoo galay like ha igu qabtaan.

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 ปีที่แล้ว +1

    Af maay mo ku heso yaah🙉🙉🙉

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow yaa ibara luuqadan

  • @xogtacusubmedia4940
    @xogtacusubmedia4940 6 ปีที่แล้ว

    wooow dahir yare
    aar walalay like iigu qabta

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 6 ปีที่แล้ว

    Deersiina lahaa wht hees wey iga dhaxbaxdey

  • @kamalbarket5415
    @kamalbarket5415 6 ปีที่แล้ว +3

    Midh kama fahmin inta ila qabtaaay Like Saara 🤣🤣

    • @shaadiaqueen3173
      @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว

      Anaa kula qabaa wiilku MUXuu Ku sheekeyay hada

  • @HAARISH143
    @HAARISH143 6 ปีที่แล้ว +2

    Xasuuuuuus hees hore
    Doobnimo

  • @samiiramaxamad454
    @samiiramaxamad454 6 ปีที่แล้ว +2

    Hyaaay kana muxu aha

    • @raagefarah3001
      @raagefarah3001 6 ปีที่แล้ว

      Samira afkaaga labaad baro abaayo afsoomaliga may iyo maxaatiri la dhahaa maygii uu ku heesooyaa adiga maxaa tiriga Lee Taqaan hada baro

  • @anharahmed4162
    @anharahmed4162 6 ปีที่แล้ว +3

    wixi Arko commentigeyga like plz xasid nimada Iskadaaya🙄😘😍

  • @ilkacazedimbil3841
    @ilkacazedimbil3841 6 ปีที่แล้ว

    Heestan kama dhargow

  • @yahyeapdih5756
    @yahyeapdih5756 6 ปีที่แล้ว

    fanaan kayar

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees shidan. Lkn wiilku miyuu yara FARUURAN-YAHY😆

  • @sunaliitamuqtaar1526
    @sunaliitamuqtaar1526 6 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @gacalobosslady4622
    @gacalobosslady4622 6 ปีที่แล้ว

    Fanan ba umamaleyneyn halkas kuarki jiray inbdhn

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 6 ปีที่แล้ว +3

    Run Hadii Laga Hadlo Anu Musiga Ariido Ayaan Dhagaystaa Fanaanku Doono Ha Ahaado 😂😂

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 ปีที่แล้ว

    Wooow😍😍😍❤❤❤❤

  • @somalishurumbi1617
    @somalishurumbi1617 6 ปีที่แล้ว

    Hadhag-dhagaagin

  • @maxdar11
    @maxdar11 6 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad #Qabyaalad ila necebtay like igu Qabo

    • @somaliamedia5970
      @somaliamedia5970 6 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu qabo ana kugu qabtee

    • @maxdar11
      @maxdar11 6 ปีที่แล้ว

      SHANKAR KAVIC waan kuugu Qabtay bro

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan laayabay umada ilahay Oo somaliyed Af may maxee uku qosalan wara hadada fahamen ika dhaf qof qogaa ku leehe mjire ee haya sin afka mayka somali maxad ka tahay hadada fa may iyo maxatiri aqoon

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +2

    Doobnimada wax naga saara oo naga naxa somali malaga la yahay

    • @shaadiaqueen3173
      @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว +1

      Haaye hablihii qalibay noqdeyne hadad farxiyo haysanlaheydiin waa laydinka saaarilahaade 😀

    • @saidali5400
      @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +1

      @@shaadiaqueen3173 wax naga saara anaga weynaye adigu managa saare

    • @shaadiaqueen3173
      @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว +1

      @@saidali5400 haaye so diyaar garaw sacada laga bilaabo doobnimadaynu isku darsanaynaaye 😀

    • @saidali5400
      @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +2

      @@shaadiaqueen3173 hhhhh diyaar weye yaa diidi karaa

    • @shaadiaqueen3173
      @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว +1

      @@saidali5400 😀😀

  • @omaryare3224
    @omaryare3224 6 ปีที่แล้ว

    Wx maba ka fahmin yaaa no fasiraa

  • @maryanruun3971
    @maryanruun3971 6 ปีที่แล้ว

    👌👌👍👍😚😚

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 6 ปีที่แล้ว +3

    Af may muu ku heesayaa mise anaa umaleeyo?!

  • @mohamedabdinour7925
    @mohamedabdinour7925 6 ปีที่แล้ว

    waxba kama fahmin hestan ya ila mida

  • @somaliamedia5970
    @somaliamedia5970 6 ปีที่แล้ว

    Yaaa subscribe isaaray aan saaree

  • @HALDOORMEDIA
    @HALDOORMEDIA 6 ปีที่แล้ว +1

    *Subscribe* igu Caawiya
    Bro/Sis

  • @asmasaban6543
    @asmasaban6543 6 ปีที่แล้ว +1

    Subs my fans kga love

  • @gacalobosslady4622
    @gacalobosslady4622 6 ปีที่แล้ว

    Ninkan nairbi luna park iskuaragnay

    • @gazudingutale482
      @gazudingutale482 6 ปีที่แล้ว +2

      Gacalo Boss lady maxaad ka qabanaysay luna park subscribe igu dhufo

  • @shaadiaqueen3173
    @shaadiaqueen3173 6 ปีที่แล้ว

    Muxuu Ku hadlaya wiilku afxabashi miyaa

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 5 ปีที่แล้ว

      shaadia queen wuxu inoo shegay inuu afkaaga uraayo haduu fananka run shegayo subscribe iguqabo nooh

  • @somaliamedia5970
    @somaliamedia5970 6 ปีที่แล้ว

    Subscribe igu qabo ana aan kugu qabtee