Asc maxamuud sir waan ku salaamayaa mar hore mar labaad ciid mubaarik mar sadexaad nice song nice music was xasuustii axamed mooge (ilaahay ha u naxariisto isaga iyo wixii umad nabi maxamada (scw) thanks sir maxamuud best Yusuf jama UK Birmingham
Waa xaqiiq lknse luuqada soomaaligu waaba ta ugu erayo badan luuqadaha caalamka balse inaga ayaa xaqirnay oo eray kasta oo aan inagu lahayn moodna in luuqadaha kale at leeyihiin ee dib wax ha loogu fiirsado
somaliland dadkeeda wa dadkii fanka iska lahaa walahi erayada hadaad u dhugato micno badan bad ka helaysa maha heess laba eray 8 jeer lagu celcelinayo waxasa imika na haysta axmed mooge alow u naxariiso sir mahamed na heesaha hore soo noole fan nooleye ba tahe
Been kamaanad sheegin...Murti iyo madadaalo ya weligeed issir iyo ab u leh...Waqooyi..cid gaadhana wa yaryahay...Hora lo yidhi : Hargeisa hoyga heellada...
November 2018 from muqdisho plz u duceeya in ay Somalia nabad noqoto aduunka dhinac ka raacdo siday u soo noqoto sharaftayno lahayn allah haw naxaristo axmed mooge
Ale ha u naxariisto fanaanka heesta qaaday axmed mooge iyo abwaanka baashe ibraahim iyo laxamaystaha axmed gacayte aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Eesh calaa hees Waa erayadii all ha u naxariistee abwan Baashe waraabe cade Laxankii AHN Ahmed gacayte Iyo codkii AHN Ahmed mooge liibaan Dhamaantood alle ha naxariisto aamiin
Wlh aniga waxan ku talinayaa in heesaha faniinti hore lasoo wada cusbooneesiiyo si ay noogu macanadaan waayo kabanka inta badan dhalinyarada hada jira ma wada fahmaan mana dhadhansadaan mana la fahmo erayada inta badan laakiin marki sidaan loosoo macaneeneyo wala jeclesanayaa waa ra'yigayga kabankana mudnaantiisa ayuu leeyahy
Insha allah 2027 I will be president of Somalia. Promise y’all will forget to listen song and TH-cam this is what my people somali make damn. You will see someone doesn’t know how to right his on name but he knows how to get in TH-cam pulshit.
Woow sir mahamoud doumachi you really amazing Viva gadhxajiis Viva Somaliland I khow abdi Omar he singing song 1993 my engagement keep going forward 💜💋
Heesta si fcn u dhaxashee inader sir maxmuud Oma wanad kaso baxday lkn dalmer iyo caaqil yare iyo dhalin yarada kale wxay modayan inad isaqa amanayso ma fahan sana heesta dhir roob mas cided iyo iwm
Asc maxamuud sir waan ku salaamayaa mar hore mar labaad ciid mubaarik mar sadexaad nice song nice music was xasuustii axamed mooge (ilaahay ha u naxariisto isaga iyo wixii umad nabi maxamada (scw) thanks sir maxamuud best Yusuf jama UK Birmingham
heestan iyo heesaha lamidka ah markaan Dhagysato waxaan darema in luqada somaligu Tahay Ta Ugu hodan San ee lagu aamano Dumar ,dhir iyo xoolaba Bal hesatan Yara Dhuux oo dhugo ❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾💐
Exactly, our language is the best markii gabar hala amaano ladhaho Lang Of The Poets saas ayaa naloo dhahaa!!
😍😍
Waa xaqiiq lknse luuqada soomaaligu waaba ta ugu erayo badan luuqadaha caalamka balse inaga ayaa xaqirnay oo eray kasta oo aan inagu lahayn moodna in luuqadaha kale at leeyihiin ee dib wax ha loogu fiirsado
Dadkii asalka u laha luuqada eray bixinta ayaa imika lagu sheega oromo wa aduun hhhh
Wali waa hees aad u macaan❤❤❤
somaliland dadkeeda wa dadkii fanka iska lahaa walahi erayada hadaad u dhugato micno badan bad ka helaysa maha heess laba eray 8 jeer lagu celcelinayo waxasa imika na haysta axmed mooge alow u naxariiso sir mahamed na heesaha hore soo noole fan nooleye ba tahe
Been kamaanad sheegin...Murti iyo madadaalo ya weligeed issir iyo ab u leh...Waqooyi..cid gaadhana wa yaryahay...Hora lo yidhi : Hargeisa hoyga heellada...
Khalid Rashed yahuuu
Maxamedeeq8 5117670 kkkk maxad igu cayday
walal haybad ay dadka dheryiiin weji heesba hestay kamacantay waxa sameyey abwwanda somalilnd kaso jeda alla hano barakeye
Taasaan been aheen, heesaha abwaanada kasoo jeeda waqooji Waa naxwo miidhan
wooow
ninkan Cod Halisa Buu leeyahay
love iyo Badh ban ku ahy 😍😂
12 /8/ 2018 🕪🎵♩🎶🎵🕶👓💙❤ allow u naxariso axmed mooge xidig somali so maray dhaxal nool ayu noga tagay
abdilah mohamed ameen wll
Amiin allow
Heestan waxaa I baray xaajigayga ilaa hada dhagaysigeeda wan jeclahay miss u bbe alle haykaa nabad keeno xasustadan ku noolay😭
Aamiin
dadka qaar baa iska dhig afanaan, sir mohamoud kama mid ahaa, waa fanaan cod, hanaan, iyo habsami Allah ku manaystay manshallah salute Sir Mohamoud
November 2018 from muqdisho plz u duceeya in ay Somalia nabad noqoto aduunka dhinac ka raacdo siday u soo noqoto sharaftayno lahayn allah haw naxaristo axmed mooge
Wow!Ceesh Calaa Hees Wallahi Markasta Waan Dhegaysta....Noloow Sir Mohammud Cumar Cadowgagu Jabaan.....Viva Somaliland
Sida mayeey arooryad
Miiraale soo kacay
Meel uu mahiigan jilba dhigay
Dhirtuna ayay magoosho
Mankiyo iyo caleenti
Isku maydhax marmeen
Dhulkaaa midho kasoo baxay
Muran uu dhexyaalo
Aanaa Ka macaaniyo
Waxan ahy mas ciideed
Hadal laysku Marin Karin
Mashee barwaaqa
Muuqoga inan yahay
Marmarban Ku mooda
Ama kugu masaala.......❤️
Eshacalaa Midho ALleh Naxriisti Jano haka warbiyo Ahmed Mooge Liiban
Heesta wax mar walab iqada my love runti 24-hour waa u qada waa hees aad macno ku fadhi daa 😊😂❤❤
Woo sir mahamed you really amazed xasuustii axmed mooge ilahoow u naxariisto amiin
Heesaha axmed mooge inaan wada dhagaystaa moodayee tana ma iidhanayd 2020 igu horaysay
Aad bn ujclahy fananka sir mahmuud waa best fanan 😍
Dadki fanka ku dhadan jiray nahee
Yaa salaam yaa salaam muuqooda inanyahay mar mar baan ku moodaa
Allah yavcizak maxamuud cumar cabdi ileeye.waad asiibtay.heestii
Abigaa marxuum axmed mooge.aun
Great fanaan Sir Maxmuud cumar cabdi. Intaad meesheedii dhigtay baad weliba kagasii cod wacantay
Sr Maxamuud Cumar waa qaysi isnacay si raaxa leh ugu luuqeeya heesaha waa sidii Axmed gacayte Allah haw naxariistee
Yaa Daawanayo 1da Luuliyo iyo Maalinta Labaad 2july 2020 wxii ka dambeeya like👍 One Love❤ Somalia Allow Midee🤲🤲🤲
War anigu gabadha weriyaha ah baaban ka helay. Madmadow igama gelin. Oolax.
Allaa ya cizak Sir Maxamuud; xusuustii Axmed Mooge (A.h.u).
Allah hayaay amarka ilaahey bartedad dhigtey, wa heesaha aan iskaga danbaabo tanu Sir mohamud.💜
Zho halkedad dhigte wlhi codba kugu dhan zir mohamud fanan jira like sar inti heesta ku celinteda daawaty
Ale ha u naxariisto fanaanka heesta qaaday axmed mooge iyo abwaanka baashe ibraahim iyo laxamaystaha axmed gacayte aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Cidii dhagsanaysa 11 Nov 2019 hit like
December 12.27.19 Love Ahmed Mooge💖💕
Casuistry wanaagsan Axmed mooge ilaahoow kuu naxariiso Axmed❤️u
Waa ereyadii : Abwaaaan baashe waraabe cade.
laxankii hore: axmed gacayte
The guy with the cream trousers is really enjoying the song, hawadu maraya 😂
He is tasting the lyrics
I'm him through the screen
😂 cirkaasuu marayaaa the creamy trouser
His name is ABWAAN lyricist MAXAMED AHMED OORSHE
😂😂
Wooow yaasalaam axyaaa heees
Xikmdii abwn Baashe warabacade ✌ lxnkii axmd Gcyte 🤘 codkii axmd Mooge 🤞 dib u qdidii mxmud cmr 👈
Wxaasa fan ahaa bal eega xikmda iyo lxamda iyo luuqda lyskma heeso uun waa loo dhshaa fnka
Heestaan waxan dhgyslan jiray 1993 markuu Mooge qadayay anoo Jooga Adisababa waa laygu wynaa
Wwqcvvch😢😢
Masha Allah Cod Haybad Iyo Sharaf baa Allah Ku galladay
Alle ha unaxariisto wllkay axmed mooge liibaan iyo waayo waayo hargaysa 1996 ayaa usugukaayodanbaysay shimadhadiisadiisii waxyarkahor iyo burco xxxxxxxx maxishoodo mowdkiyo aaax aaxxx waayo waayi
Eesh calaa hees
Waa erayadii all ha u naxariistee abwan Baashe waraabe cade
Laxankii AHN Ahmed gacayte
Iyo codkii AHN Ahmed mooge liibaan
Dhamaantood alle ha naxariisto aamiin
Heesta miraale
Ereyada= Abwaan baashe waraabe cade
Laxanka= Axmed gacayte
Codka= Axmed mooge libaan
Allah yarxamuk axmed mooge 😍
Haa
Alle ha naxariisto axmed mooge libaan iyo abwankii heesta sameyeyba bashe ismaciil waraba cade labaduba wey inaga hoseyaan manta ax ax
Waaw sir mohamoud Omar abdi legend moving forward
Waahwaah sir maxamud omer axsan fanan halkeedibu dhigay
Axyaa hees ser maxamuud wale waa fanan waad agdhigtay alow u naxariiso axmed mooge iyo maytidoo dhan
Allah yarahma rahimiin abti ahmed moge Libaan ❤❤❤
WaLEe Wuu keenay Hees Kii Marxuunka ilaahey Ha u NaxarisTo Ee Nice
Axyaa fanaan Sir Maxamuud Cumar Yare
Woo allow u naxariisto axmed mooge
Wlh aniga waxan ku talinayaa in heesaha faniinti hore lasoo wada cusbooneesiiyo si ay noogu macanadaan waayo kabanka inta badan dhalinyarada hada jira ma wada fahmaan mana dhadhansadaan mana la fahmo erayada inta badan laakiin marki sidaan loosoo macaneeneyo wala jeclesanayaa waa ra'yigayga kabankana mudnaantiisa ayuu leeyahy
xanan cabdalla ali qodob ayaad kahashay
Wall fanantia imika heesa badankoodo ma keeni karaan heesihii hore xitaa qaarbaa kala ilaawa midhaha,markaasay bahdilaan
Waan kula qabaa ra'yigaa walaalo
Insha allah 2027 I will be president of Somalia. Promise y’all will forget to listen song and TH-cam this is what my people somali make damn. You will see someone doesn’t know how to right his on name but he knows how to get in TH-cam pulshit.
Fankuba waa kaban wl
Barteeda ayuu dhigey heesta Codkii #A.Mooge inkastoo adagtahey in lakeeno 😍
Legendkaaaaa tumaaaya gacantaaaa ufadhida caleeek
ISAGAA TUMAAYA
eeshcalaa fanaan 😍wad la heshay
Mayay Arooryaad,Miiraale ,Mahiigaan , Dhir Magooshay ‘’’’’Man Iyo Ubax Isku Maydhax Soohmay Hees Iyo Badh Xitaa Way Dhaaftay Abwaanka Sameeyey Illaahay Cimriga Iyo Caafimaadkaba How Barakeeyo
Allé haw naxariisto Ahmed moge liiban
Waayihiidanbe khayraaaaayqaran xaastiis faraxsan.waatan dumaryaaashaaay.qofta waa noolahay sahraaay.yarta
Waaaw abtigi ahmed mooge wu la keenay yasalam
Aaad iyo aad
Slnd fan laguma gaaro
Magac waaleeeyahay kalmadahayga iyo cdba gabadga khatraaayshamsaaay sahraay layguma haysto yarta ooridiis waana noolahay.musig iyo buplikna waa ka qiimobafanahay cayntaana maihi sumcadna leeyahay.yarta ugu wataaaa dumaaar ama naaago badnaaa layga dooqay jeclaaday.lajecel.waaqofna
Ereyadii AUH abwaan baashe xasan waraabe cadde iyo codkii Ahmed mooge liibaan AUN labadoodaba ORAGINAL
Laxankii Ahmed Gacayte(Ahun)
Haye 😢 4:32
Waw hestu macan sir maxamud cod ba ku dhacay❤❤❤
Ma Shaa Allah Sir Mahamud halkedi ba dhigtay 🎻🎤🎷🎧👏👏👏
2022 Aa daawanoyaa adaa ugahelay wllhi🤩
Fav song waan ku soo cesh ceshtaa
Maansha allah barteedu dhigay xasuusti Ahmed mooge liiban iyo codki mecaana ee sir mohamuud abdi Omar xasan mecaad
Wooow walahi mesheedii buu dhigaya axsan fanaaaaan
Sirmohanuud abdi halkeed dhigtaa kamadaalo heestan
Yazalaam sir mohamuud allaah yacizak
Alla waxan lo qaaday inan duriyadaa sidaydokale viva duriyada✌✌😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖💖💖
yes xaqiiqda ayaad sheegtay babadhkale maya wll
cabdiraxmaan saleebaan thsnks wllo
@@cabdiraxmaansaleebaan7539 8uuààà888oqqqwqqqöqq
Xogmaal caleek, thanks brof
Kuwa ag fidhiya wey layabanyahiin reer woqooyi fan iyo qaad laguma gaaro
😂😂😂
Wad na cayday lkn wad iga qoslisay
Khalid Rashed sxb waa iska kaftan dad walaalo ah ayeeynu nahay 😂😂😂😂😂
😁😁😁ma waxad rabtay hada inta cabulo laga so dhargo lagu dhusdhuso gabdhaha abaay abaay baraaraq bararq hhhh naga amus hala amno nagahe
Halkeedii Baad Dhigtey.Sir M.
inta dawaneysa 2020ka inu Halkeda dhigay yaa ila arkay
Waxan anahay mas ciided Ax yaa erayo😘😍
Woow sir mahamoud doumachi you really amazing Viva gadhxajiis Viva Somaliland I khow abdi Omar he singing song 1993 my engagement keep going forward 💜💋
Aax jaceyl baan dareema markaan heestan dhageysto 😊
Asalkii iyo ehelkii xikmdaad tahay inbti 💯💯
What you believe is it 36G when really know what it's about in that matter I did .Whether
saddexdii magac ee roobka aaynu unaqaanay ba gabadhaa walagu amaanay luqada somaligu waxay kamid tahay luqadaha uti hodansan xaga suugaanta markay raggii ragga ahaa helaan weeye.
fan waa fankii hore erayadan macaan ee heestan waxa sameeyey abwaan isaaq ah
Amiin Mohamoud
fanwaa fankiihore la iskumahayo taa wad asiibtay sxb
Wll waa sidaa sheegtay afkeenu waa hodan hadana inteena badani waay ka faanaan wana afafka unadneshinku aay leeyahin wu dabar go'aayaa😢
Boqolkiiba boqil WALAAL INAAD FANAANIMOU DHALATAY XAGA CODKA XAGA DOOKHA SIR MAXAMUUD SALUTE MY BROTHER
sir mahamuud cumar wa fanan misickyste iyo laxamysteba fanan an ad uga helo
waa ok! Codka , laxanka , jawiga , fariinta intuba waad keentay. Waxaan ku dari lahaa inaad adoo taagan qaado heesta !!
Sir mohamud 👌👌👏👏 waan kaa danbeyaa
Zaynab Abdihafid Ana Adigan ka danbeyaa indr
Ku dhaaro hee
Axyaa sir mohamud waad keyntey cizag yaaqey❤❤
Love u sir maxmud god bless u brother
sir maxamud cumar fanaan qaliya noolwo
Viva garxagis 🙏👍
Sir Mohammed waa fanaan weyn oo aan madmadoow Iva galin
Sir Mohamuud 😘
Runtu waxay tahay inaad fankiiyo socda Aad tahay waan ka danbeeya sir 👋✌️
Waad mahadsanit walalkay sir maxamud cumar side qurux badan uqaday heesta legend ahmed mooge iyo maxamed mooge ilahay naxriis janaano hawgu deeqo amin yarabi thanks again walalo mahadsanit ❤❤❤👍👍👍
Sir maxamuud ❤❤❤❤ love bn ku hya
Heesta magaceeda i sheega plz marka Axmed mooge liibaan Allah yarxama qadayo
Walahy toban sano wa radinya magaceeda marka Axmed mooge qaadayo lkn weli cidi iima sheegin
Sulayman Salad mascideed ba ladhaha masuul .com ka raadi youtube kuma.jirto
Riyak Mohamed th-cam.com/video/SY6N0r4sy7s/w-d-xo.html
Shak G. Mahadsanid walal
Plz laso dhaqsad😢😢
Masha allaha ❤❤❤❤
Heesta si fcn u dhaxashee inader sir maxmuud Oma wanad kaso baxday lkn dalmer iyo caaqil yare iyo dhalin yarada kale wxay modayan inad isaqa amanayso ma fahan sana heesta dhir roob mas cided iyo iwm
4 jeer ayan maraya intan kuso ceshaday Nov 2018
heesaha waa in ay sheegaan ninkii lahaa sida Sir maxamuud cumar
Inta kaloo dhan aadbuu u keenay jiidjiidkaa ayuunbuu yara dadajinayaa sidii axmed moogee dabacsanayd uma jiido karo waa isku day fiican
Oof yaa iladaawanaya 2022
Heestan aad baa uga helay
"Dhulka muudh ka soo baxay muran uu dhex yaaloo anaa kaa macaaniyo waxan ay masciideed hadal laysku mari karin maashee barwaaqa ah, muuqooda inanyahay marmar baan ku mooda ama kugu masaalaa" yaa salaaaaam waa erayo iyo badh
7/6/2022
09;30 fiidnimo
Intii iga danbaysay salamulahi
hees an jeclhy in an dhagaysto😍
Sir Maxamud! Mansha'Allah. Big tune!
Wale hees wataa Alle hawnaxaaristo Ahmed mooge Iyo xasusti Sir Cumar
Garaxgis ❤️
Erayada nin sacad muuse ah ayaa lahaa lkn markaynu soomaaloo uga hardhno ayay wax noqonaysaa reerkiina baryahan hinaasaad qaadeen ilmaadeerayaal
@@cabdixakiimxasancali2764 hhhhv zse3ex
@@cabdixakiimxasancali2764 n5u
@Samia E of
You will need
Calooshaakubugta
Mansha allah wad keentey heeska
Halkiisad dhigtey
waah waah iyo waayo waayo
❤️❤️❤️❤️❤️
alaah yicisak sir mahamood yaryarkii buu ruxay
Eryadii baashe waraabe case
Laxankii Ahmed gacayte
Codkii ahmed mooge AUN sadexdaba sadex reer hargeysa ahayeen
Waraabe cade