GOCASHO BY MAHAD YARE 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @faizomohamed7010
    @faizomohamed7010 3 หลายเดือนก่อน +8

    Heestan dhifiq ba ibaray😊

    • @saidhussein2625
      @saidhussein2625 3 หลายเดือนก่อน +1

      Iskumidh yaqey sanadha kadib 😂❤

  • @moohanofficial6204
    @moohanofficial6204 3 ปีที่แล้ว +15

    Garta Waxaa Lasiiya
    Ruuxii Gu’ya Haystee
    Nimay Gacantu MarantaHay
    Ciddi Garanbamayse✌🏾

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed3693 4 หลายเดือนก่อน +4

    From dhifiq xaga tiktokta 😂💃
    Heestu waaba misanka culus

    • @kingo5954
      @kingo5954 3 หลายเดือนก่อน

      Aadoo wayn from legend dhifiq 😂😅😅

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan jabuuti aan imid anigoo yar marka heestan ayaa aroor walbo radio ga laga soo deyn jiray markaas ayaan jeclaaday meeqo sano ayaan raadinayay heestaan mardanbe ayaan helay waaku farxay qof aan weeydiin malahan oo reer jabuuti iyo fananka magaciisa gucashadu ma fiicno axsan hees waaye

  • @yonisali7897
    @yonisali7897 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah heesti abdo hamargood , hobolki weyna ee reer Djibouti 🇩🇯 , allah qabriga uu nuuriyo

  • @ahmethofficial1453
    @ahmethofficial1453 4 วันที่ผ่านมา

    Garta waxa la siiya nin guunyo haystee nimey gacantu madhantahy cidi garanba mayso
    waa waqac somaali dhexdeeda ka jira oo aaney bulshada kale inala qabin🫤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuusti illahay🤲🏼 ha unaxaaristo abdo xamargod balse si wanagsan ayu ugu hessay

  • @barduuro
    @barduuro 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhi g aya isdhahayey youtubka.waa hees xazuus leh laguna xasuusto barnamijki cayaaraha ee hoon afriik iyo baakaay.mahadsanidin

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye ปีที่แล้ว +4

    lyrics aad qorteen intiisa badan waa qalad, erayada hadii aydaan fahmi karin …….. ayaa la isaga qoraa, sida aad u malayso waligaa ha qorin.

  • @Avatar-t5m
    @Avatar-t5m หลายเดือนก่อน

    Ma igubay jacaylka✅

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 ปีที่แล้ว +2

    Dadka heestaan wada qaaday dhamaantood wax ninkaan uga toon maan arag, welldone

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno 3 หลายเดือนก่อน

    Album ka ay heestani ku jirtay waxa la odhan jiray Dawo, waxa coverka cajalka ku sawirnaa gabadh loxoox dubaysa kkk. Waxa aanu album kaasu soo baxay sanaddii 2000. Isagoo dhamaystiran cidda haysa hasoo geliso TH-cam.

  • @hersi6773
    @hersi6773 หลายเดือนก่อน

    Music ga cabdisalan jimmy beerku kaga istaagay, nin ka yaqaanaa malaha ma jiro.

  • @takoltyga
    @takoltyga 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @cabdirashidjanan1438
    @cabdirashidjanan1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow sas waye

  • @fartuunfartuun4230
    @fartuunfartuun4230 หลายเดือนก่อน

    xasus

  • @Miroamirati
    @Miroamirati 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah habo macan

  • @ikraanxasansalaad9882
    @ikraanxasansalaad9882 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @Qalasad
    @Qalasad 3 หลายเดือนก่อน

    Inta dhifiq kuso atagtay heesta😂

  • @aaminaali9937
    @aaminaali9937 2 ปีที่แล้ว +2

    waaw amazing

  • @munaahmed271
    @munaahmed271 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees qurux

  • @xasanmaxamud8683
    @xasanmaxamud8683 2 ปีที่แล้ว +1

    ,