Sanadku wuxuu Ahaa 2012 isla wakhtiga waxan dhameyay Dugsiga hoose dhexe ee Ahmed dhagax kuna yaaala hargaysa Gaar Ahaan dagmada Ibrahim koodbuur' Ganad' dareenka iyo jacaylka markad Qofka u Qaadayso mararka Qaar si kadis ah ayu ku galayaaa Gabadh Aanu isku Class(Fasal) Ahayn Ayn iyadoon I ogayn u Qaaday Dareen jacayl Aduunyada ta ugu Darani waa Qof Aan ku ogayn jeclow isla wakhtigaa da'daydu way yarayd cidna kalaman tashan karayn culayska iyo waayaha I haysta iyadana uma so bandhigan karayn oo xishood aad u daran baa I ciilay maalintii imtaxanka noogu danbaysaY ayn is idhi dib isku arki maysaan o dugsigii waydinka dhameyay oo u sheego baahida Aad u Qabtid wan ku calool Adaygay wanan salaamay ugu horaynti si farxad iyo waji furnaan leh ayay iga qaadY salantii waxanan ka codsaday numberkeda in ay I Qorto ka dib markan numberadii kla Qoranay wan is maca salaamaynay wanan kla tagtany habenimadi ayn wacay una sheegtay jacaylkii ugu yaraan 1 sano ka Qarinayay way iga aqbashay iyada oo ku faraxsan in aan nolosheda kuso biiro ugu danbayn inantii waxaa na dhex maraY jcyl iyo kalzooni waligaY aan isoo mari donin hadii 30 minit o kliya telkaygu xidhnaado ilmo iyo murugo ayay la noolan jirty Ana sido kle waxan soo wada Qaadanay wakhtiyo farxadeed oo anagoo wada joogna si kal iyo laaba u farxi jirnay sido kle waxan so wada qaadanay murugo iyo ilin dharka aan xidhan nahy Qoyn jirtay ugu danbayntii wakhtiga ayaa noo saaamixi wayay in aan noloshayada sii wadano wananu kla hadhnay gabadhuna reer Cerigaabo ayay ahyd o cerigaabo ayay ku noqotay sidaana wanu isku waynaY Ana hargaysa waxan kaso baxaY 2017 waxanan ku sugan ahy Qurbaha gaar Ahaan Qaarada yurub Germany 🇩🇪 heestan Aynu si wada jir Ah u dhagaysan jirnay mar kasta o.aanu is Aragno Lucky wali wanku jecel Ahay hadii aad Guursaty Alle hku barakeeyo Qoyskaaga hadii Anad wali guursana Alle mid khayr qaba ha kula kulmiyo hadii Aad xanunsanysana Alle hku caafiyo hadii aad Geriyootayna Alle hku naxariisto wali waxan la nool ahy xususahagii oo ay heestani ka mid tahay somaliyey wan idin salaamay dhamantin hadaad Qoraalka dhamaysato like I saar si aan uso booqdo Qoraalkan wakhti kle 22/7/2022 maalin jimce Ah (Germany)
Qofku inu guleysto io inu gul dares to wax u dhxeyo ma jiro geesi nimadi ad samayse ina hor is tagto wad ku guelsaaty nio wakhtigu haddu ku samaxayo badi goob gabadha oo waxay ku sugan tahay nogu so warceli....haday gur satay wa kheir hadi kale o wali gabar tahay calaf wa halkese is gursda...
Waaan ogahay wllhi heestaaan inaaa ila dhagaysan doonto 2023 kaliya 7 cisho ayaaa ka hadhay sanadka cusub what a songs old is gold Xanuuun badanaaa jacayl aaan lagula ogayn Like 👍 isaaar wll si aaan sanado ka dib usoo boooqdo wll
Markaad Sharma Boy iyo Balbalaarka ka soo caajistey heesahoodii innaad heesihii hore isagga soo noqon doontid haddaad rakaabkaas kamid tahay gujo like ah kaga sii tag inta hoose.
Habeen jimco Ah 13-10-2022 Jawi dagan iskaga Jira Liido Jooga iska fiirsanaa kuma raaxeysanaa Mowjadaha uu hirka kicinaayo baan heestaan dhageysanaa, Haddiise AAD iga dambeyso Like iisaar si'aan u xasuusto Habeenkaan quruxda badan ee aan Liido Ku qaadanaayo. Old Is Gold Legend Qoomaal&Fiska🖤♥️🙏
Asalamu alaykum my Somali brothers and sisters! I’m half Tojiki 🇹🇯 and half Pakhtun (Pokistoni) 🇵🇰 so I’m Persian, but I love this song. I remember listening to it in 2013 and it’s now 2021! Time flies, miss the old days! I have many Somali friends in Europe, love you all!
HEESTA WAXAAN DHAGEYSANAYAA HABEEN SABTIYA 1JUN 2024 9:00 WAXAAN AHAY NIN DHALIN YARO AN WALIBA 20 WAXANA JOOGA MOQDISHO GAAR AHAAN CEELASHA BIYAHA CAWADAAN AAN QORALKAN QORAAYO WAA HABEEN II QAAS AH AAN GO AAN ADAG GAARAY SI NAFSIYAN AH HADII AAN NOOLAHAY I.A WAXAN RABAA IN AAN NOLOSH BOSS FIICAN KA ISTAAGO INSHAALLAH 😊💪 WAN SOO BOQAN DOONA QORAALKAN MARKAAN DAREEMO IN AAN BOOSKII AN RABAY TAAGANAHAY I.A DHAWA AMA DHEERAA
heestan waxa aan dhagaysanyaa habeen arbaca soo gashayy habeen saq dhexe time abaaro 2di habenimo tarikhda 30/08/2023 waxa aan haystaa jacayl marwo sharaf qurux edab asturnaan❤💎 alle wayne u dhameeyay waxay iii tahay aduun qofka aan ka eegto waxa an rajaynayaa inaan reer samaysto siday ii dooratay aniga oo dugsiley ah iigu soo samirtey abaalkeeda aan uga dhigo inaan isku dayo intaan farxad siin karo inaan siiyo inaan qofkale la simin inaan ka dhigto xaaskeyga 1aad 2aad 3aad 4aad inleyn way udan tahee marwo hothman waa ku jeclahayy wax walbana wa i tahay laga yaba inaad cmment gaygan arkeyn lakin waan kugu fanaya run ahantiii mudaneyy 🥺❤ ii duceeya inu ilaahay calaf iskugu kaaya daro❤🫂
Waxaan dhagaysanayaa heestan 1:25 AM habeenimo 12/26/2024 Qofka uu wadnahaygu tabayoow tolow ma is calafan doonaa😢 Waxaan kuu jeclaaday sidii aan jeclaan lahaa in lay jeclaado aniga😢😢
I'm from Saudia 17 years old and getting married soon in shaa Allah my mom is Somalian she's in love with this song in shaa Allah I'll play in my wedding soon! Pray for me guys....
I appreciate that your mom is in love with this song, and I would like to tell you a word in your comment which I hate and that is the word ""SOMALIAN". Somalian is not our nationality. We are not Somalians but Somalis. And lastly, I would like to congratulate you if it is true that you are getting married.
Whenever i listen to this song i always cry 😭💔😢 every yr I listen once as a remembrance of my lovely aunt who was like my second mom she was my father's sister my father was unable to take care of us because he never knew how to take care of kids and my mom never used to care for us my dad divorced her while I was too young i lucked mum's care and love my aunt may her soul rest in peace volunteered to take care of us I was the youngest and she used to love me so much wherever she goes i used to follow her most cases in weddings whenever she goes she must dance this song she died 31 August 2021 i still remember her day and night and even pray for her ❤️ she deserves to be given a gold crown 🙏♥️ ilahey haunaxaristo 🥰🥰
ManshaAllah what awesome master piece sister to hear.may your aunt soul rest in peace.its always precious to leave behind a generation you mould to their best so that they pray and remmber you in their life span
Waa habeen xasuus igu leh tariikhdu ay tahy 25/3/2021 oo xiriir jaceyl muddo dhan 5 sano aan wado runtii waxan rajaynaya in aan calaf iyo nolol wadaagno agteeda waxn ka ahay ruux qiimi badn wana wahelgayga dhabta uma baahdo qof aan iyada ahyn nolasha kowsr wan ku jeclahy wana ku xiisay ❤❤❤❤❤ waxan ku qiray in aad tahy ruux leh dadnimo qurux dabeecad iyo shraf waxan baln iyo cahdi ah in aan nolol kula wadaago kowsar❤
Waa mid kamida heesaha ugu fiican ee jiilkena. Heestan 2010 marke so baxeysay Universal TV kadaawaday illa Waqtigan(2024) Fuv Song bay iitahay❤️. Jiilka dambe ee heestan qaarami(heesihi hore) ahaan udhageesan doona Salaam ban udhaafaya✋😅. 15/09/24 Nairobi🇰🇪.
Xusuus iyo beri samaad waa badna heestan waxan marki ugu horeysey dhegeystay 2011 iminkana 2021 ayaa bilo ka harsan yihiin waa heesaha jiil walba la jaan qaadi kara waxan rajaynaaya comments kana xusuus ahaan ugu dhaafaaya ilmahaa aan dhali doono mustaqbalka si markay arkaan ay like u saraan🙏
Aniga dhegysanya 2024 si aan ugu xasuusto wllshy oo dhimatay shpna aan ahyn I remember iyadoo tvga universal ksoo gasha runtii waan yaryareen lkn waa xasuusaha aanan qlbigayga ka bixin I miss wlshy qli 😢😢 see u in janah incha alh 😊
Waxaan kuu Rajeynayaa Waqti qurux badan Wllo Meel kasto Oo aad Adduunka Kajoogtid 21/7/2024,Haddii Alle idmo Dib baan usoo laaban Doonaa Adne sidoo kle Love iyo Like ii saar Wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaali Jacelkaada I.A
I'm still listening 🎧 tarikhda 5/5/2022 Saacada 8:00 fiidnimo Habeen qamiis ah Doorashada Somali soo dhaw dahay Waqtiga doorashada waxaa ka dhiman 10 days Marka kale Waxaan imaan doonaa heestaa Anigoo boqoradeda I ak fadhiso Oo waliba si wada jir u dhageysa donaa i.a Nolasheyda ❤️ aad baan kuu Jeclahay ♥️💯 I can't wait the time you read this writing 😘✌️
@@suldanqabus9421 cawo labden hesta qa ku kulan haben arbaca 25/5/2022 12:24 habeenimh from burco hestan inan baaa hada i so diry misan so raadiyey kama dhargo dhagyskeda😂❤
@@hassanabdi3572 2011ki ilaa hada wadhageysta 2018kiina xasuus waxan ka qayaas qaatay in Xaajiga 2018 uu Daaqada kabaxay ma ila dareemtay. Waayo Xajigeyga Allah ha idhaafo iwm kama arag Qoralkeda
Old is gold waan jeclahay heestan Darren gooniya ayaanEy igu leedaHay kolay qoraalkani xasuus ayuuu inoqon dooona incha allah allaw dadka qalbigu ka gubanayo uqabooji kuwa kala maqana isu keen kama daalo dhagEysigeeda lovlt❤🙌 24/10/2021 5:15 galabnimo malin axada alonE😪😇
Heestan waxn ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabooba jaaj bishu wa 30/9/2024 sacaduna wa 7:45 wana subax wana fakarayey waliba xaalad weyn aya ilahysata ilaahay faraj khayr qaba haysiiyo😢 east africa meesha ugu xun adunka weeye wllhy nolosha aya kugu adkaaneysa runtii😢😢
Heesta waxa wada dhagesan jirnay Saxibtay ciyaal school isla aheen Ramla Ahmed Mohamed saxib qalia 2012 Bireega uso baxno aya ka dhagesan jirnay telphone ka no dhibi jirtay inan xafsa la dhihi jirey. Hada waxa laga jooga 2/1/2022 isku wadan kuma noolin wa kulmi doona wakhti kamida wakhtiyada waxay aheed saxib waxkasta isu sheegan jirnay. Waxa so marnay wakhtiyo adag nakala ceerin jiray waxa xasuusta malin ayaa is arag. Kadib haben milix dukaan la iga direy. maqlay iyado laxoox gareceso. Sa utagay. Sa la iga so ceriyay waxay iaheed saxib walal🥲🥲🥲wan kutabay qali 🥰Nolol farxadle ku rajeen.
18.Sept_2023 kuwaan aakhiro goblamin guulow naga yeel dhamaan🙏😢dadki 5years ama 4year 3year ka hor daawaday talow xagee ku suganyin caawa 7:23 🥺hadaad iga damysid like me🙏❤
Heestan wxaan la dhagesan jiray nolozheyda mcn allah ha ku naxariisTo janadiina allah ha kawarabiyo ppe iLaah kama yeelo kuwo jirkoda cadabtu gubto mcn wllhi waan ku xiisay ima somarayo ruux sidaan ku jclhY wali ruux uma aan jclaan pls iigu ducee ilaah inuu naarta ka bad badiYo janednah hooy uga dhigo 😥 mcn waan ku xiizay😥😥
Heestan cidna ima barin kaliya waxn kuso xasusta xasusuhii quruxda badna ee aan wada qadany suldankeyga Daauud Abdirahman wan ku jeclhy hppi 😭😭😭❤ Sun, 27 Nov 6:37 Axad tariikhda aya galeysa 🤴🏼❤❤
Qof Wlba qofkiisa ayu kuso xasuusanaya heeskan lkin aniga wllshey ayan ku xasuusta geeriba wxn xnnkeda dareemay dhimashadadi Heeskn markan maqlo wan ilmeeya waxaa jirtay wiil ay isjclyen lkn famlyga aya udiidana Gortay wda kulmayan anga ad uyar aya hooyo ku oran jiray tukanka ayy jirta wan ilobi la,ahay noloshii qurxonyd e wllshey iyo wiilki ay isjclyeen wan Isla jcla dhimashdi wlshy wiilki asbuuc uun ayu jogay ka dib magafe ayu Iska dhibay ficnan lhydaa in dib ukulano lakin ma dhcyso ilhy ha inaga dhigo kuwiii janada ku kulma😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaal adigoo raaliya waxaan doonaya in aan kula hdlo oo nolasha jaceyl wax ka waydiiyo waxaan u arkaa in aad iga khibrad badan tahy aniga ahaan wada waxaan ku jiraa xiriir jaceyl waxana wadaa muddo dhan 4sano
Hilaadu markay ahayd 2016, da'ahaan maan ahayn qaangaadh,hayeeshee waxan ahaa mucaashaq!.😌 Oo waxa jirtay inan ka mid ahayd fasal aan alifle u ahaa Oo Aan Aad u Jeclaa❤. Wakhtigaa fasalada naga sareeya Sida Kuwa class-7 ka ah iyo Class-8 ka ayaaa Sida Iska Caadiga ah Qaarkood Lahaayeen xidhiidh lkn Qolyahayaga fasalada Hoose ahi waxaas may aqoon in ay Raadhi-koo,xadhig-ka-bood iwm ah Iska wada Ciyaaraan mooyee.😄 Hayeeshee Anuu Markasta iyo maalinkasta Tashi ayaan Ku Maqnaa,oo Marna Waxan lahaa waar Inanta u bandhigo dareenkaaga,Marna Waxan lahaa waar mayee niyaw afkaaga hayso wakhtigani maaha wakhtigii ku Habboonaaye. Waayo waxa laga yaabaa in ay inantu Fahmi kari waydo Xaalkaaga,Madaama ay yartay oo aanu ilaa 13 jiro uun ahayn. Waxan Go'aan ku qaatay bal ilaa 4sano sug oo ka bacdi marka aad Grade 8 noqotaan ee aad Noocmaa yara waawaynaataan Ku dheh "Burqadoo Jacayl waan buuxsamee badh aan kuu shubee Bluetooth'ka furo"😅 Go'aankaa intii aan kuso jiray hayaankayga waxbarasho dhawr jeer ayaan Is idhi badal,oo Imika u bandhigo waxad Haysataa, dhan ayuunbay u dhiciye Balse Sidaas ma Yeelin oo waan sii waday. Sanadkii 2020/2021 Ayaanu soo Afmeernay dugsigii Hoose/dhexe,waxaanu Imtixaankii qaranka ku Galnay dugsiga 18may ee magaalada Hargaysa Ee degmada ibraahim Koodbuur. Imtixaanka waxaanu si wada jir ah Uga mid Noqonay TOP10'ka, waa wax lagu farxo balse dhibtu waxay tahay Wali Halkii ayan Ka taaganahay oo Inantii waxba uma sheegan!😊 Waxaanu noqonay Secondary, waan Ku faraxsanaa Madaama aan dirayskii badalay,isguulkiina badalay,macalimiintiina badalay, madooyinkiina qaab cusub igu yimaadeen, hayeeshee Mushkiladu waxay ahayd in aanu Inantii noqonay kala school, oo in aan Arko muuqeedii bilnaa meesha ka baxay😢. Si kasta oo ay tahayba,Isla markaa ayaan hadana Go'aankayhii Muddo xileedka u sii Kordhiyay😅 ka bacdi markaan Maalin si kadis ah u dhagaystay Heesta tidhaa "Adigoon Tacliin Dhigan Caashaqan ku Dhaawacay Waxa kuu ka dhigan Yahay Ninka reer u dhaanshee Dadku dhawrayeenee Dhexda arwki kaga lumay! waxan Go'aansaday In aan hawshaa dib u dhigo ilaa marka aan schoolka dhameeyo ee aan Noqdo Nin maal ahaan Maskax ahaan iyo masuuliyad ahaanba u taam ah. Hada waxan ahay form-4, inkasta oo aanan ka gam'in jacaylkeeda hadana wali diyaar uma ihi u bandhigideeda arimo jira dartood Waar bal soo duceeya in Examka iyo Inantaaba aan.................. Almuhim heestani waa mid Markasta oo aan maqlo aan Niyaysto Aniga iyo inantaas oo gamcaha is Haysana, Aroosna ah farxiya iyo Qoomaalna Noo daaran yihiin. Macsalaaamo hadad ilaa halkan soo gaadhay saaxiib
sxkayow galkacyo baa kaala soo hadlayaa waxaan ku leeyahay waar xaniin lagaa sari mayee qofta dhabta iyo dhuuxa kala hadal, miraha canbaha kuyaal ragbaan bisaylkaba la sugayne hhhhhh
Waan Hubaa inaad Heestaan ila dhgeysn Doontid 2021 mise waa kaligeyga 😢 Hadaad iga danbeysid like isaar
old is gold 🔥 fiska vs qomaal 🙆
imikaad dhagaysanaysay😥isku saacad ayaynu ku soo beeganay
@@iamsomalilander5485 Aadoo wyn
Kula mid
Wey kan 2021
2021/20/1/Thursday night
11:57pm
Sanadku wuxuu Ahaa 2012 isla wakhtiga waxan dhameyay Dugsiga hoose dhexe ee Ahmed dhagax kuna yaaala hargaysa Gaar Ahaan dagmada Ibrahim koodbuur' Ganad' dareenka iyo jacaylka markad Qofka u Qaadayso mararka Qaar si kadis ah ayu ku galayaaa Gabadh Aanu isku Class(Fasal) Ahayn Ayn iyadoon I ogayn u Qaaday Dareen jacayl Aduunyada ta ugu Darani waa Qof Aan ku ogayn jeclow isla wakhtigaa da'daydu way yarayd cidna kalaman tashan karayn culayska iyo waayaha I haysta iyadana uma so bandhigan karayn oo xishood aad u daran baa I ciilay maalintii imtaxanka noogu danbaysaY ayn is idhi dib isku arki maysaan o dugsigii waydinka dhameyay oo u sheego baahida Aad u Qabtid wan ku calool Adaygay wanan salaamay ugu horaynti si farxad iyo waji furnaan leh ayay iga qaadY salantii waxanan ka codsaday numberkeda in ay I Qorto ka dib markan numberadii kla Qoranay wan is maca salaamaynay wanan kla tagtany habenimadi ayn wacay una sheegtay jacaylkii ugu yaraan 1 sano ka Qarinayay way iga aqbashay iyada oo ku faraxsan in aan nolosheda kuso biiro ugu danbayn inantii waxaa na dhex maraY jcyl iyo kalzooni waligaY aan isoo mari donin hadii 30 minit o kliya telkaygu xidhnaado ilmo iyo murugo ayay la noolan jirty Ana sido kle waxan soo wada Qaadanay wakhtiyo farxadeed oo anagoo wada joogna si kal iyo laaba u farxi jirnay sido kle waxan so wada qaadanay murugo iyo ilin dharka aan xidhan nahy Qoyn jirtay ugu danbayntii wakhtiga ayaa noo saaamixi wayay in aan noloshayada sii wadano wananu kla hadhnay gabadhuna reer Cerigaabo ayay ahyd o cerigaabo ayay ku noqotay sidaana wanu isku waynaY Ana hargaysa waxan kaso baxaY 2017 waxanan ku sugan ahy Qurbaha gaar Ahaan Qaarada yurub Germany 🇩🇪 heestan Aynu si wada jir Ah u dhagaysan jirnay mar kasta o.aanu is Aragno Lucky wali wanku jecel Ahay hadii aad Guursaty Alle hku barakeeyo Qoyskaaga hadii Anad wali guursana Alle mid khayr qaba ha kula kulmiyo hadii Aad xanunsanysana Alle hku caafiyo hadii aad Geriyootayna Alle hku naxariisto wali waxan la nool ahy xususahagii oo ay heestani ka mid tahay somaliyey wan idin salaamay dhamantin hadaad Qoraalka dhamaysato like I saar si aan uso booqdo Qoraalkan wakhti kle 22/7/2022 maalin jimce Ah (Germany)
Sxb qisadaada Waan Dhamaystay Xaqiiqatan mid Aad ugu eg Ba isoo martay Lkn Anigu ma Aanan Sheegan sbbto Ah Gabadha walalked baan sxb ahayn sidas darted jacaylkygi wuxuu ku ekaaday Xasuus iyo in Aan Qalbiga kuhaysto 🙌Kuligeen Allah janada hanagu kulmiyo Aamin 🤲
Sxp qisathatha wey iga ilmeyse waxan kacodsanaa inaad gabadhas rathiso hadey noshahay haadii ey dimate Allah haunaxaristo 🙌 23/8/22
😭😭😭🥺wlwhi wanoyay😭😭😭😭
Cerigaabo kaalay gabadhaz raadi sxb weliba sida ugu dhaqsaha badan leh
Qofku inu guleysto io inu gul dares to wax u dhxeyo ma jiro geesi nimadi ad samayse ina hor is tagto wad ku guelsaaty nio wakhtigu haddu ku samaxayo badi goob gabadha oo waxay ku sugan tahay nogu so warceli....haday gur satay wa kheir hadi kale o wali gabar tahay calaf wa halkese is gursda...
Waan hubaa in aad heestan ila dhageysan doon tid 2023 ❤ hada iga danbeysid like ii saar si aan mr kle usoo nqdoh OLD IS GOLD 😢🫀
🥺❤️
❤🥺
Waab kaag danbeyh 🤣🤣🤣
@@nasteexocrisaaq4598 hahah mr klan anna dib u dhgeysanayH hestah 👏👍
Waan ku saaray😢
Heestan waxan dhagaysanayaaa 23.07.2024 walibo anga oo caruuus ah oo tadabo kujiro waxyaalaha an heesta u jeclahay waxa kamid ah magaca xaaskeyga Amina 😘waxana kuxusaaaya legendka weyn Qomaal oo 9 sano kadib xoriyadiiisa DIB u helay Allow cimri dheer iyo cafimad siii ❤
Legend .
Amiin ya allah lkn walshada farxiya ad ilawday
Hambalyo walal aroos kheyr leh allaha kaga dhigo❤
Aamiin yaa allaah ❤Wa farxad xoriyadiisa ayuu heley
@@bilancabduqadir xldada kwrn wll wx cawis ah o dag dag ah ma rabta cadi sonmaatihid wll
2024 cidii ila dhagysanysa guul ban u rajynya aan dhamn ❤👍
Ana. Waxan urajaynaa Guul &Guur qayr qaba dadka single ka ah sida Anoo kale ✌️
Ana. Waxan urajaynaa Guul &Guur qayr qaba dadka single ka ah sida Anoo kale ✌️
Waa I taranthy😂😊2024😊
Midan dhamad laheyn wliba 😊
Siddo kale wll guuleyso
Yaa dhegeysanayaa heestan 01/01/2024 old is gold😢
Happy New Year 💕
Hadad iga dambayso like❤
Me❤
@@Abdiwahid6 ❤
Me wllhi❤
aniga😢
Maka xiiso heestan
I am from Sudan 🇸🇩 i love somali music,❤ Qawaadkiin cune soomali baa ahee like iisara ajaanibkaga wad ku boobtane😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Hye😂😂😂❤
Waan ku saray
@@ayaandheeman3953iommklkjkkku
Waa hubaa inaa hestaan ila dhageysan doonto
2024 , waligy ma helin😢 1k like
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢hiffdhih
Like miyaa u ooyeysaa? 😂
Kada😂😂😂@@casiocurious8744
@@casiocurious8744kadaa😂😂😂
Mana heli dontid😂
waan hubaaa inaa heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay 😊 hadaa iga danbeyso like isar😁🇸🇴🙏
Like ma cunta wara 😂
Mk Abdi mxaaa aragty kkk
Zhp mhdznid
@@andregamming3536 Hye
Maalin Ciida 31/July/2020 ayaan ku qayilayaa
Heeskastoo Macaan Waxa ka sii maCaaan Quraanka iLahay😥💔
hees iyo quraan ha iskuso qabanin
Wll caqligaaga hashaqeeyo
Maxaa kukeenay goobta heesaha isku xishooda dadow
Runta wllhi❤😊
Masha allh xaqiiq waaro taas
Kuwaan aaqiro gablamin jirkooda cadaabta Gubin guuloow nagayeel dhamaan 🤲🥺
2022 iyo wixii kadanbeyo hda dawanesid like iisaar
Amiin wll
Aamin
@@fatimaabdi9905 8h kaa danbeeya Ani heeesta malin kasto dhgeesta
I am with you 2022🙏
@@a_hero2535 16h kadib jah😂❤️
Heestan aad ayan ujeclahay goortii an dhagaystona waxan dareema jacayl iyo naxariis saida , waxan aad ujeclahy gabadh an rabo inay xaaskeyga noqoto dhawaan marwliba on dhagaysto hestana iyadaa iguso dhacda , waan u hibeeyay wanan u qaada markasta Amiiradeyda❤
Faalo kama dhiiban heestan marhore imika wxan raba inn faalladan kuso labto marka an is gursano jacaylkayga wxan isbaranay 2018 badhtamihisi.
Ilahay hana guleeyo riyadayadana hano rumeeyo😢❤
Wqtiga faalada 9-Dec-2024 dhagsi wanaagsan saxibayaal🫡♥️
Xagge joogta saxiib ila soo hadal bal
waa laga sugaya faladii ilaa yo hada
Insha allah wll waxad Rijeyneyso waad heele dunta 🎉🥰
I.A illahay calaf haiskugu kiin daro pro lkn noso jawaab❤😊
Waan hubba inaad heestan dhagaysan doontid 2024ka Like ta igu sharaf❤
Hhhhh OK
hadan dhagysan 2/jan/2024❤❤❤❤
Imikan dhagaysty tiktok bana kaso jecladay 2/21/2024😅
2024/1/7
@@queenzelmizh1016benta dhaaf 3/1/2024 ayaad dhagaysoosaa hee 😂
2020 yaa dhaagesnayo😢😢😢
Heestaan xsuus bdn ayee iledhahy wan uxize waqtiadi quruhda bdnaa😭
Zahiira Peipe ZP 🌼anigaxppti
@@mariaabdifitah5326 😘😘💗
@@hindi3522 aniga Wllhi 😒😢
aniga
waqtiyadii. horre yaa arkaa
"Adduunyadan geeddiga ah
Guulaha aadmigu tirsado
Jacaylkaa gardaadiyoo
Guriga aan muxubbo jirin
Samuhu wuu gabaabsiyaa!"
#Masterpeice. Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaan ku dhagaysanayaa heestaan qiimaha badan! Qof walba oo qoraalkan akhrinaya Alle nolol barwaaqa leh baan si gaar ah ugu waydiinayaa.
❤
Amiin insha allh
Sidoo kale nolol waarta ❤️❤️
Timeless classic
Noloshu waa galab caroow
Dadkuna waa Guul ifee
Ku waan aakhiro gablamin
Jirkooda cadaabta gubin
Guulow naga yeel dhamaan!
Talaado November 15, 3:51 daqiiqo
Waaasan-Taleex
Who watching in 2025 ❤🎉😢😮
Qalbiyadeena waakuwa jilcan runtii dhibaato fara badan uma adkeesan karan 🥺. Ilaahow qof walba waxa uu ku haminayo urumey 🤲
Amiin yarabi abyo 🤲❤😭
Aaamin aaamin aaamin amin wlal😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Anna adhaan kugu haminahyaa ilaahey haiirumeeyo 🤲🤲
Xaqiiq apaayo waa ku dhowranenaa
AamiN WLloH MCn ❤
Wan Hubaa inaad Heestan ila dhagaysanayso 2022 Mise Waa kaligaY Hadaad iGa DanbaYsid LIKE saar OLD IS GOLD What a Song🔥🔥
Same wllhi 2022🥰
Same wllhi 2022🥰
@@Fatima-yh1mj old is gold
2022 kula dhagey sanoyaaa
2022 kula dhagey sanoyaaa
Guriga an muxibo jirin samuhu wuu gabaabsiyaa Old is gold✅ liketa igu roonow qofki iga dambeya dec,2020
27/12/2021🎶
27/6/2024 ayan dawanayaa🤝
Heestaan xasuus Igu leee dahay walahi 😪❤ waxa ka codsan hadda iga danbeeso inaa like isaarto please 🙏🥺 🇸🇴❤️7/7/2024 ❤️ xasuus heestaan inshallah kama daalayo Somali guul Insha Allah ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🦁🦁maalin axada ah time 12:02 duhurnimo 💗
Ana heestaydii wye anaa kaa danbaeeya
Waaan ogahay wllhi heestaaan inaaa ila dhagaysan doonto 2023 kaliya 7 cisho ayaaa ka hadhay sanadka cusub what a songs old is gold
Xanuuun badanaaa jacayl aaan lagula ogayn
Like 👍 isaaar wll si aaan sanado ka dib usoo boooqdo wll
Walagugu jooga sxp
❤
Xnn ayee ledahy jclka hlka dhnc wll 😢 yaa rabi nasii qalpiyo na fahmo
Wankla dhgesanya
@@sacdiamuse8068 asal wllshay heestan lagamama daaalo xaqiiq
Noloshu waa galab Carow dadkuna waa guul ifee Kuwaan aakhiro gablamin jirkoodna cadaabtu gubin guulow Naga yeel dhamman🥺😥🤲🤲 24_10_2022 hadad iga danbesid like hayla dhafin
Walal
9th January 2021
11:41pm
Habeen sabti ah
Xasuus xili aan faladagan iyo fartuun balbalaarka la aqoon 😭
Hadii aad heestan dib u daawanayso legend baa tahay wllhi 😔❤
Cida iga dambeysa like 👍 igu sharfa
wa runta insha allah
Hhhh ana igu dar 😍💅🏼
War manooshahy 😂❤️
the baste hees Qoomal and farxiya fiska Lagenmiin
Waan Hubaa inaad Hestan 2025 dawanaysid Like isaar hddii iga dambaysoh😭💔👀
I’m still listening 👂
Taariikhda 17/5/2022 saacada 3:30 galabnimo maalin isniina Doorashada somalia 🇸🇴 hal Bari Laga Joogo balan Aan Leenahay Gabadha Xidhiidhka Jacayl Naga Dhexeeyo oon mudo aad udheee ahayn dad xidhiidh Jacayl Soa wada qaatay waxaan Ku balansanahay In sabtida ama axada , soo socota Inaan war galino Famlyga Labada dhanba insha allah, inaan Is aroozi Rabno , mudadiina Waxaa Ka Dhiman 4.bari Oo kaliya dhib iyo Rafaad badan Oon kasoo Maray Xaalada Jacayl, hada waxaan Taaganahay Guntii iyo gabagabadii, alle Haysu Kaano Calfee🤲 heestana Xasuus Jacayl Ayay Igu lahayd dareen Badana Way igu dhalisay Waxaan rajaynayaa Inaan Hal meel Hal guri Ha gogol Kuwada Dhagaysano Aniga Iyo Marwada sharaftaleh Si wada Jirana Uwada Akhrizano Comentigan Malin aan Maanta ahayn Oon wada Jir nahay intiina Iga Danbaysaa Like 👍 (xazuustii dheeraatee Dhagax Buur,kismaayiyo,muqdishiyo Hargaysiyo, Martay Agaa Son Qali dhagax(g.gado)…….)❤️😢
Guuur Qeyr qaba reerki lagu Nasta lagu nagada eebe idinka yeel❤️🫶👰♀️🤵♂️❤️
Hada ma gursatey mise wli wye anyway hambalyo wll adi iyo dumashi wada jira abid I.a
Guurki ma dhacay walalo isoo jawab I.a ilahey calafka ha idinku kulmiyo🥺
@Sadiiq wali guurkagi ma dhacay anwy hambalyo 🥰
@@aamina864 may Wlal Wax walba Siduu alle Qadaray ayay Isu badaleen 🥺🥲
Heesti Waxay Ku soo Xasuusinasa Qof Aad Wada socotan Ama Wakhti Hore oo ku soo Dhafey Qalbiguna Xasilooni Darami Maayo Lnk Qurunku wakhti Ku sugayaa iyo ilahay Rajana waa ku Galinaaya Qalbiguna wuu Dagaaya 🥰❤ iLahayaw Kuwaan jidhkooda Cadaabtu 💥cuniin Naga Yeel Qalbigooduna Xasiilo 🤲
Aamiin yarabi
Aamiin 🤲
the baste hees Qoomal farixya fiska Lagendmiin
the baste hees Qoomal farxiya fiska
the baste hess Qoomal iyo farxiya fiska
Markaad Sharma Boy iyo Balbalaarka ka soo caajistey heesahoodii innaad heesihii hore isagga soo noqon doontid haddaad rakaabkaas kamid tahay gujo like ah kaga sii tag inta hoose.
aad iyo aad ❤
🎉
Cawa waa habeen arbaca soogalayso waa 12:55 habeenimo tariikhdu waa 25/12/2024 kaligay baan ku dhagaysanaya qol madaw waxan udhagaysanaya jacayl wayo hore ah fadlan hadaad iga damayso
Lake iisar
Farxiya & qoomal 🔥❤
All is gold
WaaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin😅❤🇸🇴🇸🇴
Waa xusuus igu qaali heestni waxan dhageysn jiray 2011 ilaa 2012, 😪 war war iyo walaac badan kadib Alxmdulih🙏 wan isku guulaysan jaxigii 2013/ boshii 12,19🤝👏👏 ayaan soo Af jarney Alxmdulih💗💗💗
Waxaan ku jiraa safar waana xilli habeen ah roobna uu da’ayo kaligay ayaan ahay oo cidna ilama socoto lkn bus ku waa buuxaa TH-cam ka anoo kujiraa soo xasuustay heestaan runtii waa hees cajiiba oo aad dhagaysigeeda ka daalayn waxan dhagaysanayay hadda muddo 2saac ah AirPods kii ayaa bilaa dab iga noqday oo masii dhagaysan karo waxaana goaansaday inaan intaa idiin soo qoro ❤️❤️❤️❤️
Lagend hada xaaladada kawaran Taliye miyanad xasuus galin markad heestan dib udhagaysatay lpx waxan xasusta inan heestan dhagaysan jiray2011 waagi aduunku macaana
Legend raga xerka wax kayaqan bathy✍️❤️💯Waku qiray zxp sre
Explain what they're saying please I love it but don't understand
Manooshahay hada
Who watching in 25/11/2024 fav song❤😢
🩷
Habeen jimco Ah 13-10-2022 Jawi dagan iskaga Jira Liido Jooga iska fiirsanaa kuma raaxeysanaa Mowjadaha uu hirka kicinaayo baan heestaan dhageysanaa, Haddiise AAD iga dambeyso Like iisaar si'aan u xasuusto Habeenkaan quruxda badan ee aan Liido Ku qaadanaayo. Old Is Gold Legend Qoomaal&Fiska🖤♥️🙏
I'm from Canada i love this song 😂😂 somaliyey waa beentay wlashin baa ahaye like isaara ajaanibta waa kala daashene😂❤
😂😂😂😂
See utalo lee day doofarta😂😂
Yareeey xariiif aathy 😂😊
😂
Asalamu alaykum my Somali brothers and sisters! I’m half Tojiki 🇹🇯 and half Pakhtun (Pokistoni) 🇵🇰 so I’m Persian, but I love this song. I remember listening to it in 2013 and it’s now 2021! Time flies, miss the old days! I have many Somali friends in Europe, love you all!
Great comment I hope you will stay here the rest your life. And aware that we are somali most welcomed ethnicity in this world.
@@amiinkhasiimhaji283 Stay where? I’m guessing you mean Europe? But anyways, I love everyone! May Allah (SWT) bless you all, Ameen!
@@deliciouskebab4646 hhh that not my point I mean stay as on this song.
Enjoy your life bro that wa a great moments
Appreciate that more people from the world listening to somali songs 🎵 🤍
HEESTA WAXAAN DHAGEYSANAYAA HABEEN SABTIYA 1JUN 2024 9:00 WAXAAN AHAY NIN DHALIN YARO AN WALIBA 20 WAXANA JOOGA MOQDISHO GAAR AHAAN CEELASHA BIYAHA CAWADAAN AAN QORALKAN QORAAYO WAA HABEEN II QAAS AH AAN GO AAN ADAG GAARAY SI NAFSIYAN AH HADII AAN NOOLAHAY I.A WAXAN RABAA IN AAN NOLOSH BOSS FIICAN KA ISTAAGO INSHAALLAH 😊💪 WAN SOO BOQAN DOONA QORAALKAN MARKAAN DAREEMO IN AAN BOOSKII AN RABAY TAAGANAHAY I.A DHAWA AMA DHEERAA
Dadaalkaga meesha ka sii wad wllky nolosha kuma ciisho😢
Heestaan waxaa isoo diri jiray wiil aan xirir laheyn oo aad uwanagsanaa itusay xushmad mida ugu weyn kalgaceyl anoo calaf kuyelanin ayuu eebe iga jecladay😭mailawi dono wlhi indhaheyga ilmaa buxisay waxan lanolhay xususo murugo leh waxaan balan qaday allana igu ogyhy nin asaga kadanbeya inaana lahasawin wllnimo maahane Faisal abwe allha kunxaristo kuma ilawi dono nolsheyda baaqi ku ahaan dontaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax jclku xumaa marku adunka kugu cidleyo qofkad jecleyd
Wllshy Qli dhamaan waa lawada dhimanayaa samir iyo iiman samaaaN wllo
waalwada dhimanaa wll nin guurso caruurtaada iyo adigaba marwlbo uwada duceeya
Wad iga ilmeysisay abyo laabta allaha ku qaboojiyo 😢😢
Runtiii wan ilimeyay ah ah wan kaxumahy sister wall samir iyo imaan Allaha kasiiyo horayne usoco aduunyo calaf kumulehyn wilkaas
Ax wlhi waa ilmeyey Alle ha unaxaristo wll samir io imaan Alle hka siyo Amiin Amiiin😭😭😭🥺🤲🤲
Old is gold 2024😩💕
Hdad iga danbayzid like ha ila dhaafin💗
Comment macal like❤
@@tiger__officialthnku❤
❤❤❤❤❤❤❤❤6ijguiytrffn@@tiger__officialyohgre
This music Never gets old❤🥺
2022😍
❤❤🥰
🐸
😘😘
✔️🥰😍
🤔
Waa hubaa in aad heestaan dhagaysa doontid hadaa dhagaysanit like iisaar 2024😢
Me😢
Yow😢
Heesta wxn dhagaysanayaa 4/may/2022 laba casho kadib ciida fidriga(02/05/2022 , maalin isniin ah)
Maalintu waa Arbaca saacaddu waa 12:13 salaadi duhur la adimay wxn joogaa burco , inshallah maanta malın aan ahyn soo booqan doonaa xusuusna ii noqon doontaa😊waxa jirta gabadh an jeclahay balse aanan u sheegan , wxn rajaynayaa dhagaysigayga danbe ee aan dhagaysan doono heestan inay iyadu ila dhagaysato OO aanu kuwada luqayn doonno👌🏼 commentigayganna aan tusi doono inshallah .
Dhaqsahee sheeko haka dhahine in aad wada dhageysatan rajaynaa 23 ka soo waregty qoralkgaga 🥰🤝
@@Nasra_Abdirahin1 Sivican Baa U dhiiri galinaYsa Waxad Ila muQata Gabadh Wax Badan Og☹️
DabkaY Doonto Ha Kulaashe zhP Sheego
@@Nasra_Abdirahin1 after one month I really appreciate you how to motivated me 🙂 🙏🏾
@@abdiyusufabdi157 I appreciate you bro , you have golden heart 💖 thanks
If you are listening and watching 2021 u are a legend
Omg
Haahey
caawaa ii shidantahay Augost2021
we are all legends
@@habiibamohamed6191 are u sure that 😂
Heestan waxan dhageysanaya 15/6/2023 qofii iga si dambeyo oo dhageysan doono nolol fiican kuu rajeynaa wall waxan idinka so salamya nairobi ,Kenya 🇰🇪✋
Haaa only ❤😊
sidoo kale sxb nolol qurux badan cimri dherr kurajeena 🥰
Waka qdey❤wll bisha 1/3/2024😂
2024 sidoo kle guul kuu rajeynaaga
Anaa ka Mida dadka kaa dambeeya
20/4/2024
OLD IS GOLD
Heestan waxaan la leeyahay xidhiidh sanooyin ah sidaa darteed waan kusoo laaban doona Goor dhaw markaan GuursaDo insha allah anoo xaaskayga la jooga Taasa rajeenaya intiina iga dambysana farxadba u rajeenaya
Haa zxp anixitaa 😢😢
@mohanbwoi wanaag oo dhanbaan ku rajeejaya sxp
@@KhaalidLeo-10 sidoo kale zxp
heestan waxa aan dhagaysanyaa habeen arbaca soo gashayy habeen saq dhexe time abaaro 2di habenimo tarikhda 30/08/2023 waxa aan haystaa jacayl marwo sharaf qurux edab asturnaan❤💎 alle wayne u dhameeyay waxay iii tahay aduun qofka aan ka eegto waxa an rajaynayaa inaan reer samaysto siday ii dooratay aniga oo dugsiley ah iigu soo samirtey abaalkeeda aan uga dhigo inaan isku dayo intaan farxad siin karo inaan siiyo inaan qofkale la simin inaan ka dhigto xaaskeyga 1aad 2aad 3aad 4aad inleyn way udan tahee marwo hothman waa ku jeclahayy wax walbana wa i tahay laga yaba inaad cmment gaygan arkeyn lakin waan kugu fanaya run ahantiii mudaneyy 🥺❤
ii duceeya inu ilaahay calaf iskugu kaaya daro❤🫂
2023/11/21 habeen arbaca😢
waan Huba inaad heestan usoo xistey oo aad dhageesaneysid
Soomaalida waa dad wanaagsan oo xaga taarikhda kuwanaagsan waxaan sooxasuustay 2012 mar aaan heesana dhagaysanjiray like isaar si aanu sooxasuustao thanks
Waxaan dhagaysanayaa heestan
1:25 AM habeenimo
12/26/2024
Qofka uu wadnahaygu tabayoow tolow ma is calafan doonaa😢
Waxaan kuu jeclaaday sidii aan jeclaan lahaa in lay jeclaado aniga😢😢
I'm from Saudia 17 years old and getting married soon in shaa Allah my mom is Somalian she's in love with this song in shaa Allah I'll play in my wedding soon! Pray for me guys....
حياتي ابوبكر محمد inshallah
Hambalyo walal
Abti waxaas hanoo sheegin
I appreciate that your mom is in love with this song, and I would like to tell you a word in your comment which I hate and that is the word ""SOMALIAN". Somalian is not our nationality. We are not Somalians but Somalis. And lastly, I would like to congratulate you if it is true that you are getting married.
حياتي ابوبكر محمد nala soo xidhiidh annagaa kaa sudhaynee haddaa cadanyoonayso wll wayga dhabe
2024 inta ia dhagesanysa is muujiya😢
Whenever i listen to this song i always cry 😭💔😢 every yr I listen once as a remembrance of my lovely aunt who was like my second mom she was my father's sister my father was unable to take care of us because he never knew how to take care of kids and my mom never used to care for us my dad divorced her while I was too young i lucked mum's care and love my aunt may her soul rest in peace volunteered to take care of us I was the youngest and she used to love me so much wherever she goes i used to follow her most cases in weddings whenever she goes she must dance this song she died 31 August 2021 i still remember her day and night and even pray for her ❤️ she deserves to be given a gold crown 🙏♥️ ilahey haunaxaristo 🥰🥰
Ameen
Amiin Aamiin
Amin she is heaven now
ManshaAllah what awesome master piece sister to hear.may your aunt soul rest in peace.its always precious to leave behind a generation you mould to their best so that they pray and remmber you in their life span
Amiin
2024❤ from djibouti 🇩🇯best singers Qomal iyo fiska
waan hubaa inaad heestan midhaha macaan aad mar uun dib usoo booqan doonto.
Old is gold🎉
Anaa hada Dib uso boqday🥰
😢😢😢😢
Waa habeen xasuus igu leh tariikhdu ay tahy 25/3/2021 oo xiriir jaceyl muddo dhan 5 sano aan wado runtii waxan rajaynaya in aan calaf iyo nolol wadaagno agteeda waxn ka ahay ruux qiimi badn wana wahelgayga dhabta uma baahdo qof aan iyada ahyn nolasha kowsr wan ku jeclahy wana ku xiisay ❤❤❤❤❤ waxan ku qiray in aad tahy ruux leh dadnimo qurux dabeecad iyo shraf waxan baln iyo cahdi ah in aan nolol kula wadaago kowsar❤
@@siciidsakariye1842 wan akhriyey runtii nolol farxad leh wllo mcn❤️🥰
@@aminamohamed4391 thnks
Legend allah idinku kulmiyo nolosha
Guul ban ku rajaynayaa wll
Nio maku leysate mise
Xazuz wlHi😪
2021 haDii Aad dawanaYzo LikEta ❣️👏
Xasuuus weyn 2011 heestan gabar aaad u jecla iyaduna qofkle jecleeed aaad u dhageysan jirey xasuuus weyn
Waa mid kamida heesaha ugu fiican ee jiilkena. Heestan 2010 marke so baxeysay Universal TV kadaawaday illa Waqtigan(2024) Fuv Song bay iitahay❤️.
Jiilka dambe ee heestan qaarami(heesihi hore) ahaan udhageesan doona Salaam ban udhaafaya✋😅. 15/09/24 Nairobi🇰🇪.
Kaaqaday 16\9\2024
@@HindaKayd-kj7wf Sallamulah Hinda. ❤️
Xusuus iyo beri samaad waa badna heestan waxan marki ugu horeysey dhegeystay 2011 iminkana 2021 ayaa bilo ka harsan yihiin waa heesaha jiil walba la jaan qaadi kara waxan rajaynaaya comments kana xusuus ahaan ugu dhaafaaya ilmahaa aan dhali doono mustaqbalka si markay arkaan ay like u saraan🙏
This still rocks 5/2022 🥰🥰🥰🥰 if u are listening it u are a legend 🙌
My ♥️ awwa💏🧘♀️💏💏💏
Aniga dhegysanya 2024 si aan ugu xasuusto wllshy oo dhimatay shpna aan ahyn I remember iyadoo tvga universal ksoo gasha runtii waan yaryareen lkn waa xasuusaha aanan qlbigayga ka bixin I miss wlshy qli 😢😢 see u in janah incha alh 😊
Waxaan kuu Rajeynayaa Waqti qurux badan Wllo Meel kasto Oo aad Adduunka Kajoogtid 21/7/2024,Haddii Alle idmo Dib baan usoo laaban Doonaa Adne sidoo kle Love iyo Like ii saar Wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaali Jacelkaada I.A
2021 ayaa la joogaa wali heestaan waan jeclahay.walle hees bey eheed♥️
I'm still listening 🎧
tarikhda 5/5/2022 Saacada 8:00 fiidnimo
Habeen qamiis ah
Doorashada Somali soo dhaw dahay
Waqtiga doorashada waxaa ka dhiman 10 days
Marka kale Waxaan imaan doonaa heestaa Anigoo boqoradeda I ak fadhiso Oo waliba si wada jir
u dhageysa donaa i.a
Nolasheyda ❤️ aad baan kuu Jeclahay ♥️💯
I can't wait the time you read this writing 😘✌️
Sxp waxan kula socdaa 25/5/2022
Arbaca 9:40 fidnimo hargaisa
Dorashadii somaliya waa dhamatay
Xasan sheekh ay madaxwayne noqday wa tarikh runtii
Waa yabeen khaasa runtii
Adiga iyo somaliwaynaba waxan idiin rahaynayaa khayr oo dhan🙏😄🙋💚💚💚🌷👋
@@suldanqabus9421 tnk you ❤
@@suldanqabus9421 cawo labden hesta qa ku kulan haben arbaca 25/5/2022 12:24 habeenimh from burco hestan inan baaa hada i so diry misan so raadiyey kama dhargo dhagyskeda😂❤
I'm not Somali but I love the music.
❤️ With love from 🇿🇼
What's your name 🥰🤔
@@munishmohed6618 Nomagugu Lynette
Gugu Lynn it's a love song one of my favourite songs listened to it more than 100 times😘
bad warning missing bitch Ghana man
@@munishmohed6618 munisha 🤩🤩
Who is watching in 2024/12/11 malin talado ❤❤ the best song wlhi wan he lahay 7:17
heestan markan is baranay xaajigayga ayeey soo baxday 2011 ilaa hada wan dhaysta 2018 xasuus beey igu leedahay gara ❤
9
Maxaa dareentaa markaad dhagesato?
Weli ma is qabtaana
@@hassanabdi3572 2011ki ilaa hada wadhageysta 2018kiina xasuus waxan ka qayaas qaatay in Xaajiga 2018 uu Daaqada kabaxay ma ila dareemtay. Waayo Xajigeyga Allah ha idhaafo iwm kama arag Qoralkeda
Old is gold waan jeclahay heestan Darren gooniya ayaanEy igu leedaHay kolay qoraalkani xasuus ayuuu inoqon dooona incha allah allaw dadka qalbigu ka gubanayo uqabooji kuwa kala maqana isu keen kama daalo dhagEysigeeda lovlt❤🙌 24/10/2021 5:15 galabnimo malin axada alonE😪😇
😰😰😰😰💔
Heestaan hada dhagesanosid sanadka 2024 Like wa ina isartaa😂
Heestan waxn ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabooba jaaj bishu wa 30/9/2024 sacaduna wa 7:45 wana subax wana fakarayey waliba xaalad weyn aya ilahysata ilaahay faraj khayr qaba haysiiyo😢 east africa meesha ugu xun adunka weeye wllhy nolosha aya kugu adkaaneysa runtii😢😢
Wan ogahay in aad so boqon donto hestan quruxda badan waxan ku rajaynaya khayr iyo cafimad tama waxan dhagaysanaya maliin Axad ah goorshegtuna tahay 17:30 galabnimo sanadkuna yahay 20/2/2023 hadad iga danbayso like isaar wll mcn
❤
Sunday 10 july 2022 maalin ciida ah❤ hadaad iga dambeesid like isaar si,aan usoo xasuusto heestan xasuus gooni ah igu leedahay❤🥺
Mi😇
I'm south Sudanese and i love this song. waryaada like iisaara wajiggina cunee 😀😀😀
Sandkasta ,bil walba iyo Malin walba wan dhagesta ee adiga ma dhagesta old is gold ❤😢
Heestan waxa ibaray wiil aan aad isku jeclyn lknse ilahy baa iga jeclaaday ilahow jana faradowsa ka waraabi adaa raxiim ahe wlhy qalbiga igubtaa markaan dhagysanaayo ax ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaha u naxaristo wll
Badal khayr qaba adna
Aaaaamiin
Ilahay ha u naxristo
😢😢😢😢😢😢 Allah qabriga hauwaasiciyo aamiin yaa rabi
aamiin
Heestaan waa heesti jacaylakyga ❤ sabab u ahayd inaan is guursano 2013 xasuus hadana 4 ciyaala noojooga waa ilahay mahadii yadna waanwada joogana jacaylku ha waaro like ❤ ha ladhaafin hadaad rabtiid qisado dhamaysa
Iskuwaro aboowe
Isku waaraa walal❤
Heesta waxa wada dhagesan jirnay Saxibtay ciyaal school isla aheen Ramla Ahmed Mohamed saxib qalia 2012 Bireega uso baxno aya ka dhagesan jirnay telphone ka no dhibi jirtay inan xafsa la dhihi jirey. Hada waxa laga jooga 2/1/2022 isku wadan kuma noolin wa kulmi doona wakhti kamida wakhtiyada waxay aheed saxib waxkasta isu sheegan jirnay. Waxa so marnay wakhtiyo adag nakala ceerin jiray waxa xasuusta malin ayaa is arag. Kadib haben milix dukaan la iga direy. maqlay iyado laxoox gareceso. Sa utagay. Sa la iga so ceriyay waxay iaheed saxib walal🥲🥲🥲wan kutabay qali 🥰Nolol farxadle ku rajeen.
Heestan waxaa dhegysanaya anigo jacylkyga khadka igu jiro ahmed jamac cabdi talefan yar kawda hadkayna midka wayna wan kawda dhegysanayena 4/10/2024/9:48❤
1/1/2021 Yaa iLa dhageYsan Xasustedan i DeYan Hestan walhiY😥♥️💍
aniga wll
Heestan 2019_2020 ayaan aad udhagaysan jiray imika wa habeen isniin ah 10/3/2024. waxaan ku xasuusta jacaylkaygii koowaad markaanu is baranay ayaan erayada heestan u qori jiray
Gabadhii waxaan wada soconay mudo 4 sano ah ugu danbayn waan kala hadhnay iyadi imika bosaso ayay jogtaa aniguna safar baan ahay waxan joga ethopia(tahriib) lkn xasuusaheedi baan weli la noolahay umalan maayo in jacaylkaaso kale isoo mari doono sabbto ah jacaylka koowaad wa xanuun. Jacaylka somaliduna 90% wuu guul daraystaa.
Aniguna ma guursan iyaduna sido kale waxaan urajaynayaa mustaqbal wanaagsan
waa runtaa jacaylka soomalidu wuu guul daraystaa hadana lacag ayuuba isku badalay oo wuu siii xumaadayba, jacaylba cidi ma danayso
@@ismail.mo77 aad iyo aad jacaylka wxba kama naqaanin lacagtuna mrnaba iyadu meesha kama maqna
18.Sept_2023 kuwaan aakhiro goblamin guulow naga yeel dhamaan🙏😢dadki 5years ama 4year 3year ka hor daawaday talow xagee ku suganyin caawa 7:23 🥺hadaad iga damysid like me🙏❤
adunoww😢
Who's still listing this song it's my fav song ❤️💯
Heestan wxaan la dhagesan jiray nolozheyda mcn allah ha ku naxariisTo janadiina allah ha kawarabiyo ppe iLaah kama yeelo kuwo jirkoda cadabtu gubto mcn wllhi waan ku xiisay ima somarayo ruux sidaan ku jclhY wali ruux uma aan jclaan pls iigu ducee ilaah inuu naarta ka bad badiYo janednah hooy uga dhigo 😥 mcn waan ku xiizay😥😥
@Peace Lover zHp tii allaH baa utimid
Ilaahy ha u naxariizto wllo
@@farduozmohamed8249 aamin walaLo mcn
Allah haw arxamo wll
Alle Naxariistii Jano Haka waraabIyo
Waxaan hubaa inaad 2022ka iga danbayso dhagaysan doonto break fast ayaan ku jira kaligay ayana ahay 🤦♀️
Old diamond 👑🤞 qomaal vs fiska🔥
Who one else listening in this quarantine time 2020 😂😂✌
Me😂😂
Me☝☝☝☝😜😜
Waa knaa 🤣
😹😹☝️
Here 🤣🤣🤣
Waxaan hubaa inaa heestan miraha iyo laxanka macaan aad dib ugusoo booqatay hddaa iga danbeeso like iisaar goat 😂😊
Wn ogahay inaad 2022 dhagaysanaysid heestaan hadaad iga danbeyso
Like ta hayla dhaafin🥺❤
Old is gold🔥
Wan huba i.a ina heestan 2022 ila dhageesan dontid old is gold🔥🔥❤
Waa runtaa
Waan kula dhagaysanayaa pro.nabad ahaw.
Heestan cidna ima barin kaliya waxn kuso xasusta xasusuhii quruxda badna ee aan wada qadany suldankeyga Daauud Abdirahman wan ku jeclhy hppi 😭😭😭❤
Sun, 27 Nov
6:37
Axad tariikhda aya galeysa 🤴🏼❤❤
Allah is ku kiin daayo ila Imika hadad is LA jogtaan
@@cumaralbaysani396 mahdsanid wll mcn ❤🔥
Waan ku slaamaya jamaad
Waan hubaa heestaan inaa 2030 iladhageesan doontid old is gold ✨️
Heestan cidii illa dhagaysanaysa caawa tariikhdu tahay 2/29/2024 ❤😢
Waxaan dhageysanayaa heestan 7 June 2020 waqtiguna waa 2:30 habeenimo Somalia Mogadishu xusuus hadii loo dhimanaya anigan comment soo qoreen
Manooshahay hadda mise waad naga hosaysa
@@xargagamusic3559 waan joogaa sxb sare ha idadajin hadii aan maalmo sii jirayo waxbaa iga kala dayacane✌✌✌✌
baba wad qayilosaa miyaaa 😂😂😂
@@shavinhoofficail8590subxanallah oo maxaa igu xaqsanaya wiil dhalinyaro ah mustaqbal sugayo welina wax barasho ku jiro baan ahay waad iigaftay sxb balse dhib maleh
@@solocamper3324 baba raali noqo intas kaftan ayey aheed cml sorry pro
Qof Wlba qofkiisa ayu kuso xasuusanaya heeskan lkin aniga wllshey ayan ku xasuusta geeriba wxn xnnkeda dareemay dhimashadadi Heeskn markan maqlo wan ilmeeya waxaa jirtay wiil ay isjclyen lkn famlyga aya udiidana Gortay wda kulmayan anga ad uyar aya hooyo ku oran jiray tukanka ayy jirta wan ilobi la,ahay noloshii qurxonyd e wllshey iyo wiilki ay isjclyeen wan Isla jcla dhimashdi wlshy wiilki asbuuc uun ayu jogay ka dib magafe ayu Iska dhibay ficnan lhydaa in dib ukulano lakin ma dhcyso ilhy ha inaga dhigo kuwiii janada ku kulma😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wan hubaa inaad dawanaynsid 10/aug/24 salad cishe minityada 1:30 habenimo hada iga dambesay like isaar wll❤
Waa hubaa hestaan inaa ila dhageysan doontid 2024 hadaa iga danbeysid like ii saar 😂
Yaa ila dhagaysanayo 2024 😂
Heestaana yaa ila jecel
Hadaa iga danbeeso like 👍❤saar
Aniga😂❤
Heestan yaa ila dhagaystay 24/1/2024😢waa hubaa lkn qaarba 2039 dhagaysanaya😢
This week buu xabsiga ka soobaxay qoomaal 2024😢😢
21/12/2020 sanad sii dhamaanya qofkastoo arka guul bn urajynayaa qoomaal legend buu ahaa.
Noloshu Waa Galab Caraw!!!
after 3 Days dhagaysanayaa😂25 December
@@iamsomalilander5485 Salaama pro
Walaal adigoo raaliya waxaan doonaya in aan kula hdlo oo nolasha jaceyl wax ka waydiiyo waxaan u arkaa in aad iga khibrad badan tahy aniga ahaan wada waxaan ku jiraa xiriir jaceyl waxana wadaa muddo dhan 4sano
@@siciidsakariye1842 soo dhowoow zxb
14 December 2021 after one year
*Madaawanaysaa* 2019✔😱
CAMAAR YARE Heena🔑❔❔
Eyes try and
Buufis aad u daran Ayaa ihaayo Caawa Wxan jooga izmir🇹🇷 Wxaan Raaci Rabaa doon ilahow hamiga nolosha ka leyhy I rume🥺wadankii wxa ugu sootagay Daruufo aad U daran😢 i.a Maalinta tago Uk 🇬🇧 Tago so booqan doona Commentigaan 😧
isooduceeya dhalinyaro💔😭
Alah haa ku sahlo hamigaaga wall
Alle ha ku sahlo wll
Alle haku fududeeyo bro
Alle hakuu sakiro waxa kherkaga ku jiro wll🤲
War zhp Europe ma nabad tagtay. ?
Hilaadu markay ahayd 2016, da'ahaan maan ahayn qaangaadh,hayeeshee waxan ahaa mucaashaq!.😌
Oo waxa jirtay inan ka mid ahayd fasal aan alifle u ahaa Oo Aan Aad u Jeclaa❤.
Wakhtigaa fasalada naga sareeya Sida Kuwa class-7 ka ah iyo Class-8 ka ayaaa Sida Iska Caadiga ah Qaarkood Lahaayeen xidhiidh lkn Qolyahayaga fasalada Hoose ahi waxaas may aqoon in ay Raadhi-koo,xadhig-ka-bood iwm ah Iska wada Ciyaaraan mooyee.😄
Hayeeshee Anuu Markasta iyo maalinkasta Tashi ayaan Ku Maqnaa,oo Marna Waxan lahaa waar Inanta u bandhigo dareenkaaga,Marna Waxan lahaa waar mayee niyaw afkaaga hayso wakhtigani maaha wakhtigii ku Habboonaaye. Waayo waxa laga yaabaa in ay inantu Fahmi kari waydo Xaalkaaga,Madaama ay yartay oo aanu ilaa 13 jiro uun ahayn.
Waxan Go'aan ku qaatay bal ilaa 4sano sug oo ka bacdi marka aad Grade 8 noqotaan ee aad Noocmaa yara waawaynaataan Ku dheh "Burqadoo Jacayl waan buuxsamee
badh aan kuu shubee
Bluetooth'ka furo"😅
Go'aankaa intii aan kuso jiray hayaankayga waxbarasho dhawr jeer ayaan Is idhi badal,oo Imika u bandhigo waxad Haysataa, dhan ayuunbay u dhiciye
Balse Sidaas ma Yeelin oo waan sii waday.
Sanadkii 2020/2021 Ayaanu soo Afmeernay dugsigii Hoose/dhexe,waxaanu Imtixaankii qaranka ku Galnay dugsiga 18may ee magaalada Hargaysa Ee degmada ibraahim Koodbuur.
Imtixaanka waxaanu si wada jir ah Uga mid Noqonay TOP10'ka, waa wax lagu farxo balse dhibtu waxay tahay Wali Halkii ayan Ka taaganahay oo Inantii waxba uma sheegan!😊
Waxaanu noqonay Secondary, waan Ku faraxsanaa Madaama aan dirayskii badalay,isguulkiina badalay,macalimiintiina badalay, madooyinkiina qaab cusub igu yimaadeen, hayeeshee Mushkiladu waxay ahayd in aanu Inantii noqonay kala school, oo in aan Arko muuqeedii bilnaa meesha ka baxay😢.
Si kasta oo ay tahayba,Isla markaa ayaan hadana Go'aankayhii Muddo xileedka u sii Kordhiyay😅
ka bacdi markaan Maalin si kadis ah u dhagaystay Heesta tidhaa
"Adigoon Tacliin Dhigan
Caashaqan ku Dhaawacay
Waxa kuu ka dhigan Yahay
Ninka reer u dhaanshee
Dadku dhawrayeenee
Dhexda arwki kaga lumay!
waxan Go'aansaday In aan hawshaa dib u dhigo ilaa marka aan schoolka dhameeyo ee aan Noqdo Nin maal ahaan Maskax ahaan iyo masuuliyad ahaanba u taam ah.
Hada waxan ahay form-4, inkasta oo aanan ka gam'in jacaylkeeda hadana wali diyaar uma ihi u bandhigideeda arimo jira dartood
Waar bal soo duceeya in Examka iyo Inantaaba aan..................
Almuhim heestani waa mid Markasta oo aan maqlo aan Niyaysto Aniga iyo inantaas oo gamcaha is Haysana, Aroosna ah farxiya iyo Qoomaalna Noo daaran yihiin.
Macsalaaamo hadad ilaa halkan soo gaadhay saaxiib
Awowe gabadadha xogteda igu so wareeji an la hadle waxagu baqdin wa dhafene😂😂
Examka alle ka ku sahlo
sxkayow galkacyo baa kaala soo hadlayaa waxaan ku leeyahay
waar xaniin lagaa sari mayee qofta dhabta iyo dhuuxa kala hadal,
miraha canbaha kuyaal ragbaan bisaylkaba la sugayne hhhhhh
Keep up pro Nin Gobathy❤🎉
It was 2010 for me😂😂😂 same story but different region
Qisadada iyo taydu waa isku mid uun laakiin Anigu markii danbe ayaan badheedhay ee bal adna iska badheedh zxp imtixaanka iyo dumaashidayba alle hakugu guuleeyo .....
Guulayso wlll❤🎉