AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2019
  • XUSUUSTA CABDI DIINI
    MUSIC MAXMED BULSHAAWI
    MUSIC Copyright@Hawraar Music
  • เพลง

ความคิดเห็น • 643

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 3 ปีที่แล้ว +39

    Hooyo mcn aya hindiyo layirahdaa💕💕💕💕💕 wll haday hooyo kunoshahay like ii sar❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 4 ปีที่แล้ว +286

    H0yadda iyo aBahaa janada allalhaa Geeyo hadad like ii sarTiid......👐

  • @filfilstudioproduction
    @filfilstudioproduction 5 ปีที่แล้ว +25

    Wali qof uu hawaystay heeskan ama tijaabeyey ma jirto Aamiin heeskan waa uu dul dhigay musigana BULSHAAWI INABA CAADI MAHAN AAMIIN HORE U SOCO

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว +3

      Thank you bro qali

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaa filfil wa runtaa macalin heeztaan looma gali karo wiilkaan paa halkeedii dhaafiyay

    • @omerali7717
      @omerali7717 3 ปีที่แล้ว

      Abihi aya hesta iska leh

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 3 ปีที่แล้ว +1

      Codshaxanka (laxanka) heesta ayaan fududayn in la keeno. Ayaa curiyay tolow ?

    • @abdallasaciid9343
      @abdallasaciid9343 3 ปีที่แล้ว

      Msha allh

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 3 ปีที่แล้ว +16

    Cod Macaanaa Wiilku Maasha Allaah Wolloh Cabdi Diini Waad La Keentey Maasha Allaah Walee Wiilal Baa Dalkii Hooyo Nooga Soo Baxey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Wxii Hore Quba Cod Macaani Dagani Maasha Allaah

  • @hindanuur9554
    @hindanuur9554 5 ปีที่แล้ว +75

    Eesh calaa hees iyo badh axsan miro iyo cod thanks halkeedaad dhigtay ana maadaama uu magaceygu Hinda yahay in la ii sameeyay kasoo qaad i like it 👏👏👏👏

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว +9

    Woooow Mohamed Aamiin Abdi Maxmuud Xussen Diini Yare waa ku yar oo Cod mcn khadar Ciise dheerana wuu la dhacay codka kan yar

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan dhuun saafi ah baa ku xidhan sidii al fanaan axmed cali cigaal mansha allah brother

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 4 ปีที่แล้ว +8

    La cajabay walle anigu waa heesta iigu saamaynta badan maqal ahaan markaan dhab ahaana waxaan ubadan dhanka safarada hargeisa to bari mana jirto hees aankaga dhegeysi badanahay hees xaqiiq ❤️

  • @laylamohamed4578
    @laylamohamed4578 5 ปีที่แล้ว +296

    Music 100%
    Codka 100%
    Inta igu racsaan like hoos ku reeb

  • @abdikaedir
    @abdikaedir 5 ปีที่แล้ว +46

    Codka 100%
    Midhaha 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Top wlhi sxb barteedaad dhigtay hore u soco 🔝

  • @cabdifataax9735
    @cabdifataax9735 5 ปีที่แล้ว +38

    Diini dib usoo dhashay weeye kani waan ka yaabay anigu ❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌

    • @zidiiqtimo7830
      @zidiiqtimo7830 5 ปีที่แล้ว +2

      Runtii way isagii oo cadiya zxb keep going bro

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 4 ปีที่แล้ว +10

    Fanku marku helo Musishinkisa iyo fanankisa wa iska nocan Viva Bulshawi Ex Ciyal burco

  • @mosaalim9996
    @mosaalim9996 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan dhihi karaa waxaa soo baxay fanankii somali ugu cod macan wlhi for sure amiin yare I’ll be your biggest fan keep going bro

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 4 ปีที่แล้ว +7

    Cabdi’diini waa fanaan aan aad ujeclaahay intaa fanaaniin arkayay qofka labeeya waa fanaankan 🥀

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 5 ปีที่แล้ว +11

    Bilaa calayk runtii halkeedu dhigay wlhi waxn modayay fanan Abdi diini oo heesaya codkiisa top weeye runtii keep going brother

  • @eedmalehnafteyda3985
    @eedmalehnafteyda3985 4 ปีที่แล้ว +7

    Maashalh qof fanaanimo yaqano unbaa wiilkan yare u qiri kara fanaanimadiisa iyo codkiisaba maashalh aad buu u cod macaan yahay he is really big fanan 👏👏👏👏

  • @monasri1392
    @monasri1392 5 ปีที่แล้ว +10

    fanana dhmayis tirin luuq hibo eebi siiyay waa iga gadan yahay fanankani ani weeyi ✌✌✌👍

  • @deeyoo
    @deeyoo 5 ปีที่แล้ว +119

    Qofkii damac ka galo Hees Copy ah hadii uu sida wiilkan barteedi dhigeyn yuu is soo ceebeyne kubad ha iska ciyaaro.
    Macalimuu Bulshaawi ayaa heesta usii yeelay dhadhan iyo macaan cajiib ah ustaad faraha kuma qaloocdaaan🙏🙏🙏🙏🙏

    • @bulshawithehitmaker3258
      @bulshawithehitmaker3258 5 ปีที่แล้ว +4

      🙏Deeyoo 🙏

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 4 ปีที่แล้ว +1

      Been maaha taasi

    • @muunaxaaji7580
      @muunaxaaji7580 4 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah aamiin

    • @AKTVSHORTVIDEOS
      @AKTVSHORTVIDEOS 4 ปีที่แล้ว +1

      Deeyoo Musik walaahi aniga kula mida Montana ila seatle ayay iga saartey axya hees ❤️❤️❤️

    • @bacaysane0168
      @bacaysane0168 4 ปีที่แล้ว +1

      Waryaaaa jereeer Adigu MA murti baad wax ka garanysaaa
      Faldagan baa ku fanaane iyo balbalaadhka

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 5 ปีที่แล้ว +30

    Maandhaynow. Wiilkan ma diini baa dhalay Waligay fanan fanankale codkiisa saan ukeena maarag 56 sanan jiraye. Mnsha allah. Ader amiin yare. Waxad tahay xidig kusoo biiray fanka somalida. Gulayso.

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว +5

      Adeer imuu dhalin balze fankiisan jecelay wan kuu mahad naqayaa adigana

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 4 ปีที่แล้ว +2

      Runtii top halkeedii wuu dhigay

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 4 ปีที่แล้ว +1

      @@amiinyare5042 masha allah cod wad haysaa Diini heesihisa noso xul 😃👏 bro thanks

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 4 ปีที่แล้ว +3

      @@peaceandlovepeople4222 waa sax wll igu halee

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 3 ปีที่แล้ว

      @Ayan Muhiyadin mahadzanid wll

  • @kismacalanley6724
    @kismacalanley6724 5 ปีที่แล้ว +12

    Waxan la yabbay Somalida bal eg codka laxanka musiga heestan wali waxay mareysa 77k Wa Ceeb waxa la rabay heestan inney noqodo tan lagu dawashada badan yahay great bror

  • @Mustafe_duule
    @Mustafe_duule 9 หลายเดือนก่อน +3

    Eeshcaalaa sawt fanaan kanaa laga dhahaa heestaydii abdi diini barteedii baa dhigtay weliba adaa dareen u yeelay amiin yare top weeye❤

  • @abdifatahmohammad847
    @abdifatahmohammad847 5 ปีที่แล้ว +23

    Hargaysa fanka u baahane ayadu uma baahna
    Well done yariisow andi diini bartiisi baad dhigtay👍

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 ปีที่แล้ว +10

    Musician-ka Ahmedwali Furinle godkiisa ayaa biyo ugu Soo galeen caleyk musician-ka 👨‍🎤

  • @abdullrahmanissa6622
    @abdullrahmanissa6622 4 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan qofkii haya numberka BULDHAAWI ABDULAHI DIRYE HA IGU CAAWIYO.

  • @dualeahmedafrah280
    @dualeahmedafrah280 5 ปีที่แล้ว +14

    Amiin diini yare heesa haaga inta badan waxad isku daydaa in aad abdidiin uu ku laxameyo sababto ah aad oo weyn ayaad ula keentay xaqiiqo mansha allah boss

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 4 ปีที่แล้ว +1

      ducaale ahmed afrah caqliga Ha Waayin

  • @amkh.ashayte4852
    @amkh.ashayte4852 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi intaan fanaan da. a yar oo heesaya arkayay amiin yare
    Wuxuu u heesaya fankii hore nabaad guuray siduu u qalisanaya hore u soco aya leyahay

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wow masha Allah. Aad bu u cod macaan yahey

  • @saxansaxo_official_photography
    @saxansaxo_official_photography หลายเดือนก่อน +1

    Eysh calaa hees amin yare gulayso pro🙏

  • @alihaykal7439
    @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว +108

    Heestan anigoo ku jira taraag ama safar oo weliba dheer 18 saac ayay waxay isku tuurtay gaadhiga aan waday anigoo hurdo iyo caajis u liita oo marba lulo i qabanayso oo haawayga gaadhu igala baxayo walahy caajiskii iyo luladii wayga ba,day kiilimitirka wxaa lagu talagalay 130 km in waxaan ku waday 200km goor aan meeshii aan ku socday gaadhayba walahy waan garan waayey lorient to Paris 🇫🇷🇫🇷🇫🇷 from France's sxb axzan cod keep going my dear brother 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏ciid mubaarik dhamaan inta islaamkaa 🙏🙏🙏☝️👈✌

    • @alihaykal7439
      @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว

      @umu ruuxi dhib maleh wllo niyada deji haddii uu qalpigaaga dhaawacayo iska dhaaf wllo qli 👈👈👈

    • @wardaamiizha3661
      @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +5

      Ciyaali tahriibta Europa ku gly waa laydin slmy from Hargeisa

    • @xayiramedia8952
      @xayiramedia8952 5 ปีที่แล้ว

      Ali Haykal
      Kkkkkkkk aan kula kafta mee indr ma wxd tahay kuwii ay hayn kari wayeen magalooyinka NANTES IYO ANGERS

    • @alihaykal7439
      @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว

      @@xayiramedia8952 may libaax 🤣🤣🤣🤣 adigu xagee degen tahay 👈👈👈

    • @xayiramedia8952
      @xayiramedia8952 5 ปีที่แล้ว

      Ali Haykal Lyon

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว +2

    haybad weyi iyo Hibo eebe bixiyo walahi Cod dananaya Oo wangsan bu alla Kugu deqay Heestan si qurux badan baad ugu xaragootay Hormar wacan ban ku rajayna yaa

  • @Abbas_jijarito
    @Abbas_jijarito 4 ปีที่แล้ว +5

    Maclimuu Abdi Diini Oo Dib U Soo Dhashay Waaye, Wiilkan Inaba Caadi Ma Aha Dhabtii. 😍

  • @mmohmed8709
    @mmohmed8709 4 ปีที่แล้ว +9

    Hadaadan barteedi dhigayn hees Waa layska daaya axsan hees 👍👍

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin Yare "Amiin Diini" What A Talent. ❤
    Laxankii Iskalaji Caadi Buu Ugu cabaadsiiye 🥰😱💥
    Bulshaawi Beats. Energy badan buu u haaya Muusiga ❤😂

  • @ahmedesco886
    @ahmedesco886 5 ปีที่แล้ว +80

    If you watched this video more than 5 times click like 😂

    • @aishabarca9497
      @aishabarca9497 4 ปีที่แล้ว

      More than 30 wlhi aapihiis xasuustay wleee

  • @abdicasiismawlidcawl4998
    @abdicasiismawlidcawl4998 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan heesta halkeedu dhigay

  • @ayaanmahamedinawaraabefiir8590
    @ayaanmahamedinawaraabefiir8590 3 ปีที่แล้ว +2

    Hoyaday macan hindo illhow ii daa incha allha waynu kulmi incha allha hadan nolado

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ❤❤❤🌹 yarku cod macaana dee aduunkiibaa yaabeyba. Hore u soco huuno.👍

  • @amiinyare5042
    @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว +165

    Aad bd u mahadzantihin dhaman azxabey 👐

    • @saeedq2349
      @saeedq2349 5 ปีที่แล้ว +1

      Very top🔝

    • @yoonisrachied7879
      @yoonisrachied7879 5 ปีที่แล้ว +1

      Codkaa wan kugu ogaa zhp horey usoco 👏👏

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว

      @@yoonisrachied7879 thank you very much zhpo

    • @geesigacagaaran7968
      @geesigacagaaran7968 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh fanaankaa layska dhigaya wale somali baan copy laga wayin inaderow magaca hobolkan yar ee talent-ka ah mxd ku raadsanaysa yaab

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว

      @@geesigacagaaran7968 waar indr qali waa anigii

  • @mustafbullo1095
    @mustafbullo1095 4 ปีที่แล้ว +7

    Faladagan bay somali bartee waaka fanaan😘

  • @reo9475
    @reo9475 4 ปีที่แล้ว +44

    I’m die hard fan of the original singer
    This young man nailed it ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @highflyer215
      @highflyer215 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      I’m so 😢 I sorry needed to see 😂😊can’t be mad 😡 sad 😢 😊bless her heart ❤️ and the her😂aha so 😅

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 4 ปีที่แล้ว +6

    Illhaw xafid qurux cod daganan kalsoni wax badan baa ku kulmay mansha allah ❤️❤️❤️❤️

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa badalkii kooxdii xidigaha geeska dayax band guul ayaan idiin rajeynayaa iyo abwaan daaha cabdi gaas

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 ปีที่แล้ว +5

    Bulshwai ban jeclay anigu ee halay doono😍😍

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 3 ปีที่แล้ว +2

    halkeedi baad dhigtay sxb diini yare inta ila daawa daawaneyso 2021 aan idin karo 🙏

  • @AhmedAli-xx2kg
    @AhmedAli-xx2kg 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan daadki haalkaay fadhiiyen ayaay faleenbo ugu xidhay aniigu qacmaha uu tagay💯🔥🔥

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 ปีที่แล้ว +21

    Bulshaawi iyo Cadceed waa labada qof uu fanka kutaaganyahay waqtigan lajooga halyeeyo fara fududbaa soo baxay furinle godka biyo oogusoo galeen

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว +1

    Anigu Muusiga ayaan qaatay! Legend wiilka reer Burco....Bulshaawi.

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 2 ปีที่แล้ว

    Alla maxaad heestay alloow hakugu cadaabin
    Waar xaggeed igeysay aamiinoow😩

  • @nasirismail6744
    @nasirismail6744 5 ปีที่แล้ว +8

    Hargeisa Warshadi Fanka❤️

  • @sakirepere8256
    @sakirepere8256 3 ปีที่แล้ว +4

    Runti waan igu faana fanka hoyga somaliland💯 ❤💘❤

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 3 ปีที่แล้ว +7

    Amiinyare Codka halkeedii ayuu dhigay Bulshawina Muusiqa Remix ga ayuumicne u yeelay. Fanaanka waxaan ka codsan lahayn Heesta Qurbe oo isla Cabdi Diini, Muusigana Bulshawi Remix ga ha saaro. top hit ayay noqonaysaa sida middaan oo kale. Thanks both Guys And Also Hawraar Media Production.

    • @abdulkadermohammed2756
      @abdulkadermohammed2756 3 ปีที่แล้ว

      Cabdi diini heestii qurbo Wlh dhakeesikeeda kama daalo Adiga iyo wil kale ayaa idin arka heestas so hadal qaday ismaba laheen dad aaad isku dooq tihiin ayaa jiro

    • @dugsiiyeabdi64
      @dugsiiyeabdi64 3 ปีที่แล้ว

      @@abdulkadermohammed2756 waa hees micna leh Qurbo. Isku dookh beynu nahay walal.

  • @DHAQANMAAL
    @DHAQANMAAL 5 ปีที่แล้ว +12

    Bulshaawi number one musician walahay

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 4 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah amiin diini iyo siciid qalinleh waa laba yar yaroo aaad u cod fiican. walee laboodaba wan tageeraa hore u socda oo diida yaan waligiin cadiifad la idinku abuurin

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +2

    Heeskan wxa horay u qaaday fananki weyna reer hiiran cabdi diini channel kan wa mahadsan yahay sida uu bulshada ugu sheegay inuu laha fanaanka

    • @Gantaalahamedia
      @Gantaalahamedia 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubaarikdhago4393adiga miya ka dhigay cabdi diini caruurtisa wa aqan wa adeerkey

  • @hindaosman4491
    @hindaosman4491 10 หลายเดือนก่อน

    Hinda Aan dhiged ka horeyn wali ma arg aniga ❤❤❤

  • @hiboaxmed7158
    @hiboaxmed7158 หลายเดือนก่อน

    Amiin diini waa wiilkii cabdi diini axsan cod❤

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki6247 5 ปีที่แล้ว +15

    Walleee ninkii bulshaawi aHaa MeesHuu kala kiciYe
    #musiciansoojabaY🔥🔥🔥🔥👏👏

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 3 ปีที่แล้ว +4

    Malinkan arkay baan siyay wilkan xidiga fanka

  • @abdiqani396
    @abdiqani396 5 ปีที่แล้ว +4

    codka izo hjeestuba waaa 100%
    waa in heeso xul ah loo dhiibaa
    fanaan Amiin diini

  • @fakad206
    @fakad206 2 ปีที่แล้ว +1

    Ww. Axsan broo nolow xusiitii saxiibkay cabdi diini haaaaah haaaah axsan sowd

  • @mohalane8544
    @mohalane8544 5 ปีที่แล้ว +55

    Wariyaha ayaa ka yaabay wiilka codkiisa

    • @reo9475
      @reo9475 4 ปีที่แล้ว +2

      Mo Halane
      Walllahi wuu la qiirooday
      Mashallah

    • @muunaxaaji7580
      @muunaxaaji7580 4 ปีที่แล้ว +2

      Www cod macan nolow wll

  • @ahmeddjamajktvfilms9614
    @ahmeddjamajktvfilms9614 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan wa waali manta igu horaysa ilahay amarka yarka codkisa wa la yaabay

  • @aamina5119
    @aamina5119 4 ปีที่แล้ว +10

    My two favourite people Amiin and the his big bro the musician😍 ❤ inamda soomiliyeed qurexdaas Ayay leeyihiin markay sigaar iyo qudhun shaaxidiya aanay isticmaalin. Amiin, qalinle, cabishakuur, inka aadka uudheera and THE MUSICIAN ❤ dhamaan. Absolute Gold halkeduu dhigay heesta hore u ma aqoon and when i found the original sharafteedii wuu mariyay n ofcourse the musian 🤣did his thing absolute addictive subhana Allh

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว +8

    Bulshaawi in the building 🙏🏼

  • @mohamudaadan3417
    @mohamudaadan3417 5 ปีที่แล้ว +3

    heestan abdi diini oo heesaya baan moodayay ilaa aan arkay fanaan kan yar aamiin diini aad baan ula dhacay qaabka uu heesta ugu luuuqeeyay hore u soco oo iska ilaali siyaasadaha somalida ee lokalka ah

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid zhp

    • @mohamudaadan3417
      @mohamudaadan3417 5 ปีที่แล้ว

      @@amiinyare5042 amiin diini baa ninkan sxb adaa mudan hore u soco iska ilaali somalilada kooxaysiga ah somalida oo dhana booqo hadaad labo alban soo saarto insha alaah xad ha yeelay xitaa ormada hay kuu yeedhaan aad u hees

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw inaba cadhi maaha, kama dalo hesta n runti

  • @sadiyoismail5639
    @sadiyoismail5639 4 ปีที่แล้ว +2

    wiilku caadi maaha cimaamada lagama haysankaro horu uso alfanan amiin

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 4 ปีที่แล้ว +6

    This guys voice is caadi mahan. He did cabdi Diini so good. 👌👍

  • @firuuzeebbe6122
    @firuuzeebbe6122 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh I kioxdaan dayax band waahoobaladii waabari xidigaha kuwaanaa kaleh✌️✌️❤️❤️❤️

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxa kusheega aqoon wayay inankaas yarka ee illahey hibada gaarka ah kumanaystay, msha allah magaranayo inankas balse waa haldoor aad uwayn oo fanka somaliyeed usobaxay waxa leyhy halkaas kasi wad walal #from mogadisho.🎧🎧

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll qali 🙌

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 5 ปีที่แล้ว +2

    Hindiyo hindiyo yaa salama waa hesa ana hada lso dagayo /jun /2019/16/ besti songs amiin yare and music by bulshawi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mishki2810
    @mishki2810 4 ปีที่แล้ว +4

    Bulshawi in the house. Waa la yaabay macalinka musica casriga

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 ปีที่แล้ว +6

    Diini yare codkga cadi ma ahan sxp heesta halkedi ayaad dhigtay 🙏👌

  • @muhanadabdi3450
    @muhanadabdi3450 5 ปีที่แล้ว +5

    Intaa yar ee mosishanka mulshaawi uu agtagaayo toban Mar baan kusaa ceshtay fanan buuxa kanyari

  • @mohamedabdulahi8376
    @mohamedabdulahi8376 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaa hobal buuxa waxan codka ka soo siiyey Paris anoo reer Bosaso ah

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 5 ปีที่แล้ว +2

    Amiin haro lafoole yar buu ahaaye Isaguna ma fankiibuu kubiiray

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa maxamed axamed kuluc oo yar haddii qalinle Samatar loo saariyey

  • @zakiyareofficial2322
    @zakiyareofficial2322 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yare legend of legend❤❤❤❤❤❤ waqti waan soo wada jabnay bri

  • @hoobaanmedia1885
    @hoobaanmedia1885 4 ปีที่แล้ว +3

    Yarkan wlhi waa cajaaibaad masrixiyadiisa akhlaaqda ka muuqata codkisa waa 👌

  • @run-raacmedia3755
    @run-raacmedia3755 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Yare Waa Talent Runtii Ee Yaanu Ka Ag Fogaan Sxbkii Bulshaawi Wax Badanbuu Ka Helayaa Horumarbaan Kuu Rajaynayaa Wll Amiin

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 3 ปีที่แล้ว +3

    100 Waa jam jam wlhi qurux Love you

  • @samsamali1430
    @samsamali1430 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaani waa Cajiib Cod dhani ah hala soosaaro

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว +3

    17/09/2020 Saacaduna waa 03;08 hees iyo bar dheh inaba caadi maahan Amiin diini yare

  • @abdiwahabmohamed5592
    @abdiwahabmohamed5592 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiil wa abahiis.
    Like sar inta amiin san

  • @raxocadar7640
    @raxocadar7640 5 ปีที่แล้ว +5

    waaaw axsan axyaa cod yaaasalaam fanaan waliba culus heestaan iyo waliba heesaha abdi diini igu so bood maahan waxaa ku dhiiran kara fanaankan fanka mustaqbal ku leh hore usoco guul wacan aya ku rajeenaya

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 3 ปีที่แล้ว +3

    @Amin diini, adeer fanaankeena Cabdi diini wiilkiisa miyaa tahay

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 5 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yare Thanks zhp hestan waad iga gadaya walhi besti music bulshawi isgun uu in isken baraya Thanks Boqortoyo

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi diini miya shalay Aamiin

  • @t.d8775
    @t.d8775 5 ปีที่แล้ว +3

    WOOOW war waxa yari waba fanaan buxa codkiisa iyo dhuuntisa cadimaha hargeisa inay tahay hoyada fanka tasa ku cadaynaysa kuwi xidigaha badalilaha wa diyar

  • @varaskavlogs5141
    @varaskavlogs5141 4 ปีที่แล้ว +4

    I Am From Nagerian I Like This Song

  • @kaderadem5468
    @kaderadem5468 5 ปีที่แล้ว +6

    Axyaa cod wlhi 🙏🙏keep going 🔥🔥🔥 diini yare 👍👍👍

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooow waxa yari cod macaana waa fanaanki qaar badano an ogahay shaashadaha ka saarilahaa👏👏👏👏❤🎶🎶🕪🎼

  • @riixdiidgaraad3008
    @riixdiidgaraad3008 5 ปีที่แล้ว +33

    Gacan qabad ayuu ubaahan yaahy walahy
    Akhlaaqdaa uu ku heesayo haduu ku wado meel ayuuu gaarayaa

    • @amiinyare5042
      @amiinyare5042 5 ปีที่แล้ว +8

      Akhlaaq bd igu ogtahay

    • @ruqiyaruun2526
      @ruqiyaruun2526 3 ปีที่แล้ว +2

      @@amiinyare5042 wll aniga ku oran maayo horay usoco laakiin waxaan kudhahaayaa iskadhaaf
      Wll waa wax xun qalbigaa kaa madoobaanaayo alle xagiisana waa uu kaa caroonaa

  • @munajaamac3057
    @munajaamac3057 4 ปีที่แล้ว +7

    Kuwa masah farfadhiya waa xaasidin odkisa ayay ka wada xuun yahyen

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 5 ปีที่แล้ว +6

    Bro wlhi cimaamada garabka waa Ku haysan waayay kgu tuuray cimaamada
    Go forward

  • @lionelandresmessi4733
    @lionelandresmessi4733 3 ปีที่แล้ว +5

    Hada tiktok ka so aragty like ha ila dhafin

  • @wayraxxasan3488
    @wayraxxasan3488 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan cod lama odhan karo!
    Waaa Hibadiiii oo Qof ah👑.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +8

    YAAB iyo AMAKAAG isma lahayn CABDI DIINI ayaa qof codkiisa keeni karaa CABDI DIINI , NUUR EEBO , CABDILAHI BOQOL , sadexdaas toonka ayka heesaan somalidan hurdeysan waaku yar yihiin

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 3 ปีที่แล้ว

      Nuur eebo,nuur cadde,cabdulahi boqol,cabdi diini
      Waa isku toon waan kula arkay nuur cadde iska fiiri isna bro

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

      Burcaawi Boy NUUR CADE inaan kudaray ayaan u haystay waan hilmaamay thanks bro

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

      Burcaawi Boy th-cam.com/video/OC1FxA3FqpY/w-d-xo.html 3 sano kahor ayaan soogaliyay Heesta Oogada jirkiyo ee Nuur cade soo cusbooneysiiyay waana hees aan 2009 bartay xasuusna iguleh walaalkay

  • @automationvideos
    @automationvideos 5 ปีที่แล้ว +3

    Adeer Halkeeda dhigtay Saaas U heesa Fadaryhy Ama Naga Aaamusa 🙌🙌🙌🙌🙌 Wiilka Yar Gacan Qabta Wuraaya Ruuxanta Fanka

  • @walaalhasan575
    @walaalhasan575 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma dhagaysan jirin kan yar balse junuudiisa isoo jiitay bal xagay igu wataan ma hindaa la iigayn.