Haniyey ninkaaga makaa xanuunsanyahay muxuu dhaqso……???

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 303

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 11 หลายเดือนก่อน +18

    waxyaalaha qaar waa laga xishodaa muhiimada maaha qofka duq io dhalinyaro wxu yahay muhiimada waa inuu nolol farxadleh kusiin karo aadna is fahmeysaan ❤

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 11 หลายเดือนก่อน +11

    Somali waxan loo dirsanin ayey galaan walaalyalow su aalaha khaldan ikadaaya reerkan ilahay habarkeeyo cafimaadkodana ilahay ha usiyaadiyo AamiinAamiin❤❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 11 หลายเดือนก่อน +40

    Shaqeyso intaad yartahey, waxaad nasan doontaa markey kuu koraan caruurtu. Caafimaadka alle nagama qaado.🥰

    • @mohamadamiin3323
      @mohamadamiin3323 11 หลายเดือนก่อน +4

      Aamiin abayo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamadamiin3323wallalo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

    • @Miidan5
      @Miidan5 10 หลายเดือนก่อน

      ooh caruirta yaa korinaayo markii shaqo la aado hadey weynaadaan ayaa shaqeystaa

    • @ubahhussein3252
      @ubahhussein3252 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin aaamiin yaa Allaah

  • @ramlaruun4871
    @ramlaruun4871 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo mcn illahy haku cafiyo wlhi saqdexe ayn darta salad utukadhe oo illahy kubarye Allaha ku aqbalo
    abyo qof wngsan aya tahay cafimad taam ah inshallah

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 11 หลายเดือนก่อน +12

    اللهم يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم آمين

  • @Mulkimohamedmahdi
    @Mulkimohamedmahdi 11 หลายเดือนก่อน +9

    wllhi aniga wxaa is dhahaa hadaa aabahaa io hooyadaa weyso sidee noloshada noqon doontaa wllhi marke labadeyda waalin xanuunsadan wax yar anna waala xanuunsadaa ilaa ay fiicnadan wx cuno io biyo ah ma tabo alle ha idaayo oo caafimadkooda ha usiyaadiyo alle wxaa ka baryaa anoo labadeyda waalid xajka geynin alle igama qaado cimrigooda alle ha ubarakeeyo anna alle faraj aan walidkey aan uga farxiyo aan xajka na ku geeyo alle ha iifuro insha allh 🤲☝️
    isoo duceeya dhamantiin in alle towfiiqda iwaafajiyo☝️🙏

  • @nooranoora7562
    @nooranoora7562 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kulelka haniyay waisqabnaa sucuudiya wa afartan hawen iyo malin Runti Ilahay hakucaafiyo salaamad xabiibti ❤❤❤

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run waalid nasasho uma taalo ee aabihiina Alle haw naxariisto isna Alle hakuu xifdiyo wll🤲❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha U naxaristo Family ha xifdiyo

  • @xamdisaciid1747
    @xamdisaciid1747 11 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo illaqhey haku cafiyo cafimad taam oo aad ilmahaga ku korsato iyo cimri dheer allaha ku siiyo waa maalij jimca ahe aaamiin yarabi

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 5 หลายเดือนก่อน

    Abaya hore u soco hormar wacan ❤❤❤❤

  • @mariamdjama6088
    @mariamdjama6088 11 หลายเดือนก่อน +1

    Horsy u soco wll aleh ha ni xifdiyo

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa ka galay. Mexeeyse ka fiirihee. Subhanallah. Naa ha ku mashquulin raga islaameed. Abaayo waxaba waqti heesaga dhumin noocaas. Dumaashi Allah hanoo dhaafo. Adigana caafimaad taam ah Allah ha ku siiyo dhamaantiin Allah ha idin xafido. Aamiin ❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 11 หลายเดือนก่อน +4

    MashaAllah Abayo ❤❤❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey ha u naxaristo Ilahey cafimad ha idin siyo

  • @nasracali4790
    @nasracali4790 11 หลายเดือนก่อน +8

    Allah haidin barkeeyo abaayo Hani adiga iyo xaajigaaga 🤲💯

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @umsamirahmed3138
    @umsamirahmed3138 11 หลายเดือนก่อน +15

    Somaliyey afkinna ka adkaada o suaalaha dhaawaca kadaaya dadka dhibta haysata ma ogodin,abayo hani runta waue ani gabar dhalinaro ahay xanuunki hooyo illa dhimashadeda sadex sano isku tahy hadda qof waayela u ekahay timaha wa iciroben,murugta mayara walidka hadu ka dhinto khalas wa cimri dagdage😢allah arxam walidinten

    • @kaafiyacooking2
      @kaafiyacooking2 11 หลายเดือนก่อน

      Beentaa maaha wll 😢alle hooyooyinkeen ha unaxariisto

    • @nimcosalaad9092
      @nimcosalaad9092 10 หลายเดือนก่อน

      allha waladinteeyna ha unaxriisto dhamaantoda

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi9852 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakudhowro xbbtii ❤

  • @Barwaqo-le9ht
    @Barwaqo-le9ht 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wnku xiisay abay. Cafimaad taman Allah haku siyo ❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xanay waan kuh salamey salan kadib nagan kusoh khorayah hadaladah khalafsan waxa bah hashegan oo ha ujawabin hadalkudah
    Markah khoralkey kuh sokhoranah kharih oo iskah ilow hanah ujababin haniyey
    Waa umad xumantah fafiyeh oo jeclan farxadah family kah iskhabah oo dacadah udhakhmaya oo isjecal
    Markah hadalkudah iyo khoralkodah iskadah jawabtodah
    ilahaay nah hakuh siyo cafimad dag dag ah dawadanah hajojin dhakhtarkanah lasocoh waxuuh kuh yiradoh makhal hadalkisah
    Markah cadowgah ilahaay hakah khabtoh amiin

  • @habonali9734
    @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sax waye abaayo nasiino mataalo mar hadad waliid noqoto illaahey ninkaga iyo ilmahina hasku kiin daayo❤❤❤❤

  • @rayancabdiraxman
    @rayancabdiraxman 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah sax waaye nolosha familiar ma's uuliyad bey ubaahan tahay cayaar cayaar maaha allaah ha nala grab galo

  • @sahramahamud8653
    @sahramahamud8653 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha unaxariisto

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaa suaasheeda kama helin waayo waaba ceeb in aad noloshiisha qaaska ah fara gelisid acuudu billaah

  • @haninora533
    @haninora533 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allaah Tabaarakallaah samiyeey Allaha idin barakeeyo naagta soo qortey hadalka samiyeey waa naag maseertey nolosha Qurux da badan Aa ku jirtit maseer lee waaye samiyeeey farxad iigu looolaada ☀️🌻✨

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 11 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad bal maxa afarahaas galiyaay subxanallah wale somali lagama wayo qof xumanta saxiib laa ah

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaanabdi7519abaayo iso boqo

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 11 หลายเดือนก่อน +4

    Haa Wllhi Waan Dareemi Karaa Allaah U naxriso dhaman inta dhimatay Aniga Xita Aabehey Marku iga dhintey Adunka Dhan ka Quustay Illaaha naga jecladey ma ahoo Allaah U naxriso Babe Mcn ku xiisay😢Illaahy Janada Nagu kulmoyo Amiin yaa rabi Dhamantenaba🤲🤲🤲

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

    • @Nuura3Mayow-co7tw
      @Nuura3Mayow-co7tw 11 หลายเดือนก่อน

      @@habonali9734 Wn Ku sarey Mcnteida I. A MyQaladadana wan la soco dona mlpo💋❣️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 หลายเดือนก่อน +4

    Manshaallah 😍 alah idin barakeyo xabibti 😊

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @user-kg9tb9fx9e
    @user-kg9tb9fx9e 3 หลายเดือนก่อน

    Mesha kheerka ugu jiro alaha waafajiyo abyoy kusoduceynaa insha allh ❤

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 11 หลายเดือนก่อน +7

    Alxmdulilah cafimadka aaya muhim ah❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @aishadeef
    @aishadeef 11 หลายเดือนก่อน +1

    Msha allh allh idin xfido

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah❤❤✨

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah Allahamdulilah Allah ku xafido xaji ❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo 🎉

  • @hodanmohamed5534
    @hodanmohamed5534 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ascm wll,dadkan akhlaq ma lee inad uso jawabtaba maha wll,Allah idin barakeyo adi iyo familkaga farxad iyo cafimaad ku wara amiiin

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabaarakallah illahey ha u naxariisto awoowohiin ninkaaga baari waaye kuwii janada kuwii ku kulmo illahey ha ka dhigo aaaaaaaamiiiiin yaarabbi haniyeey marwa sharafleh xafidullah awlaada illahey ha kuu deeysto🎉❤❤❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 11 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha u naxariisto amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlhi run waye mar hadi walid lanoqdo nasasho majirto ilahayow ilmaheena nokori dhamantena

  • @hamdinurmohamed7320
    @hamdinurmohamed7320 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo mcn ilaahay caafimaad ha ku siyo

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah, you are so sweet, uma baahnid inaad qanciso bini aadan shaqo aa shaqadooda eheen ayeey waligood galaan

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @farhiyamohamed-gt8ir
    @farhiyamohamed-gt8ir 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo haniye ❤ adunaka waxa loobahayaha samir iyo dul qaad ayaha lobahanyahay ❤❤❤ macanto alle haku cafiyo abayo waxad samey saha dawada allee ayan kasugiinah

  • @siraadabdullahi2274
    @siraadabdullahi2274 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ku siiyo caafimad tam ah abaayo

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hawnaxariistoo janadaa hageeyo❤❤❤❤

  • @user-tt5sc5dx8c
    @user-tt5sc5dx8c 11 หลายเดือนก่อน

    Baaayo Hani dar alla.kuu jeclahy. Nooloow❤❤❤

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 11 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey ha ku caafiyo ❤❤❤❤ Abaayo macnto AaaaaaaaaMin

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp 11 หลายเดือนก่อน +2

    naagaha qaar wax waliba iney ogaadan Ayey jecelyihiin ey dadka khod qodaan. qofka. maba iska dhaafikaraan bismillah wlhi waan yaabay Aniga war dadka haku mashquulinee dantiina ku mashquula

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail 11 หลายเดือนก่อน +6

    Soomali waa dad indhohoodu qabtaan wax xun 😢😢
    Qofkaas ma arki waayay quruxda dhamaan qoyskaas kamuqato iyo farxada
    Maxaa wayeel iyo dhalin yar kiisa idinka galay tankale waa somali oo dham nin xidid la ah maxaad kaga mashquulaysaan oo gabadha tashuush iyo dhaliilo u tusaysaan
    War isku xishooda
    Ninku waa nin somalida iyo qodqodkoda arko waayo waa nin gabadhiisa ka agdhow iyo bulshada ku xidhan marka hadalada qaloocan kadaayay
    Ma adaa gaboojiyay waa hadal wayn ina maahan gabadh xun intaan ka aragnay
    Haniyee wallshay noloshu idima xumayso inshaa allah ♥ ❤dhamaantiin

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Sax abaayo iso boqo

  • @MrNilii
    @MrNilii 11 หลายเดือนก่อน +1

    Datkaqar Abayo warka Ayakalumay Owaxayshekayan Ayako ufirsan Ayey kumuniti kasoqorayan WA Abe shaqeynayo beleyihin maxakudhacay❤❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhay haw naxariisto wllo waa runtaa wllo dadku way iska hadalbadnyihiin

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 10 หลายเดือนก่อน

    Ar soomaali war badanaa subxaanallaah.
    Haniyeey xijaabkaaga qurux waan ka helay masha allah

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah garabkiina allaha galo abaayo ❤❤

  • @hamidamohammad2853
    @hamidamohammad2853 10 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢 Anoo shalay dhashay aa manta 30years old eh dumashigey xago jooga somali hada nahay cimri dheer wa ku duceysana hadu ilaah cimri nasiyana waa diid na yaranta nala fcn abaayo haduba so quruxbadnaday marku ku guursaday dumashi lkn comments nocaan ina ka jawabto waxa u arka wu ku qanciye sas darted aa u so qadatay dadkana intareesti ee ku noqonayaan keep going isu badnaaw youtubeka yuu kula tagin wa iga wano l see something

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyada dhabtah iyo aabo wanaagsan manasatan wllo waxa kale aysheegan baywaayeen somaliyi wareersan🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @FaraxWacays
    @FaraxWacays 10 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu waa uun cajiib ah wallaahi!! Naa dadka waxaas oo kale lama wayddiiyo e, jaahilnimada iska daaya fadlan! Imkasta oo Türkler-kaba ay ku jiraan dad wada faduul ahi😂
    Aabbe Allah janneeyo wll idinkuna Family qurxoon oon jeclahay baa tihiine barakooba oo badhaadha❤❤❤❤❤

  • @qadiijiali4998
    @qadiijiali4998 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a abayo allah ku xafido adi iyo ilmahaga❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 11 หลายเดือนก่อน

    Alle haysku kiin barakeeyo ❤

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sisss somalida in loo. Cabaado oo dhib la sheegtaay jecel yihiin

  • @user-uh8xl4fd3f
    @user-uh8xl4fd3f 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @rayaan1381
    @rayaan1381 10 หลายเดือนก่อน

    Arintas waxa daremay karo qofkii soo maray arinka
    Allah qaliba ha u qaboojiyo
    Badal kheyr baqo ha ugu badalo insh Allah

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 11 หลายเดือนก่อน +7

    Walal macaan adikana Alah ha ku caafiyo.soomaali waxba ha qancin wa dad jahiliin ah.odaykaka u sheek in Ilahay loo wada noqonayo .qofna un adunkan baaqi ku noqonayn.lkn aduunkanba loo keenay in samirkiisa la eeko.😇😇

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @user-hp8vp7oo2r
    @user-hp8vp7oo2r 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 11 หลายเดือนก่อน

    Aabaayo keep going sister

  • @sadammahamedhassan1929
    @sadammahamedhassan1929 11 หลายเดือนก่อน

    ilaahi waxan kabaryaa inaad iskowartan ofarxad konolaataan hani adigaa iyo xajigagaa cafimadnaa ilaahi haakoseyo markaan salaada tukaadhanaa wankoso dhocenaa wll qali

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 10 หลายเดือนก่อน

    Allh ha unaxariisto😢xaajigaga. Aabihiis😢

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 11 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hacu naxariisto qalbigiisne Allah hacu dajiyo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @Aisha-uf8ey
    @Aisha-uf8ey 11 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahy hani xafido abyo ❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 11 หลายเดือนก่อน +8

    ilahey ha unaxaristo abo abayo ninkaga murug aya babisay qofk markow walwal sanyahay markasto wa duqoba alah ha idin barakeyo ❤❤

    • @aasiyocabdi9322
      @aasiyocabdi9322 11 หลายเดือนก่อน +6

      abaayo waa run.ani aabehey wuxuu dhintay 2022 bishi 11 5tedi xanu ka qaade anoo dhana waan is badlay xataa jir ahaa waan cimir dag dag wlh .aabehey asaa nasoo koriye hooyade ano yar dhimate.xataa reer muu dhisan.korinten le😢😢😢

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 11 หลายเดือนก่อน

      @@aasiyocabdi9322 abayo aasiyo sabar iyo iman sadaq ah Allah naga siyo Aabo runahanti qofki ad ku tiirsaned markad weeysid o ku ahay hoyo iyo abo 2labad wa murugonesa wana babesa o waxa jabay tirarki ad ku tirsaned aniga abahey 7sano ayan uoy hayay oan walwal iyo walbo haar ku jiray haben iyo malin wa oyhaya hada wa ronahay inkasto xanuno ka qaday walwalki iyo walbahaarki alxamdulilah dulqadk badi badi Love you 😍 😘 ❤️ walashey

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 11 หลายเดือนก่อน

      @@aasiyocabdi9322😢😢😢😢

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@aasiyocabdi9322abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @user-sh6ld2ws5w
    @user-sh6ld2ws5w 11 หลายเดือนก่อน +1

    الله يعافيكي حبيبتي❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo iso boqo ❤

    • @user-sh6ld2ws5w
      @user-sh6ld2ws5w 11 หลายเดือนก่อน

      Haye Abaayo

  • @ubahnuuralin3634
    @ubahnuuralin3634 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 11 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariistoaamiin

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sax abyo qof caruur heesto nasasho uma taalo musuul ayaa saaran ninkii wax garanayo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaha ❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @razaanabdullahi6906
    @razaanabdullahi6906 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Mashaallah Allah ha idin ka qaado kuleelka abaayo Dugsiyo quran ma laga helaa Ankara

    • @qaaliqurux939
      @qaaliqurux939 11 หลายเดือนก่อน

      haaaa wey buxaan dugsiyo quraan anaga caruur no dhigato machadu isra masha allh wlhy wanku libanay mchdkaas caruurta wax igu baratay

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@qaaliqurux939abaayo iso boqo

  • @kralicececek2129
    @kralicececek2129 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo waan ku baryaa plz ha is ticmalin mudawadka geedahan kuwa lahubo maha abayo plz haniyey ha cunin🙏

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 10 หลายเดือนก่อน

    Màansha Allah wa qoys qurux badan Allah haysu kiindaayo hand billa adan ms qancin kartid waxaad haysataa xaaji kugu faraxsan illaahay haysu kiin daayo

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi wa runtaa Haniyeey owlaad hadeey imaato nasasho mataalo

  • @foos1fooska749
    @foos1fooska749 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku caafiyo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @user-rl9dv3ov9f
    @user-rl9dv3ov9f 11 หลายเดือนก่อน +1

    MASha Allah❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @zuuzuuyousuf667
    @zuuzuuyousuf667 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kulelka Africa aa afkina allha ku naqo dheh turkida somaliya qabow mahan kulelna mhan alx

  • @MonaAbdirahman
    @MonaAbdirahman 11 หลายเดือนก่อน +20

    Somalidu Faduul badanaa bal Maxaa ka galay😇. Alle haydin dhawro sis🥰

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 11 หลายเดือนก่อน +6

      Dadka qaarkii Shaqo la,'aan heysa waa dad yaab leh

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂Lol

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@nasriina12345sax abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@deeqaabdullahi5777abaayo iso boqo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run kulaylkii aduunka ka jira ankara☀️🥵

  • @aminoabdi1882
    @aminoabdi1882 11 หลายเดือนก่อน +2

    Gadha dhafa somali hani sojagad allah xiftiyo❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah illah haxafido wadúcrystay

  • @sadamohamednour3826
    @sadamohamednour3826 11 หลายเดือนก่อน +1

    Intasna waxa uder waa turki and turki people are full of stress everything

  • @HodanXussen-ie6vb
    @HodanXussen-ie6vb 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ha ujawaabin cawaanta nolashada kumasquulsan

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo anaga aad waye kulelka hadaanbanankaubaxno waaladhimana alxamdulilaah mukeyfka aanacaawinaayo masha alaah saudi❤❤❤❤❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka qaarkood waa too much wllhi… why do they care? It’s not good to focus on people like that.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah waa sax waan kugu qaadanay😃😃

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hala sheekaaysan sissss

  • @fardowsaisse6194
    @fardowsaisse6194 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hani dad ha dhagsaan ilaahaye reerkaga qurux badan ha kuu barkeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shamsonuur9781
    @shamsonuur9781 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Caafimaad iyo Cibaado Suuban Alaah Haku Siiyo Abaayo

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u naxriisto

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 11 หลายเดือนก่อน +1

    Haniyeey dad kaa maseersan ha u jawaabin su'aalaha noocaan oo kale ka gudub kuma qasbanid inaad ka jawaabtid.

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 11 หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo iska ilaali dheh ninkaaga stresska madaxa,waxa dhici karto depretion in uu isku bedelo.Hana nasto daawooyin vitamin cab dheh sida vitamin B12.

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo iso boqo ❤

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 11 หลายเดือนก่อน +2

    Well said us parents we put our kids before our selves it’s the hardest job at the same times most precious things

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo iso boqo

    • @hooyofiican9796
      @hooyofiican9796 11 หลายเดือนก่อน

      @@habonali9734 ok abaayo

  • @drszahrasagal1319
    @drszahrasagal1319 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo macmacaanka ka dhaaf ninkaada iyo adigaba sokortu gaboowga weey soo dadajisaa

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 11 หลายเดือนก่อน +1

    Haniyeey
    Waa dareemayaa
    Nin aabihiis dhintey way na soo
    Martey Allaa Arxamu
    Aabayaasha qaaliga ah
    Waa u duceyneynaa
    Laakiin waxaan la yaabanahay
    Qofka su,aasha qaldan ku waydinayo nasasho?
    Nasasho xageey taalaa
    Qof ilmihiisa u shaqaysanayo
    Oo reer leh
    Waxaa la nasanaa
    Markay caruurto korto
    In shaa Allah
    Waxaa kaa rabaa inaad dhiiri galin
    U yeesho
    Adna waxaan kaaga jeedaa dadaal
    Waa soo marney
    Qaaliyeey
    Allaha idiin xifdiyo
    Korinta caruurta iyo tarbiyadooda
    Allaha idiin fududeeyo.

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. 11 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqo la an iyo su aal xumo badana ishoda allha idinka haayo xppti❤

    • @habonali9734
      @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo iso boqo ❤

    • @Ayaanqurux.
      @Ayaanqurux. 11 หลายเดือนก่อน

      @@habonali9734 ok

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo magaaladee joogtaa in aan imaadaa rabaa

  • @user-yc8cz8oh8i
    @user-yc8cz8oh8i 4 หลายเดือนก่อน

    Alha unaxsriisto aabayaasheen dhamaan abyo