ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Tarikhda aan ka so maray markan dhalaayay….gabdhaeyda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 263

  • @AsiyaAsiya-np3hl
    @AsiyaAsiya-np3hl ปีที่แล้ว +28

    Gabdhan waan iska jeclahay ayada dhan waa ruux dagan oo masuul ah mashallh❤ilaahay haa kuu barakeeyo familkaada

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 ปีที่แล้ว

      Aniiga xitaa wan jeclahay waa maskiin masha Allah ah ❤

    • @yasmine7790
      @yasmine7790 ปีที่แล้ว

      @@jhussain1507 Masha Allah me too

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @F13500
    @F13500 ปีที่แล้ว +9

    Hospitaal malinka gashay ilaa aad gurigaga ka tagto video wan dawan jiray xitaa hadaso dhigin wan ku radin jiray si aan xaladada u ogado wlhi walige san kula kurboday qof an media ka arkay ula kurbon duco haben iyo dharar alhamdullilah wax waso martay wana daremi kara aniga wali hooyo manoqon lkn darenka wa igu jira cunug wali nuxsan gaarin leygu qalay wan dhiman gaaray uurkas wan ka samri waye kdb uur maqaadin ilahey hay siiyo ubad cafimad qaba alhamdullilah abayo ilahey adiga iyo ubad kaga haydin barakeyo ❤

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Hambalyo Abaayo😊 Anigaa Hada walac ah ilmahaygi Curad Bishii 4 ba Ku Jiraaa Cunta Dhan wan ka Go ay Mushaari Ban Cabaa iso Duceeya Hal Mar in alle icafiyo Oo nabad qab Igu kala Keeno🤲

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kufududeeyo wax cun

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid abayo ducadaada wanjeclahay walahi
    Qalbiganoga duceysaa walhi ilahayow nooaqbal ayadane adun iyo aqiro waxdhiba hatusin❤🎉❤mahadsanid abyo

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin Allah guur xalaal ah isiiyo ani iyo inta rabata.iyo awlaaad saalix ah .اللهم امين☝️
    Dhalado wacan hapo #munamalak🧚‍♀️ waynoow

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +6

    Istaaqfuru'Allah xanuunka aan soo maray nafta in ey i dhaafto aan rabay that time ama in aan caloosha dhulka ku dhufto xanuunka i qabtay aan afka iska furtay si oo xanuunka iga yaraado markii oo ley sii daayo dhiig oo kulul ayaa hoos iga imaanayay Allahu Akbar yaa Rabby Allah qofna ma tusso tan aan soo maray madaxa sariirta geeskeeda ayaan ku garaacaayay wejiga waa i bararay ilaa iyo hadda waa i diisantahay. Odageyga in aan dhimanaayo oo u maleeyay. Alxamduli'Allah wixii la dhaafay. Cirbadda aan diidayay ayaa ley duray markaas aan nastay caadi aan u dhalay.😢😢😢😢😮

    • @suheybdahir240
      @suheybdahir240 ปีที่แล้ว +2

      Aniga anigo sas utacbanay oo tabarti iga dhamatay aya hadana la iqalay waligay cadiya udhali jiray alx fool iguso orod ma ahan Ilahay hano fududeyo

  • @C.better-Ds
    @C.better-Ds ปีที่แล้ว +1

    Scww walaashee, marka hore maalin dhalasho wacan inantaada macaan. Walaashee waxan ku noolahay magaalada Ankara, waxaan raadinayaa shaqo 2 ama 3 saacadood maalintii, nooc kasta oo shaqo ah waxaan haystaa fiisaha deganaanshaha waxaana ahay qof masuul ah oo ixtiraam leh, waxaana ahay hooyo 5 caruur ah leh. haddii aad i caawin karto, fadlan ii soo jawaab oo ii sheeg sida aan isula xiriiri karno si aan macluumaad dheeraad ah u bixiyo.

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdu Lillahi illahey ha kuu daysto ubadkaaga iyo reerkaaga hambalyo ayaan leeyahay Muna Malak 🎉🎉🎉🎉ducadaada aamiin ❤

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarak adigana caafimad rabi ha ku siiyo ilmaha Allah ha ku daayo

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah tabaraAllah happy birthday 🎂 to my luvly muno habo mcn may Allah give you many more years to come inshaAllah 🎉🌹🌹🥰🥰🥰💋

  • @itsebyan
    @itsebyan ปีที่แล้ว +2

    masha allah Muna Malek Habo mcney dhalasho wacan waan ka xumahay inaa Hadiyad kuu keeni karin Haniyeey ii Shumo ❤❤

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 ปีที่แล้ว +2

    haniyay isku qiso baan nahay sadex beri ban foolanaya dhabarkana waan ka fooshay oo waliba layga fujinayn marna intaasoo bari hadana waa lay qalay wiilkayga rabi ha ii daayee asna todobo saac iyo bar hameenimo dhashay hameen khamiis baxday jimcadii saacadii ugu horaysay alle hanoo barakeeyo caruurteena

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 ปีที่แล้ว +1

    mashallah tabarkallah allah ha idin xifdiyo wllo hbo monamalak so barbaar allah ha ku barakeeyo

  • @naagweyn5078
    @naagweyn5078 ปีที่แล้ว +1

    Ilma waa dhib dhalowgoda baari allha kaaga dhigo
    Muno Malik na dhalasho wacan hbo 🥰🥰🥰

  • @faadumosaalax8488
    @faadumosaalax8488 ปีที่แล้ว

    Aaaamiiin wll ilaahy awlaadada ha kuu barakeeyo caafmd taaama ha ku siiyo cimri dheer iyo cibaado suuba isha allh qliii

  • @maxamedamiin787
    @maxamedamiin787 9 หลายเดือนก่อน

    Abyo alleha ku caafiyo ani xitaa 3mar ilmo leygu qalay waana ka caafimaad qabaa ee carurteena alleha noodaayo i.a

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah haniyeey ilahay ha barakeeyo muna malek mid baariyad ahna ilahay haka dhigo ducadana aamiin mcnto,
    adigana caafimaad taam ah ilahay haku siiyo hooyanimadu walee wax sahlan ma ahan waaacaan wanaana xanuun iyo shaqo badan

  • @fply3303
    @fply3303 ปีที่แล้ว +4

    Waxan kamid ahay dawadayashada ku tagera walow an kugu cusubahay ❤
    Waxan ad uga helay routine ka ad noso dubto😊
    Waxan filaya in aan dhameyay routines kii ad so gelisay 😂 ee noo so kordhi walal from casimadi hargeysa😊

  • @deqaali8633
    @deqaali8633 ปีที่แล้ว

    Mashaallah ilaahay hais ku kiin daayo waxad tahay qof aad iyo aad odagan qurux lay❤❤

  • @sawdaibrahim4503
    @sawdaibrahim4503 ปีที่แล้ว +2

    Hani mcnto kow iyo tobansano ayan guri leyahay mana dhalin isoducee mcnto gabar qalbifuran ayatahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @memo6861
      @memo6861 ปีที่แล้ว +1

      illhy awlaaad saalixa haku siiyo oo daahin yarapi

    • @user-fz9vf2dj1p
      @user-fz9vf2dj1p ปีที่แล้ว +1

      Allh owlaad baari ah kusiyo ❤

    • @salmacabdilaahi2186
      @salmacabdilaahi2186 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay waxaan kaaga baryay kuwo caafimaad qabo oo wiilal iyo gabdhaba isugu jiro adiguna ducayso malinta wayn ee carafa

    • @faatimamohamed2046
      @faatimamohamed2046 ปีที่แล้ว +1

      illahayo yaa rabbi waa soomanahay dhaman gabdhaha guryahay leh oon dhalin yaa rabbi ilmo saalixa sii yaa raxmaan

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin

  • @fartuunahmed328
    @fartuunahmed328 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo rabi awladada iyo rerkaga haku barakeyo wn ku daremi kara wayo xanunkad martey oo kale ayan marey laba jeer ayan qalin ku dhaley😢

  • @safiyamohamedsafiyamohamed9523
    @safiyamohamedsafiyamohamed9523 ปีที่แล้ว

    Alxmdullilaah calaikuli xaal wllhi foosha dhabarka qofki arkey ayaa arkey Alxmdulilaah daa, iman wa abadan❤

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 ปีที่แล้ว

    Allah ha kuu xifdiyo caruurtaada dalkooda iyo diintooda kuwa anfacana Allah ha kaaga dhigo aamiin, soo barbaara

  • @Pearrlsdimondz
    @Pearrlsdimondz ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah abaayo si qurux badan ayaad u xustay dhalashada gabadhaada❤❤

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah ❤
    Happy Birthday to your beautiful daughter 🎂🎉🎁🎊 ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanalisahal2615
    @ayaanalisahal2615 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah farxada allaha kuu si yaadiyo ❤❤🇸🇴🇹🇷🇹🇷

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah😍ilahay baari ha kaga dhigo walalked wax tarto inshalah cimri dher cafimad leh 😊

  • @Iman2359
    @Iman2359 ปีที่แล้ว

    dhalasho wacan muna malak cumri dheer iyo cafimaad Alaha ku siiyo 🎉❤🥰

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah somturk family beautiful allahuma baarik ❤❤❤❤ Hani you are strong mom guuleso muna melek habo happy birthday to you 🎈🎈🎈🎂🎂🎂❤❤❤❤ so weenaw wanaagsanaw Insha Allah gabar anfacda walidkeda diinteda dalkeda Allah ka dhigo

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah dhalasho wacan muna malek waynoow habaryar🎉❤

  • @nasteexomaxamed8667
    @nasteexomaxamed8667 ปีที่แล้ว +5

    Hada ka hor ani xaamilo ah ciid diriskeena aya saab qabeen subaxdi ma quracaan mana qadeeyn bariski sabtana waa I keni diideen ayagoo walibaa ciidahaa kale diriska u geyeen ano banaanka fadhistaay xafada waanku cusbaa Ani saan u oynaaye habeenki xiita ma casheeyn hada ciidaas ad ayan u dhibsadaa 😢😢😢😢

    • @Zurich527
      @Zurich527 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa u geli weyse guriga sidii kulindiga

    • @nasteexomaxamed8667
      @nasteexomaxamed8667 ปีที่แล้ว

      @@Zurich527 xafada wanku cusbay 🥲

    • @khadramohamed1238
      @khadramohamed1238 ปีที่แล้ว

      Miskiiin ax wanka xumahay

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 ปีที่แล้ว

    Masha alah alha yaaxafidah qaali dumar muna sami Alf mabruuk alfa mabruk

  • @Queenkhadija304
    @Queenkhadija304 ปีที่แล้ว

    Walahi waan ilmeey runtii markaa ku hadashay hadalkii ugu danbeey ilahoow waa maalin carfa ah ducadeyda ii aqbal oo kheyr iga dhig

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 ปีที่แล้ว

    Ameeen abayo adigneh ilaaahey hakuu dayo caruurtada❤

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlhi wakula qiiroday hani abayo gabdha allah ku xifdito 🎉🎉 sanado bdn cafimad leh

  • @samuu7275
    @samuu7275 ปีที่แล้ว +2

    Happy birthday princes 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ muna malek❤❤❤❤❤ haniyey manta qosol iyo murug isugey darday 😅

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxa dhalata manata okaleto gawadhey 1year Happy birthday gabadhahee mash Allah Nuna malika Happen birthday Illahey caafimat iyo ciimridher Allah kusiyo❤🎉

  • @deeqa2771
    @deeqa2771 ปีที่แล้ว +1

    Ameen ya Allah SWT

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo plz mujaahid nooga soo sheekeey🙏🙏

  • @Kiki-xx9hp
    @Kiki-xx9hp ปีที่แล้ว +4

    Happy birthday baby muna ❤🎉 🎂

  • @riasaabduqadirchannel9123
    @riasaabduqadirchannel9123 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hambalyo Muno malek🥰🥰

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله خص عجيب ومن توكل علله هو خيب

  • @baarliinmoalim3366
    @baarliinmoalim3366 ปีที่แล้ว

    Mashallha muna malek Hbo mcn allha haku xafido❤ 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 ปีที่แล้ว

    Inanka mujaahid ma kiishanle ayad ugu magacdartay❤❤

  • @Caasho-zd9ze
    @Caasho-zd9ze ปีที่แล้ว +1

    Masha allh alle haku xifdiyo

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 ปีที่แล้ว

    hani abayo wixi xanun ku haya ilahay ha ka koriyo. wan kula damqaday ruunti. waxa badan bad qarisay ee ilahay ha ka cafiyo, awladana Allaha ku dhafo. muna malek mamo adna dhalasho wanagsan. sanado badan bash bash iyo barwaqo ku nolow

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 ปีที่แล้ว

    Masha allha hambaliyo muna malak haniye abyo waxa tahay hoyo adak ayo mar hada goansato ina hoyo noqoto waxa habon ina noqoto quf adak marka waxan ku lehyahay horiy usoco abyo. Lakin waxa kacot Sana ina noga shekeso. Qalinka. Gawar nimada wayo. Waxa. Laga. Yawa. Qof. Sidada. Camal. Ino. Jiro. Marka. Baliz. Noga so shehe. Xabiitiy iyo qalinka dhiwatoyinka ee lehdahay ❤

  • @LakiFaarah
    @LakiFaarah ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin abayo adigana alle haaku dayo carurtada ❤

  • @aishaabdi4904
    @aishaabdi4904 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhalasho wcn habo muna malek sanado badan sosocda cafimad ku nolow allaha ku xafido abayo rerkaga anagana ducada allaha no aqbalo aamiin yarabi 🤲

  • @khadraabdullahi6007
    @khadraabdullahi6007 ปีที่แล้ว

    Alxm calaa kuli xaal abyo muna Malek dhalasho wacan🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎁🎁🎁

  • @NasiimHaji
    @NasiimHaji ปีที่แล้ว +1

    Ilaaheey hakuu xafido inanta yar

  • @dagan5527
    @dagan5527 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah happy birthday habo🎂 🥳 🎉
    Hooyonimo mcn keeda hada arkay aniga Alxmh 4 years sugayy
    Intaa heysan Alle ha siiyo aamin yaa rabi

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaqanislaam,mahanhappybirthday

  • @user-wc6bk7it2s
    @user-wc6bk7it2s ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarakallaah inka badan jir habo dhalasho wanagsan

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 ปีที่แล้ว

    Wa mahad santahay wiilkaga buradiy lagshegay 🎉kawaran ilahay ha ku cafiyo aamiin aamiin ya Allaha ha

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr4291 ปีที่แล้ว

    İnsha allh ilaahy ha inoo dhabeeyo riyooyinkeena hooyanimadu waa shayga ugu qaalisan on qofkastaa helin alx

  • @user-tt3kp3hj9w
    @user-tt3kp3hj9w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo isoduceya adi iyo asxabta cunig ayaa iga xanunsan corodkeyga walibo qaliin ayaan kudhalay

  • @user-se7ef3oc5n
    @user-se7ef3oc5n ปีที่แล้ว +1

    ALLAHUMA AAMIIN YAA ALLAH

  • @user-fp2iv4fw2k
    @user-fp2iv4fw2k ปีที่แล้ว

    Ameen yaa Allah

  • @sucaadabdi540
    @sucaadabdi540 ปีที่แล้ว +2

    happy birthday hab muno malak ❤

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 ปีที่แล้ว

    الحمد الله اختي

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kiki-xx9hp
    @Kiki-xx9hp ปีที่แล้ว +3

    Hani abyo hada aad uurka sidan ugu dhib qabto bis iska dheh ka fataxeso caruurta labadada ilahey haku barakeyo ❤

    • @baarliinmoalim3366
      @baarliinmoalim3366 ปีที่แล้ว

      Maya abyo sasa hadhihin carur badan salixa allha siyo ❤❤

  • @niyaalabdi3393
    @niyaalabdi3393 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo kuwa kle ood dhali doonto si fudud oo hilaa xanuun ah kudhal I.a❤

  • @Nasteexo0842
    @Nasteexo0842 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo wllhi Dhibaato badan ayaad ka martay Dhalmaada Illaahay hakuu daayo gabadha da❤

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah alaha kuu daayo muna malak abaayo lkn shansano ayey jirtaa hada ayay lixsano gelaysaaa😊

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Alle hakuu barakeeyo

  • @xabsoMaxamed
    @xabsoMaxamed ปีที่แล้ว

    Mashalaah abaayo alaha kuudayo hanakagadhigo baari mawaxey kuu eheed cured mise waa lagaga weynyahay Muno malag ❤❤❤

  • @saxarabdirahman735
    @saxarabdirahman735 ปีที่แล้ว

    Masha allah ku daayo wall happy birthday habo inbadan jir oo joog

  • @amtallaah6029
    @amtallaah6029 ปีที่แล้ว

    Mashallaah Allaah kuu xifdiyo abayo aniga & intan heysan Allaah nagu irsaaqo wan jecel lahay inaa ilma badan Raxmaanku ❤️ igu irsaaqo

  • @aashanor370
    @aashanor370 ปีที่แล้ว

    Waalahi haniyey waa macaaan iyo xanuun is wata hooyonimo wax sahlan ma ahan allow anagana nooo fududeeee

  • @inaalihiraabe3062
    @inaalihiraabe3062 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo ilahey haku xafido awladada anagana hana siiyo noga so shekey xanunkii ka horeyay e gabarnimadada ad so marty ado rali ah please waa intaso an wax ka faaidne

  • @saynab7253
    @saynab7253 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh hooyoyinkena ilaahow janada geey

  • @hallaabdirahman4254
    @hallaabdirahman4254 ปีที่แล้ว

    Abayo maasha Allaah muna Malik habo happy birthday 🎂 to you Allaah haydin xiftiyo

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 ปีที่แล้ว

    Aamiin yarabi apyo ilaahay hakuu daaye🥰🥰🥰❤️❤️ hooyo mcn

  • @Qli-f2j
    @Qli-f2j ปีที่แล้ว +2

    Abayo wiilka sadudhashay noogsoo shekee abayo

  • @user-zq2tr1yl6m
    @user-zq2tr1yl6m ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha xabibtii ilaheya haku caafiyo❤❤❤😂😢❤😊

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 ปีที่แล้ว +3

    hada ka hor dhuxul u ooye inta iga qabatay gurigane kuugar ayaa yaalay😢😂😂🙈 happy HBD munba malak mammy🎉❤

  • @MaymunaA.qaadirMaymunaA.-bc5en
    @MaymunaA.qaadirMaymunaA.-bc5en ปีที่แล้ว

    Amiin yarabi hanbalyo dhalasho wacan

  • @balqisaahmed9384
    @balqisaahmed9384 ปีที่แล้ว

    Happy birthday 🎉🎊🤴muna melek sobarbar habo mcn❤❤

  • @kaafiyocismaan5337
    @kaafiyocismaan5337 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo Hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉muna malig habo so weynaaw

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Asc haniyeey waad na calool xumeysay walaahi baari yaal alle ha kaaga dhigo❤

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว

    Dhalasho wacan gabadha habaryarta u ahay muno malik soo borbaar habo macan ❤

  • @umuanzal81
    @umuanzal81 ปีที่แล้ว

    mansha allh happy birthday muna cadey kor o kalin gal habo mcn

  • @nawaalmohamed5002
    @nawaalmohamed5002 ปีที่แล้ว

    Aamiin wllo

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah walaashey hani rabi haiikaa xifdiyo

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH tabarackaALLAH ALXAMDULILLAH

  • @Rihaana_
    @Rihaana_ ปีที่แล้ว

    Mashalah wa sheko qiiro leh abyo mcn hooyo fcn bad thy alaha idin barakeyo adi io familkaagaba❤

  • @shukribbe7773
    @shukribbe7773 ปีที่แล้ว

    Allah ku xafido adi carurta dumashigey ❤❤❤❤

  • @MrNilii
    @MrNilii ปีที่แล้ว

    Masha Alah Abayo waruta❤❤❤❤

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 ปีที่แล้ว

    Aminn amiin

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 ปีที่แล้ว

    Mashaallh walashay hani ano dhalay xita wali bariis sab wa hilmami la'ahay

  • @FarhiaABDI-yy1vj
    @FarhiaABDI-yy1vj ปีที่แล้ว +1

    ❤😊

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi5397 ปีที่แล้ว +1

    Aniba 4 bil Ba wilkyga kuso dagty jiif la qoroy sido kle sab hada jclhy 7 bil uurleyhy ila io marka wlcy wa jcla lin istanbul sab maleh hada fmily ikriya ima dgna😢

  • @zeynamohamed4899
    @zeynamohamed4899 ปีที่แล้ว

    Happy birthday habo Muna malik🎉❤🎉🎉

  • @hibao9569
    @hibao9569 ปีที่แล้ว

    Inaa adkeesataa laqaatay maxaa yelay naaga isbiucyo kujuro lkn abayo foosha ayagaa kebi karo qalin ma ahan options

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว

    Ameeen YAA ALLAH

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhalasho wacan

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 ปีที่แล้ว +2

    Mida kale Haniyeey muna maleh hadii ay dhalatay 2018 6 21 miyeey na 5 jir ahayn?